No video

KAFTAN REER MUDUG ABWAAN CABDIQAADIR BIRIR SOODHAWAYNTII KHALIIF CIISE MUDAN LONDON

  Рет қаралды 263,929

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

5 жыл бұрын

Please Subscribe for more Videos
Copyright Protected @ Somali production
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 141
@zuperxasanka6921
@zuperxasanka6921 3 жыл бұрын
GEN khaliif ciise mudan naxariisti janno allah ha siiyo 🤲🤲
@umuunajma9046
@umuunajma9046 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo abtigey khalif ciise mudan😭😭😭😭😭
@kabtanmohammad9456
@kabtanmohammad9456 5 жыл бұрын
Aadan Baxnaan - oo Hargeysa deggen, Soomaaliland, aad baan uga helay kaftanka ninkan hal abuurka ah kkkkkkk Waa soomaali dhalad ah mansha Allaah
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 3 жыл бұрын
Cabdulqaadir Birir iyo Sahal waa rag hibo eebbe u siiyay murtida MaashAlllah, Allaha u siyaadso. General Khaliif Ciise Mudan Allaha u naxariisto.
@contactwaaaw9401
@contactwaaaw9401 3 жыл бұрын
ilahay ha u naxaristo khalif ciise mudan
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 5 жыл бұрын
Badhan my city Nin an dhalay Welcom hooyo Sool iyo zanaag dadkaan ka dhashay ❤❤
@saidhersi1516
@saidhersi1516 2 жыл бұрын
Alle how naxariisto khaliif ciise mudan amiin abwaan biriirna Alle cimriga how dheerayo amiin
@bisharoabdirisaaq959
@bisharoabdirisaaq959 5 жыл бұрын
Markey landhere reer abti ku yihiin wa iska sidan allow warsangali iska deyso in badan aniga canohoda dhamaye reer abtigey jiro joga abd
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto marxuumka rabbi sakaraadkii wuu dhaafaye su'aasha ha u fududeeyo aduun iyo xaalkiis
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 5 жыл бұрын
Mudug Dadkeyag Alle ha idin xifdiyo
@mahamuudabdirahmaan5913
@mahamuudabdirahmaan5913 3 жыл бұрын
Warsagli waaa dad gob ahhh
@suldaanxadiid2464
@suldaanxadiid2464 5 жыл бұрын
Mchllha Abwaan SarE AxLa AftaHam Mr Birir WiiL Aaan Apti u Ahay Hadaan AF ugu Hiilin Wayey Ma Aakhiran Xisaab ugu HiilinaYa Wedhaas Wan Qaatay Abwan
@halyeeymudug640
@halyeeymudug640 3 жыл бұрын
Alle ha unaxristo khaliif halyeey qaran bu ahaaa😭😢😭😢😥
@wiilkaarawelo635
@wiilkaarawelo635 5 жыл бұрын
War heedhe nimanka warsangali ninkay reer abti unoqdaan wuu liibanay
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
Khaliif ciise mudan alla yarxama😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah Maasha Allah Abwaan guul Barwaaqo Nabad iyo gobanimo innsha Allah Dhamaan Aamiin ☘️🏆☘️🏆☘️🏆🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
"Wiil abti lo yahay hadaan kaftan logu hiilinayn ma akhiran xisaabta ka bad baadin" Wlh nasab-nima biya dhigtay.
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@mohamedabdi-ml8kx
@mohamedabdi-ml8kx 5 жыл бұрын
Wiil abti loo yahay hadanan kaftan ugu hiilin ma aakhiraan wax tarayaa
@suldansomaliyed2837
@suldansomaliyed2837 5 жыл бұрын
laandheere ayaa abti laga dhigtaa .abwaankaas warsangali waa mahadsan yahay
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
Maya khaliif buu leeyahay badhan baa ku dooratay abtiyadiis iyaguu ka wadaa khaliif baa Wr dhankaa ka ah
@suldansomaliyed2837
@suldansomaliyed2837 5 жыл бұрын
reer bari reer bari dhalay war abwanku waa Warsangali ,khaliifna bati ayuu uyahay mise jm baad mooday
@deggandahir629
@deggandahir629 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh waboqorotoyo walahy lanadhere baabati lagadhigita
@abanealiabdi1278
@abanealiabdi1278 5 жыл бұрын
M
@abdulahicaabi5631
@abdulahicaabi5631 5 жыл бұрын
Soraan
@zalma1437
@zalma1437 2 жыл бұрын
Alle haku naxatiisto awoowe khaliif cse mudan
@zaaraahmett7238
@zaaraahmett7238 3 жыл бұрын
Ilhy haku naxaristo khalif ciise
@cumarmaxamud702
@cumarmaxamud702 3 жыл бұрын
Abti ad baa noo amntaay mcha allah
@yasmiinmaan6216
@yasmiinmaan6216 3 жыл бұрын
Ilaaahow Ku naxariiisto 😪
@abdullahiahmed3724
@abdullahiahmed3724 3 жыл бұрын
ilhy ha naxristo
@superxasan4559
@superxasan4559 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto adeer khaliif
@wademohamoud7312
@wademohamoud7312 2 жыл бұрын
Kaftan cajiiba ayaa ka dhacay mesha
@esmaelali2530
@esmaelali2530 5 жыл бұрын
* Abtinimada waaku mimtidnaa meelaan Joognaba Khaleliif Ciise abti waaku wadanaa
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 3 жыл бұрын
@@abdiazizdarwiish warye
@ardomohamed7564
@ardomohamed7564 4 жыл бұрын
man shaaa. rer. abtigay. manshaa
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 5 жыл бұрын
Warsangeli waa dad Somalida rerr u yaqaan, cidkastana sida ay yihiin ula dhaqma.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 5 жыл бұрын
@@abdiazizdarwiish Aderr kuma fahmin!. Maxaad i sheegtay oo afkayga ku hagaajiya?
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382 3 жыл бұрын
rabi ha unaxaristo
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 3 жыл бұрын
Illaahay Ha U Naxariisto khalif
@libaxasanaag6906
@libaxasanaag6906 5 жыл бұрын
Khaliif wa wadana hada nahay reer sanaag
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 жыл бұрын
Aptow wayga qosliyey wlhy abwaanku nio ninaanka bari kaftanka aad bay u yaqaaniin
@aliistheonlyaliis8978
@aliistheonlyaliis8978 5 жыл бұрын
Kan wariyaha ah ugu danbaynta wuxu idhi eeeh
@sumayoomar1819
@sumayoomar1819 2 жыл бұрын
Allah how nxsrto awoowe mcn 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Walee waa run reer mudug wax qarsi ma yaqaanaan waa xalaal lkn dagaalkeey ku fududyihiin kkkk iga raali ahaada waa kaftan
@adenabdi3137
@adenabdi3137 4 жыл бұрын
Dgaalkay kufuduyihiin wxy Ma amaan mise cay gaalo mjoogto laladgaalamo muslinkay kufududyihiin bn u fhmay iyo ddkooda Ma cayaysaa mise wa amaanin Nimnku wa abtiyaashye Kdaaaa xumnta kutilmamyso wa gob e
@AbdishakurEk
@AbdishakurEk 5 жыл бұрын
Manshallah abdirahmaan keep going bro
@jamacali8627
@jamacali8627 5 жыл бұрын
Abwaanka bah dhulbahante buu siyaasada sogaliyay siciid Dani
@ahmedabdinasir3555
@ahmedabdinasir3555 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto 🤲khaliif Ciise mudan
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@clraxmanclxakimsaciid2058
@clraxmanclxakimsaciid2058 5 жыл бұрын
khalif cise waa gesi
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Abwan bahdir waa sharaxantahay DR saadaq eenow wanin bahdir ah
@hibaadam4391
@hibaadam4391 2 жыл бұрын
Allah u naxariso abtigey KHALIIF ciise mudan
@user-yx5dr2qh6o
@user-yx5dr2qh6o 11 ай бұрын
Allaha u naxariisto abti khaliif ciise mudan 😢
@mucaawiyahabuuyacquub621
@mucaawiyahabuuyacquub621 5 жыл бұрын
Reer mudug warkodu waa cad yahay
@maxamuudnuur1915
@maxamuudnuur1915 5 жыл бұрын
Shaabuug somalia
@jamacali8627
@jamacali8627 5 жыл бұрын
Bahdir allaha tartamo Soo asad cismaan ma arkayn
@khadarabdi6919
@khadarabdi6919 5 жыл бұрын
Caadi maha abwaanka
@claahiinacironuug7880
@claahiinacironuug7880 5 жыл бұрын
Walle iyo bille wiilkaan wiil u waayey Abwaan nasaboo nasab dhalay weeye Waaba iga qosliyaa😄😄😄😄😄😂 illahow hanoo waayin abtiyaal
@velimalin7422
@velimalin7422 3 жыл бұрын
Kaftan xiiso leh.
@janaatabdalle3863
@janaatabdalle3863 Жыл бұрын
ilaahy naxariistii janno ha siiyo mudan😢
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 5 жыл бұрын
Garaad CAbdullQadir Siciid Bidhiidh Ahna. Abwaan Sare Xagayaga Waa garaadkii Garaad cumar Ee mudada hayey Xilkii Sandalada beesha Warsangeli kusimida Garaadnimada intii uu hub urursiga kujiray garaad Calidable Una Wareejiyey Sihabsami ah garaadnimaii Garaad calidable
@adenmohamed4371
@adenmohamed4371 3 жыл бұрын
ilaahow khalif u nazariiso
@mgaas8211
@mgaas8211 5 жыл бұрын
manchllh Abwaan Birir
@nadiirbashiir5361
@nadiirbashiir5361 4 жыл бұрын
War ninkaan hadal waa dhameeyey
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Kkkjkkk.mahadsanid
@aminaaxmed9952
@aminaaxmed9952 3 жыл бұрын
Waxab kadhacay mnsh Allh
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Kkkjjkkk ninkaan waa super
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk Abwaan sare Abdukqaadir Biriir PUNTLANDer xalaal ah.
@Abdirahman-Cideeye
@Abdirahman-Cideeye 5 жыл бұрын
Damalaxagara kudoratey
@libaxasanaag6906
@libaxasanaag6906 5 жыл бұрын
Bahogayslabe
@abdullahielmi115
@abdullahielmi115 5 жыл бұрын
Zxb
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Maashallah
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Somali ayaan dowlad noqon bal qabyaaladas qayaxan iyo nidaam dowli ah xagee iskagalaan
@abdirahmanalnuur8159
@abdirahmanalnuur8159 5 жыл бұрын
6
@cumarcarab7584
@cumarcarab7584 5 жыл бұрын
Sowma aragtid kk
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto General Khaliif ciise Mudan
@saya_the_killer
@saya_the_killer Жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto aboo 😭😭
@qaaqle4433
@qaaqle4433 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto khalif ise mudan
@racwixasan4001
@racwixasan4001 5 жыл бұрын
dhacdada iyo waayaha ninka ila dhadhamiyoow waxay KU jirtay maansadii dhahar ee haadraawi Lahaa
@ahmedadan7322
@ahmedadan7322 5 жыл бұрын
Taas waa qaadanay haddii aan nahay Puntlander of Australian
@xalimocaabic1512
@xalimocaabic1512 5 жыл бұрын
Masha lag
@khadraali7026
@khadraali7026 5 жыл бұрын
Kkkk ar yaa ka qalisan dad warsangeli abti u yihin
@aminobili1124
@aminobili1124 5 жыл бұрын
Masha Allah abwan qali ah
@ismaaciilgadhyare3463
@ismaaciilgadhyare3463 5 жыл бұрын
Afminshaar kuwaasoo miidhan baa adduunku rogay dufkubax ar reer sanaag miyaa boowow
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
Alle how naxaristp awoowe khaliif🥲🥲
@user-mr7zr8ql2e
@user-mr7zr8ql2e 5 ай бұрын
O kaly muxu uga tagay nugal ma ku kacsan hayay
@AJYahye
@AJYahye 5 жыл бұрын
Abdiraxmaan, haddan ogahay, marka aad bixinaysay, kaftan reer Mudug, 100 geela iyo faras baan kaa siisan lahaa... Hadda se, kufsataye, waxaa af tahamadaadii ba`day, markaad khalif tuug ku ammaan tay...tankale, ..kor u bax oo kaftan reer Mudug, Puntiland iyo waxa ka khaldan ku cabir, oo asbuuc le ah...millions baa share garaynaysa... Siyaasiga ha amaanin,..wax maanta la amaano ma haynee
@farhiyamahamad3946
@farhiyamahamad3946 5 жыл бұрын
Mansha allah afkaga cano iyo malab lagu qabay
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
Oo niyow abwaanka ma WR baa oo talow kii Gaas soo saarayna WR buu ahaaye😅
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
Maya khaliif hooyadii baa Wr ah saaxiib
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
@@cabdallahcabdallah4717 wa ogahay sxb balse abwaanku soo kan leh abti ban u ahay khalf
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
@@raadraacreviews5560 kkkkkk sug bal dhegeystee
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
@@raadraacreviews5560 waa runtaa walaalkay anigaan u fiirsan intaa u danbeysey waa mahadsantahay
@suldansomaliyed2837
@suldansomaliyed2837 5 жыл бұрын
haa waa runtaa Abwan cabdirashiid iyo abwan biriir waa warsangali Cumer labaduba
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 жыл бұрын
Kkkk Farmaajo u egyahey
@libaxasanaag6906
@libaxasanaag6906 5 жыл бұрын
Said Mussa kkkkkkk wa qoslay wlhi . marka lo firsado wu u eg yahay
@aaliyah8772
@aaliyah8772 5 жыл бұрын
Soo ma ahan
@samiiraahmed2391
@samiiraahmed2391 5 жыл бұрын
Mayla aragtay
@shaambishabelo
@shaambishabelo 5 жыл бұрын
Wa ruunta
@kanilaahi8725
@kanilaahi8725 5 жыл бұрын
Haa
@saidossman9116
@saidossman9116 5 жыл бұрын
waa wax laga tagay qabiil iyo ?
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk WALLAAHI kama daalo Biriir.
@nuuraalpha6869
@nuuraalpha6869 3 жыл бұрын
Sool🥰
@khadromurtimaal7497
@khadromurtimaal7497 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Samawade25
@Samawade25 5 жыл бұрын
50 sanoo kale soomaali iskuma soo dhawo Wabyaaladda intaas la eg EE halka reer dhextaal ayaa Shabab u ah
@kanilaahi8725
@kanilaahi8725 5 жыл бұрын
Wlh runta shegatay wll
@yasminabdullahimohamud2929
@yasminabdullahimohamud2929 5 жыл бұрын
C.rauuf ??? shekadaa maxuu ku sarbeebay
@kabmoha8337
@kabmoha8337 5 жыл бұрын
reer putland qabiil baa waaley
@mucaawiyahabuuyacquub621
@mucaawiyahabuuyacquub621 5 жыл бұрын
Kkkkk Funny walaahi reer boqor na hoogansha
@youssoufahmed8403
@youssoufahmed8403 5 жыл бұрын
Somaliland
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 4 жыл бұрын
Hhhh Maxay de Kee Somaliland ah
@raaxoabdimac4505
@raaxoabdimac4505 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohasulekho2194
@mohasulekho2194 5 жыл бұрын
,
@gownaxsiciid8569
@gownaxsiciid8569 4 жыл бұрын
kkkkkkkk
@aminobili1124
@aminobili1124 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@faisala4218
@faisala4218 5 жыл бұрын
Walee ninkaasi majeerteen maha. Aftahaninimada dhabayoco malaha. Way muuso nabaan. Way fanaan, wayna hunguri baddan yahiin mana calool xaadhna. Lakiin ninkani waa nin aftahana calool xaadhan oo dan bulsho wax ku alifaya. Talow ma Warsangali baa mise dashiishe kolba waa hartiye. Nimankaas Isaaq na waxbaa u galay oo aftahanimada iyaga Somali ugu dhereeya .
@zamzamgeele8498
@zamzamgeele8498 5 жыл бұрын
Musaniw iyo caloolxun idinkaaleh
@zamzamgeele8498
@zamzamgeele8498 5 жыл бұрын
Isaaaq cuqdaad baa lugu yaaqaan
@mohamudaali9077
@mohamudaali9077 5 жыл бұрын
Nin waxbadan og baa tahay Ninkaasi waa warsengeli
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 жыл бұрын
MJ MAKU FARAXUMEYEN SO ADIGA KADIDA CESHAN LA😆
@kawaranhaddii4268
@kawaranhaddii4268 5 жыл бұрын
Faisal Abdi Hh. Ma aha bro. Se hadalku wuu kaa qalloocdoo adoon reerna wax ka sheegin aflagaadaynna baad fikirkaaga soo gudbin kartaa bro. Caydu muhiim ma aha si aad waxaad rabtid u sheegtid adiguse sahay baad ka dhigatay oo markaad labo eray tiraahdidba tan saddexaadi waa kalmad aan la jeclasanayn.
@aslibea3339
@aslibea3339 5 жыл бұрын
diiricyada mudug baa Ku doortay putland mudug lanted miindha waa LA cunilaha
@cavediver7897
@cavediver7897 5 жыл бұрын
Fariid...abtiyo waa istaahilaan balse 20 sano dhacday, waa inay dad kale meesha ka taliyaan, Faarax Cali Shire haddii aan loo dhiibin tan dhacda waa la arkidoonaa!!!!!!!
@ahmedabdi8370
@ahmedabdi8370 5 жыл бұрын
Hhh boowe xaalka no daji hdaan nala dooran doradhadan ta danpa heleena puntland balo u horseedi meyno lkn isbadal ban dooneyna dastuurka an u marno
@cavediver7897
@cavediver7897 5 жыл бұрын
@@ahmedabdi8370 Aa sidae balse bwe hagbadaa na dhibtay
@AxmedMahdisalad
@AxmedMahdisalad 4 жыл бұрын
@@cavediver7897 hagbadu waligeed way socon dalka anagaa xukumi reer adeer caliyow
@racwixasan4001
@racwixasan4001 5 жыл бұрын
Waa baha direed iyo baha gareen maxay isaaq baa habro KU abtirsada uyidhaahdaan. Barta ay qutlanda KU taalna waa xuduudkii boqortooyadii Dir iyo boqortooyadii Ajuuraan daarood iyo wax iska dhig maxaa kala haysta
@jibrilaliaato8344
@jibrilaliaato8344 2 ай бұрын
Caqli majeerteen waaye
AXMED CALI CIGAAL - Live WALAASHAY GACALISOOY - LONDON SHOW
3:06
Abdirahman Somali
Рет қаралды 157 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 35 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН
Faarax Murtiile Vs Nasteexo indho - Sheekooyin Qosoleh
6:08
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
KIIN JAAMAC ft ISKALAAJI - Official Video AHOW NOLOSHAYDA.
5:17
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
Laabsaalax oo London ka jeediyay qudbad gilgishay dareenka Qurba jooga
23:32
DAAWO - ABWAAN LAABSAALAX  OO QUDBAD QIIMO BADAN KA JEEDIYEY XAFLADII LONODN
12:46
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,9 МЛН
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 24 МЛН
NASTEEXO INDHO Live LAHASHO - SOODHAWAYNTII LONDON
5:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 192 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН