No video

inu kuu xiiso ma Rabta ninkaada ku soo waco Adoo ka Dalban xita Hadu kaa fog yahay cagaha kuu Dhaqo

  Рет қаралды 201,870

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

inu kuu xiiso ma Rabta ninkaada ku soo waco Adoo ka Dalban xita Hadu kaa fog yahay cagaha kuu Dhaqo
#cabdalle_Badbaado #kalsooni

Пікірлер: 825
@qamarsharif1595
@qamarsharif1595 2 жыл бұрын
Walahi waxad shegeyso waa wax lacago lagubixiyo oo free laguhelin jazakallah sheikh
@shukriibrahim1617
@shukriibrahim1617 2 жыл бұрын
Asc wr wb iso duceya wlha musliminta caawa waa jimco ducada waa mustajàbo wxn ahay gawar walshiina ah in mudo reer leh inuu igu arsaaqo ilhey awlàd salix ah dhamn inta hesan Alh siiyo insha Alh
@nuuraahmed1262
@nuuraahmed1262 2 жыл бұрын
Abaayo allaha kusiiyo ubad saalaxa ah ood ku indho doogsato
@falismohammed5715
@falismohammed5715 2 жыл бұрын
Abyo inasha Allah Allah Wu ku siinaa niyaad kheer u shegaa
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 2 жыл бұрын
Wlshy qali Rabi awlad salix ah Alle hA ku siiyo isaga raxmne digriga badso salatu laylka tuko Rabi ubad ha ku siiyo wlshy wan ku so ducya si niyad ah
@amaalxasan3322
@amaalxasan3322 2 жыл бұрын
Alle hakugu arzaqo abayo insha allh kuwo baari ah alle haku siiyo
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 2 жыл бұрын
Walaashey qaali allaha kugu arzaaqo awlaad saalixiin ah aamiin yaarabi
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 2 жыл бұрын
Masha allaah Sheekh allaaha khayr haku siiyo anaaba imikadaa kujira xaaladaa hurdo iyo cuntaba waan katagey lkn imika laga bilaabo taladaada qaatey Shukran jazaakallaah khayr sheekh
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 2 жыл бұрын
Abaayoh Allah hakaah saaroh laakin walaahi waxan Ku sheegayaah nin sabab u noqday in aad hurdi weeysoh cuni weeysoh dhibaatoh Ku horseeday wax lagah fakaroh maaha dhax gal dadkaagah o yeeloh meel aad ku mashquushoh Allahna isku xer o baryadah badih kuna sali in badan rasuulka salallaahu caleeyhi wa salam kaligaah dhib kah noocaas ma dareemin eeh nin ku dayacay naftah ha u dayicin is dajih o badi salaadah iyo baryadah alle joojih xasuusi hiii wanaagah o xasuusoh dhibta qof kiih Ku Saba bay Allah waxad jeceshahay hakuh siiyoh Allah hakaah dul qaadoh aamiiin dhamaan inta islaamka aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 2 жыл бұрын
@@xayaatiqalbi1028 shukran wlshy MCN jazaakallaah khayr goaanba qaatey uma dhacayso dib qli maskaxda kasoconayaa hadeed awal qalbigaa kasocdey ♥️🙏
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 2 жыл бұрын
@@xayaatiqalbi1028 aaaamiiin aaamiin🤲
@hamdihenna4703
@hamdihenna4703 2 жыл бұрын
Abaayo dhaaxa hurdo la aan wa nagu dhacdaye alle hano saqiro xaqa alle gstuso nimankeena
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 2 жыл бұрын
@@hamdihenna4703 aaamiin aaaamiiin qaali
@cadeeyjama9952
@cadeeyjama9952 2 жыл бұрын
Sh badbaado waa walaalka ugu xabiibsan raga Soomaaliyeed ilaahay cadow iyo xasad ha kaa badbaadiyo.
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 жыл бұрын
Anigu waxaan ahay haweenayda aduunka ugu qiimo badan masha allah yaa wax iga badali kara🤣🤣🤣
@user-ts8lb1pw3c
@user-ts8lb1pw3c 7 ай бұрын
Ilaahy
@amuun9967
@amuun9967 6 ай бұрын
Wn dacad qosley wlhi😂😂😂😂😂
@fartunq1128
@fartunq1128 2 жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah Waxa i cajabiyey. 1 yeelo nolol kuuqaas ah 2 jirkaaga dhis 3 Naftaada horey u mari 4 Haku masgqulin oo xornimo sii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍💯👍
@mulkicumar6092
@mulkicumar6092 2 жыл бұрын
Maasha allah jazaakah qeer sheekhow
@haboonadan
@haboonadan 2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Shukran ukhtii ❤️❤️
@idilabdiraxman8884
@idilabdiraxman8884 Жыл бұрын
Abaayo Waa runta ❤️
@BushraNasriupdirahmaan
@BushraNasriupdirahmaan Ай бұрын
Alle haku sharfo sheikh marki murugo adiga talo kuso donta wana ka hela war farxad leh alle haka farxiyo
@keyfmohamed873
@keyfmohamed873 2 жыл бұрын
Maya wlhi marabo hada inuu iixiso xita wajigeyga inuu hor imaado wayo dhawac badanuu iigeystay 😪🥺
@naimagullet
@naimagullet Жыл бұрын
😢
@sagaliina
@sagaliina 11 ай бұрын
Sorry qali
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 5 ай бұрын
Sorry sister lakin ana kula mida
@gaaboow2018
@gaaboow2018 2 жыл бұрын
Walahi 2019kii baan goaankaan gaaray maantana waanguulaystay
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
Masha allah congratulations 🎈
@kosaryussuf8137
@kosaryussuf8137 2 жыл бұрын
Mansha allah
@inaismail4860
@inaismail4860 2 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa sheekhoow ma jirto wax ka wngsn inaad naftaada raali galiso iyo inaad rabigaa raali galiso naftadana ixtiraamto gabdhoow mayna saas ahayn
@zeytunodowa498
@zeytunodowa498 2 жыл бұрын
haa sax sas waye abayo
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 2 жыл бұрын
waa saas qalanjo
@sabahstar4297
@sabahstar4297 2 жыл бұрын
Anigu waxaan ahay haweenayda aduunka ugu nasiibka badan🥳😘😘😘
@ifrahalisahar7254
@ifrahalisahar7254 Жыл бұрын
Anigu waxan ahy gabadha ugu qimaha badan adunka ugu kartida badan Noloshydu waxay usocon siqiima badan xasiloni leh wxn raali galin alllah wxn jeclaan Allah 1 wx igu jiro rali Galinta rabi kasakow Naftedaan rali galin jeclaan farxad siin wlh ma muryo wyo qof adak ayan ahy❤❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 жыл бұрын
Aniga waxa ka helay in aan qofka xoriyada laga qaadin iyo inta kaleba waa arimo muhiim ah khayr alle ha ku siiyo❤
@umalkhayrmustafe8877
@umalkhayrmustafe8877 2 жыл бұрын
mahadsanid sheeekhena waaan samayn walee waa talo wax ku oola masha Allah cimriga ilahay haku barakeyo amiin dumarow ku dadala waxa idin an facaaya cedna haku tiirsanan iinbadan wayo wax kaztaba waydhicikaraan aqoon tada quruxdada jidh ahan io rux ahanba dhiz diintada dhis ilahay talada udhiibo yaqiin dhaba lakalay kaligaa iztaag izku kalzoonow is amin isku faraxsanow oo ubadkaga dhiz xag walba o gurigaga carfi qurxi oo ninkaga dhis aqli io jidh ahanba markaa ada ugu sareeya dunida inshallah
@idirisyuusuf2454
@idirisyuusuf2454 Жыл бұрын
Aniga hada ihysa masha allah
@nujummohamed411
@nujummohamed411 2 жыл бұрын
masha allah kheekhow jazakallaah alhamdulilah aniga gabar baan ahay wlhi weligay nin isma raacin naftaydana waa ku kalsoonahay waana jeclahay inaa naftayda horumariyo mustaqbalka inaan mid wanaagsan helayana waa aaminsanahay oo illaahay ila kulminayo💯
@hamdamed8280
@hamdamed8280 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah sheikh ilahay haka farxiyo walahi wa imuhim ina sameeyo arimahan inshaallah waxan rabaa Bishay socota ina guursato hadu allé ka rali noqdo isoduceye walalayal inu rabi isiyo wilka jeclhy i.a inigana wax kasto niyadina ku jira allé ha idin siyo i.a shukran sheikh allé haku barageyo ilahayow muradkena nasi Aamin yaa allah 🤲
@munaomar2230
@munaomar2230 2 жыл бұрын
Ameeen wlo Alla Haku siyo waxad jecshahay oo khayrku Ku jiro 🤲🤲
@hamdamed8280
@hamdamed8280 2 жыл бұрын
@@munaomar2230aamin yaa allah 🤲 shukran huno qali
@canabcabdi1490
@canabcabdi1490 2 жыл бұрын
Reer aad ku faxado abaayo Allah ha ku siiyo wiilkana, Allah ha isku kiin sikhro
@hamdamed8280
@hamdamed8280 2 жыл бұрын
@@canabcabdi1490 aamin yaa allah 🤲mahadsanid huno qali allé haka farxiyo 🥰
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 2 жыл бұрын
Allah hakuh sahloh abaayo wixi qeyr ah Allah hana siiyoh aamiiin🤲🏼
@shaymacabdii6146
@shaymacabdii6146 2 жыл бұрын
Anoo jcl buu igaa taagay waxuu igu dahahay iskakey ilow wad ii iloweysaa quran akhrisaaa😭😭😭😭 xabeen iyo malin waan oyaaa qalbii xaanun aawood umaalihii inaan lahadloo wan uu xisaay Yaa rabii isoo jedhii adhaa raxmaan e🤲🤲🤲🤲
@xafsamaxamed9372
@xafsamaxamed9372 2 жыл бұрын
Qalbigaaga allaha kudajiyo illahey marwalba bari baryada illaahey kuqadi meeysid abayo
@shaymacabdii6146
@shaymacabdii6146 2 жыл бұрын
@@xafsamaxamed9372 ameen mcny shukraan 🥰🥰🥰 imikaa wan oynoyaa nag ayuu soo sartaay wlhii xasid wayee kaan 😭😭..isoducey mcnyy inu Alle dhibkaan iga saroo
@idmanhakar7537
@idmanhakar7537 2 жыл бұрын
Qalbiga Allah hakuqabojiyo
@anisoxedar
@anisoxedar Жыл бұрын
​@@shaymacabdii6146abyo hda mx daremesa hal sano aya kaso waregate
@sagaliina
@sagaliina 11 ай бұрын
Abayo waku daremaya sorry. I hope Ina ilaaway hada
@Dr.Dayib10
@Dr.Dayib10 2 жыл бұрын
Arimaha qeybtood waxay u baahan tahay fahanka nafsiyaadka dadka iyo kala duwanaanshahooda 🤗🤗🤗
@naciimoxasanyusuuf4708
@naciimoxasanyusuuf4708 2 жыл бұрын
Aniga waxaan ahay haweeneyda aduunka ugu fiican uguna kartiida badan
@maprukchannel5870
@maprukchannel5870 2 жыл бұрын
Sheikh badbaado ajar iyo xasanaad badan Alle haku siiyo wax badan ayaan kaa faaiiday runtii Ustaad adi iyo teamkaga duco ayan idiinka codsanaya arimo aya igu furan in uu alle ii fududeeyo idiina alle ajar ha idiinka siiyo
@shamm5065
@shamm5065 2 жыл бұрын
Wlhi been madan sheegin waxan adka hadashay intooda badan aniga ku dhaqmay waxana dhihi kara burburka nolosheyda dhaqamdas sbb u noqday blse alxmdlilaah cala kuli xaal hada waxan daremaya nafis istares la an alxm wax walba ilaahy xagiisa ayey ka qoranyihin ilaahy qanacad hana siiyo quluubtana ha inoo qaboojiyo koly noloshu kolba cashar ayey na siineysa✍️ jazakallah sh. c. Faruuqi🖐️❤️❤️
@asliqueen9875
@asliqueen9875 2 жыл бұрын
Wll isoo duceeya walwal baan dareemeyaaye muraadkayga iyo waxaan rabo oo khyrleh ilaahay inuu isiiyo
@zamzamyuusuf6150
@zamzamyuusuf6150 2 жыл бұрын
Mansha allaah tabarakallaah wlh hadii sidaa ay dumarku kudhaqmi lahayeen gabadhna lama bahdileen dumarow qodabadan qaata bahdilka isga dhaafa noloshiina hormaariya sheekh badbaado illaahay ha xifdiyo aduun iyo akhiraba
@queen-vs9ol
@queen-vs9ol 2 жыл бұрын
Anuu wxan ahay gabadha aduunka ugu qiimo badan🥰😅
@Hale-xs3gz
@Hale-xs3gz 2 жыл бұрын
yes yes queen we are alhamdulillah and you better believe it ❤️❤️❤️
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 жыл бұрын
Maasha Allah waa qodobo qatar ah gabadhii dhaqan galisa waa xaqiiq iney sareynteeda heleyso always love yourself ❤ jazakallahu khayr walaalkeen Abdalla
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 2 жыл бұрын
Sh qoooiw gabdhihii laqabay waad latalisee garoobadeen noosoo sheeg ankan aan kor iskuugu soo qaad no jazakallaahu khyr
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Alle ha ku xafido sh.Barnaamijyadan oo kale noo soo badi😻😘😘😘🌱🌹🍀💐🌺🌼🌻🌱☘💮🌾😋
@yaaren1yaaren151
@yaaren1yaaren151 2 жыл бұрын
Iso duceeya muraad an leyahy in u Allh isahalo
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 2 жыл бұрын
Alle muradkaga khyr leh Alle ha ku siiyo wl
@faizahasan4148
@faizahasan4148 2 жыл бұрын
allh ku sahlo muraadkada
@FatmaMohamed-ym1rc
@FatmaMohamed-ym1rc 2 жыл бұрын
Shiiq badbaadi Malaha ana iga Hadley say calashan tashbiiha lkn se waxan u balan qaadayaya nafteyda in anan isbahdilin. Jazaakallaahu kheyr ustaad
@anabgado8567
@anabgado8567 2 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah walalkay waa wano tan ugufican saytahay baan uqatay allah haku barakayo awalbo anoo wanadada jaclaa markan ogaday in ad abtigay tahay adban usiijacladay allah haku xifdiyo 👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍from Oromia
@xalimomaxud639
@xalimomaxud639 2 жыл бұрын
MshAlah Allah badbado alle khayr hakusiiyo talo fiican baad nasisay dumar odhan MshAlah Allah 🙏🙏🙏🙏🙏
@canabcnuur535
@canabcnuur535 2 жыл бұрын
Jasakallahu khyr sheekh inshallah isoo duce inuu allah Ii sahlo guur wanaagsan Allah ha ku xifdiyo
@sahrakoow288
@sahrakoow288 2 жыл бұрын
Manshaaallaah sheikh waxaad ku guuleysan garabsiinta dumarka wanaagsan waligaa dumarka u naxariisto kheyr allaha ku siiyo. Aniga waxaan ahay qof ragga wanaag la jecel maxaa yeelay rasuulkeenii nabigeenii maxamed (SCW) ayaa ahay ragga ugu fiican qofkii raaco sunnadiisa ayaa wanaagsanaada waana kuwa dumarka u naxariisto.
@fatmaff1928
@fatmaff1928 Жыл бұрын
Illaahow uwad baari ah sii wllshena qaaliga ah aamiin yarabal caalamiin
@aminoabdi3027
@aminoabdi3027 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰❤️❤️🥰
@aminoabdi3027
@aminoabdi3027 Жыл бұрын
Mashallah mashallah
@rahmaabdillahi1446
@rahmaabdillahi1446 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
WALAAL WAXAAN BUUXIYAY SHARUUDIHII SAACADA KALIYA ISOOBOOQO MAHADSANID 🙏🥰🔥
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH Tabara kalaah! jazakallahu khairun ya Ustad. may Allah rewards you for the info. dumarka qaarkod ilaahay nimcadiisa‘ aqoontan waayku dhashtan, and i’m one of them Alxamdulillaah. i thank you my Rabb, Alxamdulillaahi Rabbal 3aalameen
@sucaadmohamed9804
@sucaadmohamed9804 2 жыл бұрын
Masha alllah shiiqow aniga WAC digaga wan dhageysta shiiqow alle haku xifdiyo 👍❤
@hannicookignandsweetcakes6971
@hannicookignandsweetcakes6971 2 жыл бұрын
Shukran sheekh wlhi waxaad xalisay mushkilad I haysatay 🙏🏻🙏🏻🙏🏻 thanks
@shukriali4796
@shukriali4796 3 күн бұрын
Kalsoonida naftaydu waa 💯 Alxamdulilaah
@sacdiyomursal3585
@sacdiyomursal3585 2 жыл бұрын
Masha alaah sh alaha ku xafido dhamaantood waa icajabiyeene alaha nugu anfoco adigana alaha kaasiiyo ajar iyo xasan aa lakoobi kararin mhdsnd
@amiiraaragsan2426
@amiiraaragsan2426 2 жыл бұрын
maasha alaah tabaarakalaa jasaakalaahu khayr shiikheena dadaalka iyo juhdiga badan galiyey sidii uu dumarka ugu hiilinlahaa ilaahay hanookaaxiftiyo shiikh anagane talada wanaagsan hanagu anfaco
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Asc shiikh cabddale allaaha Ku xifdiyo wanaagaad marwalba noosoo gudbiso waadna Ku mahadsantahy aniga qodobadasan aad ugu qancay ah noloshaada kalsooni sii oo cidnaha darteed caafimaadkaga ciir hawgalin udaa qofka xoriyadiisa wadnaha hawlaaga iyo farxadaada
@faadumomohamed3019
@faadumomohamed3019 2 жыл бұрын
Sheekh dadbaa jiraaa aan wanaagba arag
@maryamoaar1096
@maryamoaar1096 2 жыл бұрын
Aaado wayn abaayo way buuxan
@fowsiyahassan3018
@fowsiyahassan3018 3 ай бұрын
Anigu waxaan ahaa gabadha dunida ugu qiimaha badanaaa
@munaaden9549
@munaaden9549 2 жыл бұрын
Sheekh raga soomaaliyeed lama jiclin karo waa dhagax hadaad jicliso dhagax wuu jabaa
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 2 жыл бұрын
Really
@shukrishacni5266
@shukrishacni5266 2 жыл бұрын
Shikh in ad ika hadleyso aya ba moda whi 😪
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg 2 жыл бұрын
Mansha alaah ilaahay haku barakeeyo walaal sh cabdulaahi wax badan ban ka bartay ilaahay misaanka xasanaadka hakugu kabo
@yaaren1yaaren151
@yaaren1yaaren151 2 жыл бұрын
Shiq ariintan an i heysata umul na wan ahy waxan ka daremy waji badal alxmdlh qeer allh ku siyo
@farxiya267
@farxiya267 2 жыл бұрын
Sorry abaayo .iska dhig inaadanba dareen saneyn kudadaal na inaad si caafimaad leh Umasha uga baxdo naftaada iyo baby gaaga ookaliyah kumashquul🤩👌
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Abaaye Samir mcnto talaadaas shiikhana qaado
@marwayusuf5433
@marwayusuf5433 2 жыл бұрын
Ax sorry abayo halkii manta loga bahna inu Ku garab tagna haduu is badalay haw joojin wlhi noloshada Ku mashquul ilmaga iyo adigaba
@fatximaxamedgeedi437
@fatximaxamedgeedi437 2 жыл бұрын
Masha Allah shiiq ilahey haku xafido wax badan ayn kafa idnay ilahey ajar hakasiyo iso ducey shiiqow murad ayn leyahay waxi qer kujiro ilahey inu isahlo insha Allah
@fadumamaxamudfadumamaxamud1447
@fadumamaxamudfadumamaxamud1447 2 жыл бұрын
Aniga waxa an ahay gabadha dunida ugu awoda badan mana noqonayo daciif🎈🎆🎆
@khadramohamed786
@khadramohamed786 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh taad amsatahay baan amsanahay anigu
@mumtaasmuse8530
@mumtaasmuse8530 2 жыл бұрын
Mashallah .sheikh badhbaado alle khyr Haku siiyo
@sadiasiman5132
@sadiasiman5132 2 жыл бұрын
asc sheeq ada ugu mahdsanthy qeerka mar walbo nooso gudbiso alle ajar ha ka siiyo isoo ducee sheqow hadafkeyga alle inu ii rumeyo inshaa allah 🤲
@Ogaanshochannel5985
@Ogaanshochannel5985 2 жыл бұрын
Waanbah aamin sanahay inan ruuxnah uliicsanayn thanks sheikh
@caynimooge105
@caynimooge105 Жыл бұрын
Sheekh alle haku barakeeyo wllhi wan qatay taladaada u isoo wacay si fican ayuu ila hadlay arimahii guurkaygii wan dhamaynay meherki ayaa no hadhay isoo duceeya wll alle isku kaya xafiido aniiga iyo suldankaygiih❤🤴💑🤲🤲🤲
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
Maxaa ka mid ah talooyinka aad qaadatey oo kuu hir galay bal noo sheeg iguna caawi
@wadanwalbajecel8158
@wadanwalbajecel8158 2 жыл бұрын
Ano cadhaysan oo ciil ihayo ayaa dhagaysta markaasay farxad iyo kalsooni naftayda ah dareema alle haku barakeeyo sheekh
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 2 жыл бұрын
Ma aaminsani inay gabadh igadha adunka ku noshahy anigo Lakiya haa😁
@Siuuu212
@Siuuu212 2 жыл бұрын
Sheekhow barnamij hada kahor jedisey baa ii hirgale Mansha allah
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 2 жыл бұрын
Sheeq allaha ku barakeeyo dumarkaad garab u tahay Mashaallaah
@nashabeauty2635
@nashabeauty2635 2 жыл бұрын
M.A sheikh badbaado guull wll
@halimayusuf5740
@halimayusuf5740 2 жыл бұрын
Masha allaah Shikh kamadaloh dawashadada diinta iyo xigmada iyo talada aad bixisohe jasaakumullah khayr
@aaminoaamino3487
@aaminoaamino3487 2 жыл бұрын
M.a maclnkyga wxaabd modaa inaa ani iga hdlyso walhy al cadiim i.n qdobdaan ban ki dhaqaaqyaa shkh mrna wn qsly mrna wan farxy 🥰🥰
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 2 жыл бұрын
Mashalah shukuran sheekh badbado ilahey ha ku barakeyo 👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️💯💯✅
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walal❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@kafiahoussein7617
@kafiahoussein7617 Жыл бұрын
Anigu waxaan ahay haweenayda aduuka ugu qimo badan wowwww maschallah Alhmdouillah yaa raabi jah 😗😗❤❤😘🥰💃💕👏🙏🙏 yaa wax iga badali kara waa mahasanid🙏🙏🙏
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 жыл бұрын
Walaalayaalow Illahay dartiis iigu soo duceeya muraad ayaan leeyahay inuu Allah ii sahlo muddo badan ayaan sugooyaa ha ila dhaafin ducadaada inuu Illahay ii aqbalaa laga yaabaa Illahay dartiis iigu duceeya in sida ugu dhaqsiyaha Illahay iigu sahlo😢😭🥺🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@queensagal2700
@queensagal2700 2 жыл бұрын
Abayo waxii khayrka kugu jiro rabbi haku siiyo insha’allah🤲🏽
@maryanali5113
@maryanali5113 2 жыл бұрын
Waxi kheyr allaha ku siyo inshallah
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 жыл бұрын
@@queensagal2700 Aamin abayo
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 жыл бұрын
@@maryanali5113 Aamin abayo
@hindasiciid6872
@hindasiciid6872 2 жыл бұрын
Alle haku sahlo asagoon macasilahayn wll
@raxmadhagacade5351
@raxmadhagacade5351 2 жыл бұрын
Mahadsanid shiikh awadky mahadsantahay garab istaagaada illaahay haku garab galo❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡
@raliyoabukar6066
@raliyoabukar6066 2 жыл бұрын
Ilahey ha ku xifdiyo shiiq badbaado allaha na badbadiyo
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 2 жыл бұрын
Masha Allah sh cabdullahi tallooyinkaadii hore iyo kuwamaanta aadbay ugaladuwanyihiin waayo markii hore intaadan guursan maanta aadbay ugala duwanyihiin maantaan iskufikirnahay kusoco baarid farabadan bayubaahantay
@haboonadan
@haboonadan 2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah. Jazakallaah khayr yaa Sheikh. Walahay talo fican way na anfacaysa dhamaan. Insha Allaah. Murad ayaan leeyahay Alle ha i fududeeyo.
@hawoali1948
@hawoali1948 2 жыл бұрын
Mansha Allah sheekh Allah ku xifdiyo Allah karti nasiiyey iyo haybad Allah noo siyaadiyo
@Abdikadir-r8q
@Abdikadir-r8q 22 күн бұрын
Aniga waxaan ahay gabadha dunida ugu qiimaha badanaa
@xilwacadey7903
@xilwacadey7903 2 жыл бұрын
Waxaa I anfacy inaa qof dartiis istarees iyo cudur isugu ridin mahadsanid Shaikh
@xawoosman9120
@xawoosman9120 2 жыл бұрын
Haa walhi abyo aniga nin an wada jogno aya hoyo ayaa iga xanunstey wan so adey kala wadan ayaa jogney lkn somlia ka mid ah lkn ninki anigo bil sii maqan ayu nag kle gursadey
@najaxsaxardiid5268
@najaxsaxardiid5268 2 жыл бұрын
Waxan ahay haweenayda ugu qiimaha badan aduunka alx
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 9 ай бұрын
😢🎉❤Markle mhdsanid shikhow
@muslimaadan9764
@muslimaadan9764 Жыл бұрын
Aniga waxaan ahay gabdhaha mida ugo caqli badan duceysan sida hoyadet😊😊😊❤❤❤❤
@cali-pw4hi
@cali-pw4hi 8 ай бұрын
Aniga waxan ahay habeneydii aduunka uguquruxdabadan😂😂😂😊❤
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
Ustaaad Badbaado shukran keep going insha allah 👍👍👍
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 2 жыл бұрын
Sheikh Badbado khayrka badan iyo nimcada ad no shegto Allaha Ka jazai siiyo farxad iyo rayn rayn adi iyo waalidka iyo qoyskaga Raxmad Allaha idinku badalo qofka kaliya ee hablaha garabkoda e taloyin wax u tara siya o yutuber ah Ada jira waan ku duceeyey wan waysa qabaa Allaha ku fudeyo waxkasta o nolashada ku sabsan e khayr kugu jiro
@ECLISpe.
@ECLISpe. 2 жыл бұрын
It is smart way I really love that this idea thank you brother manash allah
@faaizaqureysh754
@faaizaqureysh754 Жыл бұрын
shiiqoow madaxaa i xanuunay illaah in uu wadada ii furo ducada isoo tufa🎉😘
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 2 жыл бұрын
Kkk adiga is xod xodo jazakalah qeer sheeq badbaado
@naciimahassan8692
@naciimahassan8692 14 күн бұрын
M.a sheqow alle haku barakeyo❤❤
@mariaM-di4ze
@mariaM-di4ze 2 жыл бұрын
Sadex ninku kugu cayrsado iyo sadex uy kugu jeclado argnaye shiikhow sadex ragu dumarka kusoo jiito soo galin ragana u fa idee inee dumarka kaliya wax ma jecladane dumarka baas ayaka iney wax soo jitaan mahee lama so jiito miyaa😉
@HaajiroAxmad
@HaajiroAxmad 3 ай бұрын
Anigu waxan ahay haweneyda Dunida ugu wanaagsan
@saharoladan9898
@saharoladan9898 2 жыл бұрын
Msha allh shiiq badabado wlh ad iyo ad Ayan ugu fa iidy Wandada quruxda badn jisakallhu qeeyr ilaheey haku dhorow
@aishanoorosman9395
@aishanoorosman9395 Жыл бұрын
Masha allah shiihq ilaahay haku barakeeyo❤❤❤❤❤
@baariyeey
@baariyeey 3 ай бұрын
Masha Allah tabaarakalaah mahadsani
@najaxnajka256
@najaxnajka256 2 жыл бұрын
mnsha allah sheekh badbaado allah ha ku xafido waa dalo aan cid walba laga heleyn qof wngsan mooyaane alkah ha baga dhigo kuwii mnta laga biloobo ku ficiltama insha allah
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalhey channelkeen soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah❤😍🙏🙏🙏
@xilkasjeenyoxilkas945
@xilkasjeenyoxilkas945 Ай бұрын
Aniga waxan ahy gabadha adunka igu fican❤🎉
@safiyoadan8541
@safiyoadan8541 2 жыл бұрын
masha allah tabaarakallaah walaahi waruntasi sheeq insha allah allaha haku xafido insha allah ilaahay idinkiisa 🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌
@fozia-qalanjoshabdurahman6568
@fozia-qalanjoshabdurahman6568 2 жыл бұрын
Sheekh Allaaah hakubarakeeeyo motivational daacad ah ayaa tahay
@qatraabdi7691
@qatraabdi7691 Жыл бұрын
MashaAllah sheikh badbado Allah dartis kujeclahay
@almaasibrahim1556
@almaasibrahim1556 2 жыл бұрын
Aniga waxa igu adag kalsonida nafta yaa allah i caawi adigaa caziiz ehee🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@nuraahmed2401
@nuraahmed2401 Жыл бұрын
Masha Allah shekh badbaado please barnamijkan Noo Soo badi ilaahay haku xifdiyee
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 2 жыл бұрын
Waa runtaa shiikhoow Allaha kaa raali noqdo
@queenlayla3809
@queenlayla3809 2 жыл бұрын
Haaaaaaa wlllhi waaa fikarad fcn ayaaada nasiisaya jasaakal lahaaa allha ku xifdiyo😘😘😢🤲💯💯💯❤❤❤🌹🌹💋😪
@Nimco-u9v
@Nimco-u9v 4 күн бұрын
Thanks sheekh
@sahroxuseen9941
@sahroxuseen9941 4 ай бұрын
Maasha allah in la kala Carra gedistaa fiican meeshi rabo ha aado ama xaasas kale ha yeesho adigane howlahaada qaaska raaco si aad isugu soo xiistaan
@fatoumaabdallah6586
@fatoumaabdallah6586 2 жыл бұрын
Jazakallah khair sheikh Allah haa kuhafidho
@nimcoxasan8640
@nimcoxasan8640 2 жыл бұрын
Qofka hakumashquulin arimihiisa ayaan soodhowynyaa waayo waaxor
Antipsychotic Drugs | Typical vs Atypical | Pharmacology💊
3:14:21
Dr. Najeeb Lectures
Рет қаралды 183 М.
Wolfram Physics Project: Update with Q&A Tuesday, Oct. 19, 2021
3:11:21
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 32 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 19 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 28 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3 МЛН
#NIMANKU GABADHAAN AYAY JACELYIHIIN!!
15:58
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 114 М.
Ma Dooneysa Gabarey ninka inu ku Daryeelo Qiimahada u Garto 5 ku samee
12:27
#NIMANKU MAXAY JACELYIHIIN?! 5 Shay Oo Uu Jacelyahay In Uu Maqlo!
10:04
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 208 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 32 МЛН