ISMACIIL AARKA Feat PRINCESS ISTAAHIL | BABY II KAALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 1,330,681

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

2 жыл бұрын

KASKIYO CAQLIGAA KU DOORTOO
KAA AHAANAYN KAABADAYDAAY
KAMA MAARMOO ARGGAGEEE
II KAALAY KU KA ROONEEY BABY
----------- ---
BEST ROMANTIC SONG 2022
BABY II KAALAY
ISMACIIL AARKA VS PRINCESS ISTAAHIL
EREYADA: ABWAAN GUHAAD
LAXANKA: PRINCESS ISTAAHIL
MUSIC + VR: MUSTAF KARAAMA
CAMERA & EDIT BY: KABACADDE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
MAHAD NAQ GAAR AH
ASTAAN TV
CARWO AL NACIIM
-------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 391
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Qofta fanaaniinta soomaaliyeed ee dumarka ah ugu codka qurxoon princess Istaahil 🥰💯✅ Ismaciil aarka isna waa shib iska dheh
@kiinmaxamuud
@kiinmaxamuud Жыл бұрын
Ķzoi1P
@user-bu2dl3iy9d
@user-bu2dl3iy9d 10 күн бұрын
😂😂😂😂❤❤❤
@caalamiproduction7581
@caalamiproduction7581 2 жыл бұрын
Mustaf kaarama music baad nooga ciyarsiisay Princess istahil laxan baad noogu deeqday Fanaanintu codkay nooga qushuucsiyeen Kabacde video quality baad nooga yaabisay Abdi-askarina heesto dhan buu nooga naxsaday Legends baa ishelay wlhi song of the year wixi hore been dheh 🥰🤩😍😘🥰
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 2 жыл бұрын
Dhashii Ilama Hiraab❤❤👌
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 2 жыл бұрын
Boqortooyadii hiraab oo kulantaY😘🥰
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Somaha
@samiiryareabdi5565
@samiiryareabdi5565 2 жыл бұрын
The best song Laxanka (100) Erayada(100) Music ga(100) Codkooda(100) beautiful quality (100) Waxaa is helay labo fanaan oo dhanka codka lagu gaarin heestan waa heestii sanadka cusub oogu shidnayd🎵💯
@guhaadproduction4969
@guhaadproduction4969 Жыл бұрын
Thanks wllo
@kowtharhajiabdihajiabdi7335
@kowtharhajiabdihajiabdi7335 2 жыл бұрын
Ninkan fataxada usomara ino.ilahy kamodobeyo hesaha inshallah 🥰🥰🥰🤲🤲🤲
@arresaqirochannel7594
@arresaqirochannel7594 2 жыл бұрын
waaw naga soda boss an Reacion baf baf kasine 👌👌👌👌👌
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ismacil Arka boqorka muqdisho iyo Boqorada jigjiga cadey like waxagiina❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴✋
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Legend always Legend Abdi askari Keep it 💯 Hit song 🎵 AarKa FaNka Come BaCK😇
@sumayajama9295
@sumayajama9295 2 жыл бұрын
War istaahil laxankeedu wa wax kale walahi horey usoco my sister ❤️🔥🔥🔥
@axlaamali7560
@axlaamali7560 2 жыл бұрын
Fanaan wakii heeztiiza kuraaxeyzta dadkaan waraaxeyzteen 🔥🔥🔥🔥🔥aarka 🥰istaahil qurux jinkayga kuogol naag iskumaqan dheh🔥🔥🔥🔥
@mohamedabdullahi9071
@mohamedabdullahi9071 2 жыл бұрын
Legend always legend princess itahil love uuu my siz ❤🙏 Welcome back🙏💕 you my favourite singer😍❤
@Mahir52143
@Mahir52143 2 жыл бұрын
Princess istaahiil is back what a legend 💖
@indhakuusha9464
@indhakuusha9464 2 жыл бұрын
⁹⁰⁹
@Sabrina-xg1ic
@Sabrina-xg1ic 2 жыл бұрын
Aarka iyo princess ish calaa hees😻❤️❤️❤️✨
@sadiyomoalim6981
@sadiyomoalim6981 2 жыл бұрын
Wah waah ismacilarka mucjisada fanka cod mcn iyo walshey istahil 🥰🤎🤎🥰🥰💝🤎💯💯
@Ismahaan_Xaashi
@Ismahaan_Xaashi 2 жыл бұрын
Hablaha reer jigjiga iyagaa laxanka samaysta woooow Horena nimco dheeman ayaan laxan mcn ka haynayn
@liibanalinuur6356
@liibanalinuur6356 2 жыл бұрын
Ismaaciil aarka another level Eebow❤Quen istaahil❤🙏❤
@ahmedgurxanomar218
@ahmedgurxanomar218 2 жыл бұрын
Legend of Legend aArkaa he always on the fire 🔥 vocals nicely...bbe kale
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
best song fanaanintaydii horay usocda 🔥🙏
@MohamedHassan-wv6hp
@MohamedHassan-wv6hp 2 жыл бұрын
Wlx runta cood mcnimadhodha ideqday
@saamiyacabdirashiid3360
@saamiyacabdirashiid3360 2 жыл бұрын
Jumce
@hamzaanzaari6911
@hamzaanzaari6911 2 жыл бұрын
Queen is back 🙌😍 Princess istaahil keep going 🥰
@princessistaahil
@princessistaahil 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@apdirahmanMohamed22
@apdirahmanMohamed22 Жыл бұрын
11bilood Kadib Galabta oo Ay Taariikhdu Tahay 12/11/2022 Ayaan Heestaan Tiktok kusoo Arkay Runtii Heestaan inta La Daaawaday Uma Qalanto Waxaana Hada U Diri Doonaa Jacaylkayga iftiinkii Nolosha My Everything Asiyo ❤
@husseinsigane9614
@husseinsigane9614 2 жыл бұрын
Ismaciilka Aarka Ft Princess istahil❣ Voice 100% Music 100% Melody 100% Style 100%
@aliaden6258
@aliaden6258 Жыл бұрын
Istahil boqorada jigjiga
@dabacadeofficial2429
@dabacadeofficial2429 2 жыл бұрын
Istaahil markey hesaha qadi jirty ismacil kabiir dugsiyuu noo ahaaa
@AishaSaid-zr7mg
@AishaSaid-zr7mg 2 ай бұрын
Hhhhhh
@rozinappeh668
@rozinappeh668 2 жыл бұрын
Ilmo dhiga wadag ah markey so wada qadan wa san boqoradi shiqal iyo boqorki abgal❤❤🥀💉💋😍nolada
@hafsaabdirizak4415
@hafsaabdirizak4415 2 жыл бұрын
Jacelkeyga ayaan katagaayaa weyba itaanatay heestaan wlhi 😥😘🥰
@ikraanahmedbiin1009
@ikraanahmedbiin1009 2 жыл бұрын
Haka tagin💔😥
@ilkadigirpro2794
@ilkadigirpro2794 2 жыл бұрын
Stahil Waaw m.a qofkii aan iyo codkii aan uxiisnay way soo noqotay Welcome back Stahil.... Hadhipin cashaqa hadhipin.... Fav song 🎵💓
@husseinabdisse8663
@husseinabdisse8663 2 жыл бұрын
Shiqaal gril vs Abgaal boy what a song 🥰
@sacdiyoelmi4532
@sacdiyoelmi4532 2 жыл бұрын
Hay Ogaden maha miya
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 2 жыл бұрын
@@sacdiyoelmi4532 my
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
@@sacdiyoelmi4532 waa been gabadhan waa jidwaaq darood
@XafsaCismaan-ob2pc
@XafsaCismaan-ob2pc 2 ай бұрын
❤❤❤
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
L3gend ismaciil AarkaH 🙋‍♂️🤗🙆‍♂️ I can wating this song 😘 Legend abdi asakar 🙋‍♂️🙆‍♂️🤗
@jabshepro
@jabshepro 2 жыл бұрын
Wow Another Level Ismaaciil Aarka Ft Princess Istaahil Heestan In Badan Waan Sugaayay Keep Going Adiga Iyo Dhmn Bahda Abdi Askari Tube Waan Idin Salaamaya
@user-pt1cv1lv1c
@user-pt1cv1lv1c 4 ай бұрын
🎉maasha allahsharafiyokaraamo isnotise
@mohameddagane5467
@mohameddagane5467 2 жыл бұрын
Keep going Arka 🥰🥰💯😍
@guuleedalvezofficialguulee5673
@guuleedalvezofficialguulee5673 2 жыл бұрын
M.A iZmaACiiLkA HiRGaLaY KeEp going Brother
@Korneyl_abdi
@Korneyl_abdi 2 жыл бұрын
Ismail Aarka big legend 👈
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Aarkii tegay another level abdiaskari tube keep going 👏
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Wow legend arka nice back my sister amazing song laxan diyaar saan iyo muuqal quruxon bdn hormaar wacan legend abdi askari tube 💯💯🙏🙏
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa 2 жыл бұрын
Legends Aarka IstaHiL🥵🔥
@marwo155
@marwo155 2 жыл бұрын
Waaw waxkale horan kadagsaday 2fanaan ooncadi ahey❤🥰
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 2 жыл бұрын
Fanku haduu boqor lee yahay waa ismail aarka boqorad haduu lee yahyana waa princess istaahil warkaa intaas ku dhan 💖
@amalgarnayl8961
@amalgarnayl8961 2 жыл бұрын
Waligayba ani istaahil waanku celceshtaa heeseheeda
@SALAAY_JR
@SALAAY_JR 2 жыл бұрын
Welcm back quen istahim 🏅🥺
@mustafmuqtar4697
@mustafmuqtar4697 2 жыл бұрын
2qof codadkoda isku sopaxay keep going 🙏
@feysalali7405
@feysalali7405 2 жыл бұрын
Kolkaan hu helaan istareexay kari xumi waan ka reystay what song🧏‍♂️ Aarka & istaahil keep Zhpyal👊🥰
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 2 жыл бұрын
I miss this beautiful princess, long time since I saw her lol 👸
@andihassanhusseinhassanhus351
@andihassanhusseinhassanhus351 2 жыл бұрын
Ilahow sohanuni ninkas Afkii xabibka Lago amanay in hees Lago qaado waa mamnuuc Yarabii kamadoobee 🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@mukhtarahmedmuhammed2103
@mukhtarahmedmuhammed2103 2 жыл бұрын
Qadartii rabi iyo qoraalkii buu marayaa wllo waxaa lagu ducaystaa allow khaatumada khyr noogu khatin
@fardowsoburhaan7082
@fardowsoburhaan7082 2 жыл бұрын
Ilaahow soohanuuni ismaaciil
@mukhtarahmedmuhammed2103
@mukhtarahmedmuhammed2103 2 жыл бұрын
Aamiin fardowsa dhamaanteen
@ahmedtoosanepro2086
@ahmedtoosanepro2086 2 жыл бұрын
Qadarta ayaa kuhor jooksaneysa ee ilaahey mamoga
@nasrinkhalif3652
@nasrinkhalif3652 2 жыл бұрын
Princess always is Princess have a good come back queen 🥰❤⚘💯
@Hibaaq24
@Hibaaq24 2 жыл бұрын
Wow what a song . Aarka nd princess ❤️👌👌
@raxiimoshiiq1857
@raxiimoshiiq1857 2 жыл бұрын
Queen is back ❤️❤️
@ahmedabdirahmanofficial5547
@ahmedabdirahmanofficial5547 2 жыл бұрын
What a lovely song legend aarka and princess istahil keep it up🥰🥰🎤🎤
@ulajarad
@ulajarad 2 жыл бұрын
Labo legends istahil and aarka Wataa Somalinimo
@fatxiali2848
@fatxiali2848 2 жыл бұрын
Legen wlhi Ismail arka and sister hees shidan 🥰🥰❤
@ahmedmuniir9346
@ahmedmuniir9346 2 жыл бұрын
Legend Ismaaciil aarka2021 🙏🎤❤👏
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Fankii oo Ragg ah Iyo Fankii Oo Dumar Ah Ammmmmmazing Aarka Legendary Iyo Princess Legendary 🙏✌️👈
@deeqofarxandeeqofarxan720
@deeqofarxandeeqofarxan720 2 жыл бұрын
esh cala hees iga dheh labada ruux codkoda biyo la aan imara masha allh horay usocda arka iyo istahil
@iqroaden1774
@iqroaden1774 2 жыл бұрын
❤️❤️💯Ismail arka & princess istahil❤️💯wxn cod wadhafey❤️💯💯wn ina wata❤️💯
@zamzamabdi5044
@zamzamabdi5044 2 жыл бұрын
Wow another level🥰🥰🥰
@hudahashim3062
@hudahashim3062 2 жыл бұрын
Heesta waa igu jirta Aark waa ku raxeestay heesta
@queendeeqa9788
@queendeeqa9788 2 жыл бұрын
Wow another level 👏👌
@sulekomoalimissack7472
@sulekomoalimissack7472 2 жыл бұрын
Princess Istaahil Is back My Fvt fanaan 🥀🥰
@mohamudsuuley5564
@mohamudsuuley5564 2 жыл бұрын
Aarka vs istaahil keep goaing
@farahdeck5388
@farahdeck5388 2 жыл бұрын
29/12/2021 Maanta ayaan udire gacalisady ayado clip 100%
@hanyaswan5684
@hanyaswan5684 2 жыл бұрын
Prinsses istlh wwwwwo mashallh Allh nice hees macaan habibiti nollaada ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Keep going boqortoooow Princesses 💞💞💞💞💞👍👍💝💝💝💝🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sundusyassin3829
@sundusyassin3829 2 жыл бұрын
Woow the queen 👑 is come back
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 2 жыл бұрын
Omg best song of the year 2021❣️
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Lipaaxa Aarka Asal reer Xamarka iyo istaahil idiin wataa✌
@aidrousmoh8712
@aidrousmoh8712 2 жыл бұрын
Aarka is come back another level
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Lapo legend princess istaahil &aarka Ereyada pest ❣ Laxanka Hit🔥❣ Music clasic ❣ Muuqaalka an other level🔥 Stylka beuty ❣ Labadan fanaan wa labadan fanka hada ugu taageero 🙏
@guhaadproduction4969
@guhaadproduction4969 Жыл бұрын
Thanks wllo
@maxamudmaxamed6577
@maxamudmaxamed6577 2 жыл бұрын
Waaa layaabay waxa is helay lawo lajan keep going
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 жыл бұрын
Waaw dad baa is helay horumar wacan
@qeysqeys4458
@qeysqeys4458 Жыл бұрын
Princess istaahil and aarka ilmo hiraab gulesta ✌🏾😍
@caasharashiidibraahim3567
@caasharashiidibraahim3567 2 жыл бұрын
Wow manshaallah
@rashiidboss_
@rashiidboss_ 2 жыл бұрын
Heeskan Darajada Mallyanka Ayay U Qalanta Blse Maqaan Waxa Ay Somalidu U Arki La'yihiin👊
@najmaabdi5280
@najmaabdi5280 2 жыл бұрын
Waaaw ismaaciil aarka war waan kuwataa wllo macn
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
💖💖💖💖 Kas Kiyo Caqliga Ku Doortoo Heeè
@ashahaji7968
@ashahaji7968 2 жыл бұрын
Kalinimadan kah la,antaadan kurboda waaaaaw😍💝👌
@maryancarif3861
@maryancarif3861 2 жыл бұрын
Another levels keep going
@khaalidyareofficial912
@khaalidyareofficial912 2 жыл бұрын
Woow❤️🙏🏻 Abwaan Guhaad 🥰❤️
@shaficishafinho8939
@shaficishafinho8939 2 жыл бұрын
Aarka &istaahil what asong🎶🎸✌
@wardiitaofficial6410
@wardiitaofficial6410 2 жыл бұрын
Boqorad codaka istaahil wllo hore u soco🥳🥳
@sabirinahmed3216
@sabirinahmed3216 2 жыл бұрын
Haa qrxy wlhi qoftan cod keeda waa dahab runtii
@yartadadaahisajaceylka3862
@yartadadaahisajaceylka3862 Жыл бұрын
Muda badan ayaan waday ma weladene naftan ku mirayee hadalkana si aan kugu maqsudiye mermerinayee malmahii wacnaa ax ya jecyl wehl la noqday........going arka ..izthl 😘😘
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
Amazing🙆‍♀️
@baabaahassan7
@baabaahassan7 2 жыл бұрын
Another level 🔥🔥🔥🔥
@simansiyad6368
@simansiyad6368 2 жыл бұрын
Princess istaahil iyo ismail aad ka♥️♥️🎤🥰🥰🥤⛅️🔥
@safiyamacajin2205
@safiyamacajin2205 2 жыл бұрын
Heees io bar xaqiq Aniga se heesaha talantaaliga ah Si gooni ah ayan u jeclahay Inti ilamidka ah liketa ha ila dhaafin🤟
@mgahmedhashi2609
@mgahmedhashi2609 2 жыл бұрын
Ismail aarka legend wlhy ♡♡♡
@abdimalikhassan5953
@abdimalikhassan5953 2 жыл бұрын
Princess istaahil is back our legend brother aarka🥰✌
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 2 жыл бұрын
Ismaacil aarka libaaxa fankaaa halisbad noqotay 💯💯♥️✌
@abdulahiasha00
@abdulahiasha00 2 жыл бұрын
Hboyartey and ina aderkeyga ❤️🥰 best song
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 2 жыл бұрын
Aniga iyo isku mid ban nahay mom from shiqaal qudub Aabo from abgaal wacesle Abdirahman saleman ismacii aarka cidiisa
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 2 жыл бұрын
Waaawareey waxkale weeeye✅✅✅
@bakarabdi2589
@bakarabdi2589 2 жыл бұрын
princess istahil is back waaaw waayo wayo waloo xisay
@mohamudsuuley5564
@mohamudsuuley5564 2 жыл бұрын
Abdi askari keep goaing wllkey
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
ii kaalay kun ka roone ii kaalay yaa salaam❤
@aishamahamud8978
@aishamahamud8978 2 жыл бұрын
Hes iyo bar wye👍
@sabahn2749
@sabahn2749 2 жыл бұрын
I love this girl...glad to see her back
@daganeyare6754
@daganeyare6754 2 жыл бұрын
M.a runtii waa heestii ugu shidneyd abid another level❤
@simanladan9220
@simanladan9220 2 жыл бұрын
1million come soon
@nasraabdulahi835
@nasraabdulahi835 2 жыл бұрын
Ka baxa 💃💃💃💃boqordii codka princess istaahil ina abo
@salmanali2584
@salmanali2584 2 жыл бұрын
What is That Voice Woooow Those Voiceses is So Amizing 💥💯💥
@faraxcarale9846
@faraxcarale9846 2 жыл бұрын
Aarka keep going
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah Halkeedee ayaad dhigtayn heestan Istahil & Ismacil Noolaada.
@abdirahmanaden7540
@abdirahmanaden7540 2 жыл бұрын
Iam waiting for long time this song Princes istahil amazing voice
@radwanfarah4221
@radwanfarah4221 2 жыл бұрын
Princess is back❤
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
NAJMA NASHAAD IYO ISMAACIIL AARKA | JACEYL LA HILMAAMI MAAYO | OFFICIAL VIDEO 2020
5:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,9 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 20 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
PRINCESS ISTAAHIL | DOOKH DIGAAGLE HA GUURSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
3:32
Princess Istaahil & Faysal Muniir | Dhawrsan & Dhame | Hees Cusub
5:45
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
ISMACIIL AARKA IYO NAJMA NASHAAD - NOLOOL ILA DHIIS OFFICIAL MUSIC 2021
4:39
PRINCESS ISTAAHIL GUUSHA IGULA RAXAYSO NEW SONG 2024
6:03
Princess Istaahil
Рет қаралды 1,9 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Xasiliya
6:50
Tayo Studio
Рет қаралды 69 М.
ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY Official Video 2022
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 20 МЛН