No video

JOOGTEEN: LAZY MA TIHID EE DHIB KALA JIRTA | SIRTA JOOGTEENTA

  Рет қаралды 10,911

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

Пікірлер: 98
@raqiasaed8469
@raqiasaed8469 Жыл бұрын
Changing your self concept by tracking your dialy activities is the best piece of advice I ever recieved on consistency- very simple and effective. Thank you so much.
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
😂😂😂 it funny how you summarize the whole video in a few words. You have a gift in writing ✍️. Please capitalize on it
@raqiasaed8469
@raqiasaed8469 Жыл бұрын
Lol thank you ustaad. The thing is: I read and heard the two concepts before but you perfectly linked between the concepts which can be ultimate solution for inconsistence. Awesome really.
@Shumeey656
@Shumeey656 6 ай бұрын
Walal intee kalaso xariiraa plz waxan ahay hoyo qurbaha ilma kuhaysto oo nolosha kadhici rabto Stress dartiis plz tala karaba waxan jeclahay inan hormar garo hadana waxba ididan😢​@@SalimOmer
@munirasaid799
@munirasaid799 9 ай бұрын
Abaalkaga alla janada haka dhigo wll😭 wlhi sidaan udalay aan ciilsanhay indhahayga xitta ilmaa kutagan😭 mahadsanid abaal ii gashhay marwalba hadda perfect eheen wakatagi jireen anigoo dullesan oo ciil ihaya hadana vidio dhiira galin raadijire waxkawen janada majiro ilahay abalkaga janno haka dhigo❤
@abdallaakwac7356
@abdallaakwac7356 Жыл бұрын
Waqtigii aan u baahna baan helay muqalkan waa in aan raadsada warqadan shukran ustaad 💯🥰👏👏
@SahraCabdi-if8ys
@SahraCabdi-if8ys 4 ай бұрын
Mahadsanthy ustaad
@user-hd5kg7bu7u
@user-hd5kg7bu7u 2 ай бұрын
جزاك الله خير
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d Жыл бұрын
Mahadsanid abowe Allah ku cizeeyo 😊 wan tijabinayaa insha Allah manta kabilabayaa👍👍👍👍👍👍
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 Жыл бұрын
Hadal an mel kamaqlay aya ahaa radinta dhamestirnanta waa sbbta an hormar u gari lanahay taso ka dhigan halmar hada khaldno bas waxan is dhahyna madan dhamestirin mrka iskaba da
@Muhsin_Ciiltire
@Muhsin_Ciiltire Жыл бұрын
Wow Masha'Allah , Sxb Wanka So Dahay , Hadan Kugu So Xirmay , Dadka Loo Bahanyahay WA Adigo Kale , Horey Usoco Lbx ❤
@samra41
@samra41 6 ай бұрын
Mashallah I am benefiting so much from your videos. It should be watched by the millions who are busy wasting their time in fb and ticktock
@yoesef_awga
@yoesef_awga 11 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay sxb run ahaantii waa i anfacay muuqaalkaan ✅
@aishaaadammohamed8788
@aishaaadammohamed8788 Жыл бұрын
Masha allha, wll mahadsanid, jasakallahu qayr, cashiro ay adag tahay in luuqadeena hooyo aan ku helno ayaad noo soo gudbisaa . Awaal kga illahay janada hka dhigo
@Yahyeyusuf
@Yahyeyusuf Жыл бұрын
Thanks teacher
@SaacidMohamud8
@SaacidMohamud8 Жыл бұрын
Shukran saaxib.
@user-hz4mo6tw6o
@user-hz4mo6tw6o 6 ай бұрын
Zxp wllky qali.fikradahaagu way fiicnyhiin ad iyo aad❤
@AbdulahihamariYaab
@AbdulahihamariYaab Жыл бұрын
Asc Ugaas/ Aad bd umahadsnthy wxd noqoty the first my really motivatedkeyga waxwalbana wn kuutaabty libina wd uqalantaa m.nshaa allaah Raxmaanka haku xafido Horrena Usoco
@ahmedhersi6006
@ahmedhersi6006 Жыл бұрын
Mahadsanid, Ustaad.
@MOHAMEDALI-pl7hh
@MOHAMEDALI-pl7hh 5 ай бұрын
Xaqiiqdii waxd mooda inad aniga iga hadleyso 😂 shukran bro u help me alot ❤
@fatimoyonis3061
@fatimoyonis3061 Жыл бұрын
Aad bd uu mahadsan thy teacher
@im7somali
@im7somali Жыл бұрын
Aad iyo aad ustaad aniga waan isticmaalaa journaling tan iyo 2020 kii Aad beena iigu shaqeeysay alx. < hadii aadan waraaq rabin in aad isticmaasho ama buug isticmaal note app ka > ✅️✅️✅️✅️
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
mashaalh haa wll waa Allah mahadi innad ka faaidey. ha joojin wll
@Hikmaawi2
@Hikmaawi2 Жыл бұрын
Jazaakumulaah 🎉
@sahroxasan7957
@sahroxasan7957 Жыл бұрын
Mahadsanid Kheer Alla haku siiyo wll
@raaqiyacabdi466
@raaqiyacabdi466 6 ай бұрын
Wlhi aad bn ugu baahna psychologist doctor videos kaaga kama daalo saaidna way ii anfaceen jassakallah khayr walal
@iqruushshabubakar2008
@iqruushshabubakar2008 Жыл бұрын
M.a shukran KZfaq kaga waa Ku Cus bahay video yaasha dhaaman waa I a faceen qaas ahaan midkan
@Najmuuni
@Najmuuni Жыл бұрын
Jazakallah qeyr wllky ilaahey qeyr haku siiyo
@abdullahiabdulaziz2684
@abdullahiabdulaziz2684 Жыл бұрын
Masha allah that was a great video , jazakal allah khey bro
@fadumoahmed2722
@fadumoahmed2722 Жыл бұрын
Thank you wll
@ubaxfaysal6430
@ubaxfaysal6430 Жыл бұрын
Zhukran ustaad
@sagalgulde190
@sagalgulde190 Жыл бұрын
Modawgaa aad ku duubto waa qurux video gagu masha Allah hakabadalin wana arin qariiba very good
@Kheyrson
@Kheyrson Жыл бұрын
Mahadsanid walal ❤
@ilyaasmaxamed3141
@ilyaasmaxamed3141 Жыл бұрын
Thank's sxb alle hakuu jizeeyo
@maymuunmaxamed8807
@maymuunmaxamed8807 10 ай бұрын
Masha Allaah mahadsanid ❤❤❤
@NaasirNaawi
@NaasirNaawi Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤
@kingh.h4530
@kingh.h4530 Жыл бұрын
Mahadsanid🙌
@amalahmed246
@amalahmed246 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo❤
@yasmiinmaxamud9124
@yasmiinmaxamud9124 Жыл бұрын
Mahsnid ustaad😊
@caydarusismail5640
@caydarusismail5640 Жыл бұрын
Anigu Ta hore Wey shaqeysay Adiga Hadey ku shaqeen weydey Taadana Waku dersanaya🥰
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Midee ku shaqeesey
@nasrodagan2024
@nasrodagan2024 Жыл бұрын
Mahdsanid wall qai😊💯🤍🌺
@shukrialishiikh5198
@shukrialishiikh5198 Жыл бұрын
Ramadaan mupaarak salim
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
RAMADAN MUPAARAK WLL SHUKRI
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 Жыл бұрын
Hadalku run badanaa Ilaahay ha ku xiftiyoo macalin
@abdihakimomar4404
@abdihakimomar4404 Жыл бұрын
Legend legend dhalaay
@akfarhanmohamed819
@akfarhanmohamed819 Жыл бұрын
Thank u waa tijabinayaa fikradan
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 Жыл бұрын
Keep going wll❤
@mahadkamaal129
@mahadkamaal129 Жыл бұрын
thqnks wll
@abdiwalihussein4433
@abdiwalihussein4433 Жыл бұрын
Masha Allah wll waxan kuweydinaya hurda laan baa iheyso sidee kuhelaa adigo mahad san ama vedio kaso sameey
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 7 ай бұрын
Masha allah aniga waxaan bilaabay 91 bari ka hor barashada luuqad cusub oo application ka doulingo kolkaan bilaabayay isma lahayn waad gaadhaysaa intaas lkn alxm waan is ogaaday inan wax joogtayn karo
@SalimOmer
@SalimOmer 2 ай бұрын
xgee hada ku maraya
@adontiialle2748
@adontiialle2748 Жыл бұрын
Mahdsanid ilahay aduun iyo akhiraba mid libanay haka dhigo wll
@drsziizuumohammed
@drsziizuumohammed Жыл бұрын
Thanks wll qaali🥺
@aasiyocnaasir5772
@aasiyocnaasir5772 Жыл бұрын
Thanks 😊 wax badan baa badaley Alx
@ayaanahmed6843
@ayaanahmed6843 Жыл бұрын
Mash Allah tabark Allah qeer Allah ku siyo waxa kasto oo sheegato waxa u moda inaa aniga iga hadleso
@ahmaadbile3638
@ahmaadbile3638 Жыл бұрын
Thanks thecher☝🔥🖤
@mohanasir-tv9oe
@mohanasir-tv9oe Жыл бұрын
muqaladada aad ban u jeclhy - wish you all the best
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 Жыл бұрын
xili fiican baa ku bartay😮🥰 hal vedio ad leedahay ad ku qasartay ma aminsani dawashadisa❤🥰mahadsanid
@nasteehosabrie585
@nasteehosabrie585 Жыл бұрын
Wlh in badan i heeesatay 😢thank you bro❤
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Ada mudn wll 😊🤲🙏
@hamdiyasalad1882
@hamdiyasalad1882 Жыл бұрын
masha alah walle waa fikrad fiicn
@gellebingelle3046
@gellebingelle3046 Жыл бұрын
Mwalimu videoskaga codkooda iney hooseyaan dareemoyaa
@AhmedAbdi143-rm5uo
@AhmedAbdi143-rm5uo 5 ай бұрын
Aaad iyi aaD
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Ай бұрын
Aad iyo aad ayaa umahadsan tahay
@kowther-qk9np
@kowther-qk9np Жыл бұрын
Masha Allah qof aan waxa bdn ka faaideystay thank you wll qaali kuma qasaarin barashadaad
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Alx mdma aad ka faaidey wll 😊🙏
@kowther-qk9np
@kowther-qk9np Жыл бұрын
waxan mar wlbo ku wareeri jiray marka aan isku dayo in aan waxa joogteeyo aysan ii suragali jirin iyo in aan aniga nafteyda dhaliilo waxa bdn ogaaday ilaahey hakaa abaal mariyo wll afur wngsn🥰
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
@@kowther-qk9np midaas ba dhibta ugu weyn ah
@cumaraxmed6356
@cumaraxmed6356 Жыл бұрын
Waan ka faa idey wax badan lakin qeybtii aan ubahnaa lacag aa ka dhigi tabtaa
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
HHHHHHH 120 VIDEO OO KZfaq BA FREE KA DHIGEY. HAL XABO OO LACAG AH IGU QAATA
@pilandiamond7540
@pilandiamond7540 Жыл бұрын
Qaybta lacgtaa waatee wllo 😳
@cumaraxmed6356
@cumaraxmed6356 Жыл бұрын
Somalida free ee u barteen hana yabin
@mariamali9884
@mariamali9884 Жыл бұрын
Walaal away course kii kaa sugeenay
@ismahanmohamed5747
@ismahanmohamed5747 Жыл бұрын
Dib udhiga side loo xaliyaa wll taas igu cawi please
@zamzamosman4241
@zamzamosman4241 Жыл бұрын
waa kan clipkaan u baahnaa, i hope this work. Aad baad u mahadsan tahay Saalim.
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
To do list ga aad bu ii anfacay wll aniga mida kle courseki mee horta
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Жыл бұрын
Wad mahad santahy Kawran hadii aad codkaga si nadif ah noqo sogud biso abwe. Music naga dami abyo
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 Жыл бұрын
Cajiib mawle hakaa abaaliyo
@mohamudkheyre4935
@mohamudkheyre4935 Жыл бұрын
Wax bdanaa kaa faa'idey sxb. Guuleyso
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 Жыл бұрын
Walala depression kasoo hadal
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas Жыл бұрын
Abowe, Quran aqriso, Saliga nabiga csw badso inshaAllah. Xuska ilahay bay qulubtu ku xasishaa. Alle hakaa dul qaado wax walboo culays kugu ah.
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 Жыл бұрын
@@Ina-ugaas mhdsanid wll isoo dicee wax walba waan sameeyay
@haliimaelmi9469
@haliimaelmi9469 Жыл бұрын
Aad Baan ugu baahna joogtayn la,aantu waa caqabada ugu wayn oo nolosha casharkaan wayn tijaabiya hada
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Markan gelin hore seexdonhurdada malinkasto wanba sii jeclaada walahi wa run wey adagtahay ina wax lanjogteyo lkn wa rayi fcn qaabkan walahi
@iqrasomali12
@iqrasomali12 Жыл бұрын
Mxa kugu duceya wll 😢 jazzaka allah
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Jano ☺️☺️🤲
@iqrasomali12
@iqrasomali12 Жыл бұрын
@@SalimOmer kuwa xisab la an iyo cadab la an janada galayo alle hakugu daro wll
@apdallaupdy549
@apdallaupdy549 Жыл бұрын
Qofka dadka markee soo fiiriyaan dhididaya iska fakaraya wal wal aan dhamaanin
@wiilboqortooyo8134
@wiilboqortooyo8134 Жыл бұрын
social anxiety ayaa la dhahaa waana cilad lagu dhasho ama qofka qaabkuu ukoray ka imaato dhaqtar lala tashtaa ama si tartiib waxyaabo yaryar ood ka cabsan jirtay usamee ilaa caadi kaaga noqdaan kadib bulshada si tartiib loo dhexgalaa👍🏾
@abdikzimpi615
@abdikzimpi615 Жыл бұрын
Sxb hanaga niyad jabin sidaan inoogu soo gudbi . Waxbadan baad ii iftiimisey .
@cismaanxasan4763
@cismaanxasan4763 Жыл бұрын
Sxb waxaan ahay qof zaa’id u xishood badan hadii aan la hadlo gabadh dhidid badan ayaa iga imaada dhamaan ma aha kuwo qaar mida hadii aan qof wax u sheego markaan kala tagno waxaan is dhahaa maxaad ugu sheektay qad ayaa gashay
@ifraaxhassan7091
@ifraaxhassan7091 Жыл бұрын
wll muraayada horteeda naftaada kula hadal adoo kor isula hadlaya si posative ah yacno u sheeg naftaada inaad u qalanto axkasta oo wanaagsan markasta naftaada haku mashquulin siday dadku kuu arkaan
@cismaanxasan4763
@cismaanxasan4763 Жыл бұрын
@@ifraaxhassan7091 txn wll❤️
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 Жыл бұрын
Salimow khiyaano iyo tuugnimo dhan ada ka bartay 😂😂😂😂 akhiro isa so diyari
@AbwaanDalmar
@AbwaanDalmar 2 ай бұрын
ᵃᵃᵈ ᵇᵃᵈ ᵘᵐᵃʰᵃᵈˢᵃⁿ ᵗᵃʰᵃʸ ᵘˢᵗᵃᵃᵈ
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 Жыл бұрын
Muhimadu waa waxad adi iska dhadhicisy un taas wa dhab anu wxa iska dhadhicyy ina wxba jogten krn ano qorshha bilabn ayan is dhihi koley mba wdysd mxa iska dalinysa i need to change my mind set Book wxa hysta habit tracker la dhaho o wx lagu tirsado lkn maba si wado
@naimo133
@naimo133 5 ай бұрын
Support palestine 🇵🇸
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
2 FARSAMO ISTICMAAL: DADKA WAXAA RABTID KA HEL | PSYCHOLOGY
11:10
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 27 М.
Hadafkaagu Naag Maaha !!! #Fikradaha Xaliye -Podcast
12:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 17 М.
5 LUUQADAHA JACAYLKA | FAHANKA SIRTA HASAWAHA
8:05
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
DHAMBAALADA JACAYLKA⁴ᴷ┇Part 1┇YASIR MUKHTAR 2022
1:02:11
DHIIRIGELIYE
Рет қаралды 185 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН