JIGJIGA 2021 | HORUMARKA IYO HIIGSIGA FOG EE CAASIMADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA

  Рет қаралды 56,069

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

QORSHAHA MUDDADA DHEER EE LAGU DHISAYO JIGJIGADA CUSUB,
JIGJIGA OO SANADKAN QAADDAY KOOBKA
KUBBADDA CAGTA EE GOBOLLADA IYO MAAMUL MAGAALOOYINKA
DOWLAD DEEGANKA SOOMAALIDA, AYAA DHANKA KALE
KU TALLAABSATAY HORUMAR DHINACYO BADAN TAABANAYA,
MAGAALADA WAXAA KUSOO LAABTAY
QURBAJOOG BADAN, WAXAA SOO GALAY
DAD CUSUB OO GOBOLLADA DALKA
IYO DHULKA KALE EE SOOMAALIDA KA YIDMID,
KADIBNA MAALGASHIYO KA SAMEEYAY,
DOWLADDA DEEGAANKA AYAA SIDOO KALE
TIRIIGGA KU IFISAY TIIGSI FOG OO LAGU TIRTIYAO
DULSAARNIMADA ILAMARKAANA
LAGU TAAGAYO DHISMAHA KAABAAYAASHA DHAQAALE IYO
HURUMARKA GUUD EE DALKA,
DHANKA KALE MAGAALADA WAXAA HAYSTA
CAQABAD DHANKA KORONTADA , BIYAHA IYO INTERNETKA AH,
HALKAN WAXAAN IDIINKU SOO GUDBINAYNAA
MUUQAALLO KOOBAN OO AANNU DUUBNAY
BILLOWGA BISHA RAMADAN EE SANADKAN 2021..
DHAAWASHO WACAN ..
MUSTAFA MOHAMMED OMAR
ABDI MOHAMOUD OMAR
--------
DHAANTADA : AXMED BUDUL
MUXIYADIIN SHAAHID IYO KHADRA DHAANTO
ANWAR TOTTI & XIDDIGAHA JIGJIGA
----
CAMERA BY : SHAKIIB
PRODUCED BY ABDI ASKARI
DIRECTED BY SAHRA SIMAN
©ABDIASKARITUBE 2021
--------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu...​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​​​​​
Instagram @ / abdiaskarit...​
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritub...​
Our new Channel …. / abdiaskarimed...​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 115
@sucdihappy5554
@sucdihappy5554 3 жыл бұрын
Jigjigaay bilic qurxoon qofkan ku dhexjogin baa calolyow la jiifa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@garaniijo252
@garaniijo252 3 жыл бұрын
xaqiiq wlh indhaha nobuseelay insha allah 2022 waan iman dhulka hooyo
@abdulahibarkhad3155
@abdulahibarkhad3155 3 жыл бұрын
Markaad dhex tagtana calyo waaye ninkafogow adaa nasiib leh
@somalilyrics2357
@somalilyrics2357 3 жыл бұрын
Inkaston badaha jiidhay Baraf iyo dhaxan jiibaxay Dalkeygii aan jeclayow Jigjigay kuma helmamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
27yrs ago at age 9yesrs old ayaa iigu dhanbeysay Jigjiga. Inshallah imika ayaan u socdaa Anigu waxaan aad ugu xiisay Wardheer, Caado, Qoriile iyo Babaase 💚💚💚💙💙💙♥️♥️♥️
@inaabdinasir
@inaabdinasir 3 жыл бұрын
Dhashii mk❤❤🥰
@inaabdinasir
@inaabdinasir 3 жыл бұрын
Woow dalkaygii hooyo 🇬🇶🇬🇲jigjiga cadey u xiisay ❤❤❤🥰from Turkey 🇹🇷
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Halkee baad joogtaa turkiga?
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
Halkee baad ka joogta turkiga?!
@inaabdinasir
@inaabdinasir 2 жыл бұрын
@@guledfarah8610 Ankara
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
@@inaabdinasir isku magaalo ayaanu joognaaye xafadeed ka gashaa Ankara?
@ahmed_yaresugaal7474
@ahmed_yaresugaal7474 3 жыл бұрын
Ramadan kariim walalaahayga muslimkayow ❤️
@salaanmaxamed6440
@salaanmaxamed6440 Жыл бұрын
Heeee wllow😅 Bal teenu Waaa Ethiopia insha Allah
@sacadiaxmad3458
@sacadiaxmad3458 3 жыл бұрын
Cabdi ilay ba magalo kadhigay. Jigjiga Ya. Ila qaba fikirka ha ama maya
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
aniga inkastoo nin xun ahaa hadana wuu dhisay magaladas
@AyanAli-ww5ev
@AyanAli-ww5ev 3 жыл бұрын
Haa dadka uma fiicnayan lkn wadanka wuu dhisay
@abdifatahomar877
@abdifatahomar877 3 жыл бұрын
Magaalo xuduntaydu ku duugan tahay waaku xiisay walhi mansha allah 😱😪💯
@zakariyeibrahim3256
@zakariyeibrahim3256 3 жыл бұрын
Magaladan waxay ka quruxbadantahay siday uqabaysantahay muqdisho iyo hargaysaba masha allah from burco
@siciidcumarkilwe8215
@siciidcumarkilwe8215 3 жыл бұрын
Mansha Allah jigjig cadey waan uxiisay jigjiga cadey allow anon ku soodal xiisin ha idilin horumar wcn guuleyso magaaladii dhaqankiyo dalxiiska soomaaliya waa idinsalaamay
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
magaalada jigjga wa mashallaah lkn hal cillad bay qabtaa waana marka roob da'o laamiyada magaalada waxay isku badalaan togag wxn ka rajeenayaa xukuumda inay sixi doonto inshalaah
@yasminomar4745
@yasminomar4745 2 жыл бұрын
masha allllh Alllh haa dayo dhulkeena waa dahab isha alllh anigo naab qabo allh igu soo celiyo walhi wan uu xisay dhaman deganka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😪
@abshirmohamed727
@abshirmohamed727 3 жыл бұрын
Ramadan mariik jigjig 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶😘😘😘😘😘👌👌👌👌🙈🙈🙈🙈🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@khadarjigjigaawi3032
@khadarjigjigaawi3032 3 жыл бұрын
Masha allah jigjiga muuq wanaag bartii aan ku dhashay
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Abdi Askari iyo dhulkii Udiga Oo Is helay thanks
@dhagacadecali8196
@dhagacadecali8196 3 жыл бұрын
Masha Allaha jigjiga magaalo weyn waligee Ma arka Insha Allaha waa tagaya great view abdi askeri great work done school Iyo jamacadaha na so tusa saaxiib
@ibrahimmohamed3855
@ibrahimmohamed3855 3 жыл бұрын
Masha Allah wa magaalada ugu korida badan. 10sano ayay 10jer is jibaarty.
@warfaboy9832
@warfaboy9832 3 жыл бұрын
Magalada xudubtaydu taalo horay u socda ❤️❤️❤️🥺🥺✊🏾
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 жыл бұрын
Jigjiga qurx msha allh❤❤
@nimcaanaadan5261
@nimcaanaadan5261 3 жыл бұрын
My home sweet dreams 😘 Insha Allah l caming 2022 jigjiga cadey ✌️✊🌟🌟🌟
@moustaphamohamedabib1434
@moustaphamohamedabib1434 3 жыл бұрын
waaaaw jigjiga cadeey Way horumartay aloow nabada nooosiyaadi
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 3 жыл бұрын
Waxas waxa kafican ayado no xuruwdo free Jiggiga free somali state Inshaallah
@mrfuga6041
@mrfuga6041 3 жыл бұрын
Insha alah ☝🏽🤲🏽
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 жыл бұрын
I LOVE JIGJIGA. CADOWGAA HA JABO JIGJIGAAY.
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Fastest growing City in the East Africa❤️❤️❤️❤️
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Legend wax garada
@AyanAli-ww5ev
@AyanAli-ww5ev 3 жыл бұрын
Jigjiga cabdi ilay baa dhisay🇬🇶😍😍😍
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Ina Ilay intuu na baray baa kun jeer ka badnayd intuu na baday waa inuu cadaaalada la hor geeyaa.
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
Jigjiga 🔥🔥
@muriidilaaki2023
@muriidilaaki2023 3 жыл бұрын
Masha allah soomaliya hanolaato cadawgane hajawo thanks bro
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 3 жыл бұрын
Iyo hedhe raga samankan kici ala hunow adiga usite ala huno suryadi aan maraba iyo hunow swirkaga ihoryal abdi askari😊💚💙❤️🥰🙏
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
💚💙❤️
@ahmednoor671
@ahmednoor671 3 жыл бұрын
Askari Sxb Qaali igu Ah waajeclahay tibintaa Sxb Guuul
@amiraducoqaba6827
@amiraducoqaba6827 3 жыл бұрын
Alla maxaan uxiisey jijiga janno magaladeydii ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@nimcomaxamedcali7244
@nimcomaxamedcali7244 3 жыл бұрын
Hormar wangsan my dhulkeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiraxmancilmicilmi1622
@cabdiraxmancilmicilmi1622 2 жыл бұрын
Thanks
@ahlaamhassan5800
@ahlaamhassan5800 3 жыл бұрын
somaliya ha noolato ❤
@kayhass2510
@kayhass2510 3 жыл бұрын
Jigjiga ❤ from buuhoodle
@abdirsaakanshax5573
@abdirsaakanshax5573 3 жыл бұрын
Abdi askari xamar ma inaaneysid miyaa
@yamays
@yamays 3 жыл бұрын
Dhulkii GABEYGA GEELA iyo GEESIYAASHA waxan idinka so salamey galdogob
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Thanks Sidoo kale wlal
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Thanks indr darbi daarood cisi sharaf ku noolaada walaalayaal.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Manch Allah
@maxamadcrahmaan1684
@maxamadcrahmaan1684 3 жыл бұрын
Zxp abdi askariyow jamacadii bad katsgtay
@hodancabdi3793
@hodancabdi3793 3 жыл бұрын
Ilahay ha ka so dhayo abdi maxamud cumar
@abshirmohamed727
@abshirmohamed727 3 жыл бұрын
jigjiga Levo ❤❤❤❤❤💥💥💥💥🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 жыл бұрын
JIGJIGA MAGAQLO HAWO MACAAN OO NOLOSHEEDUNA JABAN TAHAY!.!.!.KUNA MACAAN DALXIISKA & QORAXAYSIGA. JIGJIGA CADOWGAA HA JABO!.!.!.
@Bashashaayoutub
@Bashashaayoutub 3 жыл бұрын
Wwwwwwoooo
@apdifatah1813
@apdifatah1813 3 жыл бұрын
Abdi Askari wilka kaliya ee an ku lenahy hadii aa nahy Somali stett ❤️
@updyaziizhaaruun6050
@updyaziizhaaruun6050 3 жыл бұрын
🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@apdifatah1813
@apdifatah1813 3 жыл бұрын
@@updyaziizhaaruun6050 🤣🤣
@apdifatah1813
@apdifatah1813 3 жыл бұрын
Mxa ika dabo dhigey 🤣🤣🤣🤣
@xikaayamahmud8328
@xikaayamahmud8328 3 жыл бұрын
💚💯✌
@jamalahmed3110
@jamalahmed3110 3 жыл бұрын
ABDI ASkARI Nin qaali aha Aya tahy sxp nin culus degankena inoso duuba
@moustaphamohamedabib1434
@moustaphamohamedabib1434 3 жыл бұрын
Abdi askari karaaamo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Dada hosgala jigjiga ugeysay resal wasare madax weyne maley aqosano elatare hhoo qadara ii iibisay ana ii ibasatay qayarka maqor jartow mmiin kuqati qaayaarkaa madaxweyne hadiahaneyn haishegan tobaneye madaxweynayalna iisohortay meshada midba kaheliweyday
@marshakur5558
@marshakur5558 3 жыл бұрын
Cabdiiley aqon %=0 mustfe Omer aqon %=100 waxa inshaallah u rajnya mustfe Omer madxwynhah Ethiopian inshaallah 🇪🇹🙏🏾
@marshakur5558
@marshakur5558 3 жыл бұрын
Bro Qof aqon lel iyo Qof an aqon ba lahayn isku mid Maha waa menshalha mustfe a Yaa Joga Maybe abdiilay was your uncle or something 😂😅🙉
@AyanAli-ww5ev
@AyanAli-ww5ev 3 жыл бұрын
@@marshakur5558 😂😂😂cagjar waa axmaar wacel Ah ilahy hanga qabto uf
@mmmohran84
@mmmohran84 2 жыл бұрын
@@AyanAli-ww5ev 😂😂😂😂😂😂አየ ዘዲሮ በስቱ ልፈር።
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Dada hosgala jigjiga ugeysay resal wasare madax weyne maley aqosano elatare hhoo qadara ii iibisay ana ii ibasatay qayarka maqor jartow mmiin kuqati qaayaarkaa
@triphenenaturelle8705
@triphenenaturelle8705 Жыл бұрын
Whoever you are Kacou Philippe your prophet.
@umalkhayrcnaasirxasan8642
@umalkhayrcnaasirxasan8642 Жыл бұрын
Jigjiga cdy my home
@qadrayusuf2680
@qadrayusuf2680 3 жыл бұрын
Setahy
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 3 жыл бұрын
Cabdi maxamed cumar 80 tanka wuxuu ku helay waa amaan ka buu adkeeyay halka cagjar uu ka faa idaystay dadkii cabursanaa 20 buu ka helay lakiin mardhow waxba usocon mayaan somali waa qaar madax adag baa kujira mucarad bay maqleen
@mukhteinamahamed936
@mukhteinamahamed936 3 жыл бұрын
Cmc ba jigjiga halkas kenay legend markale so noqo baba
@seidismail8938
@seidismail8938 3 жыл бұрын
Yaahuu ilaahay naguma soo celiyo
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Ilaahay naguma soo celiyo canaasiirkii ina ilay ahaa.
@qadrayusuf2680
@qadrayusuf2680 3 жыл бұрын
Asc
@iriebitchebaididier8494
@iriebitchebaididier8494 Жыл бұрын
18 Well. Matthew 25:6… We are living in another period of the history of Salvation. It is not the hour to raise large and majestic religious edifices with marbles, carpets, fans and great sound equipment. It is no longer the time when the man of God dreams of villas, vehicles and others. But every effort, every financial contribution goes directly in the sense of the expansion of this truth because of the awakening. [Kc.15v18] [Kc.16v22] [Kc.16v31] [Kc.19v59]
@maxameddaahir9539
@maxameddaahir9539 2 жыл бұрын
M.a casmadii jidwaaq ragii lahaaba qabsaday
@rahmarashiid5102
@rahmarashiid5102 2 жыл бұрын
Magaladu hada umbey sifcn udhismaysa jujubki hore laga rayse
@jeanrenengbebou7989
@jeanrenengbebou7989 Жыл бұрын
31 But when a child of the devil sees that, he will feel indignant. Why? Because it is not for him! You see? He will go and give that to his pastor.
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Dadka qar aya meshiba siyasad u badalay war bulcda magalada aya laga hadlaya
@yaoarmandkoffi1930
@yaoarmandkoffi1930 Жыл бұрын
2 O Jehovah, God of my predecessors the prophets, You are the only God in the heavens, and you are the only God who rules over all the gods and nations of the earth. And in your hand are power and strength. You are the Holy of holies. You are the only One, You are the Almighty. You have called all things into existence by your Word. For the redemption of mankind, You, the Almighty God, You came through a human body to Israel, You died in our place for our sins and You redeemed us. Of all men, You alone died, rose from the dead and ascended to heaven. And now, from generation to generation, You show yourself through men called prophets to claim our souls for eternal Life in You. You were pleased to reveal yourself in me so that I can be your messenger in this age of Laodicea. Messenger Matthew 25 :6Apoc12:14have words eternal life
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Umaddi uu dhameeyayna kaas
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 3 жыл бұрын
XOG LASO ARURIYAY O KU SABSAN Somalida kenya VS Somalida Ethiopia NDF VS SRS •Siyad baree ayaa yiri Allah unxrste KENYA dhul bay uga dhacday lkn ETHIOPIA Dad iyo dhul bay iga dhacday ●Garissa waxa ka hor marsan Jigjiga ●somalida kenya waa ta ugu liidata 5 ta somali iyako unsan ka dhalan abwaan suganyahayn Halyay iyo wixi la halmala xaga somalida ethiopia ka dhashen halyeyo iyo abwano fananin ●Somalida Kenya ma ilaliyan dhaqanka somalinio iyako bah dila qof kasta kuna fana kuhadalka Luqada kiswahiliga iyo kuxidhashada gacmaha calanka kenya xaga somalida Ethiopia ay yihin kuwo somalinimada la wayntahay ilaliya afkoda dhaqankoda iyo hidahoda neceb ethiopian ●Somalida kenya waxay malgashaden Nairobi dhulkodina waa eber ma laha kabayal dhaqale iskaba daye waa qaxoti dhuleed Xaga somalida Ethiopia ay malgasahden jigjiga eyna mal gashan Adis ababa 1:somalida kenya wa dad Qaxoti ku ah dhulkoda oon lahayn ismamul hosad kuna nool nolol hoose una dher yahay gumaysi jacayl ay jecel yihin kenyatiga 1: Somalida Ethiopia waa dad dhulkoda Qaxoti an ku ahayn leh ismamul hosaad calan u goni ah cidan u goni ah iyo madax u goni ah 2:Somalida kenya waxa weyan waxa la yirahdo (stochlom syndrom) oo ka dhigan gumaysi jacayl inay hayso oy jecel yihin kenyan ku hadlan afkoda kuna fanaan calankoda iyako ku xidha gacmaha kuna fana kenyanimada 2:Somalida Ethiopia waaa gumasi nacayb iyako neceb ethiopianka neceb afkooda neceb calankoda kuna xata arki maysi somalia ethiopian axmari ku hadlaya xaga somalida kenya ay ku fanan Somalida Kenya 100 sano ee kenya gumaysanisa way isir sifoben iyako ku udhata kenyanimada kuna caan baxay gumaysi jacaylka iyako askarta kenya cidan u dhaxayn ee ku tumado waxay rabtana ka samaysata somaldia kenya Xaga somalisa Ethiolia adan arkaynin Somali la bahdilayo isir sifayn afedna unsan jirin cidamo ethiopiana jirin oo ka ag dhawada iyako leh Cina u goni ah (niyu bolis) madax u goni ah (mustafe cagjar) iyo calan u gooni ah somalida kenya nabad galiyo ma haystaan alshabab iyo amni la'aanta waxa u dheer in lagu edeyo alshabab ba tihin lana cunsuriyadeyo XOGTAN WA MID LA SO ARURIYAY
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
Tuugada hadalkoodaad rumeysataa
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Hal laaxin ah lagama jarayo intaba run baad ku sheegtay, Ilaahay haku sharfo walaal.
@mmmohran84
@mmmohran84 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇪🇹❤👑🌍👑✌
@xalimoh5223
@xalimoh5223 2 жыл бұрын
😙🥰🥰🥰🥰🥰
@hornali9486
@hornali9486 3 жыл бұрын
abo abdi barigu joogay bey kafiicneyd jigjiga
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Bajajka baluga wey kaqalisantahay mida gadudka waxa lageya galinka sheko layabay micnahed yaa xirxiro bajajyada oo sodago yakashaqeysto logunasnujiya cida uogolatay oo sodajiso maxaywadagan manoaqonsanyihin madaxweyne wadan somali dowlad inanahay familka xududka itobiya dagan oo xirxira bajajyada kashaqeysto garashyada sida olyada dhaqida matorada makinadaha kadibca xirkaha udhujiya cailoyinkodana hargeyse dagan aba basabor itobiyo aba jabuti uheystan dowlad hadi ladortay farmajo qarkod ucararay hotelo cailoyinkod iyo ayaga kadhexbaxay bulshada wadanka sacudiga basaboradodo badalan siba kuwa itobiya hesta ina uaqonsano madaxweyne kunsano ninwalbo gurigis aba mako lomakalasokeyo nidamka hakayimado muslimka walakaladaranyahay laba magac laba basabore laba jinsiyo aniga labamagac lewata hada iskabadala aniga labo basabor midbaa iskaturaa laba jinsiyo dhaqale baa bixinaa oo kulanolado walalahey saarugta dhaaaqalahuu farisana abaxisabiye diwan galin qaxoti degan cankabod dhamanted janis kuhelen iney dowlad didan
@folquetdally5848
@folquetdally5848 Жыл бұрын
4 Paul and the Apostles saw this model in the Heaven and laid its foundation on earth. 1 Corinthians 3:10-11 and Ephesians 2:20 clearly show that. Now, where is therefore the foundation of all these churches, the missions and ministries that we see on the whole face of the earth? Know that these Catholic, Protestant, evangelical, and Branhamist churches rise from the abyss and go to perdition. Death and the dwelling place of the dead accompany them. They search for supports and foundations here and there in the Bible on such and such thing but know that they rise from the abyss and go to perdition. [Ed: The congregation says: “Amen!”]. [Kc.3v1-3] [Kc.57v5-8]
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal 3 жыл бұрын
❤️❤️🥰🥰🥰👍🏾👍🏾🔥🔥🔥✅✅♥️♥️
@princesssmily8442
@princesssmily8442 3 жыл бұрын
Dhigaya cabki ka raystay somali galbed Horumar wangsn from hargysa
@aminacawad4123
@aminacawad4123 3 жыл бұрын
Ogaadeenow iska aamusa please inta hayaygiina uu kuxiranyahay xabsiga ugu xun Ethiopia.asakari xun kabaha kula dultaaganyahay waxad gashaan iyo waxad gudan midna majirto.halyey cabdi maxamuud cumar meelku sheega
@somalilyrics2357
@somalilyrics2357 3 жыл бұрын
Naya dhiilo adiigu ku wasii jiray ayuu halyey ku aha miya teeda shalay marku qabriga adiiga kula cabayey muu san ogey miya inu dadka uu layna dadkii garabkii istagii laha iney yihiin ee isuugu xabsiiyada ka buuxiinayey gabdhii dalka laha xabsiiga ku ahay adiigo dhiilo meel kala ka yiimid qabriga ku siinayey Qabrii danbe oo aad qabto ha suugin Dhiilayahay
@AyanAli-ww5ev
@AyanAli-ww5ev 3 жыл бұрын
@@somalilyrics2357 alaa maxaad xaraami dhilaadii dhashay akhlaaq so barin aad tahay maxaa gabdha ku cayi shubodii ku dhashay wase imlo xaraami yahow uff
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
@@somalilyrics2357 Ceeb ha caayin gabadha
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 жыл бұрын
Ogadeen dadkyga an jeclhy from sool❤❤❤
@stromkilson5066
@stromkilson5066 3 жыл бұрын
Warya maxad isku cayneysid aya la yidh🤭. Wale dadkeyga somaliyeedow af xumo ma daysan. Bisinka war miyaad iloowday in bisha barakeysaneyd lagu aan ku dhex jiro. Alle ajirkeeda iyo kheyrkeeda ha na siiye. Isku xishooda dadyahow.
"MA KHIYAANO KADHAN XAMAS BAA MISE WAA XAL SIYAASADEED"?
28:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,3 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 16 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 502 М.
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
Street Food in jigjiga
12:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 326 М.
The Somali State Inside Ethiopia(Jigjiga)
15:18
WODE MAYA
Рет қаралды 274 М.
XULKA JIGJIGA IYO XUJOOYINKA HADYADAHA  CIIDDA | FULL SHOW 2022
1:31:03
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 124 М.
Socdaalkaygi Jigjiga | My Journey to Jigjiga
10:37
Mawled Zaam
Рет қаралды 16 М.
JIGJIGA TO ADDIS ABABA MAXAAN QABTAY DAAWO
12:54
Dirisle Abdi
Рет қаралды 113 М.
Qalbi dhagax oo Ka hadlay Dhibaatadii Jeel Ogaadeen
25:49
Horn Cable Tv
Рет қаралды 109 М.
XASAN WAXAA JIGJIGA TAG YIRI RAYSIL WASAARAHEENA HAILA MARIAM
3:25
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
waridaad TV
Рет қаралды 41 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01