No video

INTUU DAHABKAYGI IGA XADAY AYUU MINWEYNTII MASERTIR UGA DHIGAY# AROOS AYAAN KU,KULANAY AYADOO XIRAN

  Рет қаралды 24,893

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

11 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 185
@user-mk4vl6xu7y
@user-mk4vl6xu7y 11 ай бұрын
HamBalYo HamBalYo 🥳🥳 anaa like kuugu horsary qali 😂🎉
@najmoxaaji9143
@najmoxaaji9143 11 ай бұрын
Maasha Allah xabiibti mahadsanid ❤ aniga waxaa iigu qosalka badnaa markii aan yaraa habeenki oo kale marka aad cirka fiirisid eey bishana kula socsocaneeso aad u maleesid oo adiga meesha aad aadid ayeey kula aadee aad isleedahay 😂
@kamalali79
@kamalali79 11 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 11 ай бұрын
Mashaa Allah tii igu jaab badneed markaan Raaco Aabo masjidka Waan Soo duu manjire Allaah yaa Rahma Allah ha u naxaristo Aabo maan. Mahadsanid walasheyn
@kamalali79
@kamalali79 11 ай бұрын
اسك اختي ايان جبدون ايام تحياتي لك شكرا اختي ايان جبدون على الفيديوهات الجميلة التي تشاركها معنا دائما اختي ايان جبدون جزاكم الله خيرًا ويحفظكم امين.
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 11 ай бұрын
Waaw anaa u horeeyo maanta maash'allaah tabaarakallaah
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂waad iga qos lesiiya ayaneyyy aayo badan 🌺😂😂😂
@HiboAadan-vh2cf
@HiboAadan-vh2cf 11 ай бұрын
Waxa iigu yaab badna markan ischoolka tago kun wado okala nooca ayan mari jiray manta markan xasusto waqosla❤😂
@ManaalAbdiMahamuud66
@ManaalAbdiMahamuud66 11 ай бұрын
Yaraaanimada xumaaa wxaan umaleyn jiray dadka waaa weyn bas iney dhintaan 😢wxaan dhihi jiray markan weynaaado waan dhimanaaa illhow hai weyneen ayaaa aminsanaa yaraaanimadeyda Lkn hadda waaan aminsanhy weyn io yar inla dhimanaayo😢😢
@khadiijoaadan3990
@khadiijoaadan3990 11 ай бұрын
Abaayo kher allah ku siiyo mahadsanid
@Amuuna40
@Amuuna40 11 ай бұрын
Jano gasho kujecliya jah 😊😊❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 11 ай бұрын
😘
@SundusCadey-fh6yi
@SundusCadey-fh6yi 11 ай бұрын
Masha alhaa hbtii alle haku barakeeyo waxa waliba oo kugu culus alle hakufududeeyo hbtii insha alhaa
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 11 ай бұрын
Masha Allah, mahadsanid abaayo qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 11 ай бұрын
Mashaallh walashay ayan wan ku salamaya wlh manta qosol igu dishay wale ilamnimo qaraaxo miiran waye ani wxa igu qosolbadnayd anago meel ku qaxnay aya waxan arkay farkeetada wayn e qashinka&oodaha lagu jiido markaas ban dhahay alaa hoyo shanlo wayn
@user-fo8gq2yb9j
@user-fo8gq2yb9j 10 ай бұрын
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah 😢 waqti dhawow 😢 yarbi 🤲
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 11 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn abyo
@YaasminIbraahim
@YaasminIbraahim 11 ай бұрын
Scw
@sayush520
@sayush520 11 ай бұрын
Scw❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 11 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 11 ай бұрын
Wcs xbbt
@user-er4um3ti8p
@user-er4um3ti8p 11 ай бұрын
Hodan fanis baa thy sax lakn sanad kahor mise2yrs ayaad comment Kaga faalootay oo waxd tiri hodan adaa sheydaamad ah marna waa amaneysey lkn wllaley Hal qof miyaa thy mise 2qof😮😒🤔🤔🤫
@WesamsalimWesam
@WesamsalimWesam 11 ай бұрын
​@@user-er4um3ti8p xaa Kaa qaldn😮
@santiyaajeylani
@santiyaajeylani 11 ай бұрын
😂waxa igu qosolka badan anoo aad uyar baa hawar yarteyda ayaan la joogay shaqada guriga ayaan dhibsan jirray maalin walba qunfac been ah ayaan iska keenay wxaana qunfaca bilabaay mirkiin qadeeyo oo shaqada la gaaro dariska liiga maqlaay qunfacee 😂😂😂😂
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 11 ай бұрын
Wcs ayaan qurux masha Allah Alle hakuxafido Qaali sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@indhauron7326
@indhauron7326 11 ай бұрын
Juma Mubarak dhaman muslimintaa ayaney quruxey qada la an ahay lkn wankula socda maclimdena
@hamdaladan9811
@hamdaladan9811 11 ай бұрын
Keep going wllo mcn ❤😊 wllhi Baryahn waad noo dadaashaa anagana like nagu ogoow🥰
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed 11 ай бұрын
Waxa oo ila manta ilawin wax daganeen xiroyinka dhadhaab ana waxan 7yrs ayaney habenk i saqdhaxey warabaha aya aktena ka ciyi jire ana xafad naga fog ban dugsi kadhiganaay habeenki 3:00am markeytahy intan hoyadey i abehey kadhunto ayan dugsigo cidla ah ukalahi jire kama cabsado warabaha markasu abehey salada marku tukado intu iwaayo uu iga so daba tagi jirey mantan xita yanyur wan kacabsadaa 😂😂😂inlaa manta qalbigeyga wey kabixi laadahy❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 ай бұрын
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan ina xirsi goobdooney guuleyso
@linoabdirahman3741
@linoabdirahman3741 11 ай бұрын
Ayaan daemon queen of the Earth 🌎 xabibti farxad igu nolow adiga iyo seygaga iyo carurtada dhaman family aad ayan ku tagera waxan ahay tagere number one
@fadumosaid2633
@fadumosaid2633 11 ай бұрын
Mashalaah I like markaad hestid waa igu socta shekadu
@edhebsan
@edhebsan 11 ай бұрын
Aniga kow ah caawa indha weyney❤😅
@qaalileyli8626
@qaalileyli8626 11 ай бұрын
Masha allah hawa wan kufarax sanahay inan kalo kalindi kobad
@shamsohussein
@shamsohussein 11 ай бұрын
Wcs abayo qali hormar wacan OO wanaagsan ❤
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 11 ай бұрын
Thanks again 🥰
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 11 ай бұрын
Ayaan quruxey Aallah Haku xafiido qaliyeey
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 11 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@anzalalii9001
@anzalalii9001 11 ай бұрын
Ani waxaan sameen jirey markey hoyo io abowe tukaayaan hdaan hortooda maro waaa shumin💋 jirey raali galin aahn❤❤
@kaafiyocismaan5337
@kaafiyocismaan5337 11 ай бұрын
Hhh anika waxa ku qosla marka so xasusto😂 aabe allah unaxariiste😢 marko salada ku jiro waxa ku dacweyna walashey ika yaar mar kasan dhaha abe imaqal hadikale madaxa xataa i nuxii😅
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 ай бұрын
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🏽
@why_not_try99
@why_not_try99 11 ай бұрын
Ayaaney waan qoslay walaahi
@fatoumaaden7951
@fatoumaaden7951 11 ай бұрын
Jumca moubarik
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 11 ай бұрын
Wllhi abaayadaan qosol bay igu dishe
@dahaboomaryusuf
@dahaboomaryusuf 11 ай бұрын
Marshall Allah ❤❤❤❤❤
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 11 ай бұрын
ayaney ani waxa la yaabi jirin Marka socdo maxuu cirka iila socdaa aa dhihi jire 😅
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 wlley adaba ika daran ani cirka dhanba ma firi jirin😂😂
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 11 ай бұрын
@@Xamdimaxamad-bh1qm mararka qaaar inttaa xanaaqo aa dhihi jire Mu iga haro 🤣
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 11 ай бұрын
@@Ummu_Shuhadaa wlh cadi ma tihid wlh ilma nimo wa cadow laka koray
@sucdish3972
@sucdish3972 11 ай бұрын
Bisinka illahow ilma noocaas hanasiin yaa Allah
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 11 ай бұрын
Ani markan yaraa fulay ayan ahay inaa guriga kadhuman kabaqijiray Guriga mesho ujeda lee adijiray hada gadashis ado inaa dhumayan aminsanaa😂
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 11 ай бұрын
Wcs ayaaneey❤❤
@saynabjama2038
@saynabjama2038 11 ай бұрын
Ayaan jiinbaartu waaxay wllo anigu reer somaliland ayaan ahay jiinbaar ma garanaye
@ilhaanofficial7941
@ilhaanofficial7941 11 ай бұрын
Waxaa igu yaabka badnaa markaa yaraa waxaan aadnay dubee waligee abtigee ma arak nin wadankaa joogo ayaan waxaan oran jiray abtii markaa soo xasuusto wlh waan iska qoslaa
@iqraxasancali8980
@iqraxasancali8980 10 ай бұрын
Anoo aamin San in ay dadka waaweyn uun dhintaan baa waxaa dhintay gbr yar oo sxbo ahyn 😢wallhi layaab ay igu noqotay aabahey baa ku dhahay abow ani camal ma dhintaa buu I dhahay haa 😢😂
@khadiijoxasan5830
@khadiijoxasan5830 11 ай бұрын
Ayaanay ani JCL in uu jiro maba aamin sani
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 11 ай бұрын
Masha allaha 🥰🥰🥰🥰
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 11 ай бұрын
Ayaaney xbbti ani waxa igu yab badna abe mcn ilahay haunaxaristo wuxu dhihi jiray habaynki marku salatul layl tukanayo ilahayw samir iyo iimaan isii waxan is dhihi jiray abe muxu ka samraya oo ma fahme jirin wllyl igu so duceya hoyo iyo abe mcn ilahay janada haka warabeyo
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 11 ай бұрын
Alle ha unaxariisto labadada walid io kuwenba
@MmmD-gn5tq
@MmmD-gn5tq 11 ай бұрын
Abaayo macn wixii igu yabaka badan aaniga nin kan shukan sanayay abti gay diilay ulkugacaray😂😂😂😂😂😂
@ummuabooth347
@ummuabooth347 11 ай бұрын
wcs abaayo ayaan iiwarn adiga iyo caruurtada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@tasniimmuxumed5213
@tasniimmuxumed5213 11 ай бұрын
Anuu waxaan moodi jiray in dharku ay gaagaabtaan anoo wayn ayaan ogaaday in ay dadku ka koraan ee maradu aanay gaabanayn.
@kaariezuhra5585
@kaariezuhra5585 11 ай бұрын
Asc.wll Ayaan❤
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 11 ай бұрын
Kkkkkk wlhy wan qoslay Ayaaney kani jacayl maheee waa waali
@MunoXuseen
@MunoXuseen 11 ай бұрын
Asc abyo ayan seithy mcney
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 11 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 11 ай бұрын
Scw
@mriya4601
@mriya4601 11 ай бұрын
M.a hada ayaan shqo gali karaa ❤❤
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 استغفرالله العظيم Allow ceebta astur
@fardowsaahmed1734
@fardowsaahmed1734 11 ай бұрын
Masha allah ayaney waxaa iga qosol badnaa galab aa waxaa laiga diray suuga Masagada ariga lasiiyo intii taqan baa taqaane marka sidaa uciciyaraye aa kusoo dahay suuqa habeen ay noqotay marka anigoo wado mugti ah maraayo aa bacdii iga jeexman tay marka masagadii lugaha ey iga dadanee anigana waka carara markaa Wana qeylinaaya jini aa luga iga tumooyo waaw aa ku jiraa hadaa so xasuusto wa iska qoslaa
@hamdaladan9811
@hamdaladan9811 11 ай бұрын
Group indho yaryar ismuujiya 🙌🏽🙌🏽🤣🤣🤣
@CashoibrahimCabdule-cx4lb
@CashoibrahimCabdule-cx4lb 11 ай бұрын
Asc ayaaneey.ale tartiisa aan kuujec lahay
@macaneyibrahim6473
@macaneyibrahim6473 11 ай бұрын
Lacagta kaashka yaa kuu tirin doono wagaa fuursato ileen boqolkun baa laguu dhiibiye😂😂😂 idhaaf ayaaney❤
@halista3994
@halista3994 7 ай бұрын
Malin malima ah kamida anigi iskul ka imade ayu abahygi iarke anigo fikirayo markas bu igu dhahy sxp maxa kugu dhacay maras ayaan ku dhahy sxpkeyga wadan maqlay dadka odhayan ilahey aya jogo iyago dhahyan markas ayan ku dhhay abee ilahey away ama rabi away hadu jogo maxan uarki waye sidese uegyahy her waxan garay inu shaydanka isa sawiro qab an wanag saneyn lkn abahygi wax walpa wu ifahn siye ila qalbigeyga ayku berman jacaylka rasulkena muxamad scw iyo alllah swt❤❤
@user-my6uf8kp2c
@user-my6uf8kp2c 11 ай бұрын
Sheekadan sheeko iigaqosol badan maana arag ayaaney
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 11 ай бұрын
Hbn qurux bdn ayan
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 11 ай бұрын
Ayaaney waca san u qos kayay dadkeba iga yaabay 😂 gabadhu waba laadarad wana geesiyad waayo waxay kashegay naysa khaladkede masha allaha 😂😂😂😂
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 11 ай бұрын
Ayaaney ani waxaa igu qosol badnaa markuu abo seexdo ayaan kabihiisa intaan gashto jidka la aadi jiray
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts 11 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير ❤❤❤❤❤
@aniishxikma2785
@aniishxikma2785 11 ай бұрын
Waxaan aad ugu qoslaa waagaa yaraa ninkii iyo naagtii meel taagan hadaan arko si orod ah ayaan ku dhax Mari jiray 😅😅 maalin ayaan intaa saas sameeyey ayaa naagtii intay iqabatay igaraac day kkk waliba macalinka iskuulka igu dirtay😅
@HaniAbuukar-gd8be
@HaniAbuukar-gd8be 11 ай бұрын
Waa waxaa igu la yaab badnaa ani iyo aayo deeyda oo iga yar iyo gabar aan eedo u ahay nalka ayaa kor meesha laga xero asoo taa baneeynaa sab waa taa baneeynaa maasada ayaaba u ba Geena ayeeneey marna ani oo shac taree neeyno ayaa lugta iga Kala baxday ama iga mur gacatay meesha aan ka ooyi lahaa waan qoso lay ayaaneey 😂🤣🤣🤣
@saaabo9825
@saaabo9825 11 ай бұрын
Aniga waxaan igu qosolka badnaa oo layabaa hadey igu so dhacdo iney hoyadey ilmaha sogadato umaleyn jiray😂
@nashadhussen9212
@nashadhussen9212 11 ай бұрын
Wsc Ayaan sorry 😢 Scw scw qurux. Mcn qll ❤️❤️❤️💋😂
@theironlady547
@theironlady547 11 ай бұрын
Wlh abaayo Ani ilmonimaba masoo marin waayo shan Sano jir ayaan howl barasho ku bilaaway marka laakiin qof masuuliyad dusha kasaarneed aan ahaay oo kalinimada jecel
@user-vm9ht2mc5t
@user-vm9ht2mc5t 11 ай бұрын
Scw❤
@NawaraBurhan
@NawaraBurhan 11 ай бұрын
Waxaas aaminsanaa hooyo hday salada gasho in aysan waxba arg😂😂 wax kassta oo an rbo in an sameyo markay salaada xirato ban sugi jiray markasan waxkasta oo khaldn samyn jiray markii ay hoyo idishana waxan aminsanaa😂 in laygu soo diry😂😂
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 11 ай бұрын
Walahi wa shactare ani maba xasusto wax an yaran teyda shamey jiray lakin ilma ha dhivka badan oo walid ka walo maba ahen ciyal ka caracarey da bega aha macnaha ilmo alabo alabey ku ciyara ma jirano ku was aya aha ani lakin gabadhan qisadeda shukan siga dhankisa iska lenahy walahi 15 jir ah aya ba shukan si wadi jire masi ba aha walahi ay lavyou shukan si aa aha ani habo
@maamuali9928
@maamuali9928 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@simanfaaid6108
@simanfaaid6108 11 ай бұрын
Alla Ayaaney ani waxa iigu qosol badnaa xiligi aan dugsi dhiganaayey oo markaas Lai geeyay iska ilmaan ahaaye Aa maalin Aabahay xanuusteyy Digsiga oo galapkii Lagu duceysanayeyy baan Mclimada wxn kuiri hooyo Aabahay baa xanuusane igu ducèeya markii ducadii labilabey baa waxaa kujirteyyy oo faaid abdille caafimad tmm ah sii illahay hadey tisi thyna Naarta ka xoreee saa ka xoreedii baan waxa moday ku xareee Anigii intaan soo orday oo oohin Afka jabsadeyy baan iri Aabahay bey iga habarayaan xiligaas baa fahansiin laii galay wlhi mlmo dhanaa laigu shekaysan jireyyy😂 alxm Aabahay wuu ii caafimadey hadana wuu ii jooga Alxm🥺🤲🤲
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 11 ай бұрын
Jaceyl digaaged aa haaye😂😂😂
@sahramaxamed8331
@sahramaxamed8331 11 ай бұрын
Asc ayaan cadeey wlshay iyaga yar ayaa lahaa wa jeclahay ayaan ayaanee wad iga qoslisay waxa iiyaabka badnayd aabe wuxuu sooma intaan iska eegno ayaa biyo iska cabnaa hadhow waxa dhahna waa soomanay caruurnimmada ciillaga koray
@maadixofficial1504
@maadixofficial1504 11 ай бұрын
Kkkk ad bey iga khosalsisay
@user-px9uk8hc9f
@user-px9uk8hc9f 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 11 ай бұрын
اللهم صل وسلم❤ علي نبينا محمد ❤ صلي الله عليه وسلم❤
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 11 ай бұрын
😢😢😢😢ayaney ano yarbaa gabdho ano ari wada bay iyeren waxay igu dhehen God ay dul jogeen intay kabahodu ku turen bay igu dhahen noga soo saar waxa ku dhahay wa ka baqaa ya iga so saraya waxay igu dhahen anaga kaa sosarayna wana iga wa weynaa masiboyinku hye baa ku dhahay good kii ba ku dhacay oo kabahi markA uga so saray bay iga carareen good kii wa ka so bixi wayey wa good cara ye mesha qabsada way ila so duntaa malintii oodhan Mar aan oyayo iyo Mar aan isku dayo Ina ka baxo mesha saan uqaylinayey wa xiqay hoyaday way iwayday arigii baa utagay oo kaliya waxa diyada ka dhaha hadu qof so Mari laha mesha wa ka sari lahaa barqadii baa goodka ku dhacay markii salada duhur laga baxay Baan ka so baxay yaa diiq ano leh ama mesha ku dhimataa alx ila hda Cid lama wadagiin nagihina Mata wa iska celin karaa ee Ina ka ar gosto iga qabataa wlhy markaa so xasuusto qosol gariir igu dhaca wlhy kaligay isla qosola sidii qof walan camal😂😅
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 11 ай бұрын
😢😢😢 sorry wll
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq 11 ай бұрын
Sorry wallhi gun BA kuheshe😂😂😢
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 11 ай бұрын
😂😂😂 Sorry xbbti
@XaliimoCabdi-gq6mm
@XaliimoCabdi-gq6mm 11 ай бұрын
Ayaanay wllkaybaa idhahy hooyo ootukanaysah naawaxaatirary dhofardhah hooyomarkaytukanysah waxbamaqlimayso
@ubaxsalad4891
@ubaxsalad4891 11 ай бұрын
Nin edaday shukaansan jiray ayaan danbas ama deeb biyo ku qasay ayaan derbi fuulay markii guriga soo galay ayaan wejiga kamariyay aad ayaan ulayaaba
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 11 ай бұрын
Ayaneey aniga sheekh masajidka tafseer ka aqrinaya an maqleey oo hujada intey acmasa hajj u juran timara mahirani kara daha waxan ku qatey iney aslanba raga ee timaha hirani kariin abahey timaha I nad heratid maaha
@NagaadHussein-op6go
@NagaadHussein-op6go 11 ай бұрын
Scw Scw scw❤️❤️❤️💕💕
@iqracabdi8755
@iqracabdi8755 11 ай бұрын
Abayo walhi waxa igu Qosal badana habaynka ay na eryaday nayl yar intaan sariirta ka korno ayaye iyaduna nag so dab kortaa 😅
@ummuabooth347
@ummuabooth347 11 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 11 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@user-xl8xh2wm6c
@user-xl8xh2wm6c 11 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Asienor
@Asienor 11 ай бұрын
Wcs hapo ayaney ❤🫶
@ifrahhassan702
@ifrahhassan702 11 ай бұрын
mar aa cida dariska lacg ka xade dhormar oo hadana ligu qabte lkn ilmo ahy dugsiga inaa qaato jeclaa hada arko wayabaa hada shaqeysto ben been ugu gudi donaa😂
@umfuad4641
@umfuad4641 11 ай бұрын
Hhhh ayaaney waxba iso xususisay wlhi anigo yar ayaan dhahay dumashigey adiga hada calosha wey weynthy abaayo ayaaa ku gedine kdb nuune ayey no dhale ayaan dhahay qosol intii Meesha jogtay 😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 11 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@user-tq1fi4vt1z
@user-tq1fi4vt1z 11 ай бұрын
Asc xabbti intan kudawanay waligey masoqorin midas aniga kula mida hoyo mrkey dukaneyso ayan alabta kudhedhelijirnay malin malmaha kamid ah ayey hoyo nago qeylisay ayan waxan dhahy hoyo waadba dukaneyse sede nomaqashay 😂😂😂
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 11 ай бұрын
Gabadhaan waxeedu waa caashaq digaag kii la lahadlo may iska jeclaanaysaa
@user-lz6bb2ej9w
@user-lz6bb2ej9w 11 ай бұрын
Aniga Waxan layaba markan xasuusto evcplus ama lacagta mobilkey kujirta aaabo ba malin dhahay lacag ba mobilka iga qaldanti ama igu jirto Ana yaab indhaha tagay Waxan dhihi jiray lacagta weyba weyntahee sidee mobilka 😂udhaxgashay markasto isweydin jiray waxay😂aheyd xiligi mopilka darood halgamay jiray ama niiclaha 🤝sidan kushidmi jiray😂
@HafsaAbdi-fg6ho
@HafsaAbdi-fg6ho 11 ай бұрын
Bryhan qosol iyo shctiro socfa noqoty hboy😂😂
@MowliidFaaarah-qu8zl
@MowliidFaaarah-qu8zl 11 ай бұрын
Dadkoodhan inaysan caqli lahyn umalyn jiray😂😂😂😂😂
@HaniAbuukar-gd8be
@HaniAbuukar-gd8be 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН