No video

Hurbad Hardtalk - Sidee Loo Bartaa Digital Marketing Course

  Рет қаралды 13,528

Hurbad Institute of Technology

Hurbad Institute of Technology

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@xamzacarab5169
@xamzacarab5169 Жыл бұрын
Masha Allah macalin abdirizak runtaad indhaha ka saartay walee Allah haku barakeeyo lacag meel iska taala ma jirto ee wax baro ka dib ayaad lacagta shaqaysane waxbarshaada ka horaysa in aad lacag hesho guulayso ustaad
@Camaarbashiir
@Camaarbashiir Жыл бұрын
Waxbo basbaas isma Marin shiikh saas aalagaa rabaa Mida kale xadiiska nabiga aa ahaa scw[ been ha sheegin xataa hadee yartahay ]
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
Walee adiga iyo libaaxa kale waalidkii idin koriyay ayaa korintiina wanaajiyay haday noolyihiin alle ha dhowro haday dhinteenna Alle haw nuuro qabriba adinkaana alle ha idiin barakeeyo xooga iyo cilmiga iyo nolosha idilkeedba
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 8 ай бұрын
Yes
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness Жыл бұрын
Mahadsanid ustad wax badan o anan ka ogeyn digital marketing ban ka fa'iday markale Mahadsanid
@abdallahsupersta
@abdallahsupersta 11 ай бұрын
M.a ustad keep going labo siyabo lacag loga sameyn karaa 1:Inaad ganacsi ledahy 2:Inaad dadka ugu shaqeyso
@aammusane
@aammusane Жыл бұрын
Ustaad Waad Mahadsantahay, Sheekadaa Ah $0 To $1K Dhalinyaro Badan Ayaa Ku Danseedtay oo Laga Dhaadhiciyey
@HassanCumar-dy4dv
@HassanCumar-dy4dv 2 ай бұрын
Wllhi weeba na wareeriyeen been aan meel usocoto la ogeen thanks engnere
@deekowupdalla3220
@deekowupdalla3220 Жыл бұрын
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa😂
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE Жыл бұрын
Suaal aan is weydinaayay ayaan jawab u helay oo suasha aheyn Digital marketing waa warey hurbad Institute wad tagten oo talan sateen intas kabadan wan idin rajeynaa.
@maankagraphicdesigner22
@maankagraphicdesigner22 Жыл бұрын
First comment
@ciribey-nn2rg
@ciribey-nn2rg 6 ай бұрын
Ustad waa runta Ilaha kuugu jecel
@MohammedAK24
@MohammedAK24 Жыл бұрын
Gelle Bashiir iyo Warsame bade baa ka mid ah kuwaas😅😂😅😂
@Abdirahmaann
@Abdirahmaann Жыл бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂
@abduwahabhajji5400
@abduwahabhajji5400 Жыл бұрын
Ishaa ka ridey😁😂
@Absolutechannel1
@Absolutechannel1 9 ай бұрын
geele bashiir waa lax
@IqrqAli
@IqrqAli 5 ай бұрын
Mashe gee😂
@Maxamed_tarax
@Maxamed_tarax 4 ай бұрын
Geelaba haugu darnaadee 😂
@sayidulqarni1752
@sayidulqarni1752 Жыл бұрын
masha,aallah macalin waad mahadsan tahay.💯
@ricearays4388
@ricearays4388 9 ай бұрын
Ustaad thanks , qibrad sanadi igu qaadan laheyd inaan ogaad ayaa 2 minutes igu siisay❤
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Aslaamu Alaykuma first comment t
@mohamedart-jo5vu
@mohamedart-jo5vu Жыл бұрын
Alaha ku xafido
@HanuuniyeOfficialChannel
@HanuuniyeOfficialChannel Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Abdirizak
@abdiyahya3816
@abdiyahya3816 Жыл бұрын
Mahadsanid wlhi runta kahadashay
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE Жыл бұрын
Suaal sha aan jawabta u radinayay waxay tahay hurbad dadka wax ka bartay may soo bandhigan tas ayay aheyd suaal shii ugu weyneyd ee aan qabay. Lkn ustaad abdirizak Hersi ayaa iga jawabay Wan yabay ustad ku adigu sual shada miyuu ogaa ban islahaa cajiib.
@amjadmoha1
@amjadmoha1 Жыл бұрын
Ustaad libaax Habeen wanagsan🎉❤
@hidaayo2000
@hidaayo2000 Жыл бұрын
Masha alah ustaad
@sakariyeshafeec
@sakariyeshafeec Ай бұрын
Kawaran digital marketing agency
@sakariyeshafeec
@sakariyeshafeec Ай бұрын
Adiga aya uqalma subscrib tayda ustad
@fatimaabdi9523
@fatimaabdi9523 10 ай бұрын
Macalin mahadsanid ,wlhy anaa kamida dadka beenta looshegay😢
@Camaarbashiir
@Camaarbashiir Жыл бұрын
Faaladii sadexaad
@castosaet8620
@castosaet8620 Жыл бұрын
Aniga wlhi la ii sheegay waana iipsaday COURSE digital marketing ah
@AyuushAbdi-dp5hp
@AyuushAbdi-dp5hp 2 ай бұрын
Wll ma I caawinkarta
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 Жыл бұрын
waad kumahadsantahay ustaad sidaat xaqiqda noogu sheegtay
@Dacaladadunida
@Dacaladadunida Жыл бұрын
Internet baa lacag laga sameeyaa baa dhalinyartii lacag ay kaga cunaan qaar aan waxba ka naxayn
@mohamedYousuf0
@mohamedYousuf0 Жыл бұрын
Second comment 😅
@Asia_Mohmed
@Asia_Mohmed 3 ай бұрын
Runtaas dad yaraa lagahelaa mahdsanid wall
@user-by4qm2iu4g
@user-by4qm2iu4g 7 ай бұрын
Waxaad wax ka gadeysaa qofkii run raba
@aishaabdi7979
@aishaabdi7979 Жыл бұрын
Mahadsnid ustaad. Qofka dhalinyarada ah kuma shaqaysan karo miyaa isgoon lahayn meherad hadu dad kale internet u xaysiiyo waxuuda?
@Dacikhayrwade
@Dacikhayrwade 4 күн бұрын
Mahad sanid
@mariauos3207
@mariauos3207 Жыл бұрын
page marka lagalo course waxa kuqoran $50 ustad adna 10$ ayaad vedio kushektee ma qalada jiro mase ana mel qadan galy
@Hurbad
@Hurbad 10 ай бұрын
Video ga waqtiga laduubay Discount ayaa socday oo marhore dhamaaday
@Camaarbashiir
@Camaarbashiir Жыл бұрын
Hadhow lagu eydimaa hadaa runta u sheegtay libaax waana wax cad
@user-zh4gg1zt6s
@user-zh4gg1zt6s 7 ай бұрын
Sidee kuheli karaa ustaad
@nuurulislam1
@nuurulislam1 Жыл бұрын
Aadbaad umahadsanthy mcln been baa naga dhaadhacsanayd mahadsanid
@mohamedart-jo5vu
@mohamedart-jo5vu Жыл бұрын
M.sh.a ustaad
@JaabirMohamed-zx5oj
@JaabirMohamed-zx5oj Жыл бұрын
Lkn macalin Bloging course mad noosoo samayso
@cabdullahicabdi
@cabdullahicabdi 4 ай бұрын
Kkkkkk
@abdisookaxay
@abdisookaxay 4 ай бұрын
Ka waran adigoo Xayaysiiyay maryo maryihiina aanad hayn sow beenale ma noqonaysid oo runtadii danbe ma gubayso
@user-zh4gg1zt6s
@user-zh4gg1zt6s 7 ай бұрын
Ustaad sxp numberkada rabaa si aan kula soo xiriiro
@Hurbad
@Hurbad 7 ай бұрын
WhatsApp +252615070785
@ahmedmohamedkhalaf7852
@ahmedmohamedkhalaf7852 Жыл бұрын
Wll aqoon kuuma lihi lkn waxaan kuqancay runtaada iyo qiyamkaada good 👍 job 👌 wll
Freelancing Social Media Marketing SUBS $1,600
21:05
ZitAcademy
Рет қаралды 11 М.
Hurbad HardTalk - Jaamacad Waa Waqti Dhumis - AfSomali
29:01
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 24 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,4 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 43 М.
Xirfadaha Muhiimka U Ah Suuq-geeyayaasha (Marketers)
4:50
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 1,9 М.
Shaqada koowaad ee ITga  (Service Desk Analyst)
20:18
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 49 М.
Halkeen ka Bilaabaa Barashada IT-ga
36:25
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 45 М.
Digital Marketing SCOPE in Pakistan
10:50
Azad Chaiwala
Рет қаралды 297 М.
Hurbad Crash Course - Sidee loo sameeyaa Facebook Marketing Complete Course - AfSomali
55:49
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 73 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН