Waxa ay raadinaysa aabahed oo aan Soomaali ahayn hooyadedna waa ay dhimatay ax ax

  Рет қаралды 28,036

Illintir

Illintir

5 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 74
@manaomar212
@manaomar212 4 ай бұрын
Hadeyba hooyadii tiri waa soomali iinsha allah waad heleysaa Sawirkiisii aaway ma iloowday c/casiisow
@Abroone01
@Abroone01 4 ай бұрын
Alle hakuu sahlo. C.Casiis sawirkii aaway
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 5 ай бұрын
Duqoo Alabtas maacuunta gado amuu yahay sug waa weydinaa inshallah waa helee walaasheey
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 4 ай бұрын
Illhey ha u sahalo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 5 ай бұрын
Dhibaatada guurka ajanebiga abaayo ilaahay hakaa farxiyo ilaahay aabe iyo reer adeer hakuu sahlo ilaahay hooyo ha u naxariisto
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 4 ай бұрын
ASc AllAnh ha usahlo AAMIN❤
@cabduqaadiraxmed4546
@cabduqaadiraxmed4546 5 ай бұрын
Masawirkii awey
@user-sc7pu9ro4o
@user-sc7pu9ro4o 5 ай бұрын
Walshyda qadro.waa la heli doonaa aabbe inshaa allah,ee niyada qeyr u sheeg,hooya na alle ha u naxriisto
@celimataan4923
@celimataan4923 5 ай бұрын
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA
@user-bu2yt4ij9v
@user-bu2yt4ij9v 5 ай бұрын
Allha u sahlo aabaheeda
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 5 ай бұрын
Ilahayoow u sahal abaheed aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@saynabjama8160
@saynabjama8160 5 ай бұрын
Ilahay hakusoo sahlo saygaagana hakuu sikhiro iyo caruurtada
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 5 ай бұрын
Ha isku daalin. Cacrab naag madaw wax ka dhalay ceeb waaye xagooda. Yemeni kunfor miyaa woqooye miyaa galbeed miyaa bari miyaa? Naftaada yaanay kuu dilin oo ay moodin dhaxal in aad u socotid. Muwaladiin la sumayn rabay baan garanaynaaye dhxal darti . Carabku hiil iyo hoo ma yaqaan ee odaygaaga iyo ilmahaga garab iyo hiil ilaahay ha kaa ga dhigo.
@umuahmad2535
@umuahmad2535 5 ай бұрын
Carab maxamuud saalax bosaaso ayey buuxan tag waad heleysaaye walashey macanto
@Givemecandynow
@Givemecandynow 5 ай бұрын
Allah subxaana watacala hakuuso sahlo ehelkaga walashay amiin
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 5 ай бұрын
Kkk xayeysiiskii qudhunka ahaa bagaad uga saartey
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c 5 ай бұрын
Alle ha usahlo abe la aan waa xanuun
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 5 ай бұрын
Wcs habaryar macaan ilaah subxaanna watacaala ha kuu sahlo aabe yaa rabi raxmaan
@umuabadi
@umuabadi 4 ай бұрын
Asc c caziiz. Habo. Waxaan. Ahay. Maamo. Kugu. Xiran. Codsi. Ayaan. Wataa. Qofka. Markaad. Wareeysanayso. Naynaasta. Waa. Mihiim. Haduu. Leeyahay. Qofka. Labaadi. Goobayo. Hada. Gabadhaan. Xaafada. Ay. Ku. Guursatay. Hoodeed. Waa mihiim. Yaman. Cidii. Uuka ahaana. Waa mihiim
@rocky4066
@rocky4066 5 ай бұрын
Waa muwallad soomaali ah ee hala weeydiiyo muwaladiinta Kenya ku nool ama ku dhashay
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 5 ай бұрын
Allah ha uu sahlo Aabbe macaan
@samirahassan2023
@samirahassan2023 5 ай бұрын
Khadra Abaayo macaan insha Allah Aabo ALAAH ha soo sahlo haduu nool yahay. Hooyo ALAAH ha unaxariisto aamiin aamiin
@rahmacige9251
@rahmacige9251 4 ай бұрын
😭😭Ala wan la ooyaya allow ku sahal
@umuabadi
@umuabadi 4 ай бұрын
Illaahay. Hakaa. Abaal. Mariyo qayka. Aad. Wado
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 5 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
@user-yc4kr6my8i
@user-yc4kr6my8i 5 ай бұрын
Sawirka Aaway hee
@shurkiyusuf3551
@shurkiyusuf3551 4 ай бұрын
Scw walal Sawirka Gabadha Abaheda lama arkayo silo helo sawir weyne o sodhig
@qalanjoluul5034
@qalanjoluul5034 5 ай бұрын
alha ku sahlo aabahaa iyo qoyskiisa
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 5 ай бұрын
Allah ha u sahlo ammin ❤
@user-zs5kh5zp5z
@user-zs5kh5zp5z 5 ай бұрын
Axxa walshye wad heli insh. Allh
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 5 ай бұрын
Insha allahu wad heli
@aminoaden6671
@aminoaden6671 5 ай бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad
@aliidow
@aliidow 4 ай бұрын
Asc Waxaan joogaa Mombasa Carab badan baan is naqaanaa ee sawirkii meeh aan la raadine? Mise waala helay
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Sawirkise sheegeay away cabdi casiusow hadey soomali dhashay ninkas salahela magacisa maleh maskiin lkn intey hooyaddd madaxa laga gelin in ey weydiso sifican alaga rabay waa gabar weyn oo ilmo qabtee alaha sahlo
@roodacismaan952
@roodacismaan952 5 ай бұрын
Alle haw soosahlo gabadha Abayaasha uun baa la raadina maxay ciyaal dayaceen aboo aboo war aa u yaal mugoo aakhiro
@ashawooo
@ashawooo 5 ай бұрын
illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeya illahaya inta kale maqana rabi ha isku kena Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya
@Mursal1445
@Mursal1445 5 ай бұрын
Qisa badan ayaan daawaday waa tii igu dateenka badnayd. Ilaahay waxaan ka baryaya inuu ilaahay u sahlo
@FardussYussuf
@FardussYussuf 5 ай бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@queennimco8900
@queennimco8900 5 ай бұрын
I'm fsrt person hi
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 5 ай бұрын
😢😢ilaah ha kuu sahalo hooyo
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 5 ай бұрын
Allah u sahlo
@maizaabdi9179
@maizaabdi9179 5 ай бұрын
Mombasa halaga raadiyo halkaas carabtu ka buuxda
@aslijama7735
@aslijama7735 5 ай бұрын
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Saas bay ufiican dahay in laguur sado wax la yaqano bal halkee loo raadin nin kaan
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Wax layaqaano guurso wax kayaqaano aa dhashide
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
@@saynabdaye7382 sax adaa dhamaysdiray saas waaye
@ashamohamed689
@ashamohamed689 5 ай бұрын
Ilaahay aabe ha kuu sahlo walaashay
@user-zy4cy7rs4m
@user-zy4cy7rs4m 5 ай бұрын
Amin yaa rabi
@mohamedmacow2967
@mohamedmacow2967 5 ай бұрын
Ajnabiga iska daaya ayaa laga karilayahay
@nashadabdulahi7809
@nashadabdulahi7809 5 ай бұрын
Abayo alle hAku sosahlo
@FardussYussuf
@FardussYussuf 5 ай бұрын
Walaal ALLAH ku fudueyo
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 5 ай бұрын
Asalamu calaykum gabadhan aabahaed walo heli kara ha
@ummuisra6271
@ummuisra6271 5 ай бұрын
ALLAHA usahlo Abaheeda
@shcyb1584
@shcyb1584 5 ай бұрын
Hablaheena soomaliyeed yeeysan ku degdegin oon ku fududaanin guurka nin aan soomali ahayn aan weliba haybtiisa la aqoon. Yaa gabdhahiisa u guurin lahaa qof ajaanib ah uusan aqoon?
@ZiradMahamedAli
@ZiradMahamedAli 5 ай бұрын
Amiin
@saharamohamedabdi5241
@saharamohamedabdi5241 5 ай бұрын
Allow usahal
@MohamedQadar-ss2dz
@MohamedQadar-ss2dz 5 ай бұрын
Allaha usahlo
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 5 ай бұрын
Sawirka shashada soo saar gabadha aabaheed
@nasteehoyusuf9122
@nasteehoyusuf9122 5 ай бұрын
Allaah ku sahlo abaayo ❤❤❤
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 5 ай бұрын
Ilintirow away sawirki aniga waxan aqana odayay qabay mama an deris ahayn o odaygas waxa ladhihi jirey salim wuxu aha yemani .ahari mama london ku dhomatay udhashay 2wil iyo gabar waxayna jogan uk
@abehaji4418
@abehaji4418 5 ай бұрын
Sawirka away MAAD Soo daartod
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 5 ай бұрын
Lkn Sawirkii ma ilowday inaad shaashada soo saarto bay ahayd laga yaabaa dad yaqaana inay arkaan
@ibrahimdhere
@ibrahimdhere 5 ай бұрын
Sawirka soo saartay wuxuu uu egyahay Hindi balse Illahay haku sahlo.
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms 5 ай бұрын
Sax hindi ayuu u egyahay
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 5 ай бұрын
CABDICASIIS SHARIIFKA WALAALKIIS HA WEYDIIYO SAFAARADA SOOMAALIDA EE WASHINTON MEESHAAS BAA UGU DHOW
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 5 ай бұрын
Away sawirki odayga bal inu yahay kan so shegay
@caaliyocabdixayi3674
@caaliyocabdixayi3674 5 ай бұрын
Sawir kii maada waa hilmaantay miyaa
@adanfarah2080
@adanfarah2080 5 ай бұрын
Please show the picture full screen
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 ай бұрын
Allow address. aan aqoon calaf hinoo galin
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 5 ай бұрын
Carab maxamud saalax yeminiyin weye waa la garanaya waa daarood walalkod
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 5 ай бұрын
Kkkk sagal waa iga qoslisay daarood walaalkood kulahaa
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته أخي War C/Aziiz illaheey gabadha ha usahlo qoyskeeda .Waxeey isku qaladey ayadan qaladka maaha .Maxamuud Saalax .Waxeey ka wadaa "Carabta Maxamuud Saalax oo asalkooda ah kana yimid halkaas iyo ,Yaman .Magaaladoodii wali way jirtaa.Waxay kir ka yihiin ,Meheri Ismaaciil.Daaroodka way wada dhasheen .Marka gabadhu aneeyba isoo gashay ..Hada ka hor qoys ban inta ka helnay .Laakijn gabadhaas wax sax ah bay wadatey .Wallaakeed iyo hooyadeed baadi goobaysay .Alx way is heleen .
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 5 ай бұрын
Tan iska dhaal uma eko ee abahed wa somali carab salac mise mohamud salax ee dagaa gobalka barii ee somalia
@Innaugaas
@Innaugaas 5 ай бұрын
Abayo ilahay haku sahalo lakin Somali iska dhal u ethay armad carab salax tahay
Eccentric clown jack #short #angel #clown
00:33
Super Beauty team
Рет қаралды 22 МЛН
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,7 МЛН
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
00:51
FILO PART 49
30:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 562 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 245 М.
AX! YAREY KUMA RABO DHAFAR IGU DISHAY LAKULAN JCYL HORE P13
14:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 341 М.
Eccentric clown jack #short #angel #clown
00:33
Super Beauty team
Рет қаралды 22 МЛН