ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY | KUU DHIIBAY NAFTAYDA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 9,845,678

Y3A FILMS

Y3A FILMS

Жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 1 000
@zathaamdeck
@zathaamdeck Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan qur.aanka Allah ayaa iqu raacsan❤️❤️❤️
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 Жыл бұрын
Hbn iyo malin maisku midbaa?
@khadar8845
@khadar8845 Жыл бұрын
@@caydaruscayga2170 anaa jugular raacsan
@khadijoyusuf586
@khadijoyusuf586 Жыл бұрын
Quraanka alle wax ka wangsn ma jiraan
@sdmk7180
@sdmk7180 Жыл бұрын
Tinta inaad jeego jarataa waxaaa ka fcn inaad wada sinto Bro
@nalaayexaashi8753
@nalaayexaashi8753 Жыл бұрын
Alaha ku caafiyo sxp.malaha wad walan tahy
@hassannuorhussein437
@hassannuorhussein437 10 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖
@shamimadan9846
@shamimadan9846 7 ай бұрын
@user-tt4ix9pt5r
@user-tt4ix9pt5r 5 ай бұрын
Fgf❤
@user-kt4ox6gh8o
@user-kt4ox6gh8o Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FarxiyoSiyaad-cp2pz
@FarxiyoSiyaad-cp2pz 28 күн бұрын
Warunta Scwscwscwscw
@najmabashka7481
@najmabashka7481 26 күн бұрын
🎉😢🎉🎉🎉😢🎉y​@@shamimadan9846
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Heesha waxa kamcan qor anka alle🙄🙄❤
@ikraanaxmed2787
@ikraanaxmed2787 Жыл бұрын
Marka maa quraanka dhagesatit maxa inta ku keenay 😏like raadis waxid 😡
@aniitaa4841
@aniitaa4841 Жыл бұрын
Wad ku sugtay🤣🤣🤣
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 Жыл бұрын
@@aniitaa4841 umadan waalan horta maxaa si ka ah. Meel aan munaasib aheeyn lataaganyihiin kalaamka Alle
@alizuper1023
@alizuper1023 Жыл бұрын
Adigu maxd izu barbariguba dee
@aniitaa4841
@aniitaa4841 Жыл бұрын
@@fuadhussein3750 wllow maila aragtay horta wan ka yaabay wlhi 🤔
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Qofki hoooyo mcn unooshay like dhac kusi 🥰🔥
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 Жыл бұрын
Waan kuu saaraa laakin hooyadeey iima noolo hooyo la aan qofkii soo maraa ogaan karo adiga camal kuna soo koray ummi qaali ya ummiiiii
@abdinasirovic7847
@abdinasirovic7847 Жыл бұрын
Alh urxmado
@raxmoreys9098
@raxmoreys9098 Жыл бұрын
@@halimasacdia6038 abayo mcn hooyo ilahay haunaxariisto🤲🥺
@hamdadahabo8566
@hamdadahabo8566 Жыл бұрын
@@abdinasirovic7847 kk. Po iyo
@fahiimahassan5313
@fahiimahassan5313 Жыл бұрын
@@halimasacdia6038 abaayo ilaahay naxariis janno ha siiyo inshalh adigana aakhiro iyo aduun ilahy wax wanaagsan banku waydiinya
@abdirizakjrali6377
@abdirizakjrali6377 Жыл бұрын
Aarka iyo Happy Qalbiyadaad ka hadashene Allah isku kin calfo❣️🔥💯
@rahmaali2697
@rahmaali2697 Жыл бұрын
Allow isu guuri
@zuhuurupdirihmaan8521
@zuhuurupdirihmaan8521 Жыл бұрын
Ma aysan dhicin 🥹
@abdirizakjrali6377
@abdirizakjrali6377 Жыл бұрын
@@zuhuurupdirihmaan8521 qof danbo uduceyn maayo
@malmo4235
@malmo4235 Жыл бұрын
🥹🥹🥹 calafkaaa ka hiiliyey yakhtiiii 🫣🫣🫣
@nastexoxashi7780
@nastexoxashi7780 Жыл бұрын
Mey dhicin💔😭😭😭
@Inafarhaan
@Inafarhaan Жыл бұрын
qofkii Aabe mcn unool yahay like dhac kusii hee😊
@hibomahamoud3388
@hibomahamoud3388 5 ай бұрын
😢😢😢
@ZabrinQurux12
@ZabrinQurux12 2 ай бұрын
Wlhi asgo inolayn ayaan kusaray😢
@AbdullahiAbdi-rk3yz
@AbdullahiAbdi-rk3yz Ай бұрын
alxmuilh
@yoonismowmowle171
@yoonismowmowle171 Жыл бұрын
Intaan dhulka joogo Ku dhaartay adunka Inaan ku dhawaysto Adiga kugu dhaato Runtii jacayl'ku waa nolol ama noole qiimo gaar ah nooleh waxa uuse noloshiisa iyo waaridiisu ku xiran tahay inaad hesho qof u qalma jacaylka. Alx waxaan aad ugu farax sanahay alle swc"na uga mahad celinayaa inan haysto jacayl aan ku dhaarto jacayl aan go aan saday inaan dhinaceeda nolosha ku dhamaysto jacayl aan galin kasta dareemo naxariistiisa iyo jiritaan kiisa♡♡♡
@ayaaneayaan592
@ayaaneayaan592 Жыл бұрын
M.a
@idmanmowlid3278
@idmanmowlid3278 Жыл бұрын
Alle haysu kiin daayo 🥰
@samiiraaxmad1451
@samiiraaxmad1451 Жыл бұрын
❤️
@libanroble675
@libanroble675 Жыл бұрын
Ha cidlaynee hayso
@shukriinaabdirahmanafjar9646
@shukriinaabdirahmanafjar9646 Жыл бұрын
Sidokale Anigana wlh Alxamdulilah i have my soulmate
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
Haal Eray maanaba fahmi gabadha quruxdeda unbaan firsanayi 5 times kabadan . Mashaalah .
@arawelohd8025
@arawelohd8025 Жыл бұрын
Sido kale she’s very beautiful Mansha Allha
@saki2433
@saki2433 Жыл бұрын
@@arawelohd8025 is 🥰❤🤴👸
@deksxassanadan7065
@deksxassanadan7065 Жыл бұрын
War niyow runta as shegti wlh
@deksxassanadan7065
@deksxassanadan7065 Жыл бұрын
Rental waaa wlh
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Жыл бұрын
Duriyada sheek isaxaaq qurux laguma gaadho wallee dadka way ka dhex muuqdaaaan ❤️❤️❤️❤️❤️
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 Жыл бұрын
Tsaaan been ahyn💚❤🤍✊
@katima9053
@katima9053 8 ай бұрын
💚💚💚💚💚 🤍🤍▪️🤍🤍 ❤️❤️❤️❤️❤️
@user-zz2wp1gp8y
@user-zz2wp1gp8y 8 ай бұрын
Laakin mid ayaa ka xun tihiin tinta maqarsatiin 😢😂
@AaminaMaxamed-rf4vj
@AaminaMaxamed-rf4vj 26 күн бұрын
​@user-zz2wp1gp8y that's true
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Gabadhu qurux badan maasha Allah warda happy duriyada xalal ah Reer sheekh isaxaaq binu haashim
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Mashalllah haa so bintiful inaba cadi maha warda happy 🥰🥰😇😇😇❤❤❣❣❣
@khadartawane276
@khadartawane276 Жыл бұрын
Axyaaaaa Jacayl 💖💖💖💖Marwadeeda ayaan xoog usii jeclaaday wllhi wllhi 👫👪
@amizaamiza5875
@amizaamiza5875 Жыл бұрын
Kkkk
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 Жыл бұрын
Mashallah iskuwaara wllo
@khadartawane276
@khadartawane276 Жыл бұрын
@@nimciishnalka279 Mahadsanid wllo qaali Dunidda farxad ku joog Adnnah
@hodanhassan682
@hodanhassan682 Жыл бұрын
Madhlhaha
@khadartawane276
@khadartawane276 Жыл бұрын
@@amizaamiza5875 Markasta Bishii Malabka ayee inoo thy🤪🤪🤪🤪😁
@ubaxqurux4440
@ubaxqurux4440 Жыл бұрын
Calafka wa mid xun walahi 😢😢 bal day side isku ahayen jecelow xaal qado 😢😢😢 iney is helan ba jeclay hadane iney isku so noqdan ba sugi wesanhy walhi ❤❤ alow isku so celi 😢😢😢
@asmaahmed757
@asmaahmed757 11 ай бұрын
Ma dhacayso taasi😂
@NimuzhhuseiN-ii5qg
@NimuzhhuseiN-ii5qg 10 ай бұрын
@@asmaahmed757 wey dhacee 😅
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 4 ай бұрын
Hada way isku soo laabteen hanbalyo
@xaawomaxamed9123
@xaawomaxamed9123 Жыл бұрын
Naag reer sheekh isxaaq ah weeye mashalah inadeero 🥰
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 Жыл бұрын
Waa nin abgaal ah waaye masha Allah inadeero🥰
@sacdiasss8454
@sacdiasss8454 Жыл бұрын
@@nasraabdalla7770 😂😂❤❤aad io Aad wil abgal❤❤😂😂😂😂😂😂
@xuunbo
@xuunbo Жыл бұрын
no wonder she is has isaaq blood, beautiful.
@skyairtravelagency427
@skyairtravelagency427 7 ай бұрын
yaa kiwaydiiyay////////////////////
@xaliimosaciid4342
@xaliimosaciid4342 Жыл бұрын
Dhedignimada, quruxda jidhsamayskeeda ayaa ashqaraar ah heestaba ma ana eegaya Aan ka Ahayn dhismaheeda hadda waa anoo dumar kale ah Mashaallah
@abdulqadermahmoud1055
@abdulqadermahmoud1055 Жыл бұрын
Me too 😂😂
@abdulkarimabdulkadir960
@abdulkarimabdulkadir960 Жыл бұрын
Dumar oo qaniis eh tahay😂😂😂😂😂
@naftauroon4840
@naftauroon4840 Жыл бұрын
Same wlhi. Mar kaliya wiilka la hesaya indhahayga ma qaban
@sahraabdideria5574
@sahraabdideria5574 Жыл бұрын
@guutaalechanel4502
@guutaalechanel4502 Жыл бұрын
Lispian miyaa tahay Naag Naag dareen u qaadeysa Waa xaay
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Quruxdan gabadh duriyada Reer sh Isxaaq ah uun baa leh ❤️
@hayataden6499
@hayataden6499 Жыл бұрын
Qabyaladi kuqadaatay kumaa dhigtooo masha allah wana gabadha quruxbadan
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Жыл бұрын
@@hayataden6499 🤣🤣🤣
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
@@hayataden6499 qabyaalad maaha wllo waayo cidkale wax kama sheegin 😄
@xaawomaxamed9123
@xaawomaxamed9123 Жыл бұрын
@@hayataden6499 de waa sax ileen cid ma caayi waa runtii
@hayataden6499
@hayataden6499 Жыл бұрын
@@xaawomaxamed9123 3daxiiye was sheydaan anigu wilkan wallkey ah lakaftamaye e koob biyo cab kk
@munomustafe1924
@munomustafe1924 Жыл бұрын
Hesta quraanka ka macan ilhy ha nagu hanuuniyo marwlba
@zakinuur8001
@zakinuur8001 Жыл бұрын
Waxaan dhur sugayanay markaad ka dhabaysay dhakayga xumanata dhaliisha udiiday ❤ cajiip amazing song
@sumayomohamedmohamud3335
@sumayomohamedmohamud3335 Жыл бұрын
heesta sidee u mcntahay ay u qurxantahay ayeey iskugu qurxanyihiin labada fanaan 🥰❤️ hadduu xariir ka dhaxeeyo allow isku soo dhaweey ❤
@aishaabdinaasirsheekh4685
@aishaabdinaasirsheekh4685 Жыл бұрын
Jacaylkii oo heesaya idam alle lamane noqda aarka and happy🥰
@Dibadyare
@Dibadyare Жыл бұрын
Sida la sheegayo Marhore ayayba noqdeen lamaane labadan fanaan Aisha
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
"Markaad dhimirkeyga dhibaato udiiday ka dhowrtay ilaa xad kuu dhiibay nafteyda" ❤❤❤💋🦋❤❤💋
@aadanmuuseaadanmuuse3621
@aadanmuuseaadanmuuse3621 Жыл бұрын
Eshqiyaas walee waa erayo Rashina
@caddenajka5203
@caddenajka5203 Жыл бұрын
Waxan dhur sugeynay markaad ka dhaweysay. Dhankeega xumaanta dhaliisha u diiday🥰🥰
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
@@caddenajka5203 inaa dhinacaaga anoon ka dhaqaaqin nolosha ku dhameysto ku dhaweysto ku dhigay nabdigeyga❤❤❤🙈
@Hafsamohamed-yp5ih
@Hafsamohamed-yp5ih Жыл бұрын
Dhalaanka sidiisa inaan dhabta saaro dhooldhoolsho nafta dhayaha kugu kulsho kudhigay dhabdigayga😭😂
@wardamahamud3931
@wardamahamud3931 8 ай бұрын
😢😮
@farhiaolow591
@farhiaolow591 Жыл бұрын
Labadan waa isjecelyihiin runtii allha isku deysto🥰😍
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 8 ай бұрын
Nin fa'ido maleh mantaba miid kalu😂kaa racay
@asmaahmed7208
@asmaahmed7208 Жыл бұрын
quruxda isaaq ayay utahay wardi manshalah indeer laguma cuno ❤️
@amaanimoha8997
@amaanimoha8997 Жыл бұрын
Hhhhhh qabiil mesha xa keene
@fahiimahassan5313
@fahiimahassan5313 Жыл бұрын
@@amaanimoha8997 dee soo ma aha waxay maxaa keenay wah
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 Жыл бұрын
jahilnimo wye in qbil lgu fano wqtign adunkuna xadaras mryo fanan hda maqasho qabil mleh qarnka wainoo yahy
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
@@fahiimahassan5313quruxdi reer faroole ano yar ayaan edaded saxiib ahayn😂qalanjoyin weeye xafadooda dhan wallo
@abdiqadirosman4405
@abdiqadirosman4405 3 ай бұрын
Nucas mad tahy😅
@mumtazdagen588
@mumtazdagen588 Жыл бұрын
30/3/2023 Thu_________ 😭😭😭😭 mrka lagu leyahay noloshada private ka dhigo sidano kle kgu dhacey 😢somalidu ma taqano msha allh allow isu da🙏🏻 Jaceylki quruxda bdna iftinkisu xita somaliyo dhan sameyey miya sida u danbeysay🙈💔 bal firi farxada iyo ku qanac sananta ka muuqa labadodaba ,mrka qofka nolosha isu fahantan daren dhab ahi idinka dhexeya wxka qurux bdn majirto wlh🥰 Muhiim mha qofka quruxdisa iyo lacagtisa tona ,muhimadu wa inad hesho nin raga agtisa farxad ka hesho ku tusa boqorad inad tahy kuna kolkoliya🫂😫 when spoken true wardi wa haysatey wiil dhn wlba u fiican lkn nasiib daro dad aya farxadodi u quuri wyey🥺 wxn shaki kujirin Qlpiyada sida dhabta isu jecel finally iney kulman sideynu wda aragno when day inch allh💍♥l ilahayow igu siin malinkas 🤲🏻😭🥲🥰
@amaalcapdi4856
@amaalcapdi4856 4 ай бұрын
Alhamdulilah wey isku noqdeen
@CabDale-zh7gd
@CabDale-zh7gd 2 ай бұрын
Omvd 0:55
@MaryanCiise-te6bu
@MaryanCiise-te6bu 2 ай бұрын
6⁴😢😢😢😮😊😊
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz Жыл бұрын
Gabartan Codkeda Waa Another Level ❤️🔝🙈
@nasirowsheikh5571
@nasirowsheikh5571 Жыл бұрын
Cod macan aye ledhahay waxa ficna in ey laso qaado socdal
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz Жыл бұрын
@@nasirowsheikh5571 waan u shegeya 😂
@nasirowsheikh5571
@nasirowsheikh5571 Жыл бұрын
@@alanahmeddiaz hhhhhh
@idmaninadiyaad3405
@idmaninadiyaad3405 Жыл бұрын
𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐥𝐚𝐲 𝐫𝐮𝐧𝐭𝐢𝐢𝐢.
@xaawocismaan6457
@xaawocismaan6457 Жыл бұрын
@@nasirowsheikh5571ppp
@sowda2506
@sowda2506 Жыл бұрын
Meeqo jeer baan ku ceshceshtay Aarka iyo wardaay waan idin wataa❤
@monam7931
@monam7931 Жыл бұрын
Ismacil arka dumshi inantu waa qaliye waa duriyadiiyee no ilalii sidii qurarad u ilali warda qurux hanblyo
@mohamudsalad5405
@mohamudsalad5405 Жыл бұрын
two legend ismaacil arka waa dhaxalka la haray hoboladii waberi wardona waa queen of voice guuleyso my fanaantayda
@AyanAbdiwarsame-mw4qc
@AyanAbdiwarsame-mw4qc 10 ай бұрын
2023/16/9/ heestaan waxaankudhagaysanyaah jigjigah ani io hooyodey mcn meel kawadaqadenyenah waxaan nahay safar illhow qofkasta oo Muslim ah inuu wixii qalbigiisa kujira
@user-le3wd8xc4w
@user-le3wd8xc4w 2 ай бұрын
Aamiin 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 Жыл бұрын
Beautiful video and two amazing voices, hablaha garxajis waa qaali ilaali inanta aboowe arkow
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 Жыл бұрын
Ismacil arka mar ayu janis so mary lkn kamu faaideysan warda ilhy qurx wuku manestay masha llh🥰
@suhaybayanle6998
@suhaybayanle6998 Жыл бұрын
صلو على من بكى شوقآ لرؤيتنا محمد ﷺ 🥰
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Waar waxan aad ula yaabay dadka like ta ku doonaya nebigeena suuban scw scw scw scw scw scw waar yaa igu raacsan like saara heeskana waa kala kacsan yhy Ismail aarka the legend fanaan soomaaliyeed usoo camira
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Ismuujiya asxaabey waxaasi qalad weeye💜💜💜💜
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
,♥️❤️❤️♥️❤️💘
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 Жыл бұрын
Y3a muuqaaal dubaha ugu fican soomali oo idil cid kugu qabsan karto majirto keep going wllke mcn
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 Жыл бұрын
Hestan u jeclahay ayaan ismaciil iyo wardana isula jeclaa lakiin calaf ba kala qaaday❤🥺
@user-ry7rm4gz6n
@user-ry7rm4gz6n 2 ай бұрын
❤❤
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Dhalanka sidisa inan dhabta sarto😓❤ Layaab layaab 2023 yaa iga dambeyo
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Ismael cadkiisa ayaaba jacayl dhaba Abuura zido kale warda happy kama dhacdo heestu dadgaara ayaa dareemi kara codka laxanka erayada musiga muuqlka All way iga gadantay heestu Amazing song✌❤
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Ismail Aarka and Duma Codka%100 Erayada%100 Laxanka%100 Music%100
@ummalkhayr461
@ummalkhayr461 Жыл бұрын
1:02 Intan dhinacaaga runtii ku dhisaayo Xaqiiq dhici mayso dhaleeco ku gaadha Intaa markuu leeyhy si niyada ayay ufarxysaa wlhi Mnsha allh alllah ha izku daayo iyaga iyo intii is jecelba ❤ 😍
@ugbaad7733
@ugbaad7733 10 ай бұрын
Heestan waa heesta aan ugu jeclahay heesaha. Waxaan jeclaa maalinka arooskena inan iyada kuwada ciyaarno inagoo heesta la dareen ah. Balse waxwaliba may noqon sida uu qalbigayga jeclaa, doonistayda waxa ka awood badan doonista rabbigi i abuurtay, waan ku qancsanahay qadarta iyo imtixaanka uu alle i marsiiyay oo ahaa inaan ku waayo. Sidaas ay tahana wali waan jeclahay heesta iyo adigaba waxaana tihiin waxa isoo xasuusiya in nolosha ay qurux badantahay dhadhan iyo macaanba leedahay. Xitta haddi an kugu wehlinayn waxaan ku rajeynaa nolol quruxbadan midka aan ugu yeeray ruuxdaydow.
@hothomoh4950
@hothomoh4950 6 ай бұрын
Abaayo😢
@FarxiyaaaMohamed
@FarxiyaaaMohamed Жыл бұрын
I fell in love with this song the day I first heard it. ismaciil iyo warda codkooda caadi maha🥺❤️, the meaning behind the song is heartfelt , the scene is beautiful , ilahayow qofkan jeceylnahy calaf nogu dar.🥺❤️
@mucadabdi282
@mucadabdi282 Жыл бұрын
😊
@liibaanshire9427
@liibaanshire9427 Жыл бұрын
I love you ☺️💋❤️
@emdosman8830
@emdosman8830 Жыл бұрын
@
@AbdurRahman-yk6uc
@AbdurRahman-yk6uc Жыл бұрын
Ipoppp😊l😊
@Yourstrulyyybabe
@Yourstrulyyybabe Жыл бұрын
Kkkkkk qofku Hadu Ku jeclyna 😂😂
@bashiirhudayfi9799
@bashiirhudayfi9799 Жыл бұрын
Amazing voice aarka warda happy
@umalkhayrcabdi4623
@umalkhayrcabdi4623 Жыл бұрын
Taariikhdu waa Sunday/30/April Waa 4 Galabnilo Roob Aya da,aya Wxn ku suganahy Wadanka somaliland Caasimadiisa Hargysa xaafada Sheekh madar wxn joga Guriga Curadayada Xayaad Cabdi ahmed Wxn u xiisay Oon Tabaya wiilkan jeclaa cabdirahman cabdi rashiid Oo Xagaa Iyo Qurbaha Iga Jira Ilahay ha iiso dhaweeyo calafna Ha iskugu kaaya Daro ❤
@user-hi3sz7pv8r
@user-hi3sz7pv8r Жыл бұрын
Mansha allaah guulku rajeynaa
@abdirahmanosmanmohamud4203
@abdirahmanosmanmohamud4203 Жыл бұрын
Ku dhigay Nabdigeyga (Yacnii Qalbiga)💝💝
@missjustinbieberwife303
@missjustinbieberwife303 Жыл бұрын
Hees walhi waxa daremey in moqdisho u xiisey jecel wadan igaley i lahow nabad noga dhig wadan 😢inkasto somali halmar tagey ❤️🌺
@najmakayze463
@najmakayze463 Жыл бұрын
Amazing golden voice😘🥰 warda happy😍
@SalmanBahsane
@SalmanBahsane 10 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@marwacabdi1007
@marwacabdi1007 9 ай бұрын
​a❤❤
@umuamiin4954
@umuamiin4954 Жыл бұрын
1M markey gaarto like ha ila dhafin
@ANAS__JOKER12
@ANAS__JOKER12 Жыл бұрын
Waa kujeclahy waliba naf inta lajeclado inkabdan ayaan kujeclahy afkygana kama helyi ereyo aann kushrxa jaceelka aan kuqaba maskxdedna wxa kadhax guuxaya magacada indhahygna qofka kaliya ee raadiyan waa adiga naftedana qofka kaliya ee ubahnthyna waa adiga adiga hadee kuwysana maalinkeda uma wngsna waxdba mooda furaha farxdeda iyo murugadyda inee gacntaada kujirta dadka wxe doonan ha,ufahmaan bise aniga wxn oghy adigna aan kuushegaya nafteeda inee kugu baahn thy sidii biyaha oo kle Maiska balan qaadnaa inaan midkeen midka kle ka fogaaneynin geerida kahor, sbbto ah aduunka waa maalmo tirsan masii joogi doono, aana ku duceysano in uu Alle jannada nagu kulmiyo sida aan dunida wehel isugu noqonay si ka darane aakhiro isugu noqo Alle wxaan Ka barya iNu dhib iYo dhef nakala kaxen mcnbdn teyda 😫 MarwadeYda aan jeclhy janno 🅱️♥️🥀. 30/4/2023
@abdirahmanabdikadir7710
@abdirahmanabdikadir7710 8 ай бұрын
😢
@abdiwaligoomeey2980
@abdiwaligoomeey2980 Жыл бұрын
The one and only fanaanka waceesle ugu shidan ismaaciil aarka ❤
@user-sg2rc8uk4z
@user-sg2rc8uk4z 10 ай бұрын
❤❤❤ aarka warda happy ilmo baari ilaahey hainasiiyo insha Allah
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 Жыл бұрын
Waaw Ereyo iyo Cod Mcn 💯👍 Jaceylkii Kii Miro Dhalo Ayaan idin Rajeynayaa 🥰🥰
@saadoafgaab6027
@saadoafgaab6027 Жыл бұрын
Gabadhu qurux badana naa indr actorad calami baabad noqon karta ❤❤❤ ismail aark barteda baad dhigtay cod iyo stylkaba
@caqil__apdalla7222
@caqil__apdalla7222 Жыл бұрын
Inta is jecel Allah isku barakeeyo❤💚🙌
@zabazaba2737
@zabazaba2737 Жыл бұрын
Marka eey garto 3 Millyan love ❤️ ii saaran
@omarabdi8298
@omarabdi8298 Жыл бұрын
Fanaaniinta Raga ah ee aan aadka u taageero waa labo legends; 1. Legend Lafoole 🔥 2. Legend Aarka 🔥
@iqrayuusufcusmaan8555
@iqrayuusufcusmaan8555 Жыл бұрын
jah heestan yaa ilaa jecel ❤😫😭💐
@Bashicade842
@Bashicade842 8 ай бұрын
Am obsessed with this song 🎧 ❤🎉
@rashmiabdi7823
@rashmiabdi7823 8 ай бұрын
🎉
@user-vs3uh8us2v
@user-vs3uh8us2v 8 ай бұрын
​@@rashmiabdi7823❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiirocabdi440
@samiirocabdi440 7 ай бұрын
Olso me 😂
@Bashicade842
@Bashicade842 7 ай бұрын
@@samiirocabdi440 iso qabo hee
@aBduL-ReHeM
@aBduL-ReHeM 6 ай бұрын
Her voice + acting is on fire warda🔥 😍 ❤
@yahyedaud5177
@yahyedaud5177 Жыл бұрын
I am from Türkiye, I love somali songs.
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 2 ай бұрын
Ilaaa iyo hadah waan dhageystaaa 😢❤
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi Жыл бұрын
Markaa dhimirkeeyga Dhibaato u diiday Ka dhoowrthy ilaa xad Kuu dhiibay nafteeyda 😰❤🙆‍♀️
@user-zb6dd7wj8v
@user-zb6dd7wj8v 4 ай бұрын
Aad io aad
@sabrinahmed7032
@sabrinahmed7032 Жыл бұрын
Gabadhan wlhi wey qurux badan tahay m.a
@khaireidea2224
@khaireidea2224 Ай бұрын
Who’s listening 2025😂
@GacalCabdi-df2bp
@GacalCabdi-df2bp 26 күн бұрын
See rabtaa mawa lagaarin 2025 😂
@IkraanSiciid-ye3uv
@IkraanSiciid-ye3uv 21 күн бұрын
Me😮
@user-gj3nv7hw8b
@user-gj3nv7hw8b 7 ай бұрын
2023/12/14 inshalah hadi ilahy hamigeyga ii aqbalo waan soo boqoan dona inshalh❤
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
Woow what a love inaba caadi maaha labadan qalbigay kahadleen jacalkii is qarin waa waxan maqli jirey waxla qariyaba qaawiyaa timid wa isla jeclahay kuwan alaha iska calfo heestan codkooda iyo jiliinkoodaba waa another level warda qurux iyo iskaaciil xayi waa maasha Allah see you next time adinkoo is qaba oo lamaanaa insha Allah 🥰❣❣😍💚💛💕❣❣
@karaamoofficial2651
@karaamoofficial2651 Жыл бұрын
coming soon arooskiina 👍❤️
@victorianjoki5822
@victorianjoki5822 Жыл бұрын
It's their voices for me🥺🔥💯🙌Somali music to the world ❣️
@xasnoali9688
@xasnoali9688 Жыл бұрын
@sabirinmohamud5904
@sabirinmohamud5904 Жыл бұрын
Ok tack så vacker så
@zakiashraf8820
@zakiashraf8820 Жыл бұрын
​@@xasnoali9688pp
@IstaahilAbdirahman-wd8vg
@IstaahilAbdirahman-wd8vg 11 ай бұрын
@mumtazdagen588
@mumtazdagen588 Жыл бұрын
Mch allh Acudubillah mina shaydan Ninki aarka ahaa horaba ka cayile wlh qurux noqdey niyadiba u dagtey wardo indho uroon mar hdu helay🫂😁🥰 Wale ninki gabadh isaaqa hela sidasu u dhalala hhh Allow isu da wxn yaryare is jecel 😭🤍🥀 Dumo welc duriyada ismail no ilali gabadha yarta wadiga hantey quruxleydase❤‍🔥
@mohaapdulahi2989
@mohaapdulahi2989 Жыл бұрын
minowna qurxaneyn gabadhiina maba heleen 😂✌️✌️
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 Жыл бұрын
Cynka weyeeeeeee wcneeey duriyda ninkii helaaaa nsiib leh❤🤍💚✊✊✊✊
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
WAA LA OG YAHAY HIRAAB & Hawiye Ah Oo ISAAQ 💯💯💯KA Gabdha Qurxoon🤴🏾👸🏽ORIGINAL BEAUTY VIVA HAWIYE💯🥰. KU SOO DHOWOOW DUMAASHI WARDAAY DURRIYADDII HIRAAB EE HAWIYE👍🏾🤝☺️. Make Up ka FAKE Beauty ah ha NOOGU FAANININA EE bye👋🏾👋🏾👋🏾
@farhandiyeero3461
@farhandiyeero3461 Жыл бұрын
Jacayl inuu jiro wanu dareenaye Here we go ka dhigah arinta♥️🥰
@theosantana7750
@theosantana7750 Жыл бұрын
Fabrizio miya sheegay 🤣🤣
@134l3
@134l3 Жыл бұрын
@@theosantana7750 Fabrizio Hadunan Sheegin Arinta Fashil Waye 😂😂
@theosantana7750
@theosantana7750 Жыл бұрын
@@134l3 dhiiqo waye 🤣🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
_HERE WE GO_...... Fabrizio Romano 😄
@hawamaxamed8217
@hawamaxamed8217 Жыл бұрын
Hhh waa sidaasi
@basramoud3267
@basramoud3267 9 ай бұрын
Illahayow isku soceli waan isla jecelahay labadan❤
@user-ry7rm4gz6n
@user-ry7rm4gz6n 2 ай бұрын
Mis qameen🤔
@Munather-vy1gr
@Munather-vy1gr Жыл бұрын
WAX KALE ✨️ AARKA IYO WARDA HAPPY 💙 YOUR TIME GUYS💫💥
@aazbarotheahmed1864
@aazbarotheahmed1864 Ай бұрын
Heesteyda super ismail aarka and queen happy ❤ 4E
@kampezjunior6809
@kampezjunior6809 Жыл бұрын
The best knowledgle person iz prophet Muhammad (pbuh)
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 Жыл бұрын
Neef yohow magaca nebbiga scw katirtir meelaha munkarka
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 Жыл бұрын
Neefki oogu xuma abid. Meel fiican kusheeg magaca suubanaha
@mohamedamiin1560
@mohamedamiin1560 Жыл бұрын
Allah kacabso nabiga scw like hakurasan xole
@abdelnasirbulaale2235
@abdelnasirbulaale2235 Жыл бұрын
magaca suubanaha meelaha qaaar haku soqorin mesha waxa kasocdo waa aktaaa oo waa music
@abasskhanbarrow482
@abasskhanbarrow482 Жыл бұрын
S.a.w💕❤❤
@amaalmohamud4297
@amaalmohamud4297 Жыл бұрын
Oh my god 😩🔥🥺hees way dhaftay dumashi warda kajol
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 Жыл бұрын
heesta waxa macnaha u sameeya maaha laxanka iyo music balse waa dareenka qof walba uu ka dheehanayo dhiniciisa
@Nuurside5949
@Nuurside5949 Жыл бұрын
Inaa dhinacada anoo ka dhaqaaqin nolosha ku dhameysto aan ku dhaweysto ku dhigay ❤😘
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 Жыл бұрын
Ismciil waaaa wiilka kliyeee fanka u hdhy imka my fav singer✌👏👏👏
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 Жыл бұрын
Inaan dhinacaga anoon ka dhaqaaqin nolosha ku dhamysto oo aan ku dhawysto ku dhigay nabdigayga❤🥰
@mansiontech1265
@mansiontech1265 Жыл бұрын
Amazing voice Aarka and Warda Happy . Beutifull Warda Happy Msha allah🥰❤
@ciisesiibato7465
@ciisesiibato7465 Жыл бұрын
Caadi mahan
@naimaibrahim6986
@naimaibrahim6986 Жыл бұрын
ماشاء الله على هدا الصوت
@hodanbulle1684
@hodanbulle1684 Жыл бұрын
👋
@yaskacade5799
@yaskacade5799 11 ай бұрын
@@ciisesiibato7465 öbvuogn.cubbj
@Kingmoha91
@Kingmoha91 Жыл бұрын
Amazing erayo Dhalanka Sidiisa inan Dhabta saro Dhool Dhoolka Naftadah ♥️🥺 Erayada 100% Laxanka 100% Codadka 100% Vedio 100% Music 100% 🔥♥️
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
How beautiful this video shots from Mogadishu are but the golden, natural voice of both of them are even better!!👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
10 jir weeye account kada sxb🔥❤️
@sahrasiciid4256
@sahrasiciid4256 Жыл бұрын
@@iam.legendar i
@sakhiyafaysal8709
@sakhiyafaysal8709 8 ай бұрын
T
@ugbaadsaleebaan1631
@ugbaadsaleebaan1631 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 Жыл бұрын
Kuwan way isku soo baxayaan woow heesta waxad mooda inay iyagu iskaga hadlayaan
@asmaahmed7208
@asmaahmed7208 Жыл бұрын
xidhiidh ayaa la dhexeyba
@sharifshaciye4920
@sharifshaciye4920 Жыл бұрын
Amazing voice bro Aarka and Happy horay usocda
@sumadqaran
@sumadqaran 9 ай бұрын
Gabadh qurux badan Masha allah oo dhexdii gabdhihii hore leh.
@sahalhusenmohamed4869
@sahalhusenmohamed4869 24 күн бұрын
Saliga nabiga aan badino I.a scw ❤
@sahalhusenmohamed4869
@sahalhusenmohamed4869 24 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Mr-Qoobey-official-8582
@Mr-Qoobey-official-8582 Жыл бұрын
Www runtii waa hees iyo barkeed❤❤❤ best love ever seen
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 Жыл бұрын
Omg akshinka dheesha duubista jaceylka waxa dhan waa wada top👌👌
@Maly-io4in
@Maly-io4in 4 ай бұрын
Riyadii ismail hadeed wey hiirkasheye quul warda jecelku hawaro sxb❤❤🎉
@apdirizakark
@apdirizakark 2 ай бұрын
Who listen to 2024😂😂
@Buuh-ve3mj
@Buuh-ve3mj 2 ай бұрын
👊
@zeyshandeqalul
@zeyshandeqalul 2 ай бұрын
😂😂
@SawdaAhmedMohaned
@SawdaAhmedMohaned Ай бұрын
😂
@yusuflucky2
@yusuflucky2 Ай бұрын
Haaa 😂😂😂
@Shiitalquen
@Shiitalquen Ай бұрын
Me❤❤❤❤❤
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 7 ай бұрын
Intereste ku noqday heestan inta abdi qasaro la socdo ❤
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 Жыл бұрын
Warda happy quruxdi hablaha habar yonis❤❤❤
@dj__deqsi1040
@dj__deqsi1040 Жыл бұрын
We we Warda sicid Faroole iyo Ismail aarka Waxani Another Level way dhaftay
@keyfmohamed780
@keyfmohamed780 Жыл бұрын
Aawey dadkii wax isku dari jirey😄 labadan waa isku soo baxayaan ilaahey ha isku kiin calfo waad isku soo baxeysaan dareen jaceyl ii muuqdo.😍🤩😍🤩😍😘🥰😍🤩😇😇😇😇😇😇😇
@haweyaismacil7948
@haweyaismacil7948 Жыл бұрын
Xidhiidh jacyl ba ka dhaxeeya ba
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Ismaaciil aarka iyo warda happy Wayba isku soo bexeen maashaallah fanaaniin qaran
@mohamedyareabdirahman
@mohamedyareabdirahman Жыл бұрын
allah m.a gabadha sankeda dher...ban kahelay...loool😍😍
@azuzhaji7039
@azuzhaji7039 26 күн бұрын
Qoortaa yar e mcn ayaa isooo jiidatay walhi 2 sano kadib ayaan dib ugu soo laabtay 😮😢❤
@Deeq.224
@Deeq.224 Жыл бұрын
Markaan aarka arosey kdib yaa soo booqdey. Pain full Warda😉💔
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 Жыл бұрын
Geenyo caadiya waaye gabadhu❤
@shufeermadia
@shufeermadia Жыл бұрын
Qoftan cod iyo qurux bay isku darsatay m.a wardo 😊 happy
@MaxamedYare-dv4bk
@MaxamedYare-dv4bk Ай бұрын
Amazinggoldenvoice❤❤❤❤❤wardhaB
@sophiaabdi5902
@sophiaabdi5902 24 күн бұрын
18/jun/2024 baan dhagaysanaya anigo faraxsan oo haysta qof aaan rabin inaan waayo farxad bdnna isiiyay. Waxan alle ka baryayaa farxadan inay waarto oo aynaan is waayin oo uu xirirkeena guur ku dhamaado. Waxan kaloo alle ka baryayaa in balamahu ii qaaday mid ii oofiya ilhy ka dhigo oo hayaanka nolosha alle u fududeyo wax dhibana alle tusin farxadna uu nolosha ku dhamaysto asaga wan jeclhye.❤ Markad dhimirkayga dhibaato u diiday, ka dhawrtay ilaa xad kuu dhiibay naftayda aymanow😭❤️
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 18 күн бұрын
Ma sha Allah rabbi ha isku kiin Barakeyo 2dinaba Oo xalaal ha isku kiin dhigo اللهم ءامين يارب العالمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY IGA DHAWR CIDLADA 2022
3:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,6 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY Official Video 2022
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 16 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,4 МЛН
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 9 МЛН
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Rooda Kayf
Рет қаралды 3,1 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 249 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 4,5 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 797 М.