Janada Aduunka masoo booqatay? | Madiina ᴴᴰ┇Abubakar & Ahmed

  Рет қаралды 50,586

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

5 жыл бұрын

Wadada Makkah - Mediina
Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzfaq.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakar-z
MAHADSANID

Пікірлер: 492
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
insha Allah waa imaadi doona mar un waa meesha aan ku hamiyo allow ii sahal riyadeyda yaa rabbi
@fardowsaamiiira5076
@fardowsaamiiira5076 5 жыл бұрын
Masha allah waxan idin jeceylahay ilahay darti kuwii janada ku kulmey ilahay ha inaga dhigo amiin yaa allaaah like isaran ilahay darti
@AyanAli-ls6db
@AyanAli-ls6db 4 жыл бұрын
Wallahi wa run wa janada adunyada mashallah waadunya fi nicmah aqira fi jannah
@bilkhayrchannel8924
@bilkhayrchannel8924 5 жыл бұрын
0:29ماشاء الله تبارك الله صوت مريح وهادى للقارئ ابو بكر
@livewaterprocurement1782
@livewaterprocurement1782 5 жыл бұрын
Ilahayow naga dhigo walaladen okale masha allaha
@ummulkheyr1463
@ummulkheyr1463 5 жыл бұрын
😊😊iso duceeya inuu ilaah iisahlo anniga iyo inta ila hamiga ah in barashada diinta qalbigena inoogu nuuriyo inoo fududeeyo. 🙌ilaahey haidin xifdiyo wiilasheenii cumra jamiil💖😊 Wllhi markan daawan maago makka ama madiino 😢😢ilaahay haino qadaro
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
Amiin wll Rabi quluubteena hakusugu diinta
@marita_hagi8880
@marita_hagi8880 4 жыл бұрын
Masha alah adigana alaha ka aqbalo ducooyinkaga anagana kuwi taga alaha naga dhigo oo kuso cibadaysto lagana soo aqbalo aamiin aamiin ya rabi
@cibaadowarsame8783
@cibaadowarsame8783 5 жыл бұрын
La ilaha ila Allah, masha Allah, waad nasiib badan tihiin, masha Allah, اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم خاتم أنبيائك
@nnassarannassara2990
@nnassarannassara2990 5 жыл бұрын
تقبل الله طاعتكم
@issraissra4883
@issraissra4883 5 жыл бұрын
Masha Allah scw alle haydin barakeeyo sheikh abubakar sheikh Ahmed inbadan ayaa wanag nafarteen alle jasakumulahu khayran
@user-yz9jm2qd3v
@user-yz9jm2qd3v 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi dhaman Muslim iilahy ha xiifdiyo
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 жыл бұрын
MAsha allh abu bakar wlhi dar illahay kuuu jeclhy nafta kaaa raliya illahay haku barakeeyo😍😍
@sakiboy362
@sakiboy362 5 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا وتقبل منا ومنكم صالح الأعمال اللهم ءامين
@AhmedAli-zr7mm
@AhmedAli-zr7mm 5 жыл бұрын
إ خوني جزاك ألله خير لا حول ولا قوة إلا بالله Soo ducee sheikh
@bilkhayrchannel8924
@bilkhayrchannel8924 5 жыл бұрын
Mashallalah walllhi wa janno janno janno ❤❤
@sacdiyaoomaar6865
@sacdiyaoomaar6865 5 жыл бұрын
Msha nice wlh wajclhy inan tago adne allh hku barkeyo sh.qeeena
@ibrahimmohamed8095
@ibrahimmohamed8095 5 жыл бұрын
Iso ducey wlal inu ilahey awlad isiyo inshaAllah
@queensacdiya714
@queensacdiya714 5 жыл бұрын
Allah idn xfdo wlalayaal u jclhy Alle drtiis
@hanaquen3842
@hanaquen3842 5 жыл бұрын
maansha allah tabarakallllah rabbi ha idinka aqbalo cibaadadaas allahna ha inaga dhigo kuwii diinteena islaamka barka❤❤❤❤
@muwahibabdalah1217
@muwahibabdalah1217 5 жыл бұрын
Masha allh Ahmed & abubakar , wad Ku mahadsantihin. sida quruxda badan ee aad nolo socodsinaysan khayrka iyo wanaga adinka oo no hurahaya waqtigiina qaligaa............., Majiro xaqiqdi daren kaqurxoon Inaa socsocotid meel uu socday xabibkena Muhammed scw
@farxiyacali9453
@farxiyacali9453 5 жыл бұрын
masha allah meelaha laboqdo mesha ugu wacan weeye allh yaxfiduka
@fartunidowmohamed3293
@fartunidowmohamed3293 5 жыл бұрын
Masha allah Jazakumu alllah Wlh wad iga nasib ficantihiin ino so duceyn inuu illah inaga cimri an kutagno nagarsiyo. Una so duceyya umada somali dhibta dihashaday.
@sucdi5374
@sucdi5374 4 жыл бұрын
Masha allah allah ku karameyo jinadisa guri hakaga dhiso amiin allah idinka aqbalo angana allah nokaso amiin
@samiiramo9677
@samiiramo9677 5 жыл бұрын
ماشاءالله بارك الله فيك
@maryuunanor5275
@maryuunanor5275 5 жыл бұрын
walalkay Abuubakar iyeyro walalha kale oo kheyrka nosoo gudbiya Allah dartiis Idin Jeclahay Jazakakumu Allah kheyr
@zeitunali6146
@zeitunali6146 5 жыл бұрын
maa shaa Allah JazakaAllahu kheyr akhii Abubakar iyo Ahmed
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 5 жыл бұрын
Allah hà no.Aqbalo Ducada amiiiin insha Allah thanks brother Abubakar.Mohamed
@user-yz9jm2qd3v
@user-yz9jm2qd3v 5 жыл бұрын
Masha allh masha allh masha allh iilahy haku xiifdiyo akhii qali 🥰🥰🥰🥰
@user-ih3fr2vj7o
@user-ih3fr2vj7o 5 жыл бұрын
Asc Masha alllah shukran yasalam Allahu akbar scw scw scw wll abubakar iyo wll ahmed yasalam ilahey hakuxifdiyo adiga iyo wll ahmed
@anisoabdikadir4091
@anisoabdikadir4091 5 жыл бұрын
.mashaallah jazaka Allah qeyr akhi
@xaawodaauud3421
@xaawodaauud3421 5 жыл бұрын
Masha allha jasakallha kheyr sheikh abuubakar iyo sheikh ahmada allha idina xafiido
@ahmedabshir8252
@ahmedabshir8252 5 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم جزاك الله خيرا
@safiyomacalin1335
@safiyomacalin1335 5 жыл бұрын
allaahu akbar allaahu akba allaahu akbar ilaahow nageey adigaa aboodee yaarabi aamiin abubar noosoo duceeya kher allaha idinsiiye iiguna salaan xabiibkeyga muhamad csw
@aasiyaqalib9265
@aasiyaqalib9265 5 жыл бұрын
Masha allah tabaaraka laah wllky abubakar mahamed inoo soo ducee wll
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 5 жыл бұрын
Masha-Allah shukran jazakallah khayr brother Abubakar safar.Salama
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 жыл бұрын
masha allh illahay wxn weydizanaynaa danbi dhaaf adi iyo dhmn muzliminta OO dhan wll Abubakar noo zôo duceee in illahay toobada xaqaa nagu zugo noona danbi dhaafo inta xanuunzana caafiyo anagana noodenbi dhaafo inzha allh
@mariamohamed9685
@mariamohamed9685 5 жыл бұрын
Masha allah madina ilhay hanageeyo dadka nasibka uuhelayna Allah ha ubarakeeyo Masha allah
@suweyssaafisuweyssaafi7447
@suweyssaafisuweyssaafi7447 5 жыл бұрын
Allah allahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ,,wan jecelahay in an tago wlhi iiso duceeya in an cfmd ku tago insha allah anigane wan idin so duceynaaa wan idin jecelahay dhamantiinaba abubakar mohammed ahmed bafadal omar all inti qeerka iyo wanaaga jecel ilove you
@salmanuur867
@salmanuur867 5 жыл бұрын
Mashaallah tabaarak ❤️😍ino soduceey inshaallh
@user-nx4ml6vl3f
@user-nx4ml6vl3f 3 жыл бұрын
يا الله وربي طرت شوقا لمدينة حبيبي مصطفى صلوات الله وسلامه عليه ياااارب إكتب لي ان أروح وأن أعيش بها وأبنائي يتربون بمدينة حبيبي مصطفى صلوات الله وسلامه عليه ❤️❤️❤️❤️
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
آمين يا رب
@hamdaegeh9884
@hamdaegeh9884 5 жыл бұрын
Maasha Allah wllkyn sheekh abuubakar iyo inta kula socotaba Ale ha idin xifdiyo acmaasha khayrka leh samaynasana Ale ha idinka aqbalo anagana Ale hanaga shigo kuwa sobuuqda aamiin aamiiin amiiin
@cishqiibnucashaq1275
@cishqiibnucashaq1275 5 жыл бұрын
mansha Allah ilaahay hayni dhawro shiikh abuubakar iyo shiikh axmed amin
@salmayuusuf2424
@salmayuusuf2424 4 жыл бұрын
Mansha allah madiina meel aad uqurxoon intaanaan dhiman illahay hanagu geeyo naxariistiisa
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 5 жыл бұрын
Mnsha allah walaal Qaali Mahaad Sanid ‏حياك الله جزاك الله خيرا
@zakariyeahmed774
@zakariyeahmed774 5 жыл бұрын
Waaw qurux badnaa illahayow aniga meeshaan igee waan jeclahay madiino
@yaskasaidjama9268
@yaskasaidjama9268 5 жыл бұрын
mansha allah wllayaal ilahay haydin barakeeyo
@ummulkheyr1463
@ummulkheyr1463 5 жыл бұрын
ايوه والله ربي يحفطكم💖
@user-vk5nd5fc6f
@user-vk5nd5fc6f 4 жыл бұрын
Wallhi ben ma ahan madiina dadka jogo dad la mid wiligay lama kulmin xasus ee igu tahay mida aa kala kulmay masha allah madina hore nawiga iyo saxabda aa jeclayen wayo nicmad uu allah siiyay waye wana janada adunka 🥰♥️
@zamzamziman6443
@zamzamziman6443 5 жыл бұрын
Masha Alaha shekhyada ilahay ha in iga abaal mariyo
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 5 жыл бұрын
Masha'allah alle ha idin xifdiyo Wllaheyga aan dar Alle u jeclhy 😍😍😍
@barwaqoabdillahi9317
@barwaqoabdillahi9317 5 жыл бұрын
Mcnha allaah mncha allaah ilaahayow ha i dilin aniga oo soo arga dhulkaas barkaysan
@rukiaabdikadir3881
@rukiaabdikadir3881 4 жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllah Abubaka Mohammed
@khairamohamed7462
@khairamohamed7462 5 жыл бұрын
Masha Allah aad ba umahatsantihin sheikh abubakar iyo Ahmed
@maryuunanor5275
@maryuunanor5275 5 жыл бұрын
Maasha Allah Walahay Alla ha idin barakeey Inoo soo duceeya anagane kuwa soo booqda meelahas barakeysan Alla hanaka yeelo
@allahormuhammadhabaryonis4428
@allahormuhammadhabaryonis4428 4 жыл бұрын
Masha allah. Xalka kaa sii waada.👍
@sabrinamukhtar2813
@sabrinamukhtar2813 5 жыл бұрын
Masha allah wllheyga aan jeclhy allah ha idin xafido😍😍😍
@faizaahmed2825
@faizaahmed2825 5 жыл бұрын
Allahu akbar! Ilah haniga ajiboo anakaa nah ilah hano qadroo takistedaa, Allahuma amen Insha Allah Wan rajeen siween walibaa inbadan ilahbaa kasugii #alx❤️❤️
@hodhanmohamed1996
@hodhanmohamed1996 5 жыл бұрын
Masha Allah......aad ayad umahadsantihin sida aah Nala so socodsinaysan qeerka...... jazakallah akhi....shaqana.... yasaalaaaam....salan saare❣️😍😍😘😘
@fatumamohamedyussuf4100
@fatumamohamedyussuf4100 5 жыл бұрын
Mansh allah
@hodhanmohamed1996
@hodhanmohamed1996 5 жыл бұрын
@@fatumamohamedyussuf4100 ...... jazakallah ukhti
@shukrinuriye2782
@shukrinuriye2782 5 жыл бұрын
the
@shukricabdi9622
@shukricabdi9622 5 жыл бұрын
MaxakudhayameelmxanyuoTubemakuarkinAboow
@anzalabdi637
@anzalabdi637 5 жыл бұрын
Mansh Allah jazakallah khyr shikh abubakar Mohamed
@asiaali1869
@asiaali1869 5 жыл бұрын
mash allh allh idin xafido ❤🙏nasibaa ledihiin wllh anaga wanaga nasib badantihin❤😢
@fadumonalka8857
@fadumonalka8857 5 жыл бұрын
Shekh iiduceey io muslmiinta kle 😭😭😭😭😭
@abdulkadircabdulahi4297
@abdulkadircabdulahi4297 4 жыл бұрын
Masha alaah jazakumulahu khayeer
@ugbaadfaraah1342
@ugbaadfaraah1342 5 жыл бұрын
Masha allah illhy farxadaas ha idiin ku wado abubakar dar illhy ayaan ku jeclahy wllhi❤
@famiyowaankahelaycarab3561
@famiyowaankahelaycarab3561 5 жыл бұрын
maashaa allah
@famiyowaankahelaycarab3561
@famiyowaankahelaycarab3561 5 жыл бұрын
kuxafido
@ugbaadfaraah1342
@ugbaadfaraah1342 5 жыл бұрын
Ok wllo mhdsanid
@sacdiyaismail4556
@sacdiyaismail4556 5 жыл бұрын
حباك الله جزاك آلله خيرا
@anisahassanmohamed1381
@anisahassanmohamed1381 5 жыл бұрын
mansha allah allah yaxfiduk sheikh Abubakar
@lalaa970
@lalaa970 5 жыл бұрын
Mashallah, wallhi wa janada aduunyada qofkii tagayna nasiib ayuu leeyahay 😭😭❤️
@amishibraa9678
@amishibraa9678 5 жыл бұрын
Mansha Allah Allah idin barakeyo shukran
@Mohamed.Jazhim11
@Mohamed.Jazhim11 5 жыл бұрын
Masha allah allah nageyo anakana insha allah shekha lambarkisa isiya shukran
@secretdiamond2683
@secretdiamond2683 5 жыл бұрын
Walaal iigu soo ducee inuu alle ikeeno Allah haku barakeeyo
@waxcusub1258
@waxcusub1258 5 жыл бұрын
Masha allah 💕
@ahmedilmi8590
@ahmedilmi8590 5 жыл бұрын
Manchllh darillahy ban ku jecelahy.allh haku xifdiyo.
@hanaismaciil134
@hanaismaciil134 5 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ....جزاكم الله خيرا
@user-lj2wn8hq7q
@user-lj2wn8hq7q 5 жыл бұрын
Mashaalah at ayat u mahetsan tiinn wall jasaku kher❤
@nnassarannassara2990
@nnassarannassara2990 5 жыл бұрын
ما شاء الله الله يحفظهم
@qaadirocali9433
@qaadirocali9433 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh noosoobadi vidiyoga
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
Ala madiina waan jeclahay videogan markaan Arkay waan Ilmeeyay wallahi waa janada Aduunka oo dhab ah Alle haidinbarakeeyo ustaad
@fali4527
@fali4527 5 жыл бұрын
Jazakuma'laah illahay ha idin Xifdiyo Aamiin Yaa Rabbi
@ummulkheyr1463
@ummulkheyr1463 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭اشتقت اليها يارب لاتحرمنا زيارة بيتك 😢😢😢ماشاءالله عليكم يا شبابنا💖💖
@samsamsiciid6454
@samsamsiciid6454 5 жыл бұрын
Mnshaa allh jasaakllh sida kheyrka noola socsiinaysay ilahy ha ka abaal mariyo
@kinsiismail9545
@kinsiismail9545 4 жыл бұрын
Sheikh abuubakar mohamed masha Allah walaal
@sihaamahmedmaashallahaliya1828
@sihaamahmedmaashallahaliya1828 5 жыл бұрын
Wcm abubakar Masha Allh weyquruxbantahay makka iyo madiina manasootosikartaa
@queen_berlula6414
@queen_berlula6414 5 жыл бұрын
M.A walaal allah hadin barakewyo
@dekadeka3050
@dekadeka3050 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah wa mel qurah badan Allah hanokaso inan adno Insha Allah
@livewaterprocurement1782
@livewaterprocurement1782 5 жыл бұрын
Ilahay ha nixafido wlhi waxa naga nasib badan ma jiro
@user-hl1qo1ej4f
@user-hl1qo1ej4f 5 жыл бұрын
masha allaah illahey ha idin xifdiyo. caruurteyda mustaqbalka illahow iiga dhig idinkooo kale.
@iqra11rok43
@iqra11rok43 5 жыл бұрын
Maasha allh abuubakar Today I am first
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤
@nadia90
@nadia90 5 жыл бұрын
Mhdsand abubakar insha Allah waxan rajyna inan LA socon dono akhbrta qaaliga e ad no so wadaan jzklah
@noralastqueen8352
@noralastqueen8352 5 жыл бұрын
Masha allh Sheikh Abubakar Ajir iyo Xasanad alle haka siiyo
@shamsosharaf8861
@shamsosharaf8861 5 жыл бұрын
Masha allaaah jasakallaah kher ilahow iga mid dhig inta so siyaarato nabi mahamed salalahu caleyhi wasalim abuubakar walalahey wlhi ilahey dartiis baan idiin jeclahay adunka hadana ku kulmin alle ayaan kabarya inow janatul fardowso nagu kulmiyo
@Hijabilover102
@Hijabilover102 5 жыл бұрын
Allahu Akbar how beautiful Ma sha Allah abubakar iyo Ahmed ilahay ha idin xifdiyo
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Wcs wr wb Alle haydin barakeyo
@jamiilaabdi7108
@jamiilaabdi7108 5 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الله حفظكم الله أبوبكر احمد
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 5 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah allha idin xafido walalayaheg 💖💖💖💖👌👌👌
@quruxdalamanahanjd963
@quruxdalamanahanjd963 5 жыл бұрын
Mnsha aallah ikhwaani ❤❤
@sacdiyoabdirizaqmohamed673
@sacdiyoabdirizaqmohamed673 5 жыл бұрын
ماشاءالله wan soo boqandoonaa insha Allah
@abdirisakadifatah8725
@abdirisakadifatah8725 5 жыл бұрын
Jasakallahull kheyran wlalayal🌷💝
@fardoussamoumin8777
@fardoussamoumin8777 4 жыл бұрын
macha allah Aamiin ya rabi dhaman Musliminta illahay haa barakeyo Aamiin Aamiin Aamiin
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 5 жыл бұрын
Nadiibkina wacaan Mash allaah Alle haidin xiftiyo noso duceya inash allah halka inan nimadno😍
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 5 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakalah Sh Abubakar Mohammad Alle haku Xifdiyo akhii ❣🙋‍♂️
Qandho ayaan dareemayaa!! | Sidee tahay 7 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
18:45
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 121 МЛН
Facebook Live :: Qiso xanuun badan :: Abubakar Mohammed
6:01
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 54 М.
Sheekooyin qosol badan "Hahah"┇Sidee tahay 5 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
16:07
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 7 М.
Daawada Murugada - Barnaamijka Wadada Jannada- ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
11:42
Потоп из какашек??? @zackdfilms - автор анимации.
0:31
Время знаний
Рет қаралды 4,9 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,3 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 14 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
0:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН