Iyaga Oo I Xamanaya Ayaan Ku Qabtay Kadib

  Рет қаралды 9,716

Kafi Abdi

Kafi Abdi

5 ай бұрын

Пікірлер: 26
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 5 ай бұрын
Sww Kaafi inaad aamustid oo ajar kaaga qarsatid bay ahayd. Meeday Hazaal. Waxaan hayaa qiso hadaad rabtid inaad matashid. Sww
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 5 ай бұрын
kafi.quruxlow.masha.allah.allaha.haku.xafado❤❤❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 5 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@Ayan5541-jo3eo
@Ayan5541-jo3eo 5 ай бұрын
Kafiyoow waan ku salaamay, wll away Hazal
@TufaaxMaxamed-ft2vj
@TufaaxMaxamed-ft2vj 5 ай бұрын
maashllh wllo waalagama maarmaan in aad caabid noqoto oo aad naftaada illaashato
@abdixarago5060
@abdixarago5060 5 ай бұрын
War kaafi abdiyow walaalow gabadhi dumaashidey ahayd ee hazal ahayd xageed geysay baryahan
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Dumaashideen way xishootay xageed appointment ugu qaban
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Ina adeer waa iga talo dumarka aad isku maran tihiin joojiya waayo Akhlaaqda islaamka ma ahan Salaadii iyo cibaadadii way kaa khalkhali Mida kale ilaahay wuxuu yidhi إن الصلاة تنهى عن الفحشاء والمنكر والبغي Salaadu waxay reebtaa xunaanta iyo munkarka hadaad wali fasahaadkii wadaan salaadiina Aakharo in wajiga lagaaga dhufto miyaad rabtaan ilhyaarey bal dhageysta Waamaxay akhlaaqda qofka muslimka 🙏
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q 5 ай бұрын
Qofkii ku xantay waa kuu shaqeyay say thanks
@Nimcaan120
@Nimcaan120 5 ай бұрын
@muxammad2777
@muxammad2777 5 ай бұрын
Brother aniga europ aan joogaa adiguna waxaad tahay nin caan ah, in aan ku arko waa dee waa iiga duwan tahay in aan arkay qof caadi ah. Marka dadka ku arkaya sababta ay kuu fiirinayaan maahan wax kale keliya wa xiisaha ay kuu qabaan maadaama aad tahay nin caan ah ma garatay? Adiga fekerkaaga wanaaji brother
@halimomohamed290
@halimomohamed290 5 ай бұрын
Xaqiqada amisnahay willsharfbadan usa
@user-jg6ou5bu8s
@user-jg6ou5bu8s 5 ай бұрын
Way qaldanyihiin
@Hiis3299
@Hiis3299 5 ай бұрын
Kaafi.horta anigu waxaan ahay taageerahaaga lkn aan comment soo bixin Lkn maalin dhoweyd waxaan hargeisa ku arkay ninkuuuuuu eeeeeg xaqiiq waanku soo naxoon is dhahay alla kaafi 😂😂😂
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 ай бұрын
Walahi kafiyow waa qof iyo garashadii dadka caamkaihina ma wada xuma dadka kalena ma wada wanagasana waa laysku dhex jira dhibta waxakenaya qof kan cam ka ihi wuu is muujiyay kakalena wuu qorsoon yahay lakiin ilahay lagama qorsoona xantuna waba xaram dumarka wax xanta aya laodhan jiraye Ragiiba kadaran imika hhh Allah yahhdiikum jamiican
@user-bp4xm5ns6m
@user-bp4xm5ns6m 5 ай бұрын
Yaakuxantywallal😊
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 5 ай бұрын
Kaafi wlhi dadkaasi ajrby kuwadeen aawy filimaanti aad noosoodynjirteen adiyo hasal iyo kiiyraayee aad odhnjirteen yaraanka
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Ina adeer waaba cajiibe adigu xilliga aqimka xagee la jiray 😂 Inkastoo qof riwaayad sameeya ama heesa cibaadada ka mashquulay hadana Qofka in sifo xun lagu qiyaaso ma fiicna
@hodanhybe7620
@hodanhybe7620 5 ай бұрын
Qofku ilaahay ayuu tukadaan
@user-to8bd6yy2m
@user-to8bd6yy2m 5 ай бұрын
Hhh
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
aawey hazal xagee kabaxday malmahan adigabesbalagu arkaa
@iimaanabdi1533
@iimaanabdi1533 5 ай бұрын
Yaa ku xantay
@user-oz9sx1jz9b
@user-oz9sx1jz9b 5 ай бұрын
Subxanlllh
@fatimaahmed-zc3li
@fatimaahmed-zc3li 5 ай бұрын
Haaa kaafi waa fegrad khaladn wlhi
@jamilasaid59
@jamilasaid59 5 ай бұрын
Anaa uhoreeyey kaafiyow isoo amaan 😂
Outing Ayaa U Kaxeeyay Xaaskayga Hazal Ahmed
9:28
Kafi Abdi
Рет қаралды 10 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Qiso iyo ila tali, walaal ku xidhan channelka 😭😭
Fatima Muna channel
Рет қаралды 40
OOMAAR OO CADEEYAAY DADKA DHIBATADA UGEYSTAY😭😭😭😭😭
9:54
SADIYA MOALIM QISAAS OFFICEL
Рет қаралды 760
The Power Of Social Media & Warar Farabadan🤔
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 182
Soo Qabo Xariif Sidan Wax U Shukaansada 😂😂😂
5:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 4,5 М.
Медвежий папа
1:00
Timminator
Рет қаралды 8 МЛН
ГНЕЗДО ОС (@willkofficial - TikTok)
0:17
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 1,6 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3,8 МЛН