ISMAIL DANNAN JALECO OFFICIAL VIDEO 2019

  Рет қаралды 13,431,829

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Ismail Dannan
Jaleco
Erayada iyo Laxanka Omar Dab Jacayl
Music Dannan
Video Ayaanle Billboard
Afro Waqal Furinle
Ismail Dannan Production Sweden

Пікірлер: 5 600
@abdullahimahamudhassan9779
@abdullahimahamudhassan9779 4 жыл бұрын
Quranka ka mcn wlhi wll❤
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 жыл бұрын
Quraanka hala simin. Keleb ibnal. Haba ku samayn. Barbar dhig
@daganhasan2741
@daganhasan2741 2 жыл бұрын
Nacam lkn cidna kuma odhan heesta ka mcn quranka
@xamsehanad1772
@xamsehanad1772 2 жыл бұрын
Dee orodo dhagayso maxaa adiga halkan ku keenay
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 2 жыл бұрын
@@daganhasan2741 hgdffgg
@mustafsaafi4284
@mustafsaafi4284 Жыл бұрын
@@daganhasan2741 wp
@abdirahmanalikayse4388
@abdirahmanalikayse4388 3 жыл бұрын
Hadaad nabiga jeceshahy like isaar
@samiiraqalanjo9246
@samiiraqalanjo9246 2 жыл бұрын
Hadey heestan malmahey sobaxdey xasus kugu ledahay oo xili walba aad soboqotid ani cml like isaar😭🙏
@firdowzaabdullahi6001
@firdowzaabdullahi6001 4 ай бұрын
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 2 ай бұрын
Me
@abdiqanidofe8188
@abdiqanidofe8188 4 жыл бұрын
Luqaadu waa soomaalia Viewskuu waa somaali Aniga waxn ahay somaali Liketaa iguqabta🤣🤣
@munirmahdisaid7429
@munirmahdisaid7429 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Luqaddu wa somali 😂😂
@abdiqanidofe8188
@abdiqanidofe8188 3 жыл бұрын
🙉🙉🙉🙉
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 3 жыл бұрын
😂😂 hada anagu somli manahin
@abdiqanidofe8188
@abdiqanidofe8188 3 жыл бұрын
Maye wax tahay gareer😂
@farhanyare2130
@farhanyare2130 4 жыл бұрын
Ragiii fanka lahaaaa ayaaaa sooo noqday inta ka heshay jaska danan
@farhanyare2130
@farhanyare2130 4 жыл бұрын
Sow maha 🥰
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 4 жыл бұрын
Farhan Yare wallahi wa run ragii fanka lah aya so noqday wallahi 👌🏾👌🏾 ismail danan fana Qali ah
@farhanyare2130
@farhanyare2130 4 жыл бұрын
Zaki abdi Aden haaa waa ragiii hargaysa shidijiray
@iqraladan4312
@iqraladan4312 4 жыл бұрын
Shib iska dheh faladagan iyo balbalaarkawa na nacsiiye fanke naga fadhista dheh
@farhanyare2130
@farhanyare2130 4 жыл бұрын
iqra ladan kuwaaasi waaa bilaaa tol danan waaa horyaaal
@hagoswel1280
@hagoswel1280 4 жыл бұрын
I am from eritrea Love Somalian music ❤❤❤❤❤❤
@abdifitaahmohamed1740
@abdifitaahmohamed1740 4 жыл бұрын
😍
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 4 жыл бұрын
We love you 2
@HodanCookingandBeauty
@HodanCookingandBeauty 4 жыл бұрын
Hagos Wel ❤️❤️i love realy Eriteri musikk and i have frends from Eriteri
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 жыл бұрын
Welcome, brother. 🇪🇷💙🇸🇴
@faaiido10
@faaiido10 4 жыл бұрын
Hodan Beuty dariska welcome dheh hhhh
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 9 күн бұрын
Afar cadaw ayaa quraanku inoosheegey inaan leenahay wll Nafteena iyo shaydaanka kamida Halaga adkaado 😢
@hamdibashiir1230
@hamdibashiir1230 Ай бұрын
Heeskan waxan dawanayaa ismail danaan oo xabsi ku jira balse anan wxba u qaban karin aan duco ka aheen Illahhayow xoriyadiisa u soo celi oo galada ka maslax kana Indha saaab yaa Allah 😢😢😢😢😢😢
@AmuunAbdi-vq8co
@AmuunAbdi-vq8co 3 күн бұрын
Mxa laxiray 😢 maskiin
@Janno66
@Janno66 3 күн бұрын
Aamiin😢😢
@Sooffe
@Sooffe 9 сағат бұрын
Haaa wuu tahriibay qolyo tolkiiisa ah baa mishimay USA ayuu kuxiranyahay inii soomaalia loosoo tarxiiilaa suurogal ah​@@AmuunAbdi-vq8co
@sokeeyecw
@sokeeyecw 4 жыл бұрын
1 million markay gaarto like isaara😂😂
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
Wey gaadhey...🔥✊
@mukhtarkhadar7377
@mukhtarkhadar7377 4 жыл бұрын
WeY GaadheY
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Wa gadhy wnn Ku sarey😆
@ahmedmusa8709
@ahmedmusa8709 4 жыл бұрын
Wey gadhay
@munabatun3374
@munabatun3374 4 жыл бұрын
Sade Mohamed way gaadhay🤣🤣
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 4 жыл бұрын
☹️☹️Kuwaa Qur’an iyo Rasuul ka SCW Halkan like kuradinaaayo Illahey kacabsada oo dhowra Qur’aanka iyo Raasuulkena sharafta leh wll ❣️🙏🙏🙏 kana towbad keena istaqfurulah
@abdinasirabdlla9669
@abdinasirabdlla9669 4 жыл бұрын
Waa sax
@rowdosaman1798
@rowdosaman1798 4 жыл бұрын
Adi maxa halkaan ku keenay hadad qur'aanka jeceshay
@fadumoak8579
@fadumoak8579 4 жыл бұрын
Runtaa abayo rowdo saman dadkan maxaa ka qaldan
@HamzaHaaji
@HamzaHaaji 4 жыл бұрын
@@rowdosaman1798 subxaanka oo adigu manecebtahay dulufey
@rowdosaman1798
@rowdosaman1798 4 жыл бұрын
@@HamzaHaaji runta la iska aniga qur'aanka wan jeclahay lkn intaan meel lasoo dhigay kasoo dhaho ilahey ka cabsada lagama yaabo haday qofka saas dhahayo run ka thy page oo youtube channel ayuu furan lahaa oo meesha ayuu ka wacdin lahaa waxkasta meel munasab bay leeyihiin qofkii koowad ma ahan lkn waxaan oo kle in commentiga lagu badsanayo way cadahay
@izthahil8133
@izthahil8133 Жыл бұрын
Yaa ila wadanaya 2023 ka oo xasuus iyo Qiro ku jira 🥺❤️
@user-fi6di3cr1o
@user-fi6di3cr1o Жыл бұрын
Me😅🥺
@nasteexobashka5251
@nasteexobashka5251 Жыл бұрын
Aniga😄
@origiqaswene-qv5jk
@origiqaswene-qv5jk Жыл бұрын
@@nasteexobashka5251 9
@barbarbarbara3590
@barbarbarbara3590 Жыл бұрын
Wan dawana lkin qiiro kuma jiroH
@CaaishoJaamac-nc1it
@CaaishoJaamac-nc1it Жыл бұрын
Aniga
@aliquruxali925
@aliquruxali925 4 жыл бұрын
I am Gabooye I come from Burco area I like Samaroon Songs keep going brothers Danan,Nimcaan,Idil barkhad I love u very very much ❤️
@boqortooyoofficial4877
@boqortooyoofficial4877 4 жыл бұрын
Iska hadloow maxa tiri
@aliayussuf9267
@aliayussuf9267 4 жыл бұрын
Mahadsanid hunno! We love ❤️ you as well
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@abdihakimhassan4608
@abdihakimhassan4608 3 жыл бұрын
We ❤️You
@Dhakoraas
@Dhakoraas 3 жыл бұрын
😂😂waar maxaad tidhi
@khadrogalayr3149
@khadrogalayr3149 4 жыл бұрын
Fanaaniin badan oo somalia way iscadeyaan balse halkan waxaan uga jeeda fannan isku kalsoon. Like isaar haddad ka soo horjeede in lays cadeeyo🇸🇴
@marwaanrashiiddiriye1378
@marwaanrashiiddiriye1378 3 жыл бұрын
Run shegtay kalsoni buxda la rabaa midabkisa
@shidanechannel2184
@shidanechannel2184 3 жыл бұрын
👍🙄🙄😘💋💋🙏👋🤣🤣تتههنخ ١ضضضضعههخخحجججطجكضشصشششش
@abdirahmanaboor2368
@abdirahmanaboor2368 3 жыл бұрын
Awdal raga joogaa waxaa shaqo kuma le
@user-rq8zp7ny8n
@user-rq8zp7ny8n 3 жыл бұрын
Arabic hadaadan aqoon maxaa usoo qoreysaa?🙄😳
@theindependentb.o1865
@theindependentb.o1865 3 жыл бұрын
what's mean jaleco or jalecada in english pls thks
@updyzhakour8739
@updyzhakour8739 4 жыл бұрын
qoFkazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul iyo farxad
@rabaodahir8320
@rabaodahir8320 4 жыл бұрын
Awwww thnk u
@mirqanbaxag7351
@mirqanbaxag7351 4 жыл бұрын
upDY zhakour
@abdikafiakarabi1761
@abdikafiakarabi1761 4 жыл бұрын
Great music
@ahmeda21st26
@ahmeda21st26 4 жыл бұрын
Subscribe sxp
@aaliyahhagi3598
@aaliyahhagi3598 3 жыл бұрын
@Adrien Greyson take you’re bullshit somewhere else
@lil-kproduction1109
@lil-kproduction1109 3 жыл бұрын
7M+ iyado ah hda daawanyso like ha ila dhaafin🎤
@axmedshirdoon7815
@axmedshirdoon7815 Жыл бұрын
11 m sii marooyaa
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 3 жыл бұрын
2021 Hada Dawanaso Like Saar Fadlan 🤣❤☝️
@abdulahiinjar1954
@abdulahiinjar1954 3 жыл бұрын
Haye waa kuu saaray
@abdimaxamednura5115
@abdimaxamednura5115 2 жыл бұрын
Hi
@oglesaciid6818
@oglesaciid6818 2 жыл бұрын
An listening istiil Wed jun 2022 hdaa iga dambeeyso love ta ha ila dhaafin thnx 😆🔥
@apdikanihazzan8138
@apdikanihazzan8138 Жыл бұрын
2023 ayaan inyar ujirba
@KaledKazorla
@KaledKazorla 11 ай бұрын
.2023 Aa Dawanoya SalanTanE waka Qaade 😂😊
@Sofia_lovieg2024
@Sofia_lovieg2024 4 жыл бұрын
I love somalian people I'm from turkey ❤️🙏
@ayancadey7273
@ayancadey7273 4 жыл бұрын
ministry ww1 ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@Sofia_lovieg2024
@Sofia_lovieg2024 4 жыл бұрын
Sister ❤️🙏
@Sofia_lovieg2024
@Sofia_lovieg2024 4 жыл бұрын
Ow mash, allh
@Sofia_lovieg2024
@Sofia_lovieg2024 4 жыл бұрын
Noradin Ahmed somalilander mash,allh tabaraka,allh we love all somalians people ❤️
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 4 жыл бұрын
ministry ww1 we love you too ❤️👏
@abdirahmanmohamedelmi5281
@abdirahmanmohamedelmi5281 4 жыл бұрын
Inta smail danan horey uyqanay heestan kahor xidigha geesga❤💘💘💘🇸🇴🇸🇴
@abdisalammohamedelmi854
@abdisalammohamedelmi854 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 4 жыл бұрын
Fanki xidgaha geeska iyo Musishin xita ka aha
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Music yahanki furinle ku xigay ahaa balaasha xidigi geesk aha😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
𝙸𝚕𝚊𝚑𝚊 𝚋𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚐𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚛𝚜𝚑𝚎 2020 𝙷𝚊𝚍𝚊𝚍 𝚍𝚊𝚠𝚊𝚗𝚎𝚢𝚜𝚒𝚍 𝚒 𝚊𝚛𝚊𝚐𝚝𝚘 𝚕𝚒𝚔𝚎 𝚒𝚜𝚊𝚛
@DrMustafaMAhmed
@DrMustafaMAhmed 4 жыл бұрын
Waad na dhaarisay
@jadiidofficial4743
@jadiidofficial4743 3 жыл бұрын
Hhhh igayabisay amira
@haadiahmed3132
@haadiahmed3132 3 жыл бұрын
Dhaar meel an kamo an waye waa saarey 😂
@Akram_editor8
@Akram_editor8 3 жыл бұрын
Quruxey Subscribe iisaar
@ahmeddahir7503
@ahmeddahir7503 3 жыл бұрын
Hh acudu billh like jeclida
@Hawd
@Hawd 3 жыл бұрын
1:19 He says: Jaah qurxoon iyo jamaal san lihidaa joog dhamaysiyo jawharad sasamida °°°°°°° Oo jaleecada soo jiidan ogidaa Oo jaleecada soo jiidan ogidaa °°°°°°° Jaleeco is when you stare back or turn your head. Basically, she is so beautiful she turns heads...she draws attention. Jaleeco (looking back) Jaleecada (the "looking back") Jiid means pull (jiidan is pulling); that's why he makes the pulling gesture or action. He says she knows how to draw eyes to her beauty... you just can't turn away. Og/ogidaa (know, knowing) Way ogtahay - she knows Wu ogyahay - he knows Wanu ognahay - we know Way oogyahin - they know 2:59 Waan ku jecelee jaal ma ii noqon? Waan jiranee naftan kuu jaban Way jaraysaayee Jeex ma ii noqon? I'm in love (with you) Will you be my soulmate? I'm unwell My soul yarns (for you) It's broken Will you be my half? Somali songs and poetry usually use a letter to develop for example in this song J is the dominant letter so many words beginning with J. Foreigners may not of course notice. jawharad (jewels, gem), jiidan (pull/drag), jeex (half), Jeceyl/jeceel (love), jirta (exist, being), jar (cut/neighbour), jilic, jeedsan (turn away), jiiran (unwell), jah (direction, way, her way is beautiful he says), jog (stay), jaleeco (stare back), Jamalsaniida, jididico (shivers), jibode (over excited), jaano (heaven/heavenly) If one uses random letters in a song, they are usually amateur writers. Great song. Somali is a great Afroasiatic language. And because it's Afroasiatic language, it has short and long vowels (a, e, i, o, u aa, ee, ii, oo, uu). The long vowels of oo, ii and uu can also be used as a stand alone terms; oo jaleecada, ii waydi, way uu socota Ma has many uses and it exists in almost all Afroasiatic languages. In, Somali it's used to ask questions (will, what, are) or it can mean NOT; Ma tagayo (not leaving), Ma soo noqon (are you coming back?), Ma ii noqon macaliin (will you be my teacher?) Somali is very beautiful💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜
@MrFathimohamed
@MrFathimohamed 3 жыл бұрын
This is the most underrated comment in the Somali music !
@zamzam2k467
@zamzam2k467 2 жыл бұрын
Thank you!!! Beautifully written MashaAllah I wish you Can create a social media explaining all of the somali & Ethiopian music so beautifully! If you ever consider please let me know!
@hassandhidar8537
@hassandhidar8537 2 жыл бұрын
Great explanation I really amazed how well you did.
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor Жыл бұрын
Fantastic explanation really looks amazing. Thank you once again.
@dhalhadee
@dhalhadee Жыл бұрын
I LIKE HOW POSITIVE AND EDUCATING YOU ARE THAN ALL THE NEGATIVITY VIBE. STAY REAL AND STRAIGHT. NEED MORE OF YOUR COMMENTS.
@amouabdala
@amouabdala 4 жыл бұрын
Ismaeil danan wuxu aha ninkii ugu yara xidigaha geeska markay so bexeen qofkii og like ta dhac Ku sii
@HamdaHussein
@HamdaHussein 4 жыл бұрын
Salam. Pls subscribe ii saar😀
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Haa waan xasuustaa isagoo aad u yar oo ay wareysaneyso boqoradii wareysiga fiicneyd ee Nimco Sabriye. Waligiiba wuu ciyaar iyo cod fiicnaa danan.
@asmasiciid8804
@asmasiciid8804 4 жыл бұрын
Axya fnfn iga dheh ❤
@xaliimomaxamed2648
@xaliimomaxamed2648 4 жыл бұрын
Haaa
@mubarigmaxamed5175
@mubarigmaxamed5175 4 жыл бұрын
heestan wlhy aad ban u sugayey nin jacayl galay ban ahaye liketa igu cumamada
@hibamohamednur6489
@hibamohamednur6489 4 жыл бұрын
Alle haakuu sahlo imikaad seeraha kalgacalkeen siyar looga bixin soo gashaye aaamin
@mubarigmaxamed5175
@mubarigmaxamed5175 4 жыл бұрын
@@hibamohamednur6489 aaamin wll ilahay ha i sahlo
@haniya_5600
@haniya_5600 4 жыл бұрын
Mubarig Maxamed war jecel hala haynine salaada iyo cibaadada badso iimaanka ka yare
@mubarigmaxamed5175
@mubarigmaxamed5175 4 жыл бұрын
@@haniya_5600 waa talo fican wad mahadsantahay ilahay iman igu filan uu i siiyey lkn inuu jacaylku jiro ma ogodin
@subeerabdirahman1707
@subeerabdirahman1707 4 жыл бұрын
Kkkkk jacaylkga ma hees ba dhayda
@abdulahianas3366
@abdulahianas3366 4 жыл бұрын
7m coming soon 7millions Intaysan gaarin like-ta iisaar✔ Tnks
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 4 жыл бұрын
Way gadhayiba 😂😂
@nusaybahjamal6371
@nusaybahjamal6371 3 жыл бұрын
🤩😋🤩😘🥰🥰🥰❤❤❤💗💗💏👪😏👩‍👦‍👦🥳
@oforogasule3173
@oforogasule3173 3 жыл бұрын
Am from Uganda living in South Sudan Juba I love your songs and all other somali artist
@gouledahmedabdi8
@gouledahmedabdi8 3 жыл бұрын
Ĺ Qq1qqbpqq1
@miskiin_______2393
@miskiin_______2393 3 жыл бұрын
Ar somalidu been badan magac kale intu ku qortay ayuu ugandis iska dhigaya
@aliyayassin8118
@aliyayassin8118 3 жыл бұрын
We love you
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Thanks
@Zakariajama202
@Zakariajama202 3 жыл бұрын
Wabalayo
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Denbi dhaaf illahay haydin siyo dhamantenba like siya walaalayaal weligay midh like ah layma sinee
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 4 жыл бұрын
Hoo
@simanmohamed1421
@simanmohamed1421 4 жыл бұрын
Hoo😂
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
@@carwolyrics2154 thnks qaali
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
@@simanmohamed1421 thnks qaali
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
Hoooooo
@maxamedyare1881
@maxamedyare1881 4 жыл бұрын
Intii illahay jecel like isaar muslimiin
@najaahmuhamed6676
@najaahmuhamed6676 4 жыл бұрын
Maxamed Yare hada walalo wax kale oo like ku raadisid waad weyday miyaa ilahey xatee maku qaraabane bal xishoo jaclk lama dhahee kaa
@asha1762
@asha1762 4 жыл бұрын
😒
@cabdikuus1832
@cabdikuus1832 4 жыл бұрын
Doqon ku dhale was wax kle aad like ku tugsade raadso baqdi ku dhale was
@shadoumiapdo556
@shadoumiapdo556 4 жыл бұрын
Neo wx kale oo like laguugu saro radso saas can kuma noqonaysidee
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Waalagu khasaarey stupid
@kabarilayrics9254
@kabarilayrics9254 4 жыл бұрын
Hada hesta waxey mareysa 5.3 wana kuso noqda mar walbo markey garto 6m like isaar hestan waba uso labaneysa wanba ogahay like isaar
@abdiaziizmohameddahir7703
@abdiaziizmohameddahir7703 3 жыл бұрын
asv$$$$$$
@Engineer_ST
@Engineer_ST 3 жыл бұрын
I love somil music i’m tigray✊🏾💛❤️🔥
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 жыл бұрын
We Love. TDF very braver nation
@abdiazizsaeed3399
@abdiazizsaeed3399 4 жыл бұрын
I’m from turkey. Although I don’t understand the lyrics, I love this song’s rhyme and melody. Love Somali music. 🇸🇴 🇹🇷 ❤️
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 жыл бұрын
Welcome, brother. 🇸🇴💙🇹🇷
@emmaelmi9538
@emmaelmi9538 4 жыл бұрын
Welcome
@Maslah.
@Maslah. 4 жыл бұрын
Abi sartarget amana kuyum😂
@ibraahimabdallegaacir9903
@ibraahimabdallegaacir9903 4 жыл бұрын
Welcome brother Somali people and Turkey they are Very close brothers
@hibojama5986
@hibojama5986 4 жыл бұрын
We love Turkey and his citizens
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
Adoo Heesta dawanaya hadaad Comentiga akhrinay sid Like iii saar walaL......😂😂
@nadiirfuaad5060
@nadiirfuaad5060 4 жыл бұрын
Igu hale qli
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
@@nadiirfuaad5060 .....💋
@nadiirfuaad5060
@nadiirfuaad5060 4 жыл бұрын
Waa gabadh wllo
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 4 жыл бұрын
Waba dhaqankyga inan isku wado wllka
@nadiirfuaad5060
@nadiirfuaad5060 4 жыл бұрын
@@prettyhalla2950 ayoo wllo
@abdiwahaabhassan414
@abdiwahaabhassan414 3 жыл бұрын
9million marka gaarto like iisaar walal mcn hadaa somali tahay ❤️😩
@yunisfarey8230
@yunisfarey8230 4 жыл бұрын
Intii midabkooda madow kuqanacsan sidi 2daan fanaan like saara😂
@yunisfarey8230
@yunisfarey8230 4 жыл бұрын
@@truthwillsetyoufree4816 Adigey kutalaa nasiibkaa 😜
@ashleyalban2212
@ashleyalban2212 4 жыл бұрын
Aniga horta dadka like kuma dhibo lkni waan iska jeeclaani laaha in laisaaro😇😇
@abdinasirabdlla9669
@abdinasirabdlla9669 4 жыл бұрын
Hhhhh inyaw
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 4 жыл бұрын
Kkkkk isaar
@shaakirgyojo3050
@shaakirgyojo3050 4 жыл бұрын
Just for saying that, you got my attention lol 😂 and I gave you free like. Intaas Baa nagu gaaday
@ashleyalban2212
@ashleyalban2212 4 жыл бұрын
@@shaakirgyojo3050 hhhhhh thanks wlal
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 4 жыл бұрын
@@abdinasirabdlla9669 ISAAR SUBSCRAB
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 4 жыл бұрын
Dadka dhahayo madow badana Ogow marksta cadaan indan farac ulaheen We are african diomnd 🤘🤘🤘
@husseinayaanle2447
@husseinayaanle2447 4 жыл бұрын
Wooowwwwwwww
@healingwithhope662
@healingwithhope662 4 жыл бұрын
Wizz Cade yes yakaqurxoon wilashena colorka madoow wa Golden
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
Waa run taas dadkii somalida ahaa waan layaabay waa dad qabiil qaatay iyo kuwo is caayaya fanka dadka waa kawada dhaxayn jiray qabiilna malahay waa ummad shaydaan qaaday
@healingwithhope662
@healingwithhope662 4 жыл бұрын
Colorka gabadha iyo wiilkaba wa beautiful Golden color. We need to see more of our girls oon balaayo is marmarineyno kukalsoon colorkooda qurxoon
@kamadage2
@kamadage2 4 жыл бұрын
Wizz cade hh adigaaba cadaan sheeganaye wa sidee
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 жыл бұрын
8M ✔ Inta iga Danbeysa Like Dhac dhac
@afcagaagtv9962
@afcagaagtv9962 4 жыл бұрын
12 million markey gaarto ayaa inoo balan ah insha allah.♥️♥️♥️
@miskiin_______2393
@miskiin_______2393 3 жыл бұрын
Hooyada nacal ku yaal commentiga hana nacsiinima
@sevenjetsales4821
@sevenjetsales4821 3 жыл бұрын
@@miskiin_______2393 zxb 9 ayay kusi socotaaa wax arag heee
@omarsugaal8063
@omarsugaal8063 Жыл бұрын
Hada manoshahay sxb
@mukhtarwaran6597
@mukhtarwaran6597 Жыл бұрын
Way gaadhay sheekhaygii balantiii aad dhigtay ee sidaaas ula soco
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 11 ай бұрын
Way gadhey zxb 12 M lasoco hadd noshey hadii kalena Ahun
@caliyusuf1713
@caliyusuf1713 4 жыл бұрын
Erayada 100%👌 codka 100%👌 laxanka 100%👌 dheesha 100%👌 muuqalka 100%👌 inta igu raacsan🖒
@Sirkamaal
@Sirkamaal 4 жыл бұрын
dheesha ma shidna
@mohamedabdulkadirahmed3806
@mohamedabdulkadirahmed3806 4 жыл бұрын
heestan 5 milyan markey gaarto plz like ha ila dhaafin laakiin ka hor ha isku dhibin hahahahaha
@safiyonur5415
@safiyonur5415 4 жыл бұрын
4.4 ayay mareysa wax yar ayaa dhiman
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 4 жыл бұрын
Mazala somalay kir zoka
@ahmeda21st26
@ahmeda21st26 4 жыл бұрын
Sxp subscribe
@gabogabo2011
@gabogabo2011 4 жыл бұрын
Mohamed Abdulkadir Ahmed coinbase.com/join/hassan_hi?src=ios-link
@farhiyafoodrecipes2243
@farhiyafoodrecipes2243 4 жыл бұрын
Way dhaftay bro
@maxamedsaki7165
@maxamedsaki7165 4 жыл бұрын
Heestan markay 5 million gaadho like ii saar Inta kle bax
@apdikanihazzan8138
@apdikanihazzan8138 Жыл бұрын
2024 hadad dawato like ta ha ila dhafin 😅
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 4 жыл бұрын
Wll Farxad Dag Daga Alle Haku siiye Subscribe isoo Saar Plz 😭❤
@wiilkaqurbahakudobobaysoma3408
@wiilkaqurbahakudobobaysoma3408 4 жыл бұрын
Wan kusara isaar adigana
@nadiirfuaad5060
@nadiirfuaad5060 4 жыл бұрын
Igu hale qli
@miskicabdinasir7036
@miskicabdinasir7036 4 жыл бұрын
Sidookale inta sugeysey heestaan subscribe iiisara
@shukrielmi2120
@shukrielmi2120 4 жыл бұрын
AhMato Films HD wan kusaray adigana isar wll
@hamdihassan9644
@hamdihassan9644 4 жыл бұрын
AhMato Films HD waa ku sare aamin
@zakarieclrizakoffical1304
@zakarieclrizakoffical1304 4 жыл бұрын
Legend danan gacantu go day hadad dhaafto please like walaalo Fadlan
@eritreansenafe
@eritreansenafe 4 жыл бұрын
am from eritrean l love somali music 100
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 3 жыл бұрын
Thanks
@abdi......399
@abdi......399 3 жыл бұрын
You understand this song 🙃
@xasancumer2782
@xasancumer2782 3 жыл бұрын
@@jasminehassanahmed304 🍉🍉📞🥝
@kemitvaudou8264
@kemitvaudou8264 3 жыл бұрын
We are same family Bro .
@YT-SHAK
@YT-SHAK 3 жыл бұрын
Road to 10M views love from 🇬🇧❤️
@mohassan2406
@mohassan2406 4 жыл бұрын
Inta midabkodi alle udhaliyay een gacan isku qaadin like 💯
@ahmeddarajo5873
@ahmeddarajo5873 4 жыл бұрын
😂😂 manad nin ahayn
@mohassan2406
@mohassan2406 4 жыл бұрын
@@ahmeddarajo5873 gabarta ka hadlaya zxp wa sidedii😜
@ahmeddarajo5873
@ahmeddarajo5873 4 жыл бұрын
@@mohassan2406 sax sax indr wan qoslay ba lkn wan qaldana haday sa tahay
@fankahassan4335
@fankahassan4335 4 жыл бұрын
guuled hassan indhaheena uma roonid sxb
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 жыл бұрын
zxp mxd uga baahanty cadaanka soodiga ninka ah micnhaa
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 4 жыл бұрын
Hadaad maqli jirty qurbaha waalagu cadaadaa danan iyo kante ayaaa ku cadaan lahaa Black power✌🏼🤟✌🏼🤟😃😃😃
@jecliyacalankabuluuga2036
@jecliyacalankabuluuga2036 4 жыл бұрын
Hhh warun wlh
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 4 жыл бұрын
@@jecliyacalankabuluuga2036 🤣🤣🤣🤣🤣 anaaaba naxay ba markaan arkay
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 4 жыл бұрын
Wuuba ku madoobaadee
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 4 жыл бұрын
@@ramadancabdilaahicali8691 waar madawgiisa kamaan hadal ee dadbaa aaminsan yurub waalagu cadaadaaa 🤣🤣🤣🤣
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 4 жыл бұрын
Dadka wadanka ku qurux badnaa ayey cuntaa dadka wadanka ku foolxumana way qurxisaa saaaa ogada
@daudroble2563
@daudroble2563 4 жыл бұрын
5.4M markey gaarto like ii saar😂
@Nadiir522
@Nadiir522 10 ай бұрын
Heestan waa sanadkii 3AAD een daawanayo Wali kamaan caajisin
@aarkamudug
@aarkamudug 4 жыл бұрын
*Intiina ku faraxsan soo laabashada Ismail Danan farta taaga ☝️sxbyal😁*
@nuurajamaal3728
@nuurajamaal3728 4 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝
@nuurajamaal3728
@nuurajamaal3728 4 жыл бұрын
Waa fananka keliyen tageri jiray
@hafsohafso9789
@hafsohafso9789 4 жыл бұрын
ana u horeyo 11111
@djsentinas38
@djsentinas38 4 жыл бұрын
Welcome back *ISMAIL* *DANAN* Fankaga iyo adiba waa lagu tabay Dadki fanka iska laha baa thy brada Legend *DANAN* ❤️👏🏾
@nadiirfuaad5060
@nadiirfuaad5060 4 жыл бұрын
Waa runta nio
@darajochannellove4623
@darajochannellove4623 4 жыл бұрын
Waan kufarxay runtii
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Wuu naxaye🤣
@abdiasiismeecaad1534
@abdiasiismeecaad1534 4 жыл бұрын
Waa runta
@nadranalkaa4723
@nadranalkaa4723 4 жыл бұрын
Oo oojalaceedaa soojidan oogidaa wwww
@AbdighaniSheikh
@AbdighaniSheikh Ай бұрын
Who is her this song 2024🎉
@julia-bb4mm
@julia-bb4mm 3 жыл бұрын
Nin madow nin hakaa ahaado sida danan oo kale 😍😍 anigu ragga aadka umadmadow kuheystaa kuwa kale wadada kuqulqula 😎 ar danan boos maka banaanyahy😃😃 an cariirsadee
@ramlaaxmed9549
@ramlaaxmed9549 4 жыл бұрын
Dadkii fanka loogu talagay baa heesaya wwww layskama heeso ree borama ❤💘💋🙏🙏🙌🙌🙋 from muqdish🇸🇴🇸🇴 like dhac iigu siiya
@ismailboyka7703
@ismailboyka7703 4 жыл бұрын
Heestan 3M Markey Gadho Like hale ii saro.🤩🙂🤗
@ibrahincumar8134
@ibrahincumar8134 Жыл бұрын
11m
@masraxa3458
@masraxa3458 4 жыл бұрын
I'm from MERCORY✨🚩, i like Somali people' and Somali songs. This song makes me happy every time i listen to. Thank you 🇸🇴
@realazznibba3653
@realazznibba3653 3 жыл бұрын
I’m from Jupiter😍🔥
@nima3696
@nima3696 3 жыл бұрын
I m from Mars ..haaaha
@MOHAFILMS.14
@MOHAFILMS.14 2 жыл бұрын
Thank you we love you too from xaafada isku raran gaar ahaan luuqa maqaarka lagu keydiyo
@devnajah
@devnajah Жыл бұрын
thank you Aliens
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 11 ай бұрын
@@MOHAFILMS.14 😀😀😀😀
@hoodakaif9447
@hoodakaif9447 4 жыл бұрын
6m markey dhaafto ii taapo 👍👍👍👍
@user-nk5dt7kb8d
@user-nk5dt7kb8d 8 ай бұрын
Ma noshahay😂
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Ninkan yari waa talent. Heestanna waxaa loo duubay si ka duwan sidii soomaalidu wax u duubi jirtay. Boqortooyo
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 4 жыл бұрын
Waayo maxaad aragtay broda
@muscabsiyaad6090
@muscabsiyaad6090 4 жыл бұрын
Editing ka lama badin muuqaaladii fanaanku dharka isku badali jiry ma leh
@buurahaaloog3778
@buurahaaloog3778 4 жыл бұрын
Heestan inay heesta sanadka noqonayso cida igu raacsan Ree Boorama hanili arko
@nahlaqueen5764
@nahlaqueen5764 4 жыл бұрын
Ilike u 💋
@suhaybousmane3456
@suhaybousmane3456 4 жыл бұрын
Heesta sanadka 2019 wayba u qalanta heestan walaalkayow
@Inspire3hub
@Inspire3hub 4 жыл бұрын
Wa ay noqonaysa wala hupa bro
@dekobintuyusuf4061
@dekobintuyusuf4061 4 жыл бұрын
🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👍👍👍
@maxedjamamaxud2865
@maxedjamamaxud2865 Жыл бұрын
I love this song Still 20/7/2022 🤯🤯 haddaa iga damaysay like 👍 👌 😐
@sat0f848
@sat0f848 4 жыл бұрын
6milyan marka ay gaarto like ha iga xasdin jjjjjjjjjj.😂🇸🇴
@cuhpidzz
@cuhpidzz 4 жыл бұрын
Waaaaaw❤️❤️ wale reer boorame wax heeso ku gaadha Ma jiraan ❤️😍😍😍 anoo gabadh reer sanaag ah waan idin jecelahay reer boorama 🙌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏👏
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 4 жыл бұрын
@amyann2180
@amyann2180 4 жыл бұрын
Who cares
@arooosshow5039
@arooosshow5039 4 жыл бұрын
Thanks walashay
@omaryonis4701
@omaryonis4701 4 жыл бұрын
Wa dhab wlo wayo manta kaliyata sadex heesod aya so sareen xaga fanka iyo aqoonta inaga cilmi badan reer borame
@rahmaraaliya3397
@rahmaraaliya3397 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh naa halkana mayga soo horeysay kaltuun afka gooso
@nimoomar2504
@nimoomar2504 4 жыл бұрын
6 jeer hadaa dawatay hestaan like isaaar from o Toronto
@rashidmohamedahmed6764
@rashidmohamedahmed6764 4 жыл бұрын
Kkkkkkk xero qaxoonti baan ku jiraa saan Canada u imaaado sxb 😂😂
@disfrmeast
@disfrmeast 4 жыл бұрын
@@rashidmohamedahmed6764 😂😂😂😂😂😂 illhaye ha ku sahlo
@rashidmohamedahmed6764
@rashidmohamedahmed6764 4 жыл бұрын
Amiin dhammaanteen ba
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
@@rashidmohamedahmed6764 iinsha allah waad iman, process kana Allah hakuu fududeeyo.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
@@rashidmohamedahmed6764 Borama🌹
@Nuuraaani
@Nuuraaani 2 ай бұрын
Free Ismail dannan Who is watching 2024
@champeignpapi4453
@champeignpapi4453 4 жыл бұрын
am from ukraine i like this i used to hear my neighbours somali listerning it❤🔥🔥
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 3 жыл бұрын
Спасибо
@maxlopez1845
@maxlopez1845 3 жыл бұрын
Wil somali ah pedina difettosa on KZfaq fiirso ma musica familkeeyga rap italiano us style french i got It All walaal
@mssnasra3221
@mssnasra3221 Жыл бұрын
@@maxlopez1845 P0
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 4 жыл бұрын
Heestan maalinkay 9m gaadho wixii ka dambeeya like iyo subscribe ha la iisaaro😅😅😅😅
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 4 жыл бұрын
Wey gartay wana ku saray
@zaynumahamed6161
@zaynumahamed6161 4 жыл бұрын
Kusarnay bro😂😜
@abdaleyusuf4262
@abdaleyusuf4262 4 жыл бұрын
Way gaadhee naga hoo 👍👍
@nadraqurux8803
@nadraqurux8803 4 жыл бұрын
Kusaray caaaqow
@amalmumin9205
@amalmumin9205 4 жыл бұрын
Wey gaadhy waana Ku saaray
@queensacdio9172
@queensacdio9172 4 жыл бұрын
Ado hesta dawanaya hada comments aqrineysid like isar wlal 👇wan ku jeclahe jaal ma inoqon💋
@MohamedAli-sk1ws
@MohamedAli-sk1ws 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@funnyhuh4496
@funnyhuh4496 4 жыл бұрын
🤣🤣u made it wlh
@ilyasnur9923
@ilyasnur9923 4 жыл бұрын
like afsomali lagu radinayo qoftan kahor ma arag hhh
@mohakhaliifstylmastylman1330
@mohakhaliifstylmastylman1330 4 жыл бұрын
Hhhh anoo dhagesnaayaa like dhac kugusiiye maikaheesaa hhh
@queensacdio9172
@queensacdio9172 4 жыл бұрын
@@ilyasnur9923 kkkkkk
@abdirasakhussein4781
@abdirasakhussein4781 4 жыл бұрын
Ma ogtahay in ismacil danan uu yahay....... Hadad rabto in aan kuu sheego like👍ta soo saar. Waan soo baadhasho tagee😁😅
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 6 күн бұрын
2025 dadka daawanaayo waa idiin salamaayaa ❤😂👋21/6/2024/ daawanayaa
@rajabadde1037
@rajabadde1037 4 жыл бұрын
Fanankii ugu horeyay codkiisa iyo music giiska isku wato inta ila aragtay iyo inta iga danbeyso like ta isaara 🤘🤘
@rtgacademy403
@rtgacademy403 4 жыл бұрын
Ereyada: 100% Laxanka: 100% Codka: 100% Duubista: 100% Heesta: 100% RUUX KU JAMATAA JALKII KASOONTOO JIIF KA GUURTOO JOOGSAN WAYDEE JANOOY BILCANIDAAA, (X2) WAAN JIBOODEE JUUQSAN LIHIDAA, JIDHIDHICOODEE JALAQSAN SAMIDAA, OO JALBEEB WACAN JAAR LA IHIDAA, (X2) JAAH QURXOON IYO JAMAALSAN LIHIDAA JOOG DHAMAYSIYO JOHORADSAN SAMIDAA OO JALEECADA SOO JIIDAN OGIDAA...(X2) OO JALEECADA SOO JIIDAN OGIDAA...(X4) ........................ QUDH KULA JIRTAA KUBA JARAYNOO KUU JILJILICDOO KUUNA JEELANE MAAD KA JEESANI? (X2) WAAN KU JECELEE JAAL MA II NOQON? WAAN JIRANAHEE NAFTAN KUU JABAN, WAY JARAYSAAYE JEEX MA II NOQON? (X2) JAAH QURXOON IYO JAMAALSAN LIHIDAA JOOG DHAMAYSIYO JOHORADSAN SAMIDAA OO JALEECADA SOO JIIDAN OGIDAA... (X2) OO JALEECADA SOO JIIDAN OGIDAA... (X4) DHAMAAD!
@nabiilabashir2603
@nabiilabashir2603 4 жыл бұрын
thankz qoraal qurux badn
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Thank you wlal
@marwogul6796
@marwogul6796 4 жыл бұрын
Mahadsnid quruxow
@perhofali7556
@perhofali7556 4 жыл бұрын
Eng RT boqortoyo🙏🙏
@iam_zalman0726
@iam_zalman0726 4 жыл бұрын
Dadka likta u qalama wa adigo kale pro hore u so ,🥰
@abdiismail9624
@abdiismail9624 3 жыл бұрын
Danan waa fanaanka kaliya ee xaga laxanka, ciyaarta iyo mirahaba kadhisan. Noolow fanaan 💯 🇸🇴😎
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
After 2 Years Almost Hit 1O Million I Called This SonG The Return Of Danan👏💖 17 September 2021🎧
@walaalsd2937
@walaalsd2937 4 жыл бұрын
Intii jiif kudaaweneeso heesta like iisaar
@nafiso_nalka865
@nafiso_nalka865 4 жыл бұрын
❤❤❤👌👌👌👌👏👏👏🥰🥰kal iyo laab gurcadaakii so rogaaal celi wuuuuw maad kajeensani huunoow waan jiranahe nafta ku jari wey wey 🥰🥰🥰😰😭
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 жыл бұрын
5.5 million markee gaarto like isaara😊🎶🎤🎧👌
@sacdiyoismaciil8565
@sacdiyoismaciil8565 2 жыл бұрын
Asc
@user-fi6di3cr1o
@user-fi6di3cr1o Жыл бұрын
@@sacdiyoismaciil8565 wcs
@richkidtv9183
@richkidtv9183 3 жыл бұрын
Absolutely good song that's why I'm still here 2021 Jan 21
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
Team 2024 is muujiya😂😂😂 4>5>
@bilanahmed5854
@bilanahmed5854 4 жыл бұрын
Team waqal studio like inta iga danbiza yaan lis xasidin koliy ba akhrise😂
@anascayka2105
@anascayka2105 4 жыл бұрын
Alhmdulilah madowgu waa qurux wlh ilahow midabkeyga midii badasho haigadhigin🤲😥
@cabsicabsi5997
@cabsicabsi5997 4 жыл бұрын
❤👊
@salmamohamed629
@salmamohamed629 4 жыл бұрын
aamin abyo ilhay nagama dhigo
@mohakhaliifstylmastylman1330
@mohakhaliifstylmastylman1330 4 жыл бұрын
Sax waye walaal
@xabiiboxaaji9954
@xabiiboxaaji9954 4 жыл бұрын
😍😍😍
@adenaden5210
@adenaden5210 4 жыл бұрын
Maxaad isku cadaysay adigu kkkk ofcourse its beautiful wlhi
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
I’m from Neptune I know it’s complicated but I love Somali songs me and my man will come by UFO 🛸 to Somalia mmm 😋
@aminamxamud3267
@aminamxamud3267 3 жыл бұрын
10million makey gaadho like haila dhafina plz
@libaaxaduurkajiifa9722
@libaaxaduurkajiifa9722 4 жыл бұрын
*Inta* *igu* *raacsan* *inay* *noqon* *doonto* *heesta* *sanadka* *2019* *liketa* *soo* *qarxi* 👇
@maanomacalin9140
@maanomacalin9140 4 жыл бұрын
Heys tan waan kaheley
@fuadibrahim8427
@fuadibrahim8427 4 жыл бұрын
janooy bilcanida
@fadumaibrahim3061
@fadumaibrahim3061 4 жыл бұрын
it is nice song although I didn't 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇼😍😍😍 understand somalia language l it is my best song lam form kenya
@libaaxaduurkajiifa9722
@libaaxaduurkajiifa9722 4 жыл бұрын
@@fadumaibrahim3061 but your name is somali name are you joking
@nastehahassan4840
@nastehahassan4840 4 жыл бұрын
Libaaxa duurka jiifa ❤️❤️❤️❤️
@Hassan-qk8kl
@Hassan-qk8kl 4 жыл бұрын
MarNa ma xazuuztay Nabiga z.c w adigo comments bixinaya like igu Qabo Hadaad xazuuztay ❣❣❣
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 4 жыл бұрын
wallaal afka soomaaliga Z alphabet keena kuma jirto,waa s,xasusatay,shaqal gaab iyo shaqal dheer wax la dhaho waa leenahay.
@ahmedelmi1163
@ahmedelmi1163 4 жыл бұрын
Masha allaah
@nasroyariisey1441
@nasroyariisey1441 4 жыл бұрын
Scw
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 4 жыл бұрын
@@MrXamaraawi ISAR SUBSCRAB
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 4 жыл бұрын
@@nasroyariisey1441 ISAAR SUBSCRAB
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe Ай бұрын
Wll aynu u ducayno fannaan kena ismacil danan alle haka soo samatasaro xabsiga
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Boqortooyadii Borama Somaliland inaad Tahay Way kaa muuqataa Abtiyo Ismaaciil Danan😍
@najmaeidle6583
@najmaeidle6583 4 жыл бұрын
Tell me your social media
@narsiomar2590
@narsiomar2590 4 жыл бұрын
Inader benta maHaa
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Runta wllo Halyaygi boorama danan nin la tabay heesihiisi
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
@truth will set you free yaad cayaysaa wll
@abyanabyan1477
@abyanabyan1477 4 жыл бұрын
Somali American kkkkkk
@mokhoibro5035
@mokhoibro5035 4 жыл бұрын
I am from maroco I love Somali music
@geletoz
@geletoz 4 жыл бұрын
Sheeko 😂 am north Korean too and I like Congo music
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 4 жыл бұрын
@@geletoz 🤣😂
@geletoz
@geletoz 4 жыл бұрын
@@alfaalfa3165 lol somaha? Stupid iga dheh
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Waxu nacasanaa somalinimada ayuu ka faanaa hno caadi iska dhig
@mokhoibro5035
@mokhoibro5035 4 жыл бұрын
@@Faraxsanfaceedkaroon What is wrong
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 3 жыл бұрын
9M markey gaarto like ila siimara 🤜🏾
@fatmahassan7902
@fatmahassan7902 3 жыл бұрын
This gotta be the first Somali song to reach 7M views in less than a year 👏💯💯
@abdiwick567
@abdiwick567 3 жыл бұрын
Indeed. Its dope
@gediyovlagsmahomud7190
@gediyovlagsmahomud7190 3 жыл бұрын
@@abdiwick567 Lll0lo9ll
@aminaisse6507
@aminaisse6507 3 жыл бұрын
0 0 00:00 ioi jag äpplen. Ja ku kkk det är ju ingen som jag kjagklykkk 8...9 på atuu kkk det ärk0ku kviktigtkyviktigt i med you ii n jag itu ki i kkuu ku kuu ukyg iii jag har inte sett den den här ii
@aminaisse6507
@aminaisse6507 3 жыл бұрын
Jag 00 ut undeå 0likluulu0ililillilikk00koiloiliiiluli08kilå8å8låli0iiii800lk0
@aminaisse6507
@aminaisse6507 3 жыл бұрын
jag 88 och 9 det är typ iii jag det är viktigt 0 jag har inte hört sett oo i i i inlägget 00 i en 00 80 jag har 880kr 5 jag 0 00 jag 88 97 det jag jag jag det är 0 0 i00o00kiiki9l0i
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 4 жыл бұрын
Inta earphones ku dhagaysanaysa heestan like 👍😂
@nimoabdurahman598
@nimoabdurahman598 4 жыл бұрын
😂☝
@hamdihassan9644
@hamdihassan9644 4 жыл бұрын
fahad hamud welibo AirPod
@salmanducaale6081
@salmanducaale6081 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 4 жыл бұрын
Hamdi Hassan kkk kuwa ana u baahane isa so dhaafi lolz
@abdirisakosman8499
@abdirisakosman8499 4 жыл бұрын
fahad hamud hhhhhh hilarious. Yaa ku sheegay waryaa🤣
@Khalidd93
@Khalidd93 4 жыл бұрын
هذا الفنان يرقص بطريقة حلوه وعجيبه ، والاغنية برده جميلة ، ريي يحفظ الصومال واهلها ⁦🇸🇴⁩
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 4 жыл бұрын
😄😄😄 aamiin 😍❤
@simranyoutobe658
@simranyoutobe658 4 жыл бұрын
بس انتي اظن تعرف وتفهم باللغة الصومالي صح
@abdimohamed1141
@abdimohamed1141 4 жыл бұрын
اعتقد انك الصومالي وتفهم جيدا
@Khalidd93
@Khalidd93 4 жыл бұрын
@@simranyoutobe658 يخرب بيتك قول انت مش انتي 😅
@Khalidd93
@Khalidd93 4 жыл бұрын
@@abdimohamed1141 ومن قال عكس ذلك ؟ 😁
@xasananafi1234
@xasananafi1234 Жыл бұрын
Quranka ka mcn wllhi wll mcn♥️
@tamaamali4778
@tamaamali4778 Жыл бұрын
Chios 22 /09/2022🤗👌💥💢
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Legend welcome Back ismail danan❤ 🎶 Waqal WStudio 🔥
@mohamedzakisomali2834
@mohamedzakisomali2834 4 жыл бұрын
Yutub wan ka tagey
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
@@mohamedzakisomali2834 😂😂😂😂 Maxa dhacy wllo
@mohamedzakisomali2834
@mohamedzakisomali2834 4 жыл бұрын
Jogis malahan yutbka
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
@@mohamedzakisomali2834 🤔🤗 o maxa sabay mrka
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
@@bbenacnac Cmnti Wlba Oo bixi is dhaho adaa igaga horeya. Mxey ku dhCdey ppe💚
@Godsdaughter16
@Godsdaughter16 4 жыл бұрын
Love from ethiopian sister.. i saw you perform here in sweden on my somaliska friends wedding loved this music så i get your youtube from them🙌👏
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Hi
@ibrahimsomo2442
@ibrahimsomo2442 4 жыл бұрын
Velkommen 💫
@armaanboi989
@armaanboi989 4 жыл бұрын
Now u want to marry him
@abdikarimmohammed864
@abdikarimmohammed864 4 жыл бұрын
Emesegnalew mare🇪🇹❤🇸🇴
@cabdishakuurcabdullahi2670
@cabdishakuurcabdullahi2670 3 жыл бұрын
Ilove ❤👇 Soomali
@presidentofsomalia3891
@presidentofsomalia3891 2 жыл бұрын
If you are still watching this masterpiece in 2022 you're a lagend 😍😍🥰💗
@qalajiye8
@qalajiye8 3 жыл бұрын
Heestan markay 8m gaarto like ii saara ❤
@salahmohamed3774
@salahmohamed3774 4 жыл бұрын
Somali music of the year for 2019. If you agree with me then like it .
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 4 жыл бұрын
2020 anaa aftaxe. hadad iga danbaysay like tan lagu waashay maxd igu diidi bal ana lacagta ha la iso dire 😂😂
@adansuldan2540
@adansuldan2540 3 жыл бұрын
Af caleeeek waxay ayaaa hees la yidhaa dhashiii boorama
@zackbroofficial8413
@zackbroofficial8413 3 жыл бұрын
8m hadii ay gado like ta haa lii busho
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 4 жыл бұрын
Heestaan hadey 6M gaarto like hayla dhaafin
@nuredinahmed7801
@nuredinahmed7801 4 жыл бұрын
The best Somali songs I have listened in 2019 are Ismael Danan ""Jaleco"" and Maslax mideye "" Hore usoco"" anybody agreed plz thumps up
@canabetacadey702
@canabetacadey702 4 жыл бұрын
Nuredin Ahmed yeeees👌🏼👍🏻
@saidmohamed9792
@saidmohamed9792 2 жыл бұрын
Indeeed … to this day, I enjoy ‘em both
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 2 жыл бұрын
Suldan seraar bro 2022 👏👏👏👏
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 15 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 18 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Ismaciil Aarka - Adaa Ubax igu Dulbeeray Official Video 2021
5:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
DEG DEG NIMCAAN HILAAC OO MUQDISHO LAGU SOO DHAWEEYAY HADDA
18:10
Zaki honest Official
Рет қаралды 14 М.
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Ismail Dannan - Guur Khayr
4:31
Ismail Dannan
Рет қаралды 7 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 15 МЛН
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 73 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 635 М.
Көктемге хат
3:08
Release - Topic
Рет қаралды 161 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 353 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН