Nolosha | Germany 🇩🇪 | Sweden 🇸🇪 |

  Рет қаралды 16,541

Wayaamo

Wayaamo

11 ай бұрын

Пікірлер: 90
@KullioLuu
@KullioLuu 8 ай бұрын
Brother 3:10 asking me too much question before arrival is annoying ☺️🥰 btw great video 👍
@farhiamohamed6628
@farhiamohamed6628 11 ай бұрын
Thanks❤
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
sxb waa ku salaamay video yada maalin kasta nooga dhig
@meeymadiaz9651
@meeymadiaz9651 11 ай бұрын
Thanks pro
@kurana289
@kurana289 11 ай бұрын
guulayso sxb wayaamo 👑❤🙏
@cabdisalancalicabdullecali8678
@cabdisalancalicabdullecali8678 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@shukrii9137
@shukrii9137 8 ай бұрын
No so badi ❤
@Kingarmaan56
@Kingarmaan56 11 ай бұрын
Thanks sxb
@user-rx9jo4sc2u
@user-rx9jo4sc2u 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@maxamedismail3742
@maxamedismail3742 11 ай бұрын
Wll waxan ahy qofki ugu horeeyey daawady vedio waliba sugya inta uu soo glyo ee wll waxad iiga soo sheekaysaa dalka denmark iyo norway noloshooda iyo shaqadoodo adigo i tix galinya iyo sharciyda qaxoontiga wll
@maahirofficial612
@maahirofficial612 11 ай бұрын
Tnx wax badan aa rabay ayaa ka dhawajisay🎉🎉🎉🎉🎉
@AxmedAadan-lx5ez
@AxmedAadan-lx5ez 11 ай бұрын
Legend wanyama
@salmanjama6663
@salmanjama6663 5 ай бұрын
Alha idinka raalinoqdo, maclumaad muhima nala wadaagten.
@Wayaamo
@Wayaamo 5 ай бұрын
Aamin❤️
@FalastinCadey
@FalastinCadey Ай бұрын
Mashal allh sx
@amiirqoone5140
@amiirqoone5140 11 ай бұрын
👍 thnksa ugas sifcn noogusharaxdey next soamli cowboy maxaa iskutihin waisku eegtihinbe
@calimaxamedaxmed-th2hn
@calimaxamedaxmed-th2hn 11 ай бұрын
pro wan ku salamey sxp isku dey in ad malin waliba vido cusup so dhigtid
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 11 ай бұрын
Germany Anaa iska Kasoo Dhaafay oo Soo Nacay Markaan Cusbaa oo Waa wadan Noloshiisu Adag tahay Lkn Qof kii Alle Wax uga Qoro Waa Helayaa
@user-cs9ln1yx9j
@user-cs9ln1yx9j 11 ай бұрын
Xage joogta zhp hadaaa
@qubca7073
@qubca7073 11 ай бұрын
Nederlands ka soo sheeko saxiib qofku haduudiidmo ka heysto maxaa la gudbon ka soo diyaari clip plz
@user-nv2yf3cr4p
@user-nv2yf3cr4p 7 ай бұрын
Alow Germeny igee
@gacalwadani11
@gacalwadani11 11 ай бұрын
Bro kawaran faro police qofka leh maku so bixi kara hadhow
@abdiraxmaanyasiin9406
@abdiraxmaanyasiin9406 11 ай бұрын
Dadka qaar jarmalka wax yaalo ku dhahayaan kkk xaasid nimo may katahy
@NasirJiim
@NasirJiim 11 ай бұрын
Wiilkan youtuber waaye mahoo
@user-yn5hx8ox5h
@user-yn5hx8ox5h 2 ай бұрын
May tiktoker wye😂
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 ай бұрын
Qaabkee kuso geli karaa Sweden
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 11 ай бұрын
Sxp Holland 🇳🇱 inan iska dhiipo raba yaran nolashiisa kaso hdal iyo familka inan keensan karo sxp
@Haffsah0
@Haffsah0 11 ай бұрын
Intee joogtaa hdda wll. Tan kale ani xitaa xogtaan waan rabaa sharci dhibistooda iyo family in la qaadi kro
@koke8711
@koke8711 11 ай бұрын
Adi waxaa oga tahey ma laha yurup sidoo hare ma aha familadi loo dacwoon jirey iyo dadki lis ku keeni jirey waa la joojiyey hadaa dad kaaga u dacweeneso waa inaa guri ee ku soo dagi lahayen u diyarisaa oo cashuur badan dhiibtaa intaas ku qafaa samee nin famil loma keenaayo waa ad kaatey
@gorgorahmedomar
@gorgorahmedomar 11 ай бұрын
@@koke8711 Zxp Qofku Haduu dayar isku dhiibo uu Sharciga qaato Miyuunan Udac Woon Karin Hooyadii iyo wllalahi Maxaase Kahortaagan
@koke8711
@koke8711 11 ай бұрын
@@gorgorahmedomar haa dada da waa inuu 15 taban ilaa iyo 16 markaas haa lakiin quf da ween is ku dhiibey wee adag tahey in waalid kiisa uu keeno
@cadnaanfarxaan6699
@cadnaanfarxaan6699 11 ай бұрын
@@koke8711haa sax Da'daas aa fiican yahy dada yariista eh
@amiirqoone5140
@amiirqoone5140 11 ай бұрын
Sxp kasoohadal dhalinyarada cusub ee German xaga Russia kasogashy xalkoda mahysaan
@user-oy3ju5hp8c
@user-oy3ju5hp8c 11 ай бұрын
Sodo kle jafta ka so wrn imisa inte in leg aya la socdaa ma wabi aya la maryaa mise waa lug un
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 11 ай бұрын
Germany sharciga imisa sano ku bixiyan
@maahircarte5384
@maahircarte5384 2 ай бұрын
See ku imaana kara Sweden 🇸🇪
@toosane7784
@toosane7784 11 ай бұрын
South Africa ayan jooga meel aan usoo tahriibo iisheeg😮
@user-pb7tc2cf6y
@user-pb7tc2cf6y 10 ай бұрын
Jarmalka ma israacnaa
@faaizoosman166
@faaizoosman166 10 ай бұрын
​@@user-pb7tc2cf6y anaa hadda soccer diyaar mthy
@IsmailMegag
@IsmailMegag 2 ай бұрын
Sobaax anigabo s Africa ayn kaso tagay ireland ayn jogaa
@AhmedAli-cb2iw
@AhmedAli-cb2iw 8 ай бұрын
Yara saaxib nahay mashallah 3sano joga hada Abitur ayu aada Germany tabartada iyo dadaalkaga aya ku xiran tahay Qofka adag heero kagaara
@rahimaabdilahi9365
@rahimaabdilahi9365 11 ай бұрын
Wlo ka soo hadal engiriska ka soo hadal p/Z
@user-oy3ju5hp8c
@user-oy3ju5hp8c 11 ай бұрын
Asc wll wxn raby in ad iga caawiso tahriibka turkey to greek hada wxn joga somaliy max lyga bahn yahy markn istaanbul tgo sida loga si baxo iyo xadka gorta la furo wll informeshn iga si plz
@walalzaki8032
@walalzaki8032 11 ай бұрын
Bro xadka wuu iska furan yahay istanbul marka timaado ba waxa adaysa magaalo xeeb ah oo ismir ladhaho waxaadna utagaysa abuu rashka ugu fican wixii kle waa nasiib ka zhp ❤😊
@Haniahmed573
@Haniahmed573 3 ай бұрын
Goorme baxeysa sxb❤
@MaxamuudcabdiQadir-bd7ht
@MaxamuudcabdiQadir-bd7ht Ай бұрын
Germany is good
@apdisamadazad3795
@apdisamadazad3795 11 ай бұрын
Saxabi taalo isii waxa aan donya inan hargeisa ka soo tahribo oo aan imado turkiga
@user-fh8ze9fn4e
@user-fh8ze9fn4e 8 ай бұрын
Wan is rqcyna wll
@kingcfcofficial2024
@kingcfcofficial2024 11 ай бұрын
Da'ada ugu fiican ee qof qaangaar uu isku dhiibo waa imissa SANO? Wiilka Qaangaarnimo miyuu isku dhiibay?
@nafisaahmed9190
@nafisaahmed9190 3 ай бұрын
14 ila 13 sano fcn
@FaadumoFaarax-dv1jt
@FaadumoFaarax-dv1jt 2 ай бұрын
Noo wlshy aniyga hada garmany 🇩🇪 jogaa dada weyn fcn wlhy​@@nafisaahmed9190
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 7 ай бұрын
germany
@koke8711
@koke8711 11 ай бұрын
Sweden inaa is ka dhiibo rabaa see waaye xaaladeda shaqo badan maleedahey
@Wayaamo
@Wayaamo 11 ай бұрын
Is maqal majira horta ?
@user-cs9ln1yx9j
@user-cs9ln1yx9j 11 ай бұрын
​@@Wayaamo😅
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 11 ай бұрын
Germany iyo Austria 🇦🇹 isku mid miyaa bro
@user-pf1vn1tk1v
@user-pf1vn1tk1v 11 ай бұрын
Ha
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 6 ай бұрын
Maya
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 9 ай бұрын
Serbia Yaa diyaar Ah nex month I a
@Saacidkaraama
@Saacidkaraama 9 ай бұрын
Anaa diyaar ah sxb
@bakarcabdulqadir9090
@bakarcabdulqadir9090 11 ай бұрын
Sxb gabar eedadeyda dhashay jarmalka joogto ma ii soo dacwon karta qaabka ugu fuduna wa side?
@user-ld1mi6jp5o
@user-ld1mi6jp5o 11 ай бұрын
Kan afsoomaaligaa ka lumay beh😅😅😅
@Wayaamo
@Wayaamo 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 11 ай бұрын
​@@Wayaamo abayo video noga so same sida talyani loga gudbi karo aysan faro kaga dhigin please ❤
@user-cs9ln1yx9j
@user-cs9ln1yx9j 11 ай бұрын
​@@najmanuraciid1045way sahlaamthy wllo
@abdikadirismailmohamud5560
@abdikadirismailmohamud5560 11 ай бұрын
Sxb Germany sida ugu fudud Lago Iman kro ama Europe lagu Iman kro plz nosodiyari
@user-ij9fc6qv9u
@user-ij9fc6qv9u 11 ай бұрын
Halkeed kasoo baxaysaa
@abdikadirismailmohamud5560
@abdikadirismailmohamud5560 11 ай бұрын
@@user-ij9fc6qv9u sxb fudud bdnida adi ma wax ku waydiyey, yap
@user-sk4gc6ct8r
@user-sk4gc6ct8r 10 ай бұрын
Asc
@wlltaamirpoi8963
@wlltaamirpoi8963 11 ай бұрын
sxb finlandq🇫🇮 kwrn bal noalahiisa
@koke8711
@koke8711 11 ай бұрын
Wadan mugdi eh waaye sharciga na aad buu u adag yahey dadaa 10 sano kadib la siiyaa
@user-cs9ln1yx9j
@user-cs9ln1yx9j 11 ай бұрын
​@@koke8711mahaad,saniid zhp xoogta aad na siisyy
@UpdirahmaanShaip
@UpdirahmaanShaip 10 ай бұрын
Wanku slamay zhp kasoo hadal dadka 18kayar ee jarmalka ku cusb iyo sida aanku baran Karo computer science
@jikartoz88
@jikartoz88 10 ай бұрын
Sxb xageed ka joogtaa Germany 🇩🇪
@HananIbarhiim
@HananIbarhiim 9 ай бұрын
@@jikartoz88ina imada raba ma iman kara kwrn
@osman_hajji27
@osman_hajji27 11 ай бұрын
Sxb Sare in mudo ah baan kula socdaa Austria🇦🇹 aya kusoo socdaa kwrn Germany ma dhaanta xaga nolosha fadlan jwbtada waa i muhiim
@ishwaaqcady37
@ishwaaqcady37 11 ай бұрын
Walaal Germany iska dhiib 100% weey dhaantaa Austria
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 11 ай бұрын
mesha dagaal aa ka so socdo ee ka so tag inte gorgortahay😢😮
@ishwaaqcady37
@ishwaaqcady37 11 ай бұрын
Intee dagaal ka socdaa
@user-cs9ln1yx9j
@user-cs9ln1yx9j 11 ай бұрын
​@@ishwaaqcady37😅
@aliabdulaahi6521
@aliabdulaahi6521 11 ай бұрын
Jasiirada lesvos ama matalini
@guuleedxaaji852
@guuleedxaaji852 11 ай бұрын
Germany waa ku qancnay
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin 11 ай бұрын
Meel ma ah 😂
@user-cs9ln1yx9j
@user-cs9ln1yx9j 11 ай бұрын
​@@abdulahiibrahinana uu so socodaa zhp from talyaani😅
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin 11 ай бұрын
@@user-cs9ln1yx9j faro maa Ledhy talyani
@HodanJoseph
@HodanJoseph 5 ай бұрын
@@user-cs9ln1yx9jma tagtay😢😢
Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI
29:44
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 106 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 136 МЛН
Somali Refugee now Busdriver - Sidee Jarmalka Darawal Looga noqda
11:17
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA IYO SIDA LOO QIIMEEYO PART 1 PROTOCOL .
9:52
Hereri  iyo Switzerland
24:50
Universal TV
Рет қаралды 97 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
SAFWAAN HALAC | 9 SANOO BILAA SHARCIYA
32:21
HamseIndho
Рет қаралды 31 М.
ДЕНЬ ГЛАЗАМИ МАМЫ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 4,2 МЛН
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН