Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!

  Рет қаралды 194,208

Waaberi Media

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 227
@amalabdi4600
@amalabdi4600 2 жыл бұрын
Nabigeena suuban igula saliya walalyaal (scw)
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@Alon_404
@Alon_404 2 жыл бұрын
Scw
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@Mofaysal
@Mofaysal 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ
@asalwadag9889
@asalwadag9889 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 2 жыл бұрын
Alla yacizak wll Nooso badani arimaha noocan oo kale ah, si ay bulshadu uga dhaxasho indho furnaan iyo ka hor taga mushkiladaha kaga iman kara dacyacnaanta iyo hubsiima la’aanta.
@maxamedbashirxasan5862
@maxamedbashirxasan5862 2 жыл бұрын
Walahi waan kusugaayey حفظك الله يا أخي
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@doosa8454
@doosa8454 2 жыл бұрын
Shekoyonka jaajuusiinta iyo sirdoonka aad baan u xiiseyaa
@bircalaanjiyed.2601
@bircalaanjiyed.2601 2 жыл бұрын
Faduush 01 kulamid bn ahay
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 2 жыл бұрын
Barnaamijyada nuucaan ah waxaa kaaga siyaadaya sida aduunka leysku dhagro, Allaha naga badbaadiyo sharta oo dhan🤲🤲🤲
@tuugsharafleh1001
@tuugsharafleh1001 2 жыл бұрын
Aamiin
@user-nm8rt8sx4j
@user-nm8rt8sx4j 2 жыл бұрын
Ameen ya rabbi
@walalcadho9793
@walalcadho9793 2 жыл бұрын
Keep going ustaad clraxmaan cumar
@sharmaakemuuse6595
@sharmaakemuuse6595 2 жыл бұрын
Masha allah wll cabdiraxmaan cumar wll adoo raali ah graphyic dising barnaamij nooga soo diyaari
@captainramos3275
@captainramos3275 2 жыл бұрын
Saaxib noo Soo badi jaasuskaan adoo mahadsan
@mohadabliq6870
@mohadabliq6870 2 жыл бұрын
Wall macne soobadiy qayr Alllaha kusiye
@malikalmahboby2757
@malikalmahboby2757 2 жыл бұрын
waxaan ahy qofkii ogu horreye ee horeyba kasii dawda muqaalkaan qiimaha badn شكراً عزيزي عبد الرحمن
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 🌿
@abdixakiimosman7175
@abdixakiimosman7175 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@saleebaanahmed3795
@saleebaanahmed3795 2 жыл бұрын
Barnaamij yada noocan Oo kale aH wax loo dhigaahi ma Jiraan Waxaanu kaa cod saday naa in aad noo soo badi so Waad ku mahad san tahay sidaad noogu soo gudbisay
@abdigadarmohamedali9071
@abdigadarmohamedali9071 2 жыл бұрын
Asc azxaapta dhamaantin waan idiin jecelahye
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
thanks you nice story 👍
@maxamedomar3092
@maxamedomar3092 2 жыл бұрын
M.a walaal waad ku mahadsan tahay soo jeedinta muuqaalkan
@mogadishumediagroup1919
@mogadishumediagroup1919 2 жыл бұрын
Guuleyso 👏👏 Ustaad
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
Ciid Mubarak #WaberiFam✨️ 🎊🎈
@hibaqsalad4301
@hibaqsalad4301 2 жыл бұрын
Laga dhaaraydu soomalidu sheegtoh waa sidaan subhanallah
@clraxmaananwar924
@clraxmaananwar924 2 жыл бұрын
Bahda waaberi media ciid wanagsan
@mohametQurbo
@mohametQurbo 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlal abdirahman wxd kaso hadasha barashada ict ga iyo faaidoyinkisa gaar ahan qeybta multi media iyo programing ka👏
@ayuupcade6954
@ayuupcade6954 2 жыл бұрын
Eid mubaarak c/raxman cumar🙏💯
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Ciid ✔
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 2 жыл бұрын
Zhp Nozo badi dhacdoyinka sirdonka 🥰
@unitedero
@unitedero 2 жыл бұрын
Saxib waxaD kaso hadasha midowgii sovietka Qabku uburburay dowrki somaliya kulahyd mowduuc kasoo diyaari mahadsanid wll
@xildhibanada3242
@xildhibanada3242 2 жыл бұрын
ala wuu buuxa keena villa somalia waa buxda ayn fila alllow kasoo saar ada arkayeee😰😨🥺🥺💉
@abdullahimohamud6892
@abdullahimohamud6892 2 жыл бұрын
Taliyaha nisa aa kow ka ah
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Xogtena social media ee taalaba maxaa jaajuus ahba😂
@ashajama8864
@ashajama8864 2 жыл бұрын
Tuug badan oo Somali ah baa jirta oo waddankood khayinta Allaha soo hadeeyo
@mataanyare611
@mataanyare611 11 ай бұрын
Somali maxaa laga qayaamaa 😮
@abdirahamanabdulahi5318
@abdirahamanabdulahi5318 2 жыл бұрын
Asc ciid wanagsan walal abdirhaman cumar wabari ciid wanagsan walal barmajikagag wa ku taxanahay waxa barnamij ka soo diyarisaa dilka japan ka dhacay mahadsanid
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
Like 👍 halasaro wll kena Abdi rahaman waaber waa ninka kaliya uqalmo masha Allah pro legend ❣
@mofit8766
@mofit8766 2 жыл бұрын
Abdirahman legend wan ku salamay
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
CabdiRaxmaan Halyeey Legend = Halyeey
@apdiwaaxid_fiyo_0149
@apdiwaaxid_fiyo_0149 2 жыл бұрын
Saaxiib waxaad ka soo hadashaa artifitoil intelegence jaamacadaha laga barto iyo lacagaha laga hele iyo qaybihiisaa mahadsanis
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
Artificial intelligence (AI) waa muhiim ee lkn waad search gareyn karta somaha
@apdiwaaxid_fiyo_0149
@apdiwaaxid_fiyo_0149 2 жыл бұрын
@@nasuutahir6025 hhh
@abdurrahmanmoktar5125
@abdurrahmanmoktar5125 2 жыл бұрын
Subxanallah wllhi wa qiso cajiib ah thanks Bro
@yaserfaed1919
@yaserfaed1919 2 жыл бұрын
Eid mubarak
@leylaabdirizak9335
@leylaabdirizak9335 6 ай бұрын
Halkanina wa waabari media
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Mansha allah 💖💖💖💙💙🙏
@kaledizmail6237
@kaledizmail6237 2 жыл бұрын
Eid Mubarak All muslim ☪️
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@aminaabdurahman3056
@aminaabdurahman3056 2 жыл бұрын
Waa cibro aad muhiim ah ee tanoo kale soo badi
@ameennikke
@ameennikke 2 жыл бұрын
Masha Allah bro
@mahadadam1520
@mahadadam1520 2 жыл бұрын
Wan kaga mahadcelinaa Hab diyarintada qurxon sheekoyinka sirdonka wa kuwo hab fikirka dadka intoda badan wax ku so kordhiya inta sheeko ee quseysana sirdonka ee chanllkaga yala ineysan mid idhafin ayaan ku xaqijinayaa ustad inaad intan kaso badisana wan ka rajeynaya mahdsnd guuleyso✊
@Ali-jj3nh
@Ali-jj3nh 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@Uqidmeyntaumadda
@Uqidmeyntaumadda 2 жыл бұрын
Mhdznid sxb balse inoo soo badi dhacdooyinkaan
@ayuubadam5435
@ayuubadam5435 2 жыл бұрын
Sheekoo-yinka sirdoon noo Soo badi saaxib 📝 -
@xasanfaarax6227
@xasanfaarax6227 2 жыл бұрын
thanks good awareness every good
@cabdiraqiip2549
@cabdiraqiip2549 2 жыл бұрын
Sxp muqaalada nosobadi wad mahadsan thy
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 2 жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantahay dhamaan barnaamijyadaada abdourahman 🙏
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
Alle mahadii weye cabdi raxmaan cumar baryahan wad gabisey soda wraka bye
@abdullahir4077
@abdullahir4077 2 жыл бұрын
Eid Mubarak
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@tuugsharafleh1001
@tuugsharafleh1001 2 жыл бұрын
Eid mubaarak
@maxamedkaraama5164
@maxamedkaraama5164 2 жыл бұрын
Waberi media dadaalka allah ka abaal mariyo.
@abdullahihayir2175
@abdullahihayir2175 2 жыл бұрын
Barnaamijyada noocana soo badi wll waaberi
@abdiwahaabmohamed3400
@abdiwahaabmohamed3400 Жыл бұрын
Wlhi waanku tageera Abdirahmnow😍
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 Жыл бұрын
Duugid😂😂 Hal sac la yabaanaa ileen message ama riix riix aa ka waday Marka arky nin la rixayo fahmy😂 sxb rer xamar kula socdo ereyada qaar labo labo ka dhig thank u 🙏 any way wa muqal cajijb ah
@Kaalaydaawo
@Kaalaydaawo Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😊 11:22 11:35 11:35 11:35 11:35 11:36 11:36 11:36 11:36 11:37 11:40 11:41 11:42 11:44 11:45 11:46 11:47 11:49 11:50 11:51 11:52 11:54 11:55 11:56
@Kaalaydaawo
@Kaalaydaawo Жыл бұрын
🎉
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@karaamomediaproduction8124
@karaamomediaproduction8124 2 жыл бұрын
WAAn ku saaryaa
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 2 жыл бұрын
Thanks bro
@alkaraamamedia1154
@alkaraamamedia1154 2 жыл бұрын
Masha allah zxp
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 2 жыл бұрын
Magaceygu wa abdirahman cumar halkan wa waberi media😁 keep going sxb
@ozgetorer6062
@ozgetorer6062 2 жыл бұрын
Eid Mubarak dadkeygiyoow💖
@maxamedkhadar9820
@maxamedkhadar9820 2 жыл бұрын
Ciidal caafiya😍
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 2 жыл бұрын
Eid Mubarak🤩
@asalwadag9889
@asalwadag9889 2 жыл бұрын
Cidal cafia
@asalwadag9889
@asalwadag9889 2 жыл бұрын
Subscribe Saar ASAL WADAG
@cabdiwali2720
@cabdiwali2720 2 жыл бұрын
Jaasuus❌🤦‍♂️ Jaajuus✅😇
@fardowsaabdi290
@fardowsaabdi290 22 күн бұрын
Jaasuus Carabi Jaajuus Soomaali
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 2 жыл бұрын
you are an international journalist🤚❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@cawilmadaxay829
@cawilmadaxay829 Жыл бұрын
@xajicabdi4855
@xajicabdi4855 Ай бұрын
Qqq
@aliashour4810
@aliashour4810 2 жыл бұрын
Hore usoco sxb waaberi media
@jaatarijamaal424
@jaatarijamaal424 2 жыл бұрын
EiD Mubarak wll ❤❤
@abdiqarni6880
@abdiqarni6880 2 жыл бұрын
Wvc
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ Thanks 👍
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR kuwaa soomaliya ku jiraa yaa sas yeelo
@ApdirahmanKeyseHassan
@ApdirahmanKeyseHassan Ай бұрын
Legend waaberi😊
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 2 жыл бұрын
War kolaypa wad arkaysa fariintaydane xogaha noocan o kale so badi micnaha kuwa sirdoonka iyo xogaha daahsoon
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 жыл бұрын
Masar💪💪💪🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬
@BazhiirMuuze
@BazhiirMuuze 5 ай бұрын
Waa bari media Waa madal xaqiiqa
@Ismlre125
@Ismlre125 Жыл бұрын
Wax fiican Ayan ka faiday
@SaciidMohamed-pp8gt
@SaciidMohamed-pp8gt Ай бұрын
Waa waxa dalkeena haysta
@1King_mohsin
@1King_mohsin 2 жыл бұрын
Wll no soo badi plz🥰🥰allha ku sharfo
@abwaanmohamedofficial8240
@abwaanmohamedofficial8240 2 жыл бұрын
Magacaygu Waa Maxamed Cabdilaahi Muuse Wll Abdirahman Mar Ayaan kaa codsaday codsi ahaa in Aadka Soo hadasho suugaanta gaar ahaana Maansadeena Iyo Gabayadii hore ee maansoyahanadeenii hore ee soomaaliyeed lahaayeen Waxaana codsigaas kuugu faahfaahiyay muuqaalkii kan ka horeeyay ee aad Soo galisay ga Codsigaygii layma tixgalin
@xasanturky4732
@xasanturky4732 Жыл бұрын
Keep going
@user-ee9mn3dd9l
@user-ee9mn3dd9l 6 ай бұрын
Allow aanan dalkayga cadowgiisa u adeegin sharable darro waynaa😢😢😢
@Uqidmeyntaumadda
@Uqidmeyntaumadda 2 жыл бұрын
Sxb kasoo hadal sheekh muxamed Alciisa ninka yahuuda ku dugtay ee sacuudiga ku nool
@kabiirlaki8204
@kabiirlaki8204 2 жыл бұрын
Keep going wabari media
@kabiirlaki8204
@kabiirlaki8204 2 жыл бұрын
😁 😱
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Sii soco = keep going
@maxamedmaajid1874
@maxamedmaajid1874 2 жыл бұрын
Sxb soo badi muuqaalada sirdoonka ku saabsan
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 8 ай бұрын
Legend
@sadiomamadou752
@sadiomamadou752 2 жыл бұрын
Legend 🥰
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
1. Legend = Halyeey 2. Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Kaalaydaawo
@Kaalaydaawo Жыл бұрын
18:16
@maxamedaaamiin5782
@maxamedaaamiin5782 2 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyaan ahay
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
Allow maxay naga dhex buuxaab haba ugu horeeyan kuwa xalane Xaramka u hayste .
@abdiadan502
@abdiadan502 2 жыл бұрын
Xogaha nocan ah so badi sxb
@ahmedgurmad405
@ahmedgurmad405 17 күн бұрын
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@mustafabey5265
@mustafabey5265 2 жыл бұрын
Duugitaan mcnha massage sax
@abdillahialibarkadleh2410
@abdillahialibarkadleh2410 2 жыл бұрын
wll keep going 🙏🏼
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.infoabaFBCtu6Bc?feature=share
@user-wq2vz6bf5x
@user-wq2vz6bf5x 2 жыл бұрын
Qofkii dadkiisa dalkiisa iyo diintiisa qiyaaama sharaf xumaa u danbaysay
@zalojama7773
@zalojama7773 2 жыл бұрын
voice the pest ❤
@KABTANAYUUB6311
@KABTANAYUUB6311 2 жыл бұрын
Zxp siyaasadaan kaa bartaa mar waliba pin 📌 bro
@user-rh5nb4dh3o
@user-rh5nb4dh3o 3 ай бұрын
Aadan cadde air port❤❤
@iprahimkiiko2365
@iprahimkiiko2365 2 жыл бұрын
Noo soo badi wllo
@Aalia858
@Aalia858 Жыл бұрын
❤ best
@Umumustafe-th4ep
@Umumustafe-th4ep 4 ай бұрын
Magaceygu waa cabdiraxmaan cumar halkanina waa waaberi media kusoo dhowaada dawadayaal muqaalkeena maanta 😊
@siidoowdhiiga4937
@siidoowdhiiga4937 2 жыл бұрын
M.a sxb aad ayaan kuu tagyeera sxb sidaada oo kala ayaan rabaa ee sidee ku noqdaa garab ma igu siin kartaa wll sare
@yusufycabdalla9673
@yusufycabdalla9673 2 жыл бұрын
wow
@khaledtravis163
@khaledtravis163 2 жыл бұрын
Wll nasoo badi barnaamijyadaan sirdoonka ah
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 2 жыл бұрын
Jaasuus miyaa mise jaajuus midke sax ah
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Inoo soo badi
@ibraahimhassan708
@ibraahimhassan708 2 жыл бұрын
Eid mubarak my brother
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Ciid ✔ Mubaarak Booweheey = Abooweheey= walaalkeey ✔ Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Oowhasan
@Oowhasan 7 ай бұрын
soomaaliyeey heesaha iyo musigada iska dhaafa waw dambiye,walaalkaana waxaan leeyahay muuqaalkaan iska saar.Dambi kaliya ayuu kuu soo kordhinahe😊
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 2 ай бұрын
Jaajuus miyaa jaasuuus 😊sxp
@abdullahihayir2175
@abdullahihayir2175 2 жыл бұрын
Accounting kasoo hadal Iyo shaqooyinka lagu heli
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Cabdullaahi ✔ Xayyir ✔ Accountant = Xisaabiye Xisaabinta ✔
@user-pf4yh7jh4b
@user-pf4yh7jh4b 4 ай бұрын
🎉🎉🎉
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 21 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 126 М.
Barnaamijka Caalamka Iyo Islaamka By Abdishakuur Dayib HCTV Hargaysa
40:44
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 9 МЛН
And who would you choose?👇
0:20
Kitty Power
Рет қаралды 15 МЛН
Этот парень написал картину... 😎
0:29
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
La emociones de Bluey #歌ってみた #bluey #burrikiki
0:13
Bluey y BurriKiKi
Рет қаралды 40 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 15 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 8 МЛН