Пікірлер
@sharmarkecilmidiriye4839
@sharmarkecilmidiriye4839 10 сағат бұрын
Wllka talyani ina imadan rawaa marka wadanke isku dhiba wll
@aminahmeds569
@aminahmeds569 13 сағат бұрын
Mashallah waad mahadsantayi
@maxamed19ib
@maxamed19ib 20 сағат бұрын
Line italy 🇮🇹 ah isheega lacagta waa diyaar
@maxamed19ib
@maxamed19ib 20 сағат бұрын
Agency aad hubto oo sax ah inoo sheeg nio Adoo mahad san
@ShugriCsanad
@ShugriCsanad Күн бұрын
Wll imsa lacga ayaa igayn
@Abz65
@Abz65 Күн бұрын
Luxembourg aya Ka lacaag badan.
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 Күн бұрын
Kama jilicsanee qiimaha dumarka ayay yaqaanaan wadamadani & inay yihiin warshad aduunkaniba ku taagan yahay idinkana waxay idin tuseen qiimo la aantii
@user-cy8xm2vp6r
@user-cy8xm2vp6r 2 күн бұрын
Ma icaawin kartaa
@abdinasiraminhaji5727
@abdinasiraminhaji5727 2 күн бұрын
Lafta nocee waye marka
@Mohamedabdulahi-i8u
@Mohamedabdulahi-i8u 4 күн бұрын
Sxb ilasoxariir. Brother
@Mohamedabdulahi-i8u
@Mohamedabdulahi-i8u 4 күн бұрын
Thank you brother
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c 5 күн бұрын
Isoo duceeya saxiibayaaal 2024 baan interview marayaaayeh caawa intan sida sharaabka u cabaye❤. Allah somali oo dhan ha amaansaddo dhamaan teena ha inagu guuleeyo waxan rabno , dhalin yaro insha allah wan guulaysan.
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 5 күн бұрын
Walal intaan sharci sugaayo shaqo magahela oo mshaqayn kara sharci yaro ku shaqaysto malsiina micnah jwwb iso wall pls 🙏
@yasminhussen268
@yasminhussen268 5 күн бұрын
Haa walal waad shaqeysan karta adigo sugayo sharciga
@TmT301
@TmT301 5 күн бұрын
sual kaduwan mowduuca. hadaan tago spain diyaarad iyo visaba maiska dhiibi karaa
@user-go1uy4fu2t
@user-go1uy4fu2t 5 күн бұрын
Haduu. Ahal kuu joogo malaguu ogol yahay in aad ladag to walaal jawaab
@AbshiroMahamud-od2yw
@AbshiroMahamud-od2yw 6 күн бұрын
mahad sn ❤
@HajiaramooyHajiaramooy
@HajiaramooyHajiaramooy 7 күн бұрын
Wall abe aya mesha jogo mudo lawo sano kbdan mano dacwon karaa jwb
@HajiaramooyHajiaramooy
@HajiaramooyHajiaramooy 7 күн бұрын
Asc
@ummumaryama5068
@ummumaryama5068 8 күн бұрын
Walal diidmo ayaa leysiiyay kanada marlabad mahelikaraa
@FawziyaSidowHassan
@FawziyaSidowHassan 8 күн бұрын
Wll qof sharci sanad helo haduu lowyer ka qabsado malaga yabaa inan kan qoxotiga helo
@MohamedMowliid-xk9ec
@MohamedMowliid-xk9ec 8 күн бұрын
Sxb please su aashan iga ga sojawab suaasha waxa ey thy hadda heysto passport Germany citizen madal bankara anigo jogo dalka Germany daganasha dalka marekanka the united states of America
@AlmaCollection-fo7qq
@AlmaCollection-fo7qq 9 күн бұрын
Switzerland kawrn wll
@adnadheeman7036
@adnadheeman7036 9 күн бұрын
Bowe ilmo yar ma ka. Xgeesan kaar
@cabaasegurta9161
@cabaasegurta9161 9 күн бұрын
Asc sxb telka qabo
@Wiilkareercali123
@Wiilkareercali123 9 күн бұрын
Sharciga wayn soo gali Zxb adoo mahadsan
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny 9 күн бұрын
war sxp sidee kuhelaa visaha polland wxnheystaa pasport ethiopian
@Beru700
@Beru700 9 күн бұрын
Croatia ayaan waxabarasho u jooga wll balse waxa aan rabaa in aan dalka Holland iska dhiibo qaxooti ahaan .Holland dal fiican ma tahay ?
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w 9 күн бұрын
Sheeko ciyal
@Ceelaabe
@Ceelaabe 9 күн бұрын
Wll poland line lasoo maro ma fudud yahay. Waxaan donayaa germany 🇩🇪 imaado
@UbaxXays-he8rr
@UbaxXays-he8rr 9 күн бұрын
Walaal qofbaad ila eektahay
@user-bp4yp5ow3q
@user-bp4yp5ow3q 9 күн бұрын
Adigan videoga duwaanayo walashada soo ma'ahan Damiirkaga somalinimo awaay xaal yahey
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 10 күн бұрын
Ayada videoga duubesa hasoo xareeso ama ticket ha ujarto, maxaa ka qaldan
@khalidosman5708
@khalidosman5708 10 күн бұрын
Maanta oo ee taariikhda tahay 01/July/2024 1da luulyo waxana joogaa muqdisho maalin waa iman doona yurub. insha'Allah
@argjendhyseni649
@argjendhyseni649 11 күн бұрын
😢😢enona)(das würde mich sehr
@MalbornMuqdisho
@MalbornMuqdisho 11 күн бұрын
Saxip aad ban ku tagersanhy
@Maxamed-mp8hj
@Maxamed-mp8hj 11 күн бұрын
Wllo mcn saan ku tagaana iisoo duce ilaatago 😢😢😢😊
@AYYUUBABDI
@AYYUUBABDI 12 күн бұрын
Fikir dullinimo ah ayaa dadka ka gadeysaa sxb talyaani nama gumeysan ee wuu nagusoo duulay waana iska celinay
@barliin01
@barliin01 12 күн бұрын
Visaga schengen kwrn wll
@maryanabdi8272
@maryanabdi8272 12 күн бұрын
Sxb kasoo hadal sida Germany la iskaga dhiibo please sxb waadna mahadsantahay😊
@HapiAbdikhadar
@HapiAbdikhadar 12 күн бұрын
Anigu waxaan raba inan 🇸🇪 meqa ay i gaynaysa wll ado rali plz
@mohamudhassan8121
@mohamudhassan8121 13 күн бұрын
Tuunis ayaan jooga iiso duceya allh ii fudadeyo asxaabey ❤
@DuniaMohamed-pf2eo
@DuniaMohamed-pf2eo 13 күн бұрын
Waa qoslay markaa tiri ani saleeban baa ahay waxa ka imi bosaso waayo ana ah wana jooga hada wasii dawanaa waba ii faaiidaysan waxa kabaqanayey halkas maxa ku geyey inay dhaho😂 😂😂😂😂
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 14 күн бұрын
Thanks bro 👏🙏💯 Zxp Frances na Ka Soo hadal 🙏
@user-tp3ib6pd2j
@user-tp3ib6pd2j 14 күн бұрын
Nio wxan ku noolhy dalka south Africa 🇿🇦 kawran see viso lo heli karaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 14 күн бұрын
Thanks
@ahmedabdulahi9868
@ahmedabdulahi9868 14 күн бұрын
Mahadsanid sxb mr duuliye
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 14 күн бұрын
Yaah
@AsmaRashiid-op9xb
@AsmaRashiid-op9xb 14 күн бұрын
App waakee