Ismail Dannan Rasamaal Official music video

  Рет қаралды 2,673,920

Ismail Dannan

Ismail Dannan

3 жыл бұрын

Ismail Dannan - Rasamaal Official Music video 2020
Produced and Directed by: Biillboard (Ayanle Omarali)
/ biillboard
Behind the scene footage and pictures: Robin Phil
/ robinpihl
/ entertainmo
Music by: Ismail Dannan
/ ismail_dannan
/ dannanismail
Laxanka: Farah Said
/ kaamahiil
Ereyadii: Eng Said
/ eng.saed1
profile.php?...
Sponsored by: Ocean Recordings
/ ocean.recordings
Crew:Jaylaani
/ jaylaani1
profile.php?...

Пікірлер: 2 700
@shaakiraxmed2994
@shaakiraxmed2994 3 жыл бұрын
Hees kasta oo macaan waxa ka macaan Qur'aanka aLLeH ❤️❤️🤲♥️♥️
@ifraaxcaliaadan1508
@ifraaxcaliaadan1508 3 жыл бұрын
haa waa run wlhi kalamka alle wax ka macsn ma leh
@samirali166
@samirali166 3 жыл бұрын
Waa runtii lakiiin waad ku dawarsanaysaa. Waa dambi kuwii lasheegay ha noqon like baad ku dawrsanaysaa quraanka
@cabaneyare9333
@cabaneyare9333 3 жыл бұрын
Adigaga quranka mesha kenaya ayaba udaran tuugsiga quranka halaga dayo
@nuradinomer2181
@nuradinomer2181 3 жыл бұрын
Quraanka meshiisa udoono halkan mhe coonow like iyo reply ha raadine
@hoodoibrahim177
@hoodoibrahim177 3 жыл бұрын
Relly
@muhmedsehel5239
@muhmedsehel5239 3 жыл бұрын
Taagerayaasha alfanaan dannan Like iisara . The best only Somali Singer
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 3 жыл бұрын
Hees wal iyo wax kasta oo la dhagaysto waxaa ka macaan quraanka kariimka ❤ ilaahoow xaqa na garansii Aamiin Aamiin
@alimohamed9960
@alimohamed9960 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@hanicabaashaniizha5528
@hanicabaashaniizha5528 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@hamzejamac1271
@hamzejamac1271 Жыл бұрын
Fanka dhan samaroon ha lo dhafo 😅🎉
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Oo markaa heesihiina wad dhagysanaysaan quraankiina waad diidaysaaan inta quraanka jecel like
@ridwaanmoha3895
@ridwaanmoha3895 3 жыл бұрын
Adiga mxa ka so doonty huuno
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Ridwaan Moha because nabigu uxuu idhi is waaniya
@ridwaanmoha3895
@ridwaanmoha3895 3 жыл бұрын
I know bowe waan ognhy lkn like maxa ugu rebi wayday😂😂😂
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Ridwaan Moha hadad like saarto nabiga waad jeceshahay
@252uTeach_
@252uTeach_ 3 жыл бұрын
@@mrwakhti7733 😂😂😂😂nin weyn😉
@igucaawi50ksubscribers30
@igucaawi50ksubscribers30 3 жыл бұрын
This guy made us all proud somali people. Another generation in somali music...
@amiraasim970
@amiraasim970 3 жыл бұрын
Adoo sidaas u og maxaad kadhagayaanaysaa ileen meshad kujirto quraan laguma akhrineyn ee
@mohamedkader9895
@mohamedkader9895 3 жыл бұрын
Adu maad waalantahay maxaad quraanka u garab dhigaysaa hees xun oo xaraam ah
@waxcusubchannel559
@waxcusubchannel559 3 жыл бұрын
@@mohamedkader9895 haday xun tahay maxad I dhagaysanaysaa
@mohamedkader9895
@mohamedkader9895 3 жыл бұрын
@@waxcusubchannel559 walalo bani aadam ayan ahay oo waan ogahay inay xuntahay lakiin shahwadaa iqaaday wan iska kari laayahay heesaha
@mohamedkader9895
@mohamedkader9895 3 жыл бұрын
@@waxcusubchannel559 lakiin waxan ka xanaaqay ninkaa quraanka heesaha barbar dhigaya
@xamdiqueen1928
@xamdiqueen1928 3 жыл бұрын
1m marky garto like isar somali maxamed ♥️🇸🇴☝🏽
@arawelo1269
@arawelo1269 3 жыл бұрын
🤣
@abdallamurcanyo3954
@abdallamurcanyo3954 3 жыл бұрын
Inta quraanka jecel lkta ii saara 🥰👋👋
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
Ismaciil legend ninkan heesaha maraykanka ayuu naga barajeyey reer borama ismuujiya🥰🥰🥰😍😍
@amaldagan5919
@amaldagan5919 3 жыл бұрын
Ninka kaliyeen kufano weyab
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 3 жыл бұрын
Wankan 😂🖐🏼
@abdidacar4095
@abdidacar4095 3 жыл бұрын
Hore usoco ismaaciil reer boorame salaam gobeed walaalayaal. From laascanood
@Yahye8985
@Yahye8985 3 жыл бұрын
@@anuushwacays4883 meel walba ma taagan tahay aduh
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
@@Yahye8985 xageed igu aragtay😅😉
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 3 жыл бұрын
danan fanaan isku kalsoon inuu yahy hadaa aaminsantahy ismuuji I'm waiting more songs king 🥰🥰🙏
@mustafecismaan8724
@mustafecismaan8724 3 жыл бұрын
Nabiga inta kusaliyah inta jecel (scw)❤❤❤❤❤❤❤
@blinkarmygirl2801
@blinkarmygirl2801 3 жыл бұрын
scw
@sheymamaxamedsheymamaxamed4538
@sheymamaxamedsheymamaxamed4538 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw 🥰
@MohamedAhmed-se7ed
@MohamedAhmed-se7ed 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 3 жыл бұрын
''Markay one million gaadho waxaan unaahnahay 50 qof oo subscriber isaara somalinimadu waa qab,,
@maxamedcaduur3630
@maxamedcaduur3630 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh 😍😍😍😍😍😍😆😆😆😆😆😘😘😘😘
@abdulazizziiso2637
@abdulazizziiso2637 3 жыл бұрын
*Khabiir ka faalooda arimaha jacaylka mxd igu dhiiri galin lahayd walal😂😍*
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 3 жыл бұрын
Waar wllkayow maxad samysay😂😂
@hamseali313
@hamseali313 3 жыл бұрын
WALALKYW WXAY OOHINTAZI😂😂😂
@anabchannel3670
@anabchannel3670 3 жыл бұрын
@@hamseali313 wllo subscribe igu cawi please 🙏♥❤
@koutharurooon3420
@koutharurooon3420 3 жыл бұрын
Maxa ka faide mavio
@ayaanadan2985
@ayaanadan2985 3 жыл бұрын
Wax kale ilaahay noogu dhaari waaxay like tan aad baryeyzaa bro qosolbad nagu dhafizee
@Corleone9
@Corleone9 3 жыл бұрын
So humble , creative and always challenging himself . Somali community is lucky to have you . Talent
@hanimohamed758
@hanimohamed758 3 жыл бұрын
L
@bushraali622
@bushraali622 3 жыл бұрын
𝐖𝐨𝐨𝐨𝐨𝐰 👏👏👏👏👏
@mohaslat5477
@mohaslat5477 3 жыл бұрын
MashaAllah I agree ☝️
@WEHLIYE
@WEHLIYE 3 жыл бұрын
Can you tell us what the reason you said that mr THE DON ??
@Corleone9
@Corleone9 3 жыл бұрын
SOOMAALI WEYN OFFICIAL he can sing and perform in way most of the somalis cant. Just him n Guled simba.
@khaalidmaxamed5464
@khaalidmaxamed5464 3 жыл бұрын
Alleh muslimta Plastine , iraq, surya, yemen , usbagistan, somalia iyo cidkastooh dhibanba aleh dhipka hka dulqado , , , liketa , and aminta ha kla.bakhylin
@artawea1262
@artawea1262 3 жыл бұрын
Amin
@cabdiwaasacdy386
@cabdiwaasacdy386 3 жыл бұрын
Amin
@wardakiinofficial974
@wardakiinofficial974 3 жыл бұрын
Amiin
@hebohebo6703
@hebohebo6703 3 жыл бұрын
Aaaaamiin aaamiin
@asmacabdilaahi4540
@asmacabdilaahi4540 3 жыл бұрын
Amiin
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali 3 жыл бұрын
In general I support Mr Ismail Danan and his songs give me a special feeling and I enjoy listening to them. I wish you all the best.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Nafta tii u roonayd RABBI iigu deeqeey Ra'yigaaga wacanbaa Huunooy i raali geliyee Sidaan kuugu riyaaqay Adna iigu roonow Ruux daydii baad tehee Wowoo Ohoo Hooo Waxaad La tahay rafiiq Rubada beerkiyo wadnaha Reexantan i deeday Qudhaad raasmaal u tahay×2 Wowwo Owwooo Oowwoow YOU IN ALWAYS BE IN MY HEART Rays Lagu nagaadiyo Nolol raaxadeedaay Tuu raxmaan i siiyaay Ma huraanta runta ahaeey Xuural caynta dunidaay Nasiib tuu inoo heey Ohooo Ohooo Ohoooo Waxaad La tahay rafiiq Rubada beerkiyo wadnaha Reexaantan i deeqday Qudhaad raasamaal u tahay. ======================END. SALA CALEE!. waa sidee Saani.😂❤️
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 3 жыл бұрын
scw
@suldananajmahappy37
@suldananajmahappy37 3 жыл бұрын
Scw
@majidkaran8720
@majidkaran8720 3 жыл бұрын
scw
@apdirashiidrashkaofficial6
@apdirashiidrashkaofficial6 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@hamzekyg2835
@hamzekyg2835 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@ahmednasir8335
@ahmednasir8335 3 жыл бұрын
Nabiga inta jecel plz like saara😢❤❤❤❤❤❤❤
@ruweydosabriye3416
@ruweydosabriye3416 3 жыл бұрын
Scw
@ahmeddaaroodjr2581
@ahmeddaaroodjr2581 3 жыл бұрын
scw scw scw scw
@Asia-zz4dd
@Asia-zz4dd 3 жыл бұрын
Scw scw
@cabdiwaasacdy386
@cabdiwaasacdy386 3 жыл бұрын
Bro nabiga scw in lgu sliyo like haku radsan ilhy hkuso hnuniyo
@abdimohammed9860
@abdimohammed9860 3 жыл бұрын
Dhadhan kaa taa waas hees comentigeeda maa kuu radsane like dhadhan yahow
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
You ill always been in my heart... ❤🥺 What a song.
@ridmax7978
@ridmax7978 3 жыл бұрын
This guy is on another level. He is dancer singer, vocslist, song writer. Proud that he is somali
@abdulahikulane1668
@abdulahikulane1668 Жыл бұрын
@MUBAARIK___MMC
@MUBAARIK___MMC 3 жыл бұрын
Inta ismaaciil danan bood boodkiisa jecel like iisaara👍🏼😂😂
@abdi-rahmanahmedkayse458
@abdi-rahmanahmedkayse458 3 жыл бұрын
Inta quraanka jecel like ii saara .
@ahmednoorali9953
@ahmednoorali9953 3 жыл бұрын
Dadka dhahayo ilaah kugu dhaeshe nabiga hada jeceshy like isaar maxa idinka si ah meeshaas miyeyba like ta idinka gashay
@flashymj6679
@flashymj6679 3 жыл бұрын
I’m telling you now, this going is definitely changing the music industry by his talent.. the day he has back up dancers is over for any singers... may we all witness that..
@overtothisside504
@overtothisside504 3 жыл бұрын
Ameen 😂😂
@mohametshibiin8612
@mohametshibiin8612 3 жыл бұрын
Waa maaalin jimce ah 25/9/2020 inta ila sugaysa like Aakuwada Salina xabiibkeenii Scw like🤗🤗🤗🤗
@haniithadiamond3019
@haniithadiamond3019 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
Scw
@jihaanjihaan2837
@jihaanjihaan2837 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@xamsebulshaawiofficial7512
@xamsebulshaawiofficial7512 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@aaminaahmed673
@aaminaahmed673 3 жыл бұрын
Zcw
@muatafadaud7190
@muatafadaud7190 3 жыл бұрын
This guy is singlehandedly changing the Somali music ..and I am here for it!!
@Adhiile
@Adhiile 3 жыл бұрын
Thats true, and this is just the beginning!
@muuzeabdi2169
@muuzeabdi2169 3 жыл бұрын
Ismaciil Danan wxpa Lagama Qabn karoH Legend Hore Usocod Baladhan like Tageraha khaas U ah Danan
@nuunexaaji5776
@nuunexaaji5776 3 жыл бұрын
Aaway video vaar 😂😂😂
@biillboardstudio
@biillboardstudio 3 жыл бұрын
I know i know 😉
@c.m.cjecelow1812
@c.m.cjecelow1812 3 жыл бұрын
Please heestan musicgeda noso dhig please Ismacil danan yaa ila qabo fikradan
@realdeeqzi
@realdeeqzi 11 ай бұрын
Legend😍🤩🥰
@dabayl772
@dabayl772 3 жыл бұрын
Ismail danan is a breath of fresh air in the modern Somali music. Keep going baan ku leeyahay wllo🔥💯
@mohametyoyo8526
@mohametyoyo8526 3 жыл бұрын
Hees kasta oo Mcn waxa ka mcn quraanka alleh♥️❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Firts manta 🏃‍♀️🤣san u soo ordey hadad ogaan lahaydeen like ilama dhaafteen somali maxamedeyy yan la is xaasidin imikaba dhac ku sii😍🤟👍🔥
@oomanesaw5566
@oomanesaw5566 3 жыл бұрын
Like iyo subscribe labadaba isku darso iyo comments 😁
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
Wan ku ogahay inad youtube ka dhex seexato 😂😂😂😂
@munierqader4171
@munierqader4171 3 жыл бұрын
Naago waa wayn oo like tuugsanaya halkana laga hela😂😂😂😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@munierqader4171 😂😩🤣ku dar walibana subscribe ma ceeb hadii la tuugsado😉
@abdishakurali918
@abdishakurali918 3 жыл бұрын
Danan is an other life of his own be for forgettable...
@zulubambaata6558
@zulubambaata6558 3 жыл бұрын
Je suis ici grâce à tik tok 😁😁😁😁 je kiffe le son, une 🇨🇲🇨🇲🇨🇲🇨🇲 c'est l'Afrique qui gagne 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@dawitabi2804
@dawitabi2804 3 жыл бұрын
I am eritrea 🇪🇷 love you this song you are 💪🎤☝️Somali boy Somali
@ismailebrahem9721
@ismailebrahem9721 3 жыл бұрын
Inta Iyagoo Heesta Dhageysanaya Hadana Coments-ka Akhrinaya Like-ta Iisaara 😂
@mrhoryaal
@mrhoryaal 3 жыл бұрын
Diidey troller yahow hhh
@hassanoscarlyrics4792
@hassanoscarlyrics4792 3 жыл бұрын
Iga qoslise Anoo dhageysanaayo aqraaye wle 😂😂
@ceelmedia3470
@ceelmedia3470 3 жыл бұрын
Isaar zxp like
@mariaomar8809
@mariaomar8809 3 жыл бұрын
Me hhhh
@khawlabeautymake_up2663
@khawlabeautymake_up2663 3 жыл бұрын
😂😂
@hamzikvlogs4700
@hamzikvlogs4700 3 жыл бұрын
Ismail danaan inoo musician yahay intaa aqoon u leh like isaar ✌️✌️
@cabdiqasim1251
@cabdiqasim1251 3 жыл бұрын
Habenkii furinle shahaadada siinaye ayan dawanaye
@abdallamaxamed1333
@abdallamaxamed1333 3 жыл бұрын
Hᴏʀᴀ ᴜ ᴏɢᴀᴀ ᴍxᴀ ᴋᴀ ɪɢᴜ sʜᴇɢᴇᴇ 👉🤣🤣_sᴏʀʀʏ ᴋᴀғᴛᴀɴ ʟᴇ ᴡʏᴇ __✊
@hannamohamed8329
@hannamohamed8329 3 жыл бұрын
hbenkii lasiisay ashahada ayaan jogayba
@hamzikvlogs4700
@hamzikvlogs4700 3 жыл бұрын
Abdalla Maxamed waan ogahay
@hamzikvlogs4700
@hamzikvlogs4700 3 жыл бұрын
Hanna Mohamed maad hubtaa
@caaqilali269
@caaqilali269 3 жыл бұрын
Fanaanka sanad in uu yahay ismaciil hadad igu raacsantahy like isaar💚
@Saicheke
@Saicheke 3 жыл бұрын
Nnook
@najminaqueen1907
@najminaqueen1907 3 жыл бұрын
Ma wankahe laa codkaa hadankuhanan lahaa cil maqawee intenkahelaa cdè🤞❤❤💖100basent
@omarahmed83
@omarahmed83 3 жыл бұрын
Qaar ayaa qur'aanka like ku raadinaya, waad edeb darantihiine fadhiista, midakale heesuhu waa xaaraan wadaado waalan ayaa la yimid ee qur'aanka laguma sheegin
@kareemhd1749
@kareemhd1749 3 жыл бұрын
ومن الناس من يشتري لهو الحديث ليضل عن سبيل الله... Aayadaas ayaa ka hadlaysa music
@mahadabukar1316
@mahadabukar1316 3 жыл бұрын
Subaxanalah hees xaran iney tahay Quranka walagu shegay e diinta hanabin
@princehaaji3969
@princehaaji3969 3 жыл бұрын
Wr nio say wax ka yhn xitta quraanka kama fakanayee Sbxnllh somali waad thy diintana waad ku dhalatay xaged ku noleed
@fure9777
@fure9777 3 жыл бұрын
No Neked girls💃 No Cars 🚙🏍 No Drogs Musik 🎶 100% Style 100% Voise 100% Danan 🤴
@adnoabdullahi3090
@adnoabdullahi3090 3 жыл бұрын
Weweew best rank
@justnow7263
@justnow7263 3 жыл бұрын
Somalis always not make what you talk about. Stop copying hhhh
@sahromaxamud9776
@sahromaxamud9776 3 жыл бұрын
Comments ka hesaha reer galbeedka laga bixiyo nola imatay No dog kulahaa😂😂
@user-mv3yw8xy3u
@user-mv3yw8xy3u 3 жыл бұрын
Thats what we call tallented man he is every thing
@leomo8105
@leomo8105 3 жыл бұрын
Abdirisaq forlan English waad kufsatay
@greatshidane
@greatshidane 3 жыл бұрын
Midkaan yare waa legend usoo baxey geeska africa waad arki doontaan asago progemyo la qaban doono tvyada wa weyn ee aduunku respect ebow from Somalia🤙
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 3 жыл бұрын
Ayaanle billboard best somali cameraman iyo ismaciil danan dhashii Borama oo is heshay
@maxamedmuqtaarzeytuun7338
@maxamedmuqtaarzeytuun7338 3 жыл бұрын
Fankeena. Somaliyed Ninkaaan inuuu horumar kuwada yaa ila arko🙏
@abwaanjeexow1685
@abwaanjeexow1685 3 жыл бұрын
This guy is bringing some thing new to our Somali music industry and here we are supporting you .. Hit like if you support Ismail danan 🌍💯💯🔥🇸🇴🔊
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Ethiopian cml uhesayaa ninkaan funny waaye
@Hana-997
@Hana-997 3 жыл бұрын
Horta like ku siiyayee maxay tartaa .
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
@@Hana-997 hhhhhhhhh niyaduu kudisanaa qofka abayo mcn adi maanta 20k like hadii lagu how will you feel
@thesilencevevo9839
@thesilencevevo9839 3 жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 same thing bro
@amuniabdirahman8263
@amuniabdirahman8263 3 жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 ,
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 3 жыл бұрын
Ismaaciil danan legend kii Borama SAlan sare🙏💯💫🥰
@hodanmohamed7234
@hodanmohamed7234 3 жыл бұрын
Am in love with this song plus the style of the song and of course the place. It’s wow
@nezlihangabriel6376
@nezlihangabriel6376 3 жыл бұрын
Dadju somalien ismael danan✌✌❤😘😘😘 sida kuwad fanan buxa
@sharmaakeilyaas1560
@sharmaakeilyaas1560 3 жыл бұрын
Ciyaaal ree borama mee abti like igu sharfa iyo somalida kaleba✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️Musik by Ismaciil danaan 💯 cod 💯 erayo 💯
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 3 жыл бұрын
Anigoo ah wiil somaliyeed waxa idin ka codsanayaa in✌ like✌ inaad isaartaan
@ayaancabdi5892
@ayaancabdi5892 3 жыл бұрын
maxaad kaafidaysaa
@salmankulmie3348
@salmankulmie3348 3 жыл бұрын
Danan ain’t shy u can tell he is passionate and not awkward like most somali artists. Be ur self then ur uniqueness will come out, that’s what he did and look a whole legend has come out congrats bro. Danan, simba and Didi naji. The knew legends well done boys 👏🏽👏🏽👏🏽
@jamazprince6744
@jamazprince6744 3 жыл бұрын
What a heart touching melodies! Such young talented living legend. Never get bored listening to this song. Simply you are professional. Period!
@maftuxmohamed1132
@maftuxmohamed1132 3 жыл бұрын
this guy is becoming a legend in this era with only 1 year on the industry.
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 3 жыл бұрын
In one year 😁😁😁 i was listening his songs in 2014 and he was member of the xidigaha geeska..
@starry5275
@starry5275 3 жыл бұрын
@@mahmetziad3607 usheeg dadkan Moda inu hada so galaxy fanka 😂
@abdulmohamud7685
@abdulmohamud7685 3 жыл бұрын
@@mahmetziad3607 To be fair, that era of his career should be canceled all together.. Its after he reinvented himself that he has climbed to new high levels... His style now ia very unique!
@hamzekyg2835
@hamzekyg2835 3 жыл бұрын
Irish Faculty In Where ?
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 3 жыл бұрын
In one year maxaya? Waar ninkani illaa 2014 buu heesayay dadka iminka bartayow. From Booraama to Hargeysa to Germany to Sweden.
@mumtaazfeyzal5086
@mumtaazfeyzal5086 3 жыл бұрын
Kan ma rooxana ku so daga😋😋😂😂😂😂I like wlhi Ismail danan another level
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 3 жыл бұрын
rooxaanti waweynayd aya kuso degtay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yyussufadhan6624
@yyussufadhan6624 3 жыл бұрын
Mumtaz kuqado ruxanta..kkkk
@ayandegen9665
@ayandegen9665 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wan Qoslay wllhi
@khaalidayaanle6675
@khaalidayaanle6675 3 жыл бұрын
Isagaba ah rooxaanta fanka
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 3 жыл бұрын
Ninka wa wata 🤣😍
@shaahwithshire2469
@shaahwithshire2469 3 жыл бұрын
This guy is elevating Somali music. Charming and very talented. Keep it up buddy.
@fatumadagan9616
@fatumadagan9616 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaw heees aan cadi hayn music somali mahan wa hab Casri ah waaw horay usoco fanankena
@Gadhay
@Gadhay 3 жыл бұрын
✌γου ωill Аlωαγs ье iп мγ неαгт❤
@ceelmedia3470
@ceelmedia3470 3 жыл бұрын
Isaar sxb like
@mohanasir1838
@mohanasir1838 3 жыл бұрын
ciyaalkaan firi aqas
@bunkacade4532
@bunkacade4532 3 жыл бұрын
Dharta ka day paro
@Gadhay
@Gadhay 3 жыл бұрын
@@bunkacade4532 oκ рготнег
@nimcoqurux9865
@nimcoqurux9865 3 жыл бұрын
Bismilaah Shaydaanka Iska Naar Wllo
@abdirahmanmoh6382
@abdirahmanmoh6382 3 жыл бұрын
Horta mxad like iguh dhiri gelin weysan wllkin oh kle bn ahee haygla bakheylin inta salada jumce soh tukatey alle hakah aqblo
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 3 жыл бұрын
Another level majiro fanaan somaliyeed oo saan uheesi kara walhi waanaga waalaysaa danan🔥❤
@happylove152
@happylove152 3 жыл бұрын
He put somali music to whole new level that's a talent .👍👍😘😘🥳🥳🥳
@zamzamdaudborai4636
@zamzamdaudborai4636 3 жыл бұрын
Wilkan iyo Qamar sugani fanka waxbey ka badalen keep going
@horntrends8628
@horntrends8628 3 жыл бұрын
ONE OF THE BEST SOMALI ARTIST IN THE MOVE .
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
king of Sweden 🤴🏽❤🇸🇪
@simanmuxiydiinfarax9128
@simanmuxiydiinfarax9128 3 жыл бұрын
Reer Awdal meel walba way ka muuqdaan.My blood is muujiya🎸🎷🥁🎻📢📢🔊🔊🎹🎹🎹🎹
@kariemabubakar4304
@kariemabubakar4304 3 жыл бұрын
Duriyadi samaroon siciid ❤️ 👇
@hamzeahmed6124
@hamzeahmed6124 3 жыл бұрын
Danan is on his way to be an international singer for the whole world.
@hamoudibinsomali5800
@hamoudibinsomali5800 3 жыл бұрын
Wlaaahi keligey baa saa ku fikiraayay. I can see what is doing is crazy and have never before
@ugaasadii
@ugaasadii 3 жыл бұрын
Inabtiii👋😂
@falisaden9055
@falisaden9055 3 жыл бұрын
@@hamoudibinsomali5800 q1qqq1qq1
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
Waxaan dawaday wareesi abdihafid iyo Ismail danaan wlhi cajiib mabo ka Caji daysid Waa qof qalbi fiican fanaana Musition ah nooloaw wall in badan well done brother ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mukhtaarsandheere
@mukhtaarsandheere 3 жыл бұрын
Qakbaa cusub ee heesta kaga duwan tahay kuwa Soomaaliyeed hadaad la yaabtay fagtii hore like ta ku dhifo
@bahjobilan7410
@bahjobilan7410 3 жыл бұрын
Wlhi aniga heesihiisa wx idawasiiyah jaska lyabka watah inta ila midah like saara👍🏿😘keep going king
@asalaxlaamchannel51
@asalaxlaamchannel51 3 жыл бұрын
Another level for us as Somali ❤️ 🇸🇴
@baashiyare6527
@baashiyare6527 3 жыл бұрын
Correct wlhi
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 3 жыл бұрын
Somali music to the world waan maqli jire balse hadaan arkaa😜🤩🥰 aboowe mcn hore u soco
@mohanzo2381
@mohanzo2381 3 жыл бұрын
This guy is taking somali music to another level...😊
@akramainab8721
@akramainab8721 3 жыл бұрын
This Guy number one in Somali singer's Loved loved
@minaaliabdou4675
@minaaliabdou4675 3 жыл бұрын
This real thing
@fadumoina2810
@fadumoina2810 3 жыл бұрын
Fanankan waan ku fana walahi ay alow ku daa inta ismacil danan jecel like hayla dhafina huno
@lulabukar
@lulabukar 3 жыл бұрын
So underrated. Top Somali singer and performer. You deserve to be on such a larger platform bro! Waiting anxiously to see you succeed. MashAllah. #talent💯
@mohmedameen9788
@mohmedameen9788 3 жыл бұрын
😎
@user-ff8gj8vi3n
@user-ff8gj8vi3n 3 жыл бұрын
Hi girl how is life
@ibrahimzam4362
@ibrahimzam4362 Жыл бұрын
Wow wow excellent chance et belle voix magnifique osi adorable fecilicitaction bravo cher frère qali 💥💥💥👍👍👍😘😘
@nazagaza5001
@nazagaza5001 3 жыл бұрын
I like him wlhi he is shining Last years and like how is his reactions wlhi he is the best one of our fanaaniinta❤🥂⭐
@Mohamed_Haajie
@Mohamed_Haajie 3 жыл бұрын
Ninkan hesaha dadow qadayaaa
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
I agree
@maxakagalay9416
@maxakagalay9416 3 жыл бұрын
Somali music to the world 🤩🤩
@mustafembc
@mustafembc 3 жыл бұрын
Awdal one love💖💖💖💖
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
I love the dance of this singer hi is so talented and beutiful voice of real man izmaiL danan🇮🇹🇸🇴🇩🇯🇪🇹🇰🇪💯
@najiibqari8901
@najiibqari8901 3 жыл бұрын
wxn ahay ismacil danan macalinkiisi ee bal hal mar iisaara shuulka 🤴🏻
@ayanalimohamed1831
@ayanalimohamed1831 3 жыл бұрын
Ismaaciil danan macalinkisa suulka haku danbeye ma Adaa Barry dheeshan Madaxa iga dawaqisay mashatiga wariiri logu shubay isjajabis badanaa
@najiibqari8901
@najiibqari8901 3 жыл бұрын
hhhhhhh last dance weeye faratagtag aa la dhahaa apaaa😂😂😂
@Kadir_apdi
@Kadir_apdi 3 жыл бұрын
Ismail danan fananka 2020 ugu shidan inuu yahy inta igu raacsan is muujiya👍☑
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 3 жыл бұрын
Fananka 2020 Runtii Qamar suugaani weeye
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 3 жыл бұрын
IntY hees geystaan ay soo dhaxgalan ku leeyhiin inta quraanka jecel like ii saar anu ma garanyo wax ay u kordhiso lkn waxa qrux bdn vedio quraana wll geyso markaa hadalada qor idinkoo raaliya Iyo dadka qaar soo qoraya allaan kugu dhaarshe like ii saar wlloyaal waxasi aan iska deyno Waad mhdsntihin♨
@aaminaaamina3686
@aaminaaamina3686 3 жыл бұрын
❤❤❤❤😘😘🇸🇴
@walalkaaceebtiisaastur
@walalkaaceebtiisaastur 3 жыл бұрын
Yaa iigu raacsan in ee dhaafi doonto heestan 1 million 💪👏
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
I am Borama Team bOrama is Muujiya Ismail Danan Legen✅
@fargetofargeto5494
@fargetofargeto5494 3 жыл бұрын
If you throw away the R in Borama, you get Obama. Like Saara. Lol
@jackpower4843
@jackpower4843 3 жыл бұрын
Don’t claim we know he is from but fanan is fannan. We love him. From Djibouti
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Zaki Moussa i know pro but i am not somali
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 3 жыл бұрын
Our New Super Star Qiimuhu Leyahy Yarkan Dadkii 2014 Garanayay Baa Garankara 🤩🥰👍
@zalmaanhassan9366
@zalmaanhassan9366 3 жыл бұрын
Ado jifa hdd dawanaso lke dhac igu sii 😂😂😂
@abdirahmantargetofficial901
@abdirahmantargetofficial901 3 жыл бұрын
Sidoo kale adna like dhac igu sii adna
@bashirsheikabdibashircabdi2559
@bashirsheikabdibashircabdi2559 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@sayidcatoosh6515
@sayidcatoosh6515 3 жыл бұрын
Fananka shitay saaxada fanka 2020 salan sare sxb Rer borama waliged dad waxaa kasoo baxa wada ismacil miran wlhi Salan boqortoyo Idinka soodiray Muqdisho reer borama Melkastoo dunida kajoogtaaan❣🙏
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 3 жыл бұрын
Waar nio mahdsanid🤣
@muslimbrother8461
@muslimbrother8461 3 жыл бұрын
reer boorama i am from hargaysa fanannka kor haloo qaado
@baraarujin358
@baraarujin358 3 жыл бұрын
I can see u'r passion , energy , talent Amazing true ARTIST
@cukash2527
@cukash2527 3 жыл бұрын
1m marke garto Like Haiga hilmamin😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@mariamohamed7729
@mariamohamed7729 3 жыл бұрын
Like ku zaarayba ze waxay tarto uun ii zheeg
@naimamohamed9974
@naimamohamed9974 3 жыл бұрын
By far my favourite song by my fav artist The style and swagger he has no one can compare cus somali singers have like somewhat of the same melody but I love how his music videos/song and tune stand That’s the reason why I’m ur BIGGEST FAN 🥰
@Mira-wc8gd
@Mira-wc8gd 2 жыл бұрын
Yasss… a new generation of somali music… I’m so here for it 👏🏽👏🏽👏🏽
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 3 жыл бұрын
Ismaiil danan saan umaa minsanahy hadaan uaaminsantahy like like saar♥️♥️♥️razamaal♥️
@sharmaboyfans7180
@sharmaboyfans7180 3 жыл бұрын
Intii ismail danan ila taageerta liketa halayga dhufto
@zuhouredriz4913
@zuhouredriz4913 3 жыл бұрын
Wow! We can say “Somalian Jackson❤️🤩🌸” ❤️
@omaryonis4701
@omaryonis4701 3 жыл бұрын
Danan in the house fananka sanadka
@user-qh3dd5jw5x
@user-qh3dd5jw5x 3 жыл бұрын
من بحرين انا احب اغنية اسماعيل دنن War nacalaa sheydaan ku yaale carab ismaciil danan dhageysataa ma jirtee Shaqadiina qabsada 😂
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣2saac ban commntagaag ku celceshanaaayay
@munoyuusuf2992
@munoyuusuf2992 3 жыл бұрын
Adigaba dhageysataa hesaha wadamada kale maxa karabtaa carabka 🤣🤣
@sawdaali3214
@sawdaali3214 3 жыл бұрын
😂😂😂asagaba carab eheee
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651 3 жыл бұрын
@@munoyuusuf2992 😂😂😂keewaaye kaaz
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651 3 жыл бұрын
@@sawdaali3214 keewaaye kaaz😂😂
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
Danan xaTaa english wa ku Hesaa 😂spanish frech.... Wa sugna gapi Wiilka Ree Borama✔👏😍😋
@masssmo2803
@masssmo2803 3 жыл бұрын
My guy really changed the Somali music industry with his vocals and music videos! Ugh I’m in loveeeeee 🎶❤️
@MaxamedBar
@MaxamedBar 16 күн бұрын
Ismaaciil danan waa nin da 'a yar musicyahan Laxamayste intaba isgaa isku haya allaha xabsiga kasoo badbaadiyo Amerca ku xidhanyahaan malqee
@Indhocade212
@Indhocade212 3 жыл бұрын
Inta ila Aragta inuu Billboard Videoga Duubay Like Hayla dHaafina😂😂
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 3 жыл бұрын
Meeye duriyadiii samaroon siciid dadkuu fanku u xidhanayay wlle iyo bile like ta dhac igusaara
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 3 жыл бұрын
Kkkk wanakan ugaaz mxan qabana😀
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 3 жыл бұрын
Amla hassan Amla 😛😛😛😛😛😂😂
@amiinayaanle4745
@amiinayaanle4745 3 жыл бұрын
Kula joognaa bro
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
maahi laakin waa reer hoyade macaan, love to my other half, sheikh samaroon siciid from ogaden
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 3 жыл бұрын
@@ismahaaan8945 mxadleefi😂
@ibrahimcadde5984
@ibrahimcadde5984 3 жыл бұрын
Inta ila arak hestan In ay Diyrsan tahy Farta Tak☝☝
@harundirie8302
@harundirie8302 3 жыл бұрын
he's on his way to be an international singer keep going man
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Ismail Dannan
Рет қаралды 8 МЛН
Ismail Dannan - JANO official music video
4:02
Ismail Dannan
Рет қаралды 1,4 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 40 МЛН
ISMAIL DANAN ||WAA DAYMO YABLO ||NEW SONG 2020
4:03
NUURIYE LYRICS
Рет қаралды 99 М.
ISMAIL DANNAN JALECO OFFICIAL VIDEO 2019
5:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
Ismaaciil Danan heesta  Cadrad
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
ISMAIL DANAN WAXAA KUBOODAY ADRESS KA UU USOCDAY QOFKA LEH
13:02
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 159 М.
Ismail Dannan - Guur Khayr
4:31
Ismail Dannan
Рет қаралды 7 МЛН
ISMAIL DANAN JALECO LYRICS (AF LIBAAX OFFICIAL)
5:12
AF LIBAAX OFFICIAL
Рет қаралды 34 М.
ISMA IP - JUURO {Official Video}
2:37
ISMA IP
Рет қаралды 3,6 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН