ISMAACIIL AARKA | BIRMADE HASSAN SHEIKH

  Рет қаралды 2,642,113

Tusmo Films

Tusmo Films

2 жыл бұрын

Пікірлер: 1 300
@afrah1736
@afrah1736 7 ай бұрын
Hdaa so boqtay hestan kadib markii deynta nagala cafiyy cunaqabateynti hubkane nagala qaaday urur goboleedka barriga africane aan ku biirnay alshababne inta badan laga xureyy galmudug iyo hirshabeele qofki soo boqday likta ha ila dhaafin ❤❤❤
@AymenAbdallah24
@AymenAbdallah24 5 ай бұрын
Mxa kagaly
@RamlaiisemohaRamaas-xr4jx
@RamlaiisemohaRamaas-xr4jx 4 ай бұрын
😊😊
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 ай бұрын
Dalkaan wuuu tagay horey baa loo soconayaaa
@xajiabdi4830
@xajiabdi4830 2 ай бұрын
Tuugadaiyo Tuugsiga Hassan Sheikh Bulshadu aragtay.
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 Жыл бұрын
Dal xoreeye markuu shabaaab wadanka kasifeeyay casimadiina amni kadhigay kadib yaa dhagaysanaaya heestaan ❤❤👏
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 Жыл бұрын
haaheey
@fakindaacad6187
@fakindaacad6187 10 ай бұрын
Boqortoyo 👑
@canabziyad6947
@canabziyad6947 8 ай бұрын
ani dhegeysanayo markasto dhegeesta inan dhegeesto isku ma maleeyo bermadi hasan shiiq guuleyso 🥰✅
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 8 ай бұрын
@@canabziyad6947 laandhere ayaa tahy abayo illhey haku guuleeyo 🥰🥰👏👏
@user-ng8dm9nh1m
@user-ng8dm9nh1m 8 ай бұрын
❤❤❤😊😊😅🎉
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 2 жыл бұрын
Maanta waa subax sabti ah bari oo axad ah doorasho ayaa loo dareerayaa insha allah waxaan rajeynaa birmade hassan sheekh inuu kusoo baxo oo markale noqdo maddaxwenaha dalkaan hogaaminlahaa hassan sheekh maddaxweyne ka waaya aragsan oo dalkaan isku wadi karo waaye insha allah guul ayaan u rajeynaa 🇸🇴✌🏻
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Saakay Hassan sheikh baa dalk Madaxwayne ka ah
@abdiqaniarab613
@abdiqaniarab613 2 жыл бұрын
Sumaya saadaalintaadii wad kugulaysaty
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 2 жыл бұрын
President of somalia hassan sheikh mahamoud💚🇸🇴
@omarofficial24
@omarofficial24 Жыл бұрын
Saladin fiican ayad sameysay ❤
@axzaababdalla4500
@axzaababdalla4500 Жыл бұрын
HASAN SHEIKH MIDKI DADKA IYO DALKABA AY KUDAGAN ALLOW KADHIG🤲
@zamzamyussuf2655
@zamzamyussuf2655 2 жыл бұрын
Toban jeer kabadn hesta kaliye waligey kuceshte🥰❤️ Birmade HSM 💗💕🙏💪💯
@abshirabdi3371
@abshirabdi3371 2 жыл бұрын
Congratulations mudane mdxwyne Hassan sheikh maxmud 🙏💪
@anisawalal8082
@anisawalal8082 2 жыл бұрын
Me two
@sahrahassan5431
@sahrahassan5431 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH XAFIDULLAHI President Hassan Sh Mohamuud Guuleeyso Weligaa INSHA ALLAH Aamiin 💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖
@fardowsoabdirahman2620
@fardowsoabdirahman2620 2 жыл бұрын
Waaaw waqtigeeda ayey timid heestaaan noolooow fanaakeena Ismaaciil aarka 🙌🏽🙌🏽🙌🏽🥰🥰🥰🥰🥰
@rochestermnofficial1294
@rochestermnofficial1294 2 жыл бұрын
Erayada iga gadan The Best Song aan Bayaansho Dadow Run iYo Been Baa is Baal ordayee Halyeey Bisil iYo Bilaash Hee Bilaash Xeeytaa is Baal Ordayee Wallee Lakala Barayo Maanta Hee Maanta Kalla Baxee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Osmail Aarka God blessed You Eeboow
@MohamedAli-fh2cx
@MohamedAli-fh2cx 2 жыл бұрын
Inta so raadisay kadib guushii taariikhiga aheyd like ta dhac kusii 🥰🥰congrats Xasan sheikh maxamuud
@maymuunabdulahiwarsame8198
@maymuunabdulahiwarsame8198 2 жыл бұрын
Anigah
@aweisnurow5334
@aweisnurow5334 2 жыл бұрын
Birmade xassan shiiq
@fadumomaakhir3098
@fadumomaakhir3098 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@QadroAxmedafrax
@QadroAxmedafrax 11 ай бұрын
😮😮😮
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
weli hees noocaan ah oosiyaasad loo qaaday ma arag ismaaciil aarka walhi sidii aarkii baad u gurxamaysaa laandheere banan degay birmade xasan shiikh. from bosaso..
@fuadabdiraxmanismaciil5317
@fuadabdiraxmanismaciil5317 Ай бұрын
Fanka Isaaqba iska LeHe Erayada iyo laxankaba isaaqba SamayeY Abwaan AkhirO SamayeY Qadad wayn Afsomaliga Alla Ka Habaray 😂
@xaawoluul265
@xaawoluul265 Жыл бұрын
1YEAR kadib dhegeysanayaa heestii hergashay ❤❤🎉🎉
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 Жыл бұрын
same
@user-yp8jt4lz1h
@user-yp8jt4lz1h 8 ай бұрын
From Djibouti 🇩🇯 Birmada Xassan Sheekh ❤
@user-iw4ld3ij4t
@user-iw4ld3ij4t 4 ай бұрын
Xasaan sheekh 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@user-iw4ld3ij4t
@user-iw4ld3ij4t 3 ай бұрын
Xasaan sheekh haal waaso
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 ай бұрын
@@user-iw4ld3ij4t farmajo xaaskii abii ahmed halawaso duli abiiahmed kubaashalijiry0
@Faansahro
@Faansahro 11 күн бұрын
Ma soomaali baa tahay
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 11 күн бұрын
@@Faansahro mya ee eedada xaaskii abii ahmed mss farmaajo adeerka myaa mise eedada
@lamiaomar5895
@lamiaomar5895 2 жыл бұрын
Hees fadhida💕💕💕 anigoo Galkacio puntland jooga walahaa 🆎🆎🆎 tageero kal & laan from Mj madexweynaha dalka
@kamaaladiin
@kamaaladiin 2 жыл бұрын
We love Puntland too
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 2 жыл бұрын
❤❤❤
@lamiaomar5895
@lamiaomar5895 Жыл бұрын
@@kamaaladiin❤️❤️🩸🤘
@lamiaomar5895
@lamiaomar5895 Жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697❤️🤘
@maajicbdi3894
@maajicbdi3894 Жыл бұрын
Majeerteen yaa ka tahay hh
@CryptosomaliAcademy
@CryptosomaliAcademy Жыл бұрын
QARAN BILE DR HASSAN SHEIKH MOHAMUD ISN'T EASY ❤
@adilimaan996
@adilimaan996 8 ай бұрын
Viva birmade hassan sheikh from SSC ❤🤝
@sheeylong9946
@sheeylong9946 10 ай бұрын
Madaxweynaha an ogu jeclahay XASSAN ❤❤
@mahadjuuqyare2602
@mahadjuuqyare2602 2 жыл бұрын
Nin goba geed ma qariyo AARKA👉HSM🙏
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 8 ай бұрын
inta reer SSC oo mamulkoda markii la aqoonsadey hda dhagaeysanyso like dhac ku siiya😂💙🐎
@abdiabdikaadiraliow8464
@abdiabdikaadiraliow8464 2 жыл бұрын
Birmade hassan shekh waayahay guusha waa so dhowdahay insha llah
@UrbanLegendsMagTV
@UrbanLegendsMagTV 2 жыл бұрын
Hassan Shiekh is a great man, I once met him on a plane and he was sitting next to me. He has a great vision for your country and always said he was proud to have youth in Somalia. Somalia is lucky to have him. Congratulations Mr President
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Жыл бұрын
Thank you so much
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Thank you am sure he has pure heart and he's hard worker who loves his country has a real patriotism so where are you from and where was it
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Жыл бұрын
Aabe hassan sheikh
@siyadmohamed4088
@siyadmohamed4088 Жыл бұрын
He might be good but people around him influence more and burn his existence. Any way am dagodia from wajer hassan all the way
@Wayelka1973
@Wayelka1973 2 жыл бұрын
Legend Birmade HSM score Ayuu jabiyay Two times 🦁 🇸🇴
@fardoosomaxamed5359
@fardoosomaxamed5359 Жыл бұрын
Ilaahey ka absada
@riyaanhussein8467
@riyaanhussein8467 Жыл бұрын
8
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
Hees waqtigeeda kusoo aaday iyo muuqaal qurux badan dhamaan asxaabta ku jirta muuqaalka waa ❤️😍😍😍 Hambalyo HSM❤️ aabaha Dimuqraadiyada iyo waxbarashada Soomaaliya ❤️❤️❤️
@ruqiyacali498
@ruqiyacali498 2 жыл бұрын
Saas waye wlhi
@abdiqaniali9953
@abdiqaniali9953 2 жыл бұрын
7 MAALIN KADIB DOORASHADA HASSAN SHEIKH ❤️🇸🇴
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 жыл бұрын
Welcome back mudane madaxweyne birmade hassan sheikh ❤️🥰Aarkena m a axsan hees 🔥
@user-ol9tx9wj7e
@user-ol9tx9wj7e 2 ай бұрын
Heestan birmada xasan Sheikh anoo mucaarad ah baan dhagaystay way ii dhadhami wayday 1 year kadib anoo muxaafid ah ayaan dhagaystay xikigaas iayada ah waan oomanaa Shaahna waan ubaahnaa 4 koob oo shaah anoo cabay unbay lamid tahay birmada xasan Sheikh
@Abdiaziiz_shiine
@Abdiaziiz_shiine 2 жыл бұрын
Xaly waxey noo ahyd hbn xasuus ku leh dadka rer muqdisho may/11/2022 waxy ahyd hbnkii olalihii mudane madaxweyne hassan shiekh mohamuud guul baan u rajynaa rugcadaa somalied Halkudhigeenunu wuxuu ahaa somalu hiish ah , dunida kalana hishiis la ah😘🙏
@faysaqueen1011
@faysaqueen1011 2 жыл бұрын
hees aad intii xasan sheekh la doorta bartay guul madaxwayne from isaaq ❤️
@bishaarocabdulaahi4289
@bishaarocabdulaahi4289 Жыл бұрын
1/8/2023 dawanayaan anoo dowladnimo dareemaya yaa allah somalia 🇸🇴 nabad iyo quluuub midaysan sii🤲😪 ♥️qaran bile♥️
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Aamin wllo
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Beenale ,3/7/23
@omaar7185
@omaar7185 Жыл бұрын
Bulashada hassan sheikh ayay u bogtay heesta kaliya run laga sheegay ❤
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Qabyaalad ahaan ayaan ku taageerayaa adeerkay madaxweyne hassan sheikh mohamud guuleeyso 👑✊️............................................ Abgaal dad gob ah dariskeyga xalaasha hiraabnimo, hawiyenimo from Shiikhaal Loobage 👑❤️🦁💪 Ayagaa nabaray qabyaalad madaxweyne lagu taageero ee ha iska dulqaadaan daarood amxaaro.🤪✌️
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 2 жыл бұрын
😆😆😆
@jabrilalison1942
@jabrilalison1942 2 жыл бұрын
Wlhi Legend aya tahy wan kugu rac sanahay AB cml ayu usoo qadi heesta👨
@abdi6493
@abdi6493 2 жыл бұрын
Landheere landheere dhalay ha adkeestan iyaga qabyaalada nabareeyn faqashta
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@abdi6493 Aad O Weyn lph 💯😄✌
@shukriali7215
@shukriali7215 2 жыл бұрын
Mashaallah guuleyso inadre hiraabnimo
@diamonddaib5153
@diamonddaib5153 2 жыл бұрын
From Isaaaq guul hassan shiekh mohamutt 🇸🇴🇸🇴
@foosiyaaxmed8457
@foosiyaaxmed8457 Жыл бұрын
Guul daro
@naima8529
@naima8529 Жыл бұрын
Noolada ilma adeeryal from Hawiye❤️🫶
@hoodomohamed9350
@hoodomohamed9350 2 жыл бұрын
Aaarka fanka. Wallhi Waa yahay ismaciil afkaaga caano lagu qabay. Hassan Sheikh 💪♥️ madaxweynaha soo socda 💪
@xamdasiciid3920
@xamdasiciid3920 2 жыл бұрын
Asc
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 2 жыл бұрын
Birmade xassan shiikh❤️🙏..
@marwoaden4489
@marwoaden4489 2 жыл бұрын
Viva my family from isaaq ❤️
@DhagaxKure
@DhagaxKure 2 жыл бұрын
Hell no
@Mahataliomar
@Mahataliomar 2 жыл бұрын
Thnks dhiiga happy 18 days
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@Wayelka1973
@Wayelka1973 2 жыл бұрын
🩸❣️💋
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 2 жыл бұрын
❤❤❤❤
@hoodoali4116
@hoodoali4116 2 жыл бұрын
Muuqaal iyo hees dhamaystiran oo isleh mashallah ❤❤
@foosiyaaxmed8457
@foosiyaaxmed8457 Жыл бұрын
Dhilo 😢😢
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 10 ай бұрын
​@@foosiyaaxmed8457naa caydu waxay😂
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 2 жыл бұрын
Heestan imisa jer ku ceshaday 🥺madaxwayne wangzn HanbaLYoH mudane madxwayne xassan sheikh ❤from somaliland 🥰
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 2 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedaymannn
@mohamedaymannn 2 жыл бұрын
Kama saaarinbe waa best
@farhiohassan1072
@farhiohassan1072 2 жыл бұрын
Ma ayad quraana marku ceshaneysid
@noormohameddagane2199
@noormohameddagane2199 2 жыл бұрын
Hongeraa the people's choice
@riyaanmohamed7790
@riyaanmohamed7790 2 жыл бұрын
madaxweyne farmajo
@youngilkacze1019
@youngilkacze1019 2 жыл бұрын
Hawiye guulaysta from duriyadii reer sheekh isxaaq
@Princess0798
@Princess0798 2 жыл бұрын
Runtii hassan sheikh ma taagersani lkn Heestan aad ban ujeclahay Ilahay xilka ha ufududeeyo Guul somali ha is raacdo insha allah🩸🥰🇸🇴
@rushdaa1840
@rushdaa1840 2 жыл бұрын
Me too wan Farmajaysanahay any day lkn ilahay HSM xilka haw fududeyo
@keivahmed972
@keivahmed972 2 жыл бұрын
Kula mid ahay hestaa igu socoto
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Ani xita hesta igu socota🥰
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 Жыл бұрын
Me too ✋
@Haniahmed573
@Haniahmed573 Жыл бұрын
Isku mid💖💖
@mohamedfarah765
@mohamedfarah765 2 жыл бұрын
A low key this is the best song I ever hear
@Khadijacabduqaadir
@Khadijacabduqaadir 7 ай бұрын
❤😊
@nimaahmed3318
@nimaahmed3318 2 жыл бұрын
The best song maasha allah eedo allaha ku xafido Ismail Aarka well done
@muunaabakor9284
@muunaabakor9284 Жыл бұрын
Xasan sheekh waan ku wataa adiga iyo heestaada from hargaysa 💚🤍❤
@kopend8638
@kopend8638 Жыл бұрын
From hargaysa somaliland and I feel emotional watching This.
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
❤❤❤
@sahroabdulahi1104
@sahroabdulahi1104 Жыл бұрын
Ssederreeee
@sahroabdulahi1104
@sahroabdulahi1104 Жыл бұрын
Ssederreeee
@saacidmaxamed9512
@saacidmaxamed9512 2 жыл бұрын
Inaba cadi mahan heestan wa ay iso jiidatey legend ismael aarka ❤
@mqabobe3961
@mqabobe3961 2 жыл бұрын
SOMALI HESHIIS AH DUNIDANA HESHIIS LA AH. Guul xabiibul malayin Hassan Sheikh Mohamud✅ 15th May 2022
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 2 жыл бұрын
magac kale la imaada xabiibul malaayiin nin kaliya ba layiraahdaye waana Mwayne farmaajo❤️
@mohaapdulahi2989
@mohaapdulahi2989 2 жыл бұрын
@@bilanahmeddheere1631 raali ahaw adi ma ula baxaayo hada
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 жыл бұрын
Insha'Allah Xabiibul malaayiin Birmade Xasan Shiikh 🇸🇴❤️
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 2 жыл бұрын
@@bilanahmeddheere1631 @Hamza Abdirahman mahamud Qof fican waxba ha iska dhigin hada tahayna qabyalad ba kgu jirta o ad u xun warya duliyahow ma farmajo iyo xasan isku dhaw xata hada wax ogtahay o xasidnimo kgu jirin so arag waxa saxda e somaliya ka jira waxa u xasan sameyay iyo waxa u farmajo sameyay aniga iney bini adan wada yihin u khalad gali karo ma didin lkn in beeeen iyo dacayad an wax ka jirin la bunbuniyo umadi dad caqligoda ben ku aburo ey ka mid tabay dalka an dhacne sidan rabno ka yelne wadani i dhaha iga mashquliya sharci an firineyn hormar tus an sameneyn itobiyo heshiso wa weyn lala galo o xata dekadaha iyo hal dowlad ka mid yihin wadamo cadaw naloga dhigo si maskaxdoda lo mashquliyo danahisa garka bis ka fuliyo iyo tan fahad umadi hal hal lo begsado dowladi iyo shabab isku mid noqden heyadihi la burbiyo o si khaldan lo adegsado cidanki siyasad lo adegsado o dantisa u fuliya wan ku siranay lkn xaqi wu dilacay waxyabo kalo badan aya jira walal ilah hadi laga cabsado nin dhahaya xasan so cay lacagna qado ani iman lacagna qado war kas madaxwene iska daye wa qiyamo qaran e ma fahantid dhibka u umada u gestay dowladihi mamul gobledka curyamiyay qaladad ad u badan ganacsiyo ey ka midyihin jadka siyay qolo cidisa kenya cadaw ah hhhhh wana meshu dhihi jiray itobiya cadaw ah dabal miya nahay waxyabo badan aya jira xata dhulal iyo shidal gatay mana la fahmayo war .,.....sidan u welwelsana ma ogid xog inu ku jogo rabay umadi iska hor kenay
@rushdaa1840
@rushdaa1840 2 жыл бұрын
Magac kale soo rasada please Farmaaja iska leh magacaase. Anyway ilahay haw fududeyo xilka HSM
@reerwamo3210
@reerwamo3210 2 жыл бұрын
Congratulations mr president xassan shekh Mahmoud god bless somalia 🇸🇴 Amin
@zeinabadan858
@zeinabadan858 2 жыл бұрын
God***
@hodancalikaar5385
@hodancalikaar5385 2 жыл бұрын
Birmade hassan sheikh Mohammed🆎💪❤️
@mohamedalqaaid2437
@mohamedalqaaid2437 2 жыл бұрын
Somaalilander taagersanaa madaxwayne xasan sheekh alle xilka haku asturo waa oday soomalaiyeed isku wadi kara soomaali oo dhan
@farhanrobleh540
@farhanrobleh540 2 жыл бұрын
Love from Hargeisa❤. HSM
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Dadkayagi🥰🥰🥰
@SharafShamu
@SharafShamu Ай бұрын
Always am with aba hassan shekh🥰🥰🥰🥰
@ismaildambelle5156
@ismaildambelle5156 7 ай бұрын
Birmada Hassan shikh Baba nolow 👑✊🇸🇴
@leymoonl4297
@leymoonl4297 Жыл бұрын
Aarka has a class old school and Golden Voice 🇸🇴❤️🇸🇴😍
@rayanranii67
@rayanranii67 2 жыл бұрын
Wusoo labtay qaran bilihii Mudane Hassan sheikh 2022-2026💪🇸🇴❤
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 8 ай бұрын
Birmade Xassan Shiikh Dalmideeye 💪🇸🇴 From Laascaanood Khatumo
@user-yp8jt4lz1h
@user-yp8jt4lz1h 8 ай бұрын
Khatumo Congratulations from Djibouti 🇩🇯
@bilecade3888
@bilecade3888 2 жыл бұрын
Viva hawiye from wil hg 🥰😍❤💯
@canabsiyaad7624
@canabsiyaad7624 2 жыл бұрын
sax viva Hawiye from Abgaal 🥰💋
@AFDiini1722
@AFDiini1722 11 ай бұрын
Viva Somalia dheh. Waa madaxweeynaha somalia.
@mohamedbarre4072
@mohamedbarre4072 10 ай бұрын
birmade hasan shekh bisleye fadaralka❤
@wiilkareerweheliye1452
@wiilkareerweheliye1452 Жыл бұрын
Ismaciil Aarka ✌ Sxp. Waxaan ku Leeyahay. ( legend ) 🇸🇴💚🇸🇴💚
@sali619
@sali619 Жыл бұрын
I get goosebumps when I listen to this songs. I have no idea why. Somalia Hanoolaato
@khadargaash4510
@khadargaash4510 Жыл бұрын
Somaliya ha noolato
@calicabdirashiidmuuse1463
@calicabdirashiidmuuse1463 Жыл бұрын
@@khadargaash4510 ❤😢😢
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
Dalxoreeye Maanta shabab wuu ka xoreeyey.goosebump runta waa hada masha Allah.
@tulip9764
@tulip9764 8 ай бұрын
LOVE this song.hassan sheikh, my crush❤. Long live, somali hanolatto
@YellowDiamonds
@YellowDiamonds 8 ай бұрын
Hormarka Somalia jeceshahay 😊
@hanixuudi6824
@hanixuudi6824 2 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka mudane xasan shiiq hees uga soo qaaday wa ku wataa Aarka🙏
@Abdullahgii
@Abdullahgii Жыл бұрын
7bil kadib Qeeyba badan dalka kamida Cadawga #Argagaxisada waa laga xureeyay, Caawa ay tariikhdu tahay 16/12/22 Shabeelada dhexe iyo qeybo badan Hiiran kamida gacanta Dowladda ayey kujirtaa, Bilaha soo Aadanna qeybaha yar ee dalka kahestan Argagaxisada Wee Xurobayan idim Alle😊. Sanad kadib Waqtigan oo kale waxaa rajeena dalka inuu wada xuroobo iA😋. ''Qabyo ninkeeda dhameestira'', Marku lahaa 2017~ki Daarashadi kahor, Waxay ahayd in hadalkiisa la'aamino MD XSM oo Markale dib loo doorto, Haddi uu dib usoo laban laha 2017ki Maanta dalka Argagaxiso majoogteen. Waxaa Aminsanahy 5ti Sano ee Madaxweyne hore Farmaajo in dib udhac weyn ay ukeentay dalka, inkasto wax uqabtay dalka lkn Sidii loogu hanweena iyo Siduu noqday Waa kaaf iyo kale dheeri runti, 08 Febraayo 2017 Markui uu Farmaajo ku guulestay Doorashada in Magaalada Muqdisho iyo dalka oo dhan looga dabaal dagay, Waa Xasuusta habeenkas, dabaaldaga kaso bilaabay Taleex/Hodan in aa ku tagay Daljirka/Boondheere Weliba anigoo lugeenaya, Caruur iyo Ciroolaba wee ku farxeen lkn 5~sano kadib rajadi laga qabay manoqon Weliba heer wuxu gaarsiiyay dalka uu qalqal Amni galo. Balse RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ujiheeyay in Doorasho xur ay kadhacdo in Maanta dalka nabad ahaadana isaga kadambeeyay👏. Dal~Xureeye Birmade DR MD XSM guuleyso😇. 16/12/22 Nairobi/Kenya🙋‍♂️.
@apdidollarmhassen548
@apdidollarmhassen548 8 ай бұрын
Dhulbahantow heesta like saarta ❤😂
@hasskoramos1972
@hasskoramos1972 2 жыл бұрын
Allah hanobarakeyo madaxweynehena cusub iyo wadankena Ameen inshaallah 💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-pu8uz3po9f
@user-pu8uz3po9f 8 ай бұрын
This is a very emotional song. Well scripted and sang with a melodious voice. I develp goosebumps whenever i listen to it. Much love From LAFEY -MANDERA -KENYA
@zakariaadam3138
@zakariaadam3138 8 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heestaan, Ka dib aqoonsigii uu Dalxoreeyey siiyey SSC-Khatumo 2023-Oct-19😢
@caaishokiin6068
@caaishokiin6068 2 жыл бұрын
Illahay waaxan ka baryaa kii lo bogo 4 kale logo daro allah kadhiigo abo xassan sheikh Mohammed 👏👏👏👏👏
@riyaanmohamed7790
@riyaanmohamed7790 2 жыл бұрын
Abo la aan ma tahay ma is ka dha hadid wallaal
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Жыл бұрын
Xurmadle Xasan Sheikh Xafidalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Deeq Rabbi Umadaan u soo direy Cisag Cisag Cisag Jecliyaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hv7bh2mh2z
@user-hv7bh2mh2z 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@aishaali2893
@aishaali2893 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️Somalia haday abaal taqan waa kan madaxwaey xaqii ah 👑❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻💪💪💪
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Masha Allah. Congrats president of Somalia Xasan sheikh. Love from Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rasmisarifle8384
@rasmisarifle8384 2 жыл бұрын
M.a fanaan keyna cobka macaan🥰🥰🥰🥰 kuul wacan
@raahomahamedahmed5336
@raahomahamedahmed5336 2 жыл бұрын
Us
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 2 жыл бұрын
Sax ❤️❤️❤️❤️❤️
@mohameddiriye163
@mohameddiriye163 2 жыл бұрын
@@raahomahamedahmed5336 mmmmmmmmmmmmmmmmöömöm mamma Mölmmmm M mmmmmmmmmmmmmmmmmmmm my Hvvh Mm numm Hjhhhhhh Hej H Hej Hej H Hjhhhhhh Hjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh CUF ii Nu Ty Tttttttttttttt T T Ty Ttttttt Tttt Ttt T Ttt T T Ttttttttt T T T T Jag T T Ty Jag T T T Ty Tytt T Ttt T Tttt Ttttttttttttttttytttttttttttttttt T Jag kommer inte att det Tack så han Ty den är inte så han T Tyt jag Jag T Jag Jag Asc xaji cawa insha insha T T T Ty Ty till mig t T Ttt T T T T T Ty Ttt Ty T T Tytttttt T T T T Tytt Ty Ttt Ttt T Tyttt Jag Ttt Ttttt Tttt Ttt Ty Ty Jag kommer T Tttttt Jag tttttttttttt Ty Asc xaji haye maxaa kugu soo T Tttt Tytttttttt Ty T T T Ty T T Ty T Ty Ty Ttt Ty Tack det var en gång en en T T T T Tyt Jag Ty den här veckan har varit i i morgon och jag jag kommer inte Jag Jag jag kommer idag Asc edo waa xagee och det det var en gång en flicka flicka i den T T T Jag T Asc T T Ty T Jag T Asc Jag t T Tttt Asc Ty yyttrt yttttttttttttttttytttttttttttttttttyttyyytytttttttttttttttt Tttttt Tyttttttttttttttyttttttttttttttttytyttyyyt mmmmmmmmmmmmmmmmmmee Är ii
@fadumoxusen3617
@fadumoxusen3617 Жыл бұрын
Maasha aalaah xafidulaah ismaaciil aarka mudane xasan shiiq guuleyso waligaa baaba
@nurulusow5274
@nurulusow5274 2 жыл бұрын
Maain kheyr leh ayuu ilaahy nooga dhigay maalintaan birmade insha allah guul
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Somali Abwaan iyo Heesaaye weey leedahay wallahi 💯💯
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 2 жыл бұрын
Congratulations millions time hassan Ali sheekh ❤🙌
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 2 жыл бұрын
Madax wynha mgaciisa sax😏😁
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 2 жыл бұрын
Wixii dantaada ku dadal wllo
@KhalidbashirBashir-tz2ws
@KhalidbashirBashir-tz2ws 2 жыл бұрын
@@sacdiyamuuse8975 🤣🤣🤣🤣
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
@@sacdiyamuuse8975 🤣🤣🤣 u so fani
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 2 жыл бұрын
@@ficanfilsan7583 xazan ali shekh gormu somalia madaxəyyne kaniqday😆😁
@Abdikadirghost6
@Abdikadirghost6 2 жыл бұрын
Best song I’ve ever heard in my whole life I wish him good luck 🍀💯
@habonahmed4547
@habonahmed4547 2 жыл бұрын
Masha, Allah what a beautiful song welcome back Mr. President Hassan Sheikh keep up great work 👊🏼🤲🏾👏🏾🎉🎉🇸🇴🇸🇴🤟🏾😃🧘🏿‍♂️👍🏿
@Samira-bl5ye
@Samira-bl5ye Жыл бұрын
Sclkx
@haniali6680
@haniali6680 2 жыл бұрын
birmade xasan shiikh ❤❤ badbaadiyaha uma somaliyeed❤
@d5_7a_
@d5_7a_ 2 жыл бұрын
Doorashada ka dip Yaa ila imaade🤟🏾🆎😀
@NiciimaJoker
@NiciimaJoker 9 ай бұрын
Jah ❤🎉 MADAXWEYNAHA xasan shaikh maxamud. Dar alle ayan u jecelahay. From isaaq Garaxjis 🎉❤ Abgaal😢🎉❤
@fatimamashaallahyouguysdoi4690
@fatimamashaallahyouguysdoi4690 2 жыл бұрын
Welcome back again landheere🤲🤲🤲❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@yussufshabin6931
@yussufshabin6931 2 жыл бұрын
Congratulations 100 times Hassan sheikh
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Walaahi inaa ka markaati nahay in loo bagey mudane xasan shiikh oo loo xiisey hadakadiisa qaluubta shacabka somaliyed dejisa. Allahayow cadowgaada Allah kama qarsoona Allahayow cagtada ka hoos geey Aamiin.
@nouradinjama5225
@nouradinjama5225 2 жыл бұрын
IzmaciL AaRka The one and only legend 🙏
@mohamed30yusuf71
@mohamed30yusuf71 2 жыл бұрын
Masha guul mudane madax weyne Mar kale soqno shacabka kujacel xabibul malaayin al fanaan Aarka thanks
@asadshaati5334
@asadshaati5334 2 жыл бұрын
@@mohamed30yusuf71 3
@fatxamaxamuud9556
@fatxamaxamuud9556 2 жыл бұрын
@@asadshaati5334 ....
@fatxamaxamuud9556
@fatxamaxamuud9556 2 жыл бұрын
@@mohamed30yusuf71 . . .. .5555.
@Samira-bl5ye
@Samira-bl5ye Жыл бұрын
@@asadshaati5334 Asc
@mohamedali4354
@mohamedali4354 2 жыл бұрын
Insha Allah Guuul baan urajeyn Hassan Sheikh Mohamud
@hamzichs.besquet6587
@hamzichs.besquet6587 10 ай бұрын
❤❤❤ Dr.hassan shekh maxamud
@somepersonmohamed4949
@somepersonmohamed4949 8 ай бұрын
Xasan shiikh for ever from khatumo state❤️🫶🏻
@Mariaabshir2
@Mariaabshir2 Жыл бұрын
Congratulations Mr president Hassan Sheikh Mohamud ❤️✅
@tuuneyeerkole1509
@tuuneyeerkole1509 2 жыл бұрын
Aarka fanka io xurmadle hassan shiiq Tolka❤️😍
@user-bx4we5dh7o
@user-bx4we5dh7o 6 ай бұрын
Dalko burburay Kuma badbatsha. Mudane Hassan sheiq birmadi haassabow❤❤❤❤
@cabdinasir740
@cabdinasir740 2 жыл бұрын
Hambaliyo mudane Prf xassan sheikh maxmuud waxaan rajeenaa in aad ka dhabeeso hal hees kaada somali hishiis ah dunidana hishiis la ah i.a🥳👏🏾🚆❤💯💥
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Soomaali Heshiis Ah Dunadana Heshiis La Ah, 15May Waxaay ku asteeysantahay maalinta dhalinyarada somaliyed ayaa misana waxaa farxad ah in dib loo doortay mudane Professor Madaxwayne Birmade HSM qofkastooo dhiig soomaaliyeed ku jiro haduu qoraalkayga arko like ha saaro si aan dimocratic yada aan ugu hiiilino qaran bile HSM
@zamzamyussuf2655
@zamzamyussuf2655 2 жыл бұрын
Lakalanax runtii 💯 Birmade HSM dalka hogami 🥰❤️💪
@fartunqalbi-dahab4005
@fartunqalbi-dahab4005 2 жыл бұрын
Muade guul tnx ismaciil aarka legand laba maahan 🌹🇸🇴🙌🙌🙌
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Soomaali doorashadii ugu shidnayd ayaa 15 ka dhacaysa illahay hassan haku guuleeyo
@ridkaaden3619
@ridkaaden3619 2 жыл бұрын
Heestan waiska jclhy wlhi welcome mudane hasan ilhy hakaa yelo madax weynihii dalku kudagi lahaa isnh alh🥰
@sparklyyyy837
@sparklyyyy837 2 жыл бұрын
Hambalyo mdxweyne hassan sheikh mar labaad io mdxweyne score ♥️♥️
@maxamadcabdi6124
@maxamadcabdi6124 Жыл бұрын
Legendka siyaasada madaxweyne hassan sheikh nabadoon aqoonyahan garyaqaan barbaariye caaqil Xisbiga talada dalka haysta upd.
@ismailabdulle4733
@ismailabdulle4733 2 жыл бұрын
Birmade Xassan Sheikh yaa salaam.
@shactiirxasan5206
@shactiirxasan5206 2 жыл бұрын
Axsan hees❤️🥰
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Absolutely 💯 💯 Mansha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Guuuuuull iyo Gobanimo Viva madax weyne Xasan Sheekh Hambalyo ilahay hakugu Asturo xilkaas Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah ♥ 💙 💪 ❤ 👏 👍 👍💖💖🔥🔥🔥♥️❤💯💯🙏🙏💞💞
@salmanura5109
@salmanura5109 2 жыл бұрын
Guul xasan sheekh from somaliland
@nazmed8141
@nazmed8141 2 жыл бұрын
Guul walalaheen qiimaha badan .
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
From isaaq Hawiye waa taageernaa hadaanu nahay Somaliland ❤
@nimaahmed3318
@nimaahmed3318 2 жыл бұрын
The best song of the year abwaabka sameeyey iyo aarkaba iyo view maasha allah ma dhicin guulaysta waa loo hagar baxay love ❤️
@nuraomar5990
@nuraomar5990 Жыл бұрын
Viva birmade hasan sheikh 🥰🥰🥰🥰💪🏻💪🏻💪🏻
@KhalidCosta4
@KhalidCosta4 9 ай бұрын
birmade dalxureeye Hassan Sheikh guleeso 🇸🇴👏
@omarali2444
@omarali2444 2 жыл бұрын
Madaxweynaha maanta iyo Bari mudane Hassan Sheikh Mohamud guul iyo gobonimo 💪
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 108 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
SAKARIYE KOBCIYE & XAMDI BILAN MADAXAA I FURAN GALMUDUG 2021
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 3,5 МЛН
Sharma Boy "Laftii nagaa " (Official Music Video) 2024
3:41
Sharma Boy
Рет қаралды 11 МЛН
ISMAIL AARKA & KHADAR KEEYOW | MARKAAN DA,DA JIRAY 15 |OFFICIAL VIDEO 2022
4:23
ISMAACIIL AARKA | WAA DHEELITIRA | HEES CUSUB 2024
3:58
Karan Yassin Official
Рет қаралды 3,3 МЛН
ISMAACIIL AARKA HEES KALA KACSAN | GALMUDUG | MUSIC VIDEO 2023
4:34
Goodax Media Production
Рет қаралды 2 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 834 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 856 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН