INTAAN KUMAQNAA ILMO ISKU BEERID AYAY NINKAYGII UUR MATAANO AH U, YEELATAY GABADHII GURIGAY😭

  Рет қаралды 24,954

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

3 ай бұрын

#ayaangobdoon #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 105
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 3 ай бұрын
Wcs ayaanay been mahan anigaa ku jiro noloshaas nin naag qabo ayaan guursay wuxuuna iga dhigay boqorad naftiisa ii huray wax uu iga hagradana majirin alx waa nimco rijal ka adag ma suuliyadiisa dad badanaa ilahaa nin naag qabo see dhee lkn ku manasn aan naag qabin ayuu kafiicsn yahay alle ha iidaayo marka ragu magacay wadaagaan
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Xaqiiq waaye ragu iskuma jiro muuqa iyo magaca unbay wadaagaan alaha kuu barakeeyo xbbt sojkaaga
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 3 ай бұрын
@@ayaangobdoon3254 amiin amiin amiin xabiibti
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 3 ай бұрын
Abyo aniga hada niin nag qabo lasocda guur ayuuna iga raba lakin aniga waxa kafira hadii is gursano nagta kale hadey qeylo iyo buq keento amah adig lagu kufura maarka abyo ila taley ninka guur kesa maka aqbala iishg 😊❤
@aishajama7373
@aishajama7373 3 ай бұрын
Wlhi wa adagthy taas raga nagaha qabo mid unbey uronadan adi hadu ku fcnyhy tan kle inu xumeya lagayaba marka abayo illah xajigada haku dayo xaqa gabadha klana ilaliya
@saamiyaawaale
@saamiyaawaale 3 ай бұрын
​@@SahdiyaSahdiya-eo2stguurku waaa calaf quruxey furiinka NEH waa sidaas wllhi Ani nin naag qabaa gursaday naagti wey SI waashay wowna daji ayada waxey titi Ani ama ayada asne waxow dgahay fabar maskiin ah ok aan Gabar nimadeyda dhaafsiiye wllhi inaan fureynin ee adigaa fudud ayow tartiibkeed isku dajisay Marka raga afka waa kasiman yihiin ee ka istaqaarey iskuna tuuur quruxey
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 3 ай бұрын
Xijaab cambo😂❤bal mar kale sop xiro xbbti si buu kuu soo saarey inkastoo adu mashallah tahay jawaan xataa xirato uu kusoo saaraayo😅❤❤❤❤❤❤kaftan abaayo macaan love you 😍
@CabdirisaaqMaxamedxuseen1
@CabdirisaaqMaxamedxuseen1 3 ай бұрын
Nabimuxamed caleyhi Salam xaasas badan qabay kuli waa qancin jiray
@haachannel8793
@haachannel8793 3 ай бұрын
Umaleyn maayo ragu hadey xaq udirir noqon lahayen gabar didi laheyd nag kale majiri laheyn
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 3 ай бұрын
Markiii kow lasoosiinaaaye in ay meeel lafadhiistaaan ayada iyo waalidkeed sida wllkeeed cml ay aheeed in indhaha loo sooshito ayna kasaxiixdo waxyaabaha caqabadaha ukeenaaayo teeeda kle byo ilaahey dhib ma abuurin dhulna madhaceyso waa gabar wxbaraty shaqeysato sharfleh iney isagatagto aheyd waayo bari ilmaa imaanaayo laba goorba haduu dhibku hareyn geeso lo,aad kuleylkaa lagugooyaa
@Raaliyooooyyy
@Raaliyooooyyy 3 ай бұрын
War ayaaneey 😂xijaaabkaan waa kusoo bexe❤🙆‍♀️🦋
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 3 ай бұрын
ILahay gabdhas nolol qurux bdn ha ugu badalo Wa xanun bdn thy guurko kaa halaabe Raga qaarna iyago wangsan ayy xaasaskoda uxunyhiin
@nimcoabdi5901
@nimcoabdi5901 3 ай бұрын
Naayaneey maanta anaa u soo horeeyay ❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 3 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo manta waw gacmaha masinno ayaaney raga waa nooca Allaah ha na hanaxanuniyo Insha Allah mahadsanid
@SahraSalah-oz2mj
@SahraSalah-oz2mj 3 ай бұрын
Naa ayaan wanadaan naga jooji way wada xun yihiin dhe ninkagu yaanu dhiiri gelin ka qaadine😂
@Khadartaagtishob
@Khadartaagtishob 3 ай бұрын
Naa ayaaney hada waxaan kaadaawanayaa moobeelka odagayga nin ladhacayey wanooga sheekeysay😂😂😂
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 3 ай бұрын
Minyaro waa dhibantahay hhhhkkkk nin xor ah guursada oonaag qabin
@asiaahmed4856
@asiaahmed4856 3 ай бұрын
Ayaanay cawa wad igu adkaysay qaybtii 3 aad hhhj
@mohamedofficial3957
@mohamedofficial3957 3 ай бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 3 ай бұрын
Illahaw minyaro hanaga dhigin. Waba stress luga leh😩. Gabdhaho bal hakudagdagina ragga xasle ah! Farah keligii eh iska jafjafta😂
@user-oh8rq2pg9e
@user-oh8rq2pg9e 3 ай бұрын
Runtaa abyo ani nin naag qabo waa necnhy😂
@nimaadan-tm9mo
@nimaadan-tm9mo 3 ай бұрын
Asc abayo mcn alle haku xifdiyo adi iyo familkaaga
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 3 ай бұрын
Wcs ayaan qalbi dheeman waanku kusukeenay soo dhawaaw alaha kuxafido adiga iyo caruur taada seykaga❤❤❤❤❤
@user-vl8qj5lb1q
@user-vl8qj5lb1q 3 ай бұрын
Ana u horeyo cawa ayan qurux
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 ай бұрын
Ninka isagaa ka masuul ah dhib kasta oo soo gaaray .Masuuliyad uun awoodin karin ayuu qaaday
@Sacdyodaahir
@Sacdyodaahir 3 ай бұрын
Nin nAag qabo awal waji malaheeen 😊
@user-bu5tz8fs6h
@user-bu5tz8fs6h 3 ай бұрын
Kumee caawa waku sugi la ahay😢
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 3 ай бұрын
Masha allah❤
@Xaawo6405
@Xaawo6405 3 ай бұрын
Anaa ugu horeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤keep goin walashey
@LakiMaxamuud-dq2bm
@LakiMaxamuud-dq2bm 3 ай бұрын
Anigaa ugu horeeya wan ku salamay ayaan indho urooneyy qalbi ❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 3 ай бұрын
Wcs ayan quruxay haben wanagsan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 3 ай бұрын
😊masha allah quruxley nice xijaab sis
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha Kuxfdo mashallh shukrn
@nimcoabdi5901
@nimcoabdi5901 3 ай бұрын
Soo dhawaaw wll qaali
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 3 ай бұрын
Gabar xaqeeda markey qaadatay oo habeenkeeda ka dhacdo maxeey ka faaiidee cuqubada ayadeey ku laabanee mida yar waxba ma udhibin
@user-ms2ci2sj9y
@user-ms2ci2sj9y 3 ай бұрын
Minyaro wa in ay ugu soo talo gashaa dhibkasta yadaa buuq cagaha laso gashey wa in ay dulqaadkeeda yeelataa
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 3 ай бұрын
Wan sugary thnks ayaan gobdooney
@sahro7878
@sahro7878 3 ай бұрын
Ayanay caawa waad shidan thy❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Maitiri
@nacimaabdi1007
@nacimaabdi1007 3 ай бұрын
@@ayaangobdoon3254saas waaye Malabar kmcaan ayaan Ina xirsi 😂😂❤😊
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 3 ай бұрын
Minyaro ewel miyey mooganeed inuu xaaskiisa wacanaayo
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 3 ай бұрын
Ayanyy lanbrkga inte kahelaa wan rawyee😢😢
@LovelyCatfish-lw5qz
@LovelyCatfish-lw5qz 3 ай бұрын
Labar kaga iisoodir ayaney❤❤
@MaryamoShxasan-em5fn
@MaryamoShxasan-em5fn 3 ай бұрын
Masha allah ayan qurux 2:23
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 3 ай бұрын
Thanks 😊
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 3 ай бұрын
Walasha ayaan xijaabkan wadku nuure❤
@LovelyCatfish-lw5qz
@LovelyCatfish-lw5qz 3 ай бұрын
Asc
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 ай бұрын
Salamad minkuli afad
@Umumaizachannel
@Umumaizachannel 3 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰
@xaliimoraage2302
@xaliimoraage2302 3 ай бұрын
Walahi waa xanuun 😢😢😢
@Muhima2495
@Muhima2495 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Abyo ayaan gobdoon waan mahadsantahay
@Muhima2495
@Muhima2495 3 ай бұрын
Xijaabka waad ku qurxantahay ayaaney sidaada kusoco😊🤩❤️
@caaishaxassan-xk6ht
@caaishaxassan-xk6ht 3 ай бұрын
Ayaan queen❤dar alle ku jeclhy❤
@ugbaadmohamed4897
@ugbaadmohamed4897 3 ай бұрын
Abaayo waxay shaash raac❤❤
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 3 ай бұрын
Wcs waandhownhy abayoo
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 3 ай бұрын
Dul qaad aanku daawado wlhi wan la.ahay😡😡 naa maxaa kuqaliwaysa markuu kuu imaaday habenkii😡
@FortuneOmar-gh9me
@FortuneOmar-gh9me 3 ай бұрын
ani xitaa ciila la ooyay😭😂
@GKsa-ms9su
@GKsa-ms9su 3 ай бұрын
Wcs abaayo❤
@nacimaabdi1007
@nacimaabdi1007 3 ай бұрын
AYAANEY HAbo wanureysa mashallh😂❤❤
@user-xe3hq6uh2o
@user-xe3hq6uh2o 3 ай бұрын
Wcs ayaan xld kwrn ❤😊
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 3 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 3 ай бұрын
Qalbi jab waaa wlh
@faizonuur5898
@faizonuur5898 3 ай бұрын
Wcs abaayo
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 3 ай бұрын
Wcs abyo
@waliyoguhaad3721
@waliyoguhaad3721 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 2 ай бұрын
❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW
@asisoabdi3573
@asisoabdi3573 3 ай бұрын
Lagalagaab ku lahaa nin naagqabo iska saas markaa gabar walaashaa nin qabo markaa kadabagasho hadaaba nin naagqabo kadabaga sho is ka adkeeyso
@raxmaxasan815
@raxmaxasan815 3 ай бұрын
Ayaaneey qisado markay dhamato ayaan ra igayga ka dhibanaa😂❤
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 3 ай бұрын
wlhi waa gesiyad anigo qof wen ah wan cabsanaya idlada
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn 3 ай бұрын
Xiisa dhici ogaa ninku acudkw inu ka dhanansado un le mu rby 😅 Astaqfirulah waba nolol cuqdad ahbee Ilahyw wxso kle wx hanogu Darin
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 2 ай бұрын
Abaayo xijaabka waba ku soo baxdee😂
@maqsudabdirizak
@maqsudabdirizak 3 ай бұрын
Nml❤
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@jalaqsan
@jalaqsan 2 ай бұрын
Balo hadiiba aan fargashto nin naaga qabo haba ibahdilo
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 ай бұрын
Allow magan kas oo kle😢
@Ladanabdii
@Ladanabdii 3 ай бұрын
🫡🫡🫡 ayaney
@jalaqsan
@jalaqsan 2 ай бұрын
Balaayo haday u xaqsoiri karin maxay guursanayan gabdhaha
@user-xb6dl1py9b
@user-xb6dl1py9b 3 ай бұрын
Minyro Wan ahya lkin Waligay Mobil Aya so wacady isgo ila joga Wali maa qaban Naag Walba Habenked wakhti lasiya Marka raga marka hore indhah uu shitah
@user-qi6lh1wd3z
@user-qi6lh1wd3z 2 ай бұрын
🥹🥹🥹🥹😭😭
@FortuneOmar-gh9me
@FortuneOmar-gh9me 3 ай бұрын
anaa hada noloshas gali rabo iso duceeya😫😭😂
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 3 ай бұрын
Naa kajoog😂
@munosalad3975
@munosalad3975 3 ай бұрын
Min yaro wan Ahay dulqad kasne mahaayo 😂😂😂
@HiboAbdishakur-bi9rl
@HiboAbdishakur-bi9rl 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂dulqadka xaka qaday adab ku gashe hhhhhhhhhh
@user-ms2ci2sj9y
@user-ms2ci2sj9y 3 ай бұрын
Minyarada ugu hinaase kulul marka la leeyahay wa tano kale ninku uu saxsanyahay telphone inu ku hadlo reerkisa la hadlo waxkhalada maaha waayo waa aabe
@FortuneOmar-gh9me
@FortuneOmar-gh9me 3 ай бұрын
😂😂😂
@user-yl5nh7vk7i
@user-yl5nh7vk7i 3 ай бұрын
Iloohoowa been kadhiga
@nasrahaji6511
@nasrahaji6511 3 ай бұрын
Ayaaney Uma malaynayo in u jiro nin somali ah o zaman kaan joogo inu xasaskisa u cadaalad falayo ama tii hore xaqiida ku tuman ama tii dambo ayu qaxeda ku tuman ma ogi in hal io labo jiraan
@zamzamisse9718
@zamzamisse9718 3 ай бұрын
Hada ayaan nin naag qabo wada balansanahay waanbo iga nixisay qisadaan amaanbo bodaa 😂😂😂😂
@amranelmi2030
@amranelmi2030 3 ай бұрын
hhhh kula midba ahay waan cabsaday😅
@user-lt8fj9gv4e
@user-lt8fj9gv4e 3 ай бұрын
Ññl
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 3 ай бұрын
Wcs ayaan qalbi dheeman waanku kusukeenay soo dhawaaw alaha kuxafido adiga iyo caruur taada seykaga❤❤❤❤❤
@XamdiMxmd
@XamdiMxmd 3 ай бұрын
❤❤
@SafiyaIsxaaq-vk1uj
@SafiyaIsxaaq-vk1uj 3 ай бұрын
Asc
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾
9:19
Nasro’s channel
Рет қаралды 7 М.
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,6 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН