Is hanashada qoyska Sh Axmed Jawhar iyo Hibo Cumar

  Рет қаралды 50,461

Iftiin

Iftiin

5 жыл бұрын

Mutamarkii 3aad ee masaajidka Bergen
Cinwaanka muxaadarada waa
Is hanashada qoyska
Waxaa inoo soo jeedinaayo Qoyska jaceylka
Sh Axmed Jawhar iyo marwadiisa Hibo Cumar
Walaal adoo mahadsan kanaalka Subscribe Garey
Khayrkana sii share garey

Пікірлер: 50
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Raxmanka waxan ka bàryin inu i siyo nin sheikh axmed jawhari o kle ah alahu ma aamin
@comment1827
@comment1827 4 жыл бұрын
5.arimood ayaa ka dhigaya nolashada farxad....1.unoqo zojadaada qof Karim ah bahideda dabol 2.sabar badan u yeelo 3.geesi ahoow oo ah ina raali galinta bixiso 4.naxaris yeelo 5.usheg in jeceshahy ee tahay qoft adunka kugu qaalisan ugu qoruxda badan ee tahay boqorada........waad mahadsantihin
@user-si7wg8zu3v
@user-si7wg8zu3v 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@asmacali111
@asmacali111 9 ай бұрын
Mansha allah
@ashajimale2265
@ashajimale2265 5 жыл бұрын
Asc mansha Allah walaal Hibo iyo walaal Ahmed Jawhar kheyr Allaha indin siiyo Aamin Allaha Aqbalo Thanks 🌺💖🇸🇴💝❤️💕❤️💝
@guleedsamaaleibraahim8094
@guleedsamaaleibraahim8094 5 жыл бұрын
Jazaak allahu kheyr sheekh Axmed jawhar iyo ustaad hibo cumar alle haydin ka abaal mariyo wax badan baad noo iftiimiseen
@ahmedabdulahi4202
@ahmedabdulahi4202 4 жыл бұрын
Masha allaaah tabaragllaaah lamane quruxbadan Ahmed iyo hibo
@amounnour715
@amounnour715 4 жыл бұрын
Ilhy janadana haydinku mideeyo sidaa u aduunka idinku mideyay qoysaska islaamka ahna ha barakeeyo🙏🙏🙏❤
@Iftiin
@Iftiin 4 жыл бұрын
Aamiin
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 4 жыл бұрын
Maxamed waa yar yahay raga sidaanoo kale u wanaagsan iyo dumar hiboo kale waayo labo la isku dooro waayo hada wax yar laa murmo iga bax baa ku filin marka gabdhaha hada guursanaya dhagaysta oo ninkasga raaliyo unoqo suu asna raali kuugu noqdo maba arag raga qurbaha jooga iyo dumarka wada jooga caruurta bas bay iska dhalasn bes
@najmagelle5202
@najmagelle5202 5 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahey ha idinka abaalmariyo fidunyaa wal akhirah, laakiin gabadhii hadey nafteeda qurxin laheyd ama guriga goormey nasan odeygiina hadii marna shaqeynayo markuu shaqeyneynin fadhi ku dirirka iyo siyaasad uu ka doorbido oo caawinada guriga iyo caruurtii howshoodii ka fara baxsanayo yacni qeyral Mas,uul sidaa awgeed sideen ooga shaqeeya inaan farax galiyo kolkaan dareemayo odeygii oo ila jooga inaan hooyo kaliya inaan ahey Wabilaahi tawfiiq
@maxamedcabdullahi3693
@maxamedcabdullahi3693 5 жыл бұрын
Walaashay waa runtaa rag badanoo saas ah ayaa jiro. Lkn qaarkood cudur daar ayee leeyihiin, markaad la sheekeesato. Qaarkood wxy dhahaan marka kaliya aan buuq ku jirin waa markaan gurigayga joogin. Waayo wuxuu dhahaa xaaskaa isla markaan albaabka ka galo qayli igu bilawdo, xitaa ma sugayso inaan salka dhulka dhigo. Adiga wxd sheegtay waa run, nimanka in lagu qayliyo ku andacoonaayana waa run. Aniga wxn kugula talin lahaa adiga iyo nimanka sida kale ku andacoonaayo inaad xaaska/ninka la hadashaan. Adinkoo la fiirsanaayo xilliga ay ugu daganyihiin oo ay faraxsanyihiin. Si jaceyl iyo kalgaceyl iyo xikmad ku jirto ugu sheeg waxa ad dhibsaneeso iyo waxa aad rabto in lagula qabto. Bani'aadamka way kala duwanyihiin, qaar iyagaa is garta qaarna ilaa loo sheego ma gartaan. Tan kale ilama inay jirto ama inuu jiro nin/naag sidaas loola hadlay oo war diidaayo. Adiga wxn kuu raacinaa intaas aan soo sheegay inaad markaad la hadlayso aad wadatid labiska uu jecelyhy iyo inaad isku buufiso barafuunka uu jecelyhy markaas aad dhibkaaga u sheegato. Hal mar maaha ee marar kala duwan u sheeg. Hadii uu intaas wax ku garan waayo waxbaa si ah markaas. Walaashay ilaahay reerka hakuu aslixiyo.
@user-jb6fn7ns7p
@user-jb6fn7ns7p Жыл бұрын
❤mnshallha my famliy😊
@zhugrizhugri7068
@zhugrizhugri7068 5 жыл бұрын
Masha allah ale ha naga dhigo ku wii ku waano qaata
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 5 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah alle khayr ha idin siiyo hana idin barakeeyo.
@user-oq8is5ko7h
@user-oq8is5ko7h 5 жыл бұрын
masha Allah Allah ha isukin bara keyo qoys qurxon ayad tihiin
@marwokhayria3383
@marwokhayria3383 3 жыл бұрын
Masha alha qoys ku dabadayasho mudn💑alha idin xafido🤲
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 жыл бұрын
illahy nin wadad oo diinta yaqaano calaf haikudaro
@hibomustafe1427
@hibomustafe1427 4 жыл бұрын
Maashaaallah aad baan ugu faraxsanahay inay gabadha saa uwanaagsan samiday tahay❤
@hibohibo153
@hibohibo153 Жыл бұрын
Magaca hibo ladhoho waa dad ad uwanagsan bay u badan yihiin allah ha ina barakeyo
@farxiyoful
@farxiyoful 5 жыл бұрын
MASHA ALAAH GABADHAN NINKI QABA NASIIB LEH
@zamzammohamudomar1208
@zamzammohamudomar1208 5 жыл бұрын
masha allah waxaa.noo iftiimiseen qodobo badan
@hibaaqmahamud7488
@hibaaqmahamud7488 5 жыл бұрын
Masha alla ilahay ha idin xifdiyo
@gufaaacogufaco740
@gufaaacogufaco740 5 жыл бұрын
maasha allah alle haidin dhawro isku waara
@mamarijalkitchens7619
@mamarijalkitchens7619 5 жыл бұрын
Masha allah wallkay qaliya💗💗💗💖💖💞💕😍😍👌🏽👌🏽🙏🏿🙏🏿👏🏿
@niciimasiciid3107
@niciimasiciid3107 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah
@deqa868
@deqa868 5 жыл бұрын
mashalahaa wlla mahadsan diin
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 жыл бұрын
masha allah illahay hainxifdiyo
@farahali2405
@farahali2405 5 жыл бұрын
Masha allah jawhar iyo hibo
@khadijoaden6958
@khadijoaden6958 5 жыл бұрын
Maanshaaa alaah
@shukrimaxamed615
@shukrimaxamed615 5 жыл бұрын
Waa runta walashen qaali walhi nolosha nimanka somalida waa iska cariiri mar hadad ilmo u dhashid waa iska firso awladada nolal kale ma jirto illahay hano saqiro
@user-ie6zi1fq2f
@user-ie6zi1fq2f 5 жыл бұрын
wll saas wax uma jiraan
@umudeeqa399
@umudeeqa399 5 жыл бұрын
Walahi waa sax hadalkaga shukri Abaayo
@saphacabdi8826
@saphacabdi8826 2 жыл бұрын
waaa runta waa ilmahaga eeego un
@aminaabdi7330
@aminaabdi7330 5 жыл бұрын
Manshas'alllh jowhri iyo hibo lamane nolasha fahmay
@NaciimoUgbaadChannel
@NaciimoUgbaadChannel 4 жыл бұрын
Asc horay usoco abyo wan kusar like iyo subcribe adna iso boqo insha allh
@haniymohammed28
@haniymohammed28 5 жыл бұрын
Ilaah ha idinxiftiyo
@aminayusuf517
@aminayusuf517 5 жыл бұрын
Masha Allah
@hindanuur6901
@hindanuur6901 5 жыл бұрын
ماشاء لله المبروك ألف مبروك ألف مبروك ألف
@user-gw4fh7jj9h
@user-gw4fh7jj9h 5 жыл бұрын
M.sh jasakalah
@AaBb-ut3qr
@AaBb-ut3qr 5 жыл бұрын
Masha allaha
@SamsamHusseinJams
@SamsamHusseinJams 5 жыл бұрын
Walaalo waan idiin ducaynaynas Illah adin barakeryo
@safiodool1888
@safiodool1888 5 жыл бұрын
macho.
@Ayaa-jj7fr
@Ayaa-jj7fr 4 жыл бұрын
Hiba abaayo macanto ilaaheey ha idiin xafidoo insha allah walaahi dhibkaas aya ihaayo nin keeyga ima haayo fursaat
@Qiso_Qalbitaabad
@Qiso_Qalbitaabad 5 жыл бұрын
Waa 11 Qodab oo muhiim u ah lamaanaha Sariirta ka hor. Baro shada lagaa rabo kzfaq.info/get/bejne/r6uKhsif2dG0d30.html
@suhaybosandheere6828
@suhaybosandheere6828 5 жыл бұрын
mnsha allha wallalaha allha idin isku kiin daayo abid runtii lamaano kudayasho mudan
@umuahlam1103
@umuahlam1103 4 жыл бұрын
Ma
@aminayusuf517
@aminayusuf517 5 жыл бұрын
Anigo dumar ah baa gango leh kkkkk maxaa iga qaldan tolow
@Qiso_Qalbitaabad
@Qiso_Qalbitaabad 5 жыл бұрын
Waa 11 Qodab oo muhiim u ah lamaanaha Sariirta ka hor. Baro shada lagaa rabo kzfaq.info/get/bejne/r6uKhsif2dG0d30.html
@Qiso_Qalbitaabad
@Qiso_Qalbitaabad 5 жыл бұрын
Waa 11 Qodab oo muhiim u ah lamaanaha Sariirta ka hor. Baro shada lagaa rabo kzfaq.info/get/bejne/r6uKhsif2dG0d30.html
su'aalo Iyo Jawaabo muhiim ah 2018 Sh Maaxamed Cabdi Umal
29:09
Daacad Production
Рет қаралды 102 М.
Sh Mustafe Dhulka gaalada isaga taga
4:12
Iftiin
Рет қаралды 1,8 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 113 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 78 МЛН
Qoyska guulaysta Sh Axmed Jawhar iyo Hibo Cumar
45:25
Iftiin
Рет қаралды 29 М.
QOYSKA GUULAYSTAY WAAKEE?  MAXAASE  LAGA RABAA || Sh Abu dalxa
1:13:28
Daacad Production
Рет қаралды 448 М.
Lamaanaha Jacaylka - The Love Couple
11:04
Dalsoor
Рет қаралды 482 М.
SIRTA NOLASHA LAMMAANAHA  GUULAYSTAY  ᴴᴰ┇Sh. JAMAALUDIIN  CABDIKARIIM  CAWKE
1:08:59
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 219 М.
JACAYLKA LAMAANAHA  - Axmed Jowhari iyo Hibo Cumar Gelle
1:01:38
PUNTLAND TV
Рет қаралды 55 М.
Muxaadaru Cusub  ✔ Nicmada Ilahay ✔ ┇► Sh Xuseen Ali Jabuuti
1:00:39
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН