Jacaylka dhabta ah miyuu Dhamaad?jawabta waxad kahelaysa qisada dhexdeda

  Рет қаралды 14,505

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamud #qisooyinka fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay tahay dhirigalin mahadsanid

Пікірлер: 50
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Жыл бұрын
Another day First one pin ❤📍❤ Manshallah ilhyyy hakaa abaal mariyoooo❤❤❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Thank you for watching ❤❤❤
@mohamedabdullahi8510
@mohamedabdullahi8510 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib also thank you
@mohamedabdullahi8510
@mohamedabdullahi8510 Жыл бұрын
Asc
@saladodisow6890
@saladodisow6890 Жыл бұрын
54
@juweyriyojuujuu9397
@juweyriyojuujuu9397 Жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah runti jaceylka dhabta ah ma dhamaado
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Жыл бұрын
Ax ax alla ayeyadu qalbi adaga waa qiso cajiib ah dhan fiican iyo dhinac naxtin ah leh sowda guuleyso mcnto
@saadiaabdi5966
@saadiaabdi5966 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Жыл бұрын
INAALLILLAHI WAINAA ILLEYHI RAJICUN waa halag wayn Subxanallah Ayeeyo awladeda dilaysa
@issackhassan4122
@issackhassan4122 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا اختي
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
JAzaakilaahu khayr walaalo sawda akhyaareey inuu ilaahay gabadh igu arsaaqo iigu soo duceeya.
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Asc walaashey sharafeey sowda waan kusalaamay allaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын
Yaab waan la yaabey qisadaan. Jazakallah abyo sidaad noola wadaagtey❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Mahadsniida bayo siidaa qurux badan eeda naguso gudbiso qisooynka caajiaabka badan❤❤❤❤❤
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 11 күн бұрын
Ilaahkheyr hakusiiyo waayo waqtiayaadnoosoohurtay❤❤❤❤
@Abb3531
@Abb3531 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi🤲, Alle haku xafido🤲
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Жыл бұрын
Waa iska xaal adduun!!dulmigu waa beer bixi og oo aan midhaheeda la mahadin adduun iyo aakhiraba,sheekadani waxay cadayn u tahay sida dumarka ama haweenku ugu nugul yihiin dhagarta shaydaanka!!waxaa kaloo laga baran karaa in xuduud lakala yeesho oo wiil,gabar,waalid,xaas aan la isku milmin ama xaaska wiilka reerka ama sayga gabadha reerka u dhalatay uusan ku fogaan arimaha qoyska uu la xidido!!meelaha aan haweenka laga abaarin waxaa kamida sumcada qofnimo oo carabtuna kasii xag jiran!! waxaa kaloo sheekadaan ku duugan xikmada ilaahay uu ruuxna gabdho badan usiiyo, ruuxna wiilal badan, ruux isugu daro, ruuxna uu ka dhigo ku aan waxba dhalin!!!isku soo duuboo waxaa xaqiiq ah hadii adigoo aan danbi lahayn lagu dulmo oo aad Ilaahay isku xirto uu Rabbi kuu hiilinaayo, isku soo wada duub oo wiilkaas wuxuu ogaaday in gabartaas miskiinta ee qarabadiisa ahayd loo dulmiyey isaga dartiis oo ay ahayd ruux aan danbiga lahayn, (nafsiga iyo ayaankoow halkee baad ku nooshihiin??)
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Masha Allah wan kaga mahadcilinaya commitmentigaaga quruxda badan walal qaali allah hakubarakeeyo ❤❤❤
@haykalshanleclaahishanleci8232
@haykalshanleclaahishanleci8232 Жыл бұрын
​@@sawdamqaalib mahadsanid wllosowdo waankahelayqaabkaad sheekada nooga fahansiisay ale ajarhakaasiiyo waansoomanahay ducada ale hakuuqaado anagana kuwiiwaxkuqaata ale hanaga dhigo aamiin saburku waaqaali
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Mahadzanid apaayo ❤❤
@yusufabas-bj3wm
@yusufabas-bj3wm Жыл бұрын
Walahi waa iska imtixaan aduunyadan aan kunoolnahay.!!!!!Aad iyo aad ayad u mahadsantahy Sowdo Cadeey Ramadan kariim Cafimaad iyo cibaado iyo cumri dheer ayan Alle kaga baryayaaaa?????
@saciidsanee4734
@saciidsanee4734 Жыл бұрын
Mahadsanid sowda
@user-ei4fc9lw2h
@user-ei4fc9lw2h Жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo qisadu waaqiso Aad uxanun badan
@user-ei4fc9lw2h
@user-ei4fc9lw2h Жыл бұрын
laakiin cibro qadaso leh
@ifrahabfirahman3964
@ifrahabfirahman3964 Жыл бұрын
Wllashay sawda qisoyinkagu waa cibro thanks wllashay qurux
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Жыл бұрын
MaashaAllah tabarakAllah
@Mohamed-jh3lr
@Mohamed-jh3lr Жыл бұрын
Masha allah
@HODANMOHAMED-xc9sg
@HODANMOHAMED-xc9sg Ай бұрын
Amiiiiin
@fatimasulayman4095
@fatimasulayman4095 11 ай бұрын
Mashaalh allha kuxifdyo ❤❤
@cabdirisaaqaxmed-pe9pl
@cabdirisaaqaxmed-pe9pl 11 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan
@maryammohamed5921
@maryammohamed5921 Жыл бұрын
subxn allh ilahy ddka dhagrkoda hana ilaa liyo runtii qisdn wa qiso murugo leh
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 ай бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 ай бұрын
Scw scw scw
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Жыл бұрын
Sawday wllo mashaal💓💓💓💓
@aminashire2595
@aminashire2595 Жыл бұрын
Mahad Sanid
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 10 ай бұрын
Yaa salam gabadhi la dulmiyy laga ben aburtay wa guulysaty lkiin mamadu wax ficn ma samen😢
@ibrahimguled9961
@ibrahimguled9961 Жыл бұрын
A s c walaly ilasooxidhidh waa ibrahim axmed
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 Жыл бұрын
Alla ku xafiido wll
@mohamedabdullahi8510
@mohamedabdullahi8510 Жыл бұрын
Asc
@Free_Palestine56792
@Free_Palestine56792 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@saadiaabdi5966
@saadiaabdi5966 Жыл бұрын
Mahadsanid apayo 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👩👩👩‍🦰👩‍🦰👩‍🦰👩‍🦰👩‍🦰👩👩👩👩👩
@adancali1427
@adancali1427 Ай бұрын
😊
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Qiso yaable waaye runti
@FadumoCabdiqaadir-ov3uz
@FadumoCabdiqaadir-ov3uz 2 ай бұрын
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Жыл бұрын
Masha Allah
@faizabella1580
@faizabella1580 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@mulkiibrahim5185
@mulkiibrahim5185 Жыл бұрын
Aniga uhoreyo😁😇
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤❤
@farhiashiekh917
@farhiashiekh917 Жыл бұрын
❤❤❤❤
BOORSADII CUSLAYD MAXAA KUJIRAY?@sawdamqaalib
16:36
Sawda Qaalib
Рет қаралды 22 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
GABADHI DAMBILAHA KASHIFTAY!@SawdaBillan
30:11
Sawda Billan
Рет қаралды 41 М.
Qisada!!Turki iyo walalki c.raxman/@sawdamqaalib
25:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 15 М.
KIISKA TIJAAN OO NAXDIN BADAN!!@sawdamqaalib
29:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 50 М.
Cishqi ⚠️😭 || Qiso jaceyl oo xanuun badan
1:14:03
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
KATIINKI KASHIFAY 3KIIS OO DIL AH!!@SawdaBillan
47:52
Sawda Billan
Рет қаралды 80 М.
QISO JACAYL OO MURUGO BADAN AMAL IYO ASAD!Q.1@sawdamqaalib
25:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 30 М.
QALBIYADII DAHBKA AHAA WAA QISO CAJIIB AH!Q.1@sawdamqaalib
16:50
Sawda Qaalib
Рет қаралды 17 М.