Jaasuuskii ugu halista badnaa taariikhda | xog sir ah oo uu soo gudbiyay ayaa badashay dagaalkii ...

  Рет қаралды 196,360

Waaberi Media

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Jaasuuskii ugu halista badnaa taariikhda | Hal xog oo sir ah oo uu soo gudbiyay ayaa badashay dagaalkii 2aad ee aduunka
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 129
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 2 жыл бұрын
Ha ilaawin inaad la aadaagtid ugu uaraan 2 kamid ah asxaabtaada. Mahdsanid💙
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 жыл бұрын
Ok 👍
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 2 жыл бұрын
1-Zhp inta ugu badan hackers ka ayaan kaa sugay naa 2- ama zhp Chanel hackers ka bes ka soo dayso noo.samee 👩‍💻🧐
@Ahmed-jj1yl
@Ahmed-jj1yl 2 жыл бұрын
Lawadaagtid iga sax pro
@maxamedxasancabdi8804
@maxamedxasancabdi8804 2 жыл бұрын
👍 👌
@TheDjfowzi
@TheDjfowzi 2 жыл бұрын
Insha Allah Masuul Waa Qiso Cajiiba Runtii
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 2 жыл бұрын
Somalida waa iska dhagaysataa xogaha noocan ookale ah lkn xikmad wayn ayaa ku jirta qofkasta oo dalkiisa khiyaama meel xun ayuu ku dhinta aakhirka
@abdiasisibrahim3343
@abdiasisibrahim3343 2 жыл бұрын
Taariikha han oo kale waan xiiseeya wayo wax badan ayaad ka baran karta wad mahadsantahay wll sida aad nagu soo gudbisay 100 waad soo gudbin fiicanyahay masha allah
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 2 жыл бұрын
Bina aadan isku halentiisa wakaasaa mel cidlo ah kaga tagaayo subxana Allah waxan mel cido eh kaga tageenin waaa rabi subxana watacaalaa ee walalayaal rabigiina ku bixiya watigiina iyo xogiinaba
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
@khadiijomaxamed5458
@khadiijomaxamed5458 Жыл бұрын
Waanka helay,
@fils_flah6652
@fils_flah6652 2 жыл бұрын
Waxan shekadan ka milicsaday in aadan qofna aaminin, qof badbadi balse adiga haka sugin badbaade adigu is badbadi. Mahadsanid ( videoga).
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 жыл бұрын
Waan qoslay waana yaabay mrkn dhagaystay Muuqaalkan oo dhegta udhigay wxwlba dhacaya; sbbtoo ah dib ayaa ifiiriyay wadankeena meeshuu joogo mrkaasaa si yaab leh walaaahi uyaabay subxaanalaah Maskaxda bini aadamku caadi ma'aha allow Na cafi wxyr adigoo ka fikirya ayaa wxkale ubarbardhigaysaa
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Ustaad Abdirahman Omar Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad Inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Macluumaadka Qarsoon Guull iyo Hormar Waara
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 жыл бұрын
Wuxuu ahaa jasuuskii ugu doqon anaa Ee abid soo Mara dunida
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Taasi waa abaal gudka qofka khiyaama waddankiisa oo cadowgiisa la soo safta sida sorge oo kale oo German u dhashay laakiin russia la safnaa .
@saabirosca2627
@saabirosca2627 2 жыл бұрын
Golden voice hormar wacan
@Updulahi
@Updulahi Жыл бұрын
Waligaa ha khiyaamin dalkaaga
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 2 жыл бұрын
jazaakalaahu kheyr walaal allaah ha ku barakeeyo.
@ahmedzaki7
@ahmedzaki7 2 жыл бұрын
Aniga xata rer abtigeygi ayan ka jeclahy rer abo bro rer abti dhedhel mahan abti wa hoyo nas la an
@shaaficiosman6257
@shaaficiosman6257 2 жыл бұрын
Wado fiican la marsiiyey Nin dalkiisa qayaanay faa,iido maleh waxay la macno tahay nin wllkiis Dilay adoo yiri wll ayaan ka dhiganaa Adna waa ku dilaa 😂😂
@ibraahim.abdulle
@ibraahim.abdulle 2 жыл бұрын
gold voice waaberi
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 4 ай бұрын
Abtinimo waxba na tartee wadankaga hooyo haqiyaamin waligaa waxaa ahaata mid sharftiisa io tan wadankiisa ilaaliyi😢
@arman__aj3751
@arman__aj3751 2 жыл бұрын
M.a pro tariikhaha aduunka inoo soo badi mahadsanid
@nuurgame4951
@nuurgame4951 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maskaxmaxamed7585
@maskaxmaxamed7585 2 жыл бұрын
🤣😅🤣 wlhi wu ku sugay maxa ku kalifay asi inu qayameyo wadankisi jermalka aha
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
mahadsanid cabdi raxman omar
@user-fc4iq6lz7u
@user-fc4iq6lz7u Ай бұрын
mahadsanid saxib
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 2 жыл бұрын
Waan ka helaa mowduucyada noocan oo kale mahadsanid sxb
@cabdiqani7624
@cabdiqani7624 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo 👏👏👏
@xidigajaceylka3167
@xidigajaceylka3167 2 жыл бұрын
Thanks sxb
@user-xz4mm6nh9z
@user-xz4mm6nh9z 7 ай бұрын
Thanks wllo🎉
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 2 жыл бұрын
Kuwano qaadasho✊🥺
@cabdidhere
@cabdidhere 2 жыл бұрын
Aadban uga hela warbixinada aad halkan soo geliso thanks
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Marna ha khiyaamin dalkga
@NaanaVideos
@NaanaVideos Жыл бұрын
Masha allah Cabdirahman Hore u soco halka Qof aan tageero barnaamijyadiisa
@hannadfaisalmohamed7890
@hannadfaisalmohamed7890 2 жыл бұрын
Asc wll Abdirahman waxaan kaa codsan lahaa inaad ka soo hadsho faculty AI ama Artificial intelligence mahadsanid walaal
@maxamedxasancabdi8804
@maxamedxasancabdi8804 2 жыл бұрын
Waa kuma
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 2 жыл бұрын
Hhh #Wariye_Abdirahman Waa Sidaa Awaal Marinta Jaajuusnimada Mararka Qaar Buundo ayaa Laga Dhigtaa
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 2 жыл бұрын
Thanks
@qaniboy2897
@qaniboy2897 2 жыл бұрын
Wow legend keep going kulasocona marwalpa
@axmedmaxamed5785
@axmedmaxamed5785 2 жыл бұрын
Soo badi waa Good ee
@mohaakhaan5197
@mohaakhaan5197 2 жыл бұрын
Thanks sxp sare
@deeqdeeq9180
@deeqdeeq9180 2 жыл бұрын
Bismilaahi
@yuusufabdi733
@yuusufabdi733 2 жыл бұрын
Waaberi media muuqaa ladanoo kale soo badi plz wlo
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Mahasnida macalin 💙
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 2 жыл бұрын
Shukran Soo Badi wanka heela tariikhaha 👍👍👍👍👍
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb Жыл бұрын
Somaaha
@ibramoha8238
@ibramoha8238 2 жыл бұрын
100 faaido ayan ka baran karna Video-gaan 💯 Anyway A.waaberi ad bad U mhdsn thy bro
@sahraaadam9418
@sahraaadam9418 2 жыл бұрын
Keep goin pro
@luuluu.69
@luuluu.69 2 жыл бұрын
سبحان الله
@jaatarijamaal424
@jaatarijamaal424 2 жыл бұрын
Noocan ayaa imara❤❤🥰🥰
@apdallevich7927
@apdallevich7927 2 жыл бұрын
Guulayso zxp
@macruufchannel7760
@macruufchannel7760 2 жыл бұрын
Dagaalki labaad ee aduunka waa uxud
@lishko6383
@lishko6383 2 жыл бұрын
Cajiiib
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
wa ku macdahay wala dilay
@husseinabdirahman3527
@husseinabdirahman3527 2 жыл бұрын
Aniga ugu hooreyo pin 📌
@boggaculumada2202
@boggaculumada2202 2 жыл бұрын
asalaamu aleykum dhammaantiin🥰
@dakeeyevlogs8289
@dakeeyevlogs8289 2 жыл бұрын
Waan ku salamay suldan
@MaxamedXiir-yq8jm
@MaxamedXiir-yq8jm Ай бұрын
Osaama bilaadin kasoo hadal❤
@abwaansiciidnageeyemuxumad8044
@abwaansiciidnageeyemuxumad8044 Жыл бұрын
Mash Allah cabdi rahman cumar Horay usoco
@maxamedsaleman4438
@maxamedsaleman4438 2 жыл бұрын
Tgri
@abdikani4376
@abdikani4376 Жыл бұрын
Wax badan ayaa laga faa,ifadayabhadiiba uu hamigaasi jiro
@yoldonstudio8288
@yoldonstudio8288 2 жыл бұрын
Sxb taariikhda intee kaheshaa guurisaa
@wllanas
@wllanas 4 ай бұрын
👏
@abduwahiddahir8021
@abduwahiddahir8021 2 жыл бұрын
First one
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 жыл бұрын
Sxp maskaxdeena ayaa dhisaysaa walaahi
@msaalah7239
@msaalah7239 2 жыл бұрын
saalah maxamed
@saabiriinmohamed3357
@saabiriinmohamed3357 2 жыл бұрын
Qof dalkiisa khiyamay wuu mudan yahay sidan
@SIRAAJIAXMED
@SIRAAJIAXMED 2 жыл бұрын
First one pin igu qabo
@mouztaphederie9663
@mouztaphederie9663 2 жыл бұрын
Waaberi media shp diyaarinta warbixino qurux bdan wad ku mahadsan thy
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 2 жыл бұрын
Wlhi Maskax wayn
@shuaipjama6462
@shuaipjama6462 2 жыл бұрын
Mar hada sirdoon ba ku biirtid ama noqotid cadawgaga sida isaga ilalinaysid ka badan isaga ilali kuwa ka shaqaynayso
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 2 жыл бұрын
M.a
@90films69
@90films69 2 жыл бұрын
Wll waxad nala soo wadaagta cilmiga lagu barto samaynta warshadaha iyo hubka iyo aqoonta loobahan yahay inuu barto qofka raba inuu barto dhisida warshadaha iyo hubka sida tagiyada dagaalka maraakiibta dagaalka qoryaha diyardaha dagalka warshadaha soo sara hubka inaad muuqaal nooga soo samayso waxan rabaa inaan wax ka ogaado ama and kabarto 😈😈😈
@dakeeyevlogs8289
@dakeeyevlogs8289 2 жыл бұрын
PuBG baa wax ku dhimay niow😂😅😅😂
@sharmaakemuuse4698
@sharmaakemuuse4698 2 жыл бұрын
Zxp plz haker nimada barnaamij nooga soo diyaari
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
Shucuurda jaajusnimada ayas ah tiro yar iyo tayo sare ragan waxay udhigmaan 100 qof awoododa
@zakariyedaldhise792
@zakariyedaldhise792 2 жыл бұрын
Sxb soo badi xogahaani ookle
@cabdijaliilmaxamed69
@cabdijaliilmaxamed69 2 жыл бұрын
Cabdi raxmaan waaberi wll arrin baa raba inaa kaala kaashado rajo aan nolosha ka leyey wana hubaa inaa replay isoo galeeso ina sheegi doonto sida saxda ah ee ay wax u hagaagi karaan
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 2 жыл бұрын
Wan huba ha oran
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 Жыл бұрын
Dadal oo ilahay talo saro
@abdirashidwarsame7284
@abdirashidwarsame7284 2 жыл бұрын
Soomaali meeqaa jawaasiis kujirta, qaar ay xilal waa wayn hayaan, qaarna wariyaal caana yihiin
@yahyemohamed5181
@yahyemohamed5181 2 жыл бұрын
yaa la yirahadaa solja 😂😂🤣🤣 hdaa wdankaga kha,into nocas ayaa ku dnbesoh
@princessamal5959
@princessamal5959 2 жыл бұрын
Mac bey ku thy wadankisa hadu qayano muxu sugaaye
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 жыл бұрын
Jaajuus dhan faaiido malahan asga wadankiisa qiyaanay Soo Germany mahayn marku isku Soo dhisayo Russian
@hasandaahir309
@hasandaahir309 7 ай бұрын
Doqon buu ahaa nin kaasi
@user-rg5du5qx4v
@user-rg5du5qx4v 2 жыл бұрын
Shpow youtuber baan raba in aan noqdo sxbow caawimo kabahanahy halke kalasoxiriraa wll
@clfataaxxasanaadam1097
@clfataaxxasanaadam1097 11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@t.o.bfamily
@t.o.bfamily 2 жыл бұрын
Osama bilaaden Qisaadisaa kaasohadaal
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
waxan ka bartay inaadan Qofna isku halayn kalssoni buuxdana aadan siin ahaatana mar walpa nin fiijigsan marwalpana RABIGA TALO SAARATO
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 ай бұрын
Yaa dawanooyo 2024 😂😂😂😂😊😊😂
@cabdidhere
@cabdidhere 2 жыл бұрын
Magaceygu waa cabdi Rahman Omar halakanina waa waaberi media
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 2 жыл бұрын
Meshan ma BBC ba
@abdirahmanibrahim894
@abdirahmanibrahim894 2 жыл бұрын
Waberi wankuwataa
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 2 жыл бұрын
Oo nin dalkiisa qiyaamay yaa aaminaayo 🤣
@saacidomar8752
@saacidomar8752 Жыл бұрын
Sirdoonka Jsrmalku aad buu u jilicsanaa siduu ku ogaan waayay ninkan inuu u safray Soviet ka oo waliba xubin rasmi ah ka soo noqday Shuuciyiinti oo Ku biiray Sirdoonki Soviet ka
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 2 жыл бұрын
gabar saan lee ma oho🤦‍♂️
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 Жыл бұрын
Yaa la Yidhaa: Sonja🙃
@abdikadirraage6941
@abdikadirraage6941 3 ай бұрын
Ninki wadankisa qiyamay makutahay kana inusan qimeyn 😂😂😂
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 Ай бұрын
Soorja ninkii uu caawiyay ee istarliin ahaa cawda ayuu u jafay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 2 жыл бұрын
1-Zhp inta ugu badan hackers ka ayaan kaa sugay naa 2- ama zhp Chanel hackers ka bes ka soo dayso noo.samee 👩‍💻🧐
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Ma jaajus baa
@humbawa2002
@humbawa2002 2 жыл бұрын
Stalin waji malahan kawaran 😆
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 2 жыл бұрын
16:55 Nacalaa gabar ku taal ma dhahaa🤣 Waxii dhan halbacaad ku lis ka dhigtay....... WTF
@zaamcade745
@zaamcade745 2 жыл бұрын
Ogaal waye ninkan
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Wadankaaga hadii aad jaajuusto, khiyaanoole ayaad tahay si walba oo aad hawl wanaagsan u qabato, maalin uun bay kugu soo noqon
@cabdisalaamcali8148
@cabdisalaamcali8148 2 жыл бұрын
bella poarch
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir 2 жыл бұрын
Qayaano qaran ayoow sameeye maahanee sir doon saxaa ma aheen
@RAASHID20
@RAASHID20 2 жыл бұрын
Sxpyaaloo anna halii dhiira geliyo oo subscribe iidhaha waa codsi
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 Жыл бұрын
Hadalkii stalin baa ahaa khaaiminta qabrigoodu waa halka ay joogan
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 194 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 16 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Khiyaanadii aduunka ugu foosha xumayd! Julius ceaser
10:03
Waaberi Media
Рет қаралды 156 М.
Barnaamijka Caalamka Iyo Islaamka By Abdishakuur Dayib HCTV Hargaysa
40:44
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 16 МЛН