JARMALKA MUXUU KU FIICAN YAHAY ? MUXUU KU XUNYAHAY ? IS BAR BAR DHEG .

  Рет қаралды 12,549

HORYAALKA SHACABKA

HORYAALKA SHACABKA

Жыл бұрын

#abdiqadir_hassan_duuliye #somalia #jarmalka #somalisch #germany #muqdisho
Ku soo biir barteena instagram ka , wixii fariin ah halkaan igula wadaag , / abdiqadir_duuliye

Пікірлер: 39
@shukriisaaq4015
@shukriisaaq4015 Жыл бұрын
Masha allah waa Riyadaydah Ina imado wana imana insha allah ya rabiiii🤲🤲
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Halkeed jogtaa an is raacnee
@abdulahiibrahim9803
@abdulahiibrahim9803 Жыл бұрын
Ma jarmal ayaad imaanesa 😅🤣
@captainozanozan
@captainozanozan Жыл бұрын
InshAllah wll wad imandoonta mar un🤲
@buunisyare3612
@buunisyare3612 Жыл бұрын
@@abdulahiibrahim9803 Haa muxuu qabaa jarmal
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@AFRICA_EMPIRE
@AFRICA_EMPIRE 2 ай бұрын
War ani bixitaan waan rabaa lkn qaxooti anoonan noqon ayaan baxaayaa oo waliba dalkaan tago iskama dhiibaayi
@user-tz9zw9vf6q
@user-tz9zw9vf6q 11 ай бұрын
❤❤
@naimaosman6931
@naimaosman6931 Жыл бұрын
Wll waad mahadsanthy waxaa ii sheektaa bacda feelalaa LA galiyo aad kahadlesay mgaceeda af jarmal Danke
@cabdicali1989
@cabdicali1989 Жыл бұрын
Walaahi aniga hooyadayda ii dacwoonooso walaahi aniga hadaan horay hadaan shaqo kahalaynin aniga ma arkinoo Waxaan jeclaan lahaa in aan aado America runtii shaqaa diyaar u ahay Laakiin waxaa kasoohada hadaan jarmalka oo aan ayaan joogo Maka siitagi karaa zxb aniga America rabaa
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Жыл бұрын
Mushaarka ugu yar waa meeqo ama dhexdhexaadka ah
@Beeldaje
@Beeldaje Ай бұрын
asc sxb arin ban rabay ina ku way diiyoh
@honestchanel1351
@honestchanel1351 11 күн бұрын
Kawaran makaanik hadii aan aqaano ama aan korontiiste ahay? Shaqadaas mala helayaa ?
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 ай бұрын
Qof heysto sharciga weyn madegi karaa seese lagu degi karaa.
@relaxmusic5818
@relaxmusic5818 6 ай бұрын
Sxp Ireland kaso sameey plz
@shuaibzain1714
@shuaibzain1714 Жыл бұрын
Wllo waxa aad muuqaal kasoo samaysaa sida la iigu dacwoon karo haday dhaafto 12 sano
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 3 ай бұрын
Frankfurt ka Soo hadal walal
@honestchanel1351
@honestchanel1351 11 күн бұрын
Ama aan xoolo dhaqato ahay
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Jarmalka Nadaafaddda waa run xaga wadooyinka amniga
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Жыл бұрын
Qofka iska bulada ah guruga qaali miyaa meeqa dhexdhexaadka
@AyaanAbdulahi-lh9en
@AyaanAbdulahi-lh9en 2 ай бұрын
Lacagta ceerta jarmalka kasoo hadal plz😢
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
*Sharciga wayn waala qaadan karaa hadii aad shuruudaha buuxiso. Lkn qof caydh qaata oo aan waxbarasho ama shaqo rabin mahelayo sharci. Haa ilaawin Germany waa federal gobolwalba sharcibuu leeyahay. Qof maraykan jooga oo aan aqoon baran balse shaqaysta waxa ka dhaqaale badan kan dhigiisa ah ee Germany jooga. Waxaa filayaa tuulo cunsuri ah inaad degan tahay*
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Жыл бұрын
Imisa uu ku shaqeeyaa per hour
@buunisyare3612
@buunisyare3612 Жыл бұрын
​@@Somali-One ma jarmalka baa????😊
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
@@buunisyare3612 haa waana ku noolahay, maahin malo'awaal iyo beenta Somali looga bartey waxa aan sheegayo
@maxamed.axmed7
@maxamed.axmed7 Жыл бұрын
@@Somali-One sxb halkeen kaala soo xidhiidhaa information baan ka ga baahane
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow Жыл бұрын
​​@@Somali-Oneoraalkaga aadbuu muhiim uyahay walaal waxaa tiri MARKA LAGA REEBO DADKA CAYDHA QAATA. dadka caydha qaata dhamaantood maka lacag yar yihiin mise? Takale waxaa TIRI WAA HADAA CAQLIGAAGA ADEEGSATO ayaatiri dadaasho maa kawadaa noojilci? Mahadsanid
@jokerabdumohamed5480
@jokerabdumohamed5480 Жыл бұрын
İrland
@Prof____ismi
@Prof____ismi Жыл бұрын
Yes
@dhacdoyinkadunida1316
@dhacdoyinkadunida1316 5 ай бұрын
Beenaaale
@cladiifmohamedhaashi2108
@cladiifmohamedhaashi2108 4 ай бұрын
Maxaad ka aragtay😂
HADDII AAD JARMALKA KU CUSUB TAHAY , BARO BILOWGA NOLOSHA JARMALKA 2022
20:16
HADDII AAD IMAAN RABTO YURUB AMA KU CUSUB TAHAY , 8 QODOB XASUUN NOW .
14:54
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 23 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 200 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
SOOQAADO MARKAAD TAHRIIB LUG AMA DIYAARAD YURUB AMA USA
8:04
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 1,3 М.
DAGANASHA LAAN AYAAN DAREEMAA MAXAA DAAWO U AH?
23:53
Halwo Ali
Рет қаралды 1 М.
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA SU,AALAHA DEEGAANKA PARTY 3
6:28
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 7 М.
NOLASHA JARMALKA .2. DULDUNG IYO DUBLIN GREEK
17:45
GYL TV
Рет қаралды 11 М.
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 3,7 МЛН
the end 😂🤣 #funny #funnyshorts #funnyfails #failsvideo
0:52
Purr Laughs
Рет қаралды 15 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 21 МЛН