II WAD SHEEKADA -"Wax ka baro nolosha kale ee aanad ka aqoon” S2-E4 Xil Mohamed abiib

  Рет қаралды 48,944

Ardaa Media

Ardaa Media

4 ай бұрын

Пікірлер: 105
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 ай бұрын
: ❤👑: xaskayga mustaqbalkay wan ku wanajin doona wakhtina wan kula qadan doona marNabana ka oysiin maayo sidii nabigeena ku sharfaya🤝❤🥰 😮
@user-sq1pf8vo8b
@user-sq1pf8vo8b 4 ай бұрын
Qooq baa qanjaha kusoo gadhay mar hdd xalimo sidaaso dhan usharfayso
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 ай бұрын
Adeer Mahamett Abiib salaan sare from Borama jano ❤
@Opthale
@Opthale 4 ай бұрын
Wll Maayar mooge kusoo xigsii waala helayaa maayarka uyeedha idinkoo mudan oo maadsan 😊
@guiledvlogs2996
@guiledvlogs2996 4 ай бұрын
Waar legend baa soo qabatee 🙏
@user-tc1ch3by7r
@user-tc1ch3by7r 4 ай бұрын
Xildhibaan Maxamed abiin aad baan us salaamaaa Guuleeeso Hogaamiye
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 4 ай бұрын
Masha allah,kor usocda oo haday macquul tahay gaadha dhamman dadka soomaalida dhexdeeda magaca iyo saamaynta kuleh insha Allah.
@abdibouhamir1394
@abdibouhamir1394 4 ай бұрын
Bravo! Il a bien dit, He said each and everything. Congratulations go ahead.
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 ай бұрын
Anaa Gobolka kaalinta camare da 📸 ka maqan anaa keeenaya mise ana la tartansiinaya hargeisa ❤insha allah
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 4 ай бұрын
Legend now ilaaahay hakuu fududeeyee ku soco . Magaalada 1990 ayaad moodaysaa muuqaalada laduubayo
@munaabdi822
@munaabdi822 4 ай бұрын
Mahadsanid Ak sidad udadalaysid plz haday macquultahay Mayar Mooge soo casuum from Mogadishu 🙏
@faadimacabdulaahi514
@faadimacabdulaahi514 4 ай бұрын
Xildhibaan maxmed abiib taageera buuxda ayaan u ahy guuleyso ardaa waad kumahadsntuhuin mirnaajyada quruxda bada hory usoc from bosaso puntld
@Engdaacadd
@Engdaacadd 4 ай бұрын
Ardadaa media waan idin salaamay waxaan idinku xidhnaa tan iyo markaa 5k soo marayseen Talo ahaan waxaan soo jeedinlahaa barnaamijku sida kale waa heersare laakiin magaca waa laga yar fiicanyahay sawirna wuu gudbinayaa dhalin yaro dhalinyaro ah hadaad u fiirsato , dee kolay dadka aynu soo casuumaynaana da' walba way leeyihiin. Waad mahadsantihiin igana raalli noqda
@FartuunKhaliif-xc3fe
@FartuunKhaliif-xc3fe 4 ай бұрын
Maashaa Allaah xildhibaan mxmed abiib
@hmhfootball276
@hmhfootball276 4 ай бұрын
Masha Allah ALLE hakugu guuleeyo hamigaa wacan xildhibaane qodobka ah cadaaladda ayay wackastaa ku xidhan yihiin waan kugu raacsanahay.🙏
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 4 ай бұрын
Xildhibaan maxamed abiib yuusuf sharaf iyo karaamo 😊🎉 aad ban kuu taageera❤
@AbdinaasirHassan-lh2re
@AbdinaasirHassan-lh2re 4 ай бұрын
Runtiih hal abuur wnzan ayaad keentay walal Ak waan kugu hambalyaynaynaa fikirka quruxda badan ee xiizaha iyo xamaazada leh ee aad hindizten adi iyo teamkagu halka iyo meel ka sarayza walal noona soo badi barnaamijyada noocana bulzhadu aad bay ugu baahan tahy❤
@najiimosman2963
@najiimosman2963 4 ай бұрын
Legend baad tahay Xildhibaan mar hadad Barcelona & Liverpool fans tahay😂🫡
@Lisanpoints
@Lisanpoints 4 ай бұрын
Hawshaa wada meel fiican ayaad abaarteen.❤❤❤❤❤
@user-iz5xk4dh3r
@user-iz5xk4dh3r 4 ай бұрын
Legend WaYeee ina ABiiB😂😊
@MohamettQoslaaye
@MohamettQoslaaye Ай бұрын
Xildhibaan maxamed abiib
@souadelmi5470
@souadelmi5470 4 ай бұрын
machallah tabakarallah alluhuma barek
@Hanafilms7
@Hanafilms7 4 ай бұрын
Ardaa media noo soo daaya muqaal ka c.kariin ak ❤🎉
@user-tz3fp7vj7k
@user-tz3fp7vj7k 3 ай бұрын
Xildhiban legend
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 4 ай бұрын
M abiib salan sare from puntland
@user-ze5zk2gq7s
@user-ze5zk2gq7s 4 ай бұрын
Ala ayooyooyy ficil badanidaa maxay dad badan u naxariisatay allee ha u wadda naxariiistee
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 4 ай бұрын
Legend Abiib.
@NastexoAxmed-fn2gn
@NastexoAxmed-fn2gn 4 ай бұрын
Aar ninkan Wan wata wa nin culus❤
@UgbaadCabdi-gx2ii
@UgbaadCabdi-gx2ii 4 ай бұрын
Aad baan u tageeraa marka dad bulshada kaalin ugu jira aad kulan la samaysaan khaasataan xildhiibaan maxamed abiib hore u socda
@user-fj6sc2kb4p
@user-fj6sc2kb4p 4 ай бұрын
Aar xildhibaanku nio waa nin borama horumar badn la raba😂😂
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 4 ай бұрын
Mashalah ❤
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 4 ай бұрын
waan idin salaamay maxamad abiib iyo ardaa salaan sare
@munahussein9687
@munahussein9687 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉Rabadan Mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉walalaha somaliyed 🎉🎉🎉🎉🎉
@ardogaas2556
@ardogaas2556 4 ай бұрын
Maayir mooge 😍
@user-sf1ji4vq3v
@user-sf1ji4vq3v 4 ай бұрын
Meshalah geesi qaran inshalaa waxaan kuu rajaynaaya in aad noqoto maxada wayne soomaaliyeed
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 4 ай бұрын
Nin culus oo mas uul ah
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Abtigey ❤
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 4 ай бұрын
oo show waxan oo dhanba waxadka ken tay xasaradaan o dhanba xiiliban walhi wayku barbariisy alle ha uu naxaristo ayeyo
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 4 ай бұрын
Maayir mooge noogu yeedh please ❤
@guleedaxmed3093
@guleedaxmed3093 4 ай бұрын
Xildhibaaanku Barcelona fans miisaanka culus 😂
@kowsarmuuse2302
@kowsarmuuse2302 4 ай бұрын
Wow nin culus bad kentay
@CabdifatahYusuf
@CabdifatahYusuf 4 ай бұрын
MaaYaR MooGe Soo QaBo MazuuL
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 4 ай бұрын
Barca fan. ♥️💙
@niciimaahmed3983
@niciimaahmed3983 4 ай бұрын
mooge soo qabo Ak please ❤
@xamdailyaas
@xamdailyaas 4 ай бұрын
Ala xildhibankayagiii
@KhadarMohamed-cj2px
@KhadarMohamed-cj2px 4 ай бұрын
Ayeyo Allah ha u naxariisto, lkn armay nooshay
@ahmedyasiin7878
@ahmedyasiin7878 4 ай бұрын
Xildhibaanka barnaamijka sheeg shigni ama sheekana noogu soo casuum
@CabdiMuuse-iz2iy
@CabdiMuuse-iz2iy 4 ай бұрын
Fans brca 🎉
@wasirahassan4718
@wasirahassan4718 4 ай бұрын
Mayir Mooge ku xijii
@Lander6656
@Lander6656 4 ай бұрын
MooGe soo Qabo sxb hadY suurogal tahY
@ismogabe5913
@ismogabe5913 4 ай бұрын
Mooge welcom ❤
@SHADOWGAMING-tm9hg
@SHADOWGAMING-tm9hg 4 ай бұрын
War legend so qabo qeys qaysar
@yaasir5920
@yaasir5920 4 ай бұрын
Libaax maxamed abiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
@xaliimodable246
@xaliimodable246 4 ай бұрын
Maayirka mooge keen plz
@keeyow1976
@keeyow1976 4 ай бұрын
hool
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 4 ай бұрын
Abdala jamaall kuso Xigsii Apdi Kariinow❤
@user-ij9ft2tp3p
@user-ij9ft2tp3p 4 ай бұрын
mooge sooo qabo m.a❤
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 4 ай бұрын
Tlie shuute❤
@yasinaxmed4390
@yasinaxmed4390 4 ай бұрын
Part 2 ayan ubaahanahay❤❤
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 4 ай бұрын
My father name moHametH abiiB❤🤴🏻
@hanaanabdirahman1456
@hanaanabdirahman1456 4 ай бұрын
Xildhibaan wa ramadane intaasi danbi haygu ahaate kursigii sowdiga jug gaadhsiiyay😂😂
@hiboomar2469
@hiboomar2469 4 ай бұрын
Masha alh wa talo wanagsan in xilka dad yaryar loo dhibo xilalaka sar sare ee dslka lkn waxaa ka horaysa inay ka sow bixi karaan xilkaas but waan ku raacsanahay fikirka ah dad yaryar iyo xilalka
@nacimamaxamed-ev8pq
@nacimamaxamed-ev8pq 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AbdinaasirHassan-lh2re
@AbdinaasirHassan-lh2re 4 ай бұрын
Abdikarean Ahmed mooge noogusoo xigsii walal
@HoodoClraxmaan-jx3qz
@HoodoClraxmaan-jx3qz 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bs1jd8qv6u
@user-bs1jd8qv6u 4 ай бұрын
Wll maayir mooge noogu so xigsii pls❤
@hakeemahmed5020
@hakeemahmed5020 4 ай бұрын
ardaa films hal mid aan idinka codsado waxaad u samaysaan baaramijkan playlist u gaar ah
@Degaliah
@Degaliah 4 ай бұрын
Wa fariid walahi xildhibaankani 😂
@hanaabdikariim2831
@hanaabdikariim2831 4 ай бұрын
Ina abiib waraysigan ka hor dadka kaso horjedan ahan jiray lakin markan waraysigisan dawaday waxan arkay inu nin ciyar seelseliga jecel ahan jiray marku yara hadana dawlada ciyar seelseligi ku wado dawlada haka xanaaqina e intisa wanagsan ka faidaysta 😂
@epthikanihamzeko9152
@epthikanihamzeko9152 4 ай бұрын
Muuse bixi Next 😂😂
@mohtayib
@mohtayib 4 ай бұрын
Mayor Mooge ayaan idinka sugeynaa
@mazCuudmohaN
@mazCuudmohaN 4 ай бұрын
XasaN dhuxul laapsalax so qabt 🙏
@Unique_girl77
@Unique_girl77 4 ай бұрын
Maayar mooge soo qabo wll
@user-zc8hp3kd3e
@user-zc8hp3kd3e 4 ай бұрын
ina mooga blz wllo
@blackdaimond4685
@blackdaimond4685 4 ай бұрын
Xildhibaan ayeeyo koris 🇦🇸😂😂
@ikramahmad8404
@ikramahmad8404 4 ай бұрын
Kuwi u sheeg ka hinasasana inaan qani nahay .
@boqoradajiliinka6668
@boqoradajiliinka6668 4 ай бұрын
Borama dadkeeda canka cidipa ma taqaano wlhi 😂😂
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 4 ай бұрын
akhas maxaa laga baranayaa ornka isaaqu buunbuuniyaan
@CabdiWali-gl6cd
@CabdiWali-gl6cd 4 ай бұрын
Asc
@user-rm1re6ty5u
@user-rm1re6ty5u 4 ай бұрын
Cawa Cemaradiini maxaa ka qaldan
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 ай бұрын
Xildhibaan axmed khaliif soo qabo
@Amein_ismail
@Amein_ismail 4 ай бұрын
Maaayar mooge soo qabta wll
@user-pb8tg1vd4u
@user-pb8tg1vd4u 4 ай бұрын
Team gundhigii cusmaan 😂 ismuujiya 😅
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l 4 ай бұрын
Xildhibaan abiib ciyaartoy kubada ama baloni cayrsada ilaa xildhibaan noqo Somaliland president ramadan Mubarak🎉🎉
@drabdirashidfaisal4365
@drabdirashidfaisal4365 4 ай бұрын
Cumar binu khadab RC ma doorashuu u ooyi jiray Niyow
@mutasahmed2721
@mutasahmed2721 4 ай бұрын
Mayar mooge
@user-ce7ii6sc3l
@user-ce7ii6sc3l 4 ай бұрын
Heesta balaayo ka soo martay😂😂
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 ай бұрын
Waan somane an uso afuro kan😂
@munasagal2496
@munasagal2496 4 ай бұрын
Xildhibaan ka isku dabeecadaan nahay inta nadan
@user-dn8no1gh9v
@user-dn8no1gh9v 4 ай бұрын
Mayor mooge kusoo casuun ustaad
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 4 ай бұрын
The reds Liverpool kooxda kooxaha 😅
@sidiiqahmed2071
@sidiiqahmed2071 4 ай бұрын
Axmed khaliif soo qabo
@istarhabeen
@istarhabeen 26 күн бұрын
Cajiib, nin weyn baa oranaayo qaxii baan dhashtey😅. Soomaaliyeey qof walbe haduu 1988 iyo wax ka yar la sheegto, yaa noolaa before that? Waaba dambi da'da been laga sheego
@cabdirashiidsaleeban3940
@cabdirashiidsaleeban3940 4 ай бұрын
Guruje ama qodax kusoo xigsii
@nimonimco3063
@nimonimco3063 4 ай бұрын
Xiyaasada waxa ka wanaagsan Arimaha bulshada. Cudur iyo xanaf malaha
@Abdiqani144
@Abdiqani144 4 ай бұрын
Maayar mooge next ❤
@khaalidsooyaan2203
@khaalidsooyaan2203 4 ай бұрын
Wr aniga igu xigsiiya dheh macalin waaxay waad isla degaysaaye 😅
@Mukhtaarcazka
@Mukhtaarcazka 4 ай бұрын
xasan dhuxul laabsaalax soo qabo
@JamiilaHassanAbdilahi-ep6ej
@JamiilaHassanAbdilahi-ep6ej 4 ай бұрын
Inader mooge soo qabo
@user-iq7ix3cu3i
@user-iq7ix3cu3i 4 ай бұрын
😂😂😂
@user-uy1qk2pv4i
@user-uy1qk2pv4i 4 ай бұрын
Mooge soo qabo
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 4 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@hanadiahmed9309
@hanadiahmed9309 4 ай бұрын
Axmed khaliif ku soo baqaban
Faniinta balwada leh iyo kuwa aan lahayn 😳…”  S2-E5 Ali Zaki
28:03
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 24 МЛН
Call Your Ex New Challenge 😂🇩🇯
13:18
Fathi Feedho
Рет қаралды 7 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН