Hooyo markii ay dhimatay ayay dariska nin ku dareen aabaheed oo aan la raadin hada ninkii waa ka...

  Рет қаралды 13,508

Illintir

Illintir

Ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 83
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 24 күн бұрын
Ilahayoow rabiyoow raxmanoow abaheed u sahal aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c 26 күн бұрын
Ilaahey ha usahlo Gabar somaliyeed oo oyneso walaahi waan iska ooyaa ilaahow dhibta inaga qaad
@falisa576
@falisa576 28 күн бұрын
Gabadhu way daruufaysan tahay e Hala caawiyo somaliyeey Ehelkedi aabe ugu horeeyo Allaha U so sahlo
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 27 күн бұрын
Dhibaato ayaa gudaha ka heysata waa dareemeysaa
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 28 күн бұрын
Walidiidta somaliyedow ilaahey kacabsada oowladiina hadayacina
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 27 күн бұрын
Gebertacagoon ay heysaa ehelkeeda mataqaan. Ogaadeenoow u kaca maskiinta
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 26 күн бұрын
Allah ha uu sahlo Aabbe macaan
@hamdinur9382
@hamdinur9382 27 күн бұрын
Maskiin ilmihii ey wehesheyday meyba rabaan iney kaqataan war dadka ilmaha ninka dhalay qaraabadiisahow illaahey kabaqa oo ilmaha biisha hoyadoona nabad galiya umada somaliyeedna qofkii awooda hala caawiyo
@foozia426
@foozia426 27 күн бұрын
Miskiina gabadha hala saacido somaliyeey insha allaah ❤
@somalihanolato741
@somalihanolato741 27 күн бұрын
Hada aabo ma haysato ilmaha aabo ma leh hooyo ma leh yaa rabi
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 27 күн бұрын
Waa in aanu jirin qaraabo dalban karta caruur hooyadood haysato oo uu galaa xabiska qofkii hooyo ku qabsada caruurteeda ilaa ay wax ka gartaan oo ay dad waawayn ka noqdaan yaa uga fiican hooyadood qaraabada waa inay ilaahey ka baqaan oo ay hooyada iyo caruurteeda kaalmeeyaan ama aysan dhib la iman ma waysan islaan ahayn qofkii laba gacal oo xabiib ah oo is j sida hooyo iyo caruurteeda kala qariya jano masaas buu ku heli ilaahey dulmi ma ogolo taasna racmad maaha ilaahey halaga boqo taas iyo alaahu aclam
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 28 күн бұрын
Allah Haa usahlo gabadhan iyo intiilamida
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 27 күн бұрын
Qax dagaal 40sano maxaa laga dheefay ‼️❓😭 subxaanallaah somali caqli yeesha
@ashawooo
@ashawooo 27 күн бұрын
axa ha oyina illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye ku dabesa Abaayo rabi dhibtada ha ka sara rabi ha ku gara Abdiaz illahaya qeera ha idan siya adiga iyo timaga rabi ajira ha idan siya
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 27 күн бұрын
Alaha u sahlo gabadhaan aabaheed kurbadana alaha ka qaado si degdeg ah abaayo kaligaa ma tihid ilaahey baad leedahay ilmahana ilaahey bay leeyihiin faraj qayr ah alaha kuu bixiyo allahuma aamiin
@user-wj4tn6np2x
@user-wj4tn6np2x 27 күн бұрын
Qudbo sirada joojiya nimanow gabdhaha ha aasinina iyagoo nool
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 27 күн бұрын
SubxanAllah ya Rabbi Ilaahay SWT ha u gargaaro Najma, Aabaheed iyo ehelkeeda inay hesho ayaan u rajaynayaa, culayska iyo murugada Alle haka dulqaado, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢😢
@munoqali826
@munoqali826 26 күн бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 27 күн бұрын
Subxaanallaah 😭😭‼️❓ raga somali dayacay na badeen Allaah ha ka jisaa isiiyo Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭😭😭😭 o
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 28 күн бұрын
Allow u sahal ehelkeda yaa rabi
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 27 күн бұрын
Misiin gabdh yar 🥲🥲🥲
@foozia426
@foozia426 27 күн бұрын
Ax miskiina ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah ❤
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 27 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha insh allaah
@amranosman1102
@amranosman1102 27 күн бұрын
ALLAH hau sahlo family keeda
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 28 күн бұрын
Ilahay ha kusoo sahlo abyo rerkaaga wa xanuun
@jamaadhosh4947
@jamaadhosh4947 19 күн бұрын
Gabadhaan allaah ehelkeeda ha u sahlo laakiin caqabada heysta oo kale ayaa ilmaheedana wajihi karaan mustaqbalka waayo kuwii ilmaha ehelka u ahaa ayaa ku kalifaya iney ilmahaas la irdhowdo si aysan uga qaadan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 27 күн бұрын
Ilaahay ha kuu soo sahlo aamiin
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 27 күн бұрын
Illhey ha u sahalo
@sahraigal1493
@sahraigal1493 27 күн бұрын
Ilahow gabdhan u so sahal.aabed
@abdalledahralashcariyialsh1627
@abdalledahralashcariyialsh1627 28 күн бұрын
Ilaahay ha ka dulqaado wax walbo culays ah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 27 күн бұрын
Maskiin ilaahow usoo sahal aabe iyo reer adeer ilaahay hooyo ha u naxariisto reerka waxaan rajayn inaysan ka qaadan ilmaheeda ay weheshanayso caruurta agoontaa ilaahay hakula koriyo aabohoodna ilaahay ha u naxariisto abaayo samir in shaa allaah waad hele doontaa ilaahay hakaa farxiyo abaayo
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 27 күн бұрын
Don't cry baby inshallah soon your dad will call you
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 27 күн бұрын
Ilaahey ha u qadaro in uu soo waco
@FadumoSheikhAli-pp3oh
@FadumoSheikhAli-pp3oh 28 күн бұрын
Allow ku sahal abaahaa
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 27 күн бұрын
Allaha hakuu soo sahlo in aad aaba Haa hesho. Iyo family giisaba allahuma Aaamiin 🤲🤲
@hawoali120
@hawoali120 26 күн бұрын
Allaha usahlo
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 27 күн бұрын
Xamar waa in cadaalad lagu helo hadii kale dowlad ma jirto iyo wanaag walaahu mustacaan
@Geele_jire
@Geele_jire 27 күн бұрын
Ilaahay ha u sahlo
@rahmak2320
@rahmak2320 28 күн бұрын
Maalin kasta ilmaa ooynaayo war ilahay kacabsada nimanoow dayaca joojiya
@muxyadin548
@muxyadin548 28 күн бұрын
Alaha usoo dhaweeyo ahelkeeda iyo aabeheedba
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 27 күн бұрын
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم ilaahay hawgargaaro subxaana allaahu
@abdirahimmohamedabukar
@abdirahimmohamedabukar 28 күн бұрын
يالله
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 27 күн бұрын
I'm so sorry walaal,coz it's a sad story,never give up and stay strong 💪,Allah is Great..
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 27 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo teamkaga😔
@user-qf8ux6uz1o
@user-qf8ux6uz1o 27 күн бұрын
Ilaahay ha u sahlo gabadhaan aabaheed iyo ehelkeedii.waynaga oo hisay
@sareedo8184
@sareedo8184 27 күн бұрын
Allah hau soo fududeyo walidked
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 28 күн бұрын
Ilaahayow usakhir aabeheed
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 27 күн бұрын
Ilaah haku so sahlo abaha agoontana allaaha kula koriyo 🤲🤲🤲
@user-ne3cq5ux7w
@user-ne3cq5ux7w 25 күн бұрын
Waan kaxumahay gawadhan
@aarboy2305
@aarboy2305 28 күн бұрын
اللهم لا سهلا الا ماجعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شءت سهلا اللهم امين يارب العالمين.
@user-yw6lp9yi9j
@user-yw6lp9yi9j 27 күн бұрын
Miskiin
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 28 күн бұрын
Wad heli doontaa inshaa allah
@aminoaden6671
@aminoaden6671 28 күн бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 28 күн бұрын
Allaha u sahlo, wey druufeysan tahay.
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 28 күн бұрын
Illhaw usosahal ehelkeda
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 27 күн бұрын
Waa ka xummahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 28 күн бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really ❤❤❤❤
@PoppieRooi
@PoppieRooi 28 күн бұрын
Sorry my love
@cabdiqanijamac7665
@cabdiqanijamac7665 27 күн бұрын
Sorrymylove
@Liiloowe
@Liiloowe 27 күн бұрын
Ogaadeen gabadhaan haloo gargaaro. Walaahi waa qiirooday
@umumeysara223
@umumeysara223 28 күн бұрын
Ilahay ha ugar gaaro
@Madarasatii
@Madarasatii 28 күн бұрын
Wey helaysaa inshaa allaaah
@ahmedabdimohamed886
@ahmedabdimohamed886 27 күн бұрын
😢 sorry wlle Halacawiyo
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 27 күн бұрын
Miskiin Ilaahow u miciin oo la kori owlaada, aabaheeda iyo inta u xigtana u sahal. Reer Cabdille waa dad aad u badan ee cida ay kasii tahay in la ogaado aad bey u fiicnaan laheed waayo wey ka fududaan laheed in si dhakhso ah loo gaarsiiyo jilibkaa ay reer Cabdille ka sii tahay hadii la garan lahaa. Allaha u sahlo
@abdulqadiromar8725
@abdulqadiromar8725 26 күн бұрын
Asc hahaha Ana gotsan
@DeeqAbdikariim-fi2bq
@DeeqAbdikariim-fi2bq 28 күн бұрын
Ax waakanaxay . Runtii
@laylaomar-vv1wt
@laylaomar-vv1wt 28 күн бұрын
Allaha. Ku. Saqiro
@majid2968
@majid2968 28 күн бұрын
Maalin walba qof aan danbi galin baa ooyaya maxan ku habaarna waalidiintan ilama dayacay Sida xayawanka way dhalayaan wayna iskaga dhaqaaqayan
@aishasaciiid2450
@aishasaciiid2450 28 күн бұрын
Biri marku maqlo xil ee qabatay ama ganacsato waye ama marke duqobaan❤e uso raadsan doonan in lahayo😢😢😢😢😢
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 27 күн бұрын
ax wlhy waa qalbi xanuun
@hamdinur9382
@hamdinur9382 27 күн бұрын
Waxaan kuhabareynaa waalidka saan ilmaha udayacaa illhey qofkasta waa ogyahay maskaxdisee inowsan ilmo kadhexbeerin
@halwohassan5823
@halwohassan5823 27 күн бұрын
Sorry mamo Ale hau sahlo insha alaaaah
@yahyamalele9526
@yahyamalele9526 27 күн бұрын
Asc Abdiaziz anigana maqusto adna imaso jawabtit plz lambarka face book saran mashaqeynayo xagen kala soxarira waxan kusugunahay Kenya gar ahan waqoyi bari wajer
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 27 күн бұрын
Haa waa soomaalida nfdh naga reeba magaca gumaystaha ingiriiska uu noo gacan galiyay inshaa alaah nfdh oo mid oo calanka buluug laha lalanayso ayaa dhawaan ilaahey natusi alaha idin xafido alaha idin xoreeyo alaha idin guuleeyo allahuma aamiin
@yahyamalele9526
@yahyamalele9526 27 күн бұрын
Kuma fahmin
@ahmedmursal9893
@ahmedmursal9893 28 күн бұрын
Cabdicasiis gabadha waydii reer cabdile waa bade
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 27 күн бұрын
Masha Allah abayo waxaad tahay qabiil aad u ween. Insha Allah waad Heli
@munirassad804
@munirassad804 27 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-pe5dx4eu8z
@user-pe5dx4eu8z 27 күн бұрын
Sorry sorry sorry abayo Allah so shalo
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 27 күн бұрын
allh ha ku gargaaro
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c 26 күн бұрын
Ilaahey ha usahlo Gabar somaliyeed oo oyneso walaahi waan iska ooyaa ilaahow dhibta inaga qaad
@wllcaska9689
@wllcaska9689 28 күн бұрын
Allaha usahlo
@user-dx7hr9se8e
@user-dx7hr9se8e 27 күн бұрын
Sorry wll alaha kuusahlo reerkada wlh wad cishoty lkn faraj khayrleh alaha kugubedelo
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 63 МЛН
The Noodle Picture Secret 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 29 МЛН
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 18 МЛН
Episode 11 | Village Wife | Penton Keah
14:14
Penton Keah
Рет қаралды 52 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 75
20:49
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 141 М.
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 63 МЛН