NIMCAAN HILAAC | KUWII DAARAA KUGUBAN | OFFICIAL MUSIC 2018

  Рет қаралды 1,020,185

Waqal WStudío

Waqal WStudío

6 жыл бұрын

HUWII DAARAA KUGUBAN
NIMCAAN HILAAC
EREYADA:MAXAMED CUMAR BUUX
LAXANKA NIMCAAN HILAAC
MUSIC BY BULSHAAWI
PRODUCTION AFROMEDIA & WAQAL STUDIO

Пікірлер: 297
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 6 жыл бұрын
Wiilkan iyo iskalaji majirto cidka cod fcn fanka hadda intii igu raacsan like 😍
@bilanbashaasha7933
@bilanbashaasha7933 6 жыл бұрын
Laxanka 💯 Codoka 💯 Music 💯 Ereyada 💯 Yaa iguraacasn Nimcaan hilaac 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@rahmamohamed7851
@rahmamohamed7851 3 жыл бұрын
3349
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
@@rahmamohamed7851 Hadan Duni Lagu hezhin Jacaylkana Loo Darnaan haplow Xawaraha Meherka Nga Dhima
@udhgsg1647
@udhgsg1647 3 жыл бұрын
amgc_
@iqracadeyiqrocadey8341
@iqracadeyiqrocadey8341 2 жыл бұрын
Ereyada Maxmed cumar book music bulshaawi laxanka iyo codka nimcaan cabdi raxmaan xasan hilaac ♥️♥️♥️
@safiyoahmed1683
@safiyoahmed1683 2 жыл бұрын
@@rahmamohamed7851 7zzvvv
@yahyefashion7342
@yahyefashion7342 2 жыл бұрын
Nimcaan heestaan 3 sano dhageystaa aaad nolosheyda uga hadleysaa Duruuftiyo nolosha adag 😰😰🙏
@badriindho198
@badriindho198 6 жыл бұрын
#NIMCAAN #HILAAC intii ❤️jecel ✌️like anigaa ugu soo horeeyey xaq haduu jiro
@munomaanka1942
@munomaanka1942 3 жыл бұрын
Wan,taa,geeraa,sidaran
@najuupealove7171
@najuupealove7171 2 жыл бұрын
Hayeeshe duqadka io sidan Dusha kugu sido dhexdena dabka ka shidan kuwii daara ku guban😓😔 daacadi dhamaty wlhi heestan dren gooni ah bey igu leedahy 😭😓 alla xumaa markan lagula fahmeyn wanagaga io dacad nimadada mar wlpa laga fiirinaayo dhanka xun yaa rabbi usoo jeedi dhankeyga oo naga dhex saar namimka dhexdeena ku jira wxan ahay ruux aad ujecele iso duceya azxpta🤲😭
@Afisa543
@Afisa543 Жыл бұрын
💔😢🤲😢
@NaciimoAmiiro
@NaciimoAmiiro Ай бұрын
Abyo wxn alle kaga barsheyyy inuuu kusoojediyoo😢😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Hees aad u macaan Fanaan qaran Nimcaan Hilaac ❤ 27/07/2023 waqtiga 11:36 😊
@suhaybcawke6759
@suhaybcawke6759 6 жыл бұрын
Fanaanka. Fananiinta. Somaliyed Codka👍 Music👍 Laxanka👍 Erayda👍 Akhlaqda👍 Dabeecda👍
@nuurkiitogdheer8353
@nuurkiitogdheer8353 6 жыл бұрын
Like igu qabta wixii nimcaan taageera viva #nimcaan
@abdikaremak
@abdikaremak 6 жыл бұрын
First viewer nimcaan al hilaaaci
@nasrigiilahay6805
@nasrigiilahay6805 6 жыл бұрын
Axya hees" hadi dad qar shaarkiyo xumaha dawo loga dhigay" meeshay ku socoto heestu ana oog our ugaas nimcaan hilaac 👌👌👌
@anashashiali-we3tb
@anashashiali-we3tb Жыл бұрын
Allh qof adoomada kamida jecladay calaf igu dar 🥹🫶❤️Farihayyy 🫶
@selenajamal8445
@selenajamal8445 6 жыл бұрын
👏👏👏👏❤Kolay comments ka wu akhrin dona fanan kena qaliga waxan ku odhan laha wall laxan ka aad adigu hestan sartay aya laxamada lagu sameyo ka qurux badan iyo music ga bulshawi laxanka adigu saaro music na bulshawi ban kugu ogahay wsc
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 жыл бұрын
Kugu raacay Bro Music Lee Ilyaas idriis iyo Bulshaaawi laxanakana Hilaac
@sharmakadiiri1486
@sharmakadiiri1486 3 жыл бұрын
Aniga qofka bini adanka wuu qaldami karaa ee qofka waa in uu la hadlaa ee hadii ad iga Aamusnantid waan ka fogan wayo qofka runta ad tahay inan ku ogada waye ama isku key shegtid ama iga hartid
@sharmakadiiri1486
@sharmakadiiri1486 3 жыл бұрын
Hadii ad aamusnanto insha alah wan iska jari malin uun ilahay igu guleen borogaranka ad igu xiratay ee qofka ad tahay ma ogi ee ilahay haku cadaabo
@sharmakadiiri1486
@sharmakadiiri1486 3 жыл бұрын
Inad isku key shegto ama ad iga harto wax ka dhaxeyo majiro
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
Sharmake diriye wa Nocma zxp wxn ad ka hadleysaa pro
@hiigsiofficial3163
@hiigsiofficial3163 6 жыл бұрын
Kujecliyaa nimcaan nolow baan kuleyahay wllo
@crisqfaray9672
@crisqfaray9672 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaac is legend wlhi fanan tagero Like iga giijiya abtiyal
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 6 жыл бұрын
Lama joojiyaha fanka Yaa igu raacsan ''like ''
@Mahamedhadidayib
@Mahamedhadidayib 11 ай бұрын
Fanan xushmad naga mudan Fanan xiso leh Alow Kudhowr Wllky Nin an qofna waligi waxkashegin❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hadii dadka Qaar sharkiyo Xumaha dawo Looga dhigay Jacaylkuna ruux u daran Qof aan u Ogayn ku daray Duruuftiyo nolosha adaa Lamaanaha dan isu diida Xalkooda ma day dayee Labada isku duuban buu Namiim u dagaa shaxdoo Hayeeshee dulqaadka iyo Sidaan dusha kuugu sido Hadaad daacad iigu tahay Dhexdeena dabkaa ka shidan Kuwii daaraa ku guban Hadaan dulmi Lagu heshiin Jacaylkana Loo darnayn Duruufaha Taagan iyo Casrigu dunidii La hadhin Aadamuhu Dekaan iyo Duluumaha Qar qar soon iyo Dabino iskuma dhigeenoo Labada Calaf isku dariyo Xalaal Lama Kala dileen Hayeeshee dulqaadka iyo Sidaan dusha kuugu sido Hadaad daacad iigu tahay Dhexdeena dabkaa ka shidan Kuwii daaraa ku guban.
@user-ry7tx6cl8u
@user-ry7tx6cl8u 7 ай бұрын
Zhp wlhi legend baa thy Ani xageyga apwan baa ka thy 🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
@@user-ry7tx6cl8u Mahadsanid saaxiib sare Sharaf iyo karaamaan kuu hayaa Sidoo kale Guulayso walaal. Thankyou.
@zamiakhalif6662
@zamiakhalif6662 2 жыл бұрын
Waf caleg qalbigaygad shiday nimcaan Ax Ax Ax 😭😭😭😭💯💯💯
@khalidismailhassan8090
@khalidismailhassan8090 3 жыл бұрын
Hayeeshee dulqaadkaa iyo sidaa dusha kuugu sido hadaa daacad iigu tahay dhexdeena dabkaa ka shidan Kuwii daaraa ku guban💔😭🙏😪🥺💟
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Reer Waqooyi BK madax buur meel ku sheega 😂😂😂 Nimcaan wiil somaliwayn 🇸🇴💪
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
HALMAAL MEDIA kkkkkkkk military giibu ku maqan yhy tukaraqbaa loo diry sxp
@bushaaromuxumed9810
@bushaaromuxumed9810 6 жыл бұрын
HALMAAL MEDIA
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 6 жыл бұрын
HALMAAL MEDIA 🤣🤣😂😂🤣🤣😂😂🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂😂
@zultanmomiloveyou9432
@zultanmomiloveyou9432 6 жыл бұрын
Tukuraq bu bariis ka dayy 😂😂😂😂
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 жыл бұрын
+saki lisandaro bk adero walahy fanan wa dhaafey malin dhow xilbaa loo magacayaa maamus sharaf ayuu ku jooga fanaka lkn ninka meel show ku qabnaayo halaro bk dhawaan isoo baa show giisu ahaaa
@Farhan_Viyolla
@Farhan_Viyolla 9 ай бұрын
fanan ay umada somali ey iloobi kariin ❤
@naima1.5.75
@naima1.5.75 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaaac and waqal studio😍😍 Dhigiin u zharaf padnada laloh👏👏💓💓💚💚💛💟😍
@kingalwaysking3042
@kingalwaysking3042 6 жыл бұрын
LABADENA DHAXDENA DABKA KA DAARAN KUWII DAARA KU GUBAN ❤❤❤❤❤❤❤❤ Hees io badh nimcaan kama daalo hesahaga
@basracabdi3321
@basracabdi3321 Жыл бұрын
Jacaylkuna ruux idiran mid aan u ogeyn ku daray😭😭
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 6 жыл бұрын
dhaxdeena dabkaa ka shidan kuwi dara ku guban❤❤👈nimcaan fanan iga dheh
@SomHero11
@SomHero11 6 жыл бұрын
Nimcan top up codkagu waa 100/100 dadka soqorya somliland iyo somaliya adr afka lagu heesayo somaliland malle somaligu waa luqad lagu hadlo
@iqracadeyiqrocadey8341
@iqracadeyiqrocadey8341 2 жыл бұрын
Heesta waxaan ku xasuustaaa musalsal kii calafkii xumaaday ee haasaal iyo keenaan runti musalsalka aad ayaa u jeclaay lkn waxaa aad uga sii jeclaa heesta oo musalsal lee ku arke markaas hesta wn raadshe wn helay ilaa hada kama daali inaa dhegesto
@qalbinuura626
@qalbinuura626 6 жыл бұрын
Heesta fahmo waxay ka hadlaysa kuwi isaga io kooxdi so sartay nimcaan welcome back The one and only singer I support
@iqracilmi7431
@iqracilmi7431 2 жыл бұрын
wow 💝🤞💏 lamanah isku diida xalkooda madaydayee dhaxdwena dabka kashidan kuwiiy daraa kuguban omg 🗣😭
@updyrahmanqaalib5976
@updyrahmanqaalib5976 6 жыл бұрын
Niman hilaac Complete fanaan Horay usoco bro 👍👍👍👍😍😍😍
@somaligang5319
@somaligang5319 6 жыл бұрын
Nimcan ita tagerto farda daga hoy ☝️
@qalbidejiye7865
@qalbidejiye7865 6 жыл бұрын
Ar boowe iyo baaye reer bariga heestan ookape waxay dhehaan aa dhamac hadad reer bari tahy like saaar nacala shaydaanka ku yaale
@abdihamiidboulboulmohamud7210
@abdihamiidboulboulmohamud7210 3 жыл бұрын
2020/09/02.. heestan wax weyn wadta xaaskeya walashey iyo hooyaded igu direy
@yazzinodhahzame9168
@yazzinodhahzame9168 6 жыл бұрын
Mansh allah halyey qaran apwaaan zalan sare iga gudoon
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac Willka Shanta Somaliyeed 💯Allah ku xafido🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕❣️🙏🏽🌙🎊🎆
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 6 жыл бұрын
Wa fanaaaanka kaliya codkiiisa an jeclhy ama heeesihiiisa taaagera buuxan u ahy legend nimcaaan Hillaac
@munikacaynashe1536
@munikacaynashe1536 6 жыл бұрын
Nimcan hilac waxad tahay kaliya niinka an aaaaaaadka ugu jeclahay fananintaa somalida nolow wllkeyow
@faadumocumar2506
@faadumocumar2506 3 жыл бұрын
allow noda nimcan hilac oo xakanay
@abadirabdillahiomar2209
@abadirabdillahiomar2209 3 жыл бұрын
hadii daadka qaar sharkiyu xumaha dawalooha dhigay jacaylkuna ruux udiran dunida mid aan ugayn kudaray ereyo qaliya abwaan maxamed cumar buux hilaac iyo ilyas idrise ag culus aksaray 12 Aoute 2020 aksaray kadib xasuuqii barcelona ee bayen minuche 8 iyo laba
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 6 жыл бұрын
Dulqaad iyo samir waa gaashaanka jeceelka balse Jeceel nacab ma waayo wlhii Kuwii labo is jecel ka dhax shaqeeyo alle hadilo 👊👊
@maxamedsky4759
@maxamedsky4759 Жыл бұрын
Fanna jira Nimcaan xasan A/raxman hilaac ❤✌aaNn kaxiso dhacin 🥰🥰🥰
@ahmedenghave2624
@ahmedenghave2624 6 жыл бұрын
Ereyada:BUUX📕📝👍💯💯 Music:BULSHAAWI🎹🥁🎷👍💯 Laxanka: Hilaac🎤🎤🎤👍💯💯
@kmoney2461
@kmoney2461 6 жыл бұрын
MaTaankii Nimcaan abdirahman Hassan Hilaac Ugaas Ala Yacisak Waad Heestay🎸🎤
@Cabdallecurad
@Cabdallecurad 6 жыл бұрын
sagaleee wallee wuu heesay odaygu iskamaad odhane
@nimcocismeraan9322
@nimcocismeraan9322 6 жыл бұрын
Sagal Mustafe ftf
@tamaanshaadir1374
@tamaanshaadir1374 6 жыл бұрын
Love songs
@wayoaragchannel6245
@wayoaragchannel6245 4 жыл бұрын
abahis wase haday somalinimo jirto like igu qabta hahaha
@abdidhoore1895
@abdidhoore1895 6 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahy in an tagera ku ahay
@cabdisaqyahye2186
@cabdisaqyahye2186 6 жыл бұрын
Axsan Alfanaan Nuur Calaa Nuur
@sahrasalad461
@sahrasalad461 2 жыл бұрын
best. Song. Fanan nagu qaliya. Nimcaan. ❤️🙏
@amalhuuha7706
@amalhuuha7706 6 жыл бұрын
Ayaa hees dhexdeena dabkaa kashidan kuwii daaraa kuguban been maaha halayska ilaal so dadka namiimiyaha ah wlhi waan taageeraa nimcaan
@yaxyeblack6062
@yaxyeblack6062 6 жыл бұрын
Wwwww Best song 100% Codkagaba ka daran Reer nimcan halagu yaabo waqal mhdsanid wll from hargaysa
@hasancumar6387
@hasancumar6387 2 жыл бұрын
Asxan fnn
@Ayaancali12
@Ayaancali12 3 күн бұрын
Dareen jaceyl woow i galay balse daryeel jaceyl ma helin🥺🥺
@abdinuurarababdulle1194
@abdinuurarababdulle1194 6 жыл бұрын
Waaaw axsan hees boqorka codka somaliyey nolow abed masuuul
@cumarhilac3214
@cumarhilac3214 6 жыл бұрын
HeesTaan mrkaY bilaa music Ga TahaY bay macaan TahaY 😍😍
@hasanmahdi4479
@hasanmahdi4479 5 жыл бұрын
WaX_GaraD AwLaaDiiSa mursal muuse
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagesanjiray cadow nagu kala dhexjiren aniga iyoboqoradayda Lkn imika farxad ayaan kunoolnahay wana kaguulesanay cadowgii jacaylka adbn uslmy nimcaan hilaac boqorka codka
@faatuumohamed2109
@faatuumohamed2109 6 жыл бұрын
Jecliya nimcaan ❤️😘🔥💥👏
@faraxawcismaan7499
@faraxawcismaan7499 2 жыл бұрын
Wow
@mohamedabdi9557
@mohamedabdi9557 6 жыл бұрын
Legend nimcaan hilaac eepow fanaan 2bo maaha dhexdeena dabkaa kashidan kuwii daaraa ku guban hees iyo siyaado keep going zhp
@abdisamadmaahir1295
@abdisamadmaahir1295 6 жыл бұрын
hadaaN nimcaan hees kaa hayaa😃😃😃
@apdivataahali6540
@apdivataahali6540 6 жыл бұрын
Waw wlh ninakn waa fanan dhamays tiran
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
Fanaan laayskamanoqdee codkaa lodhashaa alfanan hilaac
@abdinasiribrahim3884
@abdinasiribrahim3884 6 жыл бұрын
Bbbbbnb waalhi coodka waa udhaalasho hilaac qoof cood kuugaaraya maajiro ciyalka daanbee
@keeyowyare5329
@keeyowyare5329 6 жыл бұрын
Nimcaan noolaaw intey nololi hirto siqaasa ayaanba kuu jeclahy
@keeyowyare5329
@keeyowyare5329 6 жыл бұрын
Haa saas waaye deeqa dgn maxmed
@aliomardeerow5104
@aliomardeerow5104 2 жыл бұрын
Stell iam listenin this song 🥺❤️❤️❤️
@bahjamire4734
@bahjamire4734 6 жыл бұрын
Nimcaan wuu soo rogaal celiyey nolow in bdn wn ku tabnay😚😚😚💋💋
@cabdurihiinihprahin2555
@cabdurihiinihprahin2555 4 ай бұрын
Waxaa jira hal qof oo aan aduunka ujelahay sikasta oo ay qalad iiga gasho Ana aan uga galo oo aanu isu dagaalo hadana wax walba oo dhexdaya soo gala anaga uunbaa xalisana si ka astooy ahaatan waxaan rajanayaa inaanu nasiib isu yeelan doona Mar ay ahaataba my lov❤ raadiya waan ku jelahay wllhi 😢😢
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 6 жыл бұрын
Nimcaan abdirahmaan hassan ugaaz fnn culus Isupport too much
@laylamaxamud1183
@laylamaxamud1183 5 жыл бұрын
al heestn anig iyo xajigay ayay nagu socotaa walhi like igu qapt
@ifrahifrah6831
@ifrahifrah6831 6 жыл бұрын
Waanku dareemayaa nimcaan waxa ugu daran aduunka jacaylka kugu kaliya marka waxa dareemi karaya qof saydoo kale ah
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Fanan dhumi garay wlcm hno fanan coskisa ku jogo guriga fanka 👏👏
@barcashorts8902
@barcashorts8902 8 ай бұрын
Dhexdeena dabka ka shidaan kuwii daara ku guban 30-10-2023 22:47 pm
@zaadakabdi6084
@zaadakabdi6084 6 жыл бұрын
Wooof Legend Hilaaac, BoQorka Codka
@zakihilaac3569
@zakihilaac3569 6 жыл бұрын
sawtu raxma nimcan hore usoco laxanka codka music makala dhacan dhexdena dapka kashidan kuwi dara Ku gupan war hoy inteydan kugupan gacmaha kala paxa
@seynimaxamed9222
@seynimaxamed9222 6 жыл бұрын
viv nimcan hillaca fanka nolow inte nolal jirto
@abdifatahmohamed5255
@abdifatahmohamed5255 6 жыл бұрын
Dhexdenaaa dabakaaa kaaa shidan Kuwii daraa kuu guban Maxamed cumar buux abwaan iyo wariiiyee iskuuu jiraaaa weyiii waaa abwaankaa Djibouti
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 6 жыл бұрын
Namiimku dagaa shaxdee...☺ Ax yaa hees iyo errayo iga dheh🌹
@raxmocarab319
@raxmocarab319 2 жыл бұрын
Asc waanku salamy nimcaan hilaac saln sare
@raxmocarab319
@raxmocarab319 2 жыл бұрын
Waxan filayaa heestan inay xaqiiq kawaranty waarun diradiraale cida isku wacan kala dilaa kuwa mus laxada raba ma arko
@sareedomaxamed1630
@sareedomaxamed1630 6 жыл бұрын
Maasha Allah geesiga somaaliyed cod udaayay
@fahima7276
@fahima7276 2 жыл бұрын
Legendary😘
@rahmamahamut6372
@rahmamahamut6372 6 жыл бұрын
waaaaaaaaw asal weeye heestu hore usoco nimcaan xasan hilaaac
@amalhuuha7706
@amalhuuha7706 6 жыл бұрын
Nasab kaamila nimcaan 👌👌👌👌👌👌👌👌
@mustafaanouriye6793
@mustafaanouriye6793 3 жыл бұрын
waa wax dhici kara fanaan qaaliya nimcaan hillaac
@KHALED-zj6jh
@KHALED-zj6jh 6 жыл бұрын
Heesta ka turjumysa sida midnimo Dabka loogu shidayo 😂😂😂😂
@abdisamadabdullah2505
@abdisamadabdullah2505 6 жыл бұрын
Yaa u so horeyay waxaan sina hadiyad
@Kowzy_life
@Kowzy_life 6 жыл бұрын
Jacaylkii waayo waaayo ayaanba cawa soo xasuustay.😭😭😭😘
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 6 жыл бұрын
My ❤ hilaacii hirgaly😍plz like funs of nimcan hilaac👍
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 6 жыл бұрын
Woooooow wadka baxsatay laxanka
@bishaarobotanbishaaropuntl6025
@bishaarobotanbishaaropuntl6025 6 жыл бұрын
wow hes iyo badh dhexdina dabka ka shidan kuwii dara ku guban
@farduuscumar4651
@farduuscumar4651 Жыл бұрын
Nimcaan hilaac the best song
@ayushabdiqer8576
@ayushabdiqer8576 6 жыл бұрын
Asxan hees fanan kali aan tagero nolow hilac
@user-qn3dl1ri7h
@user-qn3dl1ri7h 8 ай бұрын
Wxaan hes wey dhafeen wllhi cish claa hees 🥰🥰🥰
@rukiahssn7480
@rukiahssn7480 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaaac🔥🎶🎤👌
@JaamacBurco
@JaamacBurco Ай бұрын
Beste of song ❤
@zeinassissa444
@zeinassissa444 6 жыл бұрын
Nimcan😘😘 yaaa ila jecel👍
@UmuMucaad-us1pp
@UmuMucaad-us1pp 2 ай бұрын
Dhexdeena dabkaa kashidan kubii daaraa ku ban 😢
@axmedwarsame5620
@axmedwarsame5620 6 жыл бұрын
adaa ku guban----- my hero legend nimcaan best somali singer all of time
@user-if5xk6lu2f
@user-if5xk6lu2f 2 жыл бұрын
٢1
@dowladyassin9656
@dowladyassin9656 2 жыл бұрын
Really History KUWII DARAA KU GUBN
@faizaadanali7687
@faizaadanali7687 2 жыл бұрын
Best song 👌
@yaasinkompanay6729
@yaasinkompanay6729 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaac 😘😘
@raxmarashid267
@raxmarashid267 6 жыл бұрын
Masaha allah asal nimaacaan hilaac
@shaficinesta488
@shaficinesta488 6 жыл бұрын
Waw nice song hes ad u macan
@khadaromer5053
@khadaromer5053 6 жыл бұрын
ninkaan raga isgah ugu cod mcn heesihisanah waa wada qiso iyo jaceyl tasa keentey
@MohamedAli-gn1xr
@MohamedAli-gn1xr 6 жыл бұрын
Dhexdeena dabka kashidan kuwii daara kuguban mudo kadib inaan nimcaan hees shidan kahayno yaigu raacsan sida caadiga
@fatimah25
@fatimah25 6 жыл бұрын
#Nimcan hees dagan Runtiih
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 Жыл бұрын
Classic Song.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Aad iyo aad
@MustafeCalimaxa
@MustafeCalimaxa 2 ай бұрын
Casri
@MustafeCalimaxa
@MustafeCalimaxa 2 ай бұрын
❤ 🎉
@user-cg6xs9gm6l
@user-cg6xs9gm6l 2 ай бұрын
Asc😅😅😅😅😅😊😊
@caaqilsalaad8925
@caaqilsalaad8925 6 жыл бұрын
prince of cod hhh somalia weeeye wlhy my favourite nimcn hillaac
@miimanicabdule3461
@miimanicabdule3461 6 жыл бұрын
fanaan qaran hilaacii hirgalay wn kugu fanaaa
@user-nb3qt3mr6o
@user-nb3qt3mr6o 5 ай бұрын
Best songs ❤
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 4,9 МЛН
Nimcaan Hilaac Hees Cusub Naxariis Lyrics 2019
6:10
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 23 МЛН
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 85 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan hilaac | dabar | Lyrics 2018
5:42
GiLaawe
Рет қаралды 3,2 МЛН
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
Hillaac Music
Рет қаралды 3 МЛН
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Awale Ahmed
Рет қаралды 1 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 18 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 7 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 2,8 МЛН
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 96 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 538 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 116 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 791 М.