Aadan Cade ee Taariikhi S.N.M

  Рет қаралды 255,804

Hamse Abyan

Hamse Abyan

11 жыл бұрын

Xusuus Reeb

Пікірлер: 251
@imbashiir1825
@imbashiir1825 8 жыл бұрын
ilahay qabriga haku nuuro oo haku waasiciyo danbigaagana ha dhaafo mjaahid ADAN CADE. walahi wan qiirooday... ilahaw u naxariiso dhamaan mujahidintii SNM.
@hibaaqhani1634
@hibaaqhani1634 6 жыл бұрын
Bashir Hussein
@abdulrazakabdulrahman6741
@abdulrazakabdulrahman6741 5 жыл бұрын
Bashir Hussein
@abdulwarsama5908
@abdulwarsama5908 5 жыл бұрын
AADAN CABDI ABYAN - AADAN CADDE
@maxamuudmaxamed700
@maxamuudmaxamed700 4 жыл бұрын
@@hibaaqhani1634 is
@maxamuudmaxamed700
@maxamuudmaxamed700 4 жыл бұрын
M And
@shagaxle11
@shagaxle11 10 жыл бұрын
waxanu markhati ka nahay aniga iyo inta ila midka ah ee idiin hanwayn inaydu ahaydeen mujaahidiin xalaal ah intii dhimatay ee SNM ilahay naxariistii janadiisa waasaca haka waraabiyo intiina noolina guul iyo gobonimo cimri iyo caafimaad alle haydiin siyaadiyo SMN 4ever viva duriyada reer shiekh isaxaaq allahu akbar allahu akbar allahu akbar faqash iyo futo xumaantoodii jileecoodii iyo habqankoodii gudaafada gudaafadu dhashay ee candhada ayda ku ababay SNM IYO ILAHAY OO AY KAASHANAYEEN AYAY KU BAABIYEEN
@sidiiqmuxumed-jiir7281
@sidiiqmuxumed-jiir7281 5 жыл бұрын
Waa dagaalkii aad kasoo habsaantay 😂😂😂😂?
@itsalwayscloseenought1217
@itsalwayscloseenought1217 5 жыл бұрын
Walaahi Hadaan Tajiir Ahaan lahaa am madaxwayne somaliland noqon lahaa dhamaan mujaahidiinta SNM dhamaantood inta nool lacag ayaan uu qori lahaa Bishii guryana waan u dhisii lahaa
@AO00720
@AO00720 4 жыл бұрын
It'salwayscloseenought anigu waxan odhan laha caruur la idin shaqo galiyo aad idinkuna kafaidan qrankuna ka faido keena ileen awoodena dhaqaale masamaxayso lacag iska baxde sidaas ayaa haboon baan filaya caruurta mujahidinta oo shaqo sarsare laa siiyo kuwa wax bartay kuwa aan wax baran iyaga ciidanka qaranka lagu daro oo xilal sare loo tababaro oo loo dhibo dalkuna waa faiday mujahidintuna waa faideen
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Insha allah waan samayn doona
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 7 жыл бұрын
geesi geesi dhalay wlle SHEEKH ISAXAAQ dhashiisii weeye halyay ifka ciil kagamuu dhiman bal eeg siduu u farax san yahay ALLE ha kuu naxariisto
@user-sh1co3tx4e
@user-sh1co3tx4e Жыл бұрын
Ilhay hawnaxariisto waa mujaahid kasoo jeeda beesha albaabada adag ee Arab siiba reer cali ❤❤❤❤❤❤
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 7 жыл бұрын
What I like about my peaple is they Honor their heroes.
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 6 жыл бұрын
The government of Somaliland should take care of SNM heros
@Dabayl
@Dabayl 8 жыл бұрын
Alhamdulilaah! Alhamdulilaah! Ilaaahay ha u naxaristo Mujahid Adan. Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka ahaa halgankii daaquudka dad qalka ahaaa.
@mohamedyusuf4190
@mohamedyusuf4190 5 жыл бұрын
A love. Adeero. Adan. Ilahay naxariisto jano haka aabiyo
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
ifka magac aan hadhinoo,taarriikhda meep sare..Allah yaa raxma muj.Aadan cade halyay qaran
@abdirashiidmostaphe3305
@abdirashiidmostaphe3305 7 жыл бұрын
alle ha u naxariisto dhamaan marxuumiintii SNM
@asmalaki9042
@asmalaki9042 6 жыл бұрын
aabo mcn rabi godka hakuu nuuro
@zakimohamed9364
@zakimohamed9364 6 жыл бұрын
Sucaad Aadan wallo alle haw naxariisto
@khalidabdijama4134
@khalidabdijama4134 6 жыл бұрын
Amiin wall qali
@abdisamadyousufguleid1952
@abdisamadyousufguleid1952 6 жыл бұрын
Aamin amin walaal ilaahay ha unaxariisto ee aabahaa waxa uu ahaa geesi
@m.digaale4190
@m.digaale4190 6 жыл бұрын
sucaad Aadan Allah Ha Unaxariisto
@khalidabdirahman6741
@khalidabdirahman6741 6 жыл бұрын
Alle ha nuuriyo qabriga waa geesi
@SuadShALi
@SuadShALi 8 жыл бұрын
Korneyl Aadan Cade, iyo dhamaan mujaahidiinti la midka ahaa ee SNM Janadii fardowsa Illahay ha ka waraabiyo, qabrigana ha u nuuro aamiin... Waa kuwa noo dhaliyaya xoriyad aanu ku waarnay. Qofkii maaliintaa joogay ayaa garankara guushay noo dhaliyeen. Inta noolna alaaha barakeeyo aamiin
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto marxuumka iyo geesiyadii kale ee dalka ka xoreeyay nijaastii faqashta. Haddii ay xaaraantii faqashtu in uun xaq ku taagnayd miyay tuutayaasha u daadiyeen bakhtigu. Gaalo cawaan ah ayaynu dad moodnay! SNM FOREVER!
@Haamud
@Haamud 6 жыл бұрын
Ilaahaw ku naxaariiso Mujaahid Adan Cade. Halgan xalaala ayaad gasheen, ummadiinii ayàad gumeysi ka dulqaadeen. Quluubta iyo taariikhda ummadan meel dahab ah ayaad ka gasheen.
@hadhwanaag123
@hadhwanaag123 8 жыл бұрын
amiin Amiin Amiin ilaahay qabriga ha uu nuuuro, janadana ilaahay haka waraabiyo isaga iyo ita muslimta ah
@cshdd2669
@cshdd2669 3 жыл бұрын
Wllo videoskii kale Maad haysaa
@mousticlap
@mousticlap 8 жыл бұрын
amiin amiin snm ala ha uwad naxristo
@abuzakariya9497
@abuzakariya9497 6 жыл бұрын
Ilaahay hakuuna xariisto AWOOWO mcn godkana hakuu nuro
@ahmedmahamed6461
@ahmedmahamed6461 10 жыл бұрын
Ilahay ha u wada naxariisto dhamaan geesiyashii SNM. Abaal wey ayaan u haynaa oon la soo koobi karin.
@mohammediman3277
@mohammediman3277 5 жыл бұрын
A
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
Allah Akbar,muj,Aadan cade geezi geezi dhalay Allah yaa raxma
@Mahmoudkosar
@Mahmoudkosar 8 жыл бұрын
aadan cade waa geesi dalkiisa iyo dadkiisa taariikh iyo samcad ballaadhan kaga hoyday oo taariikhda baal dahab ah ka galay ILAAHAY GODKA HA U NUURO amiin yaa allaah amiin
@axmedibrahim3432
@axmedibrahim3432 4 жыл бұрын
Ilahay haku naxaristo adeero Adan cade gaasi ruunsheega
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto , run buu sheegay , maxkamadahana Alle ha hagaajiyo oo ha kadhigo kuwa wax kuxuma islaamka, ileen baybalka wax ka liita ayey ku xukumaane
@kaledahmed7937
@kaledahmed7937 5 жыл бұрын
ilaaahay hakuu naxariisto mujaaahid aden cadde
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Ishaa maanta bidhiiqdiyo Ogabay libintayda Ragbaa u haysta ilaaqe Hodanay marna aabo Axyaa wadani iyo axsaan la iguma siin Halyeeyo ayaa ku idlaaday Ubadbaa u luga wayay .... Alaah ya raxma raaximiin dhamaan shuhuudii SNM ee xaqu dirirka ahayd maanta geedka aan hadhsanayno Waxa lagu beeray dhiigii iyo dhuuxii shuhuuda dhamaantood waynu xusuynaa dhamaan tood
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
waa ninkii watay ciidamadii sancaani allah ha u naxariistee ii saara dhamaanba ilma snm oo dhan subscribe
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 6 жыл бұрын
Mujaahidinta dhiigoda noo huray inta dhimatay iLaahay ha unaxriisto inta noolna cafimad iyo cimri dherer
@nasradheemandhashisomalila3580
@nasradheemandhashisomalila3580 5 жыл бұрын
masha allah geeeesi geeeesi dhalay ale haku naxaristo adero
@bakhraawiyaasin8675
@bakhraawiyaasin8675 10 жыл бұрын
aalle qabriga ha uu nuuro aadan alla ya raxma mujahiid aadan cade
@cabdicasiiscumar4740
@cabdicasiiscumar4740 10 жыл бұрын
viva somaliland
@fahmi1435
@fahmi1435 4 ай бұрын
Waa bil ramadan Alle how naxariizto SNM
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
geesiyadii SNM......duco aan dhamaanayn baan idin soo ducayn doona inta noloshayda ka hadhay........intii dhimatay Allaha unaxariisto...inta nool na sharaf iyo cizo ku noolaada❤
@hodanmaxamed5897
@hodanmaxamed5897 6 жыл бұрын
Allah ah u naxariisto dhamaan mujaahidintii S NNm
@abdirisaaqmahamuud.yuusuf9700
@abdirisaaqmahamuud.yuusuf9700 8 жыл бұрын
mujaahid aadan abdi abyan aadan cade alle hawnaxariisto
@xalimodiyoow5329
@xalimodiyoow5329 7 жыл бұрын
Amiin allow unaxariso mumininto dhan
@abdirahmaanfaysal3524
@abdirahmaanfaysal3524 10 жыл бұрын
aadeero aadan caade abbyan alle ha ku dhawro ..waan kugu hanblyenaya guusha aad noo soo hoyseen viv snm,,,isaaq ,,,,somaliland
@abdirisakhoosh2483
@abdirisakhoosh2483 7 жыл бұрын
mujaahid aadan cade iyo dhamaan mujaahidiintii dalkan xoreeyey ilaahay ha u naxaariisto qabrigana ha u nuuro
@mohamedmuse7573
@mohamedmuse7573 7 жыл бұрын
Abdirisak Hoosh Maxamed Muuse
@mohamedmuse7573
@mohamedmuse7573 7 жыл бұрын
Maxamed Muse mujaahid Aadan Cade Ilaahay ha ku naxariistee runbaad sheegatay waxay ahayd waayo adag oo na soo maray waxad qiyaastaa 2:00 duhurnimo ayaa nu ka soo dhaqaanay meesha layidhaa Bali Samater. dagaalka wuxu naga soo bilaabmay xadka waxa aanu dagaalamay 3:00 galabnimo ilaa 7:00 subax nimo ee dambe waxay ahayd waayo adag oo nasoo maray aniga lafdayda ayaa ka tirsnaa ciidankaa SNM ee habeenkaa soo galay Hargeysa walee waxay ahayd wakhti aad uu adkaa oo isoo maray
@adalealale5192
@adalealale5192 6 жыл бұрын
@@mohamedmuse7573 GEESI INAAD TAHAY WAJIGAY KAGA TAAL
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto mujahid adan
@ducaysaneduca2940
@ducaysaneduca2940 9 жыл бұрын
alle ha u naxariisto mujahid geesi geesi dhalay ...alle hogka ha kuu ruuno allahu ma ameeen
@MrBlackmanbo
@MrBlackmanbo 10 жыл бұрын
illahay adeer haku naxaristo mujahid daba
@axmdsicidcigecige2502
@axmdsicidcigecige2502 5 жыл бұрын
Allah how naxariisto adaan cade
@siciidmuuse5580
@siciidmuuse5580 8 жыл бұрын
aadan cade alla ha u naxariisto
@idirisaalaab9559
@idirisaalaab9559 6 жыл бұрын
maansha allah taariikh mugwayn
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 8 жыл бұрын
Allhau agbar Allhau agbar Allhuagbar allhaunaxariisto mujaahi A.cade geesi dhabah
@haasanawed44
@haasanawed44 6 жыл бұрын
ASAL CABDALE SACIID
@abdirahmanartan8278
@abdirahmanartan8278 5 жыл бұрын
Koodbuur Kosaar Gutaale Aadan salebn ma gubte Aadan zhiine Xasan saleban weyne Maloozh Muuse bidaar Cilmi faqazh Alle ha ini wada nxriizto dhmtiin
@shakurjama3637
@shakurjama3637 10 жыл бұрын
Mujaahid dhab ah oo dadkisa iyo dalkisa u huray naf iyo maalba
@ahmedabdiaskat586
@ahmedabdiaskat586 8 жыл бұрын
ragaa utiratay mujaahidku dhmaan ala ha unaxristo intooda noolna cisi iyo sharf ala ha ku nooleye aadan cabdi wiil hoog ayuu ahaa ninkii garnya 1988 iyo hargysa alaahu akabr
@adalealale5192
@adalealale5192 6 жыл бұрын
ETHIOPIA MARKII AY TIRI AFWAYNE AYAA DHAHAY ISKA SOO SAAR AYAY SNM TALO QABSATAY 1988
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 3 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah Muj:...Adan cade.. Godka Alle kuu nuur.. SNM Guulll
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 5 жыл бұрын
Ifka hibo Sharaf iyo cisi ku noolow aakhirana Mujaahid janatul fardawsa
@moh66livelivekosa54
@moh66livelivekosa54 8 жыл бұрын
geesi geesi dhalay weeye Adan cade alle raali ha ka ahaado amiiiiiiiiin
@dawanprint650
@dawanprint650 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto, laakiin waa in laga digtoonaado inay dib u dhacdo,
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 6 ай бұрын
Mujaahid Adan cadde alleh haku naxariisto adeero🤲🤲🤲
@siciidmuuse5580
@siciidmuuse5580 8 жыл бұрын
mujaahid aadan cabdi abyan rabbi naxariistii janno haka waraabiyo
@namiin3034
@namiin3034 8 жыл бұрын
Ameen
@siciidmuuse5580
@siciidmuuse5580 7 жыл бұрын
mariam mohammex
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo mujahid adan cade
@mrabdirahman9641
@mrabdirahman9641 7 жыл бұрын
xiniinyaha soomalida reer sheekh isaxaaq
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 4 жыл бұрын
Weriye Ducaale weriye dadka hadalka ka cuna weeye hadaad soo fadhiisiso mujaahid noo daa ha sheekeeyeene hadlkaba uma ogola
@rashidindo
@rashidindo 9 жыл бұрын
rageedii alaw ku naxariiso. taariikhda ku xusi doonta.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
SNM dagaal koodu xaqbuu ahaa wayo waxay ladagaa lamayeen kalidii taliskii siyad bare oo xasuuqayey shacbiga somaliland ee daganaa burco hargaysa taasi waxay keentay in jabhadii SNM lasameeyo oo ayla dagaalanto siyad bare shacbigii somaliland oo siyad bare ciilbaday waxay taageero buuxda siiyeen jabhadii SNM ilaahayna guushii wuu inasiiyey oo SNM waxay jabisay siyad bare nabada iyo xoriyada aynu dalkeenan somaliland hayso ilaahay ayaa inasiiyey laakiin waxa usobob ahaa SNM mujahid aadam cadahani kamid yahay ilaahay ha.unaxariisto dhamaan mujahidiintii dhintay ee SNM inta xanuun sanasana caafimaad ilaahay hasiiyo
@camelcamel6495
@camelcamel6495 4 жыл бұрын
Ala maxay xabaali nin raga oo geesi ah haysaa. Allahayow kuu naxariiso.
@shareefhassan7203
@shareefhassan7203 5 жыл бұрын
Ilaahay how naxariisto mujaahid Geesiya oo qiimo badan ayuu ahaaye
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Dalkii dhibkaa lo so maray ayaad maanta kibir ku hysaan
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 3 жыл бұрын
Aloow daa inta kasii nool aamin yaa allaah
@ganey72
@ganey72 10 жыл бұрын
ILLAAHAY naxariistiisa jano ha kaa waraabiyo denbigaagana ha dhaafo AAMIIN.wuxuu ahaa geesi hal adag kana midha dhaliyey himiladii uu u dagaal galay
@absjones2916
@absjones2916 2 жыл бұрын
South African “Mig hunter”, its was the British hawk hunt aircraft made in Britain and sold to the UAE. But the ruler of unity Arab Emirates denoted these aircraft to the Somali Air Force back in the early 1980s. Its only late 1986 to 1987 then the then Somali defence minister met the South Africans and made to the dale to have ground personals and plots to fly the British made Hawk Hunter aircraft. The South African personal preformed air to ground attack operations against the SNM.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 9 ай бұрын
Hawker Hunter and MIG 17 fighter jets were obsolete long before 1988. They were museum artifacts. They both belong to 1951 technology. I don't know how they managed to used them to attach Hargeysa.
@cabdinuurmaxamedmacalin6091
@cabdinuurmaxamedmacalin6091 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARISTO DHAMANTOOD INTA NOOLNA ALLAH CISII IYO SHARAF HASIYO ABAL FARA BADANA BAN IDIN HAYNA GUUL IYO GOBONIMO SOMALILAND
@user-sh1co3tx4e
@user-sh1co3tx4e Жыл бұрын
Ilhay hawnaxariisto waa mujaahid arab ah
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 4 ай бұрын
Ala maydka faqashdu daadsanaa sakadaha goljano ilaa dooxa waan joogay markasay wada qudhmeen daaroodkii
@faaraxladane946
@faaraxladane946 6 жыл бұрын
ilahay haw naxariisto abtigay mujahid aadan cabdi abyan aaddn (cadde)
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
dhagaysiga taariikhda snm kama daalo❤❤❤❤❤❤
@hamzefaro9777
@hamzefaro9777 6 жыл бұрын
Allow unaxariiso dhamaantood
@ahmedhasanudurmiin2249
@ahmedhasanudurmiin2249 9 жыл бұрын
MUJ. COL.Adam Geesi aad iyo aad ugu qaali dhulka iyo somaliland soo dhalan doonta maanta waxa inoo yaalaa isaga iykuwa kale oo dhintay baa AABE U AH.
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Libaax Libaax dhalay
@loopedali7792
@loopedali7792 7 жыл бұрын
walahay wanxasuustaa kiniinkaa dhawr iyo tonjir ban ahaa
@saidahmed8531
@saidahmed8531 8 жыл бұрын
mujaahid hadii ay timaado anaguna diyaar waxaanu u nahay inaan kaaga dayano difaaca iyo geesinimada alle jano dii fardawsa ha ka waraabiyo mujaahidiintii ku geeiyootay
@cabdicasiiscumar4740
@cabdicasiiscumar4740 10 жыл бұрын
masha alaah mujahid aadan cade snm viva somaliland
@feysalahmed4590
@feysalahmed4590 4 жыл бұрын
Snm
@Saidsanka
@Saidsanka 5 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo intii kale ku dhimatey Halgankii gobonima doonka.
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 4 жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto mujahidiinti halganka ku dhitay
@hamzefaro9777
@hamzefaro9777 6 жыл бұрын
Mujaahid mujaahid dhalay aadan cade
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
Haa halyeyoo SNM waygadhey hadafkedii Guul Iyo gobonimo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Adeerkaa runbuu sheegay subxaanallaah
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 8 жыл бұрын
qaybtii koowaad ee waraysiga aaway.
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 4 жыл бұрын
Walaahi waa ragiii raga ahaaaa snm
@anabhussenanab8997
@anabhussenanab8997 5 жыл бұрын
geesigii faqash gumaaday
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
6 sarkaal o ciidankaa watay afar waa dhinteen labana waa dhaawac meen
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
faqashtuu waxy ahayen dad sidhxuun
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah waa laba ruux oo muslima subxaanallaah xabshina soo kaxaysate somali isku jabay waa somali isku rogmaray 😭😭😭😭😭😇😇😇✋✋✋✋✋✋
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 4 ай бұрын
Faqash Muslim may ahayn Yahuudi bay ahaayeen
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 ай бұрын
Subxaanallaah ❓idinkaaba sheeganayee ‼️Allaah ha kaa jisaai siiyo naarta jahanamo hooy ha kaaga dhigo ‼️ Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓ 50yrs baad isllamka haysataane isllaamka Allaah haydinka dhexsaaro Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓😭❓ labdii malag ee garbihiina saaraa wey daaleen subxaanallaah ❓😭 ❓ kililka lixaadna inshallahu waad noqonaysaan ‼️xabashi baa idin gumaysan ‼️welcom kililka lixaad somali kililnow ‼️ Ameen Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲🤲🤲❓
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 5 жыл бұрын
Walal barnaamijkan qaybtiisa hore xagee laga helayaaa
@nimcocali3501
@nimcocali3501 4 жыл бұрын
Ala haku wanaahiyo
@HASSANMAHDI-dk4td
@HASSANMAHDI-dk4td 6 ай бұрын
Aadan cade ma Aadan Cabdulle osman baa mise
@abdirahman2340
@abdirahman2340 5 жыл бұрын
Waa Geesi tariikh dhab ah haya oo aanay ku jirin cuqdad faan qabiil sida qaar maalin dhaweyd midhiyada intay soo fadhiisteen mujaahidiinta reero ku kala sheegeyey iyo anaga hayeen kuwii Hargeisa qabtay wad arkayseen cali curi iyo mid kaloo ag fadhiyey naxligay ku hadleen.. bal eeg mujaahidku hadalkiisa xalaasha ah iyo siday meel isku mid ah uga soo dhaqaaqeen iyagoo wax isku mid ahna rabay. waa Adan Cade oo kale dadka laga dhagaysan karo tariikhdaa inagu fog ee dalkan loo soo maray . Illaah jano fardoosa ha ka waraabiyo adiga iyo mujaahidiintii ka hooraysayba. waxa mudan in la sheego oo kor loo qaado cida halgankii SNM uga shakaysa isku duubnaantii dadkeena si aynu u tusno dhalinteena yaryar in isku duubnaan oo kali lagaga adkaan karo cadowga Somaliland ee manta meelkasta ka wada in at burburto oo layna kala qaybiyo..
@ahmedhasanudurmiin2249
@ahmedhasanudurmiin2249 9 жыл бұрын
CIRJIIDH_91.. MUJ.Adan: ILaahay ha u naxariisto mid aad u dheeraysa(sareecan). Muj.Adan waa dhaxal maanta lagu seexo , lagu taajirey oo maanta somaliland o dhan .Hargeisa taajiriinta jooga xoolaha- hooda isaga abuuray sidii taa loo heli lahaa o mayal adag bu u maray sidan wareysigiisa aad ka aragtid,in kastoo u ahaa Col.Adan sarkaal ciidanka in badan ku jiray badankooda u madax u ahaa waxay u sahashay dulqaadka dhibta iyo garashada cadowga uu weerarayo ,waxay fududeysay waqtigii yaraa ee dagaal guda- galku kacay inta uu qaatay iyo ciidanka ka soo horjeestey inta u ahaa awoowdissa oo la qabssadey mudo yar. waa cilmi la barto oo ay lahaayen saraakiisheenu iyaga ka sareyey tii faqashta oo ahaa qabiil hub haysta oo keliya askarteenu sheikh iyo camuud bay baxeen ilaa jaamicad meleteri. Muj. Adan isagu tii miyi iyo tii magaalada aad iyo aad uga weynaa dhamaantood sidii faarax nuur oo derajaleh buu dagaalkiisu ahaa tix aan faarax nuur igu sheegayo in dabii nala qabsadey oo Adan no kacay . geesigiii gilgilshada lahaaa maantii gorrad! ee gaarooddi keli xidhay gaamo weerar ah. ee galab ku weerar kun ee guusha kaba sheegtay guushuu ku dhaqay baaa arkaa oo Adan gaasibay! Alahayow goshaa faarax yaal ee goray ku maalaayo. gaadhsiii ku guno nooga tegay iyo lama guuraan.. gacalkiisii weeye u gee waa geesigiii baray
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Aniga oo xasuusan wixii dalkeena la dhacay iyo inta dhibaato ee xoriyeedana loo soo maray miyaanay uur-xumo iyo xayaawaanimo ahayn in maanta sunuud laga soo qaato Farmaajo "Midnimo" iyo qudhun la inala soo doonto. Maxamed Baashe Xaaji Xassanow orod oo ceel isku rid duli Alle ku badyee.
@abdirsaqnasir7037
@abdirsaqnasir7037 Жыл бұрын
Ax ax maxaa rag ciida hoosmaray ilaahooow kuunaxariisto adeero mujaahid aadan cade
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Waa gaalnimo waxaad wadeen subxaanallaah
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
Futadaaa gaalanimo gashataaa
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
@shin cabaadku hakaa dhamaado😜😜😜😜
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
dadka siiraanyo inuu kursiga madaxtinimada inuu iska fuulay u arkoow kaadidiisa ayuu u soo cabay
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Abdi Hassan siilaanyo wuxu Ahaa gudoomiyiihii xiligaa snm oo maamulayay 100 sarkaal oo kala argti duwan
@goljanogsm
@goljanogsm 5 жыл бұрын
War dhiiga islaamka ee la daadshay inuu RABI ka dhaafo u barya jihaad waxaasi maahee
@abokoraadan5648
@abokoraadan5648 4 жыл бұрын
Ilhay hanaxariisto labadooba aadan salebaan ka horeyay aadan saleban 5 sarkaal ee ugu horayy ku jiray maxamed cali 1 aadan shine 2 axmed dhagax 3 iyo maxamed kaahin 4 iyo aadan salebaan 5
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Rageedii, mujaahid.
@hadhwanaag123
@hadhwanaag123 9 жыл бұрын
@ahmedhasanudurmiin2249
@ahmedhasanudurmiin2249 9 жыл бұрын
Hamse Abyan
@billecawl
@billecawl 9 жыл бұрын
Hamse Abyan Qaybtii koobaad meeday sxb?
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
hamse abyan ind adoo raaliya part 1aad maa inooo halaysa adoo raaliya abtiyo
@aadanjimcaale7563
@aadanjimcaale7563 5 жыл бұрын
Waxaan moodaye Aadan c/lle (cade) madxwenihi hore ilee waa Aada cabdi abyan ee halyeeyadii SNM
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 7 жыл бұрын
geesi
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
Shaybkan afka waynle
@onlyme2019
@onlyme2019 4 жыл бұрын
Mujaahid dumiyey dulmigii Somali haystey
@jimcaalemohamed2111
@jimcaalemohamed2111 5 жыл бұрын
Mujaahid miyaa galaan miyaan ahayn geed labka isaaq
@camelcamel6495
@camelcamel6495 6 жыл бұрын
ifka hibo kunoolow aakhirana halkii roon.
@iloveyougeeziyadasomalilan7601
@iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 жыл бұрын
allow dhamantiiin u naxriisto
@learnorteach6341
@learnorteach6341 6 жыл бұрын
I love you geeziyada somaliland xuzniya khakis khakis dhalay
@adalealale5192
@adalealale5192 6 жыл бұрын
GEESI ADBA GEESI AYAA TAHAY
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Watan sheekadii u maxamed baashe ahun sheegayay
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 154 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 40 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 101 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 16 МЛН
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 161 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p2
25:14
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 199 М.
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 53 М.
SARKAAL KA GOOSTAY CIIDANKA 1988 SABAB?....
44:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 131 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 40 МЛН