No video

Isir-Raaca Ereyada: Ardal, Adame, Awin, Aswan- ABWAAN YUUSUF SHAACIR

  Рет қаралды 15,259

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Isir-Raaca Ereyada: Ardal, Adame, Awin, Aswan- ABWAAN YUUSUF SHAACIR
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee CBATV:
Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo Casri ah, Dhexdhexaadna ah. Kala soco Warar La Hubo, Barnaamijyo Xiiso leh, Wacdi & Waano & Madadaalo.
Waa TVga Soomaaliyeed ee Keliya ee Ku baxa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ta.
Booqo Bogagayaga kale ee Baraha Bulshada:
Facebook: Af-Soomaali:-- CBAsomali
English:- / cbatv.english
Twitter:- www.Twitter.com/CBA_TV
Website:- www.CBATV.NET

Пікірлер: 14
@samataridiris54
@samataridiris54 4 жыл бұрын
Erayadaa iyo kuwo kaleba waan u bahanahy wallahi, Illahy ha ku xifdiyo abwaab.
@somkhayrmedia3251
@somkhayrmedia3251 4 жыл бұрын
Jasaaka allah Abwaane allah hakubarakeyo Ereyadaa aad baanu ugu baahnayn af somaligii wuu sii dabar go ayaa hadaan ladaba qaban abwaane waxan ubaahanahy ereyadaa adag ee af somaliga adaa aqon ulehe noo soo gudbi mahad sanid
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 2 жыл бұрын
Ardalka = liitaha Amuum = Aamus badane Adame = ugaarsade Awin = Nin Aswaan = gabadh Arahda= Argeeg= Geed laga sameyo haamaha Agad = dhagax macdanta ka mid ah Abaaji = neef lumay Awsaax = maska gawoowo
@ahmedbashiirdhoofe3948
@ahmedbashiirdhoofe3948 3 жыл бұрын
Abwaan ka kheyr Allaha siiyo Waxaan ka codsanayaa CBA in ay noo soo badiyaan erey bixintaa af soomaliga Sidookale halasameeyo tartamo afka soomaaliga ah oo gobolada dalka ah Hadaan maanta loo hiilin af soomaaliga waan badalmi doonnaa oo waxaan noqon doonaa qowmiyad aan abtirsiimo laheyn
@user-zg6wk3hv5l
@user-zg6wk3hv5l 11 ай бұрын
aad baad u mahadsantahay abwaan ❤❤
@user-ez4dn6wu1u
@user-ez4dn6wu1u 6 ай бұрын
Eregayga goodin macnihiisa
@assadabdi7737
@assadabdi7737 20 күн бұрын
Goodin waa caga jugleyn ama cabsigalin ama booto waxad u taqaano
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 19 күн бұрын
Hanjabaad weeye
@xasanyusuf.asriyocityguugu3841
@xasanyusuf.asriyocityguugu3841 3 күн бұрын
Lkn wixiiba carabi bay noDeene
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 4 жыл бұрын
Shukran abwaan
@dusefreefire1232
@dusefreefire1232 4 жыл бұрын
Faaiido aad u badan
@farhanomar3216
@farhanomar3216 3 жыл бұрын
AbwaN aan jeclahy
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Yusuf waxad ilawday Adeenti Adeenti waa xoolo goosmay oo bahal helay fiigaha ka baxa iyo raadintooda neefkaa iyo neefkaa raqdoodii lama arag waxay adeenti u yihiin degmadaa
Abwaan Yuusuf Shaacir - Maansadii Ilxaad .
28:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 9 М.
Idaajaa iyo eraybixinta Afsoomaaliga
7:16
Ahmed Farah Ali - Idaajaa
Рет қаралды 4,4 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 8 М.
SHEEKO WAAYO WAAYO - YUSUF SHACIR
10:53
Bartamaha
Рет қаралды 208 М.
Casharka 1aad, Af-maldahane
29:29
Somali Academy
Рет қаралды 12 М.
ERAYO AF SOOMAALI AH OO AFDUUBAN
28:51
KASDEEQ .COM
Рет қаралды 4,2 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН