No video

"Ka hor gumeystaha, Soomaaliya waxaa ka arimin jirtay qowmiyadda Ajuuraan oo.......................

  Рет қаралды 3,571

Shabelle TV

Shabelle TV

Жыл бұрын

"Ka hor gumeystaha, Soomaaliya waxaa ka arimin jirtay qowmiyadda Ajuuraan oo xittaa ka hortegay gumeystihii Boortaqiiska".
Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, La-taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh.
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 22
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Жыл бұрын
Axmed gurey waa ajuuraan
@samanjecel6079
@samanjecel6079 9 ай бұрын
MashAllah horey uu socda tarikhda somali oo aad uu weeyn waye Allah baa weeyn cid xaqirikarto malaha Boqortoyad Ajuuran ee Somali ❤❤
@taifakali1981
@taifakali1981 2 ай бұрын
For those who dont in the next history of somali. Ajuraan in the syllabus
@omarade6924
@omarade6924 11 ай бұрын
Ajuran empire waa in taalo loogu dhisaa mogadishu waa taariikhda keliya oo qoran middle age history ah madaxdeena kama hadlaan inta badan waxaan aqriyey remarks badan oo madaxdii hore oo ethiopia mar walba ay sheegaan taariikhdoodii hore haile sellasie mingistu meles zenawi haile maryam desalegn abiy ahmed oo hada ah raisul wasare somalia waxay leedahay dhaqan taariiq gani ah iyo heritages!
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 2 ай бұрын
Proff waxan arki jiray isagoo captain ah 1977
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 4 ай бұрын
Ajuuraan ma damaan waa uu buuxaa konfarta somalia elaa kenya elaa Ethiopia ayy degenyahay!!!!
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 10 күн бұрын
Proff so kama tirsaneyn difaaca circa ee bangala ee muqdisho 1977 Aun ugaas o sarkal aha aya aqaanay wuxuna ka mid ahaa kuwi afgambigi sameyey 1978 . Wana lagu dilay afgambigi dhicisobay.. Proff mxa ka taqaanay...??
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 10 күн бұрын
Axmad guray wa karanle hawiye Wuxuna ka siyahay sixowle ........
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Жыл бұрын
Ma istiri Ajuuraan wuxuu ku dhaamaadeyn difaaca diinta iyo dalka Soomaaliya iyo caalimka islaamka oo Idil? *Viva Somalia.*
@arzakfamily8565
@arzakfamily8565 8 ай бұрын
Haa lakin wali wa jogna somaliya waxan xildhibano kaso galna jubalan kofur galbed itobiya qalfe qarsan duula kenya wajeer iyo melo kale o. Kenya ah mashalha 💉🩸🇧🇹🇧🇹🇧🇹🇧🇹🇧🇹
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k 10 ай бұрын
baadiyow waxyaabaha qaar waad asiibtay balse ilaa jigjiga bay ka talinaysay ilaa hobyo mahan
@CabdisalaanCalimacalin
@CabdisalaanCalimacalin 3 ай бұрын
Ajuuran klia maha in qabiill loo nisbeeyo waa taariikh soomaalli o dhan leedahy markaaa aan kor uwada qaadno
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/pN1gZLZ2362yf3k.html Roobab Kalluun Oo lalaab leh 2018 cajiib?Roobab Kalluun Oo lalaab le 2018 cajiib?
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
🤣🤣🤣AJURAN WA LA XASUUQAY WANA LAGA SUULIYEY SOMALIA 🇸🇴 IYO GUUD AHAAN GEESKA AFRICA
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 10 күн бұрын
Walal reerka yaa la dagaalay
@SSS78781
@SSS78781 10 күн бұрын
@@AbdirahmanAyanle-mf8yj AJI OO IDIL AYAA ISKUGU TAGAY..CALASHAN SOMALI OO IDIL ...TARIKHDA MA'HEYSID MIYAA WALAL
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 9 күн бұрын
@@SSS78781 Ajuran waan maqlay lakiin dhibtaa ku dhacday ma maqal.suaal wll maxay belaha Somaliyeed ku maageen beshan ajuran?
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Waxa been beenta dadka ka dhaafa ajuuraan wax la dhaho waxba maka jiro ee hadda ka hadla
@Tukulyare
@Tukulyare 11 ай бұрын
Adiga wax jiro aheeyn Orod wax aqri cuqdadq iska dhaaf.Ajuraan wax jiro malahan mesha hal soo istaagin Tarikhda Ajuran raaadi KZfaq wee ka buuxdaa
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw 11 ай бұрын
@@Tukulyare waxaas waa wax lagu baashaalo
@mohamedibrahim-bd5ck
@mohamedibrahim-bd5ck 8 ай бұрын
​@@HassanMohamed-qd5pwthonfar thonfar dale ajuraan waxaladax majir Miya thonfar
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 41 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 36 МЛН
BEESHA AJUURAAN OO SOO SAAREEN BAAQ KULUL IYO DIGNIIN KU AADAN QOWLEYSATADA.
9:44
SOMKEN MEDIA The Voice Of The People.
Рет қаралды 12 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 41 МЛН