kaariyayaasha Astaanka Jigjiga oo ka cabanaya shirkad oromo ah oo shaqadoodii ku haysata

  Рет қаралды 1,766

Burgabo Media

Burgabo Media

4 ай бұрын

kaariyayaasha Astaanka Jigjiga oo ka cabanaya shirkad oromo ah oo shaqadoodii ku haysata

Пікірлер: 20
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 4 ай бұрын
Somali reer jigjiga hays difaacan finaas oromo ahmaro ha buufiyaan
@archialleli6516
@archialleli6516 3 ай бұрын
jigjiga hal maalin ayaan tagay meel kasta waxa taagan xabashi ama oron qabanaya shaqadi somaligu qaban laha waliba istaanka aad ayaan uga yaabay sida ay udhoobanyiin ethopianka kale ee aan ahayn somalida
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 4 ай бұрын
Ilaahay haw gargaaro. Ramadana way dhalatee. Insha Allaah
@user-ly8bi7cu7x
@user-ly8bi7cu7x 4 ай бұрын
Jigjiga waxaa lawareegay oromo iyo axmaaro ee soomaalay isku tashada waceeb in oromo meelagafadhiisto lawaayo
@theempire2501
@theempire2501 4 ай бұрын
Cadganilhhakqatu❤❤❤😮
@ahmednaasir
@ahmednaasir 4 ай бұрын
Astaan mahe waa istaan , malaha minariyaga inaad tidhahda kuu fudude
@theempire2501
@theempire2501 4 ай бұрын
Ilhayo..dakgacqabo😮
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 4 ай бұрын
Wax qayr qaba . Ilahay haydiinku badalo
@AbdiOmar-gw6dp
@AbdiOmar-gw6dp 4 ай бұрын
somaalida dadka madaxda noqda waxa aay un ku noqdaan dadkooda si aay nolasha ugu dhibaan cidina nolal uma abuuran wax Uma siyaadiyaan war dadka Hadda nolal u abuuri Karin u daaya halka aay nolasha ka keensadaan
@wisdomEngineeringtraining.
@wisdomEngineeringtraining. 4 ай бұрын
dukaan furta amase nidaam fican samaysta tuug baa tihiin waan idin ognahye
@wisdomEngineeringtraining.
@wisdomEngineeringtraining. 4 ай бұрын
oromo kulahaa cunsurinimada daaya ee si nidaamsan u shaqaysta wadanka nidaam buu ubaahanyahay ee si xikmadaysan u shaqaysta
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 4 ай бұрын
Orod oo naasareedka iskaashato sharing ah ka samayso, bal aan eegno in ay meerkat dalka laguu eego.
@bossman1024
@bossman1024 4 ай бұрын
Hadu cagjar Amro inay ka shaqeyan oromadu diida dalka idinka lehe uheshiiya iska dhiciya oromada cidan dan idin wadin iska dhiciya maxay taran Dadka oromada dhafiya dhulka cidna ha kayelina ee diida cid kasta ha noqote diida
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Waar soomalidu nidaamka majecla Waa khaa,imiin Waxay rabaan In Ay dadka Sida raashinka u raran Waana wada musuq.
@yusra1455
@yusra1455 4 ай бұрын
Aniga hadaan nahay shacabka ku nool magalada waan dul mahayahay waxaan awlada ay dhaleen waa codsi hanaga qabto kariyaasha manarihayah
@bossman1024
@bossman1024 4 ай бұрын
Iska dhiciya dhulkinad jogtane daganka somaliba lehe diida idinku Oromo karo ma kanoqon kartan diida cida Kenta diida halka maraba dhagaxa kala dala dalkiina ilashada iska dhiciya oromada bobka ah laya dhaca
@theempire2501
@theempire2501 4 ай бұрын
Kani.waa
@theempire2501
@theempire2501 4 ай бұрын
Uugarqabodaka
@shamisali4599
@shamisali4599 4 ай бұрын
Oromo side idin uga cabanesan dhulkina adinko jooga habinki dhagaxyeya wasqda
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Nimankan warkoodu waa In Ay dadka Raseeyan sida raashinka waxaney diida.yan Shiirkadaha Nidamsan Ee wakhtiga ku baxa Ee sida nafiska Ah u baxa.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 9 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 27 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 73 МЛН
GURIGA UGU QURUXDA BADAN XAAFADA MASALAHA HARGEISA
8:04
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 21 М.
BADA MAGAALADA JIGJIGA
9:37
Mubarik channel
Рет қаралды 4,4 М.
6 Marqaati oo arin la yaab leh ka hor sheegay Maxkamada Gobalka Banadir
1:31:18
WARKA DUHUR EE KNN 30 06 2024
19:04
KNN
Рет қаралды 1,1 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 9 МЛН