Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 91,316

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda, UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda, Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay, Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin ee Jaamcadaha Mareykanka iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:08 UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda
06:49 Blinken oo ku baaqay in laga heshiiyo dagaalka Gaza
10:43 Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin ee Mareykanka
17:33 Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay
19:59 Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda
24:12 Ghana oo 20% la musuq-maasuqo miisaaniyada dowladda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 53
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Ай бұрын
Maxabista haa lii fasaxo. Dhulkega haa ka baxdo aye shardi ugu dhigtay. Waana sax
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga Ай бұрын
Voa yahuud idin maalgalisay waxaa idin ka badan dhanka subscribe iyo views saxibkay maracadè show keep going maracade nin aan loo meerinin wax kasta
@Qadafimalaay
@Qadafimalaay Ай бұрын
Ilaaheey waxaan kabaryayaa in ilaaheey dhibaato Kali ku ah israa iil iyo intii garab kusiineeysa xasuuqa shacabka mulimiin taha dhibaatada loogeeysanayo in aat tusto awoodaada dhibaato la arga gaxaan kurid adigoon gaarsiin inta aan shaqada kulaheen dhulkooda ayaa lagu baabi inayaaa shacabkaas masakiinta ah iloow waad owoodaa kurid wax kuligood ku ah inta tageersan iyo in khalbiga hoose kajecel waxeey waxaan israa iil ilaahoow waad owoodaa garabsii masaakiin ta falastiin
@HassanMohammed-wy7fw
@HassanMohammed-wy7fw Ай бұрын
Kkkkk markabku wuxuu xusayaa sanguuradiisa 77 kii idinkoo mida maan laakiin jaanis Ethiopia 🇪🇹 😍 guul
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
HOOYADA BUU MADMADAW KU JIRAA INA IMAARAAD KU SHAQEYSTE
@farhanboulaleh2891
@farhanboulaleh2891 Ай бұрын
Mâcha allait
@Soran4Ismail
@Soran4Ismail Ай бұрын
Arinta somaliya darted idinso booqda wanad ku mahadsan robin sida wanagsaned uso tabisan from Ohio
@Somalicourses
@Somalicourses Ай бұрын
Codka maraykanka voice of America VOA
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant voa walaashey falstin VOA ❤❤❤
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Ай бұрын
Ma Abdi Hafid kale ayaa jira
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
Hablahayaga soomaaliyeed timahooda ma qaawiyaan intaan ka arkay badankooda
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga Ай бұрын
Mushaarkina Ana bixin ee waxan iska xidha oo sharaftìna ilashada iyo islanimada aad sheganaysaan
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Ай бұрын
Sahyuuniyada wey jabtay waayo hadey dhagartii garteen dadkii yaryaraa banaankana la yimaden qaladkas. Wey jabeen oo waa dhamaadkii kibirka insha Allaah
@musesiciid3367
@musesiciid3367 Ай бұрын
Aduunyo ma cabdixafid baa sidaa u haboonay
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
Imaaraadka sahyuuniga ah ayuu taageerey ninka turkiga diidan
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga Ай бұрын
Ee meel quman bariis ka raadsada
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@user-pf4yh7jh4b
@user-pf4yh7jh4b Ай бұрын
❤❤❤❤❤good
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Wax walaac ah oo aan ka qabno heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya ma jirto. Faaleeyaha waa ninkii ugu horeeyay oo aan walaac ka maqlo. Ma Xabashi inay badeena qaadato baan aqbali karnaa.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Farjar.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
BLINKEN OO DHALASHADIISU TAHAY ISRA'L , HADALLADIISU DHEXDHEXAAD MA AHA EE WA IN XABADDA LSI RASMI AH LOO JOOJIYO.
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d Ай бұрын
Asc walaalaha sare
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Ай бұрын
Guuuuuuuuul somalia
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye C/Xaafid Cawil Ismaaciil.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@cabaasjimcale6928
@cabaasjimcale6928 Ай бұрын
Wax jiro ma jiraan
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Ай бұрын
Maanta yuhuud waxay maraysaa, maah maahdii ahayd nin 5taada farood aysan kaa celin sharci kaama celiyo, ilaahay ifka ma keenin wax ka xun oo ka naxariis daran yuhuud lacnatulaahi calaykum ❌️❌️❌️❌️
@user-re5ie1dt7u
@user-re5ie1dt7u Ай бұрын
Wa yuhud yuhuuded dan falastin uma socdo wasirka arimaha dibada maraykanka nacdal rabi ha ku dhacdo
@sumisorry6078
@sumisorry6078 Ай бұрын
Amin
@muminohussein3365
@muminohussein3365 Ай бұрын
y😢5
@abdullahijamasiyad
@abdullahijamasiyad Ай бұрын
Waxan qaba in arinka Israel umareykanka sii wafaqsan sharciga calming u umareyo
@craxmanaadan1481
@craxmanaadan1481 Ай бұрын
Heshiiska cid aragtay ma jirto baarlamaanka ansixiyay may arag ????
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Xildhibanada barlamanka somaliya albabada ayey xerten weriyasha bananka lo sarey kadib xildhibanada wey aqriyen ka dib ba albadada la furey ee wareyso xildhibanada ku jiro barlamanka somaliya idinka weriyal ah bal iney heshiiskan aqriyen albabada xerten iyo in kale bal iney wax idiin shegan ba dhici karta
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Ай бұрын
BAARLAMAANKA WAA ARKAY, OO WAY ANSICIYEY, LAMA JOOGO XILLI WAX KASTA LA SHEEGO. HESHIISKA WAXAA LA SOO BANDHIGAYAA MARKA UU HIRGALO. DEG DEG WAA CAMAL SHEYDAAN.
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Wacal muse ma arki koro wlh 😢😢
@hussienhassan114
@hussienhassan114 Ай бұрын
Eraygu maa QUMANAHAA? MISE WAA QUBANAHA? Bal Haa la ifahansiiyo
@user-gx6oo5lb7w
@user-gx6oo5lb7w Ай бұрын
Asww
@GeesodAbdi
@GeesodAbdi Ай бұрын
0:54
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga Ай бұрын
Voa means voice of america
@maanka4722
@maanka4722 Ай бұрын
Muxuu yiri hadii heshiis lagaari waayo hii eedo xamaaz ayaa qaadeyso waa arkeeno 😂
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
Xassan sheikh please next vacations go Bora Bora 😂😂
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Ай бұрын
Ma cidbaa aqbalikarta intaan maxaabiistayda lasoodaynayo uun hajoogo dagaalku kadibna habilaabmo
@abdihussein9554
@abdihussein9554 Ай бұрын
VOA Somali waa huwenta ka soo horjeeda Somaliland. Been iyo waxaan jirin oo Somaliland ka soo horjeeda. Waar xishooda oo beenta iska daaya.
@wm5913
@wm5913 Ай бұрын
Get a life. The wise want to move away from Qabil stupidity. You can keep your City Hargeisa, but please don't speak for all of us 🙏🏿
@abdirizakanyah7484
@abdirizakanyah7484 Ай бұрын
Israel ciidankeda hakalaso bacda Palestine
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Tuug xasan shiiq samalia mahan wlh 😢😢😢😢❤❤❤
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 Ай бұрын
Turki masoo noolayn karo dal dhintay oo mayd ah
New Gadgets! Bycycle 4.0 🚲 #shorts
00:14
BongBee Family
Рет қаралды 18 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 15 МЛН
Top Story with Tom Llamas - June 17 | NBC News NOW
42:05
NBC News
Рет қаралды 207 М.
Hallie Jackson NOW - June 17 | NBC News NOW
1:36:00
NBC News
Рет қаралды 177 М.
Morning News NOW Full Broadcast - June 17
1:32:59
NBC News
Рет қаралды 177 М.
PBS NewsHour full episode, June 17, 2024
56:04
PBS NewsHour
Рет қаралды 75 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 199 М.
Rechtsdrall in Europa - wohin steuert die EU? | ARD-Presseclub
57:35
Galka Baarista: Halista amni ee maandooriyuhu ku hayo Muqdisho
20:58
tagesschau 20:00 Uhr, 17.06.2024
15:14
tagesschau
Рет қаралды 154 М.
🍁 СЭР ДА СЭР
0:10
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 3,6 МЛН
😳 ЛОВЛЮ ВОРА в бандитской БАРСЕЛОНЕ
0:41
Настя, это где?
Рет қаралды 2,7 МЛН
Which water gun will you get it?
0:26
YJTOYNIKOLA
Рет қаралды 16 МЛН