Subaga Qubada mise kaniiga kacsiga ayaa duqa dilay dhacdo xanuun badan iyo dadaal qaldan

  Рет қаралды 39,004

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#CAAQIL_BAALALEEY #SUBAGA_QUBADA

Пікірлер: 90
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
Somaali Badoodda Qashin Baalagu Shubaa Waana Laxaalufiyaa. Ayagana Hilib geel Iyo Arri Beey Cunaan. Yaab Wallahi.
@abuushlove7098
@abuushlove7098 Жыл бұрын
ᴀᴅɪ sᴏᴍᴀʟɪ ᴍᴀ ᴛɪʜɪᴅ ᴍɪʏᴀᴀ
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
@@abuushlove7098 Somali waayeh waxay cintah waxa badah kujirah ee macunto hilib arri
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Waxa bada ku jiro oodhan waa wada health mashaa allaah
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Ninkan badda shaqo halaga siiyo somaliyey waan nin xirfad leh Mansha allah
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Rashiin Dhacay iyo Daawo Dhacday! It’s all the life style plus Sifooyin Yaryar oo Caafimaad daro keentay. Waxaa Hubaal Ah Ruuxii Allah Waxa uu ku aaminay xifdiya Waxa Hubaal ah in Quwadaada Siijiridoonto .
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Jumca Mubaarak 😅
@MohamudNorAdan-sw7lx
@MohamudNorAdan-sw7lx Жыл бұрын
Wcn sxb odayga waa uu waayo arag soo Gubada ayaan rabaaye oo sideeda kaleba caafimaadkey ugu wacantahaye sideen ku heli karnaa fadlan
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Maasha allaah waayajoog reer magaal ah wax badan ayuu ogyahay halaga faaiideeysto soomaaliyeey
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 Жыл бұрын
Ninkan nin reer magaal asaliy waaye ragga ha ka fikrad qaatan ❤❤😂
@mahadtaree7071
@mahadtaree7071 Жыл бұрын
Feker nocee dhanka dabsaarkaa🤣
@mumtas2914
@mumtas2914 Жыл бұрын
Cabdi casiis aad baan kuu taageeraa barnaamijadaaada oo dh aad baan uga hely from hargeysa
@Koyama548
@Koyama548 Жыл бұрын
Wasa xan tahay hal yey 2 ma ahan wadan kena Allah no dhowro legend 👍
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Bisinka xaalku ma sahlana gabdhaha ha bakhtiinin oday
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Wlh waa run lugo dhilmaayo kkk xamar markuu xamar ahaa cidaha lo aa u xirnaajirtay muufo iyo saliid macsarna waalacunaayey
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Alla maxaa badaana nimco ku jirto anagana aan ka gaajeysan nahay😢😢
@salithasiad3511
@salithasiad3511 Жыл бұрын
Namankaan geedkooda hadii uu shaqada gabay kaadilee umaheysakaro miyaa?
@fartunmohamed-ee9pk
@fartunmohamed-ee9pk Жыл бұрын
Masha allah odayga waa xarif
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Жыл бұрын
Wadan wada qooqan oo is dilaayo aqligii ayaa hoos ka galay uf
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 9 ай бұрын
Fircooni ba tahay wasmada wa aasaaska nolasha kkkkkk
@farahfartun3961
@farahfartun3961 9 ай бұрын
​@@waayelkajaqafsada7214aqligii ayaa hoos Ka galay bro hhh
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Ninkaa ha loo guuriyo fadlan
@user-pr6rb6si8u
@user-pr6rb6si8u Ай бұрын
Waa arinrunah waana dhacdaa
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Жыл бұрын
Soomaali qooq baa waalay
@luulcabdiyuusuf932
@luulcabdiyuusuf932 Жыл бұрын
Rabiish ayaa la yiraahdaa yaxaaska markuu yar yahay iyo uurdoox markuu yahay waa la kariya ka dibna waa waa laga miiraa dheecaanka waa la qalajina dab ama qorax kaa doonto rabiish ayaa la yiraahdaa subag kale oo ilbuur la yiraahdo ayaa jiro
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 9 ай бұрын
Gabar fiican oo lagamada ah aya tahay ninki ku hela naag bu helay
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Ninkan sanadkiiba waa inaad mar waraysataa
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Geedkaa xagee kahelaa qubada ah
@fadumosaney5402
@fadumosaney5402 Жыл бұрын
Haye iiwad shekada
@abdiraxmansaleebancawil-ng2oo
@abdiraxmansaleebancawil-ng2oo Жыл бұрын
Yaman been kamuu sheegin wlhy reer yaman gara ahaan basaatiin like ii sara ❤
@fekermedia68
@fekermedia68 10 ай бұрын
Baranbaro badeed ayaad iloowdeen⭐️🇸🇴
@SKY........63
@SKY........63 Жыл бұрын
Bisinka oo yaxaaskana ma cuntaan waba yaab😢
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
@@Maryama_cabdillahiaxaas bad kuma jiro ee webiga ayuu ku jiraa wax la cuni karana uma eka isaga ayaaba dadka cuna
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 10 ай бұрын
Subxaana laah
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 Жыл бұрын
Abda cziiz Allaha ku hifdiyo wadani soomaali kudadaal inaad soo Aruurisoo waxyaabahan wanagasan dadkeena caanka ku yahay kadibna qoraal keydka dalkeena kadhiga siidii hadii Allaha inagabixiyo Ardeyda school kalaga dhigilahaa for future help with janaresion ka soo scodaa hope all is well with you too much love you soo much soomaali gulesoooooo jir oo joog Masha Allah wadani soomaali Amiin Amiin yaarab Amiin Amiin allaha hayow midee allaha hayow badi wadani soomaali Amiin Amiin yaarab Amiin Amiin allaha hayow midee allaha hayow badi wadani soomaali Amiin Amiin yaarab Amiin
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Жыл бұрын
Qubada somalida lee yiraahdo taranka ayeey u fcnthy Laakiin quburada aduunka waxba kama qorin
@UmuSudais
@UmuSudais Жыл бұрын
Hhhhhhhhh odayga waa ciyaalka xaafada
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Waa fiteehee noo macnee cabdicaziz
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
Waad kala bixineysa ama waad safeysa
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 Жыл бұрын
Uf sheeko waa dhamaatay
@hijaboaden7883
@hijaboaden7883 Жыл бұрын
Ileen dheef teenaba gaalaa labaxda Anagana ka gaajeesanahay yaab
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Salamaad 😂😂
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Жыл бұрын
Xamaar xaarkasta la Cuna iyado sunta laka sarin😂😂
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Жыл бұрын
Cabdicasiis ka waran hadii la cuno qubo mrel kasta mey kaa caawin kartaa
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Yaxaas aa yaa cuni kara yaxaas 😂
@fatimahashi7929
@fatimahashi7929 Жыл бұрын
Asc riyali ninkaan waa khabiir waaye wareesigeesa aad ayan u gahelay fa
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut Жыл бұрын
Hadaal hadu bato badh bah been ah somali à ku mahmahday
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Habartey ya isbuuc so jiraa 😁😁😁
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed Жыл бұрын
The old man is very age but he looks healthy,maybe it's the white meat he is using.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Carmada iyo jaleelada isticmaala
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
wax yaqaan waaye odagaan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waar subaga qubada waa khatar hadii qofku qaras ku jirto calooshiisa waa halis
@fartunmohamed-ee9pk
@fartunmohamed-ee9pk Жыл бұрын
Jimco wanagsan
@abdi30
@abdi30 Жыл бұрын
Qeeb kale baankasugenaa
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Hhh maogiii ilahey hausahlo
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
waaw khtar waaye h.p xataa wayaqaana mayareesto. ma sha allaah. wijigiis waa igu yaallaa inaan yeman ku soo arkay aan umaleenaa
@casalasal6466
@casalasal6466 4 ай бұрын
ASC NINKAAN NAFTIISA HAKA HADLO ANIGA KUMA DARO HA DHAHO DAD KU DARO KANIINIGA AYAA JIRO OO DAD AY SAAXIBO YIHIIN U SHEEGEEN
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Kkkkkkkk yaxaas ka hala badsado😂😂😂😂😂
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 Жыл бұрын
"Argosto" waa mahye sxb imacnay
@idilomar3051
@idilomar3051 Жыл бұрын
Walaahi ninkaan waa nin caqli badan, waa runtiis wiilasha soomaaliyeed waxaa lagu tilmaami jiray wiilal dhaadheer hadana wiilashii soomaliya kukoray inta badan waa dhicisyo
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Aboowe odayga xagee kala xiriiraa sxbkay number kiisa noosoo dhig
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Жыл бұрын
yaxaas dadku cunaa see loo cunaa 😢
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
(SUB HAN ALLAH)!! WALEE, REER KOONFUREEDKA, 90JIRKOODA IYO 20 JIRKOODU😂MABA XISHOODAN!! BAL WAXAN, WAX WAREYSANAYA, IYO KAN ASAASAQAY BAL EEGA!! ?? WAA DUUL AAN WAXBA ISKU FALEYN!!! QAJILAAD IYO BILAA XIRIBO WEEYAAN😂!! YAAHUU!!
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Adiga xitaa reer koonfureet baat tahay waa lugu raaadina qubada asagoo wato ayuu ku imanayaa
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Shukri Maad la yaabtay ,Talyaaniga ayaa taba baray
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
@@ahmedmusa8929shukri yaa waye
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Жыл бұрын
Acuudu bilaah odaygan been badanaa yemen dadka somalidu ma tuugsan jirin wey shaqaysan jireen
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
Da,daan & Xaas Malihi Jiifkaan Jiif Ayaa Kaaga Horeeyey
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 Жыл бұрын
Sxb sawiroda soodiq
@majidilyas716
@majidilyas716 10 ай бұрын
Yaxaas la cunaya aa filmka halkas ayn oga haray😂
@animamalsfigthingofficial4224
@animamalsfigthingofficial4224 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@abdelrahimabdalla3309
@abdelrahimabdalla3309 Жыл бұрын
Odiga legend sogubtay waa Shiiqalow alh yarxamo raximiin macalinkega ayu aha sportska coach ayu i ahaay yemen waan u xiisay Sanca aan dagna cadan baashal aya u imaan jiray waxa kadagna cadan xaafada mansuura ninki yaqaano aya yaqaano blu arbaca basaatin baashal aya u imaan jiray ilaahow wadamada muslimiinta dhibka ka kor qaad Ada awoodo yemen waan aadilaha lkn dhib aya ka jiro insha allh. Mar un waan aadidona from sweden 😷😷😷😜😜😜
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Cajar dhilmaayo😂😂😂😂😂😂😂😂 waa balaayo ninkani wllhy
@MohamudNorAdan-sw7lx
@MohamudNorAdan-sw7lx Жыл бұрын
Qubadaan rabaaye seen ku helaaaa game-ka marka laga soo tago all Infection ayey baabisaa sahal ma ah lkn meel qaaban ayaan ka arkeynaa oo ciyaarta ah please sideen ku heli karnaa ayadoo sharxaad fiican la jiro oo nadiif ah
@MohamudNorAdan-sw7lx
@MohamudNorAdan-sw7lx Жыл бұрын
Odeyga hala na lasso xiiriyo ama numberkiisa ama area-da aan ka heli karno ha nagu xiro thanks
@MohamudNorAdan-sw7lx
@MohamudNorAdan-sw7lx Жыл бұрын
Odeyga hala na lasso xiiriyo ama numberkiisa ama area-da aan ka heli karno ha nagu xiro thanks
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 10 ай бұрын
Halkeed ku sugan thy dadka subaga qubada iibiya
@riyanumuriyan-rh6lz
@riyanumuriyan-rh6lz Жыл бұрын
Yixaas AAA sowkii dadka cunayay xalaal mayahay mise waa xaraan ,hadaad 60sano so garteen allhamdulilah dhaha xuska allah astaqfaarta badiya Adeer
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@luluahajjiali2130
@luluahajjiali2130 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@RidaadinhoAhmed-ef6nj
@RidaadinhoAhmed-ef6nj 6 ай бұрын
Nio ninkaan intee Kala xariiraaa
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 Жыл бұрын
Kaniiga wa halis qurbaha odayasha wa isticmalan lkn wax yar dhaqtar uso qoray waye saacado yar na jir kooda ku jirayo . Odaygan yaxaska iyo basbaska u shega xabad kama jiran ee yow gaas idinku kicin. Hada daqowday o dareenka ka yaraday iska cibaadeyso naftada halis ha gelin gabdha yar yar na ha lug goyna.
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Ай бұрын
😂😂😂😂 runta ka hadashey
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Жыл бұрын
Wuu helayaa naag yar waayo naagaha nimanka waaweyn oo cajuusyada lacag bey ku galaan markaasey habiiiiii Kala kulmaan inteen garanaya nag dayacan oo cajuus lacag ku gashey ku hungowdey waxba ma diidaan naagaha sanadkan oo yaryar
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Nihaal Aabbahaa gabar yar sow lama Rabtid
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Жыл бұрын
@@ahmedmusa8929 Axmedow aabehey maba noola Alla yaa raxma wil xili hore Buu geriyodey 2000 buu aabehey xijabtey lkin walahi Kuma lugooyeen gabar Yar kkkk
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Жыл бұрын
@@ahmedmusa8929 axmedow nin madaxa cadadey oo 65jira gabar 20 jira guursatey mxuu ku sameyn on shiir iyo dhareer ahayn axmedow WAA lugoyo dhar geshatey salan sare bro
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
@@nihaalbiintuilyaas2442 Mahadsanid wll
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Dadkii wey washeen hadana yixaasa dadka yaan la waalan yixaas dad cunaayo lama cunee waxan wa shaqo hada la abuurayo somaaliyay is jira qubo waan maqley blse yixaas maya ma banaana
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Kowsar Malaha yaxaas badeed ayaa jira Libaax badeed waan maqlay Wax kasta oo berriga jooga nooc Ka mid ah ayaa badda ku jira
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Maxaa ka taqanaa Kabtan Luunge iyo Sameynta qubada?
7:22
Shabelle TV
Рет қаралды 2,3 М.
Dr Shiine oo la weydiiyey isticmaalka Subaga Badhida
6:49
SAAB TV
Рет қаралды 205 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 546 М.
Jeylaani “QUBADU waxay u fiicantahay Galmada”.
6:52
Goobjoog
Рет қаралды 23 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН