IDIL AYRUUSH & AXMED EESH CALAA | DHAANTO CUSUB | VIDEO 2022

  Рет қаралды 3,263,330

AXMED EESH CALAA

AXMED EESH CALAA

Жыл бұрын

Dhaanta cusub oo ay soo qaadeen Abwaan Eesh calaa iyo Idil Ayruush 2022
Dhaantada Qof Qof dhaama
ERAYADA - XASAN XUKUN GARAAD
LAXANKA - AXMED BUDUL
MUSIK - HEINO ATLABACHEW
CODKA - AYRUUSH & EESH CALAA
CAMERA- SUHAYB YARE
EDITE - SUHAYB YARE
FADLAN CHENELKEENAN OOD KA HELI DOONTO WAX MUUQAALO KU QANCIYA SUBSCRIB HALA DHAAFIN
MAHADSANID

Пікірлер: 262
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE Жыл бұрын
AffaCalayk..Eeshcalaa iyo Ayruush wax kastooy soo saaraan Waa Holac🔥
@duqxasancabdixaredduqxasancabd
@duqxasancabdixaredduqxasancabd Жыл бұрын
B
@UgbaadAbdilahi-xe5jv
@UgbaadAbdilahi-xe5jv Жыл бұрын
Thesame
@zahrakalib4894
@zahrakalib4894 3 ай бұрын
N9
@xagabuuran9060
@xagabuuran9060 Ай бұрын
Eshcala
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j Ай бұрын
DHAANTOW
@ibrahimhirsi5602
@ibrahimhirsi5602 Жыл бұрын
Waa qoraal Alle qadirka sheegayo Qadarka iyo waqtiga quwaad umalihiye waad Ku qadhaa kaa qaqawaani lahaa wow waa eryo aan caadi aheen Idil aruush❤️❤️
@abwaancayn143
@abwaancayn143 Жыл бұрын
Eshcalaa dhanto fanaaninta gayiga somaliyeed iga gadan aniga .. guleysta boqortooyo 🥰
@indhayarejimcaale1019
@indhayarejimcaale1019 Жыл бұрын
Hore usocda abwaan eshacalaa iyo adil ayruush dadka keliya geyigu u shdanyahe wa nii wataa team DDS
@user-jr3sb9uf7n
@user-jr3sb9uf7n 9 ай бұрын
❤ idil qalanjadii hablaha somaliyeed manshallah
@nuurcabdi6032
@nuurcabdi6032 Жыл бұрын
Waaw dhanto cajiib Cagdheerey waad Naga Waalisaan
@abdirashid988
@abdirashid988 Жыл бұрын
Ninka Muuqaalka Duubay Inanta Wuu Ku Xadgudbay Dhaantada Meelbuu Uga Dhacay🤔
@khalitmoustafe1626
@khalitmoustafe1626 6 ай бұрын
Qosolkaagan jeclee yaa sidii qadii qarshe iyo tawaad igu laba qasoo qalinkii Argeegta ahaa iigu qora❤❤
@ahmedabdilahi9115
@ahmedabdilahi9115 Жыл бұрын
axmed eesh calaa wan ku salaamay sxp codsi yar sxp erayo macaan oo aan ka helay baa ku jira dhaanta fadlan iyadoo qoraala soo raaci
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Labadiina dambiga ha yaraadee soo dhameeya sheekada waad isku daba daasheene ina adeer
@deeqmoha1158
@deeqmoha1158 Жыл бұрын
Manshallah Abwaan Eeshcalaa iyo Idil runtii labo qof dadka Somaliyeed jecel yihiin
@sahankii-haldoorka
@sahankii-haldoorka Жыл бұрын
Manshallah mr eeshcalaa qoftan waa qurux cajiiba guurso hadaan la qabin
@cabdirisaaqcumar2713
@cabdirisaaqcumar2713 Жыл бұрын
😁
@iqromohamed6019
@iqromohamed6019 Жыл бұрын
Wuba qaba maxa Ka qladn huno
@kawsar23abdi75
@kawsar23abdi75 Жыл бұрын
Waa xaaskisi
@iqromohamed6019
@iqromohamed6019 Жыл бұрын
@@kawsar23abdi75 usheg xabbt
@sharubxasan2939
@sharubxasan2939 Жыл бұрын
Woow cod macaana like isku muuji
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
kawarama ragna sidaa say hablaha u amaanayaan ragna Kubsi iyo dilbay isugu darayaane dumaroow naga raali ahaada kuwaasi naga mid maahee
@cabdirisaaqcumar2713
@cabdirisaaqcumar2713 Жыл бұрын
Wllo dadku isku mid maha inta xun melbay nogu qoran yihin inta wangasana qalibiga😢😍
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
Abwaan baydkaa lama gadan karee iga iibi kuuma quudha oo qiiq mashidi kartide dhiil qadiida iyo gaawe yaa kuu qoroo qada iyo cashaba caano geel kuu qadima) qaalmo aan laylyanayn ma qaqaban kartide gadhle awr yaa hogaan kuugu soo qabtoo faras kuu qoofaloo qoobka yaa kaaga xidha Caj!!p cajiib
@somane8124
@somane8124 Жыл бұрын
Lagama laha inan kula kulmo ayan aad u jeclahy sxp from hargeisa somaliland
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 Жыл бұрын
Axmad eesh calaa iyo idil ayruush Waad mahadsanid dhaantoonku yay Kala go in abwaanka xasan xukun garad Alaha maskaxda iyo garadka hawsiyado Waa abwaan dar ah maskaxdiisu fresh tahay
@zamzamsaafidumar4379
@zamzamsaafidumar4379 Жыл бұрын
Ilma adeertay Ahmed iyo idil two legends keep going
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
Runtii dhaantadani waxay ka mitahay dhaantoyinka aan midhahooda laqiyaasi karin axmed iyo idil laba qofoo karaamale waan idin wataa
@cllahiyare5166
@cllahiyare5166 Жыл бұрын
Eesh calaa iyo idil ayruush wad mahadsantihiin dhaantooyinka murtida lagu dheehay ee lkin Eesh calaa adiga arjeegta yaa ku baray eega
@hassanmahamedrinji7484
@hassanmahamedrinji7484 Жыл бұрын
Eeeshcalaa dhaanto waa asal asal dhaley
@safiyajamac4613
@safiyajamac4613 Жыл бұрын
dhaanto ii soqad axmed eeshaw wllo
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 Жыл бұрын
Eesha Calaa iyo Idil dhiig cusub bay dhaantada ku shubeen,, next level❤️❤️
@ibnuahmed2023
@ibnuahmed2023 Жыл бұрын
احسن٠ ن ج
@koosjaamac2980
@koosjaamac2980 Жыл бұрын
Cabdika
@abdulazizelmoge8796
@abdulazizelmoge8796 Жыл бұрын
Abwan xasan xukun garad walahi waa erayo mug Wayn leh
@xasancabdimaxamuudxasankow705
@xasancabdimaxamuudxasankow705 Жыл бұрын
Eash calow sxb waxani dhaanto way dhaaftee magac kale halooraad sho
@Caleenofficial
@Caleenofficial Жыл бұрын
Waaw masha alaah gabdha codkeeda iyo wiilkaba
@abdirahmanmohamed6888
@abdirahmanmohamed6888 Жыл бұрын
Sxb gabadhaaaas Sidiiiii walaaashaa Camal iiiiigu Dhooor waaayo Aniga dhantooyinkiina kuheystaaaa bro
@abdirashidgure9127
@abdirashidgure9127 Жыл бұрын
Maashallah our legend..horey usosocda 😍
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
Reer isaaq miyaa labadan legend?. Walaahi waa laba qof oo alle haybad u siiyay dhaantooyinka, guulaysta abid wllo.
@warfaafaarax2045
@warfaafaarax2045 Жыл бұрын
Gabadha waa shariif reer abtina waxaa u ah ogaden lakiin wiil ka ma sheegi karo
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
@@warfaafaarax2045thanks sxb, wiilku waa reer isaaq baan maqlay.
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Sxb waaba isla dagaa rer shariif cali iyo reer isaaq bay ka soo kala jeedaan
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
@@abdulahikeno7092 Mahadsanid sxb, shariif waan maqlaa uun lkn mabaan aqoon meel ay dagaan. Waa laba qof oo dhaqan yahan ah wlhi
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Aad iyo aad sxb waa dhaqan nooleeyaal labadaani sxb dhulka somalida badankiis wa dagaan koonfurta iyo ddsi bay ubadan yihiin
@nasronuurxassan1697
@nasronuurxassan1697 Жыл бұрын
waaw beautiful weeye dad an ku dayado guul Lees ta jah
@wilkacowshaqanii833
@wilkacowshaqanii833 Жыл бұрын
keep.going abwaan iyo poqorda codka idil quresha
@crisaaqmaarmaar3339
@crisaaqmaarmaar3339 Жыл бұрын
Omg horay u socda abwaan
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 Жыл бұрын
Ninkan hala iiradiyo🥺❤💋💯🥰
@nafisoabdinafisonalka5472
@nafisoabdinafisonalka5472 Жыл бұрын
Tha legend waan ku salamay
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Djibouti kaalay ❤❤
@nabiilshariif4190
@nabiilshariif4190 Жыл бұрын
Queen idil Shariifada 🩸👌
@qadrinabbe6822
@qadrinabbe6822 Жыл бұрын
Guleysta garbeheyga idil iyo Ahmed❤️
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Eeshcalaa iyo idil boqortooyo
@mohamedidiris8737
@mohamedidiris8737 Жыл бұрын
m,a dhaanto mcn laba fanan oo aan taageero 👊
@omardayiibali3774
@omardayiibali3774 Жыл бұрын
JAH WAXANA DHANT0 LAGA DHAHAA BAHASHA HALKEDII AYA DHIGTEEN LABADAYDA FANAAN
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Wow ax yaa dhanto Dirgax lkn dhantoyinkaga wa is kuwada laxan kala kabadal intasna wa talo😂❤
@Fatkaboy7
@Fatkaboy7 Жыл бұрын
Maxa siii ruxmaya Hayey qoftu Qurux badan inader ❤️🤣🤣🤣🦁
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
maasha allaah raaci sxb
@CabdiNaasirAhmed-nx4mv
@CabdiNaasirAhmed-nx4mv Ай бұрын
Xxxx
@hidayohussein653
@hidayohussein653 Жыл бұрын
Salma nuro ban umoda wey isku egyihin ❤✌
@inadari3254
@inadari3254 Жыл бұрын
Al Abwaane Eesh Calaa
@nuurissa1
@nuurissa1 Жыл бұрын
Yarta yaa qardhaas iiga dhiga dhiiga 🤘❤️
@XasanCade-sz6wv
@XasanCade-sz6wv Ай бұрын
Abwaan xasan xukun garad miisaanka culus abwaan jira
@ifraaxaxmed8854
@ifraaxaxmed8854 Жыл бұрын
Masha allaah wllkay iyo wllshay masha allaah
@jaamacyaxyegoonigooni963
@jaamacyaxyegoonigooni963 Жыл бұрын
Eeesh eeesh eeeshcalaaa dheh
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Жыл бұрын
Wll qaliyow gabdha camrda lagu qabto waa qalad ila tahay adiguna waa gabdha walsh ah side ina oglatid waa qalad idil wll adigo rali ah dabda luugah camrad lagu qabto waa qalad marwo tahay iyo gabdh sharaf badan
@Saadahmed-vp5fv
@Saadahmed-vp5fv 9 ай бұрын
Waah waah yaa salam
@badalcabi6312
@badalcabi6312 Жыл бұрын
wwwww yasalaam madaxda sare waa dhaanto iyo badh
@imamabdi224
@imamabdi224 Жыл бұрын
GABADHU WAA AHLLUBEYTKII QUREESHEEDBAAN MAQLAY MA ANAAN GARAN QURUXDAN INAY DURIYADII NABIGA TAHAY
@cabdirashiidgiire1969
@cabdirashiidgiire1969 Жыл бұрын
Waad nugu raagtay baa caleeg soo go
@imamabdi224
@imamabdi224 Жыл бұрын
adeer idileey inagu ahllubeytkii yaan nahay iska jooji dhaantada
@hassanshaati869
@hassanshaati869 Жыл бұрын
Legand abwankeena keep going
@kalidhanto1649
@kalidhanto1649 Жыл бұрын
Ishacalaa waa dhaantadii oo qofa Wale
@nasrafarax6624
@nasrafarax6624 Жыл бұрын
Abwaan cod iyo murti isku darsaday iyo boqorada codka ♥️♥️♥️
@abdifarhan8980
@abdifarhan8980 Жыл бұрын
Ma shaa alaha abwaan eshcalaa iyo idil ayrush dad igu qaaliya guulaysta insha alaha waanad mahadsanid Lkn dhaantooyinka igu soodara Ama kooxda jarar band eed ka midka tahiin
@ibrahimshafka9541
@ibrahimshafka9541 Жыл бұрын
Masha Allah
@xalimoabdicasis6676
@xalimoabdicasis6676 8 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lo5kg5uo4w
@user-lo5kg5uo4w 4 ай бұрын
Axamed eeshcala iyo idil ayrush❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdala_isak
@abdala_isak Жыл бұрын
Ereyo mcn Abwaan #Xasan Xukun Graad
@abshirismail4261
@abshirismail4261 Жыл бұрын
idil ayruush iyo eeshcalaa wad mahad sanid
@abdulrazakjamanoor2795
@abdulrazakjamanoor2795 6 ай бұрын
Alla qoftu qurux badanaa masha allah
@cabdiraxmaanjigjiga6501
@cabdiraxmaanjigjiga6501 Жыл бұрын
Abawan ayway dhantadii hooyo
@kawsar23abdi75
@kawsar23abdi75 Жыл бұрын
Lamane qurux badan illahay ha idin xafido
@cawoismail2892
@cawoismail2892 9 ай бұрын
Mansha allaah woooow♥️♥️💯💯💯
@markaboaden894
@markaboaden894 Жыл бұрын
Mashaallah horow socda saxibyaal
@roodarasim1892
@roodarasim1892 Жыл бұрын
Waaaaawo hore usooocad toolkaa
@user-lj8cm4mo4q
@user-lj8cm4mo4q 3 ай бұрын
Dhiin dhiririndhin dhin dhin dhin best music I like it
@Naadirfficial7322
@Naadirfficial7322 Жыл бұрын
M.a dhanto qurux badan
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
EESH CALAA & AYRUUSH🇸🇴❤❤❤👌👍
@abdijamac2982
@abdijamac2982 Жыл бұрын
Zaazir
@nuracaynanshe2384
@nuracaynanshe2384 Жыл бұрын
Maasha allah wllshy
@qadarsaaid2140
@qadarsaaid2140 Жыл бұрын
Qoofka muuqalka edit gareyey ciyaal suuq ayuu ahaa
@muusecabdiadan6862
@muusecabdiadan6862 Жыл бұрын
waw waa khatar halka kaga haya
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 Жыл бұрын
Asc walalwaxadkuficanthy inaad Quraan kubedelato codkaan
@axmeddhagaxbuur7909
@axmeddhagaxbuur7909 Жыл бұрын
Laxanka erayada music wlhi wu iga gadanyahay eshcalaa +ayruuush
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Hore Usoco huuno🇬🇲🇬🇶💯✅💪🦾
@muhamudyussuf3523
@muhamudyussuf3523 Жыл бұрын
Asc madam Idil, my God bless you.Your nice songs of Danto have make me a lot leisure when I'm lisening.These is a great prvilege.
@BUUXBuux-br9lk
@BUUXBuux-br9lk Жыл бұрын
Ahmed
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Absolutely
@MdAhmed-js7je
@MdAhmed-js7je 11 ай бұрын
Msnsha allh sxb esh cala
@dekowbishar982
@dekowbishar982 Жыл бұрын
Keep going 💋💋 what a song
@abdullahisagal475
@abdullahisagal475 Жыл бұрын
hor usoco walal qaali
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 3 ай бұрын
Best dhanto❤
@roodarasim1892
@roodarasim1892 Жыл бұрын
Dadka ku qaqbanayan kaa qaban lahaaaa waaaaaawo
@mohagalgal3634
@mohagalgal3634 Жыл бұрын
wed ku qadayan ka qaqaban laha wye wll
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 Жыл бұрын
Axmed iyo idil xidigaha sanadka
@XawoAxmed-ow9zy
@XawoAxmed-ow9zy 2 ай бұрын
eshcalaa😮hees
@abdihanidiamonds
@abdihanidiamonds Жыл бұрын
Ayyy Qoftan markan arko 🥲💔 Jacyl Ayan darema🥰
@xamsecali-sw5by
@xamsecali-sw5by 8 ай бұрын
Dhatoyinka.xasanyare
@xareedaxmed7808
@xareedaxmed7808 Жыл бұрын
Eryada : abwaan xasan xukun Laxanka ; abwan axmed budul Eryada: abwan axmed esh cala &idilayruush Musig: haynog (Waa abwan xareed oo dhamantiin idin salamAya) Dad culus baa dhaantadan isugu tagay
@xareedaxmed7808
@xareedaxmed7808 Жыл бұрын
Codka baan hakas uga jeedaa eeshcalaa iyo idil
@abdirahmanmuhumed8993
@abdirahmanmuhumed8993 Жыл бұрын
Mx abwaan katahay Eraya iyo cod baba kala saarigarine
@Abdiw-ob6dt
@Abdiw-ob6dt 3 ай бұрын
Qofka kai ah ee 2m
@maadayaamiin9135
@maadayaamiin9135 Жыл бұрын
Heedta way iga gadan thy new police bn kaguursan insha alha
@mohamedabdrizakmohamed9555
@mohamedabdrizakmohamed9555 Жыл бұрын
Our two legend
@BahsanMahmad
@BahsanMahmad 3 ай бұрын
Masha allha axmed ❤️❤️❤️
@abdimahad9731
@abdimahad9731 Жыл бұрын
Keep going bro abwan
@cabdulcabkey1681
@cabdulcabkey1681 Жыл бұрын
Asc.awaln wani salmya asxbteyda.idil ayrush gbr an uxise war mahadey so qaadi dantadhan Wala sister wagas igu damese daanto an dagesto marki ladiste.axmdow wanku salmya Ina adher
@A.A.E93
@A.A.E93 3 ай бұрын
Time:5:11 am D.26/4/2024. Jumco kariim, IDIL AYRUUSH waxbaa ku saaran ileen abayo.
@ahmedmarayare1380
@ahmedmarayare1380 Жыл бұрын
Guul iyo gobbanimo abwaanka iyo idil ayruush
@user-pl8eo2zl3v
@user-pl8eo2zl3v 6 ай бұрын
Angus ibadan baan jeclaaday
@SaaynabAxmad
@SaaynabAxmad 2 ай бұрын
Eesh calaa dhaan to idil iyo abwaan eeshcalaa
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 2 ай бұрын
DHAANTOW
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 2 ай бұрын
DHAANTOW
@najaxjamac34919
@najaxjamac34919 Жыл бұрын
Ahmed ezhcalaa legend 🙌
@safiyajamac4613
@safiyajamac4613 Жыл бұрын
waaaw👍👍👍❤💓❤💓❤
@AbdiqaadirFogos-yt7ef
@AbdiqaadirFogos-yt7ef 9 ай бұрын
Masah Allah ❤
@JamacXasan-ej8xk
@JamacXasan-ej8xk 9 ай бұрын
Awesome 👍👍👍👍
@Abdiw-ob6dt
@Abdiw-ob6dt 3 ай бұрын
Qofka kaliya 2m ku gaaray shaydhaan nimo iyo sixr
@kaderabeib3493
@kaderabeib3493 Жыл бұрын
❤❤ ماشاء الله عليك يا اذن
DHANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH & AXMED EESHCALAA  | VIDEO 2022 HD
7:09
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,5 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
Taxanaha Xukun Dawlo iyo Xeer Qabiil
19:15
Mohamed Hassan Dhalo
Рет қаралды 216 М.
DHAANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH | BARNAAMIJKA CIIDA MIDNIMO-QARAN | VIDEO 2023
7:14
ALI DHAANTO IYO IDIL AYRUUSH NEW DHAANTO
4:14
Shakiib Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,4 МЛН
Riwaayadi sharci police iyo wada shaqaynta shacabka
9:54
Cabdulqadir wisil
Рет қаралды 1,5 МЛН
DHAANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH & BISHAAR AWAL  | 2022 VIDEO HD
9:15
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 1 МЛН
IDIL AYRUUSH & XASAN YARE ~ DHAANTO CUSUB  ~ IGU HAY LAABTA ~ 2024 VIDEO
6:48
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,3 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН