Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac New Year Xidigaha Show 2015 Live HD

  Рет қаралды 4,687,368

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

9 жыл бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Пікірлер: 1 600
@xasanxariir5570
@xasanxariir5570 3 жыл бұрын
Waxa laga so wareegay 7 sano wali ma ilaabin fadlan hadaad i arkayso like dheh😪😪😪
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Rabbi niyada ha kuu qaboojiyo 🥲🤲
@abdiyusufabdi157
@abdiyusufabdi157 2 жыл бұрын
one Year kadib Ma NoshahaY 🥺
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
@@abdiyusufabdi157 koley Haa saan filaayo 🥺
@abdiyusufabdi157
@abdiyusufabdi157 2 жыл бұрын
@@nimcodow1230 Walal Sidu Khyrku Jiro alle Uunba Og Ee Alle Khyr ka HaYna WaafajiYo
@engdekamohaaa49
@engdekamohaaa49 Жыл бұрын
Sorry😥😥😥
@ahmedabdirsak4700
@ahmedabdirsak4700 Жыл бұрын
Waxaan u soo gala inaan akhristo qisooyinka mucaashaqiinta iyo legendska halkaan ku jira hadaad ila mid tahy like ii saar 😁😁😁
@user-qz4qr4zk1k
@user-qz4qr4zk1k 10 ай бұрын
Wxan usoo gala inan akhristo qisoyinka mucashaqiinta 😢😂😢😢
@Mohamedfasax
@Mohamedfasax 10 ай бұрын
anba walahay intasaan usoo galayna
@FadumoMohamed-us3wz
@FadumoMohamed-us3wz 9 ай бұрын
😂😂😂😂lol sdo kle wll
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 9 ай бұрын
Anih xta wxn uso galy ina qisoyinka wx ka fa'ido khibrada iyanh allh dhibta hka dulqado🤲
@ifkaahmed9086
@ifkaahmed9086 5 ай бұрын
Same nhy😂❤
@ahmaddahir6887
@ahmaddahir6887 2 жыл бұрын
Waan hubaa inaa heestaan miraha macaan aad dib usoo booqatay 🫠 hadaa iga danbeyso like isar 😃✊🙏
@zaphamukhtar2238
@zaphamukhtar2238 Жыл бұрын
Maantan soo booqday
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Lagama maarmaar weyaan
@Militarymind2024
@Militarymind2024 Жыл бұрын
lagamarman waaye hestaan runty aad ujecelyahay inan dageysto
@farxaanmaxamed165
@farxaanmaxamed165 Жыл бұрын
Xasuus wye hees Taan 💔🥵
@hodanfarah4405
@hodanfarah4405 Жыл бұрын
Hadan arkay
@khayrebulshawi509
@khayrebulshawi509 5 ай бұрын
Ma jiraa qof dawanaya hestan 2024
@MaxamedXasan-qd9yh
@MaxamedXasan-qd9yh 4 ай бұрын
Waraa anaa daawanay😂
@yasminfarax
@yasminfarax 3 ай бұрын
Haa abwe 😢
@MohamedAli-ry5lc
@MohamedAli-ry5lc 2 ай бұрын
Haa
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal 2 ай бұрын
Haa zxp ❤
@Muniirabdi576
@Muniirabdi576 2 ай бұрын
Haa waa Ani
@abdirisaqfeysalaxmed4321
@abdirisaqfeysalaxmed4321 Жыл бұрын
Anoo hurdo kaso kacay baa qof agteda joogay ereyo kamidaa heesta iso xasuusiyay, majiraa qof daawanaya 2023 heestan like saar 😩❤️
@Kralice-rk9pb
@Kralice-rk9pb Жыл бұрын
Dib ayan u dhagysanaya😢😢
@HapsaCqaadir
@HapsaCqaadir Жыл бұрын
inuu qadar yhy is waagu 😢😢💔
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Kamaba daalo
@HabibooyHabibooy
@HabibooyHabibooy Жыл бұрын
Kewwaakaas
@SalmaAdan-eh1if
@SalmaAdan-eh1if 11 ай бұрын
Haa😂😢
@xanfar11
@xanfar11 Жыл бұрын
Heestan ango dhageysanaya oo bajaj wado jigjiga ayay ilaa dhacday gacana wan ka jabay xasuusaha qaar💔😭 allxamdulilaah calaa kuli xaal hada Germany ayan joga wax walba waa okey ✊😍
@ilwaadaadam4200
@ilwaadaadam4200 Жыл бұрын
💔😭😭😭
@Kayf_Ali
@Kayf_Ali 7 ай бұрын
Wan ka xumahay walal😢😢😢😢
@yasminfarax
@yasminfarax 3 ай бұрын
Abwe
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 2 ай бұрын
😂😢❤hda gcnta see kutahy
@user-cl4ih6ss3p
@user-cl4ih6ss3p 2 ай бұрын
​@@yasminfaraxmaxa ka galay kk😅
@cabdiqanivarhanoz4745
@cabdiqanivarhanoz4745 4 жыл бұрын
Ma jiraa qof daawanayah 2020 This song Like Me
@munazuupan9648
@munazuupan9648 4 жыл бұрын
Kaama daalo.dawashadeeda lagaso bilabo 2016 sanad aanan dawan 16january ma jiro Ilahow qalbigayga halmar kamasax cali jamc muse
@cabdiqanivarhanoz4745
@cabdiqanivarhanoz4745 4 жыл бұрын
Ilahow uga masax mid khyr qaba ugu badal
@osmanabdi5660
@osmanabdi5660 4 жыл бұрын
@@cabdiqanivarhanoz4745 aaamin
@aymannajma4152
@aymannajma4152 4 жыл бұрын
Haaaa
@HusseinYoman69
@HusseinYoman69 4 жыл бұрын
CabdiQani VarHanoz bro subscribe sow saar Adow mahadsan kzfaq.info/get/bejne/oNl1dcuGsM7QhnU.html
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
Haddii jaceyl ku haayo like isaar jaceylka ha guleesto💕✌🏽🥺
@Nima__mah
@Nima__mah Ай бұрын
Iam still listening 24/5/2024 hadad iga danbeyzo like zaar😢😢❤
@IsmailDanane-nb8me
@IsmailDanane-nb8me 3 күн бұрын
24/6/2024 still listening 😢❤
@FaadumoFiikooni
@FaadumoFiikooni Ай бұрын
Inta qalbiga laga soo jabiyey heestan soradisay 2024 wllo liketa haila nafin saan ku arko😂😢💔😭
@Masnaad
@Masnaad 7 ай бұрын
Wan husband inaad malin malamaha kamida aad soboqondonto heestan ilhay waxn kabaryayay nool qurux badan inana oofaraxad kudhehentaahay anuu hadyad igaa dhigo❤🤲
@Maaramire1
@Maaramire1 21 күн бұрын
Insha allah wkuso laban
@xaawokiinxaawokiin2517
@xaawokiinxaawokiin2517 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔 Ax ax ax 2015 ayey ahyd marki u iso diray qofkan jecel hadana wuu iga dhintay ilahey haku naxaristo mahad 😭😭 2020
@osmandubad7703
@osmandubad7703 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@munabare6918
@munabare6918 4 жыл бұрын
😭😭😭
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto 😭😭😭✅
@abdirahmanabdiabdulle7048
@abdirahmanabdiabdulle7048 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@musiclyrics7674
@musiclyrics7674 Жыл бұрын
Allah u naxariisto😭 anigana 2022 ayaan waayey
@calimaxamadshire3452
@calimaxamadshire3452 3 жыл бұрын
fiic naan lahyda adoo codkaa quraan ka ku akhriya ❤
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 5 жыл бұрын
Xasuus igu qaliya qimaad kulahyd agtyda 6 sano laga so wareegay walina ma ilawin😢😢😭😭 2019 hda jogto like isaaar plz
@ismahanita4
@ismahanita4 5 жыл бұрын
Nawal qof la jclyahay lama ilawo ila iyamaha wa wax jidha jclka dhabta ax ax ax 3
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 5 жыл бұрын
😭😭asma igu ducee in ilahy qalbiga iga tirtiro 😢
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 5 жыл бұрын
@@nawalabdikani9366 abaayo ilaahey qalbiga hakaaga tiro laakiin qof saas maloo jeclaado ilaa 6 years no
@umishkheir4789
@umishkheir4789 5 жыл бұрын
Ala jcl wuxanun badanyehe
@ice4business2
@ice4business2 4 жыл бұрын
nawal abdikani ma dhakado jacayilku 6sano aya ka so waregtayi walina wan jeclahyi
@CadniCabdicaziiz
@CadniCabdicaziiz 5 ай бұрын
Who still listening 2024
@user-el4cv8qp8f
@user-el4cv8qp8f 2 ай бұрын
Me😢
@MahdiAddeh
@MahdiAddeh Ай бұрын
Noloshaa kolba qof ku cun manta waa malintay igu xumayd😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@x_hargaizawi3530
@x_hargaizawi3530 Ай бұрын
Me😢
@ozaano
@ozaano Ай бұрын
​@@MahdiAddehsorry 😢 taliye
@SalmoYuusuf-eq9ix
@SalmoYuusuf-eq9ix Ай бұрын
​@@MahdiAddeh😢 same
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
After eid yaa daawanyoh 2020 24 /5/2020 Sunday Kmpla
@kingmaherndez5613
@kingmaherndez5613 4 жыл бұрын
Sunday Nairobi,Kenya 😂😂
@AhmedAli-ry1zz
@AhmedAli-ry1zz 4 жыл бұрын
Friday 2020 kampla
@mankamohamed8339
@mankamohamed8339 4 жыл бұрын
Ana hada daawanayo kampla caawo jecylkeygi hore soo xasuusta
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
@@mankamohamed8339 zrrry
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 4 жыл бұрын
Quruxey kampla miya jogta
@keekee1306
@keekee1306 3 жыл бұрын
Majiraa qof daawanaya 2021 hestan Like saar halkan🤩
@simranyuzuf6351
@simranyuzuf6351 3 жыл бұрын
Aniga 😅😅
@sacdiyolucky1423
@sacdiyolucky1423 3 жыл бұрын
ana fiirsoyo e manoshahay adiga hade ha tahay like👍isaar
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 жыл бұрын
2020,_Hadad dawaneso like isaar Bal meshu uron yhy ayaan waye 😋 😎
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
Haye adiga ma ogthy ina Facebook friends ku nahay 😀😂😂😂🙋
@deeqabdilahicilmi5390
@deeqabdilahicilmi5390 4 жыл бұрын
@@hafsoquruxo21 suudaasevan
@sadiiqcabdi7015
@sadiiqcabdi7015 4 жыл бұрын
@@hafsoquruxo21 maye😢
@cabdijawase5889
@cabdijawase5889 3 жыл бұрын
wll.garanmaayo.hal
@somalilander_girl9474
@somalilander_girl9474 5 ай бұрын
2024 😂
@mohamedhirsi2929
@mohamedhirsi2929 5 жыл бұрын
9.3.2019 Inta wax jclatay ee sidayda qalbiga dib u kabaysa like inta an wax jclan walina wax leeyahay iska jira hantaqda jclka
@madinosheakhmohamed1434
@madinosheakhmohamed1434 4 жыл бұрын
Asc
@fadumolibax9627
@fadumolibax9627 4 жыл бұрын
wlhi inagaa isku mid ah aniga dhibaatadaaso klr ii hyasta
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Qalbigan kabayaa ila hdana mahayo qofkaan jecl danbe uqaadi lahaaa Wayo 💔😭😭
@ilyaasisgoow8243
@ilyaasisgoow8243 3 жыл бұрын
@@madinosheakhmohamed1434 wcs
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 3 жыл бұрын
Waa runtaa sxp intaan wax jeclaaney iska ilaaliya jcylka waayo dhaawacisu ma sahlanaa
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 2 жыл бұрын
Jacaylkii qabyoobayoow Nasiib qadar baajiyoo Qiimaad ku lahayd agtayda Xasuus igu qaaliyaay ♥️😰🥺 Yaa daawanaya 2022 aduunoow Maxaad dad kala irdhaysay ❤️‍🔥
@abdiraxmaanmaxamed7127
@abdiraxmaanmaxamed7127 Жыл бұрын
Heestaan anaa layga zameyay wllhi😪😪😪
@ShiineOsmanPro
@ShiineOsmanPro 9 ай бұрын
Jni😊8
@najka4848
@najka4848 2 жыл бұрын
Mucaashaqiinta Qoralkooda inan aqristo uso galay 😂😂 Ax Yaa Dareen ♥️🥺
@anushkamohamed2165
@anushkamohamed2165 2 жыл бұрын
Kula mid ahay🤟😂🥰
@najka4848
@najka4848 2 жыл бұрын
@@anushkamohamed2165 😂👍
@amiirah143
@amiirah143 2 жыл бұрын
Kula mid🥺❤dadkan qisoyinkoda jecel ban iska aqrisanaya💔
@abdirahmanabdiabdulle7048
@abdirahmanabdiabdulle7048 2 жыл бұрын
Kulamid ban ahay
@asmomohamed6920
@asmomohamed6920 2 жыл бұрын
Imikaa lay hayaa😭😂💔
@cawobilan5721
@cawobilan5721 5 ай бұрын
2024😂😂😂😂😂hdaa iga dabayso like 😂
@khaalidmursal3945
@khaalidmursal3945 10 ай бұрын
After 8 year still listening 😢💔
@halimoabdi6950
@halimoabdi6950 6 ай бұрын
still watching 25/12/2023 one of my favourite songs 😢
@ExHOGAMIYE
@ExHOGAMIYE 12 күн бұрын
Wallhi waliyey qofna man jeclan bls waan garanaya qimaha uu lee yahay jacelka 😢❤😢
@raaxoAbdilaahi
@raaxoAbdilaahi 3 сағат бұрын
Don't worry 😉
@najmamouse6969
@najmamouse6969 5 жыл бұрын
jaceylkii wakhtiga badan so dhizna ee 2017 bur buray xaziztii jaceylkaygii😢😢😢😢
@phatmamohamed6076
@phatmamohamed6076 5 ай бұрын
Wiilkan raga dhan ka xushy ee sida daran ujeclaady Manta wayaha aduunka iyo arimo famil ba nakala kexeyy 😭 wlh aad iyo aad ban ugu xiisy 😭😭 heestan ba wehel ii ah cawada 😭qiimahad kulahyd aktyda xasuuus igu qaaliya 😭 waligy wan ku jeclan doona kuma ilawi doono 😭
@Amiiraahmed2023
@Amiiraahmed2023 5 ай бұрын
Please abyo hada sidhaba isku jecledeyn xal raadsada 😢
@user-nq6xd7vc6c
@user-nq6xd7vc6c 5 ай бұрын
SORRY ABYO IN AAD IS HANATAN IDIN RAJENYAA INBADAN
@abdifitahismailali4042
@abdifitahismailali4042 2 жыл бұрын
Majiraa qof rajeynaya inuu daawado heestan 2022❤
@somgamer9912
@somgamer9912 2 жыл бұрын
rn😊
@samiirocali3464
@samiirocali3464 Жыл бұрын
Hada ayaba dawanayaa
@King_Nazu
@King_Nazu 4 жыл бұрын
Sxp comment iga ayaad aqrineysaa waan kuu jodhaa ee like 👍👍👍👍🤐🤐🙏🏻🙏🏻👸🤴🏼
@mcdrama4559
@mcdrama4559 3 жыл бұрын
Waxaan daawanayaa 15/12/2020 waxaa fooda nagu haya 1/1/2021 waxaa ka soo wareegtay waqtigii aan is baranay jacylkaygii ugu horeeyay 3 sano waxay ku beegnayd xilli habeen ah 19/6/2018 waxaan soo wada qaadanay waqti iyo nolol aad u qurux badan waxay qof aad ii jecel balse aniga ayaa fahmi waayay una ambabaxay dalka dibadiisa. Qoraalkan wuxuu ii ahaan doona mid aan marwalba kugu xasuusto
@user-sr7pv1li8k
@user-sr7pv1li8k 9 ай бұрын
2:02
@user-sr7pv1li8k
@user-sr7pv1li8k 9 ай бұрын
⁹9⁹9
@XaliimaMohammed-mp2of
@XaliimaMohammed-mp2of 2 ай бұрын
2024
@cayuuniofficial282
@cayuuniofficial282 3 жыл бұрын
Jaceylkii qabyoobayow nasiib qadar bajiyow qiimaad ku laheyd agteyda😢😢2015 iska dhageYsan jiray aan jeclaa blze 2020/11/9 bey itaabtaY xaqiiqatan jcyl drtii baa mnta u dhgeYsanyaa😢😢😢😢
@shiineali5657
@shiineali5657 3 жыл бұрын
Xld mcn
@shiineali5657
@shiineali5657 3 жыл бұрын
Rwdn wcn mcn
@habilyare7804
@habilyare7804 3 жыл бұрын
Kulamid banu ahay alle haino dhib yareyo
@cadeheydhalad2672
@cadeheydhalad2672 2 жыл бұрын
Alle qalbiga hakuqaboojiyo walalaheyga waanjeclahay Somali hanolato 🌍🌍🌍🌍❤️❤️❤️❤️❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 9 ай бұрын
Sory wllo😢
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 5 жыл бұрын
Yaa jogo oo waliba jecel hayaa 2019😭😭😭🙄🙄🙄🤐🤐🤐☝️☝️☝️☝️☝️hit the like
@kaltuulcabdilaahi1780
@kaltuulcabdilaahi1780 5 жыл бұрын
Qofwax jeclady uunba garan karah.
@khadiijahm1764
@khadiijahm1764 5 жыл бұрын
Aniga Markaan dhagaysanayo wan Iska fikiraa Oo why igu socotaa dhabtii
@nashuuqalbii629
@nashuuqalbii629 5 жыл бұрын
lovley wllhi ani xita
@naciimobadal881
@naciimobadal881 3 жыл бұрын
4 sano Wiil an isjecleen aan iswaynay waalidkiisa sababtooda sanadkan 2020 bishi 10😭😭😭😭😭😭😭 hadeerna xanuun aaladaris ahay iyo oyin 😭😭😭 ani iyo isaga baadhiban cidnadaremaysana malahan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@exmayor5039
@exmayor5039 3 жыл бұрын
8:42pm,mon December 21,2020 Mogadishu degmada hodan hada iga dambeyso like isaar🙏🏼
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
Qof wali jecel qof ay kala tageen 5 sano kahor haduu jiro like ta I saara
@badkaabdi1869
@badkaabdi1869 4 жыл бұрын
Wll kasamir taas
@ruunsalah4087
@ruunsalah4087 4 жыл бұрын
10 yrs
@sahracismaan9129
@sahracismaan9129 4 жыл бұрын
5 years ago
@umuumeyma8993
@umuumeyma8993 3 жыл бұрын
10years
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Ax ax taasu waa aniga
@Qani_10
@Qani_10 Жыл бұрын
Habeen Isniin ah 23/10/2022, 10:00pm 2022 sanad sii dhamanaya👋this year...wxaa lga yaba 2023 inaa commentigan aragto 😥 2022 waqti tagay oo dib usoo noqn doonin..!!👋🥺 Good bye👋2022💔🥺 welcome 2023 ado kheyrkga wata❤🥀
@haseem7506
@haseem7506 Жыл бұрын
23 ayaaba Kala badh maraya hadda
@raxma8830
@raxma8830 Жыл бұрын
😢
@shucaybcabdinuur9508
@shucaybcabdinuur9508 Жыл бұрын
Oh!!!
@amiinhafidka
@amiinhafidka 6 ай бұрын
good baye 2023😪😪 welcome 2024🥰🥰
@abdirahmanmohamudali9344
@abdirahmanmohamudali9344 3 жыл бұрын
Nimcaan ducadiisii wala aqbalay Maxaayeelay qurux wuu ugududbay Imikaba xili quruxbadan uukujiraa Long life ankuurajeynayaa From Muqdisho❤ ONE LOVE
@mrnisk9204
@mrnisk9204 2 жыл бұрын
Mr⁶ pour lui
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 2 жыл бұрын
War heestu isga awalaba may qusayn ee jaylaani qisadiisa buu soo gudbinayay
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
2024 ayaan mombasa 🇰🇪 ku dhagaysanaya goor sheegtuna waa 3:40 AM waxaan heestan ku xasuusanaya wiil aan saxiboku eheen soomaalia oo mustafa la odhan jiray markasta oo aan arko wuuxu dhagaysan jiray heestaan balse wali sababta ma waydinin habiin habiinada kamida ayaan aniga iyo gabar aan saxibo ahayn ayaan waxaan waydiyay sooma dhici karto inan kala fogaano oo sidaan oo kale heesta udhageeysto. Jawabteeda waxay eheed maya balse waa dhacday cawana kaligeey ayaan dhagaysanaya anogoo kala fog😢🙏
@DugsiyeMedia
@DugsiyeMedia Жыл бұрын
Sacadan waa 21:00 habeenimo ama sadax saac sidad utaqaan taariikhdu waa 11\12\2022 Hadad ila dambeso love isaar Iso na booqo🙏🥰🥰
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 4 жыл бұрын
2015 wakhti igu xanuunka padna ayan heestan nafta ku sabalayn jiray mntana wn ilaaway qofki iyo jacaylki caruurnimo 🙂
@user-ww4cn9qf8f
@user-ww4cn9qf8f 9 ай бұрын
Already you become a legend ❤
@hasanabdulrahman3637
@hasanabdulrahman3637 4 жыл бұрын
5 sano kadib marki ugu horaysay ee an dhagaysto Waayo xasuusaha aaan jacaylkyga ka hysto ayay ka mid tahy si dhab Like dhac😁 hadaad iga dambayso. April 3 2020
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 4 ай бұрын
Jacaylku ma dhamaado si walboy ahaato adkeysi ayaa wanaagsan
@mahamedabokorhusein9511
@mahamedabokorhusein9511 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya like teemka nicaan
@ayanalihassan6408
@ayanalihassan6408 5 жыл бұрын
Waa hees taabanayso qof walbo wax jecladay misana wayey qofkiisa😅😅😂😂😂🤣
@zakiomer3801
@zakiomer3801 5 жыл бұрын
Ayan aniga wayey jacaylkaygi misana magacago kale lahayd ayan waa xasuus igaara wllhi
@makadorhr6156
@makadorhr6156 5 жыл бұрын
Ayan hassan miya
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 4 жыл бұрын
Ayan hassan Siyaad andthe original planwasonand the original planwas22ndIIonononononononononandandandandandandandandandandandvsonandnotbadIand22ndandbbbonNunn
@qaaliddgarada5645
@qaaliddgarada5645 4 жыл бұрын
Wan
@haruuniosmaan8872
@haruuniosmaan8872 4 жыл бұрын
Haa alpi
@abdirizakali3270
@abdirizakali3270 5 жыл бұрын
.waan waye qofti aan jeclaye....rabiyow meesha aad noo qadirtit aya noo Kheir badan mar walalbo.
@xamdicalasow1958
@xamdicalasow1958 4 жыл бұрын
Beenta maahan anigaba wanwaye qofkan jeclaa taasna qadarta rabi aye ahed
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 4 жыл бұрын
aamiin
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ninkan heesaha uu qadey ma kala dhacaan sababtuna waa Cod dagan ayuu leeyahay nolow nimcaan😍
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
2015 ila hada ma iloobo wali qalbigeyga ayey ku dhex noshahay 8 sano laga joga Hestan xasus wlhi 2023 wad so radineysa wan ogahay lkn like heyla dhafin bls
@maryamdahir4623
@maryamdahir4623 Жыл бұрын
Ana hda soo raadiyay😢
@bushracwali4154
@bushracwali4154 3 жыл бұрын
2/23/2020 illlahay qof walba wuxuu tabayo ha siiiyo cidii is jeclayd mowd kle qariyay haw naxariisto kuwa tankle iyo waqti kle qariyayna illlahay u boogo dhayo🤲
@sayidgood7598
@sayidgood7598 Ай бұрын
Tarikhduu waa 2024/5/4 sacada geeska Africa 8:55pm hadad aragto like saar😂❤
@farduuzhassan5633
@farduuzhassan5633 5 жыл бұрын
2019😥ruuux kle ha u qaban sideyda inta iqti yarka ka qado❤😭
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 3 жыл бұрын
Xaqiiq ahaan waan ilaawi la ahay qoftii aan jeclaa , sacadii aan kala dheeranay xanuunkan dareemay ma aha mid aan qoraaal kusoo koobi karo ilaa iminka qofkale inaan xiriir lasameeyo naftaydu maogola
@abdirhmaanduraan1549
@abdirhmaanduraan1549 14 күн бұрын
Waxa jira gabar ana waligey xirir jcl nadhexmarin balse an ujeclahay sida qof 10sano xirir naga dhexeyay marka an is dhaho usheeg oo ey idhahdo qofkale xirir laleyahay wlhi waxan darema sidii iney xirir ilalahayd oo ey igatagtay jcl xumaa xasus manta heestan 15mar ku ceshtay 😢 N ❤💔🙏 allow 1mar janis isiisaa 🤲😰 balan hadan helo qofkas heestan dhib ugu solabana 😢
@samirajama6067
@samirajama6067 3 күн бұрын
maskiiin abwe ilaahy haku siiyi 😢😢😢
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 3 жыл бұрын
wadniHii samir Qado yeel Qalbigii bogsayoo i yeel dareen i khasbayayo sanadan qatanaa darteed naftii iga zheeyay Quuzo❤🔥🙏 2020/12/9 dawanayaa😂
@nasrichamp178
@nasrichamp178 5 жыл бұрын
26,2,2019 sacaduna tahay 2:11hbn xasuus goni ii ah wlhi markaa ruux naftada oo idil u dhibto waxaa dareemeysa dhibato wlbo oo kaga imankaro qofkaas aad jclatay aniga waxaan jcladay qof aan ii hilineynin lkn malin ayey ka shalane ilahayow mar lee niyadeyda iga saar anigabo qof dambe niyadeyda racineynine ,,,##
@gladysmusya9030
@gladysmusya9030 5 жыл бұрын
Amiin
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 5 жыл бұрын
Nasri xusen wlhi abayo inaba aniga igaa hadleysida moday aniga qufka jeclaa dhawac ayu igestay wanaa igaa rali galiyay lkin lagama yabo inaa mrkle qlbigeyga gacanta kasaro oo isku dhibo adne sido kle haisku dhibiin nin danbo waa cadaw
@maslaxmaslax1812
@maslaxmaslax1812 5 жыл бұрын
Abayo. Allaha KU sahlo wax walbo jecshahay. Dunida
@gabarpuntlaand1961
@gabarpuntlaand1961 5 жыл бұрын
Haw biixin anigaba kulaa midban ahy fartan qadaba wa khasaray
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 5 жыл бұрын
@@gabarpuntlaand1961 waliga 1 nin hashukansan abayo niman badan isku wad sidana ugu jojiin hal nino cumado inshallh qerka sodaho quruxey
@abdiaziizmahamed1340
@abdiaziizmahamed1340 5 жыл бұрын
Heestan maha hees laga xiiso dhici karo 😓😓Viva poqorka codka yaa daawanaayo2019
@mrmaqas1943
@mrmaqas1943 5 жыл бұрын
Me
@faarahomar4632
@faarahomar4632 5 жыл бұрын
Waaam🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀
@zamzamismaaciil3616
@zamzamismaaciil3616 5 жыл бұрын
aniga hestan mid xasuus badana waye lamailawikaro markan dhagaysto melaya ixanunto ax ax jacaylka xanuun badana
@xasancali8994
@xasancali8994 5 жыл бұрын
heestani maaha hes laga xiiso dhaco
@parkcheosun1822
@parkcheosun1822 5 жыл бұрын
Me
@amirmohammed3470
@amirmohammed3470 4 жыл бұрын
I am from eritrea. I love Somalia People and song
@diiriyechannel4635
@diiriyechannel4635 4 жыл бұрын
Kafka noo daa marka oroma tahy adoo somali Ah dafiraysa
@baarla281
@baarla281 4 жыл бұрын
😃😃😃🤣🤣🤣🤣🤣
@Updirahmandubbe
@Updirahmandubbe 7 күн бұрын
Heestan waxan dawanayaa malin khamiis ah 20,6,2024 4:03 magalda garowe heestan 2016 ayaan kudhagaysan jiray anigo yar tulada xidda❤
@mohand17
@mohand17 11 ай бұрын
Marki ugu horeysa an wax jeclada iyo Jabaki ankala kulamy iyo hesta an dhaghayga kasarin xasuus walhi 2015😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Raqiya29
@Raqiya29 7 ай бұрын
After 8 years still listening 👂🏻😢
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 ай бұрын
Sorry duu cadey raqiyo
@IkraanSheetaro
@IkraanSheetaro 6 ай бұрын
😭💔
@FarhiaAbdulahi
@FarhiaAbdulahi 6 ай бұрын
​@@IkraanSheetaro😢😢
@caddexoosh1687
@caddexoosh1687 6 ай бұрын
7 the 83feet 3PM ❤❤❤
@Raqiya29
@Raqiya29 5 ай бұрын
@@ismacillapasta138 Duu aa ?
@nimcohussein9444
@nimcohussein9444 4 жыл бұрын
yaa rajaynaya inu daawado heestan 2021😂😂😂
@hamzehjibril2626
@hamzehjibril2626 4 жыл бұрын
Anigioon wxpa laygaga Bixnde😂😂😂😂😂
@artann7833
@artann7833 3 жыл бұрын
✋🤣
@naciimomire7504
@naciimomire7504 3 жыл бұрын
2021 qofkii u horeyey ee dawaday
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 3 жыл бұрын
Naa ana dayowo 😂😂
@siciidobashiir3057
@siciidobashiir3057 3 жыл бұрын
Ana dawanoya 24/2/2021
@AbdisalanGavi
@AbdisalanGavi 13 күн бұрын
intaa 2024 qalbi laga jabiyay hno samraa like ee saar pls
@Hadia_farhan
@Hadia_farhan Жыл бұрын
“ Anoon diidediyn qoralka Inuu qadar yahay iswaagu Qudhani qofki ay jeclayd Wayayha kala qariyayooo !!” Micne iyo dareen gooniya ayey hestani igu leday😢🥺
@capdifataaxdaahir5023
@capdifataaxdaahir5023 6 ай бұрын
Naftayda wali waxaad kaga jirtaa kaalinta koobaad (1) si waloo Ii xumaysay wax xumaana kuma qabo waan ku cafiyay waxaanan ku rajaynaya nolol qurxoon 💔🥺😒
@AbdisalanGavi
@AbdisalanGavi 13 күн бұрын
😢 ax ayaa jecel
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Inta wax jeclatay misna diip heesta usoo raadisay like igu sharaf isku wadaa soo wada marnee😂😂
@queenzuu6333
@queenzuu6333 3 жыл бұрын
Nimanka wax mejecladan maba ogen🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Ana imika dhageysanaya mba ilaawo heestan
@ApdiHakeem
@ApdiHakeem 3 жыл бұрын
Just now anna
@cgf383
@cgf383 3 жыл бұрын
@@queenzuu6333 😂😂😂😂
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
@@queenzuu6333 waa runta WLL gabadha jidhkeeda iyo quruxdeeda uunban jeclaana 😂😂✌💔
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 6 ай бұрын
after 9 years still listening ❤❤
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
"anon diideyn qoralka Inuu qadar yahay iswagu Qudhani qofki ay jeclayd Wayahaa kala qariyayoo"💔 Qofkan dunida ugu jeclaa wan wayay o calaf ba kaa adegay Allaha 🤲 u barakeyo reerkisa cusub ana Allaha 🤲 i siyo qof sidan u jeclaa ii jeceel 😢 Tariqdu waa 16/06/2023 19:00 maalin jimcee ah
@awilosman1243
@awilosman1243 11 ай бұрын
😢
@KowsrKiin-ir4yd
@KowsrKiin-ir4yd 10 ай бұрын
Baayo xanuun kadaran majiro ilhy qalbiga haku qabojiyo😭💔😭
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 3 жыл бұрын
Nimcaan Hilaaac wa fanaan An dar alle ujclhy sidaan utageero waligy fanan uma tageerin wlhi ..noolow my bestie fanan Hilaac😘😍 From laasanood🇸🇴❤✌
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
22/12/2020 malin salasa ah oo lockdown lagu jiro cida iga danbeysaay iska tuura like xusus qaliya wadnkygi 2015 borome cdee ohy oh from swedan ohy oh somalo weyn hawaaro jcylku allow alle
@Updy_qani_Lm10
@Updy_qani_Lm10 2 ай бұрын
Wxaa ka mid ahay dadka aqristo qisoyinka reer comment ee heesaha jecel ka ah💔 hda ila mid thy like😭💔🥺
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Ай бұрын
Anon Diideyn qorallka Inu qadar yahay iswaagu Qudhani qofkii ay jeclayd Waayaha kala qariyayoo R/S😢❤
@indhacase3610
@indhacase3610 4 жыл бұрын
Gooptu waa Crown HoteL 2013 kii ayay aHayd habeenkaas sHawga waan imi Lkn biLaa tigidhbaanu ahayn aniga iyo 5 nin oo aanu zHp aHaynba aakhirkii xoogbaanu ku galnay hotelka wllhi taariikhbay aHayd 😂😂
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Hhhhhh mar hdad gashayba weyku dhaneyd
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 3 жыл бұрын
2015bki bay ahyd iska sax habeenki sanadka cusub
@madarchannel6672
@madarchannel6672 3 жыл бұрын
walaal 2015kii Ayay ahayd
@HilowleYT_
@HilowleYT_ Жыл бұрын
7 Sano kadib waan soo boqday please like isar🙏🥰🥺
@miski3389
@miski3389 Ай бұрын
Wadnihii samir qaado yeel Qalbigii bogsayoo I yeel Dareen I qasbaana yiri Sanadaan qatanaa darteed Naftii iga yeeshay quus! Intaas cagsigeeda baan ku suganahay sanadkiina 10 bil baan cunay! Dawadaas goormeen heli doonaa, quustaba waa dawee. 😢 Wadnihii samir qaado diid Qalbigii bogsan waayay oo Naftii iga diiday quus💔😢
@RaaqiyaSayidAli_
@RaaqiyaSayidAli_ Жыл бұрын
Darreen muddo laabtaada ku heysay qofkii aad u heysayna kula qeybsan waayo marka ugu danbeyn Laabtaada ka faaruqo Nafisaad badan darreemeysaa. Naftii iiga yeeshay Quuso. 26/08/22 Alhamdulilah 🤗🙌
@cabdixaafidcalinuur1526
@cabdixaafidcalinuur1526 Жыл бұрын
Isku midbaan nahay boyoh qalpiyeyyy qofkii kolkuu soo noqday ilaa hada wuu ikari la yahy maalin baa alle maskaxdayda ka dhameyeyy caadi baa iloobay allhamdulilaah alla mxn u ooyyey🤲💯🥰🥺
@CashoXuseen
@CashoXuseen Жыл бұрын
Hada ayey I heystaa dhibtadan lkn waan waan isku dayaa inaa iloobo 😢😢😢
@safwankeyow7394
@safwankeyow7394 2 жыл бұрын
Waxan dhageysan jirey 2014 waxayna ka darnaan jirtey noohoyinka.baladweyna anga iyo.azxabteyda schoolka. Lkn hda waxaynu nahay dad wada reer jamacad ah aanan hal meel isla wada jogin ragu danta baa kala gaysa👋✊🥺
@mohaabdiazis1641
@mohaabdiazis1641 10 ай бұрын
Dib ayan usoo booqday Heestan 1/9/2023 oo ah maalintii ay ku beegnayd sanad Guuradayadu waxan is baranay 1/9/2019 waxan isku dhacsanayn mudo bil ah waxan usoo galay in aan madaxa ku dagsado qoraalka mucaashaqiinta aniga iga daran si aan Naftayda ugu qanciyo in ay imandoonto Maalin kamida maalmaha Miss you More Happi 💔🥲😳
@ZalmanIbrahim
@ZalmanIbrahim 10 ай бұрын
😢 you will get inzha allh 🎉❤
@Shucayb560
@Shucayb560 9 ай бұрын
Aniga waxaan is baranay 7/9/2019 😢 Waxaana iigu danbaysay 9/7/2023 😢
@shugriabdilaahi547
@shugriabdilaahi547 3 жыл бұрын
Ma Miraa qof dawanyaa 2021 like dhac igu isii
@taysirismailawran4405
@taysirismailawran4405 2 ай бұрын
2024/april/21 still listening 👂 💔🦦
@cabdiraxmanibrahimaadan41
@cabdiraxmanibrahimaadan41 3 жыл бұрын
jaceylkii qabyoowayo nasiib qadar baajiyo 😭qiimad kulaheyd agteyda😭 allow 😭kuunaxariisay maku ilaawi doono inta aan kaa dembeeyo 😭😭😭😭
@AishaApdiOmar-rx7og
@AishaApdiOmar-rx7og 10 ай бұрын
Hestan 2018 baan Abtigey la dhagesan jiray Ana waan jeclaa Erayadeyda ma fahmi jirin lkn Cawa Aney Iga hdleysaa 😭Ruux kale ha u qaban sedeyda 💔
@fuaadqaasimhassan2965
@fuaadqaasimhassan2965 10 ай бұрын
Waxu bilawday jclkyna 2014 Xasuus igu qaaliya runti ala jaceylow mxd kala geysay dad is jecel waqtiga iyo waayaha qofti naftu nodhaxeysay hestaan isla dhegeysan jrny dadka iska weheshan jrny inkasto kala fognahay qalbiga iskaga dhawnahay kulankeyna waa iyo gurkeyna 01 /01/2024 i.n iso duceya jclkyga aan dhameystirte ❤❤❤❤❤❤
@americanboy3546
@americanboy3546 Жыл бұрын
2016 gabadhan calacal ahan u dhegaysiyeyey toolow ma gursatay ma single ba mise wayba macasalamysey dunida sabrin melkasto ku noshahay Gulayso hada dhimatayna alle haku naxaristo Burcan ku oga😪🥰
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 Жыл бұрын
2022 soo booqday anoo xaladaha aduun isku cakiran yihiin alxamdulilaah 🤲 Alaha qadiraan baryi in qaybaha nolosha hadhay qurux kaga gudbo inshlh
@xassannuur9412
@xassannuur9412 2 жыл бұрын
yaa ila dhageysana xilligan😍allah qaniyan baryaa in an qurux kaga gudbo mal maha so socda🤗🤩
@zakriamohamed4689
@zakriamohamed4689 22 күн бұрын
Fanankeyga Nimcan Hilaac waxan dhageysanayaaa heestan 5/6/2024 Maalin arbaco ah ❤
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 2 ай бұрын
😢😢❤asga marki kala tagnay baa dib uso radiyey😢mjira 2024😢❤yaa ila dhagesanyey😊
@roobleabdikarim69
@roobleabdikarim69 4 жыл бұрын
Stay home 2020 ayaa dhagaysanaaya like
@abdiqanimahamed4427
@abdiqanimahamed4427 5 жыл бұрын
Heesta waqti adag oo isoo maray ixasuusiaa Hadad 2019 Dawatay like iisara
@samaraabdallahassen3419
@samaraabdallahassen3419 5 жыл бұрын
abdiqani mahamed
@AbshircismaanAbshircismaan
@AbshircismaanAbshircismaan 4 жыл бұрын
@@samaraabdallahassen3419 Sharon
@ayaancumaryuusuf3233
@ayaancumaryuusuf3233 4 жыл бұрын
Saabiriin
@ayaancumaryuusuf3233
@ayaancumaryuusuf3233 4 жыл бұрын
Amaan kawaran
@user-uj3oh8bn6z
@user-uj3oh8bn6z 6 ай бұрын
8year's ago mnta so boqday hestan hada iga danbeso like sis/bro😂
@user-xq2uz8ky6h
@user-xq2uz8ky6h 21 күн бұрын
Ano tiktoka dhex warewgaya heestan arkay isla markiiba KZfaqka ayan imid waana so dajistay xusuus horana iguso dhacday malaintay wax dhecen waxan daremay aya hada darensanahay hada ila midday like dheh❤
@najmanalka261
@najmanalka261 4 жыл бұрын
Still watching 27 July 2019 Dareen I qasbayayo 💔 Sanadan qatana dartiiye 😥 Nafti iga yeeshay quuso😭
@nimcomohamed5804
@nimcomohamed5804 Жыл бұрын
wll walk majoogta
@minachic1780
@minachic1780 9 жыл бұрын
Waa hees macan Wan heestii soo gabgabysay qisadii soo taxneed wakhti So nice hilal
@abdirahmanabdiabdulle7048
@abdirahmanabdiabdulle7048 2 жыл бұрын
Manoshahay zxp
@fardosaaden7784
@fardosaaden7784 Жыл бұрын
Jecelki qabyowey nasib qadar bajiyow qima ku lehed agteyda 03/09/2019 hadan so xasusto Wan iska ilimeya jcl 7sano jcl so waday , uga dambey qof kale la aqal galey 😭💔, ya rabi Wali waxan sugaya bedel kheir qabo ,🤲 Wali qalbigeyga kama bixin nafteyda ma qusato si kasto an ku ilowi laha Wan sameyey wadan jogay Wan uga so tagay Wali jclkisa ma nusqamin, qof kale Wan awodi wayey ina jclato😢 Qalbiga dhagax inoqday oo maba rabo ina qof la shekeysto mustaqbalna Wan rabaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hajjikaraama9784
@hajjikaraama9784 4 жыл бұрын
heestan markan dawdu ama dhagaysto wlh jcyl baa igu soo daga ayy omg, 2020 for is watching like u🔥😘👌
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Ninkan heesihiisu waa wada top waayo Cod macan buu leeyahay Huuno nolow😍
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Nimcaan hilaac oo ugu dambayn America joga hdd dhagay sanayso like igu qabo👍🏻👍🏻
@mahadabuukar3171
@mahadabuukar3171 Жыл бұрын
Markan heestan maqlo waxaan soo xasuustaa qof aan ogahay alle haku xafido meel walba aad ku sugantahay
@saalaxmaxamad4104
@saalaxmaxamad4104 Ай бұрын
Hees iyo bar 😢 💔 2024 / may / 9 malin khamis ah aan xiiso qadayo jamacad waliba lkn niyadeyda melkale ayee jirtaa 💔❤️‍🔥
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 4 жыл бұрын
2-3-2020 (3:30Am) Habiin aan nolosha aan qatanahay iqtiyaarna aa nan heysan Rajo uun waan qabaa wali in nolosha inta ii hartay qurux kaga gudbo Fariinteeyda hadii waqti ka soo wareego i so xasuusiya
@hassanshaabanabdi8363
@hassanshaabanabdi8363 3 жыл бұрын
Haye Walaal noloshii qurxooneyd maheshay
@caynicayuni5858
@caynicayuni5858 2 жыл бұрын
Ma Xasusaata Fariintan🥺👋
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Hallo👋
@safiyocabdi6022
@safiyocabdi6022 2 жыл бұрын
hello
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 2 жыл бұрын
@@safiyocabdi6022 Walaal waan ku salaamay 🙋🏻‍♂️
@abdillahimoodhikaar7523
@abdillahimoodhikaar7523 Жыл бұрын
Heestan waa hees qiimo wayn leh Midhaheduna aad u macanyiin Iyo hilaac cod dahablee Waana hees dhuuxa iyo lafaha gaadhaysa🥰❤ Sacadu waa 8:53 pm Habeen sabti soo galayso 3:2:2023ka Somali maxamed Alle haynoo hagaajiyo Himilooyinkeena❤ Heestani xasuus garay igu ledahay 3 sanno dabadeedna waan dhagaysnyaa again
@queenladan1516
@queenladan1516 Жыл бұрын
15 ..1.2023 still 🥺
@munaabdiqaadir
@munaabdiqaadir Жыл бұрын
Qalbi xanunban dareemayA wlhi qofkan jeclahay war caduna i sheegay maxa u dhibataysN dad jacayl wa cadaw 💔💔💔😭 24/09/2022 stille
@user-ky1pi6gu5r
@user-ky1pi6gu5r 3 ай бұрын
Ax ❤❤❤❤❤
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 532 М.
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 19 МЛН
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 58 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 136 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 20 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Maxamed BK 2016 Heestii Hinda iyo Showgii Stockholm
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 12 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 4,8 МЛН
NIMCAAN HILAAC | KUWII DAARAA KUGUBAN | OFFICIAL MUSIC  2018
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 17 МЛН
Dildora Niyozova - Bala-bala (Official Music Video)
4:37
Dildora Niyozova
Рет қаралды 8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 157 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,3 МЛН
Райымбек Нысанбек - Сүйдім аруды
3:39
Райымбек Нысанбек
Рет қаралды 65 М.
Ғашықпын
2:57
Жугунусов Мирас - Topic
Рет қаралды 106 М.