Ubax waa 50 jir aan hooyadeed meel ku ogeen 40 sano laakiin maxay isku xiriirin waayeen dhacdo yaabl

  Рет қаралды 8,633

Illintir

Illintir

4 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 26
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo hooyadaa Macaan insh allaah
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j Күн бұрын
Abayo hooyo mcn ilahay ha ku sahlo aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j Күн бұрын
Wllky cabdi casis abaalkaada jano Allaha ku badalo aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 күн бұрын
Allaha u sahlo hooyo macaan wa xanuun markaad waydo waalidkaada
@illintir
@illintir 3 күн бұрын
Dhacdo yaableh
@haaruunaadanmaxamednuur8162
@haaruunaadanmaxamednuur8162 3 күн бұрын
Plz walalkey ilaraadi wll😢
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nice
@farahmohamud138
@farahmohamud138 3 күн бұрын
Allaha kuu fududeyo helida hooyadaa. Aamiin
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 3 күн бұрын
Waalidka qaar baa marka waalid ka lakala tago ilmaha u xumeeya waalidka cuqda qaad siiya illaahaay haayso soo dhaweeyo
@ashawooo
@ashawooo 3 күн бұрын
illahaya ha uu sahalo Hooyo macan rabi ha uu soo fudeya inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya inta sheera tira illahaya qeera ha siya
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 күн бұрын
Ilaahay hooyo hakuu soo sahlo inkastoo hooyo ayaduba khalad samaysay inay gabadheeda soo doonto bay ahayd ilamaha hadaadan naxariis dareensiin ama aadan tusin ayagana naxariis kama helaysid ilamaha yaan la dayicin
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 3 күн бұрын
Ubax hooyo haday nooshahay usamafal haday dhimatayna uducee ehelkeeda iyo asxaabteda xidhiidhi
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 3 күн бұрын
Alle ha sahlo waridkeeda
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 3 күн бұрын
Alah isku sahlo hadeey noshahay insha alh
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 3 күн бұрын
allh ha soo dhaweeyo hooyadeed haday nosha hay ama reer abtigeed iyo wlalahed
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 күн бұрын
Asc habo allaah hakuusoosahlo hooyo macaan
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 күн бұрын
Aamiin
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 Күн бұрын
Guurka sukeeyahu waxu kufiican yahay qofkaga warkiisa wad helaysa markasta makala lumaysan😢
@celimataan4923
@celimataan4923 3 күн бұрын
ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA OO NABAD QABTA
@majid2968
@majid2968 3 күн бұрын
Alow sahal umuuraha waa lays guursanaya ilmihiina dan lagama laha
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 3 күн бұрын
Waa dhacdo xanuun badan
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 3 күн бұрын
Allaha kusahlo hooyo mcn
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 3 күн бұрын
waa qisso cajiiba hooyo iyo gabadheedii oo isku magaalo jooga oon is arkin 50 Sanno🤔
@abujole3992
@abujole3992 3 күн бұрын
Ilaahow usaxal Hooyo Macaan
@haaruunaadanmaxamednuur8162
@haaruunaadanmaxamednuur8162 3 күн бұрын
3sano kaa codsanaya walaalkey iga maqan inaa ila radiso igu caawi xittaa lacag waa okoley bis walalkey aan helo😢
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 3 күн бұрын
HOOYADA MAGACEEDA MAXAY U SHEEGI WEYDEY OO AAD U WEYDIIN WEYDEY ???!
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 87
20:20
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 10 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 15 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 6 МЛН
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + GALMUDUG + JUBBALAND + GEERIDA JAWAARI
18:14
Aaska  Professor Jawaari billaaw illaa dhammaad | Muuqaallo murug leh .
20:18
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН