II WAD SHEEKADA "Sidee social media lacag looga sameyn karaa 💴" IM252 S2-E8

  Рет қаралды 15,807

Ardaa Media

Ardaa Media

4 ай бұрын

Пікірлер: 43
@Ahmed_Hirad
@Ahmed_Hirad 4 ай бұрын
29:02 waana laba wadan oo kala duwa. 🎉 Waa sida muwaadin kasta laga rabo 😊 proud to be Somalilander ❤
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 3 ай бұрын
Hahahaha
@user-mx2nc8ep4f
@user-mx2nc8ep4f 3 ай бұрын
Masha’allah, nin culus baad maanta soo qabatay. Mahadsanid Dr cabdikarim
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 4 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 4 ай бұрын
Im252 wankuxidhany mashlh horey usocda
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 4 ай бұрын
Masha allah ❤
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 4 ай бұрын
Reer comments afhayeenkoodii bn ahay goormaan halkan ka so muuqanayA nio ARDA MEDIA
@Unique_girl77
@Unique_girl77 4 ай бұрын
Inta ardaa media ardaa dhigatay oo video dhaafin wann idin salamay😂😂
@user-ij9ft2tp3p
@user-ij9ft2tp3p 4 ай бұрын
waan kaaqadany😂
@AhmedAli-pj3id
@AhmedAli-pj3id 4 ай бұрын
Thanks you ardaa
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 3 ай бұрын
Podcast wakhti lumisa ayuu ahaa sababtoo ah cinwaanka iyo waxa ku dhex duugani hal meel oo lagaga hadlay ma jirto ama ay iska soo galayeen, qof uun baa noloshiisa laga waraysanayay.
@NOf_x_x
@NOf_x_x 3 ай бұрын
Bro youtuberska dhan ayaa isticmalo waxa logu tala galy in qofka lagusoo jiito sidu muqalka udawado waa wax lawada isticmalo
@SHADOWGAMING-tm9hg
@SHADOWGAMING-tm9hg 4 ай бұрын
Qeys qaysar podcast lasame plz
@Goundhe
@Goundhe 4 ай бұрын
Waa maxay xidhiidhka idinka dhexeeya bisadaha 😂😂😊
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 4 ай бұрын
Magaranayo sababta aad ciwaan uga dhiganwaydeen. Waxyaabaha faraha badan ee muhiimka ah ee aad ka hadhasheen. Ciwaan aan meesha qusayn baad soo qorateen.
@Sabnaaa712
@Sabnaaa712 3 ай бұрын
Tiim im252❤❤❤
@mssmonday7902
@mssmonday7902 4 ай бұрын
Illahow say ninka calooshu utagan tahy hanoo istaajin 😂 mskxduu aad umaaly Walken
@khalidsomalichannel1487
@khalidsomalichannel1487 4 ай бұрын
Famous 😂
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 3 ай бұрын
Kulahaa waa 2 wadan...kala yiihiin balo..??!! waa 2 magaalo uun oo dad SOmali ah oo wada degan yihin...bilaa calayk nagabdaaa qala qubka..😢👏
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 ай бұрын
Hhh walal mar hore kala fogaanay sida Djibouti 🇩🇯 iyo somalia 🇸🇴 ukala duwan yihiin ukala duwanahay because maamulkiina ma ogolin miyaa na qasbi kartaan hadii aydaan sidaas ogoleyn cadow isku nahay
@karama_osman
@karama_osman 4 ай бұрын
2
@user-yv5hq8wf6s
@user-yv5hq8wf6s 4 ай бұрын
Deetana.sowaynady.😂😂😂
@waliga_ha_isdhibn
@waliga_ha_isdhibn 4 ай бұрын
markan ani dhinto
@abdulaliahmed8169
@abdulaliahmed8169 3 ай бұрын
Suaal hadii uu dhaho qofka (I am 252) Soo kama dhigno in ay atahay ( waxaan ahay Somali) maadaama uu yahay cod Somalia 252
@cazaammahmuud4307
@cazaammahmuud4307 4 ай бұрын
Waar ciwanka iyo waxa laga hadlayo ismalaha 😂😂😂 Im252 aa waraystay ma kuso qortid😂😂
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 4 ай бұрын
Cinwaanka badala sidani waa beeni waasnimo zhp
@NOf_x_x
@NOf_x_x 3 ай бұрын
Bro youtuberka dhan ayaa isticmalo waxa logu tala galy in qofka lagusoo jiito sidu muqalka udawado waa wax lawada isticmalo
@suweysupdyrisak3730
@suweysupdyrisak3730 3 ай бұрын
Laba wadan😂😂
@SmilingOleanderFlower-wc4gk
@SmilingOleanderFlower-wc4gk 4 ай бұрын
Arda naso kabo
@Goundhe
@Goundhe 4 ай бұрын
Wax faaido leh mahaysaa marka 🎉😮
@SmilingOleanderFlower-wc4gk
@SmilingOleanderFlower-wc4gk 4 ай бұрын
Dabcan haa inader
@Goundhe
@Goundhe 4 ай бұрын
@@SmilingOleanderFlower-wc4gk maxa ka mida
@SmilingOleanderFlower-wc4gk
@SmilingOleanderFlower-wc4gk 4 ай бұрын
Wllo Horta halkan waxba Laguma so kobikaro ee melkale ma lagaso xidhidhi Kara si ad waxbadan u igato
@SmilingOleanderFlower-wc4gk
@SmilingOleanderFlower-wc4gk 4 ай бұрын
Helow
@MakatbadaAlsacada
@MakatbadaAlsacada 4 ай бұрын
Ninkani dadka ma waraysan yaqaaan
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 4 ай бұрын
Social media wa mesha kaliya ee lacgta ugu badn lka sameyo blse xga africa ay khiyali thy😂😂
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 4 ай бұрын
Aad iyo aad 😂
@rashiidibrahim3525
@rashiidibrahim3525 4 ай бұрын
ɪɴᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀᴀ. sᴏᴏ. ғᴀᴅʜɪsᴛᴏ. ᴡᴀɴ. ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀᴀ😅
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 4 ай бұрын
Ciwaan fake ah ayaad soo qorteen kwrma bal?
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 4 ай бұрын
❤🫡🔥🔥
@Omar_yasin07
@Omar_yasin07 4 ай бұрын
IM252
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 ай бұрын
Abdikarin mk abi hadii aan nahay reer borama jano jiij kaliya waxan u isticmaalna haf time 😂😂😂
II WAD SHEEKADA “ Ganacsiga iyo dhalinyarada “ Awo Cukuse
55:53
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Sidee jacaylka wanaagsani nolosha u dhisaa??
37:00
Ardaa Media
Рет қаралды 11 М.
NABSI DUMAR #qiso
57:51
HIGSI NO.1
Рет қаралды 43 М.
NAJMA NASHAAD VS MOHAMED MAAME AFKAAGA ISKU DIL
18:06
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 200 М.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 608 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН