GAME: "Askari soo qabo tuuga" P1
12:02
Пікірлер
@ImraanAbdinuuryusuuf
@ImraanAbdinuuryusuuf 11 минут бұрын
Masha.alaah ali zaki
@user-bd3pe3ri6d
@user-bd3pe3ri6d Сағат бұрын
wxkle
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 Сағат бұрын
Ma cominson ba barnamijkani mise intasuba aha😂
@user-zg6zm2oh5c
@user-zg6zm2oh5c Сағат бұрын
Alhmd y’a rabi❤
@user-zg6zm2oh5c
@user-zg6zm2oh5c Сағат бұрын
My forex ❤
@BasmoabdulahiAgram090
@BasmoabdulahiAgram090 2 сағат бұрын
18 doler gabadha ka sameyay2500 oo cadey watan arkay ka Wara he
@amiinloxos381
@amiinloxos381 14 сағат бұрын
goat 🐐 moalimuu soo qabo nio
@Sharmaakemohauser-wg1cg4bw9z
@Sharmaakemohauser-wg1cg4bw9z 20 сағат бұрын
Zxp kalawareesanayo magaca youtubekiisa ii sheega
@Madaale04
@Madaale04 Күн бұрын
Waa macquul forex inlagasameyo 17000 dolar
@Abdinurmoha
@Abdinurmoha Күн бұрын
Inkastoo Aan kamid Ahy Team moalimuu Hadana Ninkan waan Taagera Guulysta Team Fx
@AbdishukurMahdi
@AbdishukurMahdi Күн бұрын
❤❤❤❤😊😊
@BISHARABDIKADIR-mz7wr
@BISHARABDIKADIR-mz7wr Күн бұрын
Mahadsanid ustaad waraysigan dhiirann ban ka qaaday alxm🙏
@MohamedAden-vd1rh
@MohamedAden-vd1rh 2 күн бұрын
CREATE PODCAST ❤
@LibanAbdi-fv8li
@LibanAbdi-fv8li 2 күн бұрын
nio mawduuca intii ugu danbeysay jaceyl bad nala gasheen😂😂😂
@djcodka7512
@djcodka7512 2 күн бұрын
From Awale calawash
@haamze
@haamze 2 күн бұрын
Guul iyo gobanimo 🎉
@user-bl1bs8ii7d
@user-bl1bs8ii7d 2 күн бұрын
Waad ku mahadsantihiin podcast ka wax badan ka faa iiday, waa raheena aniga inaa ka gaaro meel sare✨.
@LibanAbdi-fv8li
@LibanAbdi-fv8li 2 күн бұрын
xaqiiqdaa waxay tahay nollosha wax walba wad bilaabi kartaa kaliya waa adiga iyo dadaalkaga wax walaba waa easy kaliya waxay rabraa jogteen samir iyo dadaal i.n one day you will win nolloshada emotional ha ku go'aan qadan wan dareemayaa marka aad aragtay wiil yar oo shidan oo dhisan lacagna fadhigiisa ku sameya wad moral xumaneysa iyo nolloshada khiyaaligeeda balse ma ogthay ninkaa in badan ood bashalaysay in uu qol ku xirnaa marka ha ku goaan qadan videogan ee nolloshada hadaf u samee ustaad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 күн бұрын
Easier said than done ✔️
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 күн бұрын
Dhalinyaro Haddaa isleedahay wax sahal lagu helo ayaa jira. Figrad aad ka shalaayi doontid😮😮😢
@Arabduur
@Arabduur 2 күн бұрын
Nacalaaye dunidaan balance maahan Anaga haldoller oo internet kii ah mahayno Ayaguna 100k hal trade😂 War wuxu ma dayaxay ku nool yihiin😂
@ridwaanmohamed9461
@ridwaanmohamed9461 Күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅 qoomkle waayeH
@GuuleedAhmed-vk1kz
@GuuleedAhmed-vk1kz 2 күн бұрын
Cawaale cabdiraxmaan calawaash weli mahayno lacag aad qabatay oo really ah,sidoo kle academy'da ADKE courses'kedu waa cirka.
@richmann7835
@richmann7835 3 күн бұрын
Zhp aad ban u doonayay macalin aan Ka barto crypto Ama link please iso jawaba
@qayzizmail2475
@qayzizmail2475 3 күн бұрын
One day I hope to be a big trader if allh sey 😊🎉
@AnfacBadan
@AnfacBadan 3 күн бұрын
Been badana maxaa maskiinta wax jirin been ah views loga radiinaya
@Qisaska-dahsoon
@Qisaska-dahsoon 3 күн бұрын
Wllhi awale waa legend 3month ayan ku jiraa isbedel ayan ka dareemay 😊
@user-yw1xg6cc5x
@user-yw1xg6cc5x 3 күн бұрын
hada herke mare wll madhigata mise real trade tahay
@naciimayuusuf9896
@naciimayuusuf9896 3 күн бұрын
filimkq uu sheegay cid isheegi karta ma jirata
@abdifatahahmed83
@abdifatahahmed83 3 күн бұрын
For sure, hard work pays 👏 . Thanks for the motivation and advice
@wacyiga_Nolosha
@wacyiga_Nolosha 3 күн бұрын
GOATKA FOREX TRADERS KA SOOMAALIDA GUULEYSO USTAAD. WAA XAQIIQ IN AAD KAMID TAHAY DADKA HALF MILLION KA KA SAMEEYEY SUUQAN FOREX , CILMIGIISANA DADKA SOOMAALIYEED UGA FAA'IIDEEYEY.
@SakariyeQando
@SakariyeQando 3 күн бұрын
Soomaalida waxa ugu Wayne ee lawaraystaa waa hahaha waxaasinaa waa hor umar ay gaadheen mashallah
@CabdiHakin-sj8xp
@CabdiHakin-sj8xp 3 күн бұрын
Zxp halkii ka helaa course
@user-oj3or1hy7h
@user-oj3or1hy7h 4 күн бұрын
Shekadii ashraaf noo waad heeeeee
@Juu_123
@Juu_123 4 күн бұрын
M.a he’s legend😊 lkn hal su’aal ba inga ilawdy. Yacni qofka mrku glaya suuqn ma waxa muhim ah in uu cilmigan finance io dhaqalaha aqoon u lahaado mise every person wuu baran karaa asigo course yar qaadnaya?? Thnkz arda media io Awale🫶❤️😊
@Qisaska-dahsoon
@Qisaska-dahsoon 3 күн бұрын
May wll kaliya forex ayaa barana wana ku shaqeyn kartaa
@hanadahmed3782
@hanadahmed3782 3 күн бұрын
mayaa walalo umaa bahnid cilmi dhaqaale inaad lahatiid suqqan ayaad ku baran doonta wax kastaa oo suuqan kaa shaqeeeya
@user-us9ly3ku7y
@user-us9ly3ku7y 4 күн бұрын
In fx 17 thousand is possible
@ROLEMOTIVATION
@ROLEMOTIVATION 4 күн бұрын
Sheekadii Hore miyaa soo celiseen imikay dad badani odhani lacag maku dhiibta deedna dhab wiif 😂😂😂 1 day 17 k -Dahabshiil baan samayn
@Mrlacag-nm3ce
@Mrlacag-nm3ce 4 күн бұрын
Wr de 17kun wax wayn ha ka dhigin dadka ma taqaanid kligina fx treder maheee
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 4 күн бұрын
Ma xuma inaad Lacag sameysid Lkn waxa xun inaad Mwwl puplic ah aad La timaado si aad uFaanto
@user-oh9bi8bf1e
@user-oh9bi8bf1e 4 күн бұрын
Reer ict waan idin salamay ❤🎉🎉
@Hasanferrari2021
@Hasanferrari2021 4 күн бұрын
Dadkan waxa layaba nahy leh 17k ayuu laweragya meel kasta ogow waxn record goals wxa dhici in uu markle sameyo 1m iyo wax leeg ee dhaliisha bilaa micna ah iska daaya shbyaal respect others 🙏🙏
@wacyiga_Nolosha
@wacyiga_Nolosha 3 күн бұрын
Adiga oon 1K samayn karin saaxiib maxaad ninkan libintiisa ugu diidaysaa
@momtazabdezamadjama4505
@momtazabdezamadjama4505 4 күн бұрын
M.a bro keep going
@xafzayar5322
@xafzayar5322 4 күн бұрын
🎉🎉🎉
@MuseSidalim
@MuseSidalim 4 күн бұрын
The only of Goat ict
@kidogo22
@kidogo22 4 күн бұрын
Maasha Allah waa xaqiiq jirto forex waa business online ah oo u baahan cilmjgeeda inaa barato so let’s go
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 күн бұрын
Wa beenaale aniga aqaan cawaale waagii hore ee IQ option isla ahayn
@libanabdimohamed517
@libanabdimohamed517 4 күн бұрын
This is #forex
@Qadaro223
@Qadaro223 4 күн бұрын
Ani iyo suuqu waan kala adkaan laanay😭😭
@nmcflims7421
@nmcflims7421 4 күн бұрын
Forex waxaa ku bilaabi kartaa 60 Dollar adigoo iibsaney account chllange propfirm Cadadkiisu yahay 5,000 amma 6,000 adoo kasameenaya ilaa 500 dollar adoo ku sii iibsaneya account 100,000 ah adoo ka sameenaya ilaa 5,000 kadi aaa iibsatid 500,000 shan jeer hadad shanboqoloo kun aad iibsatid waxaad heysataa 2,5 Million shanta account adoo bishii sameenya 10% marka laisku geeyo noqoneysaa 50% oo u dhiganta $500,000 bishii lkn qasab mahaa inaad 50% sameyso waxa laga yaaba haduu dadaalkaagu bato inaad sameysidba intaa inkabadan bilaha qaar amaba ka yar Mida kalee adoo profmska ilaa dhowr shirkadood ka dhigayaa si hadii midi ciladi ku timaado aad uga maarmi kartid Mida kale $500,000 inta profmsku 20%ay kaa jaraneyaan markaad ka reebtid aad xisaabisid waxaad u badaleysaa faaidadaada boqoley kadib 2% waxaad kusoo iibsaneysaa ama ku maalgashaneysaa account cusub ilaa laga gaadhsiinayo $10000000 plane sidaas ah ayaa ii qoran howshu meel dhaxe ayey ii mareysaa alx lkn barashada ayaa muhiim ah suuqana kuma sameen doontid si dagdag ah ilaa aad soo jabto cawaale na hambalyo ayaan leeyahay iyo nin walba waxa u shaqeeyaba
@nmcflims7421
@nmcflims7421 4 күн бұрын
Top forex profitable trader :George Soros his Net.worth about $8 billion Puol tudor jones Networth $4.5 billion Joe lewis Networth $5 billion😊
@SumayaNurMohamed
@SumayaNurMohamed 4 күн бұрын
Sidee ubartaa 😢icaawiya bls
@Qisaska-dahsoon
@Qisaska-dahsoon 3 күн бұрын
Anaa ku baraya wll
@hikam1022
@hikam1022 4 күн бұрын
Zxbken aware alawash 17kun bu sameyay lkn dhalinyarada caalamku sidan kuar kay halkan saacadi $35kun bay sameeyan keep going 💪