Deg Deg Islii Nairobi oo Lagu Kala Yaacay Maanta Iyo Somalida Qaar oo Qalalaasaha Dhinac Ka Kashay

  Рет қаралды 24,701

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

4 күн бұрын

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Sh Umal Oo Daah Furay ...
• 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
• Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Пікірлер: 54
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 2 күн бұрын
Dalkooda ha adan lama huraan waa caws jilaal
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 2 күн бұрын
Kor iyo hoos ba wax loogu sheeg somali hadii aan wax maqlayno dhibka waaba ka helnaa dad yar mooyaane allow umad degan oo akhlaaq wanaagsan leh naga wada dhig aamiin
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Күн бұрын
Aamiin alow
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 2 күн бұрын
Maad u sheegtaan oo fahansiisaan dadka wacyi geliya dsdka adinka inta gudi u sameysaan hee somali waad taqaaniine insha allah qeyr
@habibaomar5857
@habibaomar5857 2 күн бұрын
mahadsanid walaal, waa talo fcn waxa dhibka wado allaha naga qabto.
@falisa576
@falisa576 Күн бұрын
Dadku xagee aadaan hadii Hantidoda Ay ka tagaan waxay isku dayayaan Inay maalkoda iyo hantidoda Ilaashadaan.sheekhoow Allaha inku Xafido Nairobi meel fiican mahan Kuu kaayadu haday kacaan dadka Si sinan bay u filayaan
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 2 күн бұрын
Jzk Allaahu kheral jazaa yaa Sheikh Safiirka islaamka .
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 күн бұрын
Adeer hantidoodey ilaashanyaan waan ogyihiin ineysan jirin cid aysan uga hoydaan hantidooda ee sheeq cabsida jooji.
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 2 күн бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh,for the updates...
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 2 күн бұрын
Somaalida wexey ka helan qalalaasaha sideedaba ama tension ka
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 күн бұрын
Asc, Soomaalidu waxay ilaashan hantidooda, iskuma aaminayaan ciidanka lagtiisa.wbt
@user-dz4ti5ru8d
@user-dz4ti5ru8d 2 күн бұрын
جزاك الله خيرا
@hawobashir838
@hawobashir838 2 күн бұрын
Amee ameen shekha run buu ka hadlay iyo dantiina somaliyey is ilaliya waayo xabsi iyo dilal hala kulmina siba dhalin yarada wadankinii ma jogtaan war hoy joga aayar oo fariisa Mel intad nabdoontihiin wadan ajaniib iska aruuriya Alle haydin amaniyo adinkiyo intii islama
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 күн бұрын
Subxaanalaah Allah
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 күн бұрын
Somaliyeey guryihiina kulabta warka qaata
@user-mq1qm6qn6j
@user-mq1qm6qn6j 2 күн бұрын
Allaha idin salaama yeelo Aamiin
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE 2 күн бұрын
Subxaan Allah 😢🇸🇴🤲🏻🤲🏻
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 2 күн бұрын
illaahi ha idinka badbaadiya dhibka waxa uu Sheikh idinkugubaaqaaya qaata guryahiin aada khaasanta dumarka ha xaroodaan .
@aminayusuf5633
@aminayusuf5633 22 сағат бұрын
Soomaliida waa la dhacayaa waa in ey ilaashadaan hantidooda Somaliye ku duubanaad
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 2 күн бұрын
Ader ani bulkeyga inabad albabkabo maso istagin😂😂😂 Alla naga qaboojiyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Mooryaanti fowdada ku soo barbaaray ayaa Nairobi soo buuxiyey
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Күн бұрын
Subxaanalah
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 2 күн бұрын
Walle Somali iyagaa buuq abuurayaal ah xaqiiq
@deeqo123
@deeqo123 2 күн бұрын
Mahadsanid sheekh
@AbdalaDalmar
@AbdalaDalmar 2 күн бұрын
Qofka hantidiisa inu ilaalsada ufcn wayo dharaad townka Ciidan ayaga o joga askarta aya la dhacay
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 14 сағат бұрын
Somali ha kashakin waa Somali ma fahantay xriif
@abdirahmanahmad9810
@abdirahmanahmad9810 Күн бұрын
Thanks for the good report
@user-hg3np9hr1i
@user-hg3np9hr1i 19 сағат бұрын
Aamiin yarabi🤲🤲
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 2 күн бұрын
Waar soomaaliyay, dal aan dalkaagii ahayn waa dareen kujoog, ood kaadheer kuma dhaxan-tirto, kollay haddaad kiinya hanti kuyeelateen, lacagaha soomaaliya uxawisha, oo wax kagatabcada. oo haddii wax idinkakhasaarayaan 100/3 khasaara. ilka abeeso hoosbay kaxidhiidhaan. Waatan layiri, askar iyo shacab toonna ha aaminina.
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 Күн бұрын
Suuqa Hala😂furo haddii kale guryiinii taga please.l
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 күн бұрын
in ay qaxan bey jeclanlahayen ileen waa dad dhibka kahelah
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt 2 күн бұрын
@safiirka Waxa islii weeraray hal qof o madow ah kumajiro Wa Somali Dhalinyaradii aya rabo iney bililiqeystaan Waad ceebowdeen xaqiiqdii
@samirajirban7379
@samirajirban7379 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Күн бұрын
nacaskaan hadlayo maxaa ku qaldan somalid waa saxsan yihiin maalkooda iyo ganacsigooda bey difaacanayaan askari kenyaan ah la iskuma aamini karo.
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Күн бұрын
Canshur makacafineysa sharci kuxukuntaa kotoroban kunolow safaradadi anigey iagtaalaa seykuagtala adiguba sharci lagulajoga habenki dadka sharciga laheen masobaxaan dadkoda bilasharciga safarada lagahesta malintii ka adegto madama haben loo ogolen iney soobaxan kuimow nidaam kuwoda nidmka leh mabasaborada loosobadaley uqabata magafe basabor losameya somalida losobadalay basaborada neyrobi cirka jaran jaro saro qabilada basaborka mase qabilada afka ingiriska yayaqan isomar
@ashaabdirahman8269
@ashaabdirahman8269 2 күн бұрын
Maxay u ilalshan wayen ya og askarta laftigoda
@faaraxowcilmi4112
@faaraxowcilmi4112 2 күн бұрын
Ninkii.dega.daluusaan.lahayn.waa.dayoobaa.dushaa.lagararaa.sida.rAtivan.ee.dArkansas.taa.geilya
@abdullahiabdi4727
@abdullahiabdi4727 2 күн бұрын
Adhiganee maxaad radhineysee
@queendm1317
@queendm1317 22 сағат бұрын
Aqlaaq malahan somali badan kood
@Halgame334
@Halgame334 2 күн бұрын
HADHAAGI FAQASHTA GOD KEDA BIYO IGALEEEENN
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 2 күн бұрын
Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n 2 күн бұрын
Oydee wax kle matarti faqash maxkaxdii intay kaa washay ayaad kuwaalatay oran ban ahy io amxaar
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 Күн бұрын
Ma dad baa waa xawayeeen. Somali waa dad daciif oo Ann jiren.
@abdullahisaid316
@abdullahisaid316 2 күн бұрын
Adigu maangab aya tahay dadku ganacsigoda ayey ilashanayan
@casiocurious8744
@casiocurious8744 2 күн бұрын
Subxana'Allah qoraal xumidaa
@JamaMohamud
@JamaMohamud 2 күн бұрын
Lacagtii soomaaliya laga soo dhacay ayaa soo gashay Nairobi, war hooy lacagta lasoo dhacay ee laaluush ka iyo qurun ka ah halaga ilaaliyo kenya.
@CashoCandiraxman
@CashoCandiraxman 23 сағат бұрын
Maxakaqaldan maxay tahay yaa isku aaminaya adoomaydaan kwrn adookamaqan hadii laboobo balse Marka aad joogto ugu yaraan wax un waad kacaynsanaysaa
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 2 күн бұрын
Faqash jabtay Kenya argagixisada xasan duufle hogaaminayo ha iska qabtaaaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Waad ku waari Ciilka
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn 2 күн бұрын
😂😂😂saxiix abayo iyagoo cuqdad somali qaba naftu deyn markasaa dixiri cuqdada ka jeexi cuqdadland 😅😅​@@batulasmail8261
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 2 күн бұрын
Afka laga hadlaa taaha yarayso xoolo yhow qotiga
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
AFDUUB IS BADBAADI GUUSHAADA AYAY KU XIRANTAHAY
12:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 246 М.
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
DAGAALKA GAZA | HEZBOLLAH - IRAN - ISRAEL WAR  HALIS CUSUB
14:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
Guursada Oo Suuqa Ka Fadhista, Raga Quruxsan Hablaha Ka Ilaaliya Sh Xassaan Abu Salmaan
7:37
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 350