Isbarbardhig Nolosha Jarmalka Iyo Dalalka.......

  Рет қаралды 10,977

Abdirashid Qanciye

Abdirashid Qanciye

3 жыл бұрын

Пікірлер: 56
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Incha Allah Germany waan kusoo laabanayaaa waa wadanka yurub ugu fiican wlahi
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 9 ай бұрын
Asc wll jarmalka ayaan usoo socdaa markaa waan ku wareysan lahaa ee ila soo xidhiidh reply isoo gal❤❤
@xafuusinayaroow8686
@xafuusinayaroow8686 4 ай бұрын
Ma tagtay anaa usocdee
@cabdirixmaanmaxammedxasan.
@cabdirixmaanmaxammedxasan. 4 ай бұрын
​​@@xafuusinayaroow8686xage hada jooogta od ja tagaysaa wl
@yusraubax971
@yusraubax971 6 ай бұрын
Jarmal aniga abal i gayay o iswidhan o 4 didmo i sisay ayu isiyay sharci yar kulolado ninkeygane horow u degnaa lkin jarmalku wa cunsuri waxbarashada kuma ficna aniga gobalga bayen joga ilmaha mel laga geyn mayo 4 jir i jogta walahi cules daremaa swedhan janis ka jira wax barasho wax kaste xagasaa ka fur furan walahi jarmal nin is ka bulaa le u ficanyahay lkin fimil uma ficna
@abdirahimmohamed8214
@abdirahimmohamed8214 2 жыл бұрын
ninkii magaca lahaayoow keep going
@ahmedabdi7344
@ahmedabdi7344 2 жыл бұрын
Hore u soco ugaas
@user-ht9bp5xb1g
@user-ht9bp5xb1g Жыл бұрын
Sharaf ayaa leedahay ❤❤❤❤
@shucaybzain6935
@shucaybzain6935 2 жыл бұрын
Wll ii sheeg sida ugu dhakhsaha badan
@hassanyasinali9087
@hassanyasinali9087 3 жыл бұрын
Horay U Soco Eeboow keep Going
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 3 жыл бұрын
Agaasime Mahadsanid waa ii muhiim dhiirigalintaada
@yuusufshariif2626
@yuusufshariif2626 3 жыл бұрын
waan soo socdaa inaa igu soo dhaweso waaye Germany libaaxeyga
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 3 жыл бұрын
Keep going bro
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 3 жыл бұрын
Thanks bru
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Жыл бұрын
M.a 🥀✌
@somalitechnology7799
@somalitechnology7799 11 ай бұрын
Asc wll hoyady ayaa magalda hamburg joogta marka qaabka dacwada ayan raba inad wax iga sheegto what's pkaga isodir pls
@maxamuudaadan8908
@maxamuudaadan8908 2 жыл бұрын
Aad Iyo aad
@amamiinofficial1988
@amamiinofficial1988 3 жыл бұрын
Runta ayaa taas ah abti Waa wadanka kaliya oo adigoo 6 bil ka yar jooga shaqa laguu ogolyahay
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 3 жыл бұрын
Saxiix wlhi
@siadabdulahi2822
@siadabdulahi2822 2 жыл бұрын
Germany meel maha wlahay cashuur buu nafta kaaga qadayaa wllo Waa meel xun wana laga cararaaa
@MohamedAhmed-eh3jl
@MohamedAhmed-eh3jl 6 ай бұрын
Walal garmany canshurteda 100% waa imisa
@Maatipibrahim
@Maatipibrahim Жыл бұрын
Ina ayaa lagu imaankaraa jarmal wllo qali
@shucaybzain6935
@shucaybzain6935 2 жыл бұрын
Wll sidee ku tegi jarmalka
@user-ht9bp5xb1g
@user-ht9bp5xb1g Жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 Жыл бұрын
Fariid waad asiibtey german shaqo buux sharciyada uunba ku adag
@aadanyaretube7102
@aadanyaretube7102 Жыл бұрын
Thats it bro wadan walbo oo aad tagtid shaqayso afka hakala taagin inaad ahaato baaga muundo hadaad rabtid back to somalia kaalay waalidkaga cunada iskala cun
@mohamedkhaliif6292
@mohamedkhaliif6292 2 жыл бұрын
Jarmal meel ma ahan dadka ha kuwaalin markaad Scandinavia wayday ayaad jarmal ku dhiiqootay
@Maaliboy
@Maaliboy 7 ай бұрын
Mxay ku kala fiicn yihin sxb ?
@Genius101
@Genius101 3 жыл бұрын
Gudoomiye ✊🏽
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 2 жыл бұрын
✌❤
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Asc saxp halkeen Kala soo xidhiidhaa
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye Жыл бұрын
Telka ii reeb Sxb
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
What's up weeyi
@zahrahassan8813
@zahrahassan8813 Жыл бұрын
Waxa hanaa amaanin jarmal jaago iyo cusurinimo ayaa yalee
@fatimageedi865
@fatimageedi865 2 жыл бұрын
holland war igasii
@saacidalimohamedali6406
@saacidalimohamedali6406 2 жыл бұрын
Sxb mahad sanid barnaamijyo jarmalka am yurubta kale noo soo badi
@mahamoudsalim1825
@mahamoudsalim1825 2 жыл бұрын
Runbaad.sheegtay...jarmalku.waa.lanbar.wan...angaa.yuruboodhan.marnaye
@said-dd1wb
@said-dd1wb 2 жыл бұрын
Alle kusoo qabay waxaa deeqday kunka uu soo shaqaysto hadana 500 looga qaato canshuur halka cayrta norway kaliya tahay 1400 🤣✋
@Samiah.A
@Samiah.A Жыл бұрын
Ma Norway aa 1400 $ ceyr u bixiso
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@Samiah.A Norwey maa joogta wll adiga
@saacidalimohamedali6406
@saacidalimohamedali6406 2 жыл бұрын
Sxb faransiiska barnaamij nooga soo samee ok mahad sanid
@yahyeabdullahimohamed4259
@yahyeabdullahimohamed4259 2 жыл бұрын
Gudoomiye saacadii hadii eey thy 14.58*8=116 miyaad maalintii shaqeeneysa imiso ayeysa dawlada jaraneysa jawap sxp
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 2 жыл бұрын
Tusaale Switzerland aad bay nooga canshuur yar tahay, Jarmalka 48%, Swisska 22.8% wayna naga lacag badan tahay. Balse way naga qaalisan tahay nolol ahaan.
@mariamohamed2673
@mariamohamed2673 Жыл бұрын
@@AbdirashidQanciye germany ina imada raba line talyani ban gatay mar dhow ina so baxa rajena i.a ee germany sharci ma bixisa Mise sharci talyani ina so qata imada maxa igula taline boowe
@shucaybabdirizaakmohamud5006
@shucaybabdirizaakmohamud5006 Жыл бұрын
@@mariamohamed2673 Xagaan kala so xiriira walla waxban ku weydiine.
@jamaal4805
@jamaal4805 Жыл бұрын
@@mariamohamed2673 ma tagtey wl
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 7 ай бұрын
Wali matagtay wll
@dahirmohamed6827
@dahirmohamed6827 Жыл бұрын
Luuqada aadag nio china ka yabanen quq qaaq ma baran karnaa
@shakra8948
@shakra8948 2 жыл бұрын
Abdirashidoow dhanka sharciga kawran hadi aadan sharciga qaadan ma shaqeysan kartaa
@sharmakemuse5733
@sharmakemuse5733 3 жыл бұрын
Sas Waye Sxb wa wax runa
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 3 жыл бұрын
Dankeschön macalimuu
@nadiyaqali2586
@nadiyaqali2586 2 жыл бұрын
Bowe information buxo maka haysaa
@shucaybcllahimexe5481
@shucaybcllahimexe5481 2 жыл бұрын
Sharcigana kasohadal zHp
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 2 жыл бұрын
Haye sxb qaali
@shucaybzain6935
@shucaybzain6935 2 жыл бұрын
Wll sidee ku tegi jarmalka
@aadanyaretube7102
@aadanyaretube7102 Жыл бұрын
Thats it bro wadan walbo oo aad tagtid shaqayso afka hakala taagin inaad ahaato baaga muundo hadaad rabtid back to somalia kaalay waalidkaga cunada iskala cun
HADDII AAD JARMALKA KU CUSUB TAHAY , BARO BILOWGA NOLOSHA JARMALKA 2022
20:16
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 32 МЛН
Dortmund Way iga Yaabisay
17:36
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,3 М.
Nolosha guud  ee USA VS NORWAY. Caafimaadka. Shaqada. Deegaanka.
18:04
Turbashaash Family
Рет қаралды 19 М.
WAA SIDEE SUUQA SHQADA SOOMALIDA JARMALKA..!
10:07
Abdirashid Qanciye
Рет қаралды 2,2 М.
Nolosha | Germany 🇩🇪 | Sweden 🇸🇪 |
13:34
Wayaamo
Рет қаралды 16 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН