JIGJIGA & RIWAAYAD LAGA SAMEEYAY DHIIBISTA QALBI DHAGAX & MUDAAHARAADKA KA SOCODA CAALAMKA | HD

  Рет қаралды 138,813

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

6 жыл бұрын

FANANAINTA REE DDSI OO RIWAAYAD KU MATALY,
DHIIBISTA CABDIKARIIM SHEEKH MUUSE QALBI DHAGAX,
IYO MUDAAHARAADYADA KASOCONAYA SOMALIA MEELO
KAMID CAALMKA ...................
WAAN KASOO HORJEEDNAA
DHIIBSITA CABDIKARIIM SHEEKH MUUSE
QALBI DHAGAX

Пікірлер: 247
@maidawarsame9292
@maidawarsame9292 6 жыл бұрын
Mansha allah DDSI inta xun iyo xaasid illahay ha kaa dhawro ❤️👌🏻💝❤️💝
@fartounmohamed7733
@fartounmohamed7733 6 жыл бұрын
Goob gobi dhashay waa jawaabti wxmagaratada shacaBka somAlia
@adire9965
@adire9965 6 жыл бұрын
GoB GoB dhashay waa jawaabtii wax magaratada
@axmadyaasiin5925
@axmadyaasiin5925 4 жыл бұрын
Cabdiraxiim Faarax bal hada ka waran gob miyy ahaayeen mise gun hhhhhh
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Alla maxaa dad ciil iyo cuqdad Ogaden heyso somali kabuuxa War ogaden waa umad dhan oo Somalia xataa ka badan ama na necbaada ama na jeclaada wlhi Baanan warba idiin hayn ag tayada suufyo ayaad kaa tihiin haba ugu sii darnaadeen iidoor ku uuufff
@farxiy0fnny64
@farxiy0fnny64 2 жыл бұрын
Ha wlhi wa sisad mcney gul iyo gowanino dhiga dhabta ah o.g nimo nigu fana wlhi 🇬🇲🇬🇲💉💉
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 6 жыл бұрын
Hhhhhhh dee mxanu kaso horjeedna😂😂😂😂 Frst cmment igu qabo aabo😂😂😂😂
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
Abdull fatah haye 😂😂😂😂😂😂😂😂
@foskalinafarah6551
@foskalinafarah6551 6 жыл бұрын
Wn kaso horjedna kulaha awowgiin lajane
@nasrakhalif3500
@nasrakhalif3500 6 жыл бұрын
bal eega cawamintaan
@anuusharaweelo8007
@anuusharaweelo8007 6 жыл бұрын
Abdull fatah hhhhhhhh
@daahaaahmedchannel4176
@daahaaahmedchannel4176 6 жыл бұрын
GURAASE PRODUCTION ddsi
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 6 жыл бұрын
Runtey kahadleen qof eyna aqoon wuxuu yahay isu dayasho lala qeyl qeyliyo been iyo huu haa war mel farista somadii waa ceybeyseen
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 6 жыл бұрын
xaji noor soomaalida koofureed waxey yihiin waala bartay imika yaa Aaaminaayo mar dambe.
@siralexoxle9997
@siralexoxle9997 6 жыл бұрын
Subxaanalah waa cay bareerah
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 6 жыл бұрын
Hhhhhh caadi mahn malamhaan qalbi dhagax nagu wareeriyen maba maqlin waligy waa runtod dantoda mayaqaanan wlhi
@kingatlet
@kingatlet 6 жыл бұрын
Waan idin taageersanahay [[ddsi] nabadiina waad dhisateen kuwan waankasoohorjeed ilaa qiyaamaha🙌🙌🙌🙌
@kingatlet
@kingatlet 6 жыл бұрын
Kkkkkkk wax aad ogtaha majirto waxaad shegaysp weliged madhacinba niyadaad kudhisanaysaa
@kingatlet
@kingatlet 6 жыл бұрын
Siayaasad xumo ayaa jirtay wakhtigaas dhibkujiray balse siyaasadu wey isbabadashaa dhinackale ayaa laga eegaa marka
@kingatlet
@kingatlet 6 жыл бұрын
Inlala dagaalo uun maaha oo qori lagu xaliyo siyaasada dhinackale ayaa laga eegaa
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 жыл бұрын
Wllhi halkedi Baay dhigen HHHh 😂 Aar sanadkan 2017 ka waa sanadki Somalia dhulka lala jaray walahi pillahi HHHh 😂 Waar mar uu madaxwaynaha Ddsi CMC uu dhulka la Jaro Iyo Mar waxay sameynayen riwayad Laga so jilo Hhhhhhh 😂 Ala berka 😂
@naimamohamud2491
@naimamohamud2491 6 жыл бұрын
Hhhhhh way jiraan ddsi 👌👌👌👌👌 wax garadkiiba iyagaa lagujayaa noolaada cadowgiina cagta hoosteeda
@naimamohamud2491
@naimamohamud2491 6 жыл бұрын
mr.amazing 18 soomaali wax gaadho waa aniga oo wax igaadheen lkn waxaan necbahay markay waxayna hubin samaynayaan ama kuhadlayaan aniga aad ayaan ujeclahay soomali wayn lkn ree ddsi tv yada lagama arki lahayn hadii lagumausto ee soomaliyeey iskadaaya xaasid nimada hada axmaaro mahaystaan eesomalida ddsi unbay kaxun yihiin ogaada dhibtu ismaqariso ee aan iskadayno qabyaalada qabiil haduu wax inootari qirbu iyo wadama shisheeye qoxoiti lagumanoq deen illaahay kacabsada oo iskadaaya qabiil ka aniga cidii qabiil ka kasoohor jeeda ayaan ahay
@dahiroa734
@dahiroa734 6 жыл бұрын
cadawina hajabo ilaahna idinku siiyo masakaxda hanosifuro
@dahiyowali3811
@dahiyowali3811 6 жыл бұрын
Woww
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
hhhhhhhhh caadi ma aha rer ddsi walee waa run. hadal kasi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 жыл бұрын
Uu diyaarsanaya ohinta kulaha kkkkkk ka wa very funny
@jaamaccartan2354
@jaamaccartan2354 6 жыл бұрын
Woow
@jabacjabac9467
@jabacjabac9467 6 жыл бұрын
waa layaab wallY in soomalidii midba meel lagu xidhaY waxaan Garan laayahaY goortaY soomali isu imanaYso allow sahal Yaab
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 6 жыл бұрын
wlhi Wax runta u shegayba waa ddsi ayaan hayaaaaaa waaa mar ay somaliland ku mashqulaan iyo mar ay qalbi dhagax oo reerkodi loo dhibay ay ku mashqulan waaar alshabaab ka mudaharada malin kasta 30 qof ayaa xamar ku dhimata cidna kama hadasho say qalbi dhagax ka hadlayaan
@mahadabdi1910
@mahadabdi1910 6 жыл бұрын
Essa Teddy nice wlhi wan kugu racsanhy ugas
@thebeast-gn6ci
@thebeast-gn6ci 6 жыл бұрын
somalilandar DhalaDa garxajis habaryoonis langaab ee isaqu wasaan xaq umalihid inaad hadhasho ina gumeed
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
Ala ogaaden muxuu ciil baday somaliweyn anaga wasno viva ddsi somali hadad sharaf lee dhihin dumarka aad xamar ku kuf satan iska daaya viva itobia
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
mr.amazing 18 yaan lagu kufsan bich
@jabacjabac9467
@jabacjabac9467 6 жыл бұрын
xildhibaan zakariYa Iga wallee Waa HalaYaY Qaran ninka kaliYa een aamin zanahaY weeYe allow Dhawr
@cabdinajiib7108
@cabdinajiib7108 6 жыл бұрын
waar ileen dad xoriyad haysta uunba riwaayad jila walaahay soomalibaad tihiin anu wada dhalanay insha allaah caqliguunu ha shaqeeyo xoriyadiinana u soo jeesta wlaalayaal
@luuulaxaaji9694
@luuulaxaaji9694 6 жыл бұрын
Kkkkkk sidani waa waali cas
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
Uf commentiga markaan aqriyo waxaan nacaaa somalida waar d d s horumar ayay gaadhay mana aha dadku haday dalkooda waxla qaybsadaan inay yihiin amxaaro amxaaro maaha dal wadad ama shcuub kamida bihirsaboshuada éthiopien daga oo aanu ani iyo ninka amxaarkaa usimanahy dowlada federaalka ee éthiopien magaraten cadi iska dhiga oo reeryada iska qaada iyo alsushashta
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 6 жыл бұрын
subxaana laah runtay sheegeen in lacag la siiyay duli Abdi daba qoodhi yaa idin dhagaysan nin maskiin ah ayay danbi ka galeen runtii odayadii diiday jeel ogaadeenya ayaa lagu ururiyay subxaana laah subxaana laah
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
2019. january 4, abdi karem shekh muse, wuxu qaadnayaa laydh macan wuxuna mushaaxayaa degankiisi. Abdilayna jeelbu kujira nolashaa caynkaas ah, kuwan riwaaya matalayana iyaga ugu foolxun muxuu wakhtigu waxbadan ii iibarey
@blueredn1295
@blueredn1295 6 жыл бұрын
. Muse has long been a resident in Mogadishu and, though heavily involved in the Ogaden liberation movement, is thought to have been born in Somalia. The country’s constitution expressly forbids the extradition of Somali citizen to foreign countries.
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 6 жыл бұрын
Hhhhh ha diyaarsado oohinta kulaha hhhjh reer jigjiga garac caadi mahadiin guulaysta waligiin hhh
@mohajiriido7900
@mohajiriido7900 6 жыл бұрын
Ader masakiin gumaysi ku qanac san bad tihin lakin anaga ini xorayn insha allah
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
Well-done DDSI from muqdisho Ayaantaan dad dhiigooda kala badbaadsanwaayey baa idinku mashquulay lkn waxaa tusteen in aad kaga horeysaan nabad iyo horumarkaba
@jabhadamadow76
@jabhadamadow76 6 жыл бұрын
Muqdisho:alpha group Hargeysa:RRU Puntland:psf Jigjiga:new police Iyo kuwa kale sirdon shisheeya ah Somaaliya wa la heysta halyeygi somaliyed loo bahdo hilbihiisa wa la cuni karaa
@jabhadamadow76
@jabhadamadow76 6 жыл бұрын
Dhaqaajiya dhiiga dhalinyaraday dhulkeyna wayaane kasoo dhiciya Dhulkeyna shiheeya kaso dhiciya Gayiga somaali dagto dhamaan waa la heystaa
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 6 жыл бұрын
Ogaadeen bilaa caqli iyagaa is madhiyay
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Жыл бұрын
Cadowga soomali ilahay ha dhibo 😢💚🤍❤👍👍
@shamsamahamud3626
@shamsamahamud3626 6 жыл бұрын
allah wa sax
@goolis69
@goolis69 6 жыл бұрын
Kilinka shanaad dadaan ogahay yaa ku beera, sida ereteraya baan hadaa xor aan lahayn war dadkaan dhiigooda saabuun miyaa?
@abwaanqorshetube2359
@abwaanqorshetube2359 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh hadii aad meelkale kasoo jeedid sida laogyahay Ddsi xoog ayaa loogu daray itoobiya lkn hadii aad dhulka somalida ee aduunku doowlad gooniya u aqoonsad kasoo jeedid maxay itoobiya kuu gumaystaa mangaab maangab dhalay adoo kale waa la ogyahay xabashi baad noqon laheed
@amzshanle7795
@amzshanle7795 6 жыл бұрын
walahi hadal ku haboon baad tiri sababtoo ah isma oga dawladooda inay iitoobiya kataliso
@khushkhaash8554
@khushkhaash8554 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk walaahi runbaa u qoslay ninka caatada ah ee suudka wata markii uu kubiiray mudaharadka hadana dhahay maxaan kasoo horjeednaa ?????????
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
Riwauadani run ayay ka hadlaysaa maanta sowmalia sana kajidha walaahy wallkaa ayaa lagu shubnaya
@gaalkacayomudug7627
@gaalkacayomudug7627 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh alamaxaan qoslay warninkaan gabigiisaba waxaa loosameyay majajilo
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 6 жыл бұрын
Kuwan waa cawaan
@saidakulmiye979
@saidakulmiye979 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan inaba
@hamdahussein6166
@hamdahussein6166 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallee waan qoslay kkkkkkkkkkkkkkk kuwan caadi maaha kkkkkkkk
@abdulrahmanrashaka3409
@abdulrahmanrashaka3409 6 жыл бұрын
hhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂 naga aamusa murtididiin yahay kulahaa yackoo mananaa walee halkeday dhigeen
@sabahdagan9410
@sabahdagan9410 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhh wan ka soo horjeedan
@sirtanoloshuxoogmaaha1021
@sirtanoloshuxoogmaaha1021 6 жыл бұрын
Walahai aad baan u qoslay
@Qalafe
@Qalafe 2 жыл бұрын
Inanta Naasaheeda Waan ka helay wlhi
@goolis69
@goolis69 6 жыл бұрын
Waa dad la haysto 2017 waa ka xumahay saan baa noo danbaysay....
@wadani7373
@wadani7373 6 жыл бұрын
dee soo xoree xarshin iyo gashamo adiga daga lkin adigu inad shegato ayd kacabsanaysa qori inad uqado laga sugi mayo... Waliga ma aragtay nin iidor ah oo leh dhul aya layga haysta ? mise gashamo iyo xarshin iyo daroor wad iska ilowdeen kkkk
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 6 жыл бұрын
Xijaabkii ayey naga ceebeyeen
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
ummunabil akram iyagaa kasharaf badan hadii xaq lagahadlo
@fatemaa5612
@fatemaa5612 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk nice
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 6 жыл бұрын
Kuwani WlHy waa nacay Ethiopian kaaa idin wazo kuwa asomaliland soo tarxiirto aqazh
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
DikToorka Dakeeya hhhhh dadkan là garye sowmalilnd sowmaha kuwa laxoreyay hadana udaba dhaqa iyagu
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 6 жыл бұрын
somali hana hilaa Meezhan cidna Ethiopa looma dhiipo zhp Dadka dadkooda EThiopia udhiipa MaaHa Dadkani zhp daba dhilif maaHa zhp dadkooda Ethiopia
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
DikToorka Dakeeya kumaan fahmin adeer glacliye es hadaad ree waqooyi ii amanyso inay xoryahin oo laxoreyay Ha ahado lkn manta xorimo mHayaan sowkuwa somali naca éthiopien usujuda welcom to new éthiopia
@amzshanle7795
@amzshanle7795 6 жыл бұрын
Ethiopia nahay dhaman Somalia. .waqoyi..punt land. ..jubolnd...sas ogada
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy 6 жыл бұрын
Fuck you ilmo xaaraan
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Reer somalia dadka iskaga taga oo heer gaadha dee wuxuush yhy somalidii wakuwaa is dhisay ciise isaaq ogaden wallahi karaamo ayey mudan yihiim way is dhiseen lkn kuwan xoolaha e iskood isku taagi kari la mrkay is hagaajin garan waayeena ummada xag xaganayah adeer isku xishooda oo qaraxii soone waydin kii ogaa ee mee aargoosigii
@naimaahmtheey6677
@naimaahmtheey6677 6 жыл бұрын
😁😂😂😂alla mayee wn kuso hor jeednaa
@cabdalacali5223
@cabdalacali5223 6 жыл бұрын
onlf waa wadaniyin waxa caloshod ushaqestayal ah kuba xabashida iney ku hosnolada jecel
@libanhirsi1083
@libanhirsi1083 6 жыл бұрын
Doqosanaa wuxuuleeyahay waxaan ahay xakariye kursi donban ahaa
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 6 жыл бұрын
Hhh walaahi markaan JIGJIGA iyo riwaayad kudhuftay waan uqaadan waayay waayo waa meel LAGUMAYSTO ileen ina iley ayaa riwaayadan usoo dhiibay yaa xiniinyaha siinaya hhh
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 жыл бұрын
runta hadaad rabtaan ddsi nolol bay haystaan iyo xoriyad waa autonomy region hadda umadda ayaa wax labaraa mustaqbalkana xornimo buuxda way helayaan iyagoo aan xabad ridin aqoonta ayaa dagaal ah dhab ah .waa kee soomaaliga diyaar u ah inuu xabada qaato oo soomaali galbeed xoreeyo. been baad sheegaysaan .somalidii jamhuuriyada ayaaba iswada diidan
@mnoor6858
@mnoor6858 6 жыл бұрын
waa dad la haysta yaala dadkan ethiopa dagan oo qudhuna oo bahayina
@mahadabdi1910
@mahadabdi1910 6 жыл бұрын
M Noor maxaa kaa galay adiga maxaa kaa quseeya hanagu mashquuulin tiisa daryeelaa tu kale ku dara
@mohamedgadid1602
@mohamedgadid1602 6 жыл бұрын
waxaan layaabay ruwayaddaan sida aay aay ku habeeyeen xildhibaanada waa ku ceeboobeen
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 6 жыл бұрын
runtii waxaa ay sheegayaan waa bilcagsi
@jamalqaysmohamedyare6970
@jamalqaysmohamedyare6970 6 жыл бұрын
Been iyo burababugaando calooshoda u shaqaysta ii dheh ahaaaaa
@haashimcabdixukun3552
@haashimcabdixukun3552 6 жыл бұрын
SXPOYAAALOOOW WAXD AFLAGADAYNYSAAN WAAA MASUUULIYIINTAYADIII HADAD DARISNIMODA WAXKATAQAANAN NOGAFAYA AFLAGADA DADKANAGA
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 3 жыл бұрын
qalbi dhagax suuq baa laga dhigtay malaayiin kale oo ogaadeen ah bay somaliland iyo puntland dhiibeen kuwaasii magacooga lama yaqaan miyaa ogaadeenka qaarkood cidna uma hadasho imisa culumo iyo dhallinyaro ah oo hablo iyo wiilalba leh ayaa la waayey
@gabadhahooyomaariyo3926
@gabadhahooyomaariyo3926 6 жыл бұрын
Dadlaso qasbay ayeey u egyihiin lkn walaga roonayaal walagu dambabayaa hadii waxlaga sheego istaqfurullaah
@hamsefoosi8420
@hamsefoosi8420 6 жыл бұрын
riwayadan fajibaa ku jirta tale
@salmaabdullahi738
@salmaabdullahi738 6 жыл бұрын
Doqomo uffff
@dajiiyaqalbidhaya9681
@dajiiyaqalbidhaya9681 6 жыл бұрын
(DDSI) Daalkaygii iyo Daadkaygi Nolada hormarkina izhaan Arkii Karaynow Qajii izmariyaa Miidawga (DDSI) HAWARTOO HAWARTO YA IGU RACZAAN FARTA TAGAA.👆👆👆👆👆👆👆
@shukricali6428
@shukricali6428 6 жыл бұрын
Inta gaal u adeegta dabadhilif u ah allaha naga qabto
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 6 жыл бұрын
wallahi ruwaayandani runtay ka turjumaysaa
@shukricali6428
@shukricali6428 6 жыл бұрын
Awalba gumeysi Ethiopia ayaad ahaydeen waanka xumahay inaaad tihiin shaqaale Ethiopia
@aadamdubadyarkaxortaahmrdu9759
@aadamdubadyarkaxortaahmrdu9759 6 жыл бұрын
xaqiiqda qalbi dhagax
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk walahi waa xaqiiq waxa kajira somalia ayay ka hadlayaan
@zayaamad3080
@zayaamad3080 6 жыл бұрын
Somalia way ka bixi doontaa laakin ethopia ayay ku dambaysa intaasoo qawmiyadood ee la isku dhab dhabayo
@cabdalacali5223
@cabdalacali5223 6 жыл бұрын
intan Xabashi hostagi lahay alshabab inu iqarxiyan dorbidaa see iyagaba iladhashaye
@sadiaahmed5739
@sadiaahmed5739 6 жыл бұрын
Somali allah u kalmeyo waa dhiban yihiin
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 жыл бұрын
maskaxda ka shaqaysiiya Soomaaliyeey, riwaayaddaan waxaa lagu bahdilayaa shacabkii soomaaliyeed ee u bannaan baxay halyeey Qalbi dhagax.
@ztelermaxamed4462
@ztelermaxamed4462 6 жыл бұрын
2o00 dhalanyara adoo kla ah markii laqarxinayay zhp ilahayban kugu dharsgee ma qalbidhax aya kla waynaaday sory wllky
@najmaabadalla8142
@najmaabadalla8142 6 жыл бұрын
Caacda iskadaaya taas waanu ognahee amxaarada gabdhaha kaceshada
@Idiris-Mohamoud-Abdi
@Idiris-Mohamoud-Abdi 6 жыл бұрын
ha diyaarsado OOHINTA DEE !
@xaqdarowaran8822
@xaqdarowaran8822 6 жыл бұрын
Ogadeen Waa Iska Ogadeen
@cabooleshariif2553
@cabooleshariif2553 6 жыл бұрын
Jecliyaaaa dadkeeyga qaliga a
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Subxaanallaah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@daneshwahid5640
@daneshwahid5640 6 жыл бұрын
Ilmo mudaharaad kulah etiopiankan
@Amuula
@Amuula 6 жыл бұрын
Allow alle somali waa u dhamaatay qalpi dhagax dadkiisi ayaa sidan u galaayo mxaad u maleynee dad kle oo somaliyeed Adeer waa hadaanba imaado ii dhiiba xabashi nacala qashaabiirkum
@fahadwarsame3327
@fahadwarsame3327 6 жыл бұрын
Wallee kuwani ogaadeeni waa adhi waar nabada xabashibaa idiin hayse al shabab ha u yeedhanina waa soomali ethiopianka way soo jiidhiye
@museciise5138
@museciise5138 6 жыл бұрын
Xil.sekeriye miyaanu ahayn lil taariikh,walahy lakala xis
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 6 жыл бұрын
somalidu waa dameeri dhaan raacday. wax aan dan uugu jirin ayey had iyo jeer wakhtigooda ku lumiyaan. shalay waxaan daawanayey kuwo kaakuma ku daranyeysan oo caqli xumadooda u mudaaharaadaya ninkaa tuuga ah ee aanay garanayn wax aalaala wax uu yahay.
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 6 жыл бұрын
Alla run bdnaa nimanku 😂😂😂😂 waan kasoo horjeednaa,😂 mayee kama soo horjeesan anigu waayo maba aqaano hadaa mgciisaba maqlay lkn xaqa ilaahay hana garansiiyo hadaa soomaali nhy.
@semlaosman9593
@semlaosman9593 6 жыл бұрын
Odayaasha ayaa IGA osliyey
@aydidmahamed6500
@aydidmahamed6500 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk waxan Ku qoslay Oohinta ha diyaarsado.
@adire9965
@adire9965 6 жыл бұрын
Halkeda ayaad dhigteen Kkkk oohinta hasoo diyaarsadee ukaadi Ilin mudaharaad ayaa la dhahaa
@abdirahmanmohamed2181
@abdirahmanmohamed2181 6 жыл бұрын
uf nolashay kadhaceen kuwani
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 6 жыл бұрын
Somali Allah isku keeno
@badalabdi9610
@badalabdi9610 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh hadiyaarsado kulahaa 😂😁😁😁😁😁😁
@naimadhegaade1630
@naimadhegaade1630 6 жыл бұрын
tolka dad nool iga dheh badhaxley iyo hg meelbaa loogasoo hadhay
@abdishakurmohamed3963
@abdishakurmohamed3963 6 жыл бұрын
abdi iley haduu xamar yimadana waa ladhibaa ogaden waa jajus melkastana wey ku dhiban yahin
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Kuumaba Baahnq qurunyow
@zaabiriintiizamirkabadnyd1788
@zaabiriintiizamirkabadnyd1788 6 жыл бұрын
shiiiiiit somali dhan waa nacay uuuuf orda iska qallaada inta jaadka callooosha ka buuxsataan khamrada iskaga dajisaan
@khadiijahannah689
@khadiijahannah689 6 жыл бұрын
adigoo kale lama hadli hadalna kuma qasarsho
@alishaaliaishaali7428
@alishaaliaishaali7428 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhh alshabab wan kasohorjedna qosol.com
@mukarammedia432
@mukarammedia432 6 жыл бұрын
Itopiya waa argagaxiso haleyska dhiciyo
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 6 жыл бұрын
wlhi kuwan waxba hala yaabina sidii loo guumaysanayay noloshaba inay nacaan ayay inyar u jiraan 😂😂😂😂😂😂
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Maadigaa Gumeysta hooyadaa Afka kawase
@gobaadgobsan405
@gobaadgobsan405 6 жыл бұрын
laheysta yaal.weye hala xoreyo
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 6 жыл бұрын
guntii gumeesiga xabashida ku jirtay miyaa baraxlay maxay afka ugu tagayaan
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Baraxley Waa meesha qalbi dhagax Lagu dhiibay nacas yow
@nuuradiincadami9794
@nuuradiincadami9794 6 жыл бұрын
DDSI maaha dad dimiqraadiyad haysta DDSI maaha dad manhaja ay raacan uu yahay quranka kariimka ah DDSI maaha dad illaahada xoryad ku nuul waa dad la cabudhiyo lagu maysto oo uu itoobiyan qadhmuuni addis uga soo diro amarada . Anigu wxn idin leeyahay dad itoobiyana ma tihindin Ee waxaad tihiin dad somaliya kuna nool dhulkii awoowgiin aabihiin ku dhalay maaha inay amxaaro idiin taliso .
@dekzihnagib1658
@dekzihnagib1658 6 жыл бұрын
ogadeenkan caytamayo ee iminka il baxay een xitaa aqaanin sida waxloo matalo aamusa ku dhaha taan laydin maqline 😕😕😕
HIDDO RAAC | NEW SOMALI FILM - JIGJIGA| HORDHAC ( TRAILER ) 2021
8:38
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 1 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 47 МЛН
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 7
15:31
RTD WEB TV
Рет қаралды 398 М.
*Sheeko Gaaban | Waa Yaab
12:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 39 М.
RIWAAYAD QOSOL BADAN l  MAGAALO MACNA BADAN l AMIIN ZAYID l FARXAAN
30:21