ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020

  Рет қаралды 2,217,231

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

4 жыл бұрын

ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND
XUSUUSTII GEELE
KAMANKA NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBEY
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 620
@omarisse7878
@omarisse7878 4 жыл бұрын
Aarka Hadan awoodo waxan ku sari laha 1milllion like axsan cod
@haskaman2002
@haskaman2002 2 жыл бұрын
💔🥺😭😭
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Isma Lahyno Heestan qof sidan uga baxsan kara jira 😂 ARKA ❤💯
@istahilqali1123
@istahilqali1123 3 жыл бұрын
0⁰
@nastacibar1534
@nastacibar1534 3 жыл бұрын
Ish cala sowt
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
@@nastacibar1534 aad iyo aad
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 8 күн бұрын
​@@asiye717 wllhi laysma caasiyee halkeeda iyo badh ayaan dhihi lahaa waliba fanankan ismail aarku codka ilaahay waa ku maneystey waxan dhegaysanayaa habeen khamiis ah 01/07/2024 1:06am😢
@siciidibrahimali1067
@siciidibrahimali1067 4 жыл бұрын
Masha allah waa dhalinyaro xul ah fanaanimadooda iyo codkooduna wali hore loo arag masha allah 100% ayaan siiyey DAYAX BAND dhamanteed cidii igu Raacsan like
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waa runtaa Siciid, maba kala dhacaan, dhammaantood, waa yaab, waana inamo yaryar oo down to earth ah, original
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Acuudibilaah waxaan la yaabay kabanka iyo wiilka codkiisa wlhi midhaa bilyan jeer waan dhagaysta cajiib
@khadraomar2107
@khadraomar2107 4 жыл бұрын
Dadkii fanka lahaa oo soo habsaamey amazing voice😍😘😘😘
@khadarfahmi
@khadarfahmi 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@kunciilfarah3885
@kunciilfarah3885 4 жыл бұрын
👍👍👍👍
@Geyre02
@Geyre02 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@CodayOfficial
@CodayOfficial 4 жыл бұрын
Ala ilahey ishad ka tur tay
@moudkhaireh1574
@moudkhaireh1574 4 жыл бұрын
Haa wlhi
@abdimajiidxaruuri4242
@abdimajiidxaruuri4242 4 жыл бұрын
Fanku wuxu qurux leeyahay markaad codkaaga sidaa ugu raaxaysanayso, playback iyo cod niica bay nagu dawakhiyeen. Keep going Ismacil
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
ismaciil aarka tageera buxa ku ahay. Hargaysa Hoygii fanka illahay magane. Talahi Ha loga hadho: fanan, Abwan, musicien, mulaxiste, masraxiyad, caméraman...iyo wixii la hal maala. Salaan gopeed iga gudooma re hargaysa. From Djibouti 👋👋👋👋👏👏👏
@kooselmi8256
@kooselmi8256 4 жыл бұрын
Waa heestii ugu horaysay ee aan Magacayga Ku maqlo:)
@muhanaddelmohan8429
@muhanaddelmohan8429 4 жыл бұрын
Hees iyo bar
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 4 жыл бұрын
kk waa runtaa waligay hees koos ku jirto tanaa iigu horaysay
@laylamohamed7675
@laylamohamed7675 4 жыл бұрын
Thanks habo habo mcn has to
@laylamohamed7675
@laylamohamed7675 4 жыл бұрын
burcaawi d b uu
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
kkkkk heesa badan baa jiraa
@abdizamad7664
@abdizamad7664 3 жыл бұрын
Hoygii fanaka somaliyeed Hargeysa inoow yhy lesku raac one love reer hargeyso iyo reer Somaliland ❤ from BALDWEEN 🥀
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 3 жыл бұрын
Fanaankan waa Reer muqdisho
@Khaksarofficial01
@Khaksarofficial01 4 жыл бұрын
🇦🇫🇸🇴love from Afghanistan for my somalian brothers and sisters 🥰🥰❤❤
@mohatimaweyne903
@mohatimaweyne903 2 жыл бұрын
Yes my sister Afghanistan 🇦🇫 and somalia 🇸🇴 they is brothers
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 2 жыл бұрын
So that we love Afghanistan people
@shukrihashim987
@shukrihashim987 3 жыл бұрын
mashallah wiilkan eedada u ahay cismaaciil cade nolow eedo macaan
@maryamcusman364
@maryamcusman364 4 жыл бұрын
Wlhi qofka ugu horeeye ahay love isaar❤😂inta iga dambeesana like igu caawiya nh Ismaciil aarka fanan qali🙏
@ExtraTime448
@ExtraTime448 4 жыл бұрын
Wankuu saray hadaad ku naxayso🤣🤣
@maryamcusman364
@maryamcusman364 4 жыл бұрын
@@ExtraTime448 Alla inaan naf ahay maa i ogeed wll😂isug hadaa naxayee😂😂❤🙏
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Inaabti kuweynooow kuusaarnaye
@maryamcusman364
@maryamcusman364 4 жыл бұрын
@@abdilahihusseinofficial2458 mahadsanid ina apti❣🙏
@abdirahmanabshirhassan936
@abdirahmanabshirhassan936 4 жыл бұрын
Ina Soomali Kunaax waan kusoo niyeestay Canada kadh--------kkk
@rimaaseey
@rimaaseey 4 жыл бұрын
Asc wr wb Salaan kadib Wiilasheena meeshaan kaheesay waa mahadsantihiin allaha idin xafido bes waxaan ilaahay idinkaaga baryayaa inaad codkiina quraanka ilaahay ku aqrisaan oo heesaha iska dhaaftiin
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 3 жыл бұрын
Masha allah jazakallah
@suleemaanxasan4993
@suleemaanxasan4993 3 жыл бұрын
@@nistexanishaa6316 I e3
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 3 жыл бұрын
jasakallah
@mrsnastexo955
@mrsnastexo955 3 жыл бұрын
Haa
@umuabdirahim5872
@umuabdirahim5872 3 жыл бұрын
Wa nin so arkay sona bartay cilmi sidan aya udanbesay alle ha so hanuniyo qerko hormarsaday shidan aya jitay alle hatuso xaqa wlh waka naxay mar kan arkay aso hesaya iyo so ahan jiray wa lawo wado alle kabaq uso labo kitabka baran jirtay iyo xirtada ad jecled insha alle qer
@azharmoha8029
@azharmoha8029 4 жыл бұрын
Wll hadii aad cmtgy aqrisy Like hayla dhaaf Aarka in the mazrah Like ta hyla dhaafn
@inanor4353
@inanor4353 5 ай бұрын
Cawa tariiiqdu thy 4/3/2024 ban dhageysanaya aad baan u gocanayaa yaaa rabi qalbigeena nadiiif ka dhig ooo uuur ku taalooyin ka naga meyr 💔😭🤲
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Amazing voice and great music 🙃 Like ta hala shido heeska Like like Wuxu waa aduunyo ruuxba waayo soojoog
@farxiyopasto4202
@farxiyopasto4202 4 жыл бұрын
Waaw my ina adeerkyga my dhiiga dhuuxa aarka codkiisa ayuuw fanka ku joogaa walee ❤❤❤👏👏👏👏🙏🙏
@souleqassali9766
@souleqassali9766 4 жыл бұрын
Hargeysa cod aya lagu wada jooga fanka Aarkuna waa nambar 1.
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe 4 жыл бұрын
Inaader teed waan kusalmay
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 4 жыл бұрын
Ma wa la haystaba lagu yidhi waa been kkk codkiisa ku jooga fanka
@axmedmaxamed9969
@axmedmaxamed9969 10 ай бұрын
Waro uu habeenkii Waraabuhu wareegayoo Weerkuna u yahay wehel Wadku iima fududaan Welwelkiyo dhibtaan qabo Ruuxii waaya aragoo Waan kala waraystaa Waxyeelada ani i saaran Isma lahayno jacaylba ku waliye Isma lahayno wakhtiga ku ciiliye Isma lahayno kosbad is waayiye🥰
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 4 жыл бұрын
Wiilkan yar cod mucjiso ah ayuu leyahay 👌🏽
@siciidmedia6412
@siciidmedia6412 4 жыл бұрын
Barnaamijkaa ninkanbaa qaatay heestii iyo codkii ee daaha gaas waxaanu leenahay kooxda waad shiday waad mahadsantahay
@nashadmohamed6687
@nashadmohamed6687 4 жыл бұрын
Mashallllh cod mcn
@abdirizakmajabe3858
@abdirizakmajabe3858 3 жыл бұрын
wara uu habeenkii waraabuhu wareegayoo weerkuna wehel yahay wadku iima fududaan welwelkiyo dhibtaan qabo ruuxii waayo aragoo waan kala waraystsaa waxyeeladan i saarani wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog weheshaday dugaagii laga weecan jiraye isma lahaynoo jacalba ku waaliye isma lahaynoo koos baad is waayiye isma lahayno wakhtigaa ku ciiliye waanuhdaydaa waa waalalaw ma igu dhacay wiiqay jidhkaygaygiyo wadnahayga mudayoo ruuxan waa is moogayn wajigayguu dareemaa walwalkiyo dhibtaan qabo ruuxii waayo arago waan kala waraystaaye
@abdiazizmohamed8758
@abdiazizmohamed8758 3 жыл бұрын
nice song
@munanouh2124
@munanouh2124 Жыл бұрын
❤❤❤❤ halkanan ka qaybayba😢😢😢
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Kooxdan in bilado lasiiyo way u qalmaan waayo hidihii iyo fankii ayey dib usoonoleyen Hargaisa hoyga fanka
@jamaessa9763
@jamaessa9763 3 жыл бұрын
Kooxdan in bilado hablayo hablayo
@sacidoslo7672
@sacidoslo7672 4 жыл бұрын
Waka haray ismail wlh🙆‍♂️inta ani cml like👍👈
@farduusali2951
@farduusali2951 4 жыл бұрын
Waa Fanaan Buuxa oo heer Sare ah horumar Wacan
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha Жыл бұрын
Love Ismail Aarka walaahi amazing 👏 voice 😍
@Dholayare_
@Dholayare_ 4 жыл бұрын
ismaaciil aarka wlhy mnsha allaah codka Ilaahay haku daayo bro laakin aragaaga qofka arkaa Axmed gacayte ayuu soo xasuusanayaa waayo waad isku eegtihiin inta igu raacsan like ta dhac
@carafoyusuf3144
@carafoyusuf3144 4 жыл бұрын
Waa run ahmed gacayte iyo hanuuniye ayuu u eg yahay
@hamsehassan83
@hamsehassan83 4 жыл бұрын
Wllahi Wa RunTa iNdr Nio Wxanban is Laha KoLay Kani idinkama Foga Wa Reerkiini Lkn imikaba Wa iNagii
@Razaam-20
@Razaam-20 4 жыл бұрын
waa isasoo shabahan
@fozahmed6600
@fozahmed6600 3 жыл бұрын
Beautiful voice wow , hargeisa Hoyga Fanka magaladii an ku dhashaay Hargeisa’ cadeey waligaa shine garee, xasuustii yaranteydii .. one love 🥰❤️
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 жыл бұрын
waaw wa hees qiimo leh wlhy markan dhageysto xusus gaaran gala waayo aniga ayay itabataba wuxu waa aduunye ruuxba waayo soo joog weheshaday dugagi laga weecan jirayey ismaaciil aarka wlhy waa mucjisada qarnigan fanka uso kacday,♥️♥️♥️
@asmasuuban4955
@asmasuuban4955 4 жыл бұрын
Wuxu waa aduunyoo Ruuxba Waayo soo joog Esh Cala Swt Ismaciil Aarka Fanaan qaaliya👏👏🤙🤙🙏🙏
@ayuubcadde2325
@ayuubcadde2325 4 жыл бұрын
Wlh cwo dhan sugaye ismaciil One love bro kugu ahy alaha ku xfido
@hodanyusuf4200
@hodanyusuf4200 3 жыл бұрын
Waaw MashaAllah original, incredible voice
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 4 жыл бұрын
Hargeisa Hoyga Fanka, Alle ha unaxariisto aabaha fanka Soomaaliyeed Abdillaahi Qarshe
@abdirahmancilmi4889
@abdirahmancilmi4889 4 жыл бұрын
Aamin aamin zxp
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Aamiin
@CaliMaxamed-ve4my
@CaliMaxamed-ve4my 2 ай бұрын
Bwsx
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 4 ай бұрын
MaashaAllah Fanaankeena Allaha ku Xafido InshaAllah
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
kii yara ee rer muqdisho durtaba hargeysi schoolkii fanka soo saartey reer muqdisho waxan kula talinaya inay fanaanin usoo dirtan hargeysa loogu tababaro ,,,si fanaanin tayo leh u helaan reer muqdisho like saara
@omarmohamed-ol1dg
@omarmohamed-ol1dg 4 жыл бұрын
Maxamad mooge ayuu I soo xasuusiyey ilaahay ha u naxariistee wiilka codkiisu caadi maaha maasha allaah
@moktarhagi9697
@moktarhagi9697 Жыл бұрын
2sano kadib manta o tarikhda tahay 01/01/2023 heestan ayaa dhagesanaya si an ugu raaxesto *isma laheeno waqtiga ku ciili*
@inaalisalad8183
@inaalisalad8183 4 жыл бұрын
Ismail aarka The best voice Keep going bro 👍
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 4 жыл бұрын
Woof waxaasaa cod ah cod riimaayoo leeyahay inanku reer hargaysa wiilka haloo hagar baxay wuu idiin soo haajirayee hhhhh
@isaacamir2073
@isaacamir2073 4 жыл бұрын
Sowkaa mudada yar mudh kusoo yidhi. Haka werwerin sxb waa laga haqab tirayaaye. Sanadku intaanu u buuxsamin ayuu inkabadan wuxuu show ku qabto loo dhiibi doonaaye.
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
War wilku ma hajirinee wllahod jcl uu uqabo u ad yhy iyo in meysha thy hoyga fanka Wilku wa ladhere abgal😂
@burhanmohamud322
@burhanmohamud322 4 жыл бұрын
Asal ahhaan ninkani waa reerburco dalkiisiina wuu jooga
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 4 жыл бұрын
Isaac Amir kkkkk ayamhi hore xagaad ku araktaan dhihijiray Ilayn waaba kiyaraye QARAX waa run walahi xawlibu ku socdaa kano tiyatarkaa keligi ka qayliyaa lay tusay oo hadana dib isu soo dayey
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
@@ugbaadsaid5156 wlo ma inaakii yaraa ee heetiii qarax qaadi jirayba?
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
BADALKII NIMCAAN HILAAC KULAHAA WAAR KAN NIMCAANBA AWALBA SOMALILAND SOO SARTEE IMINKA ((AARKA))NIMCAAN WAALA DHAFINAYAA AARKA AAARKA SOMALILANDER 💚🕊️♥️
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Lkn codkan makuula muuqdaa mid u baahan soo saarid ? M.allaah ....
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
@@samahirdaahirmaxamad7282 ma codbaa Wax soo Sara Mise ERAYO iyo GACAN qabsi🤔BAL dib iskugu laabo qofka marka lagacan qabto oo ERAYO music laxan loodhiibo oo UU xidigo kasoo ag muuqdo soo masoo baxayo 🤔🤔🤔🤔ORODOO bal cod intaad hesho Iska soo hees yaa ERAYO kusiin iyo music 🎤🤔
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@najaaxsouleimanaaden795 mar hadadba tiri ya erayo kusiin iyo muzic marqati waxd unoqoty adon is ogeyn inu codkisu mcn yhy wayo qofn cod mcaneyn erayo iyo muzic lala xusuusta ... tan kle wiilkan ku murmi meyno codkisa toolmon oo wuxu ahaa fannaan intadan soqorin cmntigagn warbaadan uheyn malaa e kow dhe dib ubaar magacisa ada isku marqatin donee sad hadaba ukla maan ahyd adi iyo qoraalkaga hhhhhhh viva aarka cade
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 жыл бұрын
Fanka waqooyi wuu usoo cararaa
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 жыл бұрын
Soomaliya gaar ahaan waqooyi galbeed fanka ilaahay baa hibo usiiyay
@CraxiinkeyKey
@CraxiinkeyKey 3 жыл бұрын
Heesta bage ka koobad waxbu is weedariyaya Isma lahayno jacaylba ku waliye Isma lahayno wakhtiga ku ciiliye Isma lahayno kosbad is waayiye🥰
@barkhadyusuf2655
@barkhadyusuf2655 4 жыл бұрын
Axsan sowt wlhi codkiisa xataa shimbiraha xadreeyey war nacalaa shaydaan ku yale fanan hadaad maqashaan waa wiilkaas iyo midaan jirin 💯💯💯💯
@onejaanis6198
@onejaanis6198 4 жыл бұрын
Wlhi ninkaan waxaan u ahay taageero axsan cod and axsan hees wlhi walal waan ku wataa wlhi codkaga allaha kuu barakeeyo
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
Another level weeye codkiisu wiilkan 🖐
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM 3 жыл бұрын
Heestani waa heesaha marka aan cadhiidh dareemo ku tuurto fanaankan yar ee hadda ku soo celiyayna waan uu mahadsanyahay.
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Aar Ismaaciil aarka guuxaaga codka waa Aarlibaax 🙏 waxaad iga mudantahay qalbi 💛 dahab jir oo joog cadow gaaga cagta 🦶 hoosteedad il 👁️ iyo ilaaco kuma aragto 👍🙏💐💐💐💐💐🏵️🏵️🏵️🏵️🏵️🌻🌻🌻🌻👏👏👏👏👏
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 4 жыл бұрын
Yaa salaam kabanka Nuuradiin iyo tumbuga Buuloxuubey baa heesta wax kale ka dhigay. Thank u Ismacil aarka iyo Abwaan Daaha gaas👌👍
@naasirhaykal1445
@naasirhaykal1445 4 жыл бұрын
Hargeysa fankiiba joooga yaa ila arkay
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Benta maha zxb
@user-dh2tf7dl9o
@user-dh2tf7dl9o 3 ай бұрын
Maasha laah waa dhaliyaro family halkiisii dhigay saalax iyoaarka hambLyo
@asmaismail6905
@asmaismail6905 4 жыл бұрын
Ismaciil aarka jir oo joog Fanaaniintayadu makala dhacaan maash allah
@khadarmuuze2094
@khadarmuuze2094 4 жыл бұрын
Ismaaciil aarka halkaaa ka sii wad fanaaan tagay
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 Жыл бұрын
Qofkastoo heesa hadii aanu hargeysaa fankiisa ku sixin ma maaha fanaan Hargeysaay fan qurxiyaay balayada alle ku hareer marri🔥🎤🎤🎤👌👌👌
@MOALI886
@MOALI886 4 жыл бұрын
macalin nuuradiin waa laga yaaban yahay .... legend
@muxuyadiinodaysomaliyeed1466
@muxuyadiinodaysomaliyeed1466 4 жыл бұрын
Ismalahaynoo canabaa iswayine ismalahaynoo wakhtigaa ku ciliye hestan anayba igahadlaysaa😪
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 4 жыл бұрын
Arkaa horay u soco .... wuxu wa adunyee ruuxba Wayo so jog walhi fan mustaqbaled ayu layahay AARKA HABALYO HABALYO
@awilmhamet9593
@awilmhamet9593 4 жыл бұрын
DaYax band MidnA mid kama Dhaco XagA codka 🇮🇷 VivA jamuriYada barakeYzan ❤🎧
@muqdisho205
@muqdisho205 2 жыл бұрын
Wara uu habeenkii Warabuhuu wareegayoo Weerkunaa wehel u yahay Wadku iima fududaan Boqorka codka Ismaaciil Aarka🎙
@abdullahifarah7747
@abdullahifarah7747 8 ай бұрын
Nice voice you remind me old days ❤❤❤
@mshiineofficial3468
@mshiineofficial3468 3 жыл бұрын
Ismanciil aarka muqdishaawi boy horay u soco bro magaaladii fanka #HWRGEYSA baad fankaadii la aaday keep going bro
@sulthanofficial4132
@sulthanofficial4132 4 жыл бұрын
Esmail aarka ayaan ka af duubanay anagaba nimcaan hilaac naga xadeen ileen wuxu waa xadaayee
@isaacamir2073
@isaacamir2073 4 жыл бұрын
Laakiinse labadu wey kala nasiib wacan yihiin. Nimcaan isagoo heegada maraya ayuu iska cararay dabadeedna wuu hagaasey. Ismaaciilna isagoo ooman ayuu halkii hogolku aanu ka qaadi jirin yimid. Waakaas bulaalay durba. 🤣🤣🤣
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 dadku isku dooq maahan arka aniga aqon u leh ila iyo yarantisa buu jclaa hargeysa
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
@@isaacamir2073 nimcan so kaa asagine xidigaha marayo h
@dunya4754
@dunya4754 4 жыл бұрын
😂😂😂
@isaacamir2073
@isaacamir2073 4 жыл бұрын
@@raabicaayatulah5186 Malaha maad fahmin macnaha. Nimcaan Hilaac intaaney Naagtii Guirsatey kaxaeynin, Agaasimahana Beylr oo Nimcaan Adeerkiis ahi Maareeye oo Reer Somaliland ah uga qalqaalin, si wacan buu u hagaasey. Heesihii uu Hargeysa kala yimid ayuu Sanado dhan ku qadhaaban jirey. Labo mid oo kale xidiagaha ayaa u dhiibey kolkuu baryo kala daalay. Labo kaloo jacbur ahna Xamar ayaa looga dhiibey iyo mid Reer Beydhabo ah oo ereyo Aflagaado u dhigmaa ku jireen. 5 heesood sanadkii ayuu qaadi jirey hadaanu kaba badsanba kolkuu Hargeysa joogey. Xamarna Bacyar ayuu qaadan jirey. Isagoon Hagaasey oo khalalay ayay Naag Mareykanka ka timidi guirsatay. Kolkaasey Rajo gashey. Hadana isagoo madaluufsan ayaa Agaasime Passport Diolomaasi lagu siinayay iyo in yar oo naasnuujin ah. Imikase Mareykanku kun jeer ayuu Muqdisho u dhaami doonaa. Xamarse wuu ku hagaasay.
@nuurtoyuusuf1436
@nuurtoyuusuf1436 4 жыл бұрын
Ismaaciil aarka waa keentay heesta 😍 sidaas baa loogu raaxaysta niic play back ah baa ina daashatee
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Dhalinyaro baa uso kacay fankii dhintay
@mahmmedhussenold325
@mahmmedhussenold325 3 жыл бұрын
asc
@craxiin_key797
@craxiin_key797 2 жыл бұрын
WAA LA KALA BADIYAYA ORODNA MAHA HARGEISA HOOYADII FANKA🥰😍🤩😘
@abshircabdalla365
@abshircabdalla365 4 жыл бұрын
Faraha ka qaada hadii sidan u cananan Karin Kabanka,, Ustad Fará ha beelin Waxad soo noleysey Qiimaha Kabanka..
@apdulahimataan1199
@apdulahimataan1199 4 жыл бұрын
Dadka fanka dhageysigiisa igu hayaa buu ka mid yhu👍
@abdiazizcarlos4192
@abdiazizcarlos4192 4 жыл бұрын
Ismaaciil aarka kuso dhawoow jamhuuriyada barakaysan 💚⚽️❤ waxad tahy bedelkii nimcaan hilaac ee
@amx3869
@amx3869 2 жыл бұрын
😂somalia uma kala socna wiilka dhiiqa lugaha ha u galinina qofna kama maarmo meshu ku dhashay
@abdirisakguled6914
@abdirisakguled6914 2 жыл бұрын
Nimcaan maad u qaadateen 😆😆😆
@arazaqeissa7099
@arazaqeissa7099 2 ай бұрын
Anigu waxaan odhan lahaa waa wabriga somalida cusub 😅 ❤ 🎉
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 4 жыл бұрын
Ax war heestan koleey xilli hore waaba la qaadaye yaa sameeyay ereyadan oo laxankan yaa saaray anugu waxay ila tahayba xita muxuyidiin geelle in looga horeeyay esh qiyaasak wiilkan yar💯👌
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
waxa sameeyey abwaan sooran oo reer burco ah ,,wuxu ku jira showga sooran iyo jawaan,,,,,waa sooran abwaanka elufay heesta
@fatxixalane1999
@fatxixalane1999 4 жыл бұрын
Aarka waan kuwata macnaha taagero buuxan kuu ahay ina adeer
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 жыл бұрын
wilka waan ku haystaa isma lahayn Nin somali baa ka heleysaa abidh lakiin adigaa hada Naftaa ka heshy 😋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘
@mahadwalidabdala-norrevang8345
@mahadwalidabdala-norrevang8345 3 жыл бұрын
🥳
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 жыл бұрын
@@mahadwalidabdala-norrevang8345 🙏
@altamoodho4030
@altamoodho4030 4 жыл бұрын
Wan tageersanahay aarka nin ween keep going ebowe
@niilashiriifyassin3375
@niilashiriifyassin3375 4 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhegeysigeeda wlhi😢😢😢😢weheshaday dugaagii laga weecan jirayeey
@abusameeribrahim2847
@abusameeribrahim2847 4 жыл бұрын
NUURADIIN ALAH YICISAK wiilka sifiican ayu ula jaan qaaday kamanka nuuradiin alow laba nin ma is haleen
@farhiaahmed1595
@farhiaahmed1595 5 ай бұрын
Ismacil arka so noqo walal muqdisho wad ku dantay ❤
@ugaasoyarey2442
@ugaasoyarey2442 3 ай бұрын
Ya xaatiri😂
@cabdiqadirahmed8995
@cabdiqadirahmed8995 4 жыл бұрын
Woooow esh calaa voice amazing mustaqba fiican ayaad fanka ku leedahy ismail aarka
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 4 жыл бұрын
Aarka cod iga dheh waah waaah ❤❤❤❤boqorka codka allow ku daa my 💉💉💉💉💉❤❤❤❤
@guuleedrooble7717
@guuleedrooble7717 4 жыл бұрын
Macalin weeye ninkan cuudka tumayaa top weeye
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 2 жыл бұрын
Waa Shiday hees tan waad ka bax satay Aarkoow hore u soco Sxb
@samouronemohamed3890
@samouronemohamed3890 3 жыл бұрын
Wooow Ya Salaam Dadki Fanka Xaqa U Lahaa Inkastood Naga Soo Daahdeen Lakin Goor Roon Baad Naga Soo Gaadheen Reer Play Back Afkiina Malab Lagu Qabay 👍
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Dadka noocsn ah waxa laga helaa HARGEISA Hoyga fanka soomaalida mashallah Hargeisa Somaliland
@aisha665
@aisha665 3 жыл бұрын
ninkaan hargeysa lagama helinee xamaraa laga helay.
@zuldaanqaliil2351
@zuldaanqaliil2351 2 жыл бұрын
Aarka waa reer muqdisho
@SakariyeDalmar-le8bx
@SakariyeDalmar-le8bx 4 ай бұрын
Tanokaletoma arag sxb aarka wiliga korahw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Oof calayk hestan waad ka baxstay una awood shegtay🙏🏾🥀👏🏾
@hamseqalabjan881
@hamseqalabjan881 4 жыл бұрын
Off calayk. Ninkan cidna waxba kama qaban karto runti 🙌🙌🔥
@cabdicasiisaxmed8858
@cabdicasiisaxmed8858 3 жыл бұрын
ismalaheynoo upax baad is waayine dreen xanuun badan
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💞
@nuhiman1093
@nuhiman1093 4 жыл бұрын
Dhalinyaradaan caadi ma ahan 👏🏽👏🏽
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Yaasalaam Ismaaciil aarka guuxaaga codka. Wuu yaahay aarlibaax 🙏👏👏👏👏👏
@azharmoha8029
@azharmoha8029 2 жыл бұрын
After 1 year, Very nice voice aarka. ✅✊Lipaah
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
One year ago 1.7M
@user-ch3rh3ug5k
@user-ch3rh3ug5k Жыл бұрын
PPlp😊😊😊😊
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
axsan axsan fanaaaaaaan , wiilow wakhtigaaga qaado 100% waan ku taageeray..............
@isra5521
@isra5521 4 жыл бұрын
codkiisa+heesta😥 wan ku wata Ina adeer aaarka❣❣❣❣❣🙏
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
Marka lagu leyahy Hargaysa waa hoyga fanka waa sidaan one love Hargaysa💕✌
@FarduusXasan-ru9us
@FarduusXasan-ru9us 5 ай бұрын
Lagend horay usoco aarka❤🎉
@asmaismael1457
@asmaismael1457 3 жыл бұрын
Waheshaday dugaagi lagaweecan jiray ismaaciil AAR ka nolw🎵🎵🎵
@mustafahmed1942
@mustafahmed1942 4 жыл бұрын
Big legend ismail aarka guuleyso bro❤
@hassanhusseinmohammed2647
@hassanhusseinmohammed2647 3 жыл бұрын
ismaaciil aarka waa fanaan ka soo jeedo muqdisho waana fanaaan active ah hore usoco sxb
@lulraghe1708
@lulraghe1708 4 жыл бұрын
Waaka aarka halkeedii dhigay horey u soco
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 жыл бұрын
yaa waduuud codka ragu wakaa inama caadi maaha fanaan mustaqbal weyn leh
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
Wwwwwww inaba caadi maaha nabee keep going aarka👍👍
@raaxojiinow5615
@raaxojiinow5615 4 жыл бұрын
Ismaaaciil aaarka Hore usoco ina adeeer❤❤❤💪💪💪
@idilomar7021
@idilomar7021 4 жыл бұрын
Arka wan sugayna inta la soo daynayo markiisa
@aadanmaxamuud2354
@aadanmaxamuud2354 4 жыл бұрын
ismaiil aarka keep going pro from canada.
@hassanbuho
@hassanbuho 2 жыл бұрын
Amazing, that's how you do it
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Kanyari meesheedii buu saaray heestan🙏🙏🙏
@nafisaqorane3504
@nafisaqorane3504 4 жыл бұрын
Sharmake soo ilma aragtid
@hayatali2697
@hayatali2697 3 жыл бұрын
Waxasaa codkaa ah
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 117 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 24 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,7 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
Farxaan Qaboojiye ft Ikraan Jaamac| Ma Ogtahay | © HCTV 2020
10:53
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 356 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 70 МЛН
IL’HAN - Bir ayda (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 267 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 3,1 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,8 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 270 М.