Ismaaciil Aarka Heesta Ugaaso Xusuustii Ahun Cabdi Tahliil Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

  Рет қаралды 1,307,762

Bulsho News

Bulsho News

3 жыл бұрын

Ismaaciil aarka heesta ugaaso xusuustii ahun cabdi Tahliil barnaamijka hobolka iyo heesihii hore manta BulshoTv 4K 2021
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroadcast.tv/Bulsho/#
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 261
@abdallahassan8487
@abdallahassan8487 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka waagii uu soo bolaabay fanka ayaan aqoon u lahaa wiliba meesha aan ku bartay oo aheed xaflad aroos uu hees ka qaaday muqdisho waan ogaa wagaa in uu ku haboon yahay fanka hore u soco sxb waa nin codkiisa iyo kalsoonidiisa kusoo baxay
@janathasan7071
@janathasan7071 3 жыл бұрын
Mash’alh dhaha wilkan Allah haa uu barakeyo codkisa. Allah haka soo hanuuniyo anaga heesaha Allah hanaga madoobeeyo🙏🙏🙏
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Aamiin
@raxmaquruxofficall2595
@raxmaquruxofficall2595 2 жыл бұрын
Amiin yarabii wlhi wan jeclahy hadana cadabtan uga baqaaa maskiin janada ino balana😭
@aminoyusufali9286
@aminoyusufali9286 Жыл бұрын
​@@ciisexayaata1680
@ahmedhussein8683
@ahmedhussein8683 3 ай бұрын
Amiin wll mcn
@user-zb6zp7ue9z
@user-zb6zp7ue9z Жыл бұрын
My fav song Iyo Legenkyga Aarkaa Alaha coodka ha ku daYo❤😊😢
@Cadnanleembo
@Cadnanleembo 2 жыл бұрын
ninkan waxaan u aqoonsanay Boqorka Codka Gayiga Somaliyeed 😍😍😍
@imacilaxmd7943
@imacilaxmd7943 3 жыл бұрын
Aar heesta way dilayeene ismaciil halkeed ayuu soodhigay bro✔️
@mullahshow4743
@mullahshow4743 3 жыл бұрын
War ninku cod macaanaa waxaa quruxbatneyt quraanka in lagu aqriyo
@rahmamohamed1340
@rahmamohamed1340 3 жыл бұрын
9l
@xawiiwoali6928
@xawiiwoali6928 3 жыл бұрын
Haa wllhi sax waa taniwaa aduunyo
@SuleymaanDakhare-cp5od
@SuleymaanDakhare-cp5od Ай бұрын
Saasey ila tahay✍️
@pelladagan8900
@pelladagan8900 10 ай бұрын
Ugaaso is my nickname from my mom ❤ I love this name
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Qolada music kada ee ka tumeysa hargeysa iyo qolada muqdisho waxaa professional san qolada muqdisho oo walipa fariis uuyahay midka Muqdisho tusaale heeska xoodaamo ee uqaaday cabditahliil ee uu dib ka cusbooneysiiyay Alfanaan cabdiwali kingeero ayaad ku ogaaneysaa habkeey ugaraacahayaan cajiib weeye laba koox hayeeshee waaberi Muqdisho ayaa international san hab bilowga iyo jabaqda dhexe ba adigu sideed is leedahay hadaad heesaha kabankaa dhagaysay ee ay labada koox dib ka garaaceen ✌️ aniga qolada muqdisho ustaad cali buula iyo ragiisa gacan utaagay 🙏
@banaadiriboy4599
@banaadiriboy4599 2 жыл бұрын
Ruux uunbay uqubo raacdee anigu kaa aarsan mayee illahbaan talada saartay 🤗🤗 amazing voice 😍😍😍
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Ruux'xun weeye ee maahan ruu'un saaxiiib iska sax halkaas sababtoo ah ma ahan munaasab in la adeegsado laba qof hadeey wada socdaan in mid un ay qasab tahay ineey cuqubo raacdo suugaantuna halkaas ma aysan la aaadan ruux'xun beey cuquubo raacdaayee anigu kaa aarsan mahayo ayuu abwaanka iyo fanaankuba leeyahay 👍
@abdulhamidmohamed3791
@abdulhamidmohamed3791 Жыл бұрын
Ruux xun bey uqubo qaaday wayaan
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Ismaiil Arr always enjoyable and excellent
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 жыл бұрын
Ismail arka hessta meshedibayu dhigay xaqiq cod macan badan mansha allah
@KhaliddignikoDigniko-sr8xb
@KhaliddignikoDigniko-sr8xb Жыл бұрын
Golden voice one of the best song and young boy keep going pro❤
@cabdisamadseenyaale312
@cabdisamadseenyaale312 3 жыл бұрын
Bulshotv Waad Ku Mahadsan tihiin, Sida Quruxda badan Ee Aad U soo ababusheen, Fadlan Waxaad ku Dartaan Oo raadisaan Heesta Aad Soo bandhigaysaan Laxankeeda cida saartay Iyo Erayada weli. Waxaad kaloo samaysaan dad badan baan erayada Qaar garanayn Markaa iyadoo Qoraal ah na Ku Soo Qora.🙏🙏🙏🙏
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Ereyadii + Laxankii Abwaan Barre Maxamed fiidoow leento ayaa leh
@sheeymaakchannel375
@sheeymaakchannel375 3 жыл бұрын
Wiil cod macaan badana 😍😍😍😍😍❤🥰nagta aroosta nasiib leh
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 3 жыл бұрын
Makuuu balamiyaa adi aad isku feereside hhh
@axmedali6342
@axmedali6342 3 жыл бұрын
Hhhhh
@eidlebadmeceye9739
@eidlebadmeceye9739 3 жыл бұрын
Arka fanka aya ubahanhy amazing guy
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Bro, you are great singer trust me. I thing now you should go for a big ones and you be well known believe me bro.
@abdirahmanmohamed9698
@abdirahmanmohamed9698 3 жыл бұрын
He’s almost a famous singer maybe u don’t know him bro “Aarka “
@saamquen7928
@saamquen7928 3 жыл бұрын
All ready he is famous
@mohamudilmi2587
@mohamudilmi2587 3 жыл бұрын
Ilaahay aniga iyo inagaba haynoo danbi dhaafo
@xusenbelel8229
@xusenbelel8229 2 жыл бұрын
.
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 3 жыл бұрын
Msha Allah wlhi sowd mcn alle siiyey alle haku xafido wll
@Darwiishsakariyehareer1381
@Darwiishsakariyehareer1381 3 жыл бұрын
Fanaan La Hubo Ismaciil Arkaa😍🙏
@GAADAAR
@GAADAAR 3 жыл бұрын
Taageere baan ahay laga bilaabo saacadaan Aarka waa fanaan banaanka yaala keep going😂
@queenofsomalia8561
@queenofsomalia8561 3 жыл бұрын
Dadka qaarna faanka wey qasaban, dadna iska ma doon-doonan. Wiilkan ilaahay hibo ayu ilaahay siisiyey maasha Allah.
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 Жыл бұрын
Boqorka codka ee 2023 Maashaa Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Wow wow Ismaaciil Aarka 👑
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Жыл бұрын
Hadii soo booqatay 2023 laki ii saar❤😂
@ismailhusseinshismail7378
@ismailhusseinshismail7378 3 жыл бұрын
ismail AArka samigeyga Allah maxaad fanaan tahay🔥💯💯💯💯🙏
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Erayadii, xasan jeceyl. Laxankii, cabdi tahliil. Labadoodaba allaha u naxariisto.
@KingShorts-ly8ty
@KingShorts-ly8ty 3 ай бұрын
Waa Hg cayr cabsiye rabbi ha u naxariistee!
@sayidka6911
@sayidka6911 3 ай бұрын
@@KingShorts-ly8ty waa abwaan soomaaliyeed, qabiilka meesha katir.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 ай бұрын
@@KingShorts-ly8ty waa abwaan soomaaliyeed jooji qabiilka.
@walkm1
@walkm1 3 жыл бұрын
Natural fanaan😘❤❤
@footballchannel332
@footballchannel332 3 жыл бұрын
Nice song
@foosomar2463
@foosomar2463 3 жыл бұрын
Masha Allah bro u rock. keep up.cod macaana Aarka😘😘😘
@stararawelo2385
@stararawelo2385 Жыл бұрын
Heesta meesheeda ayuu dhigay maansha allah maansha alaah soo qora
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 3 жыл бұрын
😘 fanku iska keen keen ma ahee waa loodhahaa ☺️ waa hibo b
@maxamedfoodcade3406
@maxamedfoodcade3406 3 жыл бұрын
Wiilcod...mcn...gabadhi..heshaa..nasiibleh...wlh ..aarka..wiil..nolow...sxb..mcn💪💪💯
@abdiwalinuur3648
@abdiwalinuur3648 3 жыл бұрын
Mashaa allah wllkayga cod ayuu alle ku manaysty horo usoco
@weedh-samechannel3609
@weedh-samechannel3609 3 жыл бұрын
The one and only you have great voice
@saidaali412
@saidaali412 3 жыл бұрын
Caadi ma tihid cod aan caadi aheen ayaad qabtaa masha allaha
@ayanlefarah2402
@ayanlefarah2402 3 жыл бұрын
Maaansha Allaha waayo,waayo💃🕺🏻💃🕺🏻💃🕺🏻
@mahamedqali8691
@mahamedqali8691 2 жыл бұрын
Maaan sha Allaha❤❤❤❤
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Ismaciil Aarka you're voice is full of wonderful expressions enjoyable always great
@yacinhassan492
@yacinhassan492 Жыл бұрын
Félicitations frère bravo et mashallah t'a voix est formidable
@abdiidrisissa8068
@abdiidrisissa8068 3 жыл бұрын
Beautiful voice 😍😍 waliba bila music soobadi
@libanshurie9398
@libanshurie9398 3 жыл бұрын
What a nice voice...... Keep on goinh
@fadumobashi1475
@fadumobashi1475 5 ай бұрын
Cdsggcxxzzghjhvf❤
@sahraali6994
@sahraali6994 3 жыл бұрын
Mashallah beautiful voice born to be a star 🌟🤩✨💖❤, Horeey usoco my legend ❤♥
@axmed-yasiinyasiinka5399
@axmed-yasiinyasiinka5399 3 жыл бұрын
Ismaaciil aaka inaka inamad
@fadmoabdiahmet3007
@fadmoabdiahmet3007 3 жыл бұрын
0
@a.omarahmedarab6773
@a.omarahmedarab6773 2 жыл бұрын
Yaah
@mohamudhussein5291
@mohamudhussein5291 Жыл бұрын
@@axmed-yasiinyasiinka5399😢
@Salaadyare-hx7xr
@Salaadyare-hx7xr 6 ай бұрын
55t😢Ty6v❤@@a.omarahmedarab6773
@asmaismail6905
@asmaismail6905 3 жыл бұрын
Maashlh il iyo cawriba la aw
@fowziali1410
@fowziali1410 3 жыл бұрын
What an amazing Voice you have. Walee Fanaan kuu dhigma Sanadihii Tagay lama arag kuwa niiclayaal ah ayaa playback nagu wareeriyay
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Absolutely 🙏🫶
@Bahdoonmedianews
@Bahdoonmedianews 3 жыл бұрын
ar kanaaaa afkaba haduu furo waad fajaci Cod rabi ku barkee zxp ismaacil aarka gulayso zxp
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Absolutely wlhi ninkaan cajiib weeye
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Heestani waa wacan Iyo wiil cod wanaagsan Dadku malahaa abaal. Ninkan waa fananan
@mohamedkhadaribrahimabdull5555
@mohamedkhadaribrahimabdull5555 3 жыл бұрын
Axsan cod mcn Allha ku amansado wll
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
This is a great talent⚡An outstanding Voice Aarka
@leyloalidheere6445
@leyloalidheere6445 3 жыл бұрын
M.a cad wang zan cimacil Arka Nin wen
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@leyloalidheere6445 Aad iyo aad🔥🔥
@habsafareh1457
@habsafareh1457 3 жыл бұрын
Masha allah meshedii ayad dhiigtay my Bro
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
ismail talented pure abditahliil warsame 🙌
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 3 жыл бұрын
Cameramanka taqsiinta u saarantahay inta ila aragtay like 😂😂🤣🤣
@qaaliabdinasir7809
@qaaliabdinasir7809 3 жыл бұрын
Masha alh heeta iga gadan
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 3 жыл бұрын
How do you see the cameram
@yahyeak6498
@yahyeak6498 3 жыл бұрын
Istaqftullah wllhi wa arkay😂💔🤦🏿‍♀️
@mohamedharesali8002
@mohamedharesali8002 3 жыл бұрын
Wow beautiful voice
@salimabass7554
@salimabass7554 3 жыл бұрын
Bro you have a good voice never give up continue the same sprite work hard
@user-cw9ks5op2h
@user-cw9ks5op2h 6 ай бұрын
Allaha u naxariiisto legendary cabdi tahliil mhdsnnid aarka wad iso xasuusisay ❤
@GUDCURFLIMS
@GUDCURFLIMS 3 жыл бұрын
The one and only 👏👏👏👏👏👏👏
@shamsamaxamed1967
@shamsamaxamed1967 3 жыл бұрын
Cod mcna wiilka aarka ❤❤
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 жыл бұрын
The one and only aarka sidaas baa codkaada loogu raaxeestaa no play back
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
Jacayl aayotiinle baan Abuurno waad ogeydoo Intaan udubkiisi muday baan Ilaasho waan adkeeyo Aabeydin sidii u DHOWREE Markaan kulaha ugaasooy Ujeeddo fog baan lahaa Afeeffo DANTAAN lahaa Ammaanada dhowr lahaa Markuu ubaxii is gaadhay Markuu intifaacsi joogo Maxaa uur xumada keenay Maxaa odayaal xil siday Dagaal loogu oogayoo Maxaa loo iino sheego Waliba aflagaado keenay Abaal daraney haddaad Ujeeddo xinkaa u GUUXDAY ilawsha dhawey NAFSAA Dhexdeenan ka ooganoo Ruux xun bay cuquubo raacdo Anigu kaa aarsan maaye Ilaah baan taallada saartey
@abdisalaamgamadiid6825
@abdisalaamgamadiid6825 Жыл бұрын
Abaal daraney haddaad Ujeeddo xinkaa u Guuxday ilawsha dhawey Nafsaa Dhexdeenan ka ooganoo Ruux xun bay cuquubo raacdo Anigu kaa aarsan maaye Ilaah baan taallada saartey 🥔
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 7 ай бұрын
Heesta san sax kuma aha ee tan originka so dhagayso
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 6 ай бұрын
Wow wow ismaaciil Aarka🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎙❤❤🎙🎶🎶❤
@zadamhusseen1763
@zadamhusseen1763 Жыл бұрын
Masha allah
@abdishakurmohamed4747
@abdishakurmohamed4747 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay inaad kusoo aadey wakhti fankii kufsi ba'an loo geystay Axyaa cod aarka
@abdullahi9609
@abdullahi9609 3 жыл бұрын
haaaaa wllhi sorry
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 3 жыл бұрын
Exactly bro
@maqdisosman1705
@maqdisosman1705 3 жыл бұрын
Hhhhhh sas waaaye
@abdoladour3008
@abdoladour3008 3 жыл бұрын
Waa runtaa 100%
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Legend singer fantastic voice
@asliguhaadsudio8399
@asliguhaadsudio8399 Жыл бұрын
masha alaah cod kaadu aad umacm yahay alaah kuso hadeyo anagana alaah naga madobeyo
@mohamoudmohamed5258
@mohamoudmohamed5258 3 жыл бұрын
Fanku Xoog ma ahn waa hibo Alle bixiyo Hibada codka iyo balaaqada Ismail arka Allah Ku dhowro Allah
@ifrahali4418
@ifrahali4418 7 ай бұрын
Ninkaan codkiisi jeclaa. Ismaciil Aarka❤
@zakariamoheddin593
@zakariamoheddin593 3 жыл бұрын
Heestan wayo wayo aya dhegeysan jirey lkn meshedi ayu dhigey
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*IsmaaciiL __ aarka*
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 2 жыл бұрын
Maasha. allha beautiful ❤️❤️❤️💕💕💕💕💘💘💘💘💘💘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@user-dt6zn3yf9w
@user-dt6zn3yf9w 5 ай бұрын
Allh ha unaxriistoCbdi tahliil
@cabdiqanriberyoffecial5376
@cabdiqanriberyoffecial5376 3 жыл бұрын
Waaw ismaciil aarka waad kabax satay
@qalbisamesidaaabihi5515
@qalbisamesidaaabihi5515 3 жыл бұрын
Jcyl aayatin leh baan abuurno Ismail nin jirah wlhi
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
M.a ismaciil aarka cod alle siiye
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 3 жыл бұрын
Keep going bro 👍🌹👍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Boqorka codka ninkaan udiidi maayo❤
@naimaabiib3274
@naimaabiib3274 2 жыл бұрын
Wr ninku cod macaana 🥰🥰🥰🔥
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Legend to legend
@yusufyamanisomali
@yusufyamanisomali 2 жыл бұрын
Maasha allh
@mohameddahir4207
@mohameddahir4207 Жыл бұрын
great voice
@gabdhtuulo5922
@gabdhtuulo5922 3 жыл бұрын
17/2/2021 😥
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 Жыл бұрын
Waaaw
@hodanyusuf4200
@hodanyusuf4200 3 жыл бұрын
I'm the first ❤️
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
ninkan ismaaciil aarka waan taageera waayo waa nin dadaalaya oo fankiisi kor u qaaday ....oo isi soo saaray
@cabdicadow8766
@cabdicadow8766 3 жыл бұрын
marki laga hadlaayo fanka ugu horeyn waa codka wax aan dhaho ma aqaan axsan waqriga waa iimacaanaaday
@sophiaomar3442
@sophiaomar3442 Жыл бұрын
Pure talent 🌹🌹
@mohamedawil7779
@mohamedawil7779 3 жыл бұрын
Aarka magac miskin kama tihid Keep developing bro codkaga ku melmar 🎤
@najiibosman8861
@najiibosman8861 3 жыл бұрын
Hadii cod macaan macne kenayo anigaa macne ku keni lahaa sxb horay usoco dawlad aya dhalan e
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
We we. Halkeedu dhigay 🕵️
@zakiexpo9064
@zakiexpo9064 3 жыл бұрын
Muqdisho iyadoo ismacilka aarka heysta ayey sharma boy dhegeystan Waka magaladisi sharma boy uga soo cararey😂😂😂
@omaryare5411
@omaryare5411 3 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheeri simahan😂😂😂
@iamproud7936
@iamproud7936 3 жыл бұрын
Ismail yare yaaaaaaasalaaam afkaga caano geel lagu qabay
@abdillahikamiinelmi8919
@abdillahikamiinelmi8919 3 жыл бұрын
Qaaciga in lasoo cusboonaysiiyo Waan bogaadinayaa
@ramlaasalaan839
@ramlaasalaan839 Жыл бұрын
Masha Allah
@idilacoof5544
@idilacoof5544 3 жыл бұрын
Horay usoco
@ugaasoalasow1686
@ugaasoalasow1686 3 жыл бұрын
Ugaaso❤❤
@kaamilkaka9485
@kaamilkaka9485 2 ай бұрын
Aarka wiil cod iyo caqli alle siiye waye wlhi wiilkan wan iska jeclahay❤
@zahabiyahamid2245
@zahabiyahamid2245 Жыл бұрын
Keep rocking young man
@aichadarar1216
@aichadarar1216 3 жыл бұрын
Fanka waa lo dhasha adeeer, no play-back no xiiq🤣🤣🤣
@zadamhusseen1763
@zadamhusseen1763 9 ай бұрын
Ma Sha allh
@mustafxasan9518
@mustafxasan9518 Жыл бұрын
Apaal daraney🔐💔
@abdiwalixasan0166
@abdiwalixasan0166 9 күн бұрын
28 july 2024 so buqday❤
@elmimohamed4418
@elmimohamed4418 10 ай бұрын
Toute mes félicitations ❤très belle voix , futur star
@wdphotogarphy8012
@wdphotogarphy8012 3 жыл бұрын
Ninkaan banaankiisu ku dhacay💟
@cabdiidiriz9187
@cabdiidiriz9187 3 жыл бұрын
Maa sha allah allah yaacisag aarka
@kaamilkaka9485
@kaamilkaka9485 2 ай бұрын
👌👌👌👌♥️♥️♥️🦻🦻🦻👂
@doonizeo5855
@doonizeo5855 3 жыл бұрын
Aarka iyo tahliil yare wey keenen si buuxda
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Khudbadii Agaasimaha Guud Ahmed Abokor ee Kulankii HanMideeye
4:54
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020
7:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
ISMAACIL AARKA| MARKAN DA'DA JIRAY 15 OFFICIAL VIDEO 2023
4:13
FOORYAAYE PRODUCTION
Рет қаралды 1,9 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 281 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН