Sidee loola dhaqmaa lamaane narcissist ah? | mase adagtahay in laga tago?

  Рет қаралды 7,258

Ishraq Yasin

Ishraq Yasin

2 жыл бұрын

#toxicpeople #narcissistpartner #lamaane
Waxyaabehee baa fududayn kara in lala noolaado xaaska ama ninka narcissistaha ah?
mase adagtahay in laga tago?

Пікірлер: 72
@saammu8231
@saammu8231 7 ай бұрын
Gabadhan wax bdn aya ka faa, iday mnta jisa Allaha kaa siiyo yarabi ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 7 ай бұрын
Waa ii farxad inaa wax ka faaiday! Jazaka Allah fiki adigana ❤️
@hamisare5073
@hamisare5073 2 жыл бұрын
Nolsha waa farxad daganasho guriga waa mesha kali ee lagu nasto hadii aysan nolol happy ah ka jirin guriga waa dhibaato wayn qofka haduu gurigisa usan Ku nasanyn waxa u dhanta inu relationship kaas is ka kansalo Wayo cariiri laguma nolankaro ma lala nolankaro qof noloshada mugdi inay Ku jirta doonaayo aan isbadal lahayn meel aan farxad oolin nolol ma taalo marka ushiisa lagu tume lama noqdo qofka waa inu ogada inaad doonayso inad hesho isbadal sidaana aadan Ku nolaan karin xaqiiqada waa ayso baxaysa haduusan daacad Ku ahayn asaga Ku dhahayo iska bax lajogis ta qof aan si dhaba Ku jecleen isku dhajiso ma ficno nolosha ayaad isku cariirinaysa ha dirqin qof inu Ku jeclado hadii aadan muhiim u ahayn ka soco qof baad muhiim u nolonaysa illahay nolosha waasac ayuu ka dhigay irid hadii ay kaa xiranto mid buu kuu furaya illahay Ku kalsonow inu kugu irsaqi karo xalad walibo kuna sunkaro wax walbod jeceshahay ha ka baqin waxa dhici dona e illahay ka baq asagaba ki sahlayo nolosha illahay waa midka wax ka oohisiya kana farxiyo qofna noloshada ma haayo
@habiibohalane2041
@habiibohalane2041 11 ай бұрын
​@aym939abaayo ragga dhan ayaa noocaas ubadan allaha noo gargaaro wayna wareeriyeen calaamadahaas waanu ku aragnay
@sauushsamater3006
@sauushsamater3006 3 ай бұрын
Walahi aniga kujiro noloshaaan 9 Sano 4 caruurana udhalay sidaan oga bixilahaaa Ayaan kafikiraa
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx 11 ай бұрын
Jazakalaah kher ukhti
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx 11 ай бұрын
Jazakalaah kher
@mahadmursal9770
@mahadmursal9770 10 ай бұрын
Cluster B personality disorder waxay u kala baxaan sidaan Borderline disorder Histrionic disorder Narcissistic disorder Narcissistic wuxuu u kala baxaa Covert narcissistic iyo Over narcissistic iyo Communal narcissistic and malignant narcissistic Mahad mursal Aden Cognitive psychology graduate Quraankana waa lagu sheegay Rag iyo dumarba wey Lee yihiin . Inta badana waxaa keeno families of origin and bulshada iyo koriimada xun iyo aqoon la,aan😮
@najmaahmed2281
@najmaahmed2281 2 жыл бұрын
Abayo mcnt waad mahadsan tahay jazakalaah kheyran side aad uga hadasha 👍👍👍👍👍😍
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Adigaa mudan oo mahadsan qaali❤
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Adigaa mudan abaayo❤
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Жыл бұрын
Mashallah jazakallahu khar 🥰🥰🥰👍🤔💝💝
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Allah yajziki alkhayr❤
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 7 ай бұрын
Masha Allah guuleso
@ishraqyasin
@ishraqyasin 7 ай бұрын
Aamiin, adigana sidoo kale❤️
@mohamedfarah6889
@mohamedfarah6889 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo sida fcn noogu sharaxday ❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Adigaa mudan walaal❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Iyaaa iyaaaa.Saytahey qiimobadan dumaroo
@ifrahmohamud-qk3qg
@ifrahmohamud-qk3qg Жыл бұрын
Aniga ay iga hadleysa🥺🥺
@aliyusuf466
@aliyusuf466 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Waa Talo Wax Ku Oola Afaceysana Soomaalida Cidii uugaaro Mowduucaani Arinkaa Ay Gabadhu Sharaxdayna Wuu Kubadanyahey Guryaheena Waarid iyo Caruurba iyo Qoysaska Isqabe EE Dhalinyaradaa Dagalkaan Gabadha iyo Miwduucyada Kabaxa Sida Kamuuqata Dadkeeda Soomaaliyeed Bey Uhibeysey Waana Tanlayiri Wax Waxkusiiya Waad Aragtaa Talase Cidkusiisamaheshid Waxaan Leeyahey Adeer Allah Kuxifdo Aduun iyo Aakhiraba Aaaaaaaaamin Tankale Walow AanLawadaago Meeshaan Leeyahey Hadaaweyso Gabdhaheyguna Ay Kaheleen Nafis Badan Siguudna Jawigii Guriga Wax uga Badashey
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Jazaka Allah alkhayr adeer❤
@saammu8231
@saammu8231 7 ай бұрын
Doqon doqon ha iska dhiginbi love it 😂
@ishraqyasin
@ishraqyasin 7 ай бұрын
😂😂
@sadiks.9871
@sadiks.9871 2 жыл бұрын
Walaal waad ku mahad santahay inaad afsoomaali noogu sheegtay Narcissist Waxa uuyahay. Aniga arkay ladhaqmay wax wanaagsan maahan dabeecadaas
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Aad iyo aad. Waa sun!
@amiirh1iphone599
@amiirh1iphone599 9 ай бұрын
Illaahayoow i caafi wlh waan iskaga shakisanahay inaan qabo cudurkaan illaahayoow i caafi😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 9 ай бұрын
Aamiin!
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 5 ай бұрын
Cudur maahee waa edabdaro e edabdarada iska daa
@gabadhiqalpigalagajabiye7011
@gabadhiqalpigalagajabiye7011 Жыл бұрын
Walle anaa nin sas ah ii qabay 🥺 wlhi nersisst ayuu ahaaa subxanllh dadki dhan ayuu igu diray only kaligiiis ayuu rabay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Alxamdulillah hadduu Allah kaa badbaadiyey❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Estlyyyyyyyyyy.
@luckya.866
@luckya.866 10 ай бұрын
Asc mahad sanid wll . Maxaad oola jeedaa qof waa support system in uu haysto
@ishraqyasin
@ishraqyasin 10 ай бұрын
Wa calaykum assalam walaal, Adigaa mudan! Waxan uga jeedaa dad kale uu kala hadli karo arimihiiaa. Farxad iyo murugba. Dad aan ahayn qofkaas.
@bishaaroomarwarsame568
@bishaaroomarwarsame568 Ай бұрын
Aniga waxanba arka dhaqankan in laygula dhaqmayo wayahan danbe hadana kama tagi karo oo caruurtayda inay kuwada Koran guriga waridkoda ima cayo lkn abuse joogta hadan joogo talefon haku hadlin wax walba baahidayda kahoraysa xita hadadan awoodin
@ishraqyasin
@ishraqyasin 28 күн бұрын
Sorry ❤️🦋 Allaha kaa qabto 🤲🏾
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
As. Familyyyyyyy REEro systems qaasatan dumaaryashu an tanitani ta ahey yariisEEy dagan fariidad qiimobadan cadceeddumaaroo murwodumaroo samsamEey yartayarta lagufarxeeeey mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo inbadan Runrun.saxsax
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Sysyemd.yaawaayaayadi waayE.as yartayarta bataatanba .Familyyyyyy
@naimoqaali-cq7oc
@naimoqaali-cq7oc Ай бұрын
Ana dhibkas i heysto wlhi walba walidkeyga ima rumeystan wana madax o dowlada ushaqeya hub bu heesta ana wan dalay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Ай бұрын
Ilaahay wuu kuu jeedaa e Allaha kaa qabto🤲🏾❤️
@naimoqaali-cq7oc
@naimoqaali-cq7oc Ай бұрын
@@ishraqyasin amin abyo thanks
@caaishamahamedhassan4650
@caaishamahamedhassan4650 Жыл бұрын
Abayo ma les ka dhaxlaaaa please iso jawaaab
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Assalamu calaykum. Abaayo maadaama ay tahay shakhsiyad ka abuuranta ilmihi yaraa oo daryeel, korin iyo xanaanayn sax ah waayey marki uu yaraa, sida badan waa wax ku eg hab dhaqameed oo dhaxal laysu gudbiyo biologically maaha, kolay inta aan ogahay. Laakiin qof narcissist ah ilmihiisa halis ayuu ugu jiraa inuu inuu narcissist noqdo waayo korinsho sax ah kama helayo. Hase yeeshee wuu ka bad baadi karaa. Wallahu aclam.
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 13 күн бұрын
Anaa nin sidaas aah I qaabaa waxn sameeyo maa aqaan maaskaax ahaan ayuu maar kasta kuu dhaawaacyaa isaago kuu caayaaya ayuukuu odhaanyaa waxbaa kuma sameen adaa igaa khaaldaan isaago kaa gaardaraan ok kuu caayaya ayuu raba in isaaga laa raali gaaliyoo dadki pi dhaan u I naacsiiseey daadki caabsi ayu I gaaliyey daadki oo dhaan shaaki ayuu I gaaliyey wlhi wan ololeeey 😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Күн бұрын
Waa bahalo dada haa😩
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 9 сағат бұрын
@@ishraqyasin go aan maa liihii kaa taag ayn isleeyey hadaana kama taagyo waan laa qaabsadeey nafteeydi ayn baa kalsooni daro kaa qaadeey
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Alla abayo illahey ayaan u mahad celiyaa wlhi midbaan 5 sano noloshayda ku jiray waan ka saaray hada si weliba qasab ah weli wuu idaba socdaa meelkasta block ayaan ka geliyay lkn ima daayo kolba telephone aanan aqoon ayuu iga soo text gareeyaa intii hore way igu adkayd inan ka tago wax aan ku tilmamona ma aqoonin
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Waa saas. Wuxu dareemayaa in laga raayey oo siduu asagu u rayn lahaa buu ka shaqaynayaa. Been ba ha ku dhisnaatee.
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
@@ishraqyasin subxanallah illahey Aya mahad iska leh iga soo saaray nolosha adoonkaa illahey dadka ku jirana haka bixiyo thanks bayo adiguna sidad dadka u caawinayasid🙏🏼
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
@@ishraqyasin badana somalidu Kama hadasho lkn ajanibta aad iga hadlaan ayagan dawan jiray oo indhaha ii furay illahey ka sakow Adigana hadan ku bartay abayo dadal oo soo badi si dadka ay uga faaidan
@msshajji6868
@msshajji6868 Жыл бұрын
@@naajmasalah4436 abaayo qofkaas ubad miyaa u haysaa isla sidaas oo kale ayaan ku jiraa waana ka baxsan la’ahay
@ikramohamed4672
@ikramohamed4672 11 ай бұрын
@@msshajji6868 miyad ka baxday mcney wlhi dadki nolosha so maray un ba is fahmi kara aniga dhibku igu hayay marku batay ASA iska tagay marku su rabay iga wayay alxd malinkasa ooyin nayad jab igu danbesay waxa rajeyna Ina ka baxday nolosha cadabka ah
@ayaanibrahin7655
@ayaanibrahin7655 Жыл бұрын
Wlhi nin ila shaqeeya aya narcissistic ah malmihii hore anigu seminar ii diray lkn wan ignore gareeyey markii dambe anigo an fahansanayn inu narcotic yahay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Alxamdulillah inaas fahantay!
@amalismail7772
@amalismail7772 7 ай бұрын
Aad bay u adagyahy in ka fahmi dadka narcissistic ah , lalama noolan karo, xalka ugu dhaw waa in lga tago
@ishraqyasin
@ishraqyasin 7 ай бұрын
Waa run.
@zoonak6770
@zoonak6770 25 күн бұрын
Gabar sn xiriir lenahay maka hadloysa aya ledahay alxmd alle aya iga sogaray meel an uqaado ayan wey sanay😂
@ishraqyasin
@ishraqyasin 25 күн бұрын
Alxamdulillah🦋❤️
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
SEEn istaahilaaba offcourseee offcourseee sEEbaayE.iyaa bahbahbah bahyareey minyaro bahbahbah iyaa shibistatE.
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 12 күн бұрын
narcisser maxaa lagu yiraa AF soomaliga
@ishraqyasin
@ishraqyasin Күн бұрын
Narjis
@fatumashekgedi3550
@fatumashekgedi3550 2 жыл бұрын
Wll waxan ad ula ayabaa ninkayga isagoo iga qaladan ama wax xun igu sameyay hadana wuxuu iska dhigaa qof aan wax qalad ah sameeynin aan aniga un aan qaladka leeyahy
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Ma arko khaladkiisa. Qof kalena sidee ayuuba uga sax sanaan karaa, isagaaba ugu caqli badane. Waa wax aan maskaxdeenu fahmi karin umadda noocaasa. Abaayo macaan wax walba diiwaan gali.
@osobeey1459
@osobeey1459 Жыл бұрын
Waa waxa ugu horeeyo ee lagu gartaa dhibkaas inaad adiga walantahay ayaad isku maleene Allah maa najeena
@user-kh4ro7oi5l
@user-kh4ro7oi5l 15 күн бұрын
Dhibatadaas Anaya ihesataa guumeesi ayaan kujira wax waliba ilmahayga usamir isdhaha markasta
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 13 күн бұрын
Abayo anaa dhibkaas kuu jiro
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 13 күн бұрын
@@user-kh4ro7oi5lanaa kuulaa miid aah wlhi abayo caay aflagaado mar kasta anaa laayga dhiga qof khaaldaaan
@naimaomar-rq1po
@naimaomar-rq1po 21 күн бұрын
Sc waa runtaa laakin waxaan sahlaneyn in qofku durbaba ogaado in qofka uu la nool yahay uu dadka noocaaas uu yahay waxay qaadataa waqti 20 sano 30 sano ka dib ayaad ogaanaysaa waa waqti qofkii uu baaba'ay maskaxdiisu iyo jidhkiisuba ay daaleen ileyn qofka caafimaadka qaba markasta waa qof qalbi nadiif ah unless markay laba jiran markey nolol wadaagaan way dhacdaa inay midba midka kale uu dhaqso fahmo markaa qofka fayow markasta asaga waa victom of nurcissist
@ishraqyasin
@ishraqyasin Күн бұрын
Wa calaykum Assalam, waa runtaa. Ilaahay shartooda hanaga hayo🤲🏾❤️
Markuu lamaanuhu narcissist yahay
17:20
Ishraq Yasin
Рет қаралды 10 М.
S02E09: Dadka Sunta Ah iyo Sida Loola Tacaalo
26:48
ISMILEWORLD
Рет қаралды 553
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,7 МЛН
Narsisistaha Siduu Dadka U Waalo (Gaslighting)
10:18
Ishraq Yasin
Рет қаралды 5 М.
Anxiety (Af Somali)
16:55
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 14 М.
Waa Maxay Empath? Qalbigaaga Jilic Narsisistuhu Wuu Ka Faaiidaystaa!
15:41
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 23 М.
Muranka Naraistaha Muxuu Ka Helaa? Iyo Qodobo Kale😁
19:07
Ishraq Yasin
Рет қаралды 1,6 М.
Sida looga argoosto oo loo qalbi jibiyo dadka (Narcissisticiga) ah
17:17
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 3,6 М.
Dadkan Noloshaada Ka Ilaali | Sidan Uga Guulayso Narsisistaha
10:36