No video

Wax soosaarka Beeraha burco Beerta salebaan kulul 2022

  Рет қаралды 16,770

AK Vlogs

AK Vlogs

2 жыл бұрын

Пікірлер: 61
@MahdiHagi
@MahdiHagi 2 жыл бұрын
Burco hooyada beeraha Burco hooyada somaliland Burco hooyada isbedelka qaranka. Mashaallah tabaraka Allah
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Burao is gonna be the food basket of Somaliland ma sha Alllah
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 2 жыл бұрын
Masha Allah waa beer tacab la galiyey Allah ha u barakeeyo
@nextgame7615
@nextgame7615 2 жыл бұрын
Rer burco way ilbaxeen wax berasho ayey barteen mashallah wan idin bogaadinayna haanu rer gabiilay nahay Lool😅♥️👑
@abdiali3507
@abdiali3507 2 жыл бұрын
hhhh way dadaaleen
@queensladyshorts9718
@queensladyshorts9718 2 жыл бұрын
Burco magaalo horumartay 🥰🥰❤️👑
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Burco biiyo iyo ciida diihin baa waa lady taacab baa loo bahanye Dhuulkana nimca faadhida Maansh Allaha
@yahyegood5458
@yahyegood5458 2 жыл бұрын
Keep going 💪
@tanitv7529
@tanitv7529 2 жыл бұрын
MashaAllah beautiful video great content keep up the good work AK vlogs 🙌🏽🙌🏽
@baalgoraymedia4282
@baalgoraymedia4282 2 жыл бұрын
Mashallah somaliland dhulkeygii horey usocda
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Wanku bogadibaya mar gadi ad soo dhaftay hargeysa waliba sool iyo sanagba soomar inshaalaah wa hadi ad wakhti u heleyso kkkkkkk
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Masha allah waa fhul qaniya
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 2 жыл бұрын
Manshala beer qurux badan
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Maansha Allaha Allya baarka
@musekeyow6704
@musekeyow6704 2 жыл бұрын
Masha allah nice ilahaw nabad galyada noo ilaali somaliland waxay haysata nabad aan calamka oolin
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Жыл бұрын
Waa wax aad u fiican in wax la beero, good job
@Kw58437
@Kw58437 2 жыл бұрын
lakiin musiga jojoi fadlan
@nimanadenjama5407
@nimanadenjama5407 2 жыл бұрын
Miisiga jooji
@nimanadenjama5407
@nimanadenjama5407 2 жыл бұрын
D
@Shifaavlogs
@Shifaavlogs 2 жыл бұрын
Masha'Allah beautiful Allahmubarika 😍 🤩
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Masha allah
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 жыл бұрын
Maansha alaah sidaasaa loo baahanyahay
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Dhulkani wa dhul qani ah waa on la beero rashinka qamadida ama gelayda aduunka dagalba kasocgo xududyada waa la kala xirandoona
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 жыл бұрын
Qamadiga bananka waawayn baynu ka beeraynaa
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 2 жыл бұрын
Burco 💚
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 2 жыл бұрын
Mnsha allh tabaraka allh
@xidigadkeh235
@xidigadkeh235 2 жыл бұрын
Mchllha BURCO
@saidmoussa9930
@saidmoussa9930 2 жыл бұрын
Masha Allah horumar wa an
@musekeyow6704
@musekeyow6704 2 жыл бұрын
Waa in aynu wax walba nabada kahoraysiino
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waa booc geedku dharka waa laga samayn karaa boocda
@rawdahahmed3477
@rawdahahmed3477 2 жыл бұрын
Maansha Alaa tabaaraka Laa , Alaa yabaarik
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
Mansh Allah qaranka somaliland
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 жыл бұрын
Mashalah qudarta iyo fawakiha haysku khaldina dee khudaar markad tidhaa waxanu ka sugayna inad natusto basal baradho toon kabej bamiya barbarino iyo wixiila mid ah
@abdirahman6614
@abdirahman6614 2 жыл бұрын
Mnsha allah tabaarakalaah mnsha allah
@user-jf1po3uz6w
@user-jf1po3uz6w 2 жыл бұрын
Ninka barta.iska leh qurbaha ayan kuwada ayan noleyn
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@cawilcabaaye3865
@cawilcabaaye3865 2 жыл бұрын
maanshalah
@user-jf1po3uz6w
@user-jf1po3uz6w 2 жыл бұрын
Masha ala Axmed
@somaliofficialplus6106
@somaliofficialplus6106 2 жыл бұрын
Mahaa allah
@Hawd
@Hawd 2 жыл бұрын
Mandrin 😀 "baydariin"
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
Biyo baddan bay khasarinayaan inay Tuubooyin is ticmaalaan aya wacan
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Beerta suleeman kulul afar jeer baan siyaartey. Waxanay ahayd beertu bilow. Suleyman waxan u sheegaya waxad beerta sisinta, iyo geedaha laga miiro saliidda. Waxa ka mid coconut oil, groundnuts, sunflower,sofflower, iyo qaar kale oo badan.
@SalmanAli-ff1jq
@SalmanAli-ff1jq 2 жыл бұрын
Good point u did him
@abdirahman6614
@abdirahman6614 2 жыл бұрын
Geedka magaciisa waxa la dhahaa booc caanod ama booc caaneed
@abdulkarimali6121
@abdulkarimali6121 2 жыл бұрын
Ma qudaar baa mise waa midho ama miro ? Qudaartu miyaanay ahay geed hoosaadka sida saladhka, yaanyadda, kaabajka iwm. Liinta, iyo timirtu miyaanay ahayn midho ama geed midhood.
@abdirahman6614
@abdirahman6614 2 жыл бұрын
Baydariin ayaa la dhaha
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
Burco Gobolka ragga ...
@cigesoma5549
@cigesoma5549 2 жыл бұрын
Ceelasha imisaa lagu qodaa??
@sahracabdilaahi5106
@sahracabdilaahi5106 2 жыл бұрын
Wcs
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Nin ka barkada biyaha ku jiaray wlahi waa reer magal waxabad mooda inuu warayahay kanfah fahmin badan yahay
@cabdiraxmaanmaxamedcali8011
@cabdiraxmaanmaxamedcali8011 Жыл бұрын
Walal dadka kale ka duwanaw muusika inaga daa ' ama heesa hawleed bila muusika saar ama nashiido
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Thanks wall unshaven allah
@ubaxadam9104
@ubaxadam9104 2 жыл бұрын
Wll waxan hayaa beer banaan oo iib ah magalda hargysa agreed ah
@mubarikabdi5132
@mubarikabdi5132 2 жыл бұрын
Xageebay kaga talaa Hargeisa maclumaad maad iga siin wll Intay leeg tahay iyo qiimaha
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Timirta beerta suleeman kulul miyuu geeyey suuqa burco oo lagu qatey. Immida geed oo timirta ah ayaa ku yaalla. Ma lahuba in timirta uu ku filaan karo burco. Biyo dooxa ha moogaanina, ku ceelka waxa ka habboon kuwa dooxa. Sidaasi ku wada.
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/meCEoqygzc2ck4U.html. Subscribe abdiqani mm
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
Booc
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
|Muuqaal qurux badan Beeraha Ufeyn sare| ku dalxiis Dalkaaga Hooyo|2022.
18:38
FAYSAL: FARMAJO MA SIXIIXIN | XASANA LAGAMA YAABO, ABIY QUUS
33:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
WAXAN AADAY MEELNOO JIRTA 20KM VLOGS DALXIIS
10:15
NOOR Kiin Travels
Рет қаралды 412
NAFAQEYNTA BEERTA LAQASAAYO #ifiyahaumada #beer #beerta
12:06
IFIYAHA UMADDA
Рет қаралды 1,9 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН