Jidkan 42 Sanno Lama Marin | Daw Laga Guuray 🚧

  Рет қаралды 4,425

Cadceed Travels

Cadceed Travels

23 күн бұрын

1982 kii ayaa xadhiga laga jaray dawga cusub ee buurta Shiikh, dawganna markaas ayaa la xannibay oo la joojiyay maritaankiisii. Wuxuu ahaa daw halis ah oo hal haad ah oo hal gaadhi oo kali ahi mari karo, meel ay laba gaadhi isku dhaafi karaanna ma laha oo xilliyo gaar ah ayaa lasoo kala dayn jiray gawaadhida.
Qofkii raba in uu ila soo xidhiidho, ha igala soo hadlo Instagramka hoosta yaalla
SUBSCRIBE: @cadceedka
Facebook : / cadceedtravels
Instagram : / cadceedka
Tiktok: / cadceedka_

Пікірлер: 37
@CiiseIsxaaq-py1cq
@CiiseIsxaaq-py1cq 21 күн бұрын
Team cadceed one love dhalinyaro❤❤❤
@Fatimaal.i
@Fatimaal.i 21 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-،،،،،،،،،،،،
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 21 күн бұрын
Sxb ha ka fogayn hooygisa xayawanku mid walba waxu leyahay hudud uu gaar ah
@MUUSE967
@MUUSE967 21 күн бұрын
Bidix yarkas ugu dheer
@Mustafehassanismail
@Mustafehassanismail 21 күн бұрын
Muqaal aan ku raaxaysanaya qurux io bilicna leh m.a sxp horey usoco
@MUUSE967
@MUUSE967 21 күн бұрын
From muqdisho sxip keep going 😊
@user-jz2tq8xu4l
@user-jz2tq8xu4l 5 күн бұрын
Inanka garanka sibidhiga ah leh❤❤
@cadceedka
@cadceedka 5 күн бұрын
Miyaad iska dhex aragtay? Hhhhh.
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 21 күн бұрын
Waw ❤‍🔥💯
@nuraldin2656
@nuraldin2656 21 күн бұрын
Hab duubidada wax ka badal soo views kor ugu kaco…For more info
@tullirmustafe1356
@tullirmustafe1356 21 күн бұрын
good balse jar jarida yare hore kadaa
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 21 күн бұрын
Waar camping kii mee
@farolacag6642
@farolacag6642 19 күн бұрын
Cadeed sxp quality ga vedioga iska sx dadkaba wajiyadoodu ma muuqdaan
@zumairali9340
@zumairali9340 12 күн бұрын
Nio meesha laga soo duupeY naa noocasa ana video ay leedahy kso diriye cad high quality u samee 😂😂
@hamdajama3809
@hamdajama3809 19 күн бұрын
Goodiyo abeesiyo mas guurguurta weye gacal Maha dumarkuye kulaha xudhuunkasi😂
@cadceedka
@cadceedka 18 күн бұрын
😆🤣
@JamaalDaauud-u1c
@JamaalDaauud-u1c 2 күн бұрын
Cabdiraxmaa. Ayaa falonaya
@AbdiraxmanCilmi-i6d
@AbdiraxmanCilmi-i6d 8 күн бұрын
Kamarada ina ga hagaaji sxb 1:41
@xamdiyasin
@xamdiyasin 19 күн бұрын
Cadceedow maxaku didaY inad maalita cad wax nozo dubto😂
@cadceedka
@cadceedka 18 күн бұрын
Wixii danbe ayaan maalin idiin duubayaa 😃
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
Laamigaas dawladii dhexe ayaa dhistay
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 9 күн бұрын
Dawlada dhexe ma ti soomaaliya soomaaliya waqooyi waxba kama dhisin walaahi
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 күн бұрын
@@MukhtarIbrahim3 waqooyi wax la dhaha majirto haysku qaadin ee rer ahaan u hadal ma hargaysad kawadaa, haday wax dhisid noqotana , guriga hada madaxtooyada idiin ah soo kii G.Morgan maha hhhhhhhh wax kaleba iskadaayoo
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 9 күн бұрын
@@Jaalejaale12 Datood wa dad Xaaran iyo dulmi lagu dhalay qalbiga wada madow MA Moorgan ba laha mise wu ku shaqaynay uun Waar Hargeisa iyo burco Soomaaliya way dumosun wzxba kumay se kordhin
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 күн бұрын
@@MukhtarIbrahim3 hhh wlahi awoowe waa gurigiisa khaaska ahaa xaqiiqda soo baar
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 күн бұрын
@@MukhtarIbrahim3 mida kale adigu miyaa aaway dadkaad awdal ku xasuuqdeen 1991 ioy kuwaad laascaano ku duqeneeseen 8 bilod, horta wa in adiga lagula xisabtamaa awoowe
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 21 күн бұрын
waxa la dhammays tiray 1947, waxana dhisay dowladdii ingriiska oo adeegsatey askartii talyaaniga ee lagu qabtay dagaalkii 1941kii oo ingriisku shaqaale farsamo ugu dhigay howlaha guud ( puplic work department).Talyaanigu waxu qabsaday somaliland August 1940, wxana ingriidku dib uga qabsaday March 1941.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
kaalay ma lihid miyaa taariikh ka horaysa ingiriis kana danbeesa ingiriis?! jirtaan kale ma lihid miyaa bal wax ii sheeg wll
@hasansudi9404
@hasansudi9404 21 күн бұрын
​@@Jaalejaale12De Ragi Mesha Dhisay Sow Maha Hooyada Caqliga Nikada Ka Wase 😳 Mesha Ma Tarikhdayda Lagaga Hadlayay Mise Ta Dowga Ta Kale Adoo adoon Amisom ah ayaad Hadlaya Tarikhda Aad Ledahay Waa Maxay adu bal Noo sheeg ?
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
@@hasansudi9404 hhhhhhhh war ha acytamina caruuryahay, su,aasha iiga jawaab , maxaa maarkssta u dhahdaan gaalkii ingiriis baa waxaa noo sameeyey , ingiuriis baa halkaas maray , ingiriis baa waxaas nagu sameeyey, ingiriis baa sidaa na yiri , ingiriis baa halkaas wax nooga qabtay,,,,, war maydaan jiritaan kale iyo sheeko kale oo ka horeesey ingiiriis ama ka danbaysay lahayn ?! kaalay taariikhidaidoor oo dhami ingiriis baay ku baaalaabantaa ku dhamtaaa miyaa saaxiib 😂😂 ?! aniga taariikhyadu waa taarikhda Soomaali wayn ilaa axmad gurey ilaa sayidkii wxaan dagaal kula jiray oo xaqiraaaaayay oo u diidanaa dhul islaam in uu gaal joogo waaa taass ballseee adigu waad ba ku faantaa arka aaway tariikhdadii walal , ?! mise waaxa awoowe kuu ah cunugii uu sayidku berbra markuu kasoo degey magaciisa wediyay oo uu cunuagii yaraa ku jaabay ini john baa lay dhaha, hhhhhh war ma kaasaa awoowe kuu ah 😅😅
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 19 күн бұрын
@@Jaalejaale12 ma askarta talyaaniga ee adiga ku gumaysanayey ayaad ka xanaaqsantahay markii ingriisku ka adkaaday ee jidadka noogu dhisay, sorry, ogow laba gumayste ayuun ba ahaayeen oo isku keen haystay.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 21 күн бұрын
Pz no calanka turkey in somaliland .vive calanka somaliland
@Lij.ilyasstudio
@Lij.ilyasstudio 21 күн бұрын
🎉🎉🎉😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 21 күн бұрын
Kani waa cadaw gudaha somaliland lasoco reer somaliland. .
@AbdirahmaanAxmed-j2g
@AbdirahmaanAxmed-j2g 14 күн бұрын
𝑪𝑨𝑫𝑪𝑬𝑬𝑫. 𝑯𝑶𝑹𝑬. 𝑼𝑺𝑶𝑪𝑶. 𝒁𝑿𝑷😊
Wagar | Halkan Guryo Dalxiis Ayaa Laga Dhisayaa 🛖
20:11
Cadceed Travels
Рет қаралды 2,4 М.
Ugaadhsade Ayaan Noqday | Calakud Ayaannu Ugaadhsannay 🦌
34:13
Cadceed Travels
Рет қаралды 4,4 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 172 МЛН
$1 Dollar💸 Maxay Ka Jartaa Deegaanka Beeralayda | Baki
16:10
Cadceed Travels
Рет қаралды 6 М.
Hadhaagii Ingiriisku Kaga Tagay Buuraheenna | Deegaanka Xamar
10:03
Cadceed Travels
Рет қаралды 1,9 М.
INTEE IN LEEG BUU WARAABIN KARAA BIYO XIDHEENKA SOMALI UGU WEYNI.
8:33
Baki | Beeraha Ugu Badan Soomaaliland | Quruxda Beeraheenna🥑🧄
21:09
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 92 М.
Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆
48:38
Cadceed Travels
Рет қаралды 24 М.
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Xaaji Dirir
Рет қаралды 51 М.
Buuro Godad  Waaweyn Leh Ayaannu Seexannay | Somali Camping ⛺️
16:11
Cadceed Travels
Рет қаралды 1,6 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 111 М.
God Weyn Ayaannu Galnay Oo Buur Ku Dul Yaalla 🕳️
16:33
Cadceed Travels
Рет қаралды 2,7 М.