Islaweynida | Waxyaabaha Sababa Islaweynida | sida loola dhaqmo dadka islaweyn

  Рет қаралды 71,029

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

3 жыл бұрын

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

Пікірлер: 119
@Hannad_Music
@Hannad_Music 3 жыл бұрын
Isla Weyni Alle Ayey U Sugnaady . Lknsa Waxaa Fcn Xoogah Kalsooni In Lagaa Dareemo . Thanks Ustaad 🙏🏼❤✅
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
Kalsoonida iyo kibirku xataa isma soo shabahaan kalsoonidu way aamusantahay kibirkuna wuu coddheeryahay qof isku kalsoon dadka ma yareysto ma buuqo ma faano lkn waa qof humble ah oo dadku jecelyihin
@lf_9416
@lf_9416 3 жыл бұрын
Is the best channel
@nuurcabdisalaamaxmed562
@nuurcabdisalaamaxmed562 2 жыл бұрын
Waxaa Tahay Mid Nolosheena Baal Dahabi ah Ka Jooga Allaha inoo Kaa Xifdiyo 2016 ilaa Hadda Ayaan Ahay Mid Kugu Xiran Kuguna Faraxsan, Guul iyo Gobonimo Walal Macaan 🥰🥰🥰🥰
@Abdirahman846
@Abdirahman846 3 жыл бұрын
Hadii Aad waxka Baraatay Waxka BARO FADLAN like ii saar💓🙏💯✊
@jackplayer6240
@jackplayer6240 3 жыл бұрын
Manshallah masul sare wlhi aaad ayaan ogu baahna muuqalkan wadna ku mahadsantahay sida wangsan eee usoo gudbisay keep going wll
@fahmimoussa382
@fahmimoussa382 3 жыл бұрын
Wax ka baro bro This Channel thanks bro 🙏😎🇩🇯
@channatmedia2577
@channatmedia2577 3 жыл бұрын
Ustaad aadbaan kaaga faa iidestaa marwalbo waxaanku dhahaa thanks pro
@alimireahmed1134
@alimireahmed1134 3 жыл бұрын
Thanks teacher c/risaaq farax
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay OO Like gareeya ahay 😅❤️
@nadiiracraxmaan6052
@nadiiracraxmaan6052 3 жыл бұрын
ALx naftayda Ku kalzonahay kipraanimona kawyn wlllhy mzha alllLh
@iqracabdi5938
@iqracabdi5938 2 жыл бұрын
Mahadsanid Teacher c.risaaq
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 6 ай бұрын
Attaches
@adecamalabo9792
@adecamalabo9792 3 жыл бұрын
Macalin wanu kuxisny wlhi teacher sbdirsaq faxa😭❣️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👈
@salmaanabdirahman3930
@salmaanabdirahman3930 3 жыл бұрын
Mansha Allah horey u soco sxb
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 3 жыл бұрын
Adbaad umahadzanThy Teacher abdirisaaq farax Waa "abdiqani xogzade " oo kule hore usocodbaa ino balana🎗🎄
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cabdirisaaq
@arapamiir837
@arapamiir837 3 жыл бұрын
M.a aad ban ugu bogey sxb mahadsanid wll
@mahamedahmed3637
@mahamedahmed3637 3 жыл бұрын
Masha allah alla haku barakeeyo tababare nolosha C/RISAAQ FAARAX
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 3 жыл бұрын
Mahadsanid ❤️💖✨
@sahrosiman2527
@sahrosiman2527 3 жыл бұрын
Mahadsanid mclin
@cabdiraxmaanibrahim4830
@cabdiraxmaanibrahim4830 3 жыл бұрын
Wax ka baro channel good niegh
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 3 жыл бұрын
Hadaad ilaahay jeceshay like sar nabigana hadaad jeceshay subscribe 🙏🙏
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Subscribe uma qalintid
@manzurmaracade4246
@manzurmaracade4246 3 жыл бұрын
Masha Allah mhdsnid Allah hakaa abal mariyo Abdirisaq✌
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Thanks ustaad qof isla weyn baan ahay
@kowsar39
@kowsar39 3 жыл бұрын
Soo badi habo 💞
@mohamedomar5067
@mohamedomar5067 3 жыл бұрын
Allah ku xafido wll
@mahamoudfj3515
@mahamoudfj3515 3 жыл бұрын
wax kabaro : fikrad yar baan wataa dadka waxa laga badbadiyo ama lagu celceliyo ma jecla marka aniga fikirkayga ka hadlo waxaa thy chanell-da somalida kuwa ugu qatarsan oo wax laga faaido marka ma fiicna in aad is xayeeeysiiso ama aa dhahdo #sbscribe ii saara iyo wax noocaas ah sida aa hadda noo sheegaysay hadii aa dadka ku dhahdo baabuur qaali ah baan leeyahy iyo in ay dadku ku ogaadaan in aad baabuur qaali ah leedahy kala xiiso badan ama kala dareen badan marka inaa dhahdo chenell' fiican baan ahy tayo baan leeyhy xoogaa waa laga fiican yhy waana fikirkayaga mahadaanid!!
@hasanadan342
@hasanadan342 3 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco markasta
@whydoweexist1056
@whydoweexist1056 3 жыл бұрын
Thanks abdirisaaqow nin igu wayn
@mariaM-di4ze
@mariaM-di4ze 3 жыл бұрын
Xaqiiq weeye wlhy boqolaal baan naqaanaa runtiii oo noocaas ah lkn cashar lagu nugleyn karoH baad nala wadaagtey mahasenid 👍
@Abdihaaliq
@Abdihaaliq 3 жыл бұрын
Horay usoco wll🥰❤
@mawliidmohamed698
@mawliidmohamed698 3 жыл бұрын
Macalin c/razaaq faarax si joogtaa igu xedhanahay channel ka barnamijyada cilmi nafsiga noo soo badi mahadsanid wll
@cawoa.warsame603
@cawoa.warsame603 3 жыл бұрын
Wcs wll Mahadsanid
@Quranchennel123
@Quranchennel123 2 жыл бұрын
Masha Allah magacaygu waa salman
@aixavariitha713
@aixavariitha713 3 жыл бұрын
Oh my God calamadaha qaar aya arky subhana Allah
@hananahmed9381
@hananahmed9381 3 жыл бұрын
Aad baan wax uga faidey 🤗
@rafiiqofficialchanel
@rafiiqofficialchanel 3 жыл бұрын
Mash allah
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
Waxaan adoonka ugu necebahay qof isla wayn oo kibir badan
@zamzajw5594
@zamzajw5594 3 жыл бұрын
Ma isla weyni lakin waa isla weyn tahay ley dhahaa🥺😂😂😂😂😂🥰
@xarafboy7341
@xarafboy7341 3 жыл бұрын
Aniga ma fano mana hadal badni hadana waxan jeclhy in dadku iqa darinayan Kkk ma kibir ba sxp iga so jawab
@lilkaydlilwiz946
@lilkaydlilwiz946 3 жыл бұрын
Meka more video bro ❤️❤️❤️💙
@xaqiiqadamaanta8952
@xaqiiqadamaanta8952 3 жыл бұрын
Th.....cabdirisaaq farah❤❤❤❤💯💯💯💯
@baskarproduction213
@baskarproduction213 3 жыл бұрын
Waligey Ima Dhaafin Muuqaal Aad Soo Dhigtay Geeb Going bro❤❤
@muniraquruxofficial2237
@muniraquruxofficial2237 3 жыл бұрын
WLHI RUNTA FICAAN ANIGU WAAN ISLA WAYNAHY WAANAN KIBIR BADANAHY 😏 AMAAN LA SIIYO DADKA ISLA WAYN
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 жыл бұрын
Abayo meel xun amey kudambeysa
@hahofficial893
@hahofficial893 3 жыл бұрын
Walal intee ka heli karaa buugagtan adiga oo rali ah
@adammohamed2602
@adammohamed2602 3 жыл бұрын
Underestimate isn't good but sometimes we've to search underlying causes of dis action
@kalidahmed5644
@kalidahmed5644 3 жыл бұрын
Young Faarax we love you pr0
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 3 жыл бұрын
😂😂😝 ma,isla weyni lkin dadka isla weyn ayan iskla weynahey😎
@abdifatahmohamed6812
@abdifatahmohamed6812 3 жыл бұрын
Hhh
@yousufhassan1206
@yousufhassan1206 3 жыл бұрын
C/rasaaq madax sare🙌
@cadesamow3366
@cadesamow3366 3 жыл бұрын
Hor usoco
@alleelchannel4099
@alleelchannel4099 3 жыл бұрын
M.a teacher apdi
@mukhtardheeg5567
@mukhtardheeg5567 3 жыл бұрын
Waayo arag forex ayaan u bahanay macalin ka kudadaal inaad soo badiso waa iga codsi mahadsanid.
@mahamednuur9616
@mahamednuur9616 3 жыл бұрын
M.a cabdi risaaq farax
@AhmedSalah-wi4ev
@AhmedSalah-wi4ev 3 жыл бұрын
Dadka isla weyn waxa la dhaha waxay haytan narcissistic personality disorder
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Mahadsanis Mo'allim Abdirisak
@ahmedinholyrics4518
@ahmedinholyrics4518 3 жыл бұрын
Zxp waayo arag noogu soo dadaal
@mohamedsakariye559
@mohamedsakariye559 3 жыл бұрын
Zxbow See uhor marinaàààá kanaal kaan waa suaal ??
@shirdoonqabile7644
@shirdoonqabile7644 3 жыл бұрын
Isbadal ayan ka dareemya dhiri galiye codkaagi aad nagu dhiri galin jirtay wu ka duwan yhy kan hada hada waxad mooda inan dhagysanyo sheeko mrkii hore od hadli jirtay naftydu wa kici jirtay mahad sanid
@Waryaabdi252
@Waryaabdi252 3 жыл бұрын
fadlan waxaad nosoo gudbisaa waxyaabaha ugaarka ah dadka guran ama dadka kale uga duwan yihiin
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 жыл бұрын
Libaax💕👑👍
@xiidkalovebarca8606
@xiidkalovebarca8606 3 жыл бұрын
Noso bdi barnaamijyada wlll pls
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 10 ай бұрын
Waxan ku jeclay channel kan wakhti kaama luminayo murti badan iyo wakhti kooban mahadsanid
@nesreina6238
@nesreina6238 3 жыл бұрын
Wll aaway barnaamijkii forex aaad ka hadleyse ma iska deyse mise Muuqqaalo ayaa kaa sugeynaaa
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 3 жыл бұрын
First
@farhanduale2769
@farhanduale2769 3 жыл бұрын
This man is legend
@asmaaxmed4265
@asmaaxmed4265 3 жыл бұрын
Ok
@Ftblassistant
@Ftblassistant 3 жыл бұрын
Casharadii forex ka ban kaa sugeynay lkn ma hayno ayaamahan🙏
@cabdicasiiscumarxasanguhad7183
@cabdicasiiscumarxasanguhad7183 3 жыл бұрын
Sxb casharadii forex kaama hayno. Waan ku sugaynaa.
@hazancesc1432
@hazancesc1432 3 жыл бұрын
Wllhi aniga islama wayni waagan Iskuulka dhigin jiray Breakfast marka la,aadayo aniga fasalka kama bixi jirin arday kle OO markasta fasalada Iska wareegan baa mid ka inta uusan ila hadli kulahaa war kan kibir badanaa mxad ugu sheekeyneysaa hadalkaga maba ku jiree 😄😄
@mohamedsakariye559
@mohamedsakariye559 3 жыл бұрын
Haldigaaga wuu jiraa wlhi Aragti ahaantayda
@unknowsuperhuman750
@unknowsuperhuman750 3 жыл бұрын
Maackin chanalka wd kancajisty
@najmomohamed-124
@najmomohamed-124 2 жыл бұрын
🥰🥰
@libandjama325
@libandjama325 3 жыл бұрын
Wa tallo wanagsan
@sahroabdi9660
@sahroabdi9660 2 жыл бұрын
Asc m.a aya thy wa ku tageysanahy
@hoyobatulo5023
@hoyobatulo5023 Жыл бұрын
Sax weeye alle ha inaga koriyo
@abdurahmanabdikarin4529
@abdurahmanabdikarin4529 3 жыл бұрын
Casharadii forex ka meeye ustaa
@osmanbarshi5811
@osmanbarshi5811 2 жыл бұрын
Alx Aniga nafteyda aad ayaa ugu kalsoonahay blse soomalida qofkii aamusan ayee waa Isla weyn thy dhahan maxey thy sababtas Ustaad?
@xabiibo6169
@xabiibo6169 2 жыл бұрын
❤❤🥰🥰🥰🥰
@jamacahmett7885
@jamacahmett7885 3 жыл бұрын
sxp casharadii wayo arag forex ban ka sugaynay
@ayaanofficial815
@ayaanofficial815 3 жыл бұрын
Aamusnanta ka soohadal wallo
@cawillahiyo5193
@cawillahiyo5193 3 жыл бұрын
Clrasaq farax legend
@cabdisamad1963
@cabdisamad1963 3 жыл бұрын
Sax😀😀😀
@cabdallamaxmuud2918
@cabdallamaxmuud2918 4 ай бұрын
Waasx inaga waweecadaan ayaan heesta
@abdirisakahmed8570
@abdirisakahmed8570 2 жыл бұрын
WAXAAD TAHAY SAMUGEY AAD AYAAN UDAWADAA BARNAAMIS YADADA WAAN KUXIRANAYA EE MASAXA NAHAY MISE WAAN KADHAC SANAHAY PRO
@abdihaafidsaleeban9207
@abdihaafidsaleeban9207 3 жыл бұрын
Saxiib islaawaynido wahan eebar namaajiiyadu wakhaldantahay
@mohamedabdirahman8062
@mohamedabdirahman8062 3 жыл бұрын
abdirizaq malmahan hawlahagii ayd dib usoo afuuftey
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 3 жыл бұрын
Wn ku klzonhy naftayda alx
@abdallahnuridin599
@abdallahnuridin599 3 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@carqosol9808
@carqosol9808 Жыл бұрын
Isla waynow lkin umada ixtiram kula noolow wax ka wanaagsan male.
@c8kk9kkjj
@c8kk9kkjj 2 жыл бұрын
m.a
@kalitkaamil2941
@kalitkaamil2941 3 жыл бұрын
IzlawaYnidu iLaahaYbaY uzugnaaTaY
@Hassan-ey2le
@Hassan-ey2le Жыл бұрын
Isla weeni qaa ruun aa dhulka loola jaray
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 Жыл бұрын
Sidani anigaa ahaa Lkn kumaanan faa'idin, mrka Mafiicna
@mohamedsakariye559
@mohamedsakariye559 3 жыл бұрын
Lkn
@haboncabdilaahi5024
@haboncabdilaahi5024 3 жыл бұрын
Qabtuna mayna isla wayni un ahayn
@rafiiqofficialchanel
@rafiiqofficialchanel 3 жыл бұрын
Waxa aad ugu fogahay Isla weynada
@xaajimaquste
@xaajimaquste Жыл бұрын
Doqon un ba isla weyn
@Hassan-ey2le
@Hassan-ey2le Жыл бұрын
Inla xushmeeyo oo la buun buuniyo
@fardowsafardowsa7891
@fardowsafardowsa7891 5 ай бұрын
2sano ka hor firsada hdana wa uso bahday
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 жыл бұрын
Libssx💕👑👍
@samiiraaxmed9132
@samiiraaxmed9132 7 ай бұрын
Markaan hadlo dadku way ila saxiibaan isheekeeyaan markaan aamusana way iga baqaan waa maxay sababtu
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
7 Dadka dhex gal
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow
8:45
Wax Ka Barro
Рет қаралды 56 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 28 М.
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
Sida qof loogu qanciyo waxkasta Aamino
8:02
Wax Ka Barro
Рет қаралды 50 М.
Быстрые листья для голубцов
0:36
Мистер Лайфхакер
Рет қаралды 10 МЛН
Dad thought daughter wanted his food #shorts
0:10
The Nixon Fam
Рет қаралды 30 МЛН
Beautiful day 🫶🏆❤️ #car #driving #disability #mom
0:46
GIRL WITH WINGS
Рет қаралды 5 МЛН
я,когда приехала к бабушке #shorts
0:12
Kamilla Family
Рет қаралды 3,8 МЛН
🤣🤣🤣 наш инст 👉 ksenikzzz
0:20
Antoshatut
Рет қаралды 1,5 МЛН