No video

Ismail Dannan Hoobalow 2020

  Рет қаралды 602,516

Ismail Dannan

Ismail Dannan

4 жыл бұрын

Recorded and directed by Billboard (Ayanle Omarali)
Edited by: Biillboard (Ayanle Omarali)
/ biillboard
Ereyada Mubarig qoor’ubaxay
Laxanka Musiga Codka Ismail Dannan
Produced by Ismail Dannan

Пікірлер: 445
@ahmedabdirahman8199
@ahmedabdirahman8199 4 жыл бұрын
Ismaciil DANAN nin isku filan intii ila.aragtay LIKE dhac kusii 1.......
@farmaajolyrics3811
@farmaajolyrics3811 4 жыл бұрын
Anaa usoo horeeya waa 1;12 hapeenimo liketa soomaliyay waligay 10 magaadhin👍👍👍
@sababashar6291
@sababashar6291 4 жыл бұрын
Ana uuso horeyaa kulaha 🤣🤣
@sakariyeabdi744
@sakariyeabdi744 4 жыл бұрын
Hoobalow hoobaa hilowle❣ Dhaqanki gopti samaroon siciid😁 Tolka waad salamaantihiin✋
@rithwaanabdirahmanofficial8144
@rithwaanabdirahmanofficial8144 4 жыл бұрын
Ismail Dannan Fannan SomaliyeD Sannadahan Danbe WaD So RogaaL CelisaY.WaaLa YaabaY Bro. HoRe Uso Soco WaLaaLkaY♥️✊ Inta Fankiisa Tageerta ismuujiya
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
2 0 2 0 Ilaahay cafimad hakugu dhameyo like igudhacsii wall waxba kadhimimyse
@safiyeapdikariim5578
@safiyeapdikariim5578 4 жыл бұрын
Aamin wll
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
@@safiyeapdikariim5578 👍🙏
@user-ig3ut4zm7e
@user-ig3ut4zm7e 4 ай бұрын
Macha allah inaader mcn
@Tafo775
@Tafo775 4 жыл бұрын
Inta Instgramka Billbord kaso aragty 👍🏾 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@Cabdallecurad
@Cabdallecurad 4 жыл бұрын
Talent-ga dhabtii wa kaas intuu tunto laxamaysto hadana kuu qaadaya, Dannan was another level runtii ..👑💫
@biillboardstudio
@biillboardstudio 4 жыл бұрын
Pleasure working with you bro 😉 next week Is gonna be another wedding banger!!!
@gmfamily9173
@gmfamily9173 4 жыл бұрын
Fanan Dagan Cod Macan Danan Music is Hot 2020🔥♥️💯
@nimonurqalinle3348
@nimonurqalinle3348 4 жыл бұрын
Dhashii boorama iyo wa peace and love♥️✌
@barigahussein586
@barigahussein586 4 жыл бұрын
Gabanadu waa caruur uun soomaha
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 жыл бұрын
Bariga Hussein intaas lee waa guriga caruur ku dhimatay ha u maleynin kkkkkkk
@natureandfilm342
@natureandfilm342 4 жыл бұрын
Inta aminsan in aay heestan 1 milyan gareyso like ta isaar please
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv 3 ай бұрын
2024 ayan soo booqday wuu xidhan yahay ilaahay gacanta cadawga haka soo daayo wlllken🤲😢
@hamdisharif405
@hamdisharif405 4 жыл бұрын
He is absolutely talented mash'allah! I am a big fan, so far I have been listening to all of his songs and there is not a single song that I don't like👌🔥🔥
@saamtechpro8178
@saamtechpro8178 2 жыл бұрын
G6 7 My kkhbhbb F I'm go H u u U u U8y I K M M ..kkk.. b bbbibooy
@user-qk5dg5ev8p
@user-qk5dg5ev8p 11 ай бұрын
Amiiin
@Mohagadoon
@Mohagadoon 6 ай бұрын
Amin❤​@@user-qk5dg5ev8p
@abdulkadirawale3631
@abdulkadirawale3631 4 жыл бұрын
Heestan aroosyo badan way kala kicin doonta after corona
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 4 жыл бұрын
Haaheey ana u bilabaya insha allah 😂❤
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138 4 жыл бұрын
been maha sxp walle
@falastinhppy8023
@falastinhppy8023 4 жыл бұрын
Beeen mashegin wlhi aroskeyga 7july dhici rawo wuuna shidaaa😘😘😘
@ayantahir4262
@ayantahir4262 4 жыл бұрын
@@falastinhppy8023 ilhy ha izku kiin daayo
@bellaomar3634
@bellaomar3634 4 жыл бұрын
#Laxanka, #musiga, #Codka intaba wa isla isaga #Danan Talent ayu leyahy wlhi 😍👏🏼
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 4 жыл бұрын
Heesa sidaas ayaa energy lagu qaada mise waa layska daayaa🔥🔥😭❤🥀
@rahmaruuhi1682
@rahmaruuhi1682 4 жыл бұрын
Mashallh our fanaaankaygiii sweet voice song❤❤❤❤❤ go forward huuuno
@asmasicid740
@asmasicid740 4 жыл бұрын
Inaaaaadeeeerkay ismaaacil maxamed barkhad 👑👑👑👑👑👑👑
@sharmaakeilyaas1560
@sharmaakeilyaas1560 4 жыл бұрын
Ree borama like ha ila dhafina👋👋👋
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 4 жыл бұрын
Our legend ismo danan noolow brother
@abddikaniadan952
@abddikaniadan952 4 жыл бұрын
Isn't there anything this guy can't do I'm really impressed by your voice dancing you're one of a kind bro
@maxamedxasan5052
@maxamedxasan5052 3 жыл бұрын
Yeah fam this nigga a legend
@ikransaciid708
@ikransaciid708 3 жыл бұрын
L
@SalmaMohamed-nc1yd
@SalmaMohamed-nc1yd 4 жыл бұрын
He just feels the music and that's so amazing ❤️😍
@hanuushbahdoon6917
@hanuushbahdoon6917 4 жыл бұрын
Mancha allah my two beloved inaderoz raaxo and abdirasaq awlaad saalixa allaha idinku deeqo huunoyaal
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
Dadka heestan daawanaya 80% wa reer awdal boorama😂😂 hadad ila aragtay like
@zuuziaraweelo
@zuuziaraweelo 4 жыл бұрын
I am Abdirahaman waayo huuno Anigaa dawanaya From gobolka xareeda Harawo 😂❤️
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
@@zuuziaraweelo 20% kale ayd ku jirta
@Somali-One
@Somali-One 4 жыл бұрын
@@iamabdirahaman3694 harawa waa Isla samaroonka hhhhhhh Kaliya casimada samaroon uun baanad joogin ku dhe
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
@@Somali-One hal hays ba odhan jirtay "Idin kala garan maynee guulaysta" Deegan ksta joogo wa isla idinkiiye saa iskugu camira😂 uun
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Kkkk wllo heestu local maaha de xageed uso koobtay ma reer borama kaliyu uso qaaday Somali odhan ba dawanysa hesta huno
@mohamedeidbuux2969
@mohamedeidbuux2969 4 жыл бұрын
Waligey 10 like magaarin somaliyey bal igaarsiya
@nimaali5905
@nimaali5905 3 жыл бұрын
👍👍🙌🙌🙌🙌🙌💘💘💘💘💘💘❤💝💝💝💣💣💣
@naj2257
@naj2257 4 жыл бұрын
Huuno cod buu hayaa inanku 🥰🥰😩😩😩
@abderahmanqaalib1056
@abderahmanqaalib1056 4 жыл бұрын
Jiifbaan ku daawanayaa Adna ila mid ma tahay 🙋‍♂️😂
@qaribayeibra7930
@qaribayeibra7930 4 жыл бұрын
Heesti loga bariseen laha aroosyada 🔥🔥🔥🔥🔥💯💯✌️✌️
@shugriomer5189
@shugriomer5189 4 жыл бұрын
aad ayaaan kuu jclhy ismacil danan fanan daa yaar nolow
@jimalecabdi5360
@jimalecabdi5360 4 жыл бұрын
Intaa aminzan inay 1m garayso like hayla dhaFin wllo 🥰🥰🥰🙏
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 3 жыл бұрын
Honnêtement un comme lui n'existe pas wlh en fait il a le rythme dans le sang super men
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138 4 жыл бұрын
INTe jecel in heestan aroosyo loo shido like sara inta racsan in aroos loo shido
@khadarwaqalmusastudiowaqal2872
@khadarwaqalmusastudiowaqal2872 4 жыл бұрын
REER AWDAL COMMENT
@bashanekoorweyne6551
@bashanekoorweyne6551 4 жыл бұрын
Fanaanka waa fanaan matali Kara alafanan beer dilaacshe kep go iska pro
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138 4 жыл бұрын
Ismail danan alle ku dhinay cod iyo daganan man sha allah alle haku xafido sxp wan ku tagera wlhi 😍😍😍😍😘heestan aroos badan wan ka shidi doona insha allah
@abdimahadabdulle464
@abdimahadabdulle464 4 жыл бұрын
Galbis iyo aroos guri dadabyo weyn.. Esh qiyaasak.. runtii waa Erayo laxan cod music macaan iyo miisaaman isku darsaday . Horey u soco .... alfanaan. Ismail danan
@gulledmohamed6716
@gulledmohamed6716 4 жыл бұрын
Zhp Ismail wnku wata nio🙏🙋‍♂️😎
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 4 жыл бұрын
Talented Somali super star ⭐️ #ISMAIL heer sare bro Hees shidan ❤️
@cabdiraxmanxuseen7524
@cabdiraxmanxuseen7524 4 жыл бұрын
Mansha alah wlhi fanankann yar e ismacil danan aadban sxb ku tagera waxanad astan u noqotay dhaman qaranka somaliland sxb waxan ka codsanlaha inad fanka kuso darto heeso mujinaya jiritanka jamuriyada somaliland wan kaa filayna sxb inad intana kuso darto waliba heso nadan o wadani ah shukran sxb
@eg4l719
@eg4l719 4 жыл бұрын
Lyrics: .... Hoobalow hobahilowle Hoobalow hobahilowle 4x Laba aan is gabin Laba aan isgoyn Laba gu' iyo dayr Isugaadh noqdoo Gayigoo nimco ah Meel geelu dhalay Gaaawaha u dhama Galbis iyo aroos Guri dadabyo wayn Loo gangaamiyo Raaxo gaaribuu Cabdi guursadee Gaban iyo caruur Allow ugu gar'gaar Hoobalow hobahilowle Hoobalow hobahilowle 4x Laba gacal ah iyo Laba guul hantoo Waa laba goboo Gacanta is hayoo Wada aqal galoo Inan garasho wacan Geesi bay is calmaday Galbis iyo aroos Guri dadabyo wayn Loo gangaamiyo Raaxo gaaribuu Cabdi guursadee Gaban iyo caruur Allow ugu gar'gaar. Lyrics:mubarig-qoor ubax Laxan×music-ismail'dannan ...record direct. Edit ayanleomar+
@qoorubaxay
@qoorubaxay 4 жыл бұрын
Cod, laxan & musig:Ismail Dannan Ereyada: Mubarak Qoorubaxay (1) Hoobaloow hoobaa hilowle Hoobaloow hoobaa hilowle Labo aan is gabin Labo aan is goyn Labo gu iyo dayr Isu gaar noqdoo Geyigoo nimca ah Meel geelu dhalay Gaawaha ku dhama ---------- Gelbis iyo aroos Guri dadabyo weyn Loo gangaamayoo Raaxoo gaariyaa Abdi guursadee Gabaniyo carruur Allow ugu gargaar (aamiin ) (2) Hoobaloow hoobaa hilowle Hoobaloow hoobaa hilowle Labo gacal ahiyo Labo guul hantoo Waa labo goboo Gacanta is hayoo Wada aqal galoo Inan garasho wacan Geesi bays calmaday ---------- Gelbis iyo aroos Guri dadabyo weyn Loo gangaamayoo Raaxoo gaariyaa Abdi guursadee Gabaniyo carruur Allow ugu gargaar (aamiin )
@ACE-te4uh
@ACE-te4uh 4 жыл бұрын
Lol now we need a translation 💀
@nemo8124
@nemo8124 4 жыл бұрын
Thank you for the lyrics
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Wewe dananka 🍯🥀🤴🏻
@aftmustapha2394
@aftmustapha2394 4 жыл бұрын
Dayax iftimay bad tahy sxb danan kept going bro mine ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👏💪
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Danan maraky kubixiyen kula Helen Codka🔥🔥🥀💋💋
@zamzammohamed5359
@zamzammohamed5359 4 жыл бұрын
🥰💥👑👑👑👑fanan aan tegero danan😍
@mustafe.axmed404outlook6
@mustafe.axmed404outlook6 4 жыл бұрын
fanaan qiimo leh ismaacil danan zxb waan kuu rjyaa horumar iyo barwaaqo
@mariafarah2612
@mariafarah2612 4 жыл бұрын
M.a Laxan music and codka m.a wax malaga qabankaro ismail danan geesigii soo rogal celiyay guuleyso
@hamzaosman567
@hamzaosman567 4 жыл бұрын
Waxad tahay fanaanka kaliya ee Somali fankeeda wax ka badalay hore u soco Ismail dannan , macalin waan ku jecelnahay adiga iyo inta kula shaqaysa ee noo soo saarta heesahan qurxoon .
@kaltumabbas
@kaltumabbas 4 жыл бұрын
Your energy is contagious mansha allah 🙌🏽
@yaamahassum5434
@yaamahassum5434 4 жыл бұрын
Weli saylici ma arg lkn imnka igu horysa wa ba wx fcn show 🤩 go up Ismael danan💚
@abdirizakkg1790
@abdirizakkg1790 4 жыл бұрын
M.a (Fanka nool) walhi wax kalon kugu magacabo waayey bro keep going....
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 жыл бұрын
Ninkan faniinta aduunka la barajeynaya
@mrmadani9307
@mrmadani9307 2 жыл бұрын
Ninkan fanaanimada wuu kaso daahy (the way he singing on fire & an amazing cajaib)
@ceynimohamedabdullahi8028
@ceynimohamedabdullahi8028 4 жыл бұрын
Dheshada wanba iska jclhy❤❤💯👌
@hamzeabaaz2073
@hamzeabaaz2073 4 жыл бұрын
Waakan fanan 👌👌👌💯 Hello rer borama 🙏❤️
@Barre27
@Barre27 4 жыл бұрын
Nin aan waqti qurux iyo dhib leh so wada qaadanay sxb role model Bad u tahay fananinta intan bartey dad waxa ahayd ninka an akhlaaq iyo dad la dhaqan lagu so barbaariyey horey usoco sxb
@ismaildannan4567
@ismaildannan4567 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️
@mahadahmed372
@mahadahmed372 4 жыл бұрын
Fanan ka fananin ta eryaday
@HamzaHaaji
@HamzaHaaji 4 жыл бұрын
His Energy is on another level😍🔥
@adenmahamoud8331
@adenmahamoud8331 4 жыл бұрын
Aapo wan Ku wataa hawshu soo ha socoto dhiin dhiin
@neimaisse3026
@neimaisse3026 4 жыл бұрын
Machallah cod aad u macan❤❤😍
@zowdamuhamoud9134
@zowdamuhamoud9134 4 жыл бұрын
The most talented fanaan ee faniinta somaliyeed ku jira ❤
@mascudsharaf6470
@mascudsharaf6470 4 жыл бұрын
Vocally you have a booming voice and bags of character in your tone.” “Great power and control are all there!” “You have a lovely tone to your voice and had great control throughout.”
@mohamedmedyoussouf8582
@mohamedmedyoussouf8582 4 жыл бұрын
Danann is legend and one of rare somali singer talented 😘😘😘
@shabeellyarreofficial9904
@shabeellyarreofficial9904 4 жыл бұрын
horre uzoco ismail danan go forward fanan qaaliya
@AdnanMohamedMuhumed
@AdnanMohamedMuhumed 5 күн бұрын
Still watching 02/Aug/2024🎉
@Shamm14369
@Shamm14369 4 жыл бұрын
Ismacii danan ciyaalkii hore keep going 💛💚
@mohamoudmohamednuur3118
@mohamoudmohamednuur3118 4 жыл бұрын
1:19 habeenimo ayay iisoodhacday oon daawanaya Fanaankayagii keep going👏👏 Danan= fanaan+musician+editor+DJ Waxkle🔥🔥🔥🔥🔥
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 4 жыл бұрын
Without music sound great
@arafatmohmet7053
@arafatmohmet7053 4 жыл бұрын
I support wlhi Ismail Danan go forward bro🥀💯🥀💯🙋🙋
@adenmohamed6179
@adenmohamed6179 4 жыл бұрын
Heestan malin San dagesan malahan beat ka so beautiful awasome voice legend danan is back🎸
@enggarantinmedia9253
@enggarantinmedia9253 4 жыл бұрын
AMaziNG WAN KA heLay wllHi 🥰🙏
@awalegodane8585
@awalegodane8585 4 жыл бұрын
Ismacil danan 🎙🎹🎸🎷
@amiinahmedwashiton8232
@amiinahmedwashiton8232 4 жыл бұрын
Dirisle rectionkiiza inta sugaYza like saara dirisle adna waan ku slaamaayaaa
@salmanilyaz7727
@salmanilyaz7727 4 жыл бұрын
ismciil danan fananka kaliya ee talentiga leh
@abubakornuur7197
@abubakornuur7197 4 жыл бұрын
Ismacil danan inta ila tagerta nima hayee wax itusa like dhac kusii ha dhafin nolasha ha kuwacnato😊🙏
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 4 жыл бұрын
mucjizaddi fanka is bacK💥 💥💥💥💥💥DannaN
@zachary_haji
@zachary_haji 4 жыл бұрын
Alaha yacizak brokey danan🙏❤️✌️
@phaangamer4309
@phaangamer4309 4 жыл бұрын
Fanaan kan hakaa Ahaado Ama iska daa bro ismacil danan Go Forward ❤❤
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Masha Allah, what a talented young man!.🌹👍👍👍💜💜💜💜
@diintakaliya
@diintakaliya 4 жыл бұрын
viva bilboard we are coming soon
@hamdazania4733
@hamdazania4733 4 жыл бұрын
Garyo gardaraba waku wataa brother 🖐👍🥰
@muhzinibrahim1874
@muhzinibrahim1874 4 жыл бұрын
Heestan arooskayga wa kala kicin doontaa Yaa n la moogaan ✌✌✌
@hafsaahmad7645
@hafsaahmad7645 4 жыл бұрын
Eesh calaaaaaaaa Dannan❤️❤️❤️
@muxamadcaska3020
@muxamadcaska3020 4 жыл бұрын
Danan khamkhamtisa waa wata Waxa kaaga daran codka halaasiga ah💝💝💝✊✊✊👌💗👍👏👏👋👊💋💋💋💋
@abdiwelialiartan3714
@abdiwelialiartan3714 4 жыл бұрын
Axya Cood ❤😍
@guledosmansalad2584
@guledosmansalad2584 4 жыл бұрын
mash alah hablaheena manta wa kuwa adunka ugu quruxda badan dunida ilahay ku manestay wlhi madaxa aya no saarantihin like ta dhac igu siya inti igu racsan 🙏🙏🙏🙏🙏
@freemeditation4577
@freemeditation4577 4 жыл бұрын
Legend of legends Danan boy horey u soco bro
@sacdacadozh222
@sacdacadozh222 4 жыл бұрын
Izmaciil danan fanan somaliyed best hestan
@hanadkaafi
@hanadkaafi 4 жыл бұрын
Ismail danan waa fanaanka kaliYa ee gar iyo gardarabaH ku watoH ♥
@shaaficimuuse2393
@shaaficimuuse2393 4 жыл бұрын
Ismail Dannan ❤
@janaatrashiid8774
@janaatrashiid8774 4 жыл бұрын
Abdi guursade gaban iyo caruur allow ugu gar gaar meow ❤️💍🥰👑👸🦋
@khadramohamed2848
@khadramohamed2848 4 жыл бұрын
Ayyy wxkle my fov fanan danan🔥♥️
@yahyeeee
@yahyeeee 4 жыл бұрын
This is another level waad naga waazhay danan😃😄😘
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 жыл бұрын
erayada iyo laxanka cida leh kaama hayno ugaas
@sharmavichofficial7928
@sharmavichofficial7928 4 жыл бұрын
First views an ahaay like saaar hestan inaaa 10k like gara rawaaaaa igu qado abaayo aboowep
@iiambalqis
@iiambalqis 4 жыл бұрын
He just gives chillss😭😭😍
@abdishakurdhiirane1310
@abdishakurdhiirane1310 4 жыл бұрын
Waaw danan cod dhabiya aamiin allow ugu gargaar caruurbadan
@aslam8475
@aslam8475 4 жыл бұрын
Legend danan keep going brother ✔
@fahiimamoha8451
@fahiimamoha8451 4 жыл бұрын
One -man -army 👏🏾👏🏾 💛💛
@mubaarikcolaad8787
@mubaarikcolaad8787 4 жыл бұрын
The legend come back
@yasmiinyasiinofficial3805
@yasmiinyasiinofficial3805 4 жыл бұрын
❌❤️❌ 0% naked girls 0% no bad words 0% drugs 100% talent 100% music ❌❤️❌
@axmedantinuur2083
@axmedantinuur2083 4 жыл бұрын
Fananka qarniga ismacil danan
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Ismail Dannan
Рет қаралды 8 МЛН
ISMAIL DANAN JALECO LYRICS (AF LIBAAX OFFICIAL)
5:12
AF LIBAAX OFFICIAL
Рет қаралды 37 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
ISMAIL DANAN |  DEYMO (HIBAAQ  | New Somali Music lyric Video 2020
4:03
Ismail Dannan   Tolmoon official music video 2020
4:33
Ismail Dannan
Рет қаралды 1,3 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB l UTUMA HEELADA l VIDEO HD 2020 LYRICS
5:44
Kabarai Films
Рет қаралды 3,9 МЛН
QAMAR SUUGANI WEHEL official video music 2021
5:23
SACAD YAASH
Рет қаралды 65 М.
Ismail Dannan - Guur Khayr
4:31
Ismail Dannan
Рет қаралды 7 МЛН
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 15 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН