IDIL AYRUUSH & XASAN YARE ~ DHAANTO CUSUB ~ IGU HAY LAABTA ~ 2024 VIDEO

  Рет қаралды 2,097,898

AXMED EESH CALAA

AXMED EESH CALAA

6 ай бұрын

IDIL AYRUUSH & XASAN YARE ~ DHAANTO CUSUB ~ IGU HAY LAABTA ~ 2024 VIDEO
DHAANTO CUSUB ~ IGU HAY LAABTA
ERAYADA~ AXMED EESHCALAA
LAXANKA~ XASAN YARE
MUSIC~ HENOC ATLABACHEW
CODKA~ XASAN YARE IYO IDIL AYRUUSH
CAMERA~ SHAKIIB PRO
EDITE~ SHAKIIB PRO
👍👍👍👍AXMED EESH-CALAA PRODUCTION
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
FACE BOOK👉 Eeshcalaa?mi...
WHATSAP👉 +251915152630
GMAIL👉 eeshcalaa143@gmail.com
Hida raacbaan ohoo dumar kaa haybsadoo
👉Hab qureexeey naftuna durba way kaahesho
👉Heega roobeey adaan kuugu haystaa si dhaba
👉Wakhti haasaawihii markad hawraarsaniyo
👉Hadalada dareen kale huunoow itiri
👉Saw halyay aan lawada haysanoow kaama helin
👉Heega rooboo da’diyo hir caleemaystayeey
👉Hadalkiyo codkiyo weedhahaaguu hiyigu
👉Hinqashada dartaa ku hawaawiraa
👉Is hantiga markaan hal adaygii rag helay
👉Hoodo iyo nasiibkaygan ii hiiliyaa
👉Diid habsaanimoo horu soco iyidhi
🙏KOORAS🙏
👉Hablo dhaaneey hadii aan is hanan lahayn
👉Ogso jiintaan helaan hoo ku odhon lahaa
👉Oo hilaacaay wadnahan hadyad kusiin laha
👉Hilba wada dhashoo heda iyo qudhaba
👉Isu huri kariyo hal qofaaan nohaye
👉Igu hay laabta oo hab isiibaan ku idhi

Пікірлер: 340
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 19 күн бұрын
Idil ayrus iyo Hasan yare runti way iskuso baxan Dhantada aray yada iyo Laxanka iyo cod kuda dhanto kasto u ay qadan u firso cudkuda iyo Laxanka cadi mahan mansha alah❤
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 6 ай бұрын
waan soo dhawaynayaa soomali galbeed
@user-kw7xn8jt8n
@user-kw7xn8jt8n 5 ай бұрын
Mash alh wn in Tamera xasan yare iyo idil ayrush❤❤❤❤❤❤
@hayatqalbi3063
@hayatqalbi3063 6 ай бұрын
inaba cadi maaha ❤
@abasmoud7419
@abasmoud7419 5 ай бұрын
Jeecliiyaa dhaantadan waa iidiin taageeraa haasan idiil❤❤
@MuuseGaasFaath-cj7pz
@MuuseGaasFaath-cj7pz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ maasha allah fana niintayda qaaliga ah horay usocda
@janaqow40
@janaqow40 17 күн бұрын
hablo dhaaney hadii An is Hanan lahayn oxygen-ta aan helaa hoo ku oran lahaa oo hilaacaay wadnaha hadiyad kuu siin lahaa 🥰🥰
@abdiwalixasandhuux6440
@abdiwalixasandhuux6440 6 ай бұрын
boqorka iyo boqorada codka xasan yare iyo Ereyadii Abwaanka qarniga Axmed Eeshcalaa ✅ dhaanto way dhaaftay tani magac ban ubixin donaa
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTOW
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTOW
@user-mc1in4mt9t
@user-mc1in4mt9t 5 ай бұрын
😢😢😢😮😮😮😅😅😊😊😅😊😅😅😮😮😢🎉😂
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 4 ай бұрын
way sorogal celshen wana kufaraxsanahay bacdul Ramadan midkalo macann ada diyarinaya
@aadandaahirxasan7273
@aadandaahirxasan7273 4 ай бұрын
dhaanto wey dhaaftay erayadii esh calaa
@mahadmohamed8097
@mahadmohamed8097 6 ай бұрын
guulesota cod macan ayad ledhihin idil iyo hassanyar
@AbdirahmaanAbdikadirMohamud
@AbdirahmaanAbdikadirMohamud 6 ай бұрын
Abwaan eshcalaa Ninkaan idil waa Kuyaryahay intow Laqaaday wax badan waan Kaa Sugeynaa Laandheere ❤🎉🙏
@farhancade9113
@farhancade9113 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
DHAANTIW
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
DHAANTIW
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 4 ай бұрын
waysobadinayan insha llh
@FadumoMuuse-ey2cq
@FadumoMuuse-ey2cq Ай бұрын
Maash. Allah. ❤❤❤❤❤❤
@NafiisoCali
@NafiisoCali Ай бұрын
Waw tan dhanto way dhaftay idil ayrush iyo xasan yare dhato ay so qadan ima dhafto❤❤
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 4 ай бұрын
Dhaantada sanadka ugu wanagsan baa siiyay
@realonearthangelofficaldivardw
@realonearthangelofficaldivardw 3 ай бұрын
Dhaantada sanadka ugu wanaagsan Baan siiyay 2024
@YaasiinMacalin-cc9ph
@YaasiinMacalin-cc9ph Ай бұрын
@@realonearthangelofficaldivardw dhaato
@YaasiinMacalin-cc9ph
@YaasiinMacalin-cc9ph Ай бұрын
Dhaato
@MaxamedAxmed-pz5yi
@MaxamedAxmed-pz5yi 6 ай бұрын
Boqorka dhantada iyo boqorada dhantada hormar wacan
@user-zh7yk4iq2w
@user-zh7yk4iq2w Күн бұрын
idiL ____fananada Codka Zanadka. ❤❤❤
@UgbaadMohamed-op6ms
@UgbaadMohamed-op6ms 6 ай бұрын
Keep going wllkay Xasan Yare io ina bashiir ❤😊
@SeeraarDuraan
@SeeraarDuraan 6 ай бұрын
Dad
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Rer ayeygay dhulkodu wa qurux aad iyo aad ❤ ugaaden keep going Jigjiga
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
DHAANROTWWU
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
DHAANEOTWWU
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
😅😅😮😮😊😅😮😢
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
😊😅😮😮😮😮😮😮😅😅😮😮😮
@YaasiinMacalin-cc9ph
@YaasiinMacalin-cc9ph Ай бұрын
Idil ayruush xazayare
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 6 ай бұрын
Erayada macaan abwaan eshcalaa laxankuna waa saaxiibkey xasan yare music macaanta badan waa heynook cododkuna waa isla saaxiibkey xasan yare & boqoqrada dhaantada la wareegtay dumashideen idil ayruush m.a🎉❤🎉keep going inta iskugu tagtay dhaantadaan❤❤❤
@user-im3ke1nu4c
@user-im3ke1nu4c 6 ай бұрын
Asc
@CismaancabdulahiCabdi123
@CismaancabdulahiCabdi123 5 ай бұрын
😂😂🎉❤​@@user-im3ke1nu4c
@user-dq8fq8lr4x
@user-dq8fq8lr4x 28 күн бұрын
Wwwwwwww
@AyaanAadan-pj4wc
@AyaanAadan-pj4wc 3 ай бұрын
Wooow Masha Allah ❤️ ❤️
@FaadumoYasiin-hd5ij
@FaadumoYasiin-hd5ij 20 күн бұрын
Keep going xasn yare io idil qureeeeeeeeeesh
@KafeeyoShariif
@KafeeyoShariif 2 ай бұрын
M.a abyo abowe nolawo macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 6 ай бұрын
Dhaantadii dhantoyinka eryaday
@MaryanDagan
@MaryanDagan 4 ай бұрын
Xasan yare qurxlow mnshlh❤
@Boqoradda
@Boqoradda 6 ай бұрын
Inbadanban sugaynee iga tag haday soo baxday.youtupe saan kolba usoo qooraansanayay wan daalay maalmahano dhan team dhaanto ismuuja ❤❤❤
@hangaldhereofficial7305
@hangaldhereofficial7305 6 ай бұрын
Keep goin xasan yare
@user-cm9fs9wq6n
@user-cm9fs9wq6n 6 ай бұрын
Aad umahadnathy wan sugeynay abwan adi iyo ilhan mad noo saqadiin abwan 🎉❤
@NimcoDagan-ps1my
@NimcoDagan-ps1my 4 ай бұрын
Y 3 2
@JimcaaleCarab4700
@JimcaaleCarab4700 3 ай бұрын
Asc
@Nasiye2
@Nasiye2 6 ай бұрын
❤ku hay labta
@omarcabdulahi4103
@omarcabdulahi4103 6 ай бұрын
Xidigaha dds waa idin. Wataa from muqdisho
@ayanhussein4279
@ayanhussein4279 6 ай бұрын
Eesh calaa dhaanto 👌👌👌
@user-op5to7uw3l
@user-op5to7uw3l 4 ай бұрын
Idil eyruush keep going ina ader❤
@yacinsougueh1556
@yacinsougueh1556 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ dhaantadii ugu macaanayd abid waaye
@user-kd4rk6ic9h
@user-kd4rk6ic9h 4 ай бұрын
Kawsar mahye
@CabaasCabdi-et9wc
@CabaasCabdi-et9wc 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ogaadeen caadi maahin lkin naag taan eesh calaa ey jeclede xasan yare miyaa kala wareegay
@modabeeco
@modabeeco 5 ай бұрын
Erayada%100 Laxanka%100 Condka%100 Music %100 🎉
@shooting266
@shooting266 5 ай бұрын
Axyaa Dhaanto
@user-uq5lq7tx7l
@user-uq5lq7tx7l 5 ай бұрын
What a dhaanto keep going idil ayrush iyo xasan yare
@KafeeyoShariif
@KafeeyoShariif 2 ай бұрын
Xasan yare iyo idil ayrusg waa ina tageeraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiAadan-ik7fo
@CabdiAadan-ik7fo 6 ай бұрын
Masha allaah dad aan isla jeclahay hore usocda dhamaantiinba from somaliya
@LuulXasan-vj6co
@LuulXasan-vj6co 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@LuulXasan-vj6co
@LuulXasan-vj6co 6 ай бұрын
ManshaAllah
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
1234567890
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
1234567890
@user-vu7ru2wl2h
@user-vu7ru2wl2h 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@KafeeyoShariif
@KafeeyoShariif 2 ай бұрын
Wawo m.a abyo nolawo iyo abowe ❤❤❤
@youngyahye4765
@youngyahye4765 2 ай бұрын
BAM BAM BAM BAMBAM IGUHAY LAABTO
@user-qk8yl8xt2u
@user-qk8yl8xt2u 4 ай бұрын
Aan ku salino nabi Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤
@aadandaahirxasan7273
@aadandaahirxasan7273 4 ай бұрын
dhaanto wey dhaafty erayadii esh calaa
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Ай бұрын
Gabadhaan Cod mcn ayeey leedahay wlhi Boqorada dhaantada wye Cali dhaanto iyo ayida waa in aay soo wada qaadaan
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 6 ай бұрын
Wow wow abwaan eeshcalaa nin culus❤❤
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
IDIL YARE
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
IDIL YARE
@farhansaid3310
@farhansaid3310 22 күн бұрын
Eesh qiyaasak, ax yaa dhaanto jacayl ah,❤❤❤❤
@kifaaxguraase7359
@kifaaxguraase7359 6 ай бұрын
Lengad ❤ Hassan
@FadumoMuuse-ey2cq
@FadumoMuuse-ey2cq Ай бұрын
Maàsh. Allah. Idil. Aruush. Xazan. yare ❤❤❤❤❤❤
@sakariyecabdiqaadir7400
@sakariyecabdiqaadir7400 6 ай бұрын
m.a ❤❤❤ xasan nin adag
@jeyteofficialchannel4882
@jeyteofficialchannel4882 6 ай бұрын
Wey ka baxsadeen runtime 😊
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 6 ай бұрын
Mansha allah
@user-me1rd4zx5l
@user-me1rd4zx5l 6 ай бұрын
Mnsha alh ad ayey u quruxbadan tahay dhabto❤❤❤❤❤❤❤
@AffectionateFlyingSaucer-vj3fj
@AffectionateFlyingSaucer-vj3fj 6 ай бұрын
Cabdi Mahad
@user-sg8qd7qx9c
@user-sg8qd7qx9c 6 ай бұрын
Jacayl dhaanto ah❤
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 6 ай бұрын
Waa dhaanto aad uqiimo badan erayada iyo laxanka musiga aad baa looga shaqeeyey wakhtina waa lagu bixiyeey , waxaana ku luuqeenaya laba hobol oo aad uqiimo badan midba midakale codkiisu ka macaan waan hubaa dhaantadaan inay gadmayso ama malaayiin qof daawanayaan ama shucuurtoodu kacayso waan sugaynaa i.a veus kayda WAAN KU SALAAMAY ABWAAN
@abwaanhire
@abwaanhire 6 ай бұрын
Maxaad kawadaa 2 hablood waaba wiil iyo gabadhe
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 6 ай бұрын
​@@abwaanhireqoraalka sifiican u akhri ha dagdagine laba hobol ayaan kusoqoray meesha hablo ma ahan lkn hobol ayaan sooqoray hobal ayaana lagarabay
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTO CUSUB 2093
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTO CUSUB 2093
@AbdikarimMohamed-je5nm
@AbdikarimMohamed-je5nm 3 ай бұрын
Aad Iyo Aad Beey Uwacan Tahay Dhaantadan ❤❤
@Aminadhool31
@Aminadhool31 6 ай бұрын
Wwww wax sugna way soo dhameystiren dhandaada labo leng ❤❤❤❤❤
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DELL
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DELL
@muhamudyussuf3523
@muhamudyussuf3523 6 ай бұрын
ManshaAllah Boqorata Hawenka.❤
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTOW
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTOW
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTOW
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTOW
@user-hz2nh5ll7j
@user-hz2nh5ll7j 6 ай бұрын
afkina cano lagu qabay idil iyoxasan nolada wax badan
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 6 ай бұрын
Masha Allah idil ayush lafta gela badha jaahuurnimo ina ader❤❤❤❤
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTO CUSUB 2093
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
2093
@KafeeyoShariif
@KafeeyoShariif 2 ай бұрын
Wcs
@user-cw9ks5op2h
@user-cw9ks5op2h 5 ай бұрын
Gabadh cod mcn ❤️❤️
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 6 ай бұрын
Tan dhaanto waa dhaaftee magac kale ugu yeera😮
@user-fm3sy9rk1i
@user-fm3sy9rk1i 6 ай бұрын
eshcalaa miraha dhaantooyinka ka soo maaxday maskaxdiisa mid la tuuro maleh
@AbdiMukhtaar-jd9md
@AbdiMukhtaar-jd9md 20 күн бұрын
Xasan yare and idil ayrush wale waa labo is fahamey 🎉😂😊❤
@deeqdarajo5542
@deeqdarajo5542 6 ай бұрын
Masha allah
@QadarCabdi-tn8gl
@QadarCabdi-tn8gl 6 ай бұрын
Abwaan❤ eshcalaa
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 4 ай бұрын
Idil ayruush miyey soo kululaanysaa mise aniga ayaa mooday laabta igu hay iyo hadbaa hiinraagaynaa ayay ku wareegaysaa
@XabiiboAbdalla
@XabiiboAbdalla 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-nw9fm1wc9z
@user-nw9fm1wc9z 6 ай бұрын
Idilayruus and xasan good venny❤❤❤❤❤❤❤
@user-no7dh3sg9i
@user-no7dh3sg9i 3 ай бұрын
Waxaanaa dhaanta lagaa dhahaa❤❤❤
@user-un1vg6bd4n
@user-un1vg6bd4n 5 ай бұрын
Dhaanto macan 🎉❤
@garad7786
@garad7786 6 ай бұрын
Esh calaa 🎉❤
@user-xh2hi2on9r
@user-xh2hi2on9r Ай бұрын
2 qof oo isku so baxaya weeye wlhi guulaysta
@ibrahimfabdullahi9204
@ibrahimfabdullahi9204 6 ай бұрын
Mansha Allah ♥️🙏♥️
@SamsamCabdi-qs9ft
@SamsamCabdi-qs9ft 2 ай бұрын
Inader ❤
@user-rl1xg6hk4g
@user-rl1xg6hk4g 4 ай бұрын
Dhanto macaan waye wllhi
@MubarikYare-su4zs
@MubarikYare-su4zs 5 ай бұрын
Dhaanto aabahed weeye❤❤❤
@RaaxoBashiid
@RaaxoBashiid 3 ай бұрын
Dhato,macan❤❤❤❤❤
@ismacil2010
@ismacil2010 2 ай бұрын
Dhaantada dhan isku laxan miyaa
@user-ei9th7si7p
@user-ei9th7si7p 3 ай бұрын
M.a waad Isla keenteen ❤❤❤❤
@FadalaxYare
@FadalaxYare 3 ай бұрын
Walaaalshey ayaa tahay runti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdilKadare
@CabdilKadare 3 ай бұрын
Tan dhaanto waa dhaaftay wllhi❤❤❤
@SadamBaraka-kp6hm
@SadamBaraka-kp6hm 4 ай бұрын
The best dhanto🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaliMaxamadJidhaan23
@CaliMaxamadJidhaan23 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DaaudYare-pu4og
@DaaudYare-pu4og 22 күн бұрын
Waan 😮
@user-hz1kb3wj3v
@user-hz1kb3wj3v 6 ай бұрын
Mansha allha❤❤❤❤❤❤
@user-fw5my7im9h
@user-fw5my7im9h Ай бұрын
Wow ❤❤❤❤❤❤
@laylajaamac2420
@laylajaamac2420 4 ай бұрын
Mash alh axsan cod🎉❤😊
@XuseenXuseen-wl9lw
@XuseenXuseen-wl9lw Ай бұрын
Guuleysta❤❤
@user-ti5dx1eq4e
@user-ti5dx1eq4e 2 ай бұрын
Abwan eshcalaa dumasha daydi sodhaway
@XuseenXuseen-wl9lw
@XuseenXuseen-wl9lw Ай бұрын
Guul dds❤
@MohmedAli-uk6cy
@MohmedAli-uk6cy Ай бұрын
Horiusoco xassan yare iyo idil ayrush
@AMIINYARE966
@AMIINYARE966 6 ай бұрын
Keep going
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 2 ай бұрын
Midhaha iyo laxanku waa wax kale music 🎶 qudhiisu waa wax kale 2 fanaan oo qiima badan guulaysta dareen gaara ayay leedahay heestani tolow midhaha ma Ahmed eshcalaa baa leh?
@user-hz1kb3wj3v
@user-hz1kb3wj3v 6 ай бұрын
Abwaan eeshcala waan kugu haystaa Abwaan qaran
@user-yl2oj1qj4e
@user-yl2oj1qj4e 6 ай бұрын
Jah idiiley nagada sidan
@CalinuurIbraahim-qk9yb
@CalinuurIbraahim-qk9yb 3 ай бұрын
M.a sxbky xasan yare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibodayur4658
@hibodayur4658 6 ай бұрын
Ma dhabaa
@CabdiAadn-ky9wv
@CabdiAadn-ky9wv Ай бұрын
Dawlo cabdi😊❤❤😂
@bashiirbashkajr7
@bashiirbashkajr7 6 ай бұрын
Best dhaanto
@user-hz2nh5ll7j
@user-hz2nh5ll7j 6 ай бұрын
waa dhanto macan
@ahmettnaaji9597
@ahmettnaaji9597 6 ай бұрын
Waa dhaanto shidan walee❤
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 5 ай бұрын
DHAANTIOW
@user-hz2nh5ll7j
@user-hz2nh5ll7j 6 ай бұрын
manshalhu watzappkina ayan rabaa
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 3,5 МЛН
Kaftanka Siyaasada 503 oo aad u xiisa badan
41:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,8 М.
IDIL AYRUUSH & BISHAAR AWAL | DHAANTADII DAYRAKEEN | 2023 VIDEO
5:32
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
Cabdiwali xasan dhuux dhaanto 2024
4:20
Cabdi Wali Xasan Dhuux 🎤
Рет қаралды 890 М.
DHAANTO CUSUB FOOXISO MUXIYADIIN SHAAHID & IDIL AYRUUSH OFFICIAL VIDEO 2024
4:50
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 363 М.
DHAANTO CUSUB MUXIYADIN SHAHID IYO IDIL AYRUUSH
4:56
Jigjiga TV
Рет қаралды 227 М.
IDIL AYRUUSH & AXMED EESH CALAA | DHAANTO CUSUB | VIDEO 2022
6:08
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 3,1 МЛН
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 1,5 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН