JIGJIGA - Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar 'Waan Kufaaneeynaa ITOOBIYAANIMADA' Xuska 20ka GINBOOD

  Рет қаралды 16,227

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

9 жыл бұрын

Daawo Khudbada Madaxweynaha
Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya
Kajeediyay Munaasabadda
Xuska 20ka Ginboot 00 Maanta 24 Jirsatay
Munaasabdan oo Lagu Qabtay
Garoonka Kubada Cagta Ee Magaalada
#Jigjiga , Ayaa Madaxweyne Cabdi Maxamuud
Ku Xusay Qudobo Muhiim ah,
Iyadoo aan Weli Si rasmi ah loo Shaacin
Cidda Kuguulaysatay doorashadi
Dalka iyo Deegaanka Sida Habsamide leh
Uga Qabsoontay, ayaa Madaxweynah
Kunuux Nuuxsady in #XDSHSI
Sii Dardargelinayo Mashaariicaha
Horumarineed Ee Xisbigu Kutallaabsady
5tii Sano ee Lasoo Dhaafay,
Madaxweyne Cabdi Maxamuud
Ayaa Shacbka Deegaanka
Kuladardaarmay inay Lajihaadaan
Cid kasta oo Kasoo Horejeedo
Horumarka Dadka & Deegaanka ,
Alqushaah iyo kuwa Lafikirka
Ahana 00 Nabad & Nonolba
Aan u Ogoleyn Aadamaha , laga Ciribtiro
Dhaammaan Geeska #Africa
...........................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

Пікірлер: 12
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
gaal malcuun ah .
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Cabdi ilay si xun u dhimo adi io wixii kula mid ah i.a
@NasteexShaafi
@NasteexShaafi 2 ай бұрын
Geesi
@jagme2166
@jagme2166 9 жыл бұрын
wuxuu ugu faanayaa itoobiya waa calooshii u shaqeyste, shaqaduu heystuu rabaa in uu xagsado. inkastoon ku faraxsanahay in ay soomaalida itoobiya ay is maamulayaan iyaga. koley hadalkaan waxuu u leeyahay itoobiyaan nahay amxaaradaa ku qasbeeysa oo waxay rabaan in dhalinyarada la iloowsiiyo dhulka soomaaliya.
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa in jidhkaaga weyn la jar jaro gumaysi u shaqeeye daba dhilif
@fmohamud2237
@fmohamud2237 6 жыл бұрын
What is ginbooda?
@powpow_nate3828
@powpow_nate3828 9 жыл бұрын
one ethiopia
@razag911
@razag911 9 жыл бұрын
Nacalad rabany ah ku dhacaday
@user-uq7gt9sc5o
@user-uq7gt9sc5o 7 ай бұрын
Ha noolatow itoobya
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Salaad Cali Jeele oo Maraykanka Khudbad xiiso leh ka jeediyey
41:45
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27