JARMALKA , Xirfadaha Aad baran karto Shahaado la aan Part 1

  Рет қаралды 6,008

HORYAALKA SHACABKA

HORYAALKA SHACABKA

2 жыл бұрын

#jarmalka #GERMANY #somalisch #Deutschland #Abdiqadir_Hassan_Duuliye
Muuqaalkaan wuxuu ku saabsan yahay Xirfada aad baran karto , Adigoon haysan Shahaado dugsi sare .
xirfadahaan Waa u muhiim shacabka soomaaliyeed ee Dagan dalka Jarmalka .
lasoco qaybta labaad .

Пікірлер: 17
@farxiyasaahid5284
@farxiyasaahid5284 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@cadeyxuseen1738
@cadeyxuseen1738 2 жыл бұрын
keep going
@sharmama007
@sharmama007 2 жыл бұрын
Guulayso mudane
@Deeqo-71
@Deeqo-71 2 жыл бұрын
Thnkz
@shaaciyeali4595
@shaaciyeali4595 4 ай бұрын
Wllo. Masminkra. Nirisaka
@Khalid11123
@Khalid11123 Жыл бұрын
Asc bro meesha Ausbildung aviation maku jirtaa meeshaas oo mala ii ogalyhy inaad barto
@cabdiraxman1717
@cabdiraxman1717 2 жыл бұрын
Waxa kale oo,aan kaa,hilmaamay wuxuu joogaa bonn plase warbixin buuxda kaasuga waxana joga kenya passport somali 14years waa haystaa fadlan isoo jawaab
@Deeqo-71
@Deeqo-71 2 жыл бұрын
Umuliso Ayaan Ahay Somaliya Wax Ku baratay Maan Ku shaqayn karaa
@hamdasaid7611
@hamdasaid7611 2 жыл бұрын
asc walaal 8sano ayaan joogaa jermalka intaaba duldug ayaan ahaa imika ayay sharciga isiyeen English ayaan aqana Waxman donaya in aansameeyo ausbildin tee ufiican please isoo jawaab
@cabdiraxman1717
@cabdiraxman1717 2 жыл бұрын
Pro iso jawaab please sidee la,iigu dacwoon karaa aaba jarmal jooga sharci wuu lee yahay 10saac ayu shaqeeya fadlan kasoo hadal
@horyaalkashacabka
@horyaalkashacabka 2 жыл бұрын
Sxb qofka markii sharciga lasiiyo 2 isbuuc Oo fursad ah buu haystaa Oo ku xaraysan karo haddii uu qof u dacwoonayo, isaga haddii uu dacwada xaraystay, wuu ku soo qaadi karaa.
@canabcabdi1490
@canabcabdi1490 2 жыл бұрын
Labada isbuuc ma marka sharciga la siiyo qof mise marka ogolaashaha lasiiyo wllo halkaa bal ii Soo faahfaahi adigoo mahadsan
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 Жыл бұрын
Ustaad frica joga qof shaqeyno wn ahy kwrn fursd tal yurub qof ku imn kara arimo farsmeysn talo iga sii siba jarmalka
@horyaalkashacabka
@horyaalkashacabka Жыл бұрын
instagram kayga iga soo qabo walal / abdiqadir_duuliye
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 2 жыл бұрын
Wllo xanaanada caruurta malaga shaqayn karaa adigoon Ausbildung haysan iga soo jawaab adigoo mahadsan
@horyaalkashacabka
@horyaalkashacabka 2 жыл бұрын
haah , Walal waad ka shaqayn kartaa ausbildung la aan .
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 2 жыл бұрын
@@horyaalkashacabka halkee kaa caawinaysa oo la tagaa?
HADDII AAD JARMALKA KU CUSUB TAHAY , BARO BILOWGA NOLOSHA JARMALKA 2022
20:16
Filim Ku Sabsan Dadka Magangalyada Ka Raadsanaya Dalka Jarmalka.
28:26
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 36 МЛН
SOOQAADO MARKAAD TAHRIIB LUG AMA DIYAARAD YURUB AMA USA
8:04
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 1,4 М.
TALADA UGU FIICAN HADII YURUB KU CUSUB TAHAY AMA IMAAN RABTO
6:22
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 894
Wareysiga Lagu Wareysto Isdhiibka
8:20
Somali Irish Integration Forum Podcast
Рет қаралды 2,4 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
6:58
Warsame Bade
Рет қаралды 17 М.
Xirfadaha ama Ausbildung Laga barto Jarmalka ma lacag baa lagu bartaa ?
8:09
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 1,5 М.
HADDII AAD IMAAN RABTO YURUB AMA KU CUSUB TAHAY , 8 QODOB XASUUN NOW .
14:54
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 23 М.
SIda aan ku bartay luuqada Jarmalka & Sababta kaliftay in aan barto
40:12
Farxiyo Show Channel
Рет қаралды 27 М.
Live🔴 girls funny😂Chinese
0:31
Girl's funny
Рет қаралды 13 МЛН
Rexii is Not Letting Him Relax 😂 #animatedshort #short #funny
0:13
Вырезанная Сцена Кавказская Пленница #shorts
0:46
Интересненько
Рет қаралды 2,2 МЛН
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 24 МЛН
Pov Anxiety from Inside Out 2 won't let the boy's in the pool
0:29
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 3,9 МЛН