Barnaamijka Xusuus Reeb= Waraysi Maxamed Nur Galaal VOL 5 By HCTV

  Рет қаралды 157,186

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 286
@abdirahmanmacalinabukar3078
@abdirahmanmacalinabukar3078 Жыл бұрын
Gen. Galaal geesi soomaaliyeed Rabbi hakuu naxariisto🤲🤲
@mohamedguled3137
@mohamedguled3137 7 жыл бұрын
Ducaale Mahadsanid barnaamijka Xasuus reeb ee aad General Galaal la yeelatay, aad baana uga faaiidnay wareysigaan qiimaha badan. Generalka geesi midnimada aaminsan weeye
@ugbaadmaxamuuud9967
@ugbaadmaxamuuud9967 3 жыл бұрын
walaahi kornayku run ayuu sheegay waayo inagaa dag dagnay
@cabdilahixaaji3471
@cabdilahixaaji3471 2 жыл бұрын
7
@mohamedguunje8330
@mohamedguunje8330 3 жыл бұрын
5 xalqadood oo taariikh soomaali siyaasadeed ah ayaan dhagaystay fikirkaygana waxbadan ayaa iska baddalay ilaahay hakuu naxariisto generaal from hargeisa 💯💯💯💯
@maxamedmaxamuudxayow5669
@maxamedmaxamuudxayow5669 Жыл бұрын
😅oi7.ki8
@kcabd8889
@kcabd8889 4 ай бұрын
Beentii SNM ee waqooyi anagaa qabsanay iyo maxamad Siyaad anagaa baacinay wxba inaysan kajirin waad ogaatay Soomaaha
@boodka3
@boodka3 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Gen Galaal intaas waxaa dheer qof walba magaciisa oo saddexan ayuu sheegayaa waxa uu ahaa nin maskas badan.
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 4 жыл бұрын
Ninku Kalsooni badanaa oo run badanaa, kalsonidu hadii ay qof noqol lahayd Geranal Galaal ayay noqol lahayd!
@nuurre1023
@nuurre1023 5 жыл бұрын
Cigaaal, wax nin door buu ahaa ileen. Soomaaliland asagaa dhisay, Soomaaliya inuu dhisana wuu rabay. Caqli+Cilmi=Cigaal.
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 5 жыл бұрын
2016 waan daawaday 2019/august/08 diban usoo booqday taariikh mugleh ayuu ka sheekeeyyey general galaal
@maryammb7064
@maryammb7064 3 жыл бұрын
Allaha u raxmado marxuum galaal 😭
@mahadjama5674
@mahadjama5674 5 жыл бұрын
National hero ga dhabta ahi waa galaal
@easky363
@easky363 4 жыл бұрын
Sax
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Best General of somali mohamed nuur Galaal alaah rabilcaalimiin ha naxariisto
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 5 жыл бұрын
kan wariyaha ah cunsuri sanaaa subnlh
@yakubgaramufo8876
@yakubgaramufo8876 7 жыл бұрын
waa mahadsantahay Ducaale sidoo kale Genanka wuu Mahadsanyahay, iyo İn alle ıntıı ka qeeb qaadatay Soo sarıda Barnaamıjkaan Haba Ugu horeeye Tvga HornCable.
@ahmedcadawe1760
@ahmedcadawe1760 3 жыл бұрын
Maxamed siyaad ilahay kuuma naxariisto waxanad noo gudoomisay
@khadarjama4813
@khadarjama4813 3 жыл бұрын
Wax badn baa halkaa iiga baxay oon fahmey AHUN Aamiin
@Naasirudiin
@Naasirudiin 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto 1.2.2021
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 2 жыл бұрын
Ilahay hakuu naxartiiso nabad galyo nabadiino ayaa igu danbaysay barnamijka anigoo ku hadlaya afka reer sheekh isaaxaaq ninkaas aynu u ducayno
@yaasinmaxamud8930
@yaasinmaxamud8930 3 жыл бұрын
Alla hu naxariisto jeneral galaal nin wanaagsan ayuu ahaa waanan ka xumahay geerida ka ma xumi qof waliba wuu dhimanayaa laakiin in jeneral galaal isagoo cimrigaas xabadi disho ayaan ka xumahay caawana waraysigiisa ayaan daawanayaa
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 2 ай бұрын
Abaal weyn beey reer waqooyigu ku leeyiheen sonalida oo dhan 🙏
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto jeneral gallaal
@hamzeducale1236
@hamzeducale1236 6 жыл бұрын
masha allh illahay cimriga iyo caqligaga haku siyadiyo
@sekeriyeabuur5814
@sekeriyeabuur5814 4 ай бұрын
Ilaaheey ha unaxariisto General maxamed nuur galaal ❤nin karti badan caqli badan ayuu ahaa😢
@NasirAhmed-mg2zb
@NasirAhmed-mg2zb 3 жыл бұрын
Ilahay ha kuu naxariisto wallee geesi ayuu ahaa run sheega
@sumayacumar2201
@sumayacumar2201 3 жыл бұрын
ILahy ha unaxariisto Generalka🙏
@HAGETUBE
@HAGETUBE 6 жыл бұрын
Walee General ku Aqoon buu ufa tagay Somali dhamantood ... Alle ku Jannee
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Really you are best General alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
@momindekk1
@momindekk1 7 жыл бұрын
cigaal ilahow ku naxariiso , galaal si fican uga baxay xujadii.
@Atarax32
@Atarax32 15 күн бұрын
Allahow ku naxriiso, wa halyeey sharaf badan karti badan oo geesi ah oo wadani ah. Waxbadan ba ka faaiday runtii. Wednesday/. 24/july/2024. 15:01 am
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
nimanka habar gidirba koonfur uugu fariidsan uuguna caqli iyo geesinimo badan
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 жыл бұрын
Kkklkk jananka daaroodka oo dhan ma majeerten unbuu ka yaqaan . Mise dhawr jeer buu ku soo celceliyey mj
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
War Galaal. Illahay ha u naxariisto. Adeer Adiga iyo Abdiqaasin dhibil. Dalmar, Kaaraan baad fadhideen.Hada dadkii waa qaar baa nool.
@shacabkakhaatumo5059
@shacabkakhaatumo5059 6 жыл бұрын
General GALAAL Daarood Nacayb baa ka Buuxa waa ayaan Daro Somali Qofki wax u Barta Halku dadkisa difaaci lahaa Inu Si Kala Qodobo
@jezymudo9680
@jezymudo9680 3 жыл бұрын
Adho ma darood ba thy sxb galaal sir badhan ayoo fashiliyay tariikh da waana Naga disheen ma na Naga awood badnidhiin WAx walbo sawar ayaa kawanagsan
@abdimahadshuriye8492
@abdimahadshuriye8492 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso janaral galal somali xaqiq maheleso adiko kale
@kinghanadhargeisa8277
@kinghanadhargeisa8277 7 жыл бұрын
kkkkkk wlh waa funny wariyuho ducaale noloow camiiiii camiiii
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 жыл бұрын
ninyow ducaale waaba taariikhh socota waxa uuu dad garanayo waaban ka fajjacay ninku ma hard disk baa
@mahrjaacizi6166
@mahrjaacizi6166 4 жыл бұрын
GB CB asc
@khaalidmashcal6800
@khaalidmashcal6800 4 жыл бұрын
G/maxamed nuur galaal wuuu IGA qosliyay
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 7 жыл бұрын
RUN WAA KU JIRTAA MADMADAW BADANA WAA LEEDAHAY ALLE CEEB HA ASTURO.
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Walee siyaad bare nin buu ahaa qofaan sidaa looga cabdan soomali madhaqi karo sidedaba Somalida inay ka baqda mooye ku deyn meyso
@mohamedjamaomar5145
@mohamedjamaomar5145 2 жыл бұрын
Hhhhhhh xagee ku danbeeysay cabsidii laga cabsanjiray
@osmanhussein2220
@osmanhussein2220 3 жыл бұрын
Geesi cigaal ilaahow u naxariiso
@mohamoudcali8111
@mohamoudcali8111 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Wuxuu ahaa halyeey iyo rugcadaa
@xamseabdisamed2444
@xamseabdisamed2444 6 жыл бұрын
maansha allaah allow danbigaagadhaaf
@Apdirizak-
@Apdirizak- 3 жыл бұрын
Alle naxariztiii jano hakaa warabiyo
@lolamoon3870
@lolamoon3870 3 жыл бұрын
Ilaahow kunaxriiso janaraal gall
@mohamedmoallim1363
@mohamedmoallim1363 7 жыл бұрын
moorgan ha la waraysto
@maryammb7064
@maryammb7064 3 жыл бұрын
Allaha u raxmado cigaal
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 7 жыл бұрын
Beeen haka sheegin cigaaal laxayahay
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 6 жыл бұрын
ninkan 22 sarkaal oo isaaqa ayuu gacantiisa kudilay waana jaajuuskii ugu waynaa ee siyaad bare
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 жыл бұрын
Xaqiiq weeye
@munamaxamed589
@munamaxamed589 3 жыл бұрын
Ale ha u naxariisto janaral galaal
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 6 жыл бұрын
Maxaa laguu xidhi waayay kulahaa
@lagayaabaa5869
@lagayaabaa5869 7 жыл бұрын
taariikh cajiib ah
@easky363
@easky363 4 жыл бұрын
Halyey dhab ah oo soomaaliyeed.
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 3 жыл бұрын
Aad baa ugu mahadsantahay ducaalaw sidaa noogu listay Generalka oo sooyaalka darayga ah nooga siisay.
@baxsane1179
@baxsane1179 3 жыл бұрын
Naxariistii Jano Allah haka waraabiyo marxuum gen maxamed nuur galaal isaga ayaa ahaa national hero dhAb ah
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 жыл бұрын
Mise basaaskii wthiopia
@baxsane1179
@baxsane1179 3 жыл бұрын
@@sayidjaamac1724 Ethiopia haduu wax u basaasayo lamuu dagaalameen cidii wax bassasi jirtayna waa la wada garanayaa
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waa kuwaas islaamku waxay ku hadlayaan gaalo ayaan aqoonsi ka rabnaa aawey ilaahay miyuusan abuurin oo la xisaabtameyn aakhiro iyo aduun
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Hadal oo hadal Somtel miyaa Socota
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Wariyu akhlaaq xuma Allah yarxama galaal
@terryvalentino545
@terryvalentino545 7 жыл бұрын
anaga hadaanahay jubaland xaal baan ka rabnaa Somaliland
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
Terry Valentino hhhhhh jubaland waa xagee sxb? ma somaliyay ku taal?
@ismailabdulle5116
@ismailabdulle5116 7 жыл бұрын
maye waa dowlad somalilad la siman
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
hhhhh dee anaku wax dawlda oo somalila´nd la siman oo somaliyi leedahay waxa jira jabuuti iyo somaliya ee labadaa mid miyaa deee hhhhhhh
@abdullahhaji4695
@abdullahhaji4695 6 жыл бұрын
Terry Valentino.
@baxsane1179
@baxsane1179 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto maxamed nour galaal isaga ayaa ahaa national hero dhAb ah
@baxsane1179
@baxsane1179 3 жыл бұрын
Anigu eed uma hayo oday somaliyed oo qiimaleh ayuu ahaa likn dhaqanka wangsani wuxuu ku barayaa qofku haduu da,daa gaadho in aan ladilin
@baxsane1179
@baxsane1179 3 жыл бұрын
@@hodansaciid8706 dawlada ma leh somalia likn cidii dishyaba waa la isaga daba imanyaa
@baxsane1179
@baxsane1179 3 жыл бұрын
@@hodansaciid8706 hhh Anigu qolo Kuma Sheegan Cid aan ahayna garan maysid likn qofkaagaa Maytida caayaya inta dahabku maarta dheeryahay ayaan ku dheeray ha iska harraaciyin
@cabdilahimaxamad3904
@cabdilahimaxamad3904 3 жыл бұрын
Hadilin liwaxyada dalkaga si esan ku uwarsan eyda cadawga
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
General Maxamed Nuur Galaal waa geesi dhalad ah waanan ku faraxsanahay inaan kula kulmo magaaladda hargeisa ilaahay ha xafido
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Ducaale waa suaal fiican buu weydiiyey wuxuu yidhi hadaad caqli haysid maad xamar wax ka qabatid intaad rag dhintay caayaysid
@khayrwade1521
@khayrwade1521 7 жыл бұрын
GALAAL WAA GEESI AAN GABAN, OO WALIBA RUN SHEEGA. QOFKII DHIBSANAYA ISAGAY UTAALA.
@zakariaahmed9964
@zakariaahmed9964 3 жыл бұрын
Xasuus Reeb; 2021-05-17, Soon oo toddoba ayaa dhageysatay xalqadii ugu danbeysay ee Barnaamij uu Marti ku ahaa Allah u naxariistee Gen Mohamed Nuur Galaal, Taariikh aad udheer iyo casharo badan ayuu ku sharaxay Barnaamijkan. Mahadsanid Wariye Ducaale oo ah waaya arag soo dhalaalinayay maanka Generaalka iyo HCTV.
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto lkn qabiileysta weyn weyo wareysiga qabiil buu galiyey
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 7 жыл бұрын
ducaale waa Rude niyow, i dont like the way he asks questions
@mahamedhassan2473
@mahamedhassan2473 7 жыл бұрын
galaal gacan ayaan utaagay ma rubnaa (haa )kkkkkk
@cabdirisaqmaxamed7228
@cabdirisaqmaxamed7228 2 жыл бұрын
NIYAW NIKANI WARAYSI XUMAAA,,, WAAR SAWDIGAN WARIYAHA SHEEGANAYA,,,,YAAAAAAAAB
@kaletqoofal6619
@kaletqoofal6619 3 жыл бұрын
AUN Gen.Galal Nin Caqli miidhanu ahaa
@hanadeen
@hanadeen 3 жыл бұрын
he was for this tribe, all that were involved in the war are criminals. This men hated the Darood tribe with with all his heart. Unfortunately he was raised by darood woman (his mother) to my understanding .
@cabdullahiomar6423
@cabdullahiomar6423 3 жыл бұрын
Darod are those fucking idiots and pigs that were destroyed somalia and they deserve to be hated all of them are spies and money takers from outsiders picthes
@mohazinich4563
@mohazinich4563 2 жыл бұрын
@@cabdullahiomar6423 They deserve
@ismailshire539
@ismailshire539 Жыл бұрын
He was not hated any tribe
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
fadhi kudirir miyaa waxani ,sheekadan waxay socotey sagaashanaadkii
@abdiibrahim2153
@abdiibrahim2153 5 жыл бұрын
Nin is-faanshay ri isnoogtaa dhaanta.
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland 🙏🙏
@mohamedabdullahi8069
@mohamedabdullahi8069 6 жыл бұрын
Galaal waa geesi
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 жыл бұрын
Doqonay dabka ba
@hamzeducale1236
@hamzeducale1236 6 жыл бұрын
siyad bare illahy haka abal mariyo wixi u gaystay umaada somaliyed
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
20:00 ducaale wuu xanaaqay hhhhhhhhhhhhhh caadifada qaaday i
@yakubgaramufo8876
@yakubgaramufo8876 7 жыл бұрын
kkk
@abdiduale2061
@abdiduale2061 6 жыл бұрын
this man is manifesto crew to the very core. after sensing defeat of their master sayeed barre by Aideed forces of USC, they then tried to hijack the rebellion movement by arming the hawiye tribes and making them fight aided. but, Gen aided kicked all the hostile tribal militias's ass. Gen Galaal iyo Ina salad boy waa labo qanis oo uu afweyne uu qanisan jiirey. and that is just an open secret.
@saharasahara8163
@saharasahara8163 Жыл бұрын
Maxad faaiidey adeer wad udhimatay maxad kaheshay
@ilyaasiin1149
@ilyaasiin1149 5 жыл бұрын
Ninkani waa gacankudhiiglihii abyan iyo ragii lasocday laayay
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Yuu ka laayay wll isheeg ma garanaye pls 😂
@xasanmusa8252
@xasanmusa8252 4 жыл бұрын
Waar 26 /61960 calanka somalia ka taagna hargaysa marka 34 dal ee sland aqoonsaday maxay u oqoonsadeen
@mufakir5340
@mufakir5340 7 жыл бұрын
imika ma ma daarood baan dadkii iyo ahayn duudii nabi Aadam
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
siduu darood bari ahan jiray loo dad qalatow
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Daarood waa daaroodki uun bas
@jezymudo9680
@jezymudo9680 3 жыл бұрын
Shekadaan waa LA dhacay nabee afweyne woo Naga haray kanne allaha Naga dulqaado waa kuwo macangaga mariixaanow alle idhinkala goyo
@rahmaraiza1576
@rahmaraiza1576 5 жыл бұрын
20:30 waryuhu wuu xanaaqay
@habibkennedy6374
@habibkennedy6374 Жыл бұрын
Cuqdad isaaqa ku raaxaysta hadalada geefka ee ku aaden geesi ay somali horay uga marmi weyday (Naxariistii jano ebbe aa siyo Halyey somaliyeed Jaale maxamed siyad barre)
@abdullahugaas402
@abdullahugaas402 3 жыл бұрын
Wallee janaka taariikh mugdi inooga jirtay buu inoo caddeeyey allah ha dhawro..
@awardere
@awardere 2 жыл бұрын
Aun awooowe galaaal
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
10:00 Hargaysa waxay noqotay Hiroshima oo kale si lagu dhuftay nuclear.
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Waala shirqoolay.
@xarfo
@xarfo 5 жыл бұрын
Ma Markay Dhinteen ba Afka Furatay kkkkkkkkk
@waayeelkajaqafsada4962
@waayeelkajaqafsada4962 4 жыл бұрын
Waa la yaabanahay wllhi markuu noolaa Siyaad barru caabudi jiray
@guledts9181
@guledts9181 4 жыл бұрын
Waayeelka Jaqafsada ilaahay ayaa la caabuda.
@halganhalgan2112
@halganhalgan2112 Жыл бұрын
wllhi soomali wali geed inaysan doolad awood leh noqonay intay mxad siyaad hays taan
@SM-lh8be
@SM-lh8be Жыл бұрын
28/8/2022
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkk qosol badana walee hawiye waayhy yaab iyo yaqyaqsi ninka reer waqooyi
@rahmaraiza1576
@rahmaraiza1576 5 жыл бұрын
Talow askaru adeeg badanaa, nin dhinto leyahay mxa loo siiyay...bisinka
@Gio19910
@Gio19910 7 жыл бұрын
inuu marxuumka uu xanto isagaa u laabtey kawarama ? wariyaha waxba Kama weydiin , galaal yaa meyti caayay balo kudagtey ..
@jeanpaule5399
@jeanpaule5399 2 жыл бұрын
Wlcom
@daaudxasan1094
@daaudxasan1094 3 жыл бұрын
Hada waaninka u unacablan jiraray hadana afweynu kushegaya naxariista alahasiyo aabe siyaad
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 3 жыл бұрын
Afweyne waa naaneystii loo yaqaaney ee adiga xasan kaan kuugu qoran yaa waaye hadii afweyne aabaha ahaay ? Tankale janaral galaal allaha u naxariisto kitaabkiisana midigta allaha ka siiyo ma adigaa og in uu u nacam leeyey mise iskahadal ayaa wadaa ?
@easky363
@easky363 4 жыл бұрын
Galaal baa Janan u qalma
@petrucci1794
@petrucci1794 4 жыл бұрын
Galaal nin cilmi badan bu aha lakin wuxu cilmigisi u adegsaday inu wadanka burburiyo waana nasib daro.
@guleidmohamed4662
@guleidmohamed4662 7 жыл бұрын
or contact me 5 waraysi wan dhagaysaty. face bok bro zakidiini
@mona9464
@mona9464 7 жыл бұрын
Kan wariyaha isku sheegaayo wuu xanuun sanyahay dadka wuxuu u wareestaa si an edeb ku jirin wana cunsuri aan Iska dhibaateesan
@daaudxasan1094
@daaudxasan1094 3 жыл бұрын
Qayaalibadanaa galal
Cabdullaahi Yuusuf iyo Hareeri Wareysi Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
1:11:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 240 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 18 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Barnaamijka Waaya Arag Q4aad General Galaal By Aweys Codey
47:48
Aweys Hassan Mohamed
Рет қаралды 29 М.
Aadan Cade ee Taariikhi S.N.M
51:58
Hamse Abyan
Рет қаралды 256 М.
DAAWO Wareysi Kulul General Galaal oo Markale Bahdilay Beesha Daarood
24:19
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 155 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
Jaamac Saleeban Tubeec iyo Wayihiisii Qaybtii 2aad.
37:48
MM Somali TV
Рет қаралды 24 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 70 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 795 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 276 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН